Prank || SAFAR KADIS AH AN KUBOOQDAY XAASKAYGA….💍

  Рет қаралды 88,870

Muhanad Cade

Muhanad Cade

2 жыл бұрын

DHIIRA GALIN AYAY IITAHAY INAD KAMID NOQOTO BOQORTOOYADA IGU XIRAN❤️💯🙏🏽
2-FADLAN HADAD NAGU CUSUBTAHAY SUBSCRIBE NOO SAAR THANKS
1-SNAP @Muhanadd22
2-INSTAGRAM @mumucade
3-FACEBOOK @Muhanad cade
Thanks For 114.620Ksubscribers

Пікірлер: 115
@salmaqurux8929
@salmaqurux8929 2 жыл бұрын
Isku waara lamaane Qurux badan mashallah
@muniiryare6750
@muniiryare6750 2 жыл бұрын
M.a isku faraxsanada wll allah isku kiin xifdiyo💞
@mushtaaqfaysal692
@mushtaaqfaysal692 2 жыл бұрын
Wow family qurxon alle ha isku kiin barakeeyo
@amiiragaaz4515
@amiiragaaz4515 2 жыл бұрын
Masha allh dumashi qof furfuran weye alla yacizk
@foozia426
@foozia426 2 жыл бұрын
Maasha allaah calanka somaalilaan awadii ban kugu saaaray way casayd wankuu cadeeyey
@nimcoahmed7658
@nimcoahmed7658 2 жыл бұрын
Sido kle wllhi
@fartuunaadan1027
@fartuunaadan1027 2 жыл бұрын
Keep going hormar wacn team enjoa muhanad
@Zaani_Media
@Zaani_Media 2 жыл бұрын
*Aduunka Alle Hakugu Farxiyo Alle Hakaa Farxiyee Subescribe IGu Sharaf Alle Haku Sharfee* 😭😭😭🙏🙏🙏
@hoodomashchannel8353
@hoodomashchannel8353 2 жыл бұрын
Wax walbo jece shahay oo kheer ah Allaha ku siiyo insha Allaha e subscribe isar wll 🙏
@fartuunaadan1027
@fartuunaadan1027 2 жыл бұрын
Masha Allah ilhay ha isku kiin barakeeyo ubad qeyr qaba ilhy ha idin kala siiyo
@kerai195
@kerai195 2 жыл бұрын
You said she is coming to Malaysia few days ago but she didn't but why
@anisodahir7015
@anisodahir7015 2 жыл бұрын
Ma sha Allh lamaano qurux badan ilaahey ha isku daayo jclka ha waaro 🔐
@koosibrahim9851
@koosibrahim9851 2 жыл бұрын
Masha alaha masha alaha ilahaya ha idin xifdiyo dhamantin
@bashiiroxasan3129
@bashiiroxasan3129 2 жыл бұрын
Mnsha allh faraxsan weeye wlhi alle hakudaayo my brother🥰🌍💯💯
@abdinaasir5536
@abdinaasir5536 2 жыл бұрын
Allah kuu xafido enjoyada
@landakitchen9628
@landakitchen9628 Жыл бұрын
Maasha allaah iskuwaara lamaana iskufaraxsan anigunah waan niigufaraxsanaahay aad iyo aad muhanad iyo xaajiyadaada ilaaheey haiskiin barakeeyo farxat iigunoolaado asxaabteeyda aan taageero Keep going👌🥰🥰
@kaltumjama6989
@kaltumjama6989 2 жыл бұрын
Masha Allah tabarakallaah Allah ha idin xiftiyo!!!
@Mimihxo
@Mimihxo 2 жыл бұрын
Faiza cadey mashallah waad kabaxsatey
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 жыл бұрын
Mnshlah ale haysku kiin daayo🌎🌹
@queenfatma9598
@queenfatma9598 2 жыл бұрын
She is so sweet mashallah 💯Allahuma barrik❤❤❤❤
@hanaaxmedxayaad8057
@hanaaxmedxayaad8057 2 жыл бұрын
Hadaan single nahay hadalka lamaanuhu ee ereyada xawaasheyntu ku jiraan weyna damqayaan,anyway isku waara🥰
@fardowsahassan1809
@fardowsahassan1809 2 жыл бұрын
😂😂😂😂😂aad iyo aaad
@rnuura334
@rnuura334 2 жыл бұрын
Farxad Kuwada Noolaada huuno🩸🔥
@khadradahir3295
@khadradahir3295 2 жыл бұрын
May family mash allha 💔👨‍👩‍👧👨‍👩‍👧
@ahlamabdiwahab
@ahlamabdiwahab 2 жыл бұрын
Jah calankaygii...😁🇬🇲🥰
@ifraaxawali192
@ifraaxawali192 2 жыл бұрын
M.a ilahaw idin dhowr💓💓
@xaliimosiidi4709
@xaliimosiidi4709 2 жыл бұрын
Allow intii kale maqan allo is ku keen wlhi waan my husband Abubaker Abduqadir haje
@hanaaxmedxayaad8057
@hanaaxmedxayaad8057 2 жыл бұрын
Alla inaderkey xaaskiisa miyaa tahay iyada xaajigeeda ayaa magacaa leh😆
@fatimasahraabdi7312
@fatimasahraabdi7312 2 жыл бұрын
Mashaallah iskuwara lamaane qurux badaan iinashaallah allah idin xifidayo aamiin aamiin aamiin yaraabii 🤲🤲🤲🥰🥰🥰💯💯👍
@farahawil1797
@farahawil1797 2 жыл бұрын
Funaanadan tawxiidku kuqoran yahay suuliga hala galin wl
@deeqoahmed7878
@deeqoahmed7878 2 жыл бұрын
Masha alaaaaaah Mami xafidullaaahi 🥰
@xillojanno
@xillojanno 2 жыл бұрын
Hoooyo bayeeeeee bal saas camerada aad horteeda uga leedahay uun u ahaw 😂 bbe badanaaaaaaaa
@sumayaabdulaahisaid4766
@sumayaabdulaahisaid4766 2 жыл бұрын
Masha allah 😍
@farhiaabdiasiis2128
@farhiaabdiasiis2128 2 жыл бұрын
M.a farxad ku wara💖
@ziinaahmedciise4899
@ziinaahmedciise4899 Жыл бұрын
Mnshaallh dad is jecel hawaaro jecelku nin ragaad hantiday ilaasho adiguna gabadha no ilaali keep going
@kaltunomar4417
@kaltunomar4417 2 жыл бұрын
Alle hkuu xafido
@hazbevibing3066
@hazbevibing3066 2 жыл бұрын
Maasha allaha 😍😍😍🤲🤲🤲👍
@haashimyare1466
@haashimyare1466 2 жыл бұрын
Wacaleykum salam 🥰 ♥ ❤
@kaltummahad3998
@kaltummahad3998 Жыл бұрын
Hano garanka tawxiidku ku qoranyahat hala gelin musqusha inshallaah
@ayaancafiifah3835
@ayaancafiifah3835 2 жыл бұрын
Dumashi Gabadha Prank Hanogaga Dhigin Midakale Kaayala Aroos Idinku Dhignee Nairobi 🇰🇪 Inshaa Allah ❤️
@maxamedcabdi8599
@maxamedcabdi8599 2 жыл бұрын
Prt 2
@shamsaakshan8603
@shamsaakshan8603 2 жыл бұрын
M.a isku waara aamiiin
@CAFIFAHELEYE
@CAFIFAHELEYE 2 жыл бұрын
İ am pissed 😡 sidaas daacad ma ahan Muhanad 😠 iyadoon kuu imaan ayaad already prank ku sameeysay 😂 Faiza is too sweet wlhi, Allaha idin barakeeyo, nabadna iskugu kiin keeno 💕 lkn Faiza wa inaad meel saartaa Muhanad, naf is gali 😂 😆
@HibaaqMohamed-wv5dh
@HibaaqMohamed-wv5dh 2 ай бұрын
Asc wll dharkan tawaxiidku kuqoranyaya ee aad dhintay maad kadaysan ileen xamaam bada lagalsay😢🎉
@abdinurcarab8063
@abdinurcarab8063 2 жыл бұрын
Enjooyaaza cabiraaza 😂😂👌😂👌✅
@madinaomar8624
@madinaomar8624 2 жыл бұрын
Wcs muha cade
@nawalmaxamed5844
@nawalmaxamed5844 2 жыл бұрын
Masha allh🥰🥰
@safiyoxajio3984
@safiyoxajio3984 2 жыл бұрын
Waa yaabay
@fadumosahro6701
@fadumosahro6701 2 жыл бұрын
Woow 🥰🥰🥰🥰🥰
@maxamerchital5014
@maxamerchital5014 Жыл бұрын
Ayyy calanka iga gadan
@iloveyouxanta2335
@iloveyouxanta2335 2 жыл бұрын
Isku waaroo nabad ku wada noolaada.
@susushariif9500
@susushariif9500 2 жыл бұрын
Intee joktaa dumaashideena,😂🥰
@queenabnaaz421
@queenabnaaz421 2 жыл бұрын
Keep going ma brother muhanad cade and Salman enjoy iskuwaar welcome back dumashi Faiza farxad ♥️👌👌💯👌❤❤🥰🥰
@leiladhawrsan2713
@leiladhawrsan2713 2 жыл бұрын
Emotinal damage 😨
@maxamedcabdi8599
@maxamedcabdi8599 2 жыл бұрын
Isku waara mansha Allah
@mawliidugaas6283
@mawliidugaas6283 2 жыл бұрын
Soomliland
@Hiba-kc4qb
@Hiba-kc4qb 2 жыл бұрын
Snap ba ku duubeysaa snapkana recoding wuu sheega😂
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
Hhhh yaab hhh kuma rabtoo walhi qoftaan
@Khadan-nv6bk
@Khadan-nv6bk 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰Mashalha❤️🥰💯🥺💞💞💞💞🙈🙈🙈🙈
@fartuunaadan1027
@fartuunaadan1027 2 жыл бұрын
Aaay sorry maskiinta dumashi maxa sidan u yeeshy anibo bilowga run u malaynayyy😑😍
@aqoontaislaamkabaro
@aqoontaislaamkabaro 2 жыл бұрын
BUSHAARO BARASHADA CASHARO CARABI KUTUB DIINIYA KALO SOCDA BARTAN MEELKASTO JOOGTAAN..
@cabdiraxmanxasan2810
@cabdiraxmanxasan2810 2 жыл бұрын
War niyow qoftas qaybta xasasiyadad ku kicisy
@jeylanyeba1043
@jeylanyeba1043 2 жыл бұрын
Ilhow nin ijjecelo ifahmio isahal
@farxaancabdixuseen5029
@farxaancabdixuseen5029 2 жыл бұрын
tan Kuma rabto eee katasho
@drsaxlam1448
@drsaxlam1448 2 жыл бұрын
gabadha ayadon imanin ma prank kubilowday umadena matihid muhand 😁
@boonoboono6301
@boonoboono6301 2 жыл бұрын
Ma xaaskaaga aan ku farxin imaatin kaaga ku farxin
@diirshehassan4669
@diirshehassan4669 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣Sorry Abaayo Mcn 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💟💟💟💟💟💟💟💟💟👑👑😘😘
@umumucaad6196
@umumucaad6196 2 жыл бұрын
Mashallah iskuwara
@rnuura334
@rnuura334 2 жыл бұрын
🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀👏
@saafihaji7383
@saafihaji7383 Жыл бұрын
Dumashi Xagee dagantahay hanad
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 Жыл бұрын
Hhhhh
@shamisaxmed5915
@shamisaxmed5915 2 жыл бұрын
Khhhhhhhhhhhhh
@nafiso7343
@nafiso7343 2 жыл бұрын
Micnaha qofta somaliland miya funanada ujeda
@amiinadan5821
@amiinadan5821 2 жыл бұрын
Maxa inaga galay marka xaskaga oo aad kadis uga dhigtay safarkaga wuxu doqonsanaa nio camal yeelo ani wan kala laabtay subscribe ta
@abdirahmaansiciidyuusuf9527
@abdirahmaansiciidyuusuf9527 2 жыл бұрын
Niow ninka dhalin yarada ah niyda ha ka jabin 🤣
@sabnaamacalin9682
@sabnaamacalin9682 2 жыл бұрын
Lalaabo boqolaal kaa fcn ayaa jiro bax
@queennimcoqueen6286
@queennimcoqueen6286 2 жыл бұрын
Maseerka kuheysta mayara hdaadan rabin maad katagtid anga daawaneyne😏😏
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 2 жыл бұрын
Maysrka jooji🤣😏
@amiinadan5821
@amiinadan5821 2 жыл бұрын
@@aaminaindho3742 subscribe doon miyatahay hhhhh
@user-bf2xx2mx9t
@user-bf2xx2mx9t 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk 🤣🤣🤣😂😂🤣🤣
@amiinadan5821
@amiinadan5821 2 жыл бұрын
Nagtaas darteeda ayd uxidhatay calanka somaliland hhhhhh nio Calan malihid miyaaa wad iga xanajisay gabadha prank ku sameneyso wan laxanaqay inagadaaa ciyarta Ana wan ku soo celinaa subscribe ta next week
@miskiabdikadir5708
@miskiabdikadir5708 2 жыл бұрын
Nagta ad kusasantahay sobaro horta meshey kasojedo hadu uxiirto xita madaxeda fananada maxa kujaban Naya😏
@salmaqurux8929
@salmaqurux8929 2 жыл бұрын
Xaa kaagalay mashqul badnida
@nafiso7343
@nafiso7343 2 жыл бұрын
😀 inay somalilad kagado u watwato le u arostay kkkk iskada ha xayeysiyo haku adkeyn
@amiinadan5821
@amiinadan5821 2 жыл бұрын
@@nafiso7343 ma iyadaaba gursatay weli waa isaga udhaqmaayo sidii Naag uu qabo camal hhhhhhh xidhiidh lee kadhaxeyo,wey ku Farxi laheyd hadey jeceshahay hhhhh weyba kanaxday fudeedkiisa kkkkkk Naag hargeisa jogta 2 cisha kabadan nin la aan noqon Meyse nio magalkaga gal
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
@@amiinadan5821 nio naagtiis waxe jogta nairobi mana ahan ree hargeysa waa ogaden iyada iyo asigaba wa isku qolo bro mida kle hadee kasoo jeedi laheed ree somaliland oo darteed u xirto calanka somaliland sow naagtiisa ma ahan maxee dhib ah ee leedahay
@ima6291
@ima6291 2 жыл бұрын
Wlhi nin wngsan waa tahay lkn cidaan maqleyno qof kuu qalma nalama ahan lkn nasiibkaaga ayaa sidaas noqday balse dulqadkaga habadnaado codkaas qof kuu bisil uma eko sory
@amraney_abdi
@amraney_abdi 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣 ar adiga
@ima6291
@ima6291 2 жыл бұрын
@@amraney_abdi maxaa igu tiri erayga adigaa
@yoonisqalbi
@yoonisqalbi 2 жыл бұрын
Wey dhacdaa sidan markaad fikrad aad dadka lahor imaato markaad weydo waankuu imaanaa qof kaa fog magasho kaftan hadii tan baranki noqoneyso qof walba sameyn lahaa majiro qof ehelkisa dhaman lanool mana arag weli youtu.ber noocan karaadiyey views Mida kale waxad inoo sii sheegtay in aad naga iibin doonto xaaskaaga oodrabto in aad views kaheshid fikrado raqiisa maxamo in aad raadisid views wayo youtu.be ayd jogta balse videogaaga ha uqalmo garaadkaaga iyo garkaaga hadii kale iskaxiir oo natus carur inaadtahy
@maamanimcahassangaraad5119
@maamanimcahassangaraad5119 2 жыл бұрын
Waxan bal arka wajigiisa Nin asaakaga miyad sidan ugu maseereysa uf isaga waaba KZfaqr wuuna namada daaliya Balse adiga maxad gashaa maxaadna gudaa waxa ceeb kugu filan Nin iyo xaaskisa markad shaqo kadhigatay imisa xaasaskoda prank kusameeyo oona isku faraxsan mida fakar La aan lama dhihi karo ee adiga raganimadaada kukalsoonen aqash Wilkan Muhanad aya Ladhahaa noocaga raga ceebenaya uma jawaabo lamana jaan qaado ee is daji rag isku sheegyahow😂
@yoonisqalbi
@yoonisqalbi 2 жыл бұрын
@@maamanimcahassangaraad5119 sorry walashay in aan kamaseero qof youtu.ber ah wa mid aan macquul gal ahren aqoona uma lihi ee waxan kahadlay waxa raqiista ah ee uu nala horyimid isago nin wayn ah carurta youtube ka kujita xita kuma fakarin muuqal nuucaana Balqiyaas youtuberada majiraa qof dhamaan ehelkiisa lawada nool mise aragtay youtu.ber ku kaftamaya WAANKUU IMAAAMAA KKKK
@yoonisqalbi
@yoonisqalbi 2 жыл бұрын
@@maamanimcahassangaraad5119 teeda kake parnk muhimadisa wa in la arko reaction ka qofka kale maxanu aragnay maxase maqalnay waayaabe bartuu kusheegtay inuu imaanayo ayuu kubeeniyey hhhhhh aniga waxan jeclahay inad heshid madadaalo macqula iyo qof muqusa iyo waxa uu soobadhigaayo isku qalmaan commntugayguna wa wax saxid ee maaha maseer
@maamanimcahassangaraad5119
@maamanimcahassangaraad5119 2 жыл бұрын
@@yoonisqalbi still waxayba kula tahay inad isla saxantahay hoy hoy wax maku sheega inu sameer kuhaayo unban argna KZfaqr so noqo kadib isaga so gaar nala markaas carur ayad kumarsiyooneysa adiga hadalkaga Markay carurtu arkaan ayay kula yaabayan sababto ah Nin rag oo asaagag ah ayad shaqo kadhiganeysa so xaajiyadiisa Ma aha wuxu doono haku sameeyo
@maamanimcahassangaraad5119
@maamanimcahassangaraad5119 2 жыл бұрын
@@yoonisqalbi raganimada saxda ah waxa weyan Markad ARAGTo Lamaane isku Faraxsan inad isku duceyso ama ad ka aamusto Uf
@umaddachannel6146
@umaddachannel6146 2 жыл бұрын
Eygan wuxu badbadshay caruurta magaladiisa oo dhan kzfaq.info/get/bejne/buCne7N9qce2nn0.html
@saafimedia4578
@saafimedia4578 2 жыл бұрын
😥😥😥AIlaaaah dartiis subscribe ma i awoodaan.. Hamigaga Allow ku fududey sharuudihii 200 kaliya iga dhiman ma igaarsiin kartaa Somali Mohamed
@Eng_ahmed_Dj
@Eng_ahmed_Dj 2 жыл бұрын
Hamiga iyo Hiigsiga Aad leedahay Allah ku sahlo wll hadii aad subscribe ii saarto mahadsanid wll please pin
@ismaaciiljibriil7065
@ismaaciiljibriil7065 2 жыл бұрын
No that’s bad ……………. Tigidhka anaaa bixinayaaaa contact me
@ibrahimalixaji5369
@ibrahimalixaji5369 2 жыл бұрын
Hhhh
PRANK || HEER WAXAN GAARSIYAY GAARIGA OO SOCDO INAY KADAGAN😡
14:59
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 21 МЛН
When You Get Ran Over By A Car...
00:15
Jojo Sim
Рет қаралды 23 МЛН
YAA HORSHEEGTAY JACEYLKA ANIGA IYO MARWADEYDA..🥰
10:39
Muhanad Cade
Рет қаралды 50 М.
AAD AYAY UGU FARAXDAY QAABKA AN UDIYAARIYAY SO DHAWEYNTEDA👸💍
8:25
ALHAMDULLILAH FINALLY XURIYADIISA DIB AYU U HELAY!
10:43
Real Enjoa
Рет қаралды 382 М.
PRANK MASEER DARTIIS BEEY U XANAAQDAY SORRY SIS😢😢
14:31
IFRAH QALIIF
Рет қаралды 207 М.
PRANK || CALOOSHA AYAY IGA HURISAY MARKAN KAGA TAGAY WADADA🥺
11:49
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН