SOMALI GALBEED IYO TEGI TAANKAYGII OOGU HOREYSAY | ETHIOPIA 🇪🇹 | Ep 25

  Рет қаралды 23,839

Faysal Shaik

Faysal Shaik

6 ай бұрын

#somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore #somali #somalia #africa #travel #adventure #djibouti #kenya #ethiopia #automobile #somaliland #somaliacity #somalifood #somalifunny #somalivlog #somalilifestyle #somaligalbeed #somalinomads #somalilanguage #somalilandvisit #somaliwedding #somalifolklore
#kenya #somali #travel #somalia #djibouti #somaliland #ethiopia #africa #automobile #adventure

Пікірлер: 136
@abdilahiahmed686
@abdilahiahmed686 6 ай бұрын
Dadka reer madheere friendly people mha keep moving one day you will reach your goal bro from Burco .
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Friendly waaye reer Mandera. All Somalis are good people.
@Adoontii-Alle
@Adoontii-Alle 6 ай бұрын
Welcome bro wx ku dhiba Alle kuma tuso deegaankeena dds❤🇸🇴
@khalidmohamed6705
@khalidmohamed6705 6 ай бұрын
waraa somalida horta neerfooso maxee u yihiin meshe joganba hada video ga iska arko waa kuso radina mida tagan war ninkaan lajan waye waa soo jabay wado dheeru ku imaaday soo dhaweeya dadka kale ee somalida eheen aaba soo dhaweenayay sxb cadaado igu soo mar ani kitaabka soo dhaween iyo magaalada ina ku kala baro waa balan libaax hore usoco
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 6 ай бұрын
Allaha kuu gargaaro my bro waxaad soo gashay soomaali galbeed melaha ugu Adeega xun wada xumi waad ka shekeyn doonta from dollo Ado to godey waa the most devastated road
@abdihousseinabdi3357
@abdihousseinabdi3357 6 ай бұрын
Best youtouber djibouti imow bro
@garisaIRL
@garisaIRL 6 ай бұрын
Masha allah. Former Garissa person here. Keep going bro. Watching it from Dublin Ireland 🇮🇪. You're doing a great job. You should a link of your mpesa or some sort of support platform on your bio where well-wishers can support you. You're an example and a good role model for young somalis whenever they residing. Let us know your mpesa so wen chip in and ease some of your burdens. Bravo
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Alright brother. Thanks man. This is my mpesa number; +254726313481
@hmhayatio9877
@hmhayatio9877 6 ай бұрын
Me too am rer Garissa here in California USA be safe Inshallah walal
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Abdishakur, brother, kindly Whatsapp me on the Ethiopian number I gave you yesterday. My phone got damaged and I don't have your number off head.
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Salaam Abdishakur. Kindly Whatsapp me on this number. I accidentally broke my contacts phone and lost your number. +251924103682
@Ahmeddahir-kh1zo
@Ahmeddahir-kh1zo 6 ай бұрын
Guulayso zxp 🎉🎉❤
@ZultanAmin-qs8jw
@ZultanAmin-qs8jw 6 ай бұрын
bro you doing good work hore u soco mazha Allah
@ahmedabdimahad6849
@ahmedabdimahad6849 6 ай бұрын
Calanka Somaliyaa🇸🇴 saar hadii kalana calanka deegaanka saar ka itoobiya nagadaa.
@abdirahmanjookar9584
@abdirahmanjookar9584 6 ай бұрын
sxb go,aan sax ah ayaa qaadatay itoobiya halisteeda waa badan tahy mana ahan sida kenyaatiga dad hormarsan. safar wacan bro
@user-kv1fb9yw2w
@user-kv1fb9yw2w 6 ай бұрын
My Mather land Tnks pro faysal sheikh welcome everytime Somali galbed
@BOQOLSOON-2
@BOQOLSOON-2 6 ай бұрын
Zxp muuqaladada waan ku raaxaysanaa dadaal Taliye🎉🎉❤
@rukiadakane5067
@rukiadakane5067 6 ай бұрын
Maashaa allaah, waad mahadsan tahay, meelo badan ayaad na soo marisay
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 6 ай бұрын
itoobiyaankgaag wase dalku waa Soomaliya dacfiifyahow
@hamidmo8596
@hamidmo8596 6 ай бұрын
Keep going brother Welcome Dolow
@hassanhussein5782
@hassanhussein5782 6 ай бұрын
MashaAllah brather keep going safe journey InshaAllah u will one day reach ur goal . Watching live ur video from Sweden .
@xaydar4350
@xaydar4350 6 ай бұрын
Pro wlhi I enjoyed the video start up to end And pro save Journey insha ALLAH ❤
@shurealiim9996
@shurealiim9996 6 ай бұрын
Asc brother how r u this is advice from ur medical sister,drink more fluids the journey will drain you,the other thing adhkarta kudadhaal,it will help you,hayo machache nakutakia kila la heri
@Bogasho1
@Bogasho1 6 ай бұрын
Hore u soco sxb
@abdinasirmohamed2238
@abdinasirmohamed2238 6 ай бұрын
I am glad that you made the right choice by changing your route. Itoobiyo waa dal aad udambeeyo oo caqabado badan. Isdhexgalakana kuyaryahay. Kaamerada iyo technology gana aad uga dambeeyo oo very sensitive ku ah. Adoo dhinaca soomaalida maraayo ayaa caqabado laga waayeenin macaadalaahi dad isku af aheen English iyo Arabic na kaseenin route ka Moyale. ilaahay haku amaansado bro🙏
@sucdimohamed5921
@sucdimohamed5921 6 ай бұрын
Manshaalah brother
@abdulahiabukar4621
@abdulahiabukar4621 6 ай бұрын
Waa xiiseeynayaa Filmkaaga,waana ku mahadsan tahay waxaan ka daawanayaa magaalada Muqdisho,waxaan ahay oday weyn oo abidkiis maqli jiray dhulkaan laakiin an arkin waa cajiib safarkaaga waana la sii socon doonaa sababtoo ah waxa ay iila mid tahay aniga oo kula safraaya
@adidey82
@adidey82 4 ай бұрын
MashAAllah bro
@nuuxmiami
@nuuxmiami 6 ай бұрын
From galdogob mudug region
@nasrichannel9994
@nasrichannel9994 6 ай бұрын
Wll halkani maaha Itoobiya ee waa dhul somaliyed
@yumna4675
@yumna4675 6 ай бұрын
Good job brother keep going
@BOOMBASE
@BOOMBASE 6 ай бұрын
Raggeeda keep shining
@shoadiko9443
@shoadiko9443 6 ай бұрын
Keep going
@ibrahimm9301
@ibrahimm9301 6 ай бұрын
Love the music you play. Xasuus wayowayo. Keep playing the old music
@grandehustle7801
@grandehustle7801 6 ай бұрын
Keep going forward brother you making good things for us
@ahmed_goat4264
@ahmed_goat4264 6 ай бұрын
Asc walal waan kusalaamey salaan kadib walal ilaahey hakugu xifdiyo safarkaaga insha Allah ❤❤❤❤❤
@Aroor-Tv
@Aroor-Tv 6 ай бұрын
Big bro safar wacan 🤛🏻
@had1070
@had1070 6 ай бұрын
BIYAYA BAZADII AYAA BERAHII JARAY
@xashirbaxhir
@xashirbaxhir 6 ай бұрын
M.a keep the spear burning Indeed this is my favourite channel It keeps me learn meaningful things in my life
@abdalacumar3372
@abdalacumar3372 6 ай бұрын
Keep going pro
@mohanhero296
@mohanhero296 6 ай бұрын
Keep going bro 💪 ❤ Ilaahey hakuufudeediyo safarka
@iddikasee660
@iddikasee660 6 ай бұрын
I see my former primary school mandera D.E.B 😅😅😂
@abdikarimmahdi6569
@abdikarimmahdi6569 5 ай бұрын
Allaha ha ku nabad yeelo walal qof akhlaaq ka muuqataad tahay
@user-fn4ub1kc3w
@user-fn4ub1kc3w 6 ай бұрын
Shabeele ganaane iyo daawo
@Atalk100
@Atalk100 5 ай бұрын
Geesiiii Somalia Brother
@Knaan11
@Knaan11 6 ай бұрын
I feel how had this struggle is but keep moving oneday you will say it was hard but for now alxamdullillah..... Much love and respect bro❤
@abzlibaax7412
@abzlibaax7412 6 ай бұрын
I’m glad you choose to go through NFD and Somali galbeed region bro for you safety.keep up the good work and insha Allah you will achieved you goals 💪🏾
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thank you, I will brother 🙏.
@ahmeyjowhar1551
@ahmeyjowhar1551 6 ай бұрын
Good move brother....May Almighty make easy for you.
@walkaaweloo7562
@walkaaweloo7562 6 ай бұрын
Maasha Allah
@Ashaandshay
@Ashaandshay 6 ай бұрын
I LIKE YOUR VIDEOS BRO KEEP GOING FROM YOUR FELLOW KZfaqR
@FaysalShaik1
@FaysalShaik1 6 ай бұрын
Thanks, will do!
@Burco.
@Burco. 6 ай бұрын
Keep going brother respect ✊
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 6 ай бұрын
Goan fcn baad qadatay sababto ah dhulkaas ilaaha ka badbaadiyey currently waa the most dangerous area around guji iyo borena provinces hada somali region soo dhax mar waa the most peaceful region in Ethiopia from liban to afdheer ➡️ afheer to shabelle ➡️ then to qoraxay ➡️ jarar to faafan ➡️ siti all the way you will arrive your final destination 🇩🇯
@mahamadomar4993
@mahamadomar4993 6 ай бұрын
Totally agree with you. From Mooyale up to Shashamane, it's less safe than elsewhere but Allah (CZWJ) inspired him to change his route. Peace !
@ishowspace1
@ishowspace1 6 ай бұрын
Xasuus wallahi 2008 kii anigo 12 jir ah, ayaan meeshan usoo qaxnay waagii muqdishu dagaalada kasocdeen . Waxaan arka wadooyinkii aan mari jiray 2008kii iyo waabiga .
@neymarjr8516
@neymarjr8516 6 ай бұрын
Keep going my poi ❤🎉😊
@cabdiqaadir533
@cabdiqaadir533 6 ай бұрын
Welcome bro come to jigjiga
@farhiakitchen
@farhiakitchen 6 ай бұрын
Keep going brother ❤❤❤
@liibanfarah5982
@liibanfarah5982 6 ай бұрын
Rabi haku nabad yelo, SAFAR SALAMA😂
@jeelemohamed5344
@jeelemohamed5344 6 ай бұрын
Waa run bra orpmada waa dhib badantahay
@MohamedHusse1n
@MohamedHusse1n 6 ай бұрын
Pro muuqaalada waan ku raaxeysanaa Dadal i.a hubaal wey jiri doonaan caqabado lkn wexey kaa dhigi doonan nin rag ah I.a waad gaari yoolkga keep going from mogdisho
@adnaaxmed2434
@adnaaxmed2434 5 ай бұрын
Keep going pro😊
@omarbaalwi3544
@omarbaalwi3544 6 ай бұрын
Asaalam aleykum walaal dhululka somalida dakaan waxaan arkayaa inee araan tahay lakiin lebaax iyo morodii iyo xayawanada kalee waxaas idiil maleeh miyaa shukraan aqii
@saadanoor9331
@saadanoor9331 6 ай бұрын
Amaana-Allah.
@abdullahisahal8428
@abdullahisahal8428 6 ай бұрын
Sxb waankuwataa hore usoco
@amirjaaji558
@amirjaaji558 6 ай бұрын
Masha Allah Respekt bro waxa ku rajeyneyna inaa Nabad ku gaartid mesha u socto.
@safamohdsafamohd6404
@safamohdsafamohd6404 6 ай бұрын
Cuzoo every day you have to post 2 to 3 videos I'm great fan of u😅
@hmhayatio9877
@hmhayatio9877 6 ай бұрын
Asc bro walahi I pray for you. May Allah protect you.
@user-oi7gn9rc8h
@user-oi7gn9rc8h 6 ай бұрын
isilaali walal ❤❤
@abdirahmanabukar438
@abdirahmanabukar438 6 ай бұрын
Somali Galbeedka Dawlad Deeganka Somalida
@adidey82
@adidey82 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤ my city
@rashkaade
@rashkaade 6 ай бұрын
Somalida Ethiopia San miyaa dadka ula dhaqman waxbad nabartey my brother from Kenya salamad Dalk Gob ah kataktey is ilaali
@Cryptocurrencyinfomer
@Cryptocurrencyinfomer 6 ай бұрын
first comment like taa ha ka hilmamin
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 6 ай бұрын
Guuleyso sxb Safar dhaayuhu bogtaan Naftuna aanay hadimo arag Mar walba kuu rajaynayaa
@saciidaxmed6646
@saciidaxmed6646 6 ай бұрын
Sxb allaha ku samageeyo
@nuuxmiami
@nuuxmiami 6 ай бұрын
Wabiga 2aad somalia soo aado waa jubba
@saciidahmed309
@saciidahmed309 6 ай бұрын
safar qayr qabo wll
@mohamedhorsed1135
@mohamedhorsed1135 6 ай бұрын
Beled-hawo inaa imaado baa fiicneed
@mohamedHaaji114
@mohamedHaaji114 6 ай бұрын
Sxib guuleyso inta aad soo mareysay dhulalka qowmiydaha kale so dhoweyn iso farxad laakin marka dhulka somlida la gaaro ha i duubin iso buuq
@moabuukarkoor413
@moabuukarkoor413 6 ай бұрын
Somalida ad adeeg
@mohamudishak9994
@mohamudishak9994 6 ай бұрын
Sxb meesha aad Ethiopia ka dhahday maxaad Soomaali galbeed u dhihi weysay
@shadiafuad
@shadiafuad 6 ай бұрын
Mandhera mustawaqo lagama sameyo miyaa brother
@rashkaade
@rashkaade 6 ай бұрын
County government meeshan Mey u dhisan masakintan
@user-ff4fr9jc4j
@user-ff4fr9jc4j 6 ай бұрын
Sxb Godey Gacalo marka so gadho ila soo xiriir ana 🥰
@ramasridho5261
@ramasridho5261 6 ай бұрын
The same way I went to mandera 14 years ago😭😂😂
@samiraadan8319
@samiraadan8319 6 ай бұрын
Maxaad ku jecelahay inaad kaliga safarto? Waxkasta ayaa dhickara wall, taxadir😊
@user-zb1ev7uz1g
@user-zb1ev7uz1g 6 ай бұрын
Sxb baladhaawo tag ayadana dad friendly ah ayaa joogo
@Asadofficial100
@Asadofficial100 6 ай бұрын
Wakula socda sxp
@falatoking1761
@falatoking1761 6 ай бұрын
Asc bro jooji safarka Xabashi ayaa dhulkayaga damacday waxba ha dhexmarin waxna haka duubin gaalo meadow.
@Nop753
@Nop753 6 ай бұрын
Mamba
@BikeAndFish1
@BikeAndFish1 4 ай бұрын
13:20 I think baaburki Mooyale to Mandheera wa ka fiican kan kele, Dhulku wa kulayl marka baburta qafilan hadi aanay air condition and space dadka ku filan laheyn ma fiicna. waxa fiican ka dusha furan. you can breath.
@munamaxamed-en7ub
@munamaxamed-en7ub 6 ай бұрын
Wll nabad gal inshalaah
@kinggoobxaar8872
@kinggoobxaar8872 6 ай бұрын
sxb safarkaga wan lasoconay moyale ina kalexaneyso ayaan umalenayaya marka kaso lexatay waxan is laheyn wu in somari hadan nahay rer baladxawo wan ku so dhaweyn laheyn ❤
@Garas114Maraaci-gg2jc
@Garas114Maraaci-gg2jc 6 ай бұрын
Waabiyadasomaaliya maro waa 3 juba Shakeela iyo kan aad joogta asagaana uguyar
@Luckymansom
@Luckymansom 6 ай бұрын
Soomaalidu waa dad xun oo badaw ah ha iduubin ayay iska oranayaan.
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 6 ай бұрын
Walalkey qaali aad ban kugu taagersan nahay wa iga codsi walal ka daji calanka amxaarka oo hadadan ka baqeynin cadowgeena duulaan kuso ah somaliya oo dhan manta hadan ka sabarno somaligalbeed🇸🇴 Calan amxaar oo dhulkeena naga heysto oo aan u qirno waa jab cadowgana kuma ekanayo in uu intas ku dhaafo dhululka kale somali ka maqan ee saxb mar labaad wa iga cod si hal video waxba ma ahan lakin sharaftada iyo sharafta ad somali ku dhaxledahay aya ka weyn dhulkan aabayaashena iyo awowaheyga baa amxaar kula jihaad tamay Maantana rag somaliyed aya calankoodi kantagaya😢
@AANOUR1
@AANOUR1 6 ай бұрын
Nabad ayaad ku dhamaysan ishaa allaah safarkaaga Ilaa Djibout.
@Imamkoshin
@Imamkoshin 6 ай бұрын
Zaxiip dagaal aa soo socdo somali galbeed aa xoreneynaa insha'Allah
@musemuse1507
@musemuse1507 6 ай бұрын
Maxaa Somali galbeed aadaa hadaaba badaadi Berbera lagaa qaatayee maskiin
@Imamkoshin
@Imamkoshin 6 ай бұрын
@@musemuse1507 somali galbeed gaalo aa badiisay ee somali baadiye malahaa issaq neh iga isku keenay waxaa daalkoda kajiiro maanta
@aim1307
@aim1307 6 ай бұрын
Wallahay waynu isdilaynaa hdaan videoga iska arko ani iyi adi kuyeh neo somalidu was dad waalan 😂😂
@had1070
@had1070 6 ай бұрын
WALALKA SUUFTU DHEH, SUUFKA MAHA😂😂
@rashkaade
@rashkaade 6 ай бұрын
Dadkan nafmaleh doon yaro qurxoon Mey Somalia kaso iibsadan
@Motivator-and_inspirer.
@Motivator-and_inspirer. 6 ай бұрын
Wlhi safarkaga wuxu ii noqday muzazal aan daawado. Waxan kasii dhararaa next video soo dhigi donto.
@mousamooge8228
@mousamooge8228 6 ай бұрын
Waad is fahmi waydeen codka aan ka dhex maqlayay aya aha ninka xoolihiisa la macaan inaad dhahday ayay u qaateen ana xidhxidhanaya e kamerada ii qabo.kk
@Oskamin
@Oskamin 6 ай бұрын
River dawa, River Juba, River Shabelle weeye wabiyada kayimaada Ethiopia
@sunguramwenyewe3989
@sunguramwenyewe3989 6 ай бұрын
Plus river ganale
@musemuse1507
@musemuse1507 6 ай бұрын
Webigaas 20 sano kahor ayaan ka gudbay weli sidii ayaa fuustoyin looga gudbaya weli humar masameen
@farhiakitchen
@farhiakitchen 6 ай бұрын
Boat yar maleh miyaaa halkeen Bisinka waligay maan arag waxaa oo kale😂
@AlibashirAbdi-ce2uj
@AlibashirAbdi-ce2uj 6 ай бұрын
Niko ramo bro
@ZE___IN-vq1fs
@ZE___IN-vq1fs 6 ай бұрын
Mandhera somali miyaa ibadan
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
Now THIS is entertainment! 🤣
00:59
America's Got Talent
Рет қаралды 37 МЛН
Clowns abuse children#Short #Officer Rabbit #angel
00:51
兔子警官
Рет қаралды 72 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 167 МЛН
WEERARKII ISRAEL YAMEN AY KU QAADAY | XOG LAMA FILAAN AH YAAB
14:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 20 М.
Mogadisho 1980
58:48
SolaGroups
Рет қаралды 1,2 МЛН
DHIRE DHAWA | CAASIMADA 2 AAD EE ETHIOPIA | Ep 46
24:36
Faysal Shaik
Рет қаралды 57 М.
SAFAR KAYGII ETHIOPIA | XARSHIN | MOOQORAY | TAAGAN DUUR
11:06
Jasiiradaha somalia ee la ilaaway 🇸🇴 Bajuni Islands || Maldives of Somalia
18:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 176 М.
Socdaalkaygii Saylac | My Voyage to Zeila | Ancient town | Ep 64
18:57
POV Anxiety became a dad, but... | Inside Out
0:34
Future Fun
Рет қаралды 2,5 МЛН
В НЕЕ ЧТО, МОЛНИЯ ПОПАЛА? 😂😂😂😂
0:56
СЕМЬЯ СТАРОВОЙТОВЫХ 💖 Starovoitov.family
Рет қаралды 9 МЛН
Три с половиной в дюймах, ууу..😂
0:56
حليت المشكلة بينهم😂😂#shorts
0:14
عائلة ليانا وداد
Рет қаралды 9 МЛН