NADIIRA NAYRUS - RASAAS BAA IGA DHACEYSO OFFICIAL 2023 VIDEO

  Рет қаралды 742,722

Waqal WStudío

Waqal WStudío

Жыл бұрын

Ereyadii & Laxankii: Khadar Samawade
Music: Amsal Yare
Camera: liiban Dahir & Axmed GT
Editing: Axmed GT
Vocal Rec: Caydiid Jowhar

Пікірлер: 249
@NadiiraNayruus
@NadiiraNayruus Жыл бұрын
Hadan dumar nahay rasaas baa naga dhaceyso 😂😂😂😂😂😂 Thanks waqal studio
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
Waasidas xbbti 😂 rasaasba naga wada shacaysa
@fardosayussuf4082
@fardosayussuf4082 Жыл бұрын
Allahey Allah anii koleey kumajiirii 😂😂😂😂 yasir alee rasaasahaa adii lee wadaataa nadiiro abaay😂😂😂
@ayannuure7121
@ayannuure7121 Жыл бұрын
Nadiirdeydii Hees wee dhaafty tan wax kale WEEYAN
@sacdiyoupdy
@sacdiyoupdy Жыл бұрын
Hhhhh nadiira sidhan urabo Mar un inaan lakulmo illahow riyadhey ii rumeey😢❤
@abchirabdillahi3036
@abchirabdillahi3036 Жыл бұрын
Heeso badan baan ku haya ee halkeen ku soo mariya
@xafsadahirladan
@xafsadahirladan Жыл бұрын
Hadii aad artiye magac Allah like sare ❤️❤️❤️👈🏻
@maariacaday1640
@maariacaday1640 Жыл бұрын
Heesaha waxaa ka macaan qolka alle❤😢
@hamthanasir3777
@hamthanasir3777 Жыл бұрын
Tolkeeda markay la joogto rasaas baa ka dhacaysa💚🤍❤🥰💪
@user-gy3mc6by3h
@user-gy3mc6by3h Жыл бұрын
Markay dumaashiyadeed la.joigtana waa ka dhacdaaa
@daakerhassan-elmi
@daakerhassan-elmi Жыл бұрын
Nadiira qofkii ila wata love ha saaro ❤❤❤
@nimcoibrahim4910
@nimcoibrahim4910 Жыл бұрын
On fire!! Hodan abdirxaman iyo nadiira nayruus labadan naagood ee kalsoonida laga barto laba heesood oon kala dhicin ayaad dabka kasoo qaadeen big fun you two ladies❤
@lajeclaydashidan441
@lajeclaydashidan441 Жыл бұрын
Muuqaalka quruxdiisa waa laga dareemaya inaad casimadii hargeisa ku qaday wow 🎉
@NajmaMuuse-gb8qm
@NajmaMuuse-gb8qm Жыл бұрын
tan heez wa dhaftay boqorada codka nadiira neyruuz ♥️
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 Жыл бұрын
Rasaas baa iga dhacaysa best song nadiira nayruus boqorada codka 🔥🔥🤟
@dekamohmed726
@dekamohmed726 Жыл бұрын
Xiligasan arkaya hesta imisa qofba replay iso gali donta😊
@najmayuusuf7960
@najmayuusuf7960 Жыл бұрын
Inta og inay hestani qarxayso tiktok xalimoyin badan aya iska so duubi dona😅😅
@farahmohamed9652
@farahmohamed9652 Жыл бұрын
Haa waliba inta rasaasta💥💥😂😂😂
@aruseiyaori2893
@aruseiyaori2893 Жыл бұрын
Hablaha duriyada waa qaali re na ogaada Keep gong
@shukrimahamed9278
@shukrimahamed9278 Жыл бұрын
rooxanti yay ku jidhin nadiiradayda caashaqa guulayso❤❤❤❤ nasab kaamila🩸💉👑
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 Жыл бұрын
Waw Libaax baa soo laabtay Boqoroda reer muqisho nadiiro neyruus 💔🙏
@xamsenuux7986
@xamsenuux7986 Жыл бұрын
Qofkii.iga.danbeeyoow.hadaad Akhriso.fariintan.lik.isaar.wllka Ama.wllsha..y
@shiinecasaanyo3917
@shiinecasaanyo3917 Жыл бұрын
B
@aaminosaladmclin6757
@aaminosaladmclin6757 Жыл бұрын
Runtaan kudhaqaa nafteyda Rabina taladaan udhiibtay Ax yaa nadiira guleyso x❤
@zuweydaahmed-pl5rw
@zuweydaahmed-pl5rw Жыл бұрын
Inuu waqal duubay maxaa lagu garanayaa rasaasta nadiira nayruus ay ridayso cidkala kama duubi karto🥰🥰
@ayannuure7121
@ayannuure7121 Жыл бұрын
Rasaa baa iga shaceysa 🔥❤️ Best song 2023
@hodandiiriye-bk4cf
@hodandiiriye-bk4cf Жыл бұрын
Sidaan rabo layma sheego Anaa kaligay wax raaba hadaad ruux daran imooday waxaan ahay raad qarsoon Rasaas Baa iga dhacaysa war dhamaaday weeyi 😅liketa hayla dhaafin 🙏
@user-nv6io1xr6t
@user-nv6io1xr6t 6 ай бұрын
Team 2024😂
@user-sp8sz3ow7i
@user-sp8sz3ow7i Жыл бұрын
Boqorada codka nadiira nayruus inader mcn❤🎉
@NajahAdan-gs5zs
@NajahAdan-gs5zs Жыл бұрын
Wllo ❤ adoo mahad sanid ma ii sheegi karay saa ciday tahay qaladeedo biliis
@daryeelasiciid4009
@daryeelasiciid4009 Жыл бұрын
​@@NajahAdan-gs5zs ciidagale
@NajahAdan-gs5zs
@NajahAdan-gs5zs Жыл бұрын
Mahad sanid wllo 😍😍
@yousra52
@yousra52 Жыл бұрын
nadira sowtul raxma🥰 anaga dhan rasas ba naga dhaceysa😂
@fadumocabdilaahi731
@fadumocabdilaahi731 Жыл бұрын
Ku fur Inader waxad garanweydaba Iyado waliba baas ah nadira maxamed cige 😍😍😍
@arwamohamed169
@arwamohamed169 Жыл бұрын
Another level nadiira nayruus keep going inder
@abdiadan4837
@abdiadan4837 10 ай бұрын
Very phenomenon wise lady & great song,
@leilaabdullahi2026
@leilaabdullahi2026 Жыл бұрын
Wowwww inaba Caadi ma aha 🥰🙏
@marwaan6470
@marwaan6470 Жыл бұрын
Rasaas baa kadhaceysa waqal🥰
@qatraqali5930
@qatraqali5930 Жыл бұрын
Sidanrabo laimashego waxkale 💋 boqorada codka horey usoco
@ayaan850
@ayaan850 Жыл бұрын
woow anather level weeyi heestan nadira nayruus boqorada codka ❤❤
@wacanaden2706
@wacanaden2706 Жыл бұрын
Qeymabadan nadira naxaristii oo qof ah guleyso mcney 💯
@zainabessefaaricarabeeto4744
@zainabessefaaricarabeeto4744 Жыл бұрын
Intaad xuma raadinaysid rooxaamuhu yay ku jirin waan ka helay
@user-od3bm5lu8i
@user-od3bm5lu8i Жыл бұрын
Waxaan hees lama dhihi karo hees wey dhaaftey 😂❤
@muniraqadafi2015
@muniraqadafi2015 Жыл бұрын
Tan hees weydhaaftey nadiiro is not eassy❤
@abdirizakmuktarali5448
@abdirizakmuktarali5448 Жыл бұрын
Boqorad corkage nadiira nayruus...❤❤❤❤❤
@nadifodahir
@nadifodahir Жыл бұрын
Macha Allah waa runta, Keep going.
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 Жыл бұрын
Nadiira Nayruus aad bay u cod macaan tahay hees iyo badh . Waqal ka duula hambalyo ❤️
@NajahAdan-gs5zs
@NajahAdan-gs5zs Жыл бұрын
Wllo❤ adoo mahad San ma ii sheegi karay saa ciday tahay qaladeedo biliis
@inamaxamed
@inamaxamed Жыл бұрын
@@NajahAdan-gs5zs abyo isaaq wye
@muqtaar1782
@muqtaar1782 Жыл бұрын
Legend the boss all studios of somalia waqal keep going pro❤❤😊😊😊😊😊
@FaraxCaydiid-iz7fh
@FaraxCaydiid-iz7fh Жыл бұрын
Codka iyo quruxda isaaqbad utahay👸🏻❤️
@canabcabdulle6500
@canabcabdulle6500 Жыл бұрын
Quruxdaa & Shacnigaa Waa midda Wiilka Qaba ee Hiraab & Hawiye ahi u yeelay Marwadeennaa👸🏽🌟🤴🏾🥰😇. Ee sorry 😢 oraahdaada Qaldan
@rahmaalih
@rahmaalih Жыл бұрын
​@@canabcabdulle6500 qofna lama badali karo eedo kartida iyo codka quruxda ma isagaa siiyeyy bal waxaad noola timi day 😅😅😅😅
@IjopelReya
@IjopelReya Жыл бұрын
Nadira neyruus and Hargeissa cadeey another level.
@ZakiALI-le9xx
@ZakiALI-le9xx Жыл бұрын
Keep going my sister
@Fadxiadan-kg7ug
@Fadxiadan-kg7ug Жыл бұрын
Another level nadiira
@user-uo5by7rh7u
@user-uo5by7rh7u Жыл бұрын
waqal studio bahi tirah bulshada keep going ❤
@Sihaaam22
@Sihaaam22 Жыл бұрын
Ayy ka bax boqorada codka nadiiro ❤️
@hamdahassan6969
@hamdahassan6969 Жыл бұрын
Wooow 🎉
@Harlem2Detroit
@Harlem2Detroit Жыл бұрын
Ma shaa allah I love you nadiira Nayruus ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@zaxardiethiopiazaxar-qo4vj
@zaxardiethiopiazaxar-qo4vj Жыл бұрын
Mazha Allah Fananad somaliyed nayruus❤❤
@qatraqali5930
@qatraqali5930 Жыл бұрын
Weweh waxkale nagasodah❤️
@siraadxuseen900
@siraadxuseen900 Жыл бұрын
Masha Allah
@user-ny7ro5gt6d
@user-ny7ro5gt6d Жыл бұрын
Wow boqorada codka nadiiiro Neyruus noolow ❤❤❤❤
@sagalfaarah4123
@sagalfaarah4123 Жыл бұрын
Waa waxa kle nadiira❤
@aaminaindho3742
@aaminaindho3742 Жыл бұрын
Wow 😊🔥
@hodmansaleban1474
@hodmansaleban1474 Жыл бұрын
Naag G36 Indro🎉😊
@zamzamabdi8688
@zamzamabdi8688 Жыл бұрын
Masha allaha wllshey qali
@user-mg6us2dm2g
@user-mg6us2dm2g Жыл бұрын
Masha Allah 🥰
@user-mn7kp3xj6e
@user-mn7kp3xj6e Жыл бұрын
Waaw. .nadiira .ayruus .cod .macaanaa .maanshaalaah .beautful .
@Kaluuum123
@Kaluuum123 Жыл бұрын
Best song🔥🔥🔥🔥🔥
@haniabdi538
@haniabdi538 Жыл бұрын
Wooow best song ❤❤❤
@Zeyn-e1w
@Zeyn-e1w Жыл бұрын
Walalheyga plz iso boqda
@cabdaleherer8546
@cabdaleherer8546 Жыл бұрын
Awoowo waad shideee2 ku soco
@maaidaabdilahi9865
@maaidaabdilahi9865 Жыл бұрын
Nadiira Naxariis❤😊
@calimumtaas3713
@calimumtaas3713 Жыл бұрын
Waw kabax tan hes wey dhaftey❤❤❤❤
@Hoodaayaanchanel
@Hoodaayaanchanel Жыл бұрын
Waaaaw ruuxaamuhu yey ku jiidhin
@hodanxarir6414
@hodanxarir6414 Жыл бұрын
Wow cod macan nadira qli
@safiyoabdi1902
@safiyoabdi1902 Жыл бұрын
❤hayeey kagambada❤ rasaasta👸👌🫶🇸🇴🤲❤️❤️
@Wayelka1973
@Wayelka1973 Жыл бұрын
Khadar SAMAWADE Abwaan Da’ yar Cows Qansax LEGENDRY
@mahamudjeylaniyare4064
@mahamudjeylaniyare4064 Жыл бұрын
Another one 1⃣ legend keep going waqaal wstudio
@WaqalStudio
@WaqalStudio Жыл бұрын
Legend! @mahamidjeylsniyare
@Sheekhaawi-
@Sheekhaawi- Жыл бұрын
@@WaqalStudio 🎉🎉
@abdifatahmuuse1851
@abdifatahmuuse1851 Жыл бұрын
Nadiira nayruus
@osmanosfilms
@osmanosfilms Жыл бұрын
❤❤❤
@waladhoussein3158
@waladhoussein3158 Жыл бұрын
waw ech cala hees
@queen22-r7p
@queen22-r7p Жыл бұрын
wow raasas maraysa anah madfacba so wada😂
@zagalindhacalanle3533
@zagalindhacalanle3533 Жыл бұрын
Ayy❤❤😊
@qlpinaxarsbdn3260
@qlpinaxarsbdn3260 Жыл бұрын
Wow amazing hestan way qarxi donta
@habonmohamed7387
@habonmohamed7387 Жыл бұрын
love this kinda songs and i an somali❤😂😊😃😀☺️
@Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c
@Hibaaqmaxamuuduser-vc6lj9il9c 18 күн бұрын
Waqal studio waxba lagama qaban karo❤😂
@xamsexadaari7737
@xamsexadaari7737 Жыл бұрын
Nadiiro nayruus ciyaalkii hore Ka fadhiista abti ha idin dhaaftee😂😂
@asmanasie2905
@asmanasie2905 Жыл бұрын
Mnshalah ❤
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 9 ай бұрын
Nadiro nayruus axyaa hes
@user-wp8ck5dw1w
@user-wp8ck5dw1w Жыл бұрын
Waxas heesa abayo ilahy hakudayo❤❤😊
@calidacad
@calidacad Жыл бұрын
Tinta nadiira neyruus marki iigu horeysoon arko yaa ila mida
@marwokhadiija
@marwokhadiija Жыл бұрын
Me
@adanbahalhanad1546
@adanbahalhanad1546 Жыл бұрын
Nayruus an other lavel🔛🔝✔️
@ayaankhadarahmed5046
@ayaankhadarahmed5046 Жыл бұрын
Rabi talada udayay 😢
@haniilkacaz7164
@haniilkacaz7164 Жыл бұрын
Hboh qali mxd sameyseyna ❤😂
@Sheekhaawi-
@Sheekhaawi- Жыл бұрын
Naagtan way Dagtay ❤❤
@NimcodaahirDaahir-ri9re
@NimcodaahirDaahir-ri9re Жыл бұрын
Boqorada codka jh nadiiro🥰🥰
@mahameddeeq6672
@mahameddeeq6672 Жыл бұрын
Waaw waaw
@hindaaa_ali
@hindaaa_ali Жыл бұрын
😍😍😍😍😍😍😍
@dagenmohamet9088
@dagenmohamet9088 Жыл бұрын
On hit🔥her voice 100%👌
@Fati-iv8rc
@Fati-iv8rc Жыл бұрын
Ben mashegayi hestan nadira way iguso jidatay❤😊
@raxmamaxamed2966
@raxmamaxamed2966 Жыл бұрын
woww boqorada codka
@naimaabdi3876
@naimaabdi3876 Жыл бұрын
Jaah usheeg yaaqeey no cule wallaahi 👋💙💗💗🎉🎊👋💜💐💙💗💓💜✌️
@MB_Podcast1
@MB_Podcast1 Жыл бұрын
Waxaan si gaara u salaamayaa khadar waqal iyo apwaanka ceerigaabo khadar ali uthman.
@khadrayurub6866
@khadrayurub6866 Жыл бұрын
hodan waa maca limada fanka soomaaliyeed
@kiin9250
@kiin9250 Жыл бұрын
Rasas baa iga dhaceyso iyo illahey baa igaa taxadiray may mare hodan iyo nadiiro nayruus inay hal mar hees soo wada qadan hestane iska ag dhowato maxa keeno waa yabe
@Sheekhaawi-
@Sheekhaawi- Жыл бұрын
Ani uun haa iraafin 😊
@drsayana9611
@drsayana9611 Жыл бұрын
Naagihii sanad kn faan by bilaaben waxan hda ma hees baa
@nimoabdi9208
@nimoabdi9208 Жыл бұрын
Reer Kayga 😊
@user-ok3wo1nm3h
@user-ok3wo1nm3h Жыл бұрын
❤❤
@adnomohmed5740
@adnomohmed5740 Жыл бұрын
Nadiiradeydi❤🎉😮
@yasinmudeyomar1352
@yasinmudeyomar1352 Жыл бұрын
Hayey doliga
@nadifoomar4126
@nadifoomar4126 Жыл бұрын
Another level
@qadroqurux5136
@qadroqurux5136 Жыл бұрын
Waaw axsan hees mansha allaah
NADIIRA NAYRUUS - FARXADA KU KARBASHAYA OFFICIAL VIDEO 2024
3:53
Waqal WStudío
Рет қаралды 234 М.
YURUB GEENYO ALLOW NIN RAGEED IKAABA OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:18
Yurub Geenyo Official
Рет қаралды 391 М.
Задержи дыхание дольше всех!
00:42
Аришнев
Рет қаралды 3,8 МЛН
Ouch.. 🤕
00:30
Celine & Michiel
Рет қаралды 28 МЛН
PRANK KII UGU XUMAA TEAM 27 KAGA AARSADAY WEE MATAGEEN🤮😱
18:44
ABDIRIZAK AKON - DHADHAN JACAYL (Official Music VIdeo)
4:40
Waqal WStudío
Рет қаралды 29 М.
HODAN ABDIRAHMAAN  ALLA IGA TAXADIRAY MUSIC VIDEO 2023
4:14
Hodan Abdirahman Artist
Рет қаралды 4,7 МЛН
WARIYE NADAARA #3 - SHIR-QOOLKI AFHAYEENKA & XABSIGII 46 CISHO!
37:31
RAHMA HASSAN BLOCK TAY RUUXDA MUSIC OFFICIAL VIDEO 2024
3:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 309 М.
NADIIRA NAYRUUS | HADDUU BEERKU QAYBSAMO | LIVE STAGE | MUSIC VIDEO 2020
7:11
ABDI ASKARI TUBE
Рет қаралды 2,1 МЛН
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 259 М.
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 329 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 31 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 765 М.
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 324 М.