MURSAL MUUSE┇HEES MACAN (GUDOON KALGACAYL 2018)┇LYRICS 2018

  Рет қаралды 775,469

ZACK FILMS

ZACK FILMS

6 жыл бұрын

MURSAL MUUSE HEES CUSUB (GUDOON KALGACAYL 2018) LYRICS BY ZACK FILMS

Пікірлер: 551
@CABDULAAHI_QARXIS
@CABDULAAHI_QARXIS 9 ай бұрын
Waxaan filayaa inaad maalin uun commentigayga arki doontid lkn tolow waa goorma😢💔 taariikhdu waa 15/10/2023 00:35 habenimo hdaa iga dambyso Like dhac kusii 👍🙏
@Mawliidkawsarfamily
@Mawliidkawsarfamily 9 ай бұрын
😢
@adam_xidig2196
@adam_xidig2196 8 ай бұрын
Same time 00:35 habeenimo after 1 month 😢
@mutazmuhumed1526
@mutazmuhumed1526 8 ай бұрын
Im here with you guys
@faysageeenyo110
@faysageeenyo110 7 ай бұрын
Wan ku arkaaa
@hodaniishhodanali950
@hodaniishhodanali950 7 ай бұрын
😢😢
@abdulnassersaealli
@abdulnassersaealli 5 ай бұрын
Inta 2024 soo raadisay waxan idin rajeynaya dhib walbo ku heysto inuu alle ka qaado wll mcn
@user-lo5qw6wf4q
@user-lo5qw6wf4q 3 ай бұрын
Sido kle adgna pro
@shiinecumar
@shiinecumar 3 ай бұрын
Amiin wllo
@user-ng9ee8eh7x
@user-ng9ee8eh7x 3 ай бұрын
Ameen wllo sido kale❤
@hibaqmohamed2201
@hibaqmohamed2201 3 ай бұрын
It's me 😊
@user-rq3pw2ju6i
@user-rq3pw2ju6i 8 күн бұрын
Aamiin sido kale❤ wll
@Yaab_yaab
@Yaab_yaab 2 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaaa habeen talaato soo galayso 21:19 habenimo anigoo examkii finalka ee jamacada amoud university ii bilamaayo waxana iiga hadhan 12cisho tariikhdu waa 6/3/2024 Hadaad hada dawanayso like dhac kusii wllo
@anfacbeshir
@anfacbeshir Ай бұрын
30/6/2024 😢😢😢
@MohamedAhmed-jo7vi
@MohamedAhmed-jo7vi 16 күн бұрын
Jaamacada ma ku dhamaday pro
@manaalshariif2246
@manaalshariif2246 10 ай бұрын
Cudoon Hoo Galkacayl Gunto Hoo Kal-Nugayl Guro Hoo Mirihii Gaarka aad U Lahayd😫❤ Heestaan waxaan Dhagaysnyaa 15/september/2023 Dareen Gooniya😢❤
@user-qq4hk7cb7b
@user-qq4hk7cb7b 4 ай бұрын
😢😢
@mahdimo6276
@mahdimo6276 3 ай бұрын
Heestan waxa dhageesanooya hbn axad soo galeeso 20 april 2024 si jawi dagan iyo xasuuso gaar ah marwalbo wa dhageesan jiray lkn cawa ina comment uqoro goaansaday hada waa sii dhageesan doona waa mid kamid ah heesaha ugu jeclahy ❤❤❤
@ollowdecoration3845
@ollowdecoration3845 3 ай бұрын
Anigana hda igu horeysa😢
@mahdimo6276
@mahdimo6276 3 ай бұрын
@@ollowdecoration3845 jcyl wiliga makugu dhicin😆
@mahdimo6276
@mahdimo6276 3 ай бұрын
@@ollowdecoration3845 fiiir ma is baran karnaa abaayo
@user-wz5pe5nl8o
@user-wz5pe5nl8o 3 ай бұрын
Sxp Hesaha Ha Badsan ❤
@najmafunnyofficial2601
@najmafunnyofficial2601 4 ай бұрын
10/4/2024 maalin ciid ah dadka iga danbe aad baan idin salaamay Guuleysta farxada ku noloda 🎉🤲
@Hassanleftty
@Hassanleftty 3 ай бұрын
Waaka qaadnay guul ku rajeynayaa 🤝😍
@queenamiisha8150
@queenamiisha8150 6 ай бұрын
Alipashi Abdirizak ilaaahow jirkiiisa cadaabta Iga ilaaali wligay sidaaa u jeclaady qof uma jeclaaan wuxuu kamid ahaa dadkii ugu wngsanaa oo geerudu Iga kaxaysay😭😭🫀🤲
@MaryamaMaryama-zn4jb
@MaryamaMaryama-zn4jb 3 ай бұрын
💔🥺
@ShukriAliabdi-vy5it
@ShukriAliabdi-vy5it 3 ай бұрын
Oo ma dhitey😢
@ZACKFILMS
@ZACKFILMS 6 жыл бұрын
Guddoon Hoo Kalgacayl Gunto Hoo Kal-Nugayl Guro Hoo Midhihii Gaarka Aad U Lahayd!
@sharmarkeabdi9107
@sharmarkeabdi9107 6 жыл бұрын
ZACK FILMS 🙌🙌
@isackshariifmohamed9519
@isackshariifmohamed9519 3 жыл бұрын
🍀💐Mursal muuse umar🥀💝🙋‍♀️
@ahmedosokobar7155
@ahmedosokobar7155 10 ай бұрын
Gob naftaan jeclaay Gab naftaan ku ahay Gabdho tan ka xushay wan kujclhy hbb najehy ❤ rabi raali hak ahado
@user-mp1dr4cv8l
@user-mp1dr4cv8l 10 ай бұрын
Alle hakuu daayo wlky❤
@ShaadiaCabdi
@ShaadiaCabdi 8 ай бұрын
Ayyy❤😩
@AysarAbdicasiis
@AysarAbdicasiis 3 ай бұрын
Heestan wxan dhakaysan jiray 2019 bari aan is jecleen gabar aan jaar aheen lkiin hada waydhimatay😢 ilahay ha unaxariistee habeenkii igu danbeyay wan isdagalsaneen aroortii anoo isleh maslax ayaan wacay numbeekeedi wala iga qabtay wxaan dhahay ayman😓 waxa layku yiri ayman maha waa wlashed wxa dhahay ayman meday waxay igu dhaheen ayman way dhimatay😭😭 saan unaxay waligay uma nixin Allow unaxariiste wxay kamid ahayd dadkii igu qalisanaa ee eebe iga oofsaday uduceeya dhamatiin😢😢
@shiinecumar
@shiinecumar 3 ай бұрын
Ilahy uu naxriiso❤❤
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 3 ай бұрын
Naxariis wasac alle ha siiyo hno 😢2024/5/10
@maimunahmed6686
@maimunahmed6686 8 ай бұрын
9/12/2023 3:47 Heestan dareen goni igu ledahy my husband always wuu iqadaa what a love ❤
@abdirahmankismaawi6496
@abdirahmankismaawi6496 3 жыл бұрын
2020 inta jifka ku firsaneyso like bac
@user-uu6tx8kg9f
@user-uu6tx8kg9f 3 ай бұрын
Inta daawatay 2024 waan idin salamy😂
@karimitimawayne5358
@karimitimawayne5358 6 жыл бұрын
Mursal Muse my favorite Somali Fanaan👏🏽 Love Xidigaha geeska Stay Blessed forever.🙌🏽
@mohamudkadoon6512
@mohamudkadoon6512 2 ай бұрын
"Gacantii midigay Gacaltooyo qofloon Gefba aan gelineey " Yaa salaam 21/5/2024 Habeen talaado ah Saacadu ay tahay 1:00 Am
@karaamo818
@karaamo818 13 күн бұрын
Heestan waxaan dhagaysanaa cawa oo ay tahay taariikhdu :7/26/2024 waxana isoo dirtay marwadada aaan aduunka ugu jeclhy hamda mahmed eebe wax ku dhiba kuma tuso mcn 💕❤️
@user-mp9cs9uv8j
@user-mp9cs9uv8j 5 ай бұрын
Gop Naftaan Jeclaa Gab Naftaan ku Ahaa raga kaan ka xusha😭💔 ilahow qlpiga ii qaboji😭🤲
@lajeclaysaxansaxo5241
@lajeclaysaxansaxo5241 3 ай бұрын
Amiin😢
@DeganAbdi-rp7yz
@DeganAbdi-rp7yz Ай бұрын
Aamin 😢
@user-vz2fk7ub4q
@user-vz2fk7ub4q 6 ай бұрын
Gob Naftaan jeclaay Gab Naftaan ku Ahaay Gabdha Taan ka xushaay hees io Badh🥺♥️
@CaashoHibo
@CaashoHibo 8 ай бұрын
Gob naftaan jeceloow😢 Gab naftaan ku ahooow❤ Ragna kaan ka xushoow😭💔
@yussufjelle1404
@yussufjelle1404 3 ай бұрын
❤❤❤
@samihasaid4271
@samihasaid4271 Жыл бұрын
Heestaan maxaa raadiyay waxaan ku bartay musalsalka isbadal jaceyl ❤❤❤❤
@mumtaazmohamed1394
@mumtaazmohamed1394 10 ай бұрын
Ila xiliga sidan uradinayay 14/9/2023ayaan helay 🥺🫶
@FatxiMaxamud-tm4ny
@FatxiMaxamud-tm4ny 10 ай бұрын
​@@mumtaazmohamed1394ihiì❤
@nasteexacabdiraxmaan5122
@nasteexacabdiraxmaan5122 10 ай бұрын
@@mumtaazmohamed1394 ilaa hdan raadinaayay wlhi🥲💔
@ahmedmohamedahmed8820
@ahmedmohamedahmed8820 5 ай бұрын
Inta iga dambeeso liketa waa xagaa taarikhdu waa 8/3/2024 .fadlan ha idhaafin adoon like ii saarin❤😢
@abdiqaadirrashiid6374
@abdiqaadirrashiid6374 6 жыл бұрын
Eraydii iyo laxankii Xasan daahir ismaciil weedhsame. Ragbaa is helay
@haniqali5085
@haniqali5085 6 жыл бұрын
Wale cood wosiyay kasiwad mesha pls like isara inta tagerto mursal muse
@fatmamoha7922
@fatmamoha7922 5 жыл бұрын
Wacha ujinga
@bashiirmaden738
@bashiirmaden738 4 жыл бұрын
Top soune
@aaminoabdirahim7597
@aaminoabdirahim7597 3 жыл бұрын
8l
@aaminoabdirahim7597
@aaminoabdirahim7597 3 жыл бұрын
@@fatmamoha7922 ook9999990ll
@aaminoabdirahim7597
@aaminoabdirahim7597 3 жыл бұрын
@@fatmamoha7922 0
@AsmaaCumar-fi5cn
@AsmaaCumar-fi5cn 6 ай бұрын
Guddoon Hoo kalgacayl 😢❤ gunto Hoo kal*nugayl 🥵 Guro Hoo midhihii Gaarka Aad u lahayd😿💔🫀 Heestaan waxan dhageysanaya [1/1/2024] Xasuus heestaaN😭💔
@ahmednuur4885
@ahmednuur4885 7 ай бұрын
Waa aryo aad uqimo badan waxyana layihiin Darren koniya waxana dawanooyaa 15 Decbar 2023
@moulitdabaare7442
@moulitdabaare7442 8 ай бұрын
*Gob naftaan jeclaay* *Gab naftaan Ku ahay* *Gabdho tan Ka xushay* *Wan Ku jclhy Hbbi* *❤Naasiba❤*
@zamzammedhane4013
@zamzammedhane4013 2 жыл бұрын
Hestan waxaa ku bartay musaslkii isbadal jacayl ayaa ku bartay markaa ayaa so radshay hets ax yaa cid mursal muse horey u soco pro from borMa🥰🥰
@asmacabdi9296
@asmacabdi9296 5 жыл бұрын
Allahe kama gudhshe Adna gaxda kamal hodanay😍😍😍 heestan hodan Abdiraxman Ayan lajeclady baa😂😂
@CilmiClaahi
@CilmiClaahi 6 жыл бұрын
Heestan aad baan uga helay waxaa laxanka iyo midhahaba israac sadey saxiib qaaliya abwaan xasan daahir ismaaciil weedhsame afku kuma go,o mursal muuse codkiisii toolmoonaa ee dunuunuca ahaa waa wax uu ka ga duwan yahan mursan codkaa dunuunuca ahi sxb mursal aad baan kuu taageer sanahay xasana waxaan leeyahay mursal muuse heesahaaga la ogow sxb xasan daahir waad mahad santihiin cajiib
@maxamedmaxamuud7409
@maxamedmaxamuud7409 5 жыл бұрын
Cilmi C.laahi mahaddanid
@footballworld5384
@footballworld5384 6 жыл бұрын
Gudcurkii-khadra sinimo cadadii- ka gadaal timideey-hodan cabdiraxmaan😭
@FaadumoXaashi-mf9zo
@FaadumoXaashi-mf9zo 5 ай бұрын
After 5 years ago hogan
@lajeclaysaxansaxo5241
@lajeclaysaxansaxo5241 3 ай бұрын
Rag kan ka xushow ma dhimatey san ku hecla lkn ilhy ikga jeclday 😢😢😢😢
@unknow1871
@unknow1871 2 ай бұрын
Sorry abyo🥺
@lajeclaysaxansaxo5241
@lajeclaysaxansaxo5241 2 ай бұрын
Tankis abyo​@@unknow1871
@user-ep4hq7gt7b
@user-ep4hq7gt7b 2 күн бұрын
Wll aniba kula mid ahay ilhy haw naxaristo 😢😢
@somalituneshd7637
@somalituneshd7637 6 жыл бұрын
Ruuug Cadaagii Soo Rogaal Celi #ZackFilms si weyn baa laguu tebay
@cabdikaaficabdicusman4994
@cabdikaaficabdicusman4994 6 жыл бұрын
Gudoon hoo hoo kal gaceyl Gunto hoo.kal nugeyl Guro hoo mirihii Gaarka aad ulahey Gacantii midigey Gacaltooyo qafloon Gefba aan galineey Qalbigaad godlisaan Gaawe kuugu lisee Alla kaa gurshee Adna gaaxda kamaaal Ax yaaa jaceyl gabarbaan shansano sxb nahay imikana safar wax barasho aan usocdaa igu so duceya inaan isweyn
@caashiq1911
@caashiq1911 Жыл бұрын
sxᴘ ʜᴀᴅᴀ ᴍᴀ ʜᴇsʜᴀʏ💔😰😰😰
@cosoblecade7668
@cosoblecade7668 2 ай бұрын
​@@caashiq1911 My wali waan wadaa maantaa axbkey commantigaan iisoo diray alx wax walbo siwacan usocdaan
@user-pv1dx9rs6b
@user-pv1dx9rs6b 10 ай бұрын
very nice heesta ninki jacayl soo maray garan karaa❤❤
@SuudiSuudikhan
@SuudiSuudikhan 5 ай бұрын
saiid
@khadrasiciid3518
@khadrasiciid3518 6 жыл бұрын
Ooow mursal muuse is back umaleyn maayo Inuu jiro fanaan cod ku gaadhayaaa
@Qofnaba.
@Qofnaba. 6 жыл бұрын
Layskama heesi sida mursal ba lo hesa ama walyska daya
@aaminoapdi8331
@aaminoapdi8331 2 жыл бұрын
Qalbigaad goglizaan gaawe kuugu lisee alle kaama gurshee adna gaaxda kamaaL guro hoo mirihii gaarka aad ulahaYd Hanadkayga. Mahad shiine G.🥰🌍♥️🌷🥀
@Idilhassan-kt5wu
@Idilhassan-kt5wu 3 ай бұрын
25 april alla hdan heli lhaa qof si dhaba ii jecelkhyrkay bn dhinac ka raaci lhaa illhayow waa sld makhribee dad baa qalbigeyga ku ciyaare iyagoo nabsi naf la ah cagahayga hoos keen 🥹😔
@GulledBashiir
@GulledBashiir 3 ай бұрын
Waad helin paayo❤
@tiger__official
@tiger__official 3 ай бұрын
Team qiiro waan idin salaamay😂❤
@MariaMohamed-uj2cm
@MariaMohamed-uj2cm 3 ай бұрын
😂👋
@mohamedbluetooth2943
@mohamedbluetooth2943 6 жыл бұрын
Heeesaha islowgi ah wuu ku soo pax mursal muuse wlhi 😍 welcm bck zaak waa lagu tabay lipaax
@AxmadCabdi-te2cu
@AxmadCabdi-te2cu 7 ай бұрын
Dhamadka Sanadka 19 /12 /2023 habeenimo 8:10 daqiiqo Hadad Qoralkeyga Aragto like dhac kusii
@janogashoamatalaah7764
@janogashoamatalaah7764 7 ай бұрын
Kuslmyaa hno sannad wngsn kuurjeynyaaa ​@@AxmadCabdi-te2cu
@user-hw5gx3xw2h
@user-hw5gx3xw2h 8 ай бұрын
Gob naftaan jeceloow❤ Gab naftaan ku ahooow❤ Ragna kaan ka xushoow😭🫅
@deeqahassan5565
@deeqahassan5565 6 жыл бұрын
Yaasalaam fanaan labo maaha mursal muuse cumar ilaaahay haku xafido wllkay
@drsmanaalsaed9539
@drsmanaalsaed9539 6 жыл бұрын
Mcan bdana wlo mursal♥kutera hore usoco
@daahiromar7178
@daahiromar7178 10 ай бұрын
Gurro Hoo midhihiii 😢😢 Aad gaarka u laheyd 😢😢
@hanakhadar7901
@hanakhadar7901 10 ай бұрын
Axad bishu thy 24 sep 2023 ayan dhagaysanaya ano xalado badan igu furan yahin wxn rajaynayaa in malmo ka wcn kujiro an commnt arki dono😢
@simanibraahim2876
@simanibraahim2876 6 ай бұрын
9 Feb 2024😢😢😢 still listening 🎶 waxan uxiisay qofki an hestan iqaadi jiray inshaallah inan Mardhaw midowno rajeynaa
@abdallaeid045
@abdallaeid045 2 жыл бұрын
21November 2021 Ayaan Dhageeysanayaa🎧 Hees Ka Macaan Toloow ma dhageeysan doonaa🤔 Erayadii Iyo Laxankii Weedh same📝 Codkii macaanaa Ee Mursal Muuse🎤
@hothoadam2597
@hothoadam2597 3 ай бұрын
heestan waa inan u diro markaan feelings isaga u qaado- guro hoo midhihii gaarka aad u lahayd ❤😢
@zuuraleydamuqdisha9828
@zuuraleydamuqdisha9828 6 жыл бұрын
Heeatan mxn wx bdn radiye thnks wallkey
@nimcaanjimcaalenimcaanqalb666
@nimcaanjimcaalenimcaanqalb666 6 жыл бұрын
gogol maanka utaal galab galab roooooooooooooooooon mid dagtaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaaat ...................hees dheh mursal yare................jacaylkiii hodan c.raxmaaaaaaaaaaaaaan dheeeeeeeeeeeeeeeere
@sadamxuseen4261
@sadamxuseen4261 3 жыл бұрын
Inta heestan macaan ila jecel 2020 ilaa 2018 like ha ika dhabiilin 🥰🥰🤩
@mutazmuhumed1526
@mutazmuhumed1526 8 ай бұрын
Gurro hoo midhihii gaarka u lahayd ❤❤❤. 4/12/23. Monday ❤ 9:14pm
@safiirkareermiyiga6105
@safiirkareermiyiga6105 6 жыл бұрын
War Ileen mursal Muuse wuu noolaa First view Plz like Hadad illah taqaan
@bisharoabdulahiabdi4716
@bisharoabdulahiabdi4716 5 жыл бұрын
Heestaan musalsalka moolii konal kubartay inta ila qabta like iisaara
@FaadumoXaashi-mf9zo
@FaadumoXaashi-mf9zo 5 ай бұрын
5 years ago arkaaya sorry😢
@user-mp1dr4cv8l
@user-mp1dr4cv8l 10 ай бұрын
Heesta ma ilaapo iyadaa ii wehel ah waxa mar kaste ii qaadi jiray. Wiil xidhidh naga dhaxeyy alx hadan waa ninkayga alle hay napd keeno 😢😊
@CiilowAxmed
@CiilowAxmed 3 ай бұрын
heestan wax dhageysanaya maalin axad ah tariikhad waa 28 april 2024 sanadka wax fila inaa arki soonta sacado waa 14:21 😢❤
@saxardiidmaxamed1254
@saxardiidmaxamed1254 6 жыл бұрын
FAST VIEWS But commentska lyga hor mare mursal muuse hore usoco
@Muscab07
@Muscab07 2 ай бұрын
18 may 2024 Maalin Sabti Ah Hambalyo somaliland 💚💨❤
@abdirahmanking882
@abdirahmanking882 3 жыл бұрын
Guro Mcn midhihii Gaarka Aad u lahayd Yasiim Qalbi❤️👸🔐
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 3 жыл бұрын
@kittyuniverse7744
@kittyuniverse7744 5 жыл бұрын
Boqorka codka iyo quruxda nooloow in badan 😍👈😍
@janaat3903
@janaat3903 6 жыл бұрын
Waa hees aad ugu bogay way taabanaysaa dareen bay igu dhalisay so macan weeyaan Gudoon hoo kalgacaylkii Gunyoo kalnugayn Guroo midhihii Gaarka aad u la hayd
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 6 жыл бұрын
"Gob Naftaan Jeclaay Gab Naftaan Ku Ahaay Gabdho Taan Ka Xushaay" Mursal Muuse Cumar Iyo ZACK FILMS Jira Oo Jooga
@isackshariifmohamed9519
@isackshariifmohamed9519 3 жыл бұрын
Gob naftaan jeclaay Gob nathan ku abaayo Habdho Taan la.xushaay..⚘💐🥀
@shaafic-xakiin8273
@shaafic-xakiin8273 6 жыл бұрын
welcome back legend zack
@ilhaanahmed8516
@ilhaanahmed8516 4 ай бұрын
8/4/2024🥺💔
@siciidmaxamed817
@siciidmaxamed817 3 ай бұрын
Maxaa kugu dhacay wll mcn😢
@lajeclaysaxansaxo5241
@lajeclaysaxansaxo5241 3 ай бұрын
​@@siciidmaxamed817.ani malin waxa dhcday in anoo wada socony mudo3 bilood in malin la dhy wuu dhinty walhi hestan buu iqadi jiray naxdin😢😢
@Hujaaale
@Hujaaale 27 күн бұрын
Gudcurkii cadadii, ka gadaal timiyey. Waa midHo qalbiga kasoo go.ay😑🫀
@abdillahiabadir3083
@abdillahiabadir3083 5 жыл бұрын
Alaylehe hesse iyo badh midhihi iyo laxanka abwaan ki cusla weedsame iyo fanaan aan aad utagero mursal musse 29/7/2019
@abdinordahir663
@abdinordahir663 3 ай бұрын
Jimco 19 April 2024 14:42 Salaama haduu qoraalkeyga kusoo gaaray.
@Hooda21
@Hooda21 3 ай бұрын
Qalbigaad godlisaa Gaawe kuugu lisee Alle kaama gudhshee Adna gaaxda ka maal.❤
@beerkacadde8914
@beerkacadde8914 7 ай бұрын
Heesaha uu sameeyay Abwaan Xasan Daahir Ismail (Weedhsame) ee mursal muuse qaado 1 Gob naftaan jeclaa 2 caashaqa dhabta 3 naafada caashaqa 4 dhexyar dhuubo 5 bilcan(yaa baday wadnaha baaxadeg)
@testfahie2204
@testfahie2204 6 жыл бұрын
WooW 9ice one mstr mursal muuse horay u soco
@mohammedadow3360
@mohammedadow3360 3 ай бұрын
Gob naftaan jaclaay. Gab naftaan ku ahay. gabdho taan ka xushaayy hbb ❤ rabi raali hak ahado 27/10/2023 waa sanaad xasus lih 🫀♥️💯
@nidolzack7052
@nidolzack7052 10 ай бұрын
29 september Nairobi kenya habeen jimco ah 2:10am Roobne da'aayo.. heestaan dhagesanayaa qof mcn baa iga sii waalaya ..🙈🙉
@naciimaasad4025
@naciimaasad4025 3 ай бұрын
Jcylkyga hestan izla dhagysanyny isagana iqadayy I llahayow calaf igu dar wa zo gali dona comentiska inshllh hdan iz calfano❤😢
@bahjafaysal1158
@bahjafaysal1158 3 ай бұрын
Amiin hno ❤😢
@nemoabdi9479
@nemoabdi9479 3 ай бұрын
💔😭gogol maanka utaaal galap rooon mid dagooow 😢💔 wan kuxiisay
@Muscab07
@Muscab07 2 ай бұрын
Jcyl 🥺😟💔
@ahmedcabdi407
@ahmedcabdi407 5 жыл бұрын
mursal muuse cumar fanan kaliya ee fananinta danbe sijoogto ah udhagysto
@ahmedcabdi407
@ahmedcabdi407 5 жыл бұрын
heestan waxan ku dhagystay magalada muqdisho 22april 2019 xafada danwadaag
@shafieebrahim3246
@shafieebrahim3246 3 ай бұрын
"Gob naftaan jeclaa, Gab naftaan ku ahaa, Gabdho taan ka xushaay". ❤❤
@jeeyga1
@jeeyga1 6 жыл бұрын
waa iska sidaan marka mursal iyo weedhsame hees iskugu tagaan. hees iyo bar wlhi
@Upthirizack
@Upthirizack 5 ай бұрын
16 February 08:40 wli dhageysanaya hestan 🥹🥹🥹🥹 ❤
@amuunhassan8918
@amuunhassan8918 7 ай бұрын
Guducurkii iyo nolshii adkayad een so maray cadadii ka daba yimiyow 😢❤ 16,12,2023
@IfraaxcabdiXasan
@IfraaxcabdiXasan 6 ай бұрын
Gop Naftan jeclay Gop Naftan ku ahy gabdho taan ka xuushayy Jah wa Hees Daren leh ❤😢
@rayaancabdi6542
@rayaancabdi6542 23 күн бұрын
16 July 2024 Gudoon hoo kalgacayl gun to hoo kal Nugayl guro hoooooooooo mirihiii gaarka aad ulahayd ❤❤ erayada iyo codka 😢
@MustapheKarama
@MustapheKarama 4 ай бұрын
15/3/2024 ramadaan lagu jiro astaqfuranlah 😂 jacayl baa imuquuniyay😂
@user-py7ri1ul5w
@user-py7ri1ul5w 4 ай бұрын
Danbi baynu shaqaysaney😂
@Araweelomoh
@Araweelomoh 4 ай бұрын
@@user-py7ri1ul5willahy baynu lenahy 😭😂
@saadaqmuhammed1940
@saadaqmuhammed1940 4 ай бұрын
isku mid😂😂😂​@@Araweelomoh
@Ladan-Ali
@Ladan-Ali 2 ай бұрын
qofan ad u jeclhy aya iso diray hestan tagere uma ihi mursal balse hestan wxy noqoty midan adunka dhan ugu jeclhy ❤
@happyahmed1257
@happyahmed1257 6 жыл бұрын
woow bro mursal muuse iyo bro xasan dhuxul laabsalax nolodaa best song curdki xidigah geeska more love iga hanta laba qofo qaaliya
@saacidxaaji6444
@saacidxaaji6444 6 жыл бұрын
weedhsame dheh
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 3 жыл бұрын
Gudcurkii caddadii ka gadaal timiyeey Gogol maanka utaal Galab roon mid degtaay😢👑💏
@mohamedapdiqadir6191
@mohamedapdiqadir6191 Жыл бұрын
Durba 2 sano ayaa kaso wareegay malinkan faaladan ka dhiibtey,Ala muxuu waqtigu isgurayaa🥲
@hananXasan
@hananXasan 8 ай бұрын
Hees waxa ku barty wila sxb aheen oo isku barny garuub waa xasusta waxa waqtikas ku nola doh Hada laki wadan kale bujoog waa jecldy waan ka helay si xada dhaaf ah lkn Uma shekan waxa u xariirya saxab ahan lkn waa jecalhy
@duniamuhamedosman3451
@duniamuhamedosman3451 4 жыл бұрын
Gob naftaan jeclaaY gabnaftaan kh ahaay gabdho taa ka xushaaY 💋😍 hestan wx kle wye wllhi
@misshiirey708
@misshiirey708 7 ай бұрын
31/12/2023 habenki ugu danbeeysay ee 2023 saacaduna tahay 10:00pm axada 😢 hbn aan ku macasaleemeyy kuwaan dad u jecla 🥹 nafyahay kaliga noolow xurnimo 🥰
@sacdiyohassan9990
@sacdiyohassan9990 6 жыл бұрын
Curudkii Xidigaha Geeska wankugu heesta😍
@a.rahmanhassan2221
@a.rahmanhassan2221 5 ай бұрын
Heestani si bay ii taabanaysaa, Sababtana garan maayo.
@user-pt5kp9mn3h
@user-pt5kp9mn3h 6 ай бұрын
Waxan Jeclahay ZiHammm MarwadayDa❤🎉
@Habeen-dhalad.
@Habeen-dhalad. 10 ай бұрын
Caajib heestan waa midhi dareen leh❤ gudoon hoo kalgacayl Gunto hoo kal-nugayl
@mohamedcaare1559
@mohamedcaare1559 6 жыл бұрын
eesh qiyaasak hees shidan hore u soco zak films bro
@lajeclaysaxansaxo5241
@lajeclaysaxansaxo5241 3 ай бұрын
Mid an idin shego gabho waliga wiil ku jelcel hka tagin ninka raga marbuu wax jecelda ani walhi soo gabr ma ahi waxan iska iliya nbsiga wayo adaa bri ku qabsan mr bay dhcdy lkn ani hada walhi waliga abyo wiilku jeclel haka tagin bila sabb walhi nin raga marbuu cishoda wana markuu wax jecldo sax😢😢
@awalexaaji9948
@awalexaaji9948 6 жыл бұрын
Ruug cadaahii soo rogaal celi !!! Welcome back sir zack.
@hani8002
@hani8002 8 ай бұрын
😊😊😊
@dhuxuldhuxul3136
@dhuxuldhuxul3136 2 жыл бұрын
wa Hesa aad u macan wx eryad iska lha abwaan weedhsame ♥️
@abdullahiibrahim6941
@abdullahiibrahim6941 5 жыл бұрын
Mursal wlh waxaad kujirtaa fanaaniinta aan aadka uga helo 😘😘😘😘
@CharmakemoussaCharmakemo-rl8pz
@CharmakemoussaCharmakemo-rl8pz 7 ай бұрын
Guro hoo midhihi aad gaarka u lahayd falhado ❤❤❤❤❤❤❤❤
@FAAD21
@FAAD21 5 ай бұрын
Gob naftaa jecelaa Gab naftaa ku ahaay Gabdho taan ka xushaay
@AbdinassirShukri
@AbdinassirShukri 10 ай бұрын
Mid kamid ah heesaha aan duugoobin, sinna ku dhadhan beelin. Sannadkii saddaxaad oo xiriir ah oo aan dhagaysanayo...guud ahaanna fanka Soomaalida oo dhan waa heeska 2 aad ee aan ugu jecelahay. "Gudcurkii caddadii Ka gadaal timiyeey".
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 4,7 М.
MURSAL MUUSE CUMAR  |_HANOQON UBIXII  |_ LYRICS|_2019
5:35
SOM LYRICS
Рет қаралды 118 М.
Box jumping challenge, who stepped on the trap? #FunnyFamily #PartyGames
00:31
Family Games Media
Рет қаралды 24 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 12 МЛН
Mom's Unique Approach to Teaching Kids Hygiene #shorts
00:16
Fabiosa Stories
Рет қаралды 40 МЛН
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,5 МЛН
Dhax Dhaxaadin Jacayl
7:50
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 266 М.
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,7 МЛН
Xamda Cabdi (Xamda Queen) Heestii Mil dhahaabo
4:38
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,5 МЛН
SAALAX SANAAG | WAXAN BOQORKA WEYDISTAA -OFFCIAL MUSIC VIDEO 2023
5:43
Heesti Barni  Codki Ahmed Biif  Lyrics  REDCAP OFFICIAL YouTube
4:56
REDCAP OFFICIAL
Рет қаралды 2,4 МЛН
Caashaqa Dhabta ah 2015 by Mursal Muse
7:42
Ibrahim Eagle
Рет қаралды 2,8 МЛН
UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024
3:59
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 7 МЛН
Невероятный челлендж
0:51
TanobobaShorts
Рет қаралды 3 МЛН
#реальнаяистория
1:01
Доктор Фрог
Рет қаралды 2,9 МЛН