Vlog London iyo sheeko qosol ah🥰

  Рет қаралды 29,089

Xamda Xaaji Oktobar

Xamda Xaaji Oktobar

2 жыл бұрын

Waa Vlog aan ka samaynay London oo ay Taqwa balan ku lahayd.
Sheeko qosol ah daawasho wanaagsan.

Пікірлер: 108
@hooyofiican9796
@hooyofiican9796 2 жыл бұрын
Kkkkk mansha Allah xamda routine of new mum soo samee hadaad awoodid❤️❤️💕💕🙏🙏
@khadijsibrahim8111
@khadijsibrahim8111 2 жыл бұрын
Ma sha allah inadeertay hamda iyo seedigay nasir allah idin hafiido❤👍
@khadrayusuf6479
@khadrayusuf6479 2 жыл бұрын
Maanshalah naasir cadceed iyo dumaashi xamda waaidinsalaamay cunugta natusa ma xamday u egtahay mise naasir ilaahay haydiin barakeeyo
@aliyahashkir453
@aliyahashkir453 2 жыл бұрын
Masha’Allah Hamda xibti Well Come back
@nusaybofarahfarah8237
@nusaybofarahfarah8237 2 жыл бұрын
Mashllaah tabarakallah hooyo waa dr buuxa
@hiboawciise5433
@hiboawciise5433 2 жыл бұрын
MAANSHAA ALLAAH isku waara Abidkiin 👍👍👍👏👏👏
@sadiaaden8133
@sadiaaden8133 2 жыл бұрын
Maansh allah tabarakallah 🌹💕 welcome to London
@TUFAAX411
@TUFAAX411 2 жыл бұрын
Masha allah farxad ku waara Family aan jeclahay
@FatimaMunachannel
@FatimaMunachannel 2 жыл бұрын
Vlog weeye walaal wa V ma aha F aadna waan idin salaamay ❤️
@aishahashi8316
@aishahashi8316 2 жыл бұрын
Masha allaah video no so badiya
@xamdisalaad3308
@xamdisalaad3308 2 жыл бұрын
Xamdi & xajigeda masha allh so dhawada wlhi waan idin xisny🥰❤
@maxamedxuseen4516
@maxamedxuseen4516 2 жыл бұрын
Maashaa allaah wll guulayso familyga dhamaantiin
@solostgen3862
@solostgen3862 2 жыл бұрын
Sheeko Wacan 😀👏
@goosha-cad9993
@goosha-cad9993 2 жыл бұрын
2 waa iska keen jecalahy dar Allah Masha Allah ❤️💜
@zahramohamed3247
@zahramohamed3247 2 жыл бұрын
Maasha Allah walaalo aan jeclahay nimcadiina qarsada
@mankaboy3955
@mankaboy3955 2 жыл бұрын
Masha alah ilahay ha idin xafido wllyal
@xaliimosalaan3181
@xaliimosalaan3181 2 жыл бұрын
Masha allh laamanaha family qurux badan
@sucdihassan8505
@sucdihassan8505 2 жыл бұрын
Mashalaah waan idinsalaamay
@balqiizaisbishaale5362
@balqiizaisbishaale5362 2 жыл бұрын
Masha Allh Baraka Allh
@sumayaahmed1269
@sumayaahmed1269 2 жыл бұрын
Mansha allah tabaarakallaah, allaahumma baarik ❤️
@aliyahashkir453
@aliyahashkir453 2 жыл бұрын
Hamda Xibti Well Come back
@hamdidhiblaawe6848
@hamdidhiblaawe6848 2 жыл бұрын
MashaaAllah sami Allaha idin dhowro
@abdikaniahmed3609
@abdikaniahmed3609 2 жыл бұрын
Hadaad gaari gadanaysaan walaal gata Toyota car is very good . Reer london baan ahay last 14 yers waxaan wataa toyota waliba baabuurta heybird cars insha allah websiteyada raqiiska waan diin soo diri karaa insha allah. Cilad danbe insha allah ma arkaysaan. Jir oo jooga insha allah.
@ilhaanxasanbacadow3570
@ilhaanxasanbacadow3570 2 жыл бұрын
Xamda octbar iyo xaajigeeda waa idiin xiisay wallah ❣❣❣💥💥💥💥
@sahraibrahim702
@sahraibrahim702 2 жыл бұрын
Abaayo xamdaay alle haidin xafidho ❣💯❤Gabadheenii gacalo aheydna alle hanoo xafidho, waan jecelnahy inaan in badan
@xanaanxanaan6209
@xanaanxanaan6209 2 жыл бұрын
Mashaa allh nice fmly
@zagalmohamud5883
@zagalmohamud5883 2 жыл бұрын
Qoyskaygiii farxad igu waara♥️🤲
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Wad mahadsantihiin lamane qali ah❤️
@fatimaabdirizak2117
@fatimaabdirizak2117 2 жыл бұрын
Kkk wlhi reer kaan Cidba Uma baahna waa isugu filan sheekadu say isugu baxay saan ka helay!! Ilaahow isu daa
@hanadiaden9405
@hanadiaden9405 2 жыл бұрын
Manshalah Tabarakalah Abtigay Walahi Wu iga Qoslisay Xamday Sifican Bu Kugu Hesay Abtigay ilahi Ha isu Kiin Barakeyo Aamiin inshalah Khiir Aan Dhamaan Hay idinku Simoo ilahi idankii 🥰❤🙋‍♀️💯👏
@ayaanofficial902
@ayaanofficial902 2 жыл бұрын
Masha Alaah
@saidamoallim5410
@saidamoallim5410 2 жыл бұрын
Hamda qurux noso badi video pls gabar aan Tagero ayaa thy keep going adiga iyo saxibka is is isku barten
@farhiyabilanchannel2232
@farhiyabilanchannel2232 2 жыл бұрын
Nasir muxuu mas soo cunay oo soo cabay waa maskii oo qof ah😂😂😂 wlhy wad iga qosliseen my family farxad ku nolada
@quenraxma292
@quenraxma292 2 жыл бұрын
Mnsha allaah tabaraka allaah❤❤🌹
@xubimaxamuud8153
@xubimaxamuud8153 2 жыл бұрын
Masha alh ina aderkay
@DEFNOTROSAH
@DEFNOTROSAH 2 жыл бұрын
Mansh Allah 👍👍👍👍
@fatmahassan2920
@fatmahassan2920 2 жыл бұрын
Mansha alah tabarakalah
@xabiibomohomed7531
@xabiibomohomed7531 2 жыл бұрын
M.a lamannahyga allh idinxafido
@degannimco1451
@degannimco1451 2 жыл бұрын
Asc walaladay alle haydin sharfo Taqwa yar halaygu salamo
@sagalmahamed8515
@sagalmahamed8515 2 жыл бұрын
M.a waan idin jeclahay dar alle my 👪family
@zamzamxuseen961
@zamzamxuseen961 2 жыл бұрын
Mashallah
@haashimsharif445
@haashimsharif445 2 жыл бұрын
Wn ku salaamay abyo Hamdi xaji octobar
@MohamedNiciima
@MohamedNiciima 2 жыл бұрын
Waa maxay 42k subscribers meeshu ma ma meeshii ciyaalka waan yabanahay Meesha qurxiya saraakiishaay👑🌹
@maimunsharif165
@maimunsharif165 2 жыл бұрын
Hhhh inantu badhi ha yeelato ku laha alla Somalidu wa funny
@xaawahappycabdulaahi9919
@xaawahappycabdulaahi9919 2 жыл бұрын
Qoys an jeclahay batihin run ahantii🙏
@saidali7233
@saidali7233 2 жыл бұрын
asc brother and sister and baby ga aan adeerka u ahay caafimaad ku waar dhamaantiin allah ha idin xifdiyo aamiin
@zamzamcabdiraxman5351
@zamzamcabdiraxman5351 2 жыл бұрын
Sheeko qosol badan😂😂😂
@fatumaali1463
@fatumaali1463 2 жыл бұрын
Canjeero Iyo loxoox
@mohameddhaydhame8518
@mohameddhaydhame8518 2 жыл бұрын
Londan tahariibtedi geeri iyo nololba waa lagu tala galay moqdishona kutala gala labadaba👌👏☺️😂😂😂
@amounnour715
@amounnour715 2 жыл бұрын
walhi tabyaasa la igu yidhi gacanta hays ka barin , inanta dhinac u seexi iyo xafyada badhida ayay ku celisa somalidu wa funy alle hanoo dhowro u badla
@kawsarkaaba8171
@kawsarkaaba8171 4 ай бұрын
❤❤❤❤
@warish9081
@warish9081 2 жыл бұрын
Xamdaay maydin soo doona habibty
@deeqaluula7646
@deeqaluula7646 2 жыл бұрын
Xamda qurux
@fatuushshafeec2536
@fatuushshafeec2536 2 жыл бұрын
Hhhhh walh dacad u qoslaaaa
@shukrimusewehliye8081
@shukrimusewehliye8081 2 жыл бұрын
Saaka Taqwa Yar Waa La Banaan Bixiyey
@cadarmaxamud222
@cadarmaxamud222 2 жыл бұрын
xamdaay wan ka helaa shekadada abayo iyo qosolkaga umu taqwa nooso badiya floga
@naruuramahamed7697
@naruuramahamed7697 2 жыл бұрын
walhi wan qoslay anba barigan dhalaly curadayda sidab baa laygu wareriyay badhi halahato inantu an waba ka dhago adeegay 👋
@DEFNOTROSAH
@DEFNOTROSAH 2 жыл бұрын
Mansh Allah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍👍👍👍🤣🤣🤣🤣🤣
@farxiyadaahirmaxamed4883
@farxiyadaahirmaxamed4883 2 жыл бұрын
Kkkkk walahi wad naga qosliseen kkkk somali shactaro socto wayekkk
@ahmedabukar6151
@ahmedabukar6151 2 жыл бұрын
10:12 sheekadasa aad iga qoslisay, inanta dhinac useexi si ay bari uyeelato😂😂😂😂😂🤩
@ayaanaabdi2880
@ayaanaabdi2880 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣 war kuwaan qosol igu dileen barida qosolbaan uga soo saa sarayaa kulahaa
@istahiljimale7422
@istahiljimale7422 2 жыл бұрын
😄😄😄
@sahrasalaad1462
@sahrasalaad1462 2 жыл бұрын
Suntaa laga saaraa maska
@iskufilan174
@iskufilan174 2 жыл бұрын
Kkk sheeqii aaway quranki Anka bartay I have to go back and re learn again 🤣🤣
@relaxing1339
@relaxing1339 2 жыл бұрын
Heeee😆
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 2 жыл бұрын
wadaad kii yuusan isku haysin kkk cod meesha kuma hayo.
@aminamohmed1325
@aminamohmed1325 2 жыл бұрын
Maamooyinka qaar wey kuwaalayaan
@nadifaali4979
@nadifaali4979 2 жыл бұрын
❤❤❤❤❤💯🥰🥰🥰
@zeinabaliomar3964
@zeinabaliomar3964 2 жыл бұрын
Naasir wll ma xiro labaad ba ku dhalatay mise xiro kowaad
@fatuuxmohamed3726
@fatuuxmohamed3726 2 жыл бұрын
Waad iga qosliseen badhi inay yeelato maaha madaxa inuu balaadho gabadha maaha sida wiilasha saasan ayeeyaday ka maqlay
@samiraige4360
@samiraige4360 2 жыл бұрын
Ha maqlin dadka ku leh caruurta dhinac dhinac ayaa loo seexiyaa waa khatar. Useexi dhabarka sidaas ayaa sax ah
@ayaanabdulkadir5363
@ayaanabdulkadir5363 2 жыл бұрын
Xamdaay abaayo inan dayda ugu horaysay baan boqol maro ku duudubi jiray markan baxayo ilaa ay naagdii gaasha ahayd itiri naa dhar badanaa waabad dishay ilama hii ee xasasiyad na way ku dhaladay hhhh geel labo jir soo wada mar ilmaha 2 baad ilbaxaysaa dhib malaha abaayo
@naimaabdirahman3728
@naimaabdirahman3728 2 жыл бұрын
Ilmihu lixda bilood eegu horaysa Jidhkiisa kulayl baa ka soo baxa markay hurdan dharka haku badin
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 2 жыл бұрын
Naa London anaa dagan ee ma ini arki kraa tagerN idin ahee hamdaaay wlll
@sahrahersi5818
@sahrahersi5818 2 жыл бұрын
😂😂😂👍👍
@samsamduale7721
@samsamduale7721 2 жыл бұрын
Taqwa yareey meedeey maanta
@somaligirl8708
@somaligirl8708 2 жыл бұрын
Ilmaha marka ay qabowga daremeso calosha ayaa calosha loo sara toos aniga dumar cadana ibaray
@aynaerikson1902
@aynaerikson1902 2 жыл бұрын
Waxaa nogashigsin uk 🇬🇧 nolashid
@rodabest4798
@rodabest4798 2 жыл бұрын
Salaan sare reer cadceed lll
@aragsanismael4912
@aragsanismael4912 2 жыл бұрын
Kkkkkk
@BEAUTy_10889
@BEAUTy_10889 2 жыл бұрын
Codkiina aad buu u gaabanyahay
@abakammona5717
@abakammona5717 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkk walalhi waan qoslay inaadero. Haddii dhabka loo seexiyo badhi yeelan mayso waa beenta somalida
@fadumoabdallah2235
@fadumoabdallah2235 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@hothanabdi0114
@hothanabdi0114 2 жыл бұрын
Xamdaay caanaha loada hygu darin ee iga daa hadii kle ooc yaan
@nusaybofarahfarah8237
@nusaybofarahfarah8237 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣
@nadaryusuf6978
@nadaryusuf6978 2 жыл бұрын
Inantii yareyd ee Taqwa meeday na tusi Xamday
@rodahassan929
@rodahassan929 2 жыл бұрын
Xamdi habarin faraha hadii kala way ooyaysa marwalba
@rashiidwaraabe745
@rashiidwaraabe745 2 жыл бұрын
Anigoo ah rashiid waxaan usheegayaa ilhaan omar gaalnimadaada ku ekow dhillayahay majeerteen
@fadumoali502
@fadumoali502 2 жыл бұрын
Taqwa meeday
@farxiyoaxmed3750
@farxiyoaxmed3750 2 жыл бұрын
Gabadhii meeday yareyd
@lovemeifyoudare7778
@lovemeifyoudare7778 2 жыл бұрын
Sowta sido
@Sumayo987
@Sumayo987 2 жыл бұрын
Janiis ma tihide xamda qurux ayaa sii noqonayisaa xamdaay imagu wax bayinu isu nahaye baro hada anigu faduus ismaaciin ee walaalkaa qabo ayaan eedo u hay sidaa darteed ula soco
@queenjiija5572
@queenjiija5572 2 жыл бұрын
Tuugsi casri ah kulhaa xamda qurux 😆 🤣 😂
@haala552
@haala552 2 жыл бұрын
Goorma uk la geeyay xamda
@nimcoali3664
@nimcoali3664 2 жыл бұрын
Kkkk , labadina mid keewayn ani waxan dhilaha xamdi ayawayn.saswayeee !!!!!!!!!!!!!!!!!!!
@zeinabaliomar3964
@zeinabaliomar3964 2 жыл бұрын
Farxadoda iyo wanagoda sida u dawaneysay ma tasa kaga so baxday
@mumtaazmohamed5467
@mumtaazmohamed5467 2 жыл бұрын
Naag masersan uma xumid lamahana farxadoda aya arki la dahay is ku xishoo
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 2 жыл бұрын
charity foundation ayaa Somalida wax looga qaadan karaa. si kale wax ma ku bixiyaan kkkkk
@officialsimancadeychanel8288
@officialsimancadeychanel8288 2 жыл бұрын
Luton guri maka helayaaa walaal xamdaay sidaada okalaa ku cusbahay wadanke odaygeyga waa European ee guri maka helaa
@XamdaXaajiOktobar
@XamdaXaajiOktobar 2 жыл бұрын
Wl waa laga helaa hadii aad shuruudaha buuxisid.
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 2 жыл бұрын
Manaaanu maqal lo mas cunta hamday beenta baarking naga gali
@fariid8
@fariid8 2 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkk tuuksi casri ah🤣🤣
Vlog-ga maanta: Maxaad ka aaminsantahay talaalka caruurta. (MMR)
19:14
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 33 М.
NIN ISAGA LUGEEYO XAAFADAHA LONDON!
5:35
HANOOLAATO
Рет қаралды 27 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 41 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:25
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 18 МЛН
Nutella bro sis family Challenge 😋
00:31
Mr. Clabik
Рет қаралды 12 МЛН
Xamda Queen: Fanka waan ka Fadhiistay
9:18
VOA Somali
Рет қаралды 605 М.
Vlog LONDON Xariir Axmad Iyo Guri barwaaqo
10:14
Guri Barwaaqo Tv
Рет қаралды 35 М.
Growing up as a Somali in the UK
5:44
Anti - Tribalism Movement (ATM)
Рет қаралды 159 М.
Morocco, how many languages do you speak?
10:46
The New Travel
Рет қаралды 1,3 МЛН
Taqwa ma qaliin baan ku dhalay? C-section
22:22
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 57 М.
IRELAND MUQALKAN DAWO INTANAD BIXIN KA DIB GO.AN QAADO
4:35
Ammbasador Jimcaale
Рет қаралды 543
Kaftan Iyo Baashaal Xamda Xaraabo Ft Cadceed + Heeso
10:10
Somali Global
Рет қаралды 15 М.
Sida loo xusho lamaane wanaagsan.
32:28
Xamda Xaaji Oktobar
Рет қаралды 28 М.
Who has won ?? 😀 #shortvideo #lizzyisaeva
00:24
Lizzy Isaeva
Рет қаралды 41 МЛН