MURCANYO | GARDAFU: BELED AAN BADDA MOOYEE BADEECO UGA IMAAN DHANKA BERRIGA

  Рет қаралды 59,031

Daljir

Daljir

2 жыл бұрын

MURCANYO | GARDAFU: BELED AAN BADDA MOOYEE BADEECO UGA IMAAN DHANKA BERRIGA | GOBOLKA KHAYRAADKA BADAN EE HADDANA DADKIISU AYSAN BAAHI LA'AYN | KAGA BOGO WARBIXINTA SAHANKA DALJIR IYO WARIYE Mohamed Ibrahim Geelle
★ ★ ★ Daljir KZfaq Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★

Пікірлер: 96
@shukrisaleh3389
@shukrisaleh3389 9 ай бұрын
Af Soomaliga uu weriyuhu adeegsanayo aad baan ugu farxay, aan af soomaaligeena ilaashano.💖
@Wonderer224
@Wonderer224 Жыл бұрын
Weriyihu aad iyo aad ayuu ugu mahadsan yahay af-Soomaaliga tayada fiican leh ee uu adeegsanaayo. Aad baan uga helay barnaamijka.
@musea.jimcale2014
@musea.jimcale2014 2 жыл бұрын
Masha Allah qurux weyna dhulkenu Alla ha xafido Puntland
@Nono-fm5mj
@Nono-fm5mj 2 жыл бұрын
isaaq ba iska leh soomaliya oo dhan
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
@@Nono-fm5mj riyo soojeed ah baad kujirtaa kkkkkkkkkkk
@lglg6781
@lglg6781 2 жыл бұрын
Masha,allah guuuuuuul reer puntland kgasatan reer murcayo Guuuuuuul ayaan iidiin rajebayaa
@sames1881
@sames1881 11 ай бұрын
Kismaaya idinka soo salaamaya
@zaciimkazaciimka-lr8il
@zaciimkazaciimka-lr8il Жыл бұрын
Masha allah kaapo aniga muqdisho kunolahay meela badan aan horey umaqlin aya kabartay chanelka Daljir aad ayaa umahad santahay
@mustafammj
@mustafammj 9 ай бұрын
Maasha Allah dalkeyga, weligeey Ma aanan tagin degmada Murcanyo balse waa goobta aan ugu jecelahay guud ahaan dalkeyga. Insha Allah mar dhaw coming 🔜
@mohamedbaashi
@mohamedbaashi 2 жыл бұрын
Masha Allah allaha u siyaadiyo kheyr Kay haysataan allaha xifdiyo dadka iyo dalka iyo duunyadaba aamiin
@bardehanad4919
@bardehanad4919 2 жыл бұрын
Wadan nabad ah kheyraad alle ku maneystay. Dadkiisu shaqeystaan oo ay noloshooda soo saarayaan, waa nimco alle loogu xamdiyo oo dhul badan oo Somalia ka mid ah aysan heysan. Dabcan aduun tamasha ka idlaato inta yaroo dhimana waa la gaari haddii aragtiyaha la wadaago.
@jasintz9245
@jasintz9245 Жыл бұрын
Reer Puntland joojiya dhismaha dhul shisheeye, ee dhulkeena aanu dhisano. Hotel ka dhista meeshan lagu soo dalxiis tago. Stop going to Xamar iyo dhul kaley. Come back and build your own land. This jas so much potential.
@AA-ze7zk
@AA-ze7zk Жыл бұрын
DIYAAR BAN AHAY WAA INTI DEGADA GARACAD LAFURAYO ALLE SWT AYA OGU XAMDI NOQEEBA NINCADAAS TIRADA BADAN OO AAN HEYSANO. ALXAMDULLILAH RABBI CALAMIIN.
@mohamedshooqi9572
@mohamedshooqi9572 Жыл бұрын
Ganacsiga kuma xirna dhul shisheeyey meesha faa'idada taala oo lacag laga helo hotel wax waliba laga dhistaa .
@ibrahim10rock
@ibrahim10rock Жыл бұрын
Wadooyin inloodhiso weeye marka hore.
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Aan dhisno Jidadka isku xira bariga foog ee Puntland 🇸🇱
@Cici_mimi
@Cici_mimi Жыл бұрын
@@mohamedshooqi9572 Jiljileeci La Idinku Sheegi Jiray Baad Cadeeysay. Ganacsiga Hadduusan Dhulkaaga Ku Xirneeyn, Ninkii Mj Ahaa Ee Hargeeysa Duleedkeedda Jaziiradda Kadhisay Hoteelka Ugu Quruxdabaddan Kadhisay Xaguu Kudanbeeyay? Soowtii Laga Dhacay Layirina Addeer Na Dhaaf. Waligiinba Murjuq Baad Aheeydeen Maran. War Dhulkiina Dhista Oo Ku Imaansadda Asagaa Waxwalba Yaaliinee.
@ayubsoldad9464
@ayubsoldad9464 2 жыл бұрын
Bari iyo sanaag baa ugu qurux badan dhulka somalidu dagto
@jaluburhaan1128
@jaluburhaan1128 2 жыл бұрын
iyo juba iu shabele ❤
@SurprisedCardGame-pc2uv
@SurprisedCardGame-pc2uv 2 ай бұрын
Insha Allah mar uun dhulka quruxda badan e puntland waan tagi doona
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 9 ай бұрын
Maasha Allaah Dalkeenu wurux badanaa
@OsmaanAhmed-sc8ko
@OsmaanAhmed-sc8ko 3 ай бұрын
Daljir mahadsanidiin❤💯💯👍
@rnuura334
@rnuura334 Жыл бұрын
Rabiyoow Ugargaar Adaa AwoodLehe Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaa Rabi Allaahu AkbaR☝️ Scw Scw Scw❣️❣️❣️❣️
@Kundhaan570
@Kundhaan570 Жыл бұрын
Dhulkygiiii puntlnd wlhi nimcad Hestan dhul horumar ba larabaaa in lasameyo Bes
@omerovali4725
@omerovali4725 Жыл бұрын
maasha allah guul umadda somaliyeed
@Matildaschannel-kx8rz
@Matildaschannel-kx8rz 5 ай бұрын
Insha allah waan jeclahay in aan soo booqdo.
@fatimanour9793
@fatimanour9793 Жыл бұрын
Reer Murcanyo Wa Dad Sharafle Quruxba Idinka Muuqata Waxaad shaantay Magalooyin Badan Oo Maanta Somalia Kajira Alxamdililaah Dhaha
@mruun2509
@mruun2509 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد
@sakariyefigi9625
@sakariyefigi9625 9 ай бұрын
Masha allah
@somaliawamid3934
@somaliawamid3934 2 жыл бұрын
Maasha alh, allaha kaalmeeye
@kmofficial4109
@kmofficial4109 Жыл бұрын
Masha allah qurux badanaa dalkeenu
@mohammedabdi7061
@mohammedabdi7061 2 жыл бұрын
Lacagtii wax lagu qaban lahaa Xamar ayaa layskaga sharaxyaa, qayb
@abobasement346
@abobasement346 Жыл бұрын
Danih damer bah lacagtinih ku bashalayah somalih waxaa dib u dhigay waa tuugoh iyo mafiyoh wadankih ibsaday
@cabdulahimuuseberjeex881
@cabdulahimuuseberjeex881 Жыл бұрын
Maashaa allaah
@mohamedshahahana1253
@mohamedshahahana1253 Жыл бұрын
Masha Allah.
@muxammadsheekh3152
@muxammadsheekh3152 Жыл бұрын
Asc ,Maashaa ALLAAH
@atiquephone2657
@atiquephone2657 Жыл бұрын
Maasha alaah jid boosaaso soogala boosaaso bes bey ubaahan tahay
@calioumarx4289
@calioumarx4289 Жыл бұрын
Wow this beautiful city
@abdulahibile1638
@abdulahibile1638 Жыл бұрын
Mshlh hore usocda reer Murcanyo
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py Жыл бұрын
Dhulki wadalmuge 🎉
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 11 ай бұрын
Waan kusalaamay inaadeer waxaan jeclaan lahaa inaan kulasoo xidhiidho
@Axmedsiciid-fn4py
@Axmedsiciid-fn4py 9 ай бұрын
Haye walal
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 9 ай бұрын
Waad mahadsantahay inaadeer 2 bilood ka hor bay ahayd maanta baad iisoo jawaabtay
@halimali8389
@halimali8389 9 ай бұрын
Horta Daljir ma calaacal iyo baahi uun buu ka waramaa xataa meeshaa qiimahaas leh la sawiro
@mayranegaaleef1164
@mayranegaaleef1164 Жыл бұрын
Guul murcanyo
@fartunyussuf3511
@fartunyussuf3511 Жыл бұрын
Aaway siwaqronkii qurba joota ahaa aanu dhsano dhukenii quruxda badnaa
@esa979
@esa979 Жыл бұрын
Waxbarashadii waalaga Cabanayaa, Quutal Daruurigii waalaga Cabanayaa, Kaluumaysigii waalaga waalaga Cabanayaa, Beerihii waalaga Cabanayaa, Jidadkii waalaga Cabanayaa SOMALI ODHAN KA SIMAN CABSHO IYO WAXNOO QABTA WAA DEEGANKIINI YAAD KU HALAYNAYSAAN WAAR HAGAAJISTA ALLE IDINMA HOOJIYEE
@xirsi.ducaale
@xirsi.ducaale Жыл бұрын
Runtii puntland wax badan bay dacday bal fiiri dad khayraad haysto hadana kaqatan ale ciil badanaa
@1quuran813
@1quuran813 Жыл бұрын
🤲
@biggstone3573
@biggstone3573 Жыл бұрын
Hal wiil oo labo hotel ka dhisa baa ku filan murcanyo
@Cici_mimi
@Cici_mimi Жыл бұрын
Maxaad Wiil Kudooratay? Ama Gabar Maalgashata. Wallee Waa Yaab.
@daahirhirad4428
@daahirhirad4428 Жыл бұрын
Illaah baad leedihii
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 11 ай бұрын
Dadkani waxay kunoolyihiin Somalia waligoodna alshabaab iyo qarax iyo wax is cayrsanaya ma arag Cajaaib dalkeena
@lordduke2959
@lordduke2959 11 ай бұрын
Alxamdullilah. ragaas Mudug ayaa lagu jabiyay.
@aidarusabdilahi4698
@aidarusabdilahi4698 Жыл бұрын
Very sad 😢
@abdirahmanosmanbonaya1898
@abdirahmanosmanbonaya1898 2 жыл бұрын
Xabagtas waxa lagada afartan oo u dhigmata 15 dollar kiladi meshan aan joogo mana lahelo wa dhif dadku jecel yihin ma isoo dirtid
@buullebarre
@buullebarre Жыл бұрын
meelaha aduunka sidan oo kale xeebaha noocan iyo cimiladan oo kale leh ,dalxiiska ayay ka taajireen oo dhaqaalahoodu ku tiirsanyahay waana caan sida malidves mombasa iyo goa india oo ku beegan dhinaca kale baddeenna ,
@axmedkanada853
@axmedkanada853 Жыл бұрын
Asl
@gudoomiye6918
@gudoomiye6918 Жыл бұрын
Dhul dalxiis kuficna meshaa fursada weyn kabanan sidaa arko
@halalinvestment8639
@halalinvestment8639 Жыл бұрын
Wlhi dadka halxabo oo duni ah ma logaado awaye majertenki tiktok gemka lacagta kudiro yahu
@uxmeydubdelraxman3990
@uxmeydubdelraxman3990 2 жыл бұрын
War nimanyahow wada eanaaaaaagsan halo dhiso meesha wa meel aad uwanagsane
@mulaxoahmed4672
@mulaxoahmed4672 2 ай бұрын
Soomali Qabiil ayaa dilay Murcanyo MJ iyo Darood ba ka badan walaalo wax wax wada wabsada Faatax Fahiye waa awoowgey waa ninkii Celkii ugu horeeyay ka qosay School loogu magac daray, weligey ma oran Xafuun iyo Murcanyo ayaan leeyahay wax wada qabsada dib waxaa noo dhigay aniga oo reer hebel ah
@Glydh
@Glydh 5 ай бұрын
Waxaan halkan Kala hadlayaa waa in dadkaa wax lala qabtaa oo dowladnimada buntland la gaarsiiyaa meesha
@mohamoudmusse6144
@mohamoudmusse6144 Жыл бұрын
DHUL WAAYEY WAX KA SHAQEESTA YAA LA HARAY GANACSADA REER PUNTLAND SANADKII LABO BILLYAN OO DOOLLAR CIIL WEYNAA CIIL WEYNAA. !!!!!!!!!!!!!!
@abukarali3558
@abukarali3558 6 ай бұрын
Maxan dhul barwaaqaysan agfadhinaa oo wax an naflahayn iyo siyaasad sii eegayno
@Am-pk3zh
@Am-pk3zh 6 ай бұрын
madaxda puntland waxay wakhti badan kubixiyaan safara micna la'aan ah iyo qarashaad farabadan oo safarada micna la'aanta bixiyo. deni wuxuu bil kumaqnaa UAE meeqaa kubaxdaad umalayn? doorashadi uu xasan culusow kusoo saaray wuxuu kuqarash gareeya $30 million.waxaas oo qarash ah hadii dadkaas wax loogu qaban lahaa wax badan by kacaawin lahayd. dowladniadi waalataba.
@osmanyussuf7069
@osmanyussuf7069 11 ай бұрын
Puntland siyaasad umbaa wererisy,bal may hoos ufiirshan tacabka bada iyo beeraha,dowladu biyo xireeno iyo ceelal biyood may kugaarsiiso beeraha bahida looqabo ee noloshu kuxirantahy
@taliyahaglkcyo7003
@taliyahaglkcyo7003 Жыл бұрын
Hadaa nahay wadalamuge dadka waan sooranaa
@hamzaxayir7870
@hamzaxayir7870 2 жыл бұрын
Gobolkee ayay ku taal magaladani
@AliMaskiin
@AliMaskiin 2 жыл бұрын
Gobolka Bari
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 2 жыл бұрын
Raas casayr
@puntlandland2679
@puntlandland2679 Жыл бұрын
Gardafuu
@Cici_mimi
@Cici_mimi 8 ай бұрын
Dadka Maxaa Uwaaleeysaan? Bari Puntland Dhaha Bas. Gardafuur Iyo laas Caseeyr fahmi mayaan Soomaaliddaan. 🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@shamisaadan703
@shamisaadan703 Жыл бұрын
Siwaaqroonoow dhulkiina dhista
@ashamuse8794
@ashamuse8794 Жыл бұрын
Murcanyo iyo geesaley siwaakhroon malaha Cismaan maxmuud baaleh
@ashamuse8794
@ashamuse8794 Жыл бұрын
Abahaa iyo hoyadaaa weydii yaaleh murcanyo kkkll
@Mrkaarto1
@Mrkaarto1 Жыл бұрын
Waa degaan Wadalmuge beerahana Wadalmuge ayaa ubadan. walaalahayaga suldanadii cusman maxamuud ayaan kusoo dhoweenay weena naladagaan murcanyo.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
@@Mrkaarto1 wadalmuge mudugbuu dagaa deegaankaan waa dhulkii cismaan maxamuud ka ee Dadka Beenta kadaaya
@lordduke2959
@lordduke2959 11 ай бұрын
Reer Puntland baa leh sxb.
@jamaalyuusuf8904
@jamaalyuusuf8904 Жыл бұрын
Beent iska daa badcas somaliba maleh aqoonta hagaaji
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 Жыл бұрын
Yadaaa yaaa leh hhh
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Aqoontaadu hadaa maxay tahay noosheeg hadaa ma bada hindiyaa Marta gobolkaan miskiin baatahay yaa bad ku baray
@jakey2424
@jakey2424 Жыл бұрын
Badda Hindiya waxay martaa Gobolka Jubbada Hoose Jubada Dhexe, Shabeelaha Hoose, Banaadir, Shabeelaha Dhexe, Galguduud, Mudug, Nugaal iyo Bari. Badda Cas waxay martaa Bari, Sanaag, WoqooyiGalbeed iyo Awdal.
@jakey2424
@jakey2424 Жыл бұрын
Saddexda qabiil ee aan badda haysan waa Mareexaan, Dhulbahante iyo Xawaadle. Waxaan ka hadlayaa qabiilada waawayn ee leh gobol. Mareexaan wuxuu degaa galguduud, Gedo iyo Jubada dhexe. Xawaadle waxay degaan Hiiraan iyo Shabeelaha dhexe. Dhulbahante waxay degaan Sool, Sanaag iyo Togdheer. Waa saddex qabiil oo waawayn oo midwalba xitaa leeyahay gobol u gaara laakiin bad malaha
@awilyusuf6553
@awilyusuf6553 Жыл бұрын
@@jakey2424 Waaaa runtaaa lkn ma badda ma qabiil baaa leh mise waa la wada leeyhy Wixii soomaali leedahyoo dhan waa la leenhy 😉😁😁
@samaale7381
@samaale7381 Жыл бұрын
Dadkan ma zanzibari baa somaliba uma eko. Marka somalidu leedahay reer Bari waxaa ku jiro firr zanzibar waxbaa ka jiro.
@lordduke2959
@lordduke2959 11 ай бұрын
Maxaa kaa galay gun yahow🤣
@farahyusuf4608
@farahyusuf4608 10 ай бұрын
Joojiya baryada.isku tashi sameeya xoog waad heysataan.musqulna waad kacabaneysaan
@farahyusuf4608
@farahyusuf4608 10 ай бұрын
Hayad wey idin duleyneysaa. Bil walba wax yar qabta
@yuurbciismaan7359
@yuurbciismaan7359 Жыл бұрын
masha allha
XAAFUUN: Jasiiraddii Cusbada iyo Luulka.
6:36
Astaan
Рет қаралды 80 М.
Garduush: Duulkii Qubadu, Quudka U Ahayd!
6:05
Astaan
Рет қаралды 94 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 9 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 23 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermtt
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 10 МЛН
Geesaleey: Beerta Timirta ee Ugu Weyn Geeska Afrika.
7:21
Astaan
Рет қаралды 208 М.
Xaafad casri ah oo laga dhisaayo Muqdisho.
18:15
Jimcaale Deals
Рет қаралды 69 М.
Qandala, Somalia
7:32
Sola Portal
Рет қаралды 32 М.
NOLOSHA & BARWAAQADDA DOOLOW, SOMALIA!
12:36
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 35 М.
Inside eyl Somalia | gobta ugu qurxoon  puntland | part 1
12:22
Mohamed Lafcas
Рет қаралды 88 М.
HAPPY BIRTHDAY @mozabrick 🎉 #cat #funny
00:36
SOFIADELMONSTRO
Рет қаралды 17 МЛН