MURSAL MUUSE | WAA BEEN 2018 | SANADKA CUSUB SHOW

  Рет қаралды 1,804,783

Waqal WStudío

Waqal WStudío

6 жыл бұрын

BARNAAMINJKA XIDIGAHA GEESKA LAXANKII MURSAL MUUSE MUUSIGII AHMED WALI FURINLE

Пікірлер: 969
@nadinizr8411
@nadinizr8411 2 жыл бұрын
From 2025 seen this song, wheres my love.
@NaimoHassan-qz6ct
@NaimoHassan-qz6ct Ай бұрын
From 2024
@katagruuxakaatagay5944
@katagruuxakaatagay5944 6 жыл бұрын
Mursal muuse Cumar markaan arko heestiisii Ha iraadsan ayaan xasuustaa inta sidayda ku xasuusata heestaa Like iigu Qabo viva Mursal
@abdixakiinjaamac6360
@abdixakiinjaamac6360 6 жыл бұрын
ka tag ruuxa kaa tagay mursal muuse
@khadrailkacas2198
@khadrailkacas2198 6 жыл бұрын
ka tag ruuxa kaa tagay
@dhaamancabdi724
@dhaamancabdi724 6 жыл бұрын
+Khadra Ilkacas Ilkacas waaw
@ayaanleleyto3340
@ayaanleleyto3340 5 жыл бұрын
ka tag ruuxa kaa tagay good name
@asmamoustaphe8353
@asmamoustaphe8353 4 жыл бұрын
Asc
@ahmedsiciid5611
@ahmedsiciid5611 6 жыл бұрын
inta tagerta mursal muse taferta like tiina sadaqo ahaaan iii siiya plz
@dmohamed
@dmohamed 3 жыл бұрын
Inta taakeerta mursal muuse oo daawanaya heestan 2021 like
@aamiinnaasir3249
@aamiinnaasir3249 Ай бұрын
2024😢❤
@abdulrahmanmohamud2102
@abdulrahmanmohamud2102 6 жыл бұрын
Curadka xidigaha geeska adaa isaga na baray xidigaha respect ayuu mudan yahay mursal jiro joog
@aishaboss9779
@aishaboss9779 6 жыл бұрын
mursal iyo asma waa laba fanaan oo isku soo baxa waxaan ka heli jiray heestoodii xiligoo ah barwaaqo yaa lamaane xariira xidigooda u eega waana jeclaan lahaa iney hees kale isla soo qasadaan.
@akramtame1681
@akramtame1681 6 жыл бұрын
Mursal Abaaha Xidigaaha geeska yaa igu racsan ma ppel 👏👏👏 Codka abo Muse kugu dhaalay
@fadumoabdi4199
@fadumoabdi4199 5 жыл бұрын
Akram Tame abihii fanaan miyaa 😂
@taaxoduale4744
@taaxoduale4744 6 жыл бұрын
"Janno Gaaban Weeyaane jahwareer halaga Daayo" ...........MURSAL Bravoooooooooo!
@luulhusseinlatiish5520
@luulhusseinlatiish5520 6 жыл бұрын
Qareenka jcylka Somaliland mursal muuse cumar😍😍😍 intii igu raacsan hey dhaafinina😂😂
@Hamseabib
@Hamseabib 6 жыл бұрын
me
@sowdaiid9964
@sowdaiid9964 6 жыл бұрын
Waaaàaaaaaaaaaw
@suldaankasomaliland8220
@suldaankasomaliland8220 6 жыл бұрын
Dualle Farah hhhhh maad ooyi wtaa way dhaqaaqdy
@suldaankasomaliland8220
@suldaankasomaliland8220 6 жыл бұрын
luul Hussein latiish yes me taagy ilaa lugta
@suldaankasomaliland8220
@suldaankasomaliland8220 6 жыл бұрын
Dualle Farah hhhhh ooydee nooca baas qaad wayn brty ayaa ugu drn aabo m ihi h ikhldin
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 6 жыл бұрын
He never disappoints me wallahi 😭😭😭 this needs to hit millions views
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
Mursal Muuse The founder of Somaliland Stars He is legend plus reputation the one and only Mursal Muuse 👈 viva Somaliland stars❤❤❤❤
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 6 жыл бұрын
Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan!!! YAA HUBA ARINKAN!?
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
Bosska Bolywood Rer Somaliland Ba Huba iyo Intii Runta Jecel , mursal wa fanankii so saaray ee dadku ku barteen xidigaha Somaliland , wxay Ahaayeen Axmed furinle , Khadra , Asma , afartasaa lahaa magaca xidigaha geeska wxaana u ahaa fanaan Mursal 👈 la qabso tariikhda✔ sxb
@hoothoabdiqani2749
@hoothoabdiqani2749 6 жыл бұрын
+Isaaq La,aantii Waqooyi Iyo Koonfur Midoobi Maayan farax qaali dheemaan
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 6 жыл бұрын
Sagal Abdi Hee Wllo
@abdulrahmanmohamud2102
@abdulrahmanmohamud2102 6 жыл бұрын
Waa curadkii xidigaha isaga iyo xaaskiisa khadhra iyo maska kooxda furinle iyo xaaskisa asma love inuu maanta farxo xaqbuu u leeyahay
@djsentinas38
@djsentinas38 6 жыл бұрын
Go forward bro M M cumar 👏🏽 Ninka kaliya Geeska afrika UGu cod fiican eee fankii hore ka jooGa
@hadalsameupdishakuraarka2553
@hadalsameupdishakuraarka2553 6 жыл бұрын
Mursal muuse cumar Warsame curadka xidigaha geeska kugu haystaa inader inta ila taageertaa like igu qabta
@gabileyboy1515
@gabileyboy1515 6 жыл бұрын
Hadalsame updishakur aarka ☝☝☝☝☝
@cfataaxfaysal4494
@cfataaxfaysal4494 6 жыл бұрын
Hadalsame updishakur aarka sagsig
@keyseaxmed2980
@keyseaxmed2980 6 жыл бұрын
Argahng.warash
@shukaayo22cabdixakiin48
@shukaayo22cabdixakiin48 5 жыл бұрын
HHH Kadara latabyaa
@foosiyaxasan51
@foosiyaxasan51 5 жыл бұрын
Anaa kugu raacay
@maame8564
@maame8564 6 жыл бұрын
Woooooooow best singer mursal muse curadka xidigaha tageero kowaad ayaan uu ahayn ninkan
@nimcosiman2298
@nimcosiman2298 6 жыл бұрын
Yaasir 8 diileya
@abdirahmanabdinuor1435
@abdirahmanabdinuor1435 6 жыл бұрын
Mnsha allaH Mursal muse Zxp wadani Somaaliyeed Ba tahay Wana ku zlaamin adi iyo xidigaha geeska
@hotmanburcochannel1548
@hotmanburcochannel1548 6 жыл бұрын
Masha Allah Amanta waxa iska leh Abwanki sameyay Mursalna codkiisa codlamida maba jiro ya igu racay❤
@abdikhadarmahamud8919
@abdikhadarmahamud8919 6 жыл бұрын
Hotman Burco143 wankuguracsanahay Mursal boqorka codka weeyi
@hotmanburcochannel1548
@hotmanburcochannel1548 6 жыл бұрын
Abdi khadar Mahamud mahadsanid wllky
@Amirajamac
@Amirajamac 6 жыл бұрын
Hotman Burco143 walee been kuma sheegin
@hotmanburcochannel1548
@hotmanburcochannel1548 6 жыл бұрын
DDSI 4lyf shukran wll
@maxameddahir4729
@maxameddahir4729 6 жыл бұрын
me too
@hamdawarka5475
@hamdawarka5475 6 жыл бұрын
Waran caashaq baa jiidha Wadnahana jug baa gaadha Oo jidhidhicaa saaqda Uurkayga iyo jiidhka😍
@fadumoguled6681
@fadumoguled6681 4 жыл бұрын
Rabica Bare Muumih 😀😀😀😀😀😀😃😃😃😃😄😄😁😆😆😊😇😇😇😇😇😊🤩🤩😂😍🖤❤😍😍😍😍😂😃😂😀🤎😊💜😁😄😃😃😃😀😀💜💜🤎💜💥💚💚💛💛🧡❤💕🖤🖤💙💯💯❣💙💞💞💗💓
@mustafa-mq3fz
@mustafa-mq3fz 6 жыл бұрын
War odaygii mursal muuse hees 2018 lagu xasuustuu qaaday ..ma been baan sheegay
@ninkadhiigaushubasomalilan6991
@ninkadhiigaushubasomalilan6991 6 жыл бұрын
Curadka xidiguhu caawa si wacan buu u faraxsanyahay waayo gooshii indho-gubaa ka maqan,inta igu raacsan bal ila fiiriya dheel aanu waligii dheelin buu caawa lasoo baxay balse yaa igu raacsan.
@amenapdirahman1076
@amenapdirahman1076 6 жыл бұрын
☝☝☝☝☝☝
@nimcocismaan3108
@nimcocismaan3108 6 жыл бұрын
ninka dhiiga u shuba somali land dadka is jecel haku mashquuylin
@soomaaliasal9357
@soomaaliasal9357 6 жыл бұрын
ninka dhiiga shuba samali land hhhhhhhhhhhhhh waar heedhe indhareeridaa waad iga qoslisay caawa
@ayummeme9180
@ayummeme9180 6 жыл бұрын
My one and only fanan, I just like his magic voice 😍😍 my Allah bless you dear 😎😎
@dr-mohammeddheereeye360
@dr-mohammeddheereeye360 6 жыл бұрын
Curadka xidigaha geeska waaa fananka ugu codka macaan inta Somali heesta hadaad ugurcsnthy like iiguqabo
@barisamaadtv5176
@barisamaadtv5176 5 жыл бұрын
Waar bahalku waa Jano 💕😉 2019 ayaan soo Booqday Heestan Ax yaa Hees
@faizamohomed9763
@faizamohomed9763 4 жыл бұрын
Eysh qiyaasak, fanaan jiraa tahay walee, xag cod iyo muuqaalba, hore u soco.👏👏👏👏👍👍👍👍👍👍👍❤
@samarasandiya7300
@samarasandiya7300 6 жыл бұрын
Yaa yidhi majiro caashaq Oo jaahilnimo sheegtay Dhibsa yaa jacayl mooday oo garan jibadiisa Haysa Waa been been dheh waa been dheh Jaanqaday ama waa jidingooyo Adigoon jaldiga eekay Waar bahalku waa jawhar Janno gaaban weeyane Jahwareer halaga daayo Heesta sannadka Ilove you mursal muuse 😍😍😍
@ahmedmahad6787
@ahmedmahad6787 6 жыл бұрын
Asma love iyo mursal muuse way isku soo baxayeen illahay amarkii
@buqaarijaalle7861
@buqaarijaalle7861 6 жыл бұрын
Ninka labaad e umada somaliyed ban salamaya yirahda mrka hilaaci hirgalay laga so tago nolada abtiyaal❤
@sufwaanyare3583
@sufwaanyare3583 6 жыл бұрын
Wow 👉🎤💋 Waa been been dheh been dheh jaan qaaday ama waa jidiin gooyo adigoo jaldiga eegay war bahalku waa jowhar janno gaaban weyaane jahwareer halaga daayo.👏👏👏 erayo cjb ah
@Salmancade10
@Salmancade10 6 жыл бұрын
Al fanaan mursal muuse cumer waa fanaanka kaliye aan ka taageero xidigaha geeska Axsan cod Allaah wuu siiyey mashaa Allaah!.
@inacumarqawdhan3463
@inacumarqawdhan3463 6 жыл бұрын
Ababa xidiga gèeska waaw mashallh👏👏👏👏
@aboudabdi5047
@aboudabdi5047 6 жыл бұрын
Ahmed weli reacting with amusic ....also the best song in 2018
@sagaleeyajama6768
@sagaleeyajama6768 6 жыл бұрын
للامانه اني ما كنت افهم الاغنيه بس بعد الترجمه حبيتها و حبيت صوتك💗
@khalloweeye
@khalloweeye 6 жыл бұрын
Inta showgan Khadra Cabdi silimo tabtay Farta Taaga
@nimaoahmeth4219
@nimaoahmeth4219 6 жыл бұрын
@same6001
@same6001 6 жыл бұрын
Khadra waxay ku dhex milantey siyaasada Kulmiye. Taasi waxay keenaysaa qabyaalad iyo wax aan loo baahneyn. Sharaf dhac ayey ku ahayd in Kulmiye la safato iyadoo Xidigaha lagu sheegay koox qaran.
@ahmedjunior9389
@ahmedjunior9389 6 жыл бұрын
+Samia Elmi wn kugu raacsanahay
@khalloweeye
@khalloweeye 6 жыл бұрын
Samia Elmi siyaasada iyo fanka maxa iska Galay Wlal
@same6001
@same6001 6 жыл бұрын
Somaliland Dhalada Khadra weydii. Waayo anigu waan yaabey markaan arkay xidigihii oo Kulmiye noqdey qaar badan. Runtii waxaa sharaf muujiyey BK, Hamda,Mursal,Furinle. Waxaa meesha ku ceeboobey; Khadra Sinimoo, Asma Love,Ifraax Hargrysa, Ugbaad Aragsan iyo dabcan Laabsaalax. Adigoo fanaan qaran ah oo cunaya cashuurtii danyarta laga soo ururiyey, waa ceeb inaad qabyaaladayso. Khadra Sinimoo waxay noqotey shaqsi qabyaaladaysan.
@siry3410
@siry3410 6 жыл бұрын
Mursal waa king of the love yaaku raacay
@kingjacayloow4881
@kingjacayloow4881 6 жыл бұрын
Legend is back Mursal muuse Cod kaagad ku jogtaa fanka ❤🎧
@jimmylebonheur7564
@jimmylebonheur7564 6 жыл бұрын
Mashallah xod iyo music wa shidan reerku. From jabuti
@chaledabdull5637
@chaledabdull5637 6 жыл бұрын
Mursalow fanaanita kale waxaaad kaga duwan tahay ma sheegtid abwaanka eryada sameeyay ama laxanka , music lkn maxaaad ku diiday in aaad sheeegto
@Halaasi09
@Halaasi09 6 жыл бұрын
Curadka xidigaha nolow mursal muuse heersare jaahil weeye kii yidhi ma jiro anaa qirayaa 🖒🖒🖒🖒
@amedomer971
@amedomer971 6 жыл бұрын
Curadka xidigha geeska mursal😊
@jaamaccadde4809
@jaamaccadde4809 3 жыл бұрын
Asma love iyo mursal muuse qofkii body language ka yaqaaana wuu fahmayaa in ay iajeclaan jireen 2011/2012
@laalanura2635
@laalanura2635 6 жыл бұрын
Daganaanta codka waa lagu kala horeeyaa waaaw best fanaan in this generation yaa igu raacsan asxptay
@mohamettaplouz3195
@mohamettaplouz3195 5 жыл бұрын
inTa Music aHmed waLi iLa TaaGeerta Like
@qalbitaajir5942
@qalbitaajir5942 6 жыл бұрын
wa been dheh ! the one and only mursal wilka rer baki 😍
@mukhtarasad4145
@mukhtarasad4145 6 жыл бұрын
nasra kaif somali 😂😂
@mohamedabdi4923
@mohamedabdi4923 6 жыл бұрын
Myrdal mouse slow daa
@mohamedcase9938
@mohamedcase9938 6 жыл бұрын
re borama weeyi walal
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 6 жыл бұрын
nasra kaif somali bakidunw xagay haysatey heedhe
@liibaansahardiid8918
@liibaansahardiid8918 6 жыл бұрын
baki waa halkee nasraay
@ahmedosman2549
@ahmedosman2549 6 жыл бұрын
Mursal muuse Cumar only singer in somaliland kuwa kale bacda mursal ha hadlan wlh mursal most talent weeyi Ya igu racsan mursal fanz
@yasinabdi9286
@yasinabdi9286 6 жыл бұрын
Ahmed Osman hgcxvlpplplllplz PD
@khadarcabdiaadan6498
@khadarcabdiaadan6498 6 жыл бұрын
mnshallaha abwaanka sameyay waan uga mahada celinaya mursal muuse cumar mahada waa loo baahan inaad soo bandhigtida aad baa loo wada suagaya xidigaha waan wada salaamaya noolada oo jira ha baabin
@hamdawarka5475
@hamdawarka5475 6 жыл бұрын
Anigu mursal ayaan fanaan u aqaan wlh😘😘
@xidigtatogdheer7336
@xidigtatogdheer7336 6 жыл бұрын
Hamda Warka
@ilhanhassan2024
@ilhanhassan2024 6 жыл бұрын
mursal faladagan xaged ku ilowday
@hamdawarka5475
@hamdawarka5475 6 жыл бұрын
Ilhan Hassan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kaas magaca ayuu ka ceeebeeyey mursal muuse
@hamdawarka5475
@hamdawarka5475 6 жыл бұрын
Ilhan Hassan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kaas magaca ayuu ka ceeebeeyey mursal muuse
@suldanhussein7050
@suldanhussein7050 6 жыл бұрын
Sax
@iqraaadam235
@iqraaadam235 6 жыл бұрын
Allaa IGA qariye arageda tiixumed uqabay mursal umah abowe Iska sofur khadro😭😭😂💝💋
@khaletqalinle3544
@khaletqalinle3544 6 жыл бұрын
*Fanaan Kan hakaa ahaado Mursal Muuse Cumar ( Curadka Xidigahaa geeska ) Tageero buxdan ku Hayaa zhp*
@ilyaasmahamed7248
@ilyaasmahamed7248 6 жыл бұрын
abayah xidigaha geeska #mursal muuse noolow Zhp tageera khaas ah baan ku ahay wlhe
@abdullahibashirdahir7851
@abdullahibashirdahir7851 6 жыл бұрын
Ilyaas iniesta Ilyaas well song
@asmaelmi2351
@asmaelmi2351 6 жыл бұрын
Wwwwwwwwwwww
@xaragofcdawladahoosebooram8038
@xaragofcdawladahoosebooram8038 6 жыл бұрын
Culusay
@user-kp8ds8pl5x
@user-kp8ds8pl5x 6 жыл бұрын
Somali maxamed inta mursal muuse fankiisa jecel like ha ila dhaafina tolka
@zamzamizmail8851
@zamzamizmail8851 5 жыл бұрын
Boos Galbeedi
@zuhiepkrooz5195
@zuhiepkrooz5195 6 жыл бұрын
Khadra iyo mursal labada fanaan e aan xidigaha ka taageeri jirey (qalbi ku lilaahiyaa kaa labanayn baa ku laabaa dib laysane mursal igu lamaanaw) Best song
@wayraxyare4532
@wayraxyare4532 6 жыл бұрын
Kama daalo jeedaalo kolba geesta ay joogto o kamana soo jeesto dhaayo jaahayga 👌👌mursal muuse boqorka xidigaha go forward curudow✌✌✌
@cmccabdalemaxamedcismaan4030
@cmccabdalemaxamedcismaan4030 6 жыл бұрын
habeenkaa waxa ugu shidnaa raga cabdihani; mursal & axmed aarshe
@mohamedbluetooth2943
@mohamedbluetooth2943 6 жыл бұрын
Asma love iyo mursal isku qurxoona
@cabdikarix3818
@cabdikarix3818 5 жыл бұрын
mohamed Bluetooth
@aziizcabdlaa8539
@aziizcabdlaa8539 6 жыл бұрын
Jecelku War bahalku jawhar weeyan jah wareerka ha laga dayo mursal muuse Ku tageera walhi sxb noolow 😂😂😍😍😍😍😍😍😍👏👏✌
@wardibae3861
@wardibae3861 6 жыл бұрын
Ahmed weli furunle gacanata alle hau barakeeyo ✅✔✔✔✔
@ahmedsiciid5611
@ahmedsiciid5611 6 жыл бұрын
intii xidigaha geeska tagertaa ismuujiya plz like ta ugu deeqa walaalkina
@innabarre4925
@innabarre4925 6 жыл бұрын
Yaa Ydhi JcYk Mjiroh Oo Jaahilnmo sheegty MUrsal best Hees Hdaad igu Raacdy Liketah
@nimcomohmedsaid5298
@nimcomohmedsaid5298 6 жыл бұрын
Wooow wlky mcn cuurakii habaday maxmed muursal yar wlky alla ha ku dhowro
@Mohamed-ij7fu
@Mohamed-ij7fu 6 жыл бұрын
Mursal walahi Waa fanan asiga iyo xaaskisa Waa Dad wanagsan Oo daganan iyo heeso emotion ah qadan ❤️👌
@SaajinMuse
@SaajinMuse 6 жыл бұрын
Mursal muse 💕
@hizamhasa9189
@hizamhasa9189 6 жыл бұрын
Saajin Abdirashid jjjj
@hamzeikmohamed8608
@hamzeikmohamed8608 6 жыл бұрын
Yayidhi majiro caashaq
@yartazuraha1716
@yartazuraha1716 5 жыл бұрын
Murasal muse yaa garah fananita fanka murasal muse yaa garah .waa beendheh .beenqaday 🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒🖒
@hilalhashi4186
@hilalhashi4186 6 жыл бұрын
Mursal waa shiqsiga aan ka taageero fanaanita somaliyed isaga iyo xaaskiisa khadra waan jecelhay inaan mar lakulmo ayaan rajeynayaa guul ayaan . Kuu rajeynayaa asxaapi hore cuso
@asmacisman1778
@asmacisman1778 6 жыл бұрын
hees xun ayuu qaaday doorkan
@abrominmoabdullahi5863
@abrominmoabdullahi5863 6 жыл бұрын
Waa kula wata
@turkishfarhia8771
@turkishfarhia8771 6 жыл бұрын
hilal omar ihgglpjgjgew300956
@xuutojamac1806
@xuutojamac1806 4 жыл бұрын
Masha Allah laakiin quraanka ayaa Ka fiican boqolkiiba boqol
@saidabdi9978
@saidabdi9978 6 жыл бұрын
wasiirka jacaylka u dooda mursal Muuse wlhy waa fanaan hore usoco
@Sadick-mk
@Sadick-mk 6 жыл бұрын
Mursal muuse curadka xidigaha geeska qof la agdhigii maba jiro xidigaha manta ad arkaysaan ninkii asaasay weeyan halyey nolow
@charmarkelipaah5857
@charmarkelipaah5857 5 жыл бұрын
Abaaha xidigaja gees ka odey mursal hore u soco I am big fun for you
@hamdamuhipo9935
@hamdamuhipo9935 6 жыл бұрын
Mursal Hore Usoco❤ Tii Asma Ahayd Timihii Bidaarti Way Kabiise Talow Dawada My iitilMaami❤
@user-cv6mk3rk9j
@user-cv6mk3rk9j 6 жыл бұрын
Curadkii xidigaha geeska wakaa like iigucamir
@kingjamaludin6185
@kingjamaludin6185 6 жыл бұрын
#Jahwareer #Halaga #daayo #curadkii xidiagaha geeska#❤💬💚
@mohamedabdi2332
@mohamedabdi2332 6 жыл бұрын
Bisinka innantii sagal mustafe 😂😂😂BIG POWER may cuntay Mursal muse curadka xiddigaha Geeska 💘💘💘💘
@saalimamohamed9886
@saalimamohamed9886 6 жыл бұрын
mursal muuse Cumar runtii waacurad waafariid maashahaa waa ninka kaliya ee xidigaha ugu jecalahaye
@halabuurcarte8639
@halabuurcarte8639 6 жыл бұрын
Fanaanka fanaan da musrsal
@samiiromaxamed3867
@samiiromaxamed3867 6 жыл бұрын
walle waa runtii ka daaya jahwareerka halaga daaayo
@bahjashahmed662
@bahjashahmed662 6 жыл бұрын
Curadka xidigaha MMC i'm Support
@futurephotography.official2913
@futurephotography.official2913 4 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 2019 farta taaga
@abdikhadarmahamud8919
@abdikhadarmahamud8919 6 жыл бұрын
Mursal waadkadhexmuqataa curadka xidigaha geeska boqorka codka
@ayaanleabdiayanle9929
@ayaanleabdiayanle9929 6 жыл бұрын
Dhibta yaa jacayl mooday!! Mursal muuse waa.fanaan jira nice words
@jecliyaasomalilandiloveyou899
@jecliyaasomalilandiloveyou899 6 жыл бұрын
yaaa yidhi majiro caashaq. waar yaaa reeer Somaliland ah iisaara like
@abdikhadarmahamud8919
@abdikhadarmahamud8919 6 жыл бұрын
Inta ilatageerta curadka xidigaha geeska mursal like isara
@csamadsaleebaancitypog1417
@csamadsaleebaancitypog1417 5 жыл бұрын
City Poy waaaa hees iyo badh baraabo waad ka baxsatay mursal
@deeqwaaberi9928
@deeqwaaberi9928 6 жыл бұрын
3:41 Waar ninkaasan ku haysta musikada garaacaya 😂😂😂👌👌👌
@aniisadiamond4477
@aniisadiamond4477 5 жыл бұрын
Nice song mursal muse kugu fanaa zhp tolhi❤😀😀
@ibnuahmet3187
@ibnuahmet3187 6 жыл бұрын
Hala Mürsel Muse hesti sanadka weye hestasi No buuq No1 🙋
@caaqilyare9461
@caaqilyare9461 6 жыл бұрын
Wallhi been dheh kaayiri Ar like tii meeday dee
@mubarakadam2102
@mubarakadam2102 6 жыл бұрын
Adba like baad doonaysaa abti
@hindaahmed5660
@hindaahmed5660 6 жыл бұрын
So nice song mursal
@sacdiyamahamud2365
@sacdiyamahamud2365 6 жыл бұрын
War heestan caadi ma ahan
@abduali1485
@abduali1485 6 жыл бұрын
Caaqil Yare
@munasrahmedibro7262
@munasrahmedibro7262 6 жыл бұрын
Hesihii hore fadhiga horay bay uga sii kacayeen lkin heesta mursal asma kaliya ayaa taagnayd kuwakle mardame ay muxubadu qaday bay so kecen lkin in ay fadhi ugu adkeyaan bay rabeen
@katagruuxakaatagay5944
@katagruuxakaatagay5944 6 жыл бұрын
munasr ahmed ibro waan arkay amba maxaa siya xidigaha miyey ishayaan fanaanka Isagu fanaaniinta kale wuu uwada kacay heestooda
@nimcaanabiib5063
@nimcaanabiib5063 6 жыл бұрын
munasr ahmed ibro haaaaa nio waa xunsuriyeen wn yaabayba
@khaliifadam8164
@khaliifadam8164 6 жыл бұрын
kkkkk si xun ha u qaadanina heesta barnaamijka kuwii ugu horeeyay weeyan lamay qabsan wali hadaad u hore u daawan jirtay barnaamijyadii hore heesaha u horeeya looma kaco ee xumaan ha u qaadan
@hamdiyo8535
@hamdiyo8535 6 жыл бұрын
munasr ahmed ibro coz wuxu yidhi dhaman umada somaliyed ban salamaya
@khaliifadam8164
@khaliifadam8164 6 жыл бұрын
Bts_slays_my_life mala BK baa yuhuud salaamay xanuunbad sidaaye nagala durug
@nimconuur5832
@nimconuur5832 6 жыл бұрын
Mursal muse cumar fannka qaliga ah hore u saco Manta khadra ka maqan meeye fannintan why ugusoo kaciwayen way shidantahy geestan
@adnaanhariiralsharaabi1524
@adnaanhariiralsharaabi1524 6 жыл бұрын
mursal muuse wlhi fanaan aan taageeero go forward bro legend🙋🙋🙋🙋
@lakashmiquruxsan764
@lakashmiquruxsan764 6 жыл бұрын
Wwwwwwww khadra furo aniga I guuuurso bro Axyaaa hees wadnaha jugba gaadha axsan
@mohamedfanah899
@mohamedfanah899 6 жыл бұрын
lakashmi quruxsan Kkkkkk dee igu darso dheh labada
@lakashmiquruxsan764
@lakashmiquruxsan764 6 жыл бұрын
mohamed mohamoud kkkkkkkkkk ma tiri
@mohamedfanah899
@mohamedfanah899 6 жыл бұрын
lakashmi quruxsan Kkkk haa thanks
@lakashmiquruxsan764
@lakashmiquruxsan764 6 жыл бұрын
mohamed mohamoud adiga mdn
@princesshidaayoshariif7960
@princesshidaayoshariif7960 6 жыл бұрын
Xitagah geeska dhamaantod markey dad salamayan wexey ka saminan yihiin ereyga Umada Soomaaliyed that's why waxa Soomalind la.dhaho in ay San jirin😂😂
@mubaarikabdale6123
@mubaarikabdale6123 6 жыл бұрын
Princess Hidaayo Shariif wac jabuuti la yidhaahna ma jirto iyo kililka shanaad iyo nfd somaliyeed maaha koonfur hhhhhhhhhhhh
@badriaahmed4858
@badriaahmed4858 6 жыл бұрын
Princess Hidaayo Shariif umadda Soomaaliyeed waa intii af Soomaali ku hadasha oo dhan. Cid gaar ah dhaxal uma leh. Kuwii school kugu daraa kugu khasaaray walee, waxba kamaad faaiidin. Jaahilad dheh.
@sollywoodmovies9219
@sollywoodmovies9219 6 жыл бұрын
+Badria Ahmed viva Somaliland iska hadashayee
@abdulrahmanmohamud2102
@abdulrahmanmohamud2102 6 жыл бұрын
Anigu Somaliland ayan ahay dhib uma haysto waayo waxay heesahooda dhagaysta umada somaliyeed oo dhan 5somaliyeed British land Italian land Djibouti iyo Somali galbed iyo nfd Somali Kenya markaa taageerayadhoda oo dhan wa inay salaman salanta siyasada ka daaya luqudu qomiyad badan oo Somali LA dhaho ayay ka dhaxaysa cidna gaar uma laha Somaliland waa hoygii ay fanka somaliyeed viva Somali oo dhan oo horu Marta viva inta samaha jecel
@deikxavi2105
@deikxavi2105 5 жыл бұрын
Muuse biixi inu ku xiro miyad rabta
@malapohchannel5399
@malapohchannel5399 6 жыл бұрын
mursal muuse iyo xaaskiisa qaaligaa khadra cabdi silimo allow isku daa lamaane is jecel wlhi idin jeclahy❤❤❤❤
@najmazaki4283
@najmazaki4283 6 жыл бұрын
mnshallah axya mursl jahwareer halaga daayo axyaa ereeyo igaa dhex ladhacy tlhy🙌🙌🙌🙌🙌
@foosiahmed1169
@foosiahmed1169 6 жыл бұрын
✔️Yaa yidhi ma jiro caashaq oo ✔️Jaahilnimo sheegtay ✔️Dhibse yaa jacayl mooday ✔️Oo garan jibada haysaa ✔️Kuna sheegay jeeefafka ✔️Jibadiisa mooyane jacda ✔️xiishah yarA qadaay Oo sii jirayn ✔️maalmo yaa yidhi jidhku raacay Afnaanku laba maaha waa mid Fanaanka qarniga mursal
@fatmaabdi4493
@fatmaabdi4493 6 жыл бұрын
Uh made it ereyada
@cabdowcabdullahi2975
@cabdowcabdullahi2975 6 жыл бұрын
Foosi Ahmed
@muunacukimunacuki8853
@muunacukimunacuki8853 6 жыл бұрын
Foosi Ahmed h
@kaafisocumar5780
@kaafisocumar5780 6 жыл бұрын
isodir qoralkn wllkey
@caynitv365
@caynitv365 6 жыл бұрын
❤️🤘🏻❤️
@suhaibmohamed3452
@suhaibmohamed3452 6 жыл бұрын
Cayni Tv 🙂
@inazhafici698
@inazhafici698 6 жыл бұрын
mursal muuse hees macan ayuu iska jaray sanadkan Thnkz ayanu lee nahay murzal
@cosobtayeeg3696
@cosobtayeeg3696 6 жыл бұрын
waaw mursallow Samalida adnay kusallamay saaa Fanka ugu qalisan koxdaa catada yurubna iyo adigaa ka dhexnura
@mohamedzaki6077
@mohamedzaki6077 6 жыл бұрын
Vnaan jirah Mursal muuse cumar😍 Curadka xidigaha Geeska😍 Wxii iga danbeeya like ta ha ila dhaafina plz😉
@engnasir9788
@engnasir9788 6 жыл бұрын
Ilmahaasaan fanaan udaayey Hadaad igu raacsantahy igu qabo
@mukhilkcase4429
@mukhilkcase4429 6 жыл бұрын
He's Back 💪😍😍 Mursal
@user-kq4qp3dz2e
@user-kq4qp3dz2e 10 күн бұрын
Jacda xiisey yara qaaday oon sii jireyn maalmo 😢
@adaruzmohamedahmed5862
@adaruzmohamedahmed5862 6 жыл бұрын
ILAAHAYBAA.DARYEELAYE DAGAALBU.KULAJIRAA.AADMIGA BAHALKU.
@abdirahmanhazard5054
@abdirahmanhazard5054 6 жыл бұрын
mursal muuse wlle iLaa Xataa Anoo 12 jir Ah Ayaan Taageeri jirey
@haboonyusuf4061
@haboonyusuf4061 6 жыл бұрын
ADARUZ MOHAMED
@ayanhassan7585
@ayanhassan7585 6 жыл бұрын
ADARUZ MOHAMED AHMED wasting
@elmimed2429
@elmimed2429 6 жыл бұрын
ADARUZ MOHAMED AHMED si
@caliyare7518
@caliyare7518 6 жыл бұрын
ADARUZ MOHAMED AHMED
@zacadizmail2789
@zacadizmail2789 6 жыл бұрын
Wr bahalku waa jawharad
@nimcoibrahim9091
@nimcoibrahim9091 6 жыл бұрын
Qwefu
@cadechannel411
@cadechannel411 6 жыл бұрын
musal muuse heestada meesha ka muuqata sxb hore usoco
MURSAL MUUSE 2017 MAANKAY GANCISOON KU QOREY
5:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,5 МЛН
CABDI HANI | HEESTA DHEEMAN 2018 | BARNAMIJKA XIDIGAHA GEESKA NEW YEAR
8:19
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 2,7 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 72 МЛН
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD
8:39
Abukar Mahdi
Рет қаралды 20 МЛН
MURSAL MUUSE 2018 | HEESTA BILCAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:21
Waqal WStudío
Рет қаралды 6 МЛН
Nimcaan Hilaac I Adiga Sowmaaha I Official Music Video 2023
6:32
Hillaac Music
Рет қаралды 20 МЛН
MURSAL MUUSE┇HEES MACAN (GUDOON KALGACAYL 2018)┇LYRICS 2018
5:43
hees cusub Mursal Muuse & Asma Love ) 2013 HD
6:27
The Asal films
Рет қаралды 961 М.
KIIN JAAMAC | BEEN BEEN KABAXAY | "(Official Video)" 2017
6:28
Haataf Abdi
Рет қаралды 18 МЛН
Dhax Dhaxaadin Jacayl
7:50
Mursal Muuse - Topic
Рет қаралды 263 М.
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,9 МЛН
Qamar Suugaani | Janada Ifku Waa Haween | Oficial Video 2020
5:17
Dayax Films
Рет қаралды 3,3 МЛН
AWALE ADAN l SINJIGAA NAMIDEEYA l 2018 l (OFFICIAL MUSIC VIDEO )
8:06
Tusmo Films
Рет қаралды 1,3 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 15 МЛН
Kenjebek Nurdolday & Baller - sokpe#сокпе#сөкпе
3:10
Kenjebek Nurdolday
Рет қаралды 230 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 30 МЛН
IL’HAN - Pai-pai (lyric video) 2024
3:24
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 911 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 1,9 МЛН