Dilaagii ugu halista badnaa oo toogtey wiil hooyadiis keligiis u shaqeynayay kadibna sidaan yeeley..

  Рет қаралды 24,352

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

5 ай бұрын

Dilaagii ugu halista badnaa oo toogtey wiil hooyadiis keligiis u shaqeynayay kadibna sidaan yeeley..

Пікірлер: 104
@CawaaleFaysal-ld1dd
@CawaaleFaysal-ld1dd 5 ай бұрын
Munasar wll haka aamusin xaqa alle ayaa kugu garab Gali doona anaguna waanu kuu ognahay wiilkana alle ha unaxariisto😢
@naciimo_cabdisahal1625
@naciimo_cabdisahal1625 5 ай бұрын
Munasar Faaruuq xaqaad ifisaaye Rabbi ha ku nabadyeelo midna aan kula wadaago ha dhihin ilaahey ku saladay shaydaan baa ku saladee Mahadsanid walale
@maslah345
@maslah345 5 ай бұрын
ALLAHA UNAXARIISTO JANATUL FIRDOWSA ALLAHA KA WARABIYO GACAN KA XAQDARAN AYAA DISHAY
@abdurahmanHussein-zo3kj
@abdurahmanHussein-zo3kj 5 ай бұрын
thank you soo bandhig mujrimkasta jisakalaah qeer
@user-bq5ud2yl5y
@user-bq5ud2yl5y 5 ай бұрын
Yaa Rabi u naxriiso
@abdulahinuraaya6709
@abdulahinuraaya6709 5 ай бұрын
Sax KZfaq ka aan u badanahay Allaha u naxariisto @
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 5 ай бұрын
Aallah ha u naxariisto Aamiin wllke
@Nasiibqurux1
@Nasiibqurux1 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭
@Feysal1234
@Feysal1234 5 ай бұрын
Guuleeyso sxb😊
@TheKachumbari
@TheKachumbari 5 ай бұрын
Many thanks Munasar. You are true nationalist and patriotic citizen. The police should give you a medal for peace and cooperation for the great work u r doing. Maxasaniid
@saciid_iid
@saciid_iid 2 ай бұрын
Jareertu waa dad Africa laga keenay ala muqdisho noocyo badanaa
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 5 ай бұрын
AALLAHU AAMIIN
@user-nw5zo4ly1m
@user-nw5zo4ly1m 5 ай бұрын
Amiin
@user-nq4zw4ne7t
@user-nq4zw4ne7t 5 ай бұрын
Allah unaxriisto Amiin Amiin yarabi 🤲🤲🤲
@Tasniim1
@Tasniim1 5 ай бұрын
Alloow namooti. Waxan maa lakala shaandheeyo? Dhibka jira qaatil kasta ama jiri kasta baa askari loo qorayaa. Rabi ha’unaxariisto wiilkaas.
@user-lc4ow5il1j
@user-lc4ow5il1j 5 ай бұрын
Allaha naxriisto
@ZaadiqAli-zk3gv
@ZaadiqAli-zk3gv 5 ай бұрын
😢😢Cuqubaa Inagu Dhacdeee Ilahaay Dawlad Adag Haynoo Keeno
@ugaasocismaan733
@ugaasocismaan733 5 ай бұрын
Allaha unaxariisto janatulfardowza acllaa allaha ugubishaareeyo amiin yaarabi cadaalad majirto illaahow noogargaar yaarabi
@user-xc4rg4cb3f
@user-xc4rg4cb3f 5 ай бұрын
Jareertan yaa qoray udhiipay
@KamadareMaxamed-mf9er
@KamadareMaxamed-mf9er 5 ай бұрын
Asc wll mogadisho dowlad kamajirto ee qof kasta qoreygiisa haqaato oo ha iskadhicino mooryaantaan xasan sheekh kuyiri shacabka laaya
@hassanruqiyi9613
@hassanruqiyi9613 5 ай бұрын
Best mann
@mursalhibiko
@mursalhibiko 5 ай бұрын
Wll aniigu aqoon Ku Malilhi waan Ku dawada xqa kahadlaysid alle wax khayr qaaba ha kugu badalo
@koofichannel
@koofichannel 5 ай бұрын
Soo dhig bal telegram ka linkigiisa
@f.mohamed4638
@f.mohamed4638 5 ай бұрын
Maskin illahey haunaxaresto 😭😭😭😭😭 koley somali cadalad majirte illahey xagese ayan cadalad kasugeyna beithni Rahman.
@Ibrahimka38
@Ibrahimka38 5 ай бұрын
Allaha unaxariista amiin amiin 🤲
@FarisfuadAbdikhalif-x2y
@FarisfuadAbdikhalif-x2y Ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@saidkaamil6018
@saidkaamil6018 5 ай бұрын
Sunxaanallllah walllhi qisadii iigu xanuunka badnayd wiilkaa miskiinka ah Ku soco munasar anigu wan ku kugu taageersanahy dadaalka aad ku jirto dadkan bahalo ayay noqdeen baryahan Waxani wax laqaadan karo maaha
@user-yc3dr2ef8q
@user-yc3dr2ef8q 5 ай бұрын
Wcs walalkey munsar allxmduliilh allxmduliilh yaab walhi
@mahadmohamed3922
@mahadmohamed3922 5 ай бұрын
Allh ha unaxaristo 😢😢qof walbo ooo cadalad daro ku dhacday Adiga ayaa bananka keni kara wllky allh ha ku xafido
@nuurahmed7763
@nuurahmed7763 5 ай бұрын
Munasar kheer alaha ku siiyo
@yabbturb-b3
@yabbturb-b3 5 ай бұрын
😢😢😢😢
@user-zi2my5rj3h
@user-zi2my5rj3h 5 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f 5 ай бұрын
Illahey haunaxariisto marxuumka
@cabdirahmansheikhadam849
@cabdirahmansheikhadam849 5 ай бұрын
Alaha unaxariisto
@maryamfarahw9773
@maryamfarahw9773 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@saladmohamed8894
@saladmohamed8894 5 ай бұрын
Sax waaye qofka danbiilaha Waain in la Soo bandhigo Sawirkiisa.si laamaha amniga Loo Wargaliyo.
@saciid_iid
@saciid_iid 2 ай бұрын
Hayaaaay waa jareer sanka day intuu leeyahay. Waxaasa muqdisho kamida goormee dagee. Annaga waxaa nama joogukaro.
@hanadozil83ozil81
@hanadozil83ozil81 5 ай бұрын
mar walpa dawada waxat noso bandigto balse telegaramka wax kuso bandhigto wan fahmi la ahay sxb munasar bal ifahansii ama linkiga igu so mentiom karee
@khadrocabdi2985
@khadrocabdi2985 5 ай бұрын
Nikan munasto dilagi yaxamarkujiro ķkkkkkkk😅😅😅😅 ❤❤❤❤😂😂
@user-qx9sx8su4v
@user-qx9sx8su4v 5 ай бұрын
Wllhi waa sax munasar ha nasanin pro
@DecksAbdul-ck4sw
@DecksAbdul-ck4sw 5 ай бұрын
Inna lillahi wa inna ilayhi raji'un, Allah haunaxariisto🤲🏽🤲🏽 Malmahan Duufaan aan lagaranayn baa socota Anigu yaabay.
@abwaangedey
@abwaangedey 5 ай бұрын
Allaha u naxariisto
@user-lc7wh1yj8f
@user-lc7wh1yj8f 5 ай бұрын
Kan wajigiisa ayaba cabsi cabsi ah
@Qisaoficial
@Qisaoficial 5 ай бұрын
Waa sax cadaalada u raadi wll abti alah hakuu naxriisto😢
@CabdiraxmaanMaxamed-ws6sn
@CabdiraxmaanMaxamed-ws6sn 5 ай бұрын
Saas waye cadalada hajirto😅😅
@ahmedsalad1393
@ahmedsalad1393 5 ай бұрын
INTII SIID CALI MACLIM INTUUW KU NOOL YAHAY XAMAR GUDIHIISA LAGAMA YAABO INAAY JOOGSATO MUSIIBADA KA SOCOTA XAMAR INAAY SII BADATO MAAHEE JOOGSAN MEESO EE GARSOORKA AYAA LOOGA FADHIYAA CADAALADA SI LOO HELLO NABAD GELYO WAARTA
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 5 ай бұрын
Jareertaan yaa qoriga noogu dhiibey?????
@user-le9nu2db7o
@user-le9nu2db7o 5 ай бұрын
Eellaay iyo jareer beey u taalaa.lkn waxaan qabaa loo celiyo dhulkooda
@ibrahimjamaali4385
@ibrahimjamaali4385 5 ай бұрын
Good man
@user-fp2kx2bo7u
@user-fp2kx2bo7u 5 ай бұрын
Wiilka abgal wye ninka dilayne wa jareer marka yaka yellayo hadu is dhino alle haunaxristo wllkey😢😮
@axmadmaxamd6469
@axmadmaxamd6469 5 ай бұрын
Asc 😢😢😢😢
@Maria28832
@Maria28832 5 ай бұрын
HORTA JAREERTA REER BEYDHABOODKA MA MUQDISHO LAGA TARXIILO OO DHULKODA LA GEEYO WAX IS QARXINAYA WAA AYAGA WAXA WAX DILAYA WAA AYAGA DEEGANKOODA GEEYA WASAQDA TUUGSIGA BADAN
@user-xw8fm2dr3e
@user-xw8fm2dr3e 5 ай бұрын
Allah hau naxriisto😢
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 5 ай бұрын
Munasar waa ku salaamay. Ku wad , xagee wararka ka heshay? Xagee joogtaa, anniga NISA ma ihi. Waana necbahay hay'adaas sida aan Ethiopianka u necbahay
@user-sh3qy3ef4y
@user-sh3qy3ef4y 5 ай бұрын
You are legend😮😢❤😂
@maslah345
@maslah345 5 ай бұрын
Saxiix sharciga waa muhiim waa kan kala haga bulshada
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 5 ай бұрын
Waa ubahanahay telegram soodhig
@adonallah
@adonallah 5 ай бұрын
Bishaan kaliya meqa dambile ayaa baxsaday so xisaabi munasarow
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 5 ай бұрын
Cidanka somliya wa in liska ilayo wayo dirska iyo gorga wxad moda in logu dhibaya shacbka si ay ulayan
@user-kv8rf1yz8p
@user-kv8rf1yz8p 2 ай бұрын
Hala dilo ninkan plz
@abdullahiamin7234
@abdullahiamin7234 5 ай бұрын
Munasar inta fb aan ku aragnay ayaa intana kusoo gudbisay erayga ahaa muuqaalo toosa oo dadku arkayeen dilkana ahaa baa tiri waxaan mooday in askariga dilaaga ah oowiilka tooganaya in dad goob joogayaala soo duubeen oo aad heyso
@ahmedjajale6312
@ahmedjajale6312 5 ай бұрын
Shacbka wxa dhamiyay oo liyanya cidanka dawladu ay mushahar siso iyo alshabab ay kala gostaya 2 waa cadwgoda ee waa in ay shacbku ay is hubiyan oo ay ka cidankah iyo ka al shabakah ay iska dufacan
@Imraan12
@Imraan12 5 ай бұрын
Dawlada halala shaqeeyo ruuxkasta oo arka wuxuu kashakiyo lamaha amniga laxidhiidha
@CayuushaCadeey
@CayuushaCadeey 5 ай бұрын
Sidu ku dilayaa balaya qabaha 😢
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 5 ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔
@drf.m7782
@drf.m7782 5 ай бұрын
Telegramka so dhig munasro
@sayanhussein3298
@sayanhussein3298 5 ай бұрын
Geesi Geesidhaly
@user-sh3qy3ef4y
@user-sh3qy3ef4y 5 ай бұрын
Baydhabo miyaavhalkaan
@Feysal1234
@Feysal1234 5 ай бұрын
Quf aan telegram ka munasar aqoon asaa jaahil ah wuu dambeyaa😢
@AnnoyedFlowerPot-sv7hx
@AnnoyedFlowerPot-sv7hx 5 ай бұрын
Link telegramka ila wadaga
@sshirwacaadan7938
@sshirwacaadan7938 5 ай бұрын
MUQDISHO WAA NAARTA CADDUUNKA WAXAA KU NOOL DAD XAYAWAN MUFTARIS AH 00 U EG YIHIN BANI,AADAMKA. WAR KA GUURA MUQDISHO.
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 5 ай бұрын
Hortayacadalad. Samaynaya. Meeqaqofbaladily. Asgartan. Wakuwimaaaradka. Waxutababary. Inydadkalayan. Sidisa. Ayay bila akhlaqyihin. Marka. Wainaniskqabao
@abdisalanfarah3106
@abdisalanfarah3106 5 ай бұрын
Habar gidir miyaa??? , nin wax dily ileen munasar wuxuu sheegaa habar gidir ayaa wax dishy ayuu dhahaa
@abdurrahmanHarbi-cy8hy
@abdurrahmanHarbi-cy8hy 5 ай бұрын
Kuwii dab kudilay qirtayna aya cadaalad loowayay ku dhuuntay warkisa
@user-sh3qy3ef4y
@user-sh3qy3ef4y 5 ай бұрын
Telgramkaga waa hayaa
@sharmaarkebashiirmahamedsh4325
@sharmaarkebashiirmahamedsh4325 5 ай бұрын
inuu Asaga Dilay Mala Hubaa
@Bile-sharaf.
@Bile-sharaf. 5 ай бұрын
Saas waaye shaqo fcn baad heysaa kii wax dila sawiraantiisa faafi si loosoo qabto
@CaafiTiens
@CaafiTiens 5 ай бұрын
Xamar nimankan dugada uwada badan xabada waa in la ka qadaa
@abdihakimyoussef8556
@abdihakimyoussef8556 5 ай бұрын
Wan kaxumahy
@user-ci9uc3jf6t
@user-ci9uc3jf6t 5 ай бұрын
Munasar hafadhiisan hana nasan ila mujrimiinta laso qabto malinkasta askartan wiilasha yar yar ee irsaqadda doonka ah dilaya
@ShukiMohamed-ql1ig
@ShukiMohamed-ql1ig 5 ай бұрын
Naso wll 90 qofa la dilay arsaq hku radsan😂
@sowdahassan9690
@sowdahassan9690 5 ай бұрын
Munasaroow wad naga waashay kolba meel ayaad noo diraysa
@drf.m7782
@drf.m7782 5 ай бұрын
Jareertan cuqdadisan ya qori lu dhibin
@nimoabdi6499
@nimoabdi6499 5 ай бұрын
❤️👍👍👍🫶🏼
@IsmaaciilIrshaad-je4mb
@IsmaaciilIrshaad-je4mb 5 ай бұрын
Farid
@abdirahmanmohamednoor1826
@abdirahmanmohamednoor1826 5 ай бұрын
Nacala dhale kuwi fosha xuma e fircoon dharka udhaqi jiray u ekaa
@xamsecade1220
@xamsecade1220 5 ай бұрын
Nin h.g Ayaa dilay waapeen cunugan ma,aha jareerta maskiinta kleexda 😂
@MahadAadan-qp8wg
@MahadAadan-qp8wg 5 ай бұрын
H.kintir faanka waa lagu ogaa ogaa
@adonallah
@adonallah 5 ай бұрын
Adeer shaqo fican ayaad heysa ee howshaada gudo askarTaan umada waa dhameeyeen
@asadhagio6491
@asadhagio6491 5 ай бұрын
Nɪᴏ ɪʟᴀᴀ ʏᴏᴜᴛᴜʙᴇ ᴀᴀ , ᴡᴀɴᴀɢᴜsᴏ ᴋᴀʟᴀ ǫᴀʙᴀᴛᴀʏᴇ 😂😂
@user-qn3fy1gy1g
@user-qn3fy1gy1g 5 ай бұрын
Bolis meletaro hakuwasan car muqadisho imow xabadaynkugufokinaya🫵🏼👅👅🖕🏽🖕🏽🖕🏽
@abwaangedey
@abwaangedey 5 ай бұрын
Hhhhh muu nasto muu nasto kulahaaa, munasaroow adiga taliyaha booliska ayaa lagaa dhigaaa
@user-sz7sn2rv9r
@user-sz7sn2rv9r 5 ай бұрын
OO kuwii isaaq ee xamar lagu dilayna maydkii baad xabanaysay Aan is difaacikarayn oo aad ceebay naysay oo aaad lacayd daroogu iyo caanuu isku cabay Maxaad ka hadli warkaagu wuu qabyaala daysan yahee ,Reerkii inan kooda ladilay ayaad ku wiirsanaysey oo madkoodii xamadaysay oo ceebaynaysay mayd ceebeeyoow
@hibomaxamuud2529
@hibomaxamuud2529 5 ай бұрын
Allah ha u naxariisto😢
@hassanruqiyi9613
@hassanruqiyi9613 5 ай бұрын
😢😢😢😢
@user-nq4zw4ne7t
@user-nq4zw4ne7t 5 ай бұрын
Allah unaxriisto Amiin Amiin yarabi 🤲🤲🤲
@risaqcabdi825
@risaqcabdi825 5 ай бұрын
Alle hau naxaristo
@samirasahra1747
@samirasahra1747 5 ай бұрын
iLaahay.Ha.UNaxariisto.AMiiN
@user-xc4rg4cb3f
@user-xc4rg4cb3f 5 ай бұрын
Jareertan yaa qoray udhiipay
@AyaanShiino
@AyaanShiino 5 ай бұрын
😢😢😢😢
@user-em2pu1vy1w
@user-em2pu1vy1w 5 ай бұрын
😢😢😢😢
Why UK 🇬🇧 is going Bankrupt? : Detailed Economic Case Study
20:37
Think School
Рет қаралды 1,4 МЛН
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 29 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 32 МЛН
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 22 МЛН
If Barbie came to life! 💝
00:37
Meow-some! Reacts
Рет қаралды 55 МЛН
IRAN | CHINA | ISRAEL  'WAA TAAS WIXII LAGA BAQAYAY' KALA BAX
13:05
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 47 М.
XANUNKA HIV/AIDS NINKI KU RIDAY KASHKEYSAY QISADA MAMA 50 JIR AH
45:34
Ridhwan Issack
Рет қаралды 362 М.
GABADHA SIDUU EEYGA U CUNAY???
33:15
Fatuma Buraanbur Channel
Рет қаралды 64 М.
A Muslim Man Enters a Church - They Laughed
39:53
Sabeel Ahmed
Рет қаралды 1,6 МЛН
Harley Quinn's plan for revenge!!!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 29 МЛН