"Haday xaaladuhu qori gaadhaan, qoriga waxba la iskama waydiiyee sababtii keentay..." Xil Laabsaalax

  Рет қаралды 128,114

MM Somali TV

MM Somali TV

7 ай бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 372
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash 6 ай бұрын
Dunidan Ma so marin ruux la mid ah Nabigeena Mohamed ﷺ 😢 Tanks❤
@hooyoaamaguul3673
@hooyoaamaguul3673 6 ай бұрын
Nacam
@MahmoudMohamed-rw6ue
@MahmoudMohamed-rw6ue Ай бұрын
Salalaahu calayhi wasalam
@abdiali319
@abdiali319 7 ай бұрын
Thank you Wariye Maxamed. Dooddan waxaan kaa codsanlahaa inaad balaadhiso oo Garyaqaano, Wakiilada, Guurtida, Xukuumadda, Maxkamadaha, Ururada iyo qaybaha bulshada aad ku soo darto,
@user-kp7nd8dt3j
@user-kp7nd8dt3j 6 ай бұрын
Ra,yi wacan
@jannadoon7675
@jannadoon7675 6 ай бұрын
Liin dhanaan baad Uqooshaysaa Miskiinkee😂
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 6 ай бұрын
​@@jannadoon7675😂😅
@hassanhusseinjama3237
@hassanhusseinjama3237 6 ай бұрын
Wxan qofkasta oo somalia ah ku dhiirigalinaya inu ka shaqeeyo qruxda bilicda cadaalada io tageerada degaanka uu joogo ama ku dhashay ama kaso jeedo waana muqadas si meel wlbo somali dagto oga jirto dowlad awood leh Somalia iyo somaliland ba wala maamul gaboleedyada. Anago qrux bdan aan tartano ama aam wax isku darsano ama yaynaan isku darsan muhiimadu wa inan u nolaano sdii awoowayaasheen ABWAAN LAABSALAX ADIGA IO GUDIGUBA HOWL FICN BAD QABATEEN ❤
@AlladiiPodcast
@AlladiiPodcast 7 ай бұрын
Waan ku diirsaday, Real Hard talk👍
@user-qw8et8sw6d
@user-qw8et8sw6d 7 ай бұрын
Ku sLiya nabiga❤
@abdisaid6092
@abdisaid6092 7 ай бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد و آل محمد عدد خلقه ورضا نفسه وزنة عرشه ومداد كلماته
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 7 ай бұрын
Laabsaalax wuu ka horeeya reer Somaliland waa nin gob ah ❤ tayo leh oo aan qabiil caamud aheyn
@abdirahmaanabdilahi
@abdirahmaanabdilahi 6 ай бұрын
Waa runtaa zxp laabsax waa nin aqoo. Leh
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 6 ай бұрын
@@abdirahmaanabdilahi waa nin indheer garad ah damiir leh, somalida aqoontu ma shaqeyso saxiib, caadifad iyo hunguri iyo qabiil baz Somali shaqeysa, laakin ninka laabsaalax waa nin aaminsan in la dhimanayo oo aan aduunyo la daba ordin,
@Califamuos
@Califamuos 6 ай бұрын
𝙬𝙖𝙖 𝙧𝙪𝙣𝙩𝙖 𝙬𝙡𝙝𝙞
@se1059
@se1059 6 ай бұрын
Qabiil caabud hadaanu ahayn muxuu uga kalkashay suaasha ah in reerkiisu sad bursi ku maqan yahay iyado reer somaliland oo dhan ay u muuqato
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 6 ай бұрын
@@se1059 taas waan kugu raacsanahay laakin waa ka ugu roon siyaasi isku sheega beesha dhexe
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 7 ай бұрын
MAANSHAALLAH ALLAHU MA BAARIK BEAUTIFUL SOMALILAND GUUUUUUUUUUL INSHAA'ALLAH KHAIR INSHAA'ALLAH
@AFRICANITV24
@AFRICANITV24 7 ай бұрын
Xasan dhuxiul labsaalaax waa waa nin daacad ah runtii halkaa ka wad xildhiban ❤❤❤❤
@hassanmohamedabdi2610
@hassanmohamedabdi2610 7 ай бұрын
Ilig wll dadka sidan u fikirka wanaagsan wareysiyadooda soo badi xasan dhuxul waa dadaka fara ku tiriska ee hargeysa ku hadhey ee uu na sameyn kibirka foosha xun ee beesha dhexe roogaaya Waa iga talo oogada in dalka laydinla leeyahay dheeftiisana laydinka fadhiyo in laydinla yeesho
@musebixisaylici-pf1oy
@musebixisaylici-pf1oy 7 ай бұрын
Ma adrkaa ciro ayu taageray
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 7 ай бұрын
Mᴜʜɪɪᴍᴀᴅᴅᴜ ᴡᴀ ᴅᴀɴᴛᴇᴇɴᴀʜ❤🤍💚
@fanprojproduction9964
@fanprojproduction9964 7 ай бұрын
@@musebixisaylici-pf1oy hadalka fahan markaa ayd bixin jawaabe qudhacyahow ciiro reerkooda oo qudha ayuu ku galaya doorashe adigu kaliga doorasho ma gali kartaa laangaabyahow
@musebixisaylici-pf1oy
@musebixisaylici-pf1oy 7 ай бұрын
@@fanprojproduction9964 mxad gali soo tii 80k lagags badyay ma dad cusub kuso dhashay 😂
@gudonfarahcabdi1900
@gudonfarahcabdi1900 6 ай бұрын
​@@fanprojproduction9964yaa ku yidhi adaa wax garanaya adigiiba meelahaas la fadhiya wn qabiil sareyaa quruxeyy wax ufiirso 2024 ba la marayaa Wali wax maad fahmin ee wax baro damiin yahow 😁😁😁
@EARTHSPORT200
@EARTHSPORT200 7 ай бұрын
War wlhi waad dabaysay Iligow Laabsalax suaalahii ummaddu is weydiinaysay ayaad afka ka galisay good job
@hassanabdirahman2171
@hassanabdirahman2171 7 ай бұрын
Wariye M. Ilig waad dadaalaysaaa laakiin fadlan marka aad wax weydiinayso lawaraystayaasha hadalka ka sug oo ha dhex galin, sidoo kale odhaahda qofka aad waraysaynayso ha duwin
@ayaanibrahim8735
@ayaanibrahim8735 7 ай бұрын
DORASH MID KHAIR AH INSHAA'ALLAH ILAAHAY HA KA DHIGO
@user-xw3jf6dg6o
@user-xw3jf6dg6o 7 ай бұрын
Wariiye sare maxamad abdi sheekh ilig waxad tahay qof umada mel fican ougo jira insha Allah waraysiyadan nocana ee umada wax uu taraya inad no baadisid insha Allah wan ka sogayna 👍
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 7 ай бұрын
“Nin dawee la leeyahay Dambi uu badh leeyahay, Xalka doon la leeyahay Isagay u darantoo Inu daaro ma ogola Daaraanta miridhka leh.”. Gaarriye رحمة الله عليه
@deqaismail9108
@deqaismail9108 6 ай бұрын
What a excellent journalis❤
@user-ud6fs8ut7z
@user-ud6fs8ut7z 7 ай бұрын
I congratulate both of you for being realistic and pointing out the obvious problems we have 👏👏👏🎉🎉🎉
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 7 ай бұрын
M.a abwaan xildhibaan laabsaalax nin ilaahey waxna baray waxna fahansiiyay😊🎉❤
@MohamedAli-ld1ru
@MohamedAli-ld1ru 6 ай бұрын
Barnaamij Wanaagsan ayaad soo diyaarisaa, balse waxaa xumaynaya marka qofka masuulka ah aad su’aal waydiiso jawaabta u daa! Hadday jawaabtiisu kugu filnaanwaydo su’aal kale ka waydii! Waad ku mahadsan tihiin doodaha Wanaagsan ee aad soo diyaarisaan.
@abdiqanimohamed4893
@abdiqanimohamed4893 7 ай бұрын
Wax badan baa banaanka soo dhigteen oo dad weynaha tusteen mmtv aad baad umahad san tihiin❤
@fadumoyusuf7694
@fadumoyusuf7694 7 ай бұрын
Fantastic welldone wariye mahmed ilig waa international journals
@hibaaqabees4396
@hibaaqabees4396 7 ай бұрын
Waan heli donaa inasha Allah
@faisalduale2503
@faisalduale2503 6 ай бұрын
Maasha allaha wareysi qiimo leh
@laarr6362
@laarr6362 6 ай бұрын
Masha Allah tabarakallah xildhibaan laab saalax waa nin degan oo miisaan leh. Sifiican ayuu uga jawaaay su'alaha Wariye Ilig waxaad tahay nin diyaarsan oo su'aalo adag (hardtolk), laakiin wakhti sii si uu uga jawaabo. Ha degdegin. Other than that you did good job.
@user-ti7dd7mq9k
@user-ti7dd7mq9k 7 ай бұрын
Laabsalax wllhi waa dacad waa gob waa hadal yaqaan waa dadka sida dhabta ah umatala umada Somaliland oo dhan waa dadka Somaliland ubahantahay. In ay hoganka sare qabtaan
@QURAN-ONLINE-SCHOOL
@QURAN-ONLINE-SCHOOL 7 ай бұрын
WARIYE WAAD FIICANTAHAY QAAB WARAYSIGAAGA LKN WAXAAD MOODAA INAAD RAAD RAACAYSO BARNAAMIJKA AL-JAZIIRA EE إتجاه المعاكس BARNAAMIJKAASI WAA DOOD ADNA WAXAAD KA DHIGTAY DOOD, UYARA KAADI JAWAABTA INTUU DHAMAYNAYO LAWARAYSTUHU....MAHADSANID
@user-mb3nk1ou5k
@user-mb3nk1ou5k 7 ай бұрын
waan ku raacsanahay arinka Misaaniyada Xil. Labsaalax waxa mar walba kordha kharashaadka lakiin ma kordho mushaharka shaqaalaha dawladu tasina waa ta keentay in tayo xumada Barlamaanka Somaliland
@AhmedMahamud-fo6lu
@AhmedMahamud-fo6lu 7 ай бұрын
Maa shaa alaah waa dood aad u wanaagsan
@engyasirhazzen1293
@engyasirhazzen1293 7 ай бұрын
Wariye Mohamed A.I. shukran camuuu
@idilawad3233
@idilawad3233 7 ай бұрын
Wamahadsantahay maxamed ilig sidan ulahadlilaha bad ulahadashay runtii wad nameyeshaa mahadsanid mrkle
@hassanabdirahman2171
@hassanabdirahman2171 7 ай бұрын
Waan dhamaystay barnaamijkan. Waan hambalyeynayaa Xildhibaan Laabsaalax kalsoonida iyo dhiira naanta uu su aalaha uuga jawaabay
@Eng_moy
@Eng_moy 7 ай бұрын
❤laabsaalax waa lagend ❤
@Abdihamid2024
@Abdihamid2024 7 ай бұрын
❤ Xildhiban gulayso 🙏 Somaliland guul doorashaduna ilahay ha inooga dhigo mid sinabada udhacda 😊
@MohamedAhmed-cj4bu
@MohamedAhmed-cj4bu 7 ай бұрын
Nin weyn baa maanTa miiska saaran aniga Weli ma daawan lkn hordhiciisa Inaba caadi maHa wa la isku arkaY mmtv
@ridwanbodmas8112
@ridwanbodmas8112 6 ай бұрын
Maxamed Cabdi ilig waa suxuffi qaan gaadh ah oo ku dyasho mudan maansh allaah , marnaba ha ka weecan su'aasha xaqqa ah
@user-yq1fx8qi3o
@user-yq1fx8qi3o 3 ай бұрын
Laabsaalax Legend
@yahyajama8319
@yahyajama8319 7 ай бұрын
Qodobka miisaanyaduu waa Sax ee uu xildhabaanku sheegey 💯💯💯
@mahdicali5010
@mahdicali5010 6 ай бұрын
Waan wataah xilibaan labsaaxa nin adag iga dheh😮😂❤
@faysalmire7624
@faysalmire7624 7 ай бұрын
Yes
@user-yd1ru4gv8y
@user-yd1ru4gv8y 7 ай бұрын
Good reporter Mr illig
@user-tw9vt7nv5o
@user-tw9vt7nv5o 7 ай бұрын
This is reall talk, As a member of WADANI party, i support your point of view what went wrong and how to address it, Somaliland wey inawada deeqdaa, haddii aynu Cadaalad darrada, doorasho diidka, xil isku sii dhajinta, sadbursiimo nimada, meel uga soo wada jeedsano
@mahadallahaahmed8676
@mahadallahaahmed8676 6 ай бұрын
Great point thank Mr Mahamed journalist I lift somaliland 1990 never back because when Somali fall I know never be same Somali nimo legal system legal rights each others I m ciisa man born in hargesa originally somalilander ❤Canada 🎉🎉🎉
@abdigah5364
@abdigah5364 7 ай бұрын
Waxaan aamisanay inuu xildhibaan Hassan Dhuhul aragti indheer-garadinomo iyo run ku salaysan leeyahay . Anigo ah Somalilander kasoo jeeda degmada Sallaxley/Maroodijeex . Rabbi ha inna garadsiiyo oo ha innagu anfaco aragtida hufan ee xildhibaan Laasaalax . Amen
@musebixisaylici-pf1oy
@musebixisaylici-pf1oy 7 ай бұрын
Hadu muse tageri lahaa waad caydi taadi buu malaa ku sheegay
@abdigah5364
@abdigah5364 7 ай бұрын
@@musebixisaylici-pf1oy M/weyne Muse Bihi Abdi aniga marku halganka SNM ku jirey iyo immikaba taageersan waana mujaahid . Adigu hadalka xildhibaanka iyo waxa anigu aan qoray midna adigo aan fahmin ayaad iska hadlaysa waayo waxaad tahay noocaaga caqliga xaarwalwaalka leh اخرس يا ولد الحرام
@abdigah5364
@abdigah5364 7 ай бұрын
@@musebixisaylici-pf1oy Xildhibaanku madaxweyne iyo mucaarid midna muu caayin dulliyow hantaatacaya
@galoolqudhac
@galoolqudhac 5 ай бұрын
Waan kugu raacsaney
@mahameddeeq4005
@mahameddeeq4005 7 ай бұрын
laabsaalax ❤‍🩹👏
@iqroali7019
@iqroali7019 6 ай бұрын
Geeeeeeeeesi xasaan❤
@aymenmhmed9606
@aymenmhmed9606 7 ай бұрын
Legend iloV
@ApdixakiinChama
@ApdixakiinChama 7 ай бұрын
Masha Allah guul iyo Gobannimo 🙏
@cabdilahicaliademdoolal6136
@cabdilahicaliademdoolal6136 7 ай бұрын
Xildhibaan sare❤
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625
@cabdiraxmaancabdi-casiis8625 6 ай бұрын
Asc. ALLAAH SWT wuu kashifay iidoor wagaash.
@harunmusse153
@harunmusse153 6 ай бұрын
Mmtv WAA CADOWGA SOMALILAND
@user-ih1sj8ot3d
@user-ih1sj8ot3d 7 ай бұрын
Nin rageed weeyi inankan habaryarta u ahay i noolow habo ana kugu dhalay raga nimade horay u soco
@user-wr6ip8gg1h
@user-wr6ip8gg1h 6 ай бұрын
Asc . Wll . Waxaan kugu yarbogaadinayaa maxamed iligow . Qofmarkaad waraysi kaqaadayso ixtiraamku waa muhiim . Siyar ofududna su aasha wad uwaydiinkartaa qofka . Srry . Abaan laabsaalax . Allaaah caliga hakuu barakeeyo sida aad noo qanqisay . ALLAAHNA NABADDA HAYNOOSIYAADOYO AMIIN DADKEENANA KUWII ISLA JAANQADA HAKADHIGO .❤❤🎉🎉
@user-ih1sj8ot3d
@user-ih1sj8ot3d 7 ай бұрын
Habo horay u soco nin rageed bad tahaye
@farahkeinan3289
@farahkeinan3289 7 ай бұрын
wariyuhu tuntuusheegtay mahadsanid caafimaad baan kuurajaynayaa aamiin aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-gr2qb4me5g
@user-gr2qb4me5g 6 ай бұрын
Ilig❤ the best wlhi maasha allah
@jamaibrahim6154
@jamaibrahim6154 7 ай бұрын
Well said xildhibaan Xasan Dhuxul Laab_Saalax
@CabdiraxiimAxmed-el8cn
@CabdiraxiimAxmed-el8cn 6 ай бұрын
Doodan wan ku diir sadey😊
@Sama-ej6eh
@Sama-ej6eh 7 ай бұрын
Laabsaalax keep going dhulka la jar wariye xume
@abdifatahmusse4957
@abdifatahmusse4957 6 ай бұрын
Programkani ma waraysiba mise waa dood u dhaxaysa Xildhibanka iyo Wariyaha, waxa muuqata in wariyaha waxbadani iskaga qaldanyiin , nuxurkii iyo macnihi waraysiga wuu baddalay .
@abdihassan3259
@abdihassan3259 6 ай бұрын
Abwaankii was xuu rabee xildhaan laabsalax ooh
@hussienali7425
@hussienali7425 6 ай бұрын
dareen shacab oo dhab ah baa ka muuqda maxamed ilig wll aad ban ku hanbalyayna
@abdihassan3259
@abdihassan3259 6 ай бұрын
Ooh abwaan laabsalax
@nazdalaan
@nazdalaan 5 ай бұрын
XALKU WAA “ SALAAN IYO KALA TAGA” SOMALI 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kaldeeqmedia
@kaldeeqmedia 6 ай бұрын
Abwaan Laabsaalax ❤
@qaali4589
@qaali4589 6 ай бұрын
Asc m ilig muwaadin sre waad ku dhishay x laabslaax adigo gudbinya dreenka shacabka x laabslaax wuxu ka mid yay x dhibanada aragtida fayaw guul ishlaa
@shukriahmed4346
@shukriahmed4346 6 ай бұрын
Beautiful debate 👐👐👐
@maxmedmuuse4653
@maxmedmuuse4653 6 ай бұрын
Nin kani dadka masaakiinta ah buu bedelaa👏👏
@fadumoyusuf7694
@fadumoyusuf7694 7 ай бұрын
Xaldibaankuna waa uucadeeyey warkii oo cooban masha allah
@omarmahamud4004
@omarmahamud4004 6 ай бұрын
Abwaan,Xil, xasan dhuxul labsalaH nin wax badan og weeye Dadka sidan oo kale u xeeldheer ayaa la waraystaa ee ildheer garadka ah
@mustafemaxamed3436
@mustafemaxamed3436 7 ай бұрын
Waan idinku bogaadinaya mmtv wax qabadka iyo isla xisaabtankad wadaan qaarkalena soo fadhiisi macala madax weynaha ayaan kaa sugaynaa
@user-kz9my7pu8i
@user-kz9my7pu8i 5 ай бұрын
Wcs wariye ilig allaaha ku xifdiyo laaba salaax waa daacada wuxuuna u qalmaa madax wayne
@aminaali6892
@aminaali6892 7 ай бұрын
Madaxwayna muuse Biixi abdi xildiid allaah ha xafido maxaa laa dhibaay imna adam xabaal baa dherkisa isaga oo aan xilka laa waregin baa lagu bilabaay mudane muuse Biixi abdi waa ehelka janada allaah ha u adkeeyo samirka balaaya ku kacdaay lakiin uu ka gulay sanaya💪💪💪💪
@manitbaacy3413
@manitbaacy3413 7 ай бұрын
garxajisland 😂😂😂😂
@maxamedmuxumedcumarshiine6897
@maxamedmuxumedcumarshiine6897 7 ай бұрын
​@@manitbaacy3413dee yaa kaa hortagan laxayahay
@KHADARKHAN4165
@KHADARKHAN4165 7 ай бұрын
Mushaaharka baa soo doodateeh waa run
@dr.abdiweli3803
@dr.abdiweli3803 7 ай бұрын
Laabsalaax hambalyo, xildhibaan run sheeg ah, oo garanaya masuuliyadda ka saaran dalka.
@abdihoori4524
@abdihoori4524 6 ай бұрын
Xildhiban waydi mahamed ilig in shaqalaha mm TV ay umada usiman tahay ya yidhi sami qabsi ba ka jira aduunka muslim iyo gaalo ruwayada jojiya 52:06
@farxanmohamed4871
@farxanmohamed4871 6 ай бұрын
Ilig iyo laabsalax waan u mahadnaqaya bulshaduna marbay dhaafi aragtidan gaaban
@user-mu7sg6pe7h
@user-mu7sg6pe7h 6 ай бұрын
Tuugta dawlada ilaahay baa la xisaabtami hadii maanta aduunka lagu xisaabtami waayay xisaabi aakhiray jirtaa😢😢😢😢
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR 7 ай бұрын
Mᴏʜᴀᴍᴇᴅ ᴀʙᴅɪ sʜᴇᴇᴋʜ ɪʟɪɢ ᴡᴀʀɪʏᴀʜᴀ ᴋᴀʟɪʏᴀ ᴇᴇɴ sɪᴅᴜ ᴅᴀᴅᴋᴀ ᴜ ᴡᴀʀsᴀᴅᴏ ᴊᴇᴄʟᴀʜᴀʏ.❤
@abdirahmaanabdilahi
@abdirahmaanabdilahi 6 ай бұрын
Wuu suaalo adagyahay😂😂
@mohamedaxmed9610
@mohamedaxmed9610 7 ай бұрын
ManshALLAH AAD IYO AAD AYAAN KU SALAMAYAA 20 KALE OO MAXAMED ILIG AH AYAAN LOO BAHAN YAHAY OO KARBASHA MEDIA HA THANKS MAXAMED ILIG BARNAAMISHYAADA SOO GORDHI WAA LOO BAHAN YAHAY
@abdihassan3259
@abdihassan3259 6 ай бұрын
Ooh
@MohamettQoslaaye
@MohamettQoslaaye Ай бұрын
Asc
@hodanrashiid1012
@hodanrashiid1012 6 ай бұрын
Doodahan kale hala so badiyo
@ahmedmoussanagueyeh3703
@ahmedmoussanagueyeh3703 6 ай бұрын
Dolkay Réer Somaalilaand intaad meel banaana u baxdaan kala doorta DAAWLADNIMO iyo REER-NIMO. Markaa halkaad u janjeertaan Mara.
@FathxiyaMohamed-hb5zd
@FathxiyaMohamed-hb5zd 7 ай бұрын
Su aalo loo bahna in laga jawaabo xildhibaan xil kas ah hadii aynu qori isku qaadano siduu xalku ku imanaya ma nihin qabiil ee qaran ayaa wax qabta
@Dalkiiuhiiliye
@Dalkiiuhiiliye 7 ай бұрын
Waraysiga xiga waxad miiska keenta xildhibaan guruje
@siciidyare4185
@siciidyare4185 7 ай бұрын
Run ahaantii waa waraysi faaido badan dheelitiran oo hufan
@rodaamina1545
@rodaamina1545 7 ай бұрын
Wariye aan hadalka ka sugayn baad tahay qofka waala dhagaystaa huwanta gudahaaw.
@fowziaahmed5005
@fowziaahmed5005 7 ай бұрын
Ilig deg deg badan aya ku jira qofka waqti sii
@Hooyo6570
@Hooyo6570 7 ай бұрын
4:58
@adenali7803
@adenali7803 7 ай бұрын
wariye ilig ale haku sharfo afki shacabka ayad nogu hadlaysa
@IsmailJama-xo4gv
@IsmailJama-xo4gv 7 ай бұрын
ABWAAN XIL LAABSAALAX GOBANIMO badan ayaa ka muuqata , waa nin aragti dheer runtii.
@maftuuxmediapro3626
@maftuuxmediapro3626 7 ай бұрын
Ileg ku soco xasana waa aftahan
@khadijac9841
@khadijac9841 7 ай бұрын
Abwaan aan aftahan ahayn yaa arkayba
@khadaraidid2870
@khadaraidid2870 6 ай бұрын
walhi waan dhartee abwaanka hadalkisa markan dhuuxay wax ii cad inuu qof dalka iyo dadkaba u daacad ah balse mushkilada hortagan ay tahay madaxda ka sareysa af moyee farna aanu dhaqajin karin
@abdifarhan8979
@abdifarhan8979 7 ай бұрын
Dad daacad ah wariye iyo xildhibaaba alle ha inawada garansiiyo
@user-em3ep2ht6l
@user-em3ep2ht6l 7 ай бұрын
Anigu waxaan aamin sanahay meelkastaba hajoog tee somalida tastuurkeedu waa qabiil waayo ninkasta waxa uu aamin sanyahay Cida ugu badan halka lajoogo inay xukumka ugu Sareya iyo kan ugu mihiimsan ay qabato kuwakalna haday aqoonkasta leyihiin uuna qaban Karin xilkaasi waa caqabada ina haysata waana waxa dib inoo riday aduun Yada waxa lagu maamulaa dastuur xeerar adagleh haduu qofkasi xilkaa loo igmaday sifaqaldan ula dhaqmo xeerar qabanaya ayaa kajira aduunyada lkn somalida wax dibu riday waan og nahay ilaa umadu aay hesho cadaalad wax ino hagaa gayaa majiro somaliduna waa wada jabhad taana hala ogoodo
@user-xm3ni3tc4v
@user-xm3ni3tc4v 6 ай бұрын
shalay wuxuu aha mid heesaha ka dhex yidhahda shaabshaa mantana xil umad bu haya taasi waa kala duwanahasha nolosha
@MohamedAli-si8bo
@MohamedAli-si8bo 6 ай бұрын
Qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka qaranka 😂😂😂😂😂😂😂😂
@yusufdalalabdi4694
@yusufdalalabdi4694 7 ай бұрын
Waxay bulshada lagu jaha wareeriyaa mab'aadii guud sida: 1. dimoqraadiyad 2. Wada tashi 3. Isu tanaasul. Haddaba sadexdan qodob goorma shaqayn karaan? Goorma ayaanay shaqayn karin? Haddii uu sharci dalka jiro waa maxay sabata loo cuskanayaa sadexdan qodob ee sare. maxaa wada tashi laga samayn karaa? Maxaan wada tashi laga samayn karin?
@abdihassan3259
@abdihassan3259 6 ай бұрын
Abwaan
@abdirahmandacar9587
@abdirahmandacar9587 6 ай бұрын
Warsade iyo Wargallen iga dheh.. Doodaasi labadiinaba wey idinka gadmaysaa. Shaqo wacan
@aadgaad57
@aadgaad57 7 ай бұрын
2024 waa sanad jab uu sugayo taageerayaasha jecel midowga somaliya iyo burbutinta somaliland ee kulmiye
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
LOVE LETTER - POPPY PLAYTIME CHAPTER 3 | GH'S ANIMATION
00:15
Warraysiga Xil Maxamed Abiib, oo dhammaystiran
44:18
Galaydh Media
Рет қаралды 211 М.
DOOD-ABUUR || Prof Axmed Ismaaciil Samatar. Q/1aad
55:13
MM Somali TV
Рет қаралды 50 М.