NAJMA NASHAAD FARXADA II BILOW OFFICIAL VIDEO 2022

  Рет қаралды 4,945,796

Hawraar Music Production

Hawraar Music Production

2 жыл бұрын

CODKA: NAJMA NASHAAD
EREYADA: OMAR DAB-JACAYL
LAXANKA: OMAR DAB-JACAYL
MUSIC: USTAAD MUSTAFE KARAMA
CAMERA & EDITED: CAYDARUUS ISMACIIL
Copyright@Hawraar Music

Пікірлер: 1 100
@caqlikoriye593
@caqlikoriye593 2 жыл бұрын
Farxaddu qur'ankay ku jirtaa Allah ha innaga wada farxiyee aaamiin-ta raaciya
@samiirafaarax5394
@samiirafaarax5394 2 жыл бұрын
Amiin amin
@ayaannajiib1435
@ayaannajiib1435 2 жыл бұрын
Aaaamin insha allh
@habooncabdi9275
@habooncabdi9275 2 жыл бұрын
Amiin
@deeqayussuf4395
@deeqayussuf4395 2 жыл бұрын
Amiin yaa rabi 🤲😭☝️
@fadumoabdullahi4819
@fadumoabdullahi4819 2 жыл бұрын
Amiin Amiin yarabi
@Apdallehazard
@Apdallehazard 2 жыл бұрын
Qof walba oo qoralkan arkay waxan u rajeynaya cafimaad taam ah, cimri dheer iyo cibaado suuban. 🙏🥰
@asmadaauud8228
@asmadaauud8228 2 жыл бұрын
Aamin wall dhamaanteen nolo farxadle🤲🥰🥰🥰
@nimcomahad3503
@nimcomahad3503 2 жыл бұрын
Aamiin sido kle🤲🤲🤲
@asmamuhidin6043
@asmamuhidin6043 2 жыл бұрын
Amiin amiin thanks 🙏
@Apdallehazard
@Apdallehazard 2 жыл бұрын
@@asmadaauud8228 amiin wll qli 🤲🙏
@Apdallehazard
@Apdallehazard 2 жыл бұрын
@@nimcomahad3503 amiin wll qli 🤲🙏
@karaamaofficial1556
@karaamaofficial1556 2 жыл бұрын
Qofkii ugu sharafta badnaa waa nabigeenii muxamed scw😍🥰🤩
@hodoncumar7967
@hodoncumar7967 2 жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasalam
@lamajofficial2446
@lamajofficial2446 2 жыл бұрын
Haduu Nabigu Scw Kugu Wayn YaHay HeesaHa Comment Ahan Ugamad DhigteNe Caadi Iska Dhig Ncsow
@salmandaib6055
@salmandaib6055 2 жыл бұрын
aarya caaq bad tahye nabiga xagan ha keenin shuuba ku dhashe
@karaamaofficial1556
@karaamaofficial1556 2 жыл бұрын
@@salmandaib6055 hye wllo ha icaayin hooyadaa waa hooyaday oo kle
@ccabdulesiyaad8488
@ccabdulesiyaad8488 2 жыл бұрын
Scw scw
@juhdimedia7725
@juhdimedia7725 2 жыл бұрын
Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤
@samiirafaarax5394
@samiirafaarax5394 2 жыл бұрын
Salalhu calayhim wasalam
@nadifomoktarjimale9848
@nadifomoktarjimale9848 2 жыл бұрын
Scw
@cabdiraxmaanwaxkale5446
@cabdiraxmaanwaxkale5446 2 жыл бұрын
Farxada ii bilow good hees
@footballgoals3396
@footballgoals3396 2 жыл бұрын
scw ❤️
@cabdiraxmaanwaxkale5446
@cabdiraxmaanwaxkale5446 2 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 2 жыл бұрын
Heesuhu waxay Dilan qalpiga Quraanku wuu daweyaa
@hoodoxuseen2637
@hoodoxuseen2637 2 жыл бұрын
Adigoo saaas u og halkanaxad kaso doontey
@hoodoxuseen2637
@hoodoxuseen2637 2 жыл бұрын
@Mo Abdullah labadeenuba wan garaneyna waxay yihin meesha aan iska tagno Wllky illahay khayrka ha INA waaafajiyo
@somalifanproducts9965
@somalifanproducts9965 2 жыл бұрын
@@hoodoxuseen2637 amiin amiin wllo
@xaladocilmi5937
@xaladocilmi5937 2 жыл бұрын
@@hoodoxuseen2637 waa sax wll halka ay dhalinyarada u badan tahay ayaa fariinta wanaagsan la dhigaa qur aankane waa daawada khalbiga allah nagu toosiyo wadada wanaagsan dhamaanteena
@hoodoxuseen2637
@hoodoxuseen2637 2 жыл бұрын
@@xaladocilmi5937 amiiin wll
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Jacaylka u beer xalnow Baxnaani nafto lahoow Qalbiga bilo oo degnow Badhkayganaa ii ahoow Beertii naxariistaa haw Bogayga daweeye haw Boqorka ii dooran haw Bidhaan aragaygaa haw Farxadaa kolba ii bilow Badhaadhaha ila ogow Kuu baahdaye ii dirnow Ku baantayee I ogolow Burjiga kalgacayl ahow Wadnaha bidix ii ahow Bilaahi caleek wacnow Bashaash waliga ahow Caashaqa barihiis ahow Markale bilicdiis ahow Buruudka qudhayda haw Balwada aan leeyay haw😘🔥
@nasraaxmed6798
@nasraaxmed6798 2 жыл бұрын
Ww se u qortay qof talent a thy 🥰
@moustaphamane8475
@moustaphamane8475 2 жыл бұрын
Ayy🥰
@SawdaMaamed
@SawdaMaamed 4 ай бұрын
Wwŵ
@faysalkhaliifcabdi7187
@faysalkhaliifcabdi7187 2 жыл бұрын
Mogadisho, The Capital City Of Somalia🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏 illaahow barakeey, Nabaddana u balaari.😍😍😍😍🥰
@zaek_adde1276
@zaek_adde1276 2 жыл бұрын
@Ai Love makunaxsanthy wacalow 😫😂
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 2 жыл бұрын
@@zaek_adde1276usheegbo maraxa reer koraad waaye o ka xun quruxda iyo wayninka iyo dadkeena qalbiga fiican barakee allow xamar❤
@boyofficial3348
@boyofficial3348 2 жыл бұрын
@Ai Love kkkk wax kama badali kartid 😃🤣🤣 moqdisho cadey waa moqdiaho cadey lee😃🤣 orodoo magaladaada hageisa wasaqlay iyo xashiishka ka hadal🤣🤣
@ilhancaraaye5801
@ilhancaraaye5801 2 жыл бұрын
@Ai Love ano xamar u dhashay adiga ka wareysan maaye wax kale sheeg rer galmudug na wa ilma adeertayda mel fog ha iga dhigin qashin mel kasto ayu yaala ka shaqeyn unbu raba e inad ceeb uga dhigto maaha
@boyofficial3348
@boyofficial3348 2 жыл бұрын
@Ai Love kkkk magalda qaniisiinta ayaa joogtaa ee hargeisa Iskuulkii abaarso wali ma furanyahy mise waa la xeray😃🤣bal ii sheeg🤣😃waxx idinka wasaq badan maba arag waligay😃🤣
@dayaxmohamed9522
@dayaxmohamed9522 2 жыл бұрын
Heestu waa macaan, laakiin qur,aanka ka macaan ❣
@kaldeeqmedia
@kaldeeqmedia 2 жыл бұрын
Farxada kolbaba ii bilaaw 😀 Baaraaraha ila ogoow 🥰 Kuu baahdayee ii badnaaw 😘 Kuu baaqayee iga badnaaw ✍ Farxada farxada 🎶🎶🎤🎸🎶 Waa qeyb ka mida erayada heesta soo socota 💎🤏✍ @najma nashaad full respect 🙏
@fadumoayanceynashe2087
@fadumoayanceynashe2087 2 жыл бұрын
Qali 👸💃
@salmanyre1762
@salmanyre1762 2 жыл бұрын
Wax wlbo oo macaan waxa kasi macaan QURANKA KAREEMKA AH❤
@hassanstevan2157
@hassanstevan2157 2 жыл бұрын
najmo nashaad inta qrxdeeda ku hysta love saara❤️
@Haarliina_Abgaaley
@Haarliina_Abgaaley 2 жыл бұрын
BANAADIR🇭🇹🇸🇴baa u Shidan Another level Hees iyo bar Super🥰🙌
@amiiniman69
@amiiniman69 2 жыл бұрын
Wow Muqdisho Cadeey Haaa Maasha allah mss Najma I like you’re songs Keep going Sister
@amaalbashiir8373
@amaalbashiir8373 2 жыл бұрын
walahi shadiyo sharaf wexey turkiga igaga so tagtey heestan ayey kamaseertey waxeyna istiri muqdisho Io aroosyada ayey kaga hormareysa shadiyo sharaf wxan kuleeyahay najma nashaad walahi magaartid mana Soo qapaneysid najmaay keep going❤❤
@sabriiinmustafa1574
@sabriiinmustafa1574 2 жыл бұрын
Naa wallo ma ogi wxy uga timiye danbiga iska daaa XgaaD nagativka ugu fikirtay bismila bal mad lasoo xaadir intaa aakhiro
@ayshaosma9942
@ayshaosma9942 2 жыл бұрын
Dulmi badnidaa walaley😂
@hamdi4179
@hamdi4179 2 жыл бұрын
Shadiyo naagta kaliyo laga maseyro yadaaba ahe mxy cid ka msyrtaa xamar hdi ladhohona aroosyda waa naagta logu jclyhy mrka qoftaas yadaa laga maseyraa mahe cid kma mseyrto Heestan iyo tay shdiyo soqaadayna isteel iskumaba gaaraan o shdiya ka wadatee
@cumarhabaasiye4514
@cumarhabaasiye4514 2 жыл бұрын
Waa lagu wasaa walashay ksleexo
@user-wt3uq1iw7f
@user-wt3uq1iw7f 2 жыл бұрын
waallidiii oo qof, wllo adigoo soo jeedo riyooneeysaa
@yussufemansigat5435
@yussufemansigat5435 2 жыл бұрын
Only one in Muqdisho wlshey macan Najmay 👑 wlxi Gaber iyo baar manshallah 😍
@Somali-Rights-Watch
@Somali-Rights-Watch 2 жыл бұрын
Gabada somalidu ugu qhuruxda badaan m.A
@asmamuna658
@asmamuna658 2 жыл бұрын
Qofta kaLiyeen taageero najma nashaad Alle haku xafido wll❤
@hassanhussein8339
@hassanhussein8339 2 жыл бұрын
Wow heestan in badan sugaaye thanks hawraar 🤗 Najmo nashaad the queen 👸 of the voice noolow mcnto 🥰🥰💋
@nafisamuxudiin8278
@nafisamuxudiin8278 2 жыл бұрын
Aad ban u jclhy heestan a
@parvinheydari9637
@parvinheydari9637 2 жыл бұрын
منظور شما را متوجه نشدم
@parvinheydari9637
@parvinheydari9637 2 жыл бұрын
سلام عزیزم نت ضعیفه@@nafisamuxudiin8278
@qamarupdihersi9899
@qamarupdihersi9899 2 жыл бұрын
Najma nashad farxadda farxada ii bilow♥️ Qof walbo arka qoral kaygan like ban ka codsanaya Voice♥️ Melody♥️ Music♥️ Vidio ♥️ Edit ♥️
@apdiwalimuuse6957
@apdiwalimuuse6957 Жыл бұрын
Heestan gabadha aanu xidhiidh jacayl wadaagno ayaa luuqa igu Soo dirtay runtii waa hees aad uu macaan OO ka turjumaysaa jacaylka macaankiisa iyo farxada jacaylka . Waa hees midho macan music saaran ka daran . Kolay waa hees khaas laygu Soo diray heestan dhamman waxay ka turjumaysaa waano jacayl.
@amiirahussein6125
@amiirahussein6125 2 ай бұрын
Mxa ka sheegi hadi lagu so dirya 😏😏😏waliga wxa laguma so diir miya khashinyahow
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Best song 🎵 👌 Najma nashaad Codka 100% Erayada 100% Music 100% Camera 100% Keep going my sister 🥰✊
@mustafecismaan4431
@mustafecismaan4431 2 жыл бұрын
Asturnaanta 0%😥
@mosadaq4358
@mosadaq4358 2 жыл бұрын
Except the style bro
@coordinateurfelicienntambu3785
@coordinateurfelicienntambu3785 2 жыл бұрын
Bonjour
@mhameddave9758
@mhameddave9758 2 жыл бұрын
Dareenkana 100%
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 10 ай бұрын
😢😂😢😂😮😂😂😮😂😂😮😂😮😂 1:04 1:04 1:05
@modernxaliimo4731
@modernxaliimo4731 2 жыл бұрын
1 million geeyo heeskaan in 48 hrs!!! Hadii kale waa la isku baaba’ayaaa Soomaaliyeey. 🔥 🔥 🔥
@nuurwaaga6320
@nuurwaaga6320 2 жыл бұрын
Amazing song Gabadha imika fanka iska leh Najmo Nashaad Nio ninka mustafe karaama music waa iga gadan yhy💯 best product Hawraar music another level
@fathaahmed9251
@fathaahmed9251 2 жыл бұрын
Waxan ahey qof runtii noloshu ku qallafsantahay oo rabo inuu doorto jidkii noloshisa u ficnayd inuu ilaahey i fududeeyo oo muraadkayga i sahalo i soo duceeya qofkasta oo commentigey arka i soo duceee waa codsi😢🤲
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 2 жыл бұрын
ilhy hku fududeyo mcny dadaal i.a
@marwaqalanjo4902
@marwaqalanjo4902 2 жыл бұрын
Allaha haku fudeyo
@ubaxcawil9699
@ubaxcawil9699 2 жыл бұрын
Illhy ha ku fududeyo wll
@Joya11
@Joya11 2 жыл бұрын
Imika ma waxaad sugaysaan hees 😭 Xakee la inoo soo jiraa qof kafakaraya majiraa faxshiga miyaan isku taagayrenaa on sugaynaa wlalayal subxaanalah 😭
@ifraaxaragsan3380
@ifraaxaragsan3380 2 жыл бұрын
Dadka ooidil waa eegay Kuman arag qof dhahaya wll sidan wax kabadal Iyaga dhan wee usacab tumayan allllah haina asturo Inta wanaga jecel walashoda
@Joya11
@Joya11 2 жыл бұрын
@@ifraaxaragsan3380 mahadsanid walashay qaali Wlhi social media aadbuu inoo fidneyay Aduun IYO aaqiraba lagu seegay bal eeg halka lamarayo maanta Allow qalbiyadena cabsidaada kabuuxii
@godimagengong3140
@godimagengong3140 Жыл бұрын
Am from South Sudan 🇸🇸, and l love the song
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
❤❤❤❤🎉
@ubaxqurux4440
@ubaxqurux4440 2 жыл бұрын
Hesta mesha ku qaday ma xamar cadey baa mise indhega waye 🇸🇴🤍💙🤍❤️❤️
@salaxmoussa7669
@salaxmoussa7669 2 жыл бұрын
Wow inaba cadi Maha boqorada codka iyo dhoola cadeynta najma nashad, ereyadi iyo laxanki abwan sanadka u ereyda culus maystro cumar dabjacayl ,music mucjisada lee legend karama , so saristi warshadaha waxsoosarka xaga fanka kuwoga ugu fican wa hawraar sanadka wacdaro ayay dhigaayan
@hoodomohamed9350
@hoodomohamed9350 2 жыл бұрын
Qurux+cod= najma nashaad axsan 👏🥰 axsan hees 👏👏👏👏
@kaeya_kun3368
@kaeya_kun3368 2 жыл бұрын
Boqorada soomaaliyeed muqdisho joogta maashaa alaah maashaa alaah barakee alow xamar from Sweden
@ismaaciilcaaqil289
@ismaaciilcaaqil289 2 жыл бұрын
Bilacada iyo quruxda xamar cadey ❣😘 magaladeyda Love u so much 💓
@dhamme0
@dhamme0 2 жыл бұрын
Mogadishu ❤100000 From Hargeisa
@suldaanxasanwadani4672
@suldaanxasanwadani4672 2 жыл бұрын
Daqiiiqado ka harsan fanaanadena najmo nashaad keep going ❤❤
@mustafe983
@mustafe983 2 жыл бұрын
Codka mucjisada najma nashaad ✨🥰iyo hawraar oo kulmay mxa laga fisha another level 😇✨
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 2 жыл бұрын
Wwww xald kle najma nashaad and hawraar Farxada Kolba ii BiLaw Another level...😍❤️👑💯💯💯💯❤️❤️
@ArMaanio-Lyrics
@ArMaanio-Lyrics 2 жыл бұрын
Farxadda farxadda ii bilow. Legend baa isku wada qabtay ereyada macal laxankeeda.... ruux talented u lehina waa ku luuqeynaysaa 😘
@mudhiciro6336
@mudhiciro6336 2 жыл бұрын
Najmo nasheed the queen of wold 🌍❤🥰🥺
@abdifatahmohamoud8087
@abdifatahmohamoud8087 2 жыл бұрын
Gabadhu cod, style iyo quruxba wey isku darsatay🔥👏❤️
@ayuubdaahir7253
@ayuubdaahir7253 5 ай бұрын
Inta heestaan dib usoobooqatay like iisaara ❤❤
@abdifatahmahamed3648
@abdifatahmahamed3648 2 жыл бұрын
My bbe najma ❤️😫✊
@user-jl3yq2oi3l
@user-jl3yq2oi3l 4 күн бұрын
Ye
@user-jl3yq2oi3l
@user-jl3yq2oi3l 4 күн бұрын
Bgidudqqws42u
@maryanhaji3960
@maryanhaji3960 2 жыл бұрын
Waaw najma nashaad xamar iyo xeebtii liido wax kale ♥️
@nimcomaxamed123aadan6
@nimcomaxamed123aadan6 2 жыл бұрын
Iminka ma hees baanu sugnaa halka aanu quaan sugi lahy wlhi waa aakhiro samaan allow noo dambi dhaaf😭
@nazmed8141
@nazmed8141 Жыл бұрын
Beautiful Muqdisho . Aragaaga wa farxad ♥️
@Somalimotiv
@Somalimotiv 2 жыл бұрын
Fanka somalidu cirkuu tegay yaa ila arkay😍
@dabshide3878
@dabshide3878 2 жыл бұрын
Najma Nashaad is the queen of voices. When I listen to her songs, I enjoy and calm down and sometimes I fall in love.❤ FARXADA----------II---------BILOW😂❣ ❤❤❤❤❤👑👑👑👑👑💯💫🎁
@yahyesalad9701
@yahyesalad9701 2 жыл бұрын
Absolutely true
@amiirkasomaliland6739
@amiirkasomaliland6739 2 жыл бұрын
Ayyyyy
@abdifazkaro3664
@abdifazkaro3664 2 жыл бұрын
Lol..
@nadiashirwac4561
@nadiashirwac4561 2 жыл бұрын
Najama nashaad is the queen
@jarrohusen2331
@jarrohusen2331 2 жыл бұрын
Quen of voice ku laha Wale inuna cod mel uso marin Intay joogan geenyo iyo fiska
@Cabdiqaniali10
@Cabdiqaniali10 2 жыл бұрын
laxanka 100% codka 100% music 100% erada 100% anshaxa0.5% dhaqankeenu ma ogola in lays qaawiyo misana gabar surwaal iyo dharqaawan xirato like 👍 an ugu hiilino sharafta hableheena asxabey🖐🥰
@qaadiro782
@qaadiro782 4 ай бұрын
Najanisad❤❤❤❤❤❤ ❤😂🎉🎉😢😮
@DicksonMary-wv9tv
@DicksonMary-wv9tv 2 ай бұрын
Aniga ahaan waxaan ka imid Nigeria waxaanan jeclahay marwadan najma nashaad aad bay u qurux badan tahay oo karti badan,
@caso7
@caso7 2 жыл бұрын
Gold voice Najma Nashaad 👌💚
@saabircade4215
@saabircade4215 Жыл бұрын
Xabiibki najmo nashaad
@saadiaabdillahi9262
@saadiaabdillahi9262 2 жыл бұрын
La grande Somalie...quel beau pays🥰😍😘
@captainsanto5572
@captainsanto5572 2 жыл бұрын
Najma nashaad waxan aad samaynaso yaa samaynkara🙆‍♂️ Anther level way dhaaftey waxaagu 🏑🧡
@maxamudobsiye469
@maxamudobsiye469 2 жыл бұрын
woow qurux iyo cod wd haysaa bilaa calayk kaa naaran shaydaanku najma nashaad qurux layda
@fiidowofficial3502
@fiidowofficial3502 2 жыл бұрын
Nashaad alahaku xafido wll waan kuwataa waligaaba waan kuqanacsanahay codkaaga macaan tabadan inaan lasocdo waayoo cadka haweenka kiiukumacaayibaa ale kusiiyay m .a wll nooloow waligaaba boqorada codka m .a
@mohamedbuaalechannel2396
@mohamedbuaalechannel2396 2 жыл бұрын
The Queen Off Soomaliya🇸🇴❤🌹💯
@Mahmet_adan
@Mahmet_adan 2 жыл бұрын
Nachma gabadha fanaaniinta ugu shidan
@kingmohasuubane308
@kingmohasuubane308 2 жыл бұрын
The best song fanaanada najmo nashaad Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Style 100% Ciyaarta 100% Place/ goobta 100% qurux waaye Heees shidan
@zayidphenomenal7039
@zayidphenomenal7039 2 жыл бұрын
1m marke garto 💋💋💕🙏
@rachidomar2830
@rachidomar2830 2 жыл бұрын
La reine de tout le temps ... Ton fan from Djibouti
@orzhechennel336
@orzhechennel336 2 жыл бұрын
Gold voice najma nashaad🥰❤🙈
@elmiabdullahi1960
@elmiabdullahi1960 2 жыл бұрын
NAJMA NASHAAD. Boqorada codka ee Soomaaliya Bravo !!!
@sawdaladan3076
@sawdaladan3076 2 жыл бұрын
Allow qof farxda no bilaba noso sahl 🤲
@rithwanpro1075
@rithwanpro1075 2 жыл бұрын
Song 🎵 Codka : 100%🥰 Ereyada :100%🥰 Laxanka : 100%🥰 Music : 100%🥰 Gold voice najma nashaad🥰✅
@khaalidcheesto7483
@khaalidcheesto7483 2 жыл бұрын
Gabar qurux iyo sharaf isku darsatay runtii❤😇
@xaajicadaanyuusuf8409
@xaajicadaanyuusuf8409 2 жыл бұрын
Ma qawnashada aya qurux iyo sharaf ah war ilahay ka cabso
@mhametapdirahman9964
@mhametapdirahman9964 2 жыл бұрын
Hit song wye wlleh🙌Caydaruuz ismail Inankasu waa wixibah❤🤟
@yuztaawiaxmedyztaawiaxmed9170
@yuztaawiaxmedyztaawiaxmed9170 2 жыл бұрын
Aakhira miyaa la ilaaway dadkeena naarta kudhiiri galino please kadaaaya ilaahay halaga baqo nabigana halagu saliyo scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤💯
@manker6445
@manker6445 2 жыл бұрын
Woof caleek Is the last queen voice horn strars of africa👩‍🎤🔥
@abwaanzaldhijacayl6144
@abwaanzaldhijacayl6144 2 жыл бұрын
XIDIGTA FANKA NAJMA NASHAAD
@ayandradam7096
@ayandradam7096 2 жыл бұрын
Inta filaysa in heestani 1m kor u dhagayso like isaara☺️😍
@naaniyoung8665
@naaniyoung8665 2 жыл бұрын
Waa heez io Badh The guud people NAJMA NAZHAD🥰
@galoose
@galoose 2 жыл бұрын
Oh may god ! Waxan hees waa dhaaftay another level❤💥
@abdirahmaanyousufabdi
@abdirahmaanyousufabdi 2 жыл бұрын
Fanaanad cod macaan Najma nashaad ilahy haku dhafo❤
@mohamedabdi9441
@mohamedabdi9441 2 жыл бұрын
Alle heesaha xumaantooda ha inaga soo hanuuniyo
@Futuresompres
@Futuresompres 8 ай бұрын
2024 yaa haystaa dhagaysan inta inay guursato u qorshaysantahy baan salaamin❤❤ Farxada ibilow ❤❤❤❤
@dugsiyedugsiye4005
@dugsiyedugsiye4005 2 жыл бұрын
EreYada Dab jacaYl wax kle 100% Laxankiisu xitaa waa 100% Codka 100% Music 100% Camera and edit 100% Hore usocda dhamaantiin🙋‍♂️
@updyrachedosman7089
@updyrachedosman7089 2 жыл бұрын
Hadaan Lagu Fahmaynba Maxaa Farxada Lagu Bilaabi!!!!!? Inta Dar Allah U Yaaban Ee Way Hagaagi Ku Noolaw Is muujiya ☝️ Ilahay Ha Ina Fahansiiye Rabibaynu La Kaa shanaynaaye😅🤣
@nasroali9972
@nasroali9972 2 жыл бұрын
Wow muqal.macan mel macan cod macan fananado macan waxa dhano wada macan😍😍😍😍
@SuomeyaibraheemSusu-px2ss
@SuomeyaibraheemSusu-px2ss Жыл бұрын
Jaaah hestaan xasus ayey iledahay wlhi🥲🥺😢😢😭😭😰
@abdirahman-24-u6e
@abdirahman-24-u6e 2 жыл бұрын
The one and only Queen Najma Nashaad🔥 Najma Qurux LayaaB LayaaB🔥😁❤🥰 Voice=💯 Melody=💯 Music=💯 Lyrics=💯 Vedio=💯 Edinting=💯 Hawraar Maxaa Duubteen Wll📸🔥
@funnyboy322
@funnyboy322 2 жыл бұрын
Good !!!
@fartuunxadiis7922
@fartuunxadiis7922 2 жыл бұрын
Waaaaaw.najma.shaaded.ajacel.ha
@Khaalith_ilkacase
@Khaalith_ilkacase 2 жыл бұрын
Nᴀᴊᴍᴀ ɴᴀsʜᴀᴀᴅ ᴄᴏᴅ ᴍᴀʟᴀᴘʟᴇʏᴅɪɪ ʜᴀᴡʀᴀᴀʀ ᴍᴜsɪᴄ ᴘʀᴏᴅᴜᴄᴛɪᴏɴ💯✌️
@mohammedabdirashiid4768
@mohammedabdirashiid4768 2 жыл бұрын
I loked somali songs from saudi arabia 🇸🇦🇸🇦🇸🇦
@kingkorNel77
@kingkorNel77 2 жыл бұрын
Hawraar sanadkaan fanka adaa leh✌
@Qalinle11
@Qalinle11 2 жыл бұрын
Ubixii fanka Najma waad ka baxsatay. Ereyo iyo laxan isku fadhiya saaxiibkau Dabjacayl. Hees weyn baan idinka haynaa saaxiibbayaal.
@aadancalijamacqaaje1252
@aadancalijamacqaaje1252 Жыл бұрын
KEEP GOING
@abdihakiinosman7250
@abdihakiinosman7250 2 жыл бұрын
Ma sh Allah beautiful cod macan👋❤
@shaafifaarah1825
@shaafifaarah1825 2 жыл бұрын
Heestan inta igu raacsan muqdisho iyo hargaysa in lagu duubay✋🇸🇴💚🗯❤
@cabdalaqaliif7155
@cabdalaqaliif7155 2 жыл бұрын
Waa mogadishu bis
@engapdirahimmaxamed3338
@engapdirahimmaxamed3338 2 жыл бұрын
Najma nashad waa fananad cod macan balse Waxan kula talin lah inay is asturto oo ay ku dayto fananinta ka wayn mahadsanidin like
@nafissatoure4449
@nafissatoure4449 2 жыл бұрын
Came here looking for this song because I heard in a wedding video. Now if only I could get English translation of it I would be very happy!🙏
@CiyaarJecelofficial
@CiyaarJecelofficial 2 жыл бұрын
Your fathers name is Toure meaning u re somali then you are asking me translation🤣
@abdifataholow
@abdifataholow 2 жыл бұрын
It didn't go down well with me the reason why you want English version of this song when you are already understanding every bit of this . Or your are not a somalia?
@guellehgalab5741
@guellehgalab5741 2 жыл бұрын
pppppp
@_-JB
@_-JB 2 жыл бұрын
@Nafissa Toure you dont need english translation you need dhaqan celis dear😂🤣🤝
@user-li2hv7xm6v
@user-li2hv7xm6v 6 ай бұрын
😊❤❤❤😊😊❤❤😊❤❤😊❤​@@_-JB
@xoghayemedia3578
@xoghayemedia3578 2 жыл бұрын
5 Million coming soon 🥰
@mursalcabaas1439
@mursalcabaas1439 2 жыл бұрын
Mnsha allaha asaldhalad nasap kamila tahay mlpsan fanaanada sanaaadka najma nashaad
@mowliidshirwac
@mowliidshirwac 2 жыл бұрын
Najmo Nashaad fananada Stylka Iyo Codkaga Ugu wanaagsan 2022 Ayaaan Ku Casuumi lahaa Somaliyey Gabadhaan Wakhtigeeda Ayeey Ku Raaxaysan 💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞
@FAAD21
@FAAD21 2 жыл бұрын
Najma nashaad xamar waano nuurisay garaazio yaqee😘
@nuurcase7761
@nuurcase7761 2 жыл бұрын
Super Heat Najma Nashaad ❤ Beuty Queen 🥰🔥❤❤❤
@warisyusufalim4763
@warisyusufalim4763 2 жыл бұрын
Bilicda muqdisho allow u siyaadi nabada masha Allah 🥰
@user-dy5uo8sc1r
@user-dy5uo8sc1r 2 жыл бұрын
Acudubillah minashaydani rajiim wlalo najmaay illahay sidaa kuu qurxiyay ka xishoo oo kacabso tani waa aduunye dhaldhalalkeeda run ha moodin qabrigii yaraa baa naga dambeeya wana lagaa xisaabin allow nasaamax oo noodambi dhaaf yarabi nagaraali noqo
@bestbeatstoreacid
@bestbeatstoreacid 2 жыл бұрын
THIS TRACK IS ON MY REPEAT!!!!! 🔥🔥🔥
@najmaali8137
@najmaali8137 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤
@kaafiofficial3950
@kaafiofficial3950 2 жыл бұрын
Waxan aya muqal laga dhaha👍 Howrar and najmo nashad another level ♥️
@marwariyaq4148
@marwariyaq4148 Жыл бұрын
waxn layaba dadka salliga nabiga meshan kenaya mesha muxadiro miya mise waa hees ka like ta sarey aya ka jahilsan ka liketa ku raadinaya salliga nabiga scw🥰🥰🥰
@kayseaxmedkayseaxmed5437
@kayseaxmedkayseaxmed5437 2 жыл бұрын
Waaw najma nashaad waad shidan tahay abaayo🥰🥰🥰🥰😍🤩💚🤍❤💋🙏
@kayseaxmedkayseaxmed5437
@kayseaxmedkayseaxmed5437 2 жыл бұрын
Farxada iibiloow
@AbasAqil411
@AbasAqil411 2 жыл бұрын
najma nashaad
@cumarxasan9902
@cumarxasan9902 2 жыл бұрын
Najma Najaad is the 👸 👑 Queen voice 🙌 😍 ❤
@kivanctatlitug951
@kivanctatlitug951 Жыл бұрын
Dab dab lgu daraY🔥 Queen of voice
@Mahir52143
@Mahir52143 2 жыл бұрын
Heesihii ugu dambeeyay erayada waa wada Omar dab jacayl!
NAJMA NASHAAD - MAGARBAA OFFICAL VIDEO 2022
4:26
Waqal WStudío
Рет қаралды 7 МЛН
QAMAR SUUGAANI FT NAJMA NASHAAD MICNAHA ADIGA U YEELAY NEW OFFICIAL VIDEO 2021
3:49
Hawraar Music Production
Рет қаралды 16 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,8 МЛН
👨‍🔧📐
00:43
Kan Andrey
Рет қаралды 9 МЛН
لااا! هذه البرتقالة مزعجة جدًا #قصير
00:15
One More Arabic
Рет қаралды 50 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
QAMAR SUUGAANI FT NAJMA NASHAAD DHAWAYSTAY NAFTAADA OFFICIAL VIDEO 2022
4:40
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,4 МЛН
NIMCAAN HILAAC | FARXADII DUNIDA | best Song
8:31
Hillaac Music
Рет қаралды 5 МЛН
GULLED SIMBA  | Asal Dhalad | "Official Video" (2017)
5:08
Haataf Abdi
Рет қаралды 12 МЛН
NAJMA NASHAAD FEAT ABDIFATAH ALBAKRI - WEHEL OFFICIAL VIDEO 2022
6:08
Waqal WStudío
Рет қаралды 3 МЛН
NAJMA NASHAAD - KU OGOLI - OFFICIAL VIDEO 2023
6:11
Waqal WStudío
Рет қаралды 2 МЛН
UGBAAD ARAGSAN || BOQOLOW || OFFICIAL VIDEOS 2024
3:59
Ugbaad Aragsan
Рет қаралды 7 МЛН
Stray Kids "JJAM" M/V
3:20
JYP Entertainment
Рет қаралды 6 МЛН
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 677 М.
Stray Kids "Chk Chk Boom" M/V
3:26
JYP Entertainment
Рет қаралды 74 МЛН
Munisa Rizayeva - Aka makasi (Official Music Video)
6:18
Munisa Rizayeva
Рет қаралды 19 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 328 М.