No video

Najma Nashaad | Shabeel Naagood | Official Music Video 2020

  Рет қаралды 2,803,482

Waqal WStudío

Waqal WStudío

3 жыл бұрын

Najma Nashaad, qamar suugaani, suldaan seeraar, Hees cusub 2020, waqal studio 2020
Najma Nashaad
Shabeel Naagood
Erayada: Aamin Samadoon
Laxanka: Cabaas Hirad
Music: Cadceed
Camera: Bigays & Khadar Waqal
Editing: Khadar Waqal

Пікірлер: 1 700
@somaliyameni202
@somaliyameni202 3 жыл бұрын
Ilhayow waxan u rajenaya qofkii arka qoralkygan cafimat io cibado suban🙏❤
@akramaabdi2377
@akramaabdi2377 3 жыл бұрын
aamiin wll dhamaanteenpa
@naciimaxasan1950
@naciimaxasan1950 3 жыл бұрын
Alhuma amen huuno
@zunduzahmed7007
@zunduzahmed7007 3 жыл бұрын
Silamidah
@hoodoali7560
@hoodoali7560 3 жыл бұрын
Amiin yaa rabi😢
@aaminacraxmaan8363
@aaminacraxmaan8363 3 жыл бұрын
Amiin yaa rabi😍
@asadhagio2749
@asadhagio2749 3 жыл бұрын
Aan aragno muuqaalka quruxdiiisa musica marabo sida loo duubay baan sugayaaa #waqalstudio
@sc8061
@sc8061 3 жыл бұрын
Asad hagio
@susucadey8967
@susucadey8967 3 жыл бұрын
reaction makaso sameyn rabtaa xbbi qrxow🥰
@fihiimoosmaan5137
@fihiimoosmaan5137 3 жыл бұрын
asadow wn sugenaa reactionka gpdh cod io qrx leh mnzha allh
@abdullosman8601
@abdullosman8601 3 жыл бұрын
Poe fanka ina so gasho miyaa rapta😂 Big legend salaman✋
@xaliimoxaamid4825
@xaliimoxaamid4825 3 жыл бұрын
@@sc8061 bbm .:-
@salmaanahmed6687
@salmaanahmed6687 3 жыл бұрын
Wax kasta waxa ka macaana quraanka ❤🙏
@maymeymuun5453
@maymeymuun5453 Жыл бұрын
Waa sax❤❤
@AhmedAkOfficial1
@AhmedAkOfficial1 3 жыл бұрын
Heesta oo Macaan Waxa ka macaan Un QURAANKA ALLE ALLOW NASOO HADEE”😰😊
@hardertheneve8614
@hardertheneve8614 3 жыл бұрын
Hees Baa meesha taala Maxaad kalaamka Ilaahay kala soo doontay Yaa bilaa Edeb
@user-tb8lx8xc5t
@user-tb8lx8xc5t 3 жыл бұрын
Haa wa run hees meesha laga qaadya mxa kalaamka alle u soo dhex galinysa
@hoodocabdi2481
@hoodocabdi2481 3 жыл бұрын
Hwh
@khadarawladcashaq8369
@khadarawladcashaq8369 3 жыл бұрын
Aamin
@AhmedMohamed-uw9uh
@AhmedMohamed-uw9uh 3 жыл бұрын
Waad ogtahay cid walibana way ogtahay Ee mxd iska garab dhigaysaa ama aad like_ta _kaga qadhaabanaysaa
@haykaljay6549
@haykaljay6549 3 жыл бұрын
Waxkasta oo mcn quraanka ka mcn nabiga ku saliya scw 💕
@wejustloveclubnights
@wejustloveclubnights 3 жыл бұрын
❤🔥kzfaq.info/get/bejne/qNh2lcWZ0eDJdJc.html
@diinosmanapdiwarsame2036
@diinosmanapdiwarsame2036 3 жыл бұрын
Scw
@istaahilmaxamed4366
@istaahilmaxamed4366 3 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@laylajamal9102
@laylajamal9102 3 жыл бұрын
Scw scw scw
@kingnakhlan674
@kingnakhlan674 3 жыл бұрын
Scw
@LiiCaatoOfficiall
@LiiCaatoOfficiall 3 жыл бұрын
Waaaw wax kale ❤️🩸✅
@busaadfarah8584
@busaadfarah8584 3 жыл бұрын
lii caato Isha Ka du
@abdulhiilkacase1409
@abdulhiilkacase1409 3 жыл бұрын
Liicato sxp an ad ujeclahay ba tahay noolow wlkay😍😘
@xasfaabdulahi8267
@xasfaabdulahi8267 3 жыл бұрын
Lii caato Love u xppi💋
@abdiwahabmohamed717
@abdiwahabmohamed717 3 жыл бұрын
lii caato Reply iso gal: Respect Ku haaya🥰Viva Ciyaal Cano 2dhgax ka soo sqlama
@Abusufiyan_____4
@Abusufiyan_____4 3 жыл бұрын
Liicato gabarta waa lagabaa
@mubarigbulshaawi4679
@mubarigbulshaawi4679 3 жыл бұрын
Tolow somali maan ahayn maxaa like laygu saari anba waan saaraye
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
Aniga iyo adiga aqrinaya qoraalkan illhy qabrigeena beer beeraha janadda kamid ah ha nooga dhigo Aamiin🤲🤲
@boqoradihhawenka8359
@boqoradihhawenka8359 3 жыл бұрын
Heestan ya ila sugayay tlow💋😍💑 1 milion markay gaadho isaar like ta👸🏻🌍 💫
@hadiyacabdirasaq2718
@hadiyacabdirasaq2718 3 жыл бұрын
Aniga wlhi
@somaliaxsan5211
@somaliaxsan5211 3 жыл бұрын
wall subscribe wa ku saaray adigana ii saar mahadsanid
@mohamedalijamac1048
@mohamedalijamac1048 3 жыл бұрын
Haye hada 44k bay maraysaa isug nh
@nafifocali8036
@nafifocali8036 3 жыл бұрын
Aniiiii
@nafifocali8036
@nafifocali8036 3 жыл бұрын
Mma
@diiriyeomar2203
@diiriyeomar2203 3 жыл бұрын
Adigoo heesta daawanayo hadaad commantiga akhtiyso PLEASE like isaar
@wejustloveclubnights
@wejustloveclubnights 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/qNh2lcWZ0eDJdJc.html
@somaliaxsan5211
@somaliaxsan5211 3 жыл бұрын
wall subscribe wa ku saaray adigana ii saar mahadsanid
@diamondjessow1202
@diamondjessow1202 3 жыл бұрын
Nio wlhi waan sameynaye
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 3 жыл бұрын
Shabeel naagood = means Shalmad raac.
@user-oy2vs5ec9w
@user-oy2vs5ec9w 3 жыл бұрын
Waad saxantahy wll
@ayaanjaamac5742
@ayaanjaamac5742 3 жыл бұрын
Been maad sheegin wlhi pro
@hibaaqabdalla1461
@hibaaqabdalla1461 3 жыл бұрын
Lkn Quran iyo hees inleys barbardhigo ma wanagsana wll👏
@wafaajanno7064
@wafaajanno7064 3 жыл бұрын
Hadad quraanka jeceshay wl halkan maxad uga radinaysa like
@apdizalanxapeep5576
@apdizalanxapeep5576 3 жыл бұрын
Aad iyo aaad
@ilyasmatanofficial366
@ilyasmatanofficial366 3 жыл бұрын
Hees ad so qurxisid aqara kama badbadineysa adabta alle lkn waxa kali ad ku badbadi karta aqara ah quranka alle oo mR wlb aqrisatid asaga kalii aya ugu qema bdn dunida iyo aqirabaa alle hana tusa wadada saxda ah 😪🤲🤲
@omargojah3809
@omargojah3809 3 жыл бұрын
Dhagaysiga heesaha waxa ka macaan qur,aanka ilaahey alle ha inaka modebeeyo heesaha
@ibraahimxasan9456
@ibraahimxasan9456 3 жыл бұрын
Xaa ku keenay inta marka.?
@omargojah3809
@omargojah3809 3 жыл бұрын
@@ibraahimxasan9456 mxaa ku keenay maxy tahy ma kalmda aan idhi baad dhibsanysaa xoolow
@axmedsahal7268
@axmedsahal7268 2 жыл бұрын
Adeeraw quraana wax kama ogide iska tuugso k k k
@CraaxmanNaxar
@CraaxmanNaxar Ай бұрын
Xaqiiq
@abdirisaqqurbaawi6404
@abdirisaqqurbaawi6404 3 жыл бұрын
Qurux badana inantu alla yacisik wxy astaan utahy hablaha somaliyed 😍
@abdiqadir229
@abdiqadir229 2 жыл бұрын
Quraanka isaga oo Macaan. Oo Ilaahay baa nagu faral Yeelay laakiin najma Ninka ay sifaynayso Waa nin astaan fiican kulansaday waa waano
@muhidinabdi1710
@muhidinabdi1710 3 жыл бұрын
Heestan anigu music ban ka helaya siday is kugu daba dhaceyso inta musica gala heshay pls like
@legendfuadherro3912
@legendfuadherro3912 3 жыл бұрын
intaa ila aragta inay Najma Nashaad Buurnaatay like isaara 😅🤣🤣
@asmasulaiman6939
@asmasulaiman6939 3 жыл бұрын
hada marki hore maxay lahayd😂😂😂
@najahfaarah9235
@najahfaarah9235 3 жыл бұрын
War illahy utoopad celi
@legendfuadherro3912
@legendfuadherro3912 3 жыл бұрын
@@asmasulaiman6939 Naf.kamay sarayne 😅🤣🤣🤣
@asmasulaiman6939
@asmasulaiman6939 3 жыл бұрын
@@legendfuadherro3912 inder imtixanba tahe toshka jooji
@sundushabby12channelqurux3
@sundushabby12channelqurux3 3 жыл бұрын
Masha allah
@rihannaruhii1421
@rihannaruhii1421 3 жыл бұрын
😹🤔heestan markay 1m gaarto tolow 1k like magaari donaa ana😂😂😹
@Xariif_1
@Xariif_1 3 жыл бұрын
kkk waa riyootay
@hamsebile1444
@hamsebile1444 3 жыл бұрын
70k😁
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 3 жыл бұрын
@@hamsebile1444 1.2m
@mohamedahmet5199
@mohamedahmet5199 3 жыл бұрын
Oh no😹
@acia2237
@acia2237 3 жыл бұрын
May sxb sorry😭🤣🤣🤣😂
@hafsaisak3157
@hafsaisak3157 3 жыл бұрын
Shabeela naagood sidiisa nimaan shalmadii dhaqaaqdaba shabcada daba qaadan weeyee It means no more love every baati wah wah wah oo hadana hay hay hay
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 3 жыл бұрын
Quruxdii Somaliland 🇮🇹 🇮🇹 🇮🇹 Najma Nashaad
@HALDOOR-MEDIA
@HALDOOR-MEDIA 3 жыл бұрын
NAJMO COD DANANYA THANKS WAQAL
@wejustloveclubnights
@wejustloveclubnights 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/qNh2lcWZ0eDJdJc.html
@abokorbigays9461
@abokorbigays9461 3 жыл бұрын
Qofkasta Oo commentigayga arka wxn u rajaynayaa Cimri dheer iyo Cafimaad adiga iyo waalidkaaba.👑❣
@khadarhaji4881
@khadarhaji4881 3 жыл бұрын
Gabdhan hada so paxday nagaha fanka ugu horeyay markey qurxdeda arkan wey ka maseyri doonaan gabdhan iney thy dumarka fanka kujira mida ugu qurxon hadad aminsanthy wax fahan👉👍
@iskufilan8503
@iskufilan8503 3 жыл бұрын
Haa wlhi naag qurux ku gaarto laso heli maayo masha’allh
@sacadmuuse4190
@sacadmuuse4190 3 жыл бұрын
Najma nashaad xidigta loga hadhay imika magalada hargsysa....shaxshax iyo jilin an cadi ahayn ....hormar wacan sister......
@hibadafankachannel4357
@hibadafankachannel4357 3 жыл бұрын
inTa hargeisa Ku sUgan ee suGi kari La'a Like isaaRay😂😂
@ikraaniitaosmanikraqaalib6290
@ikraaniitaosmanikraqaalib6290 3 жыл бұрын
hes waliba oo macan kalam alle ayaa kamacan hadii quranka jecehsahay like 😥🙏
@fadumoabdikadir8370
@fadumoabdikadir8370 3 жыл бұрын
Walaashay najma alleh codkaaga MCN ha kuu barakeeyoh
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
Hoygii fanka iyo fananinta somalida somaliland 💚🤍❤ hogaanka KZfaqrs Ka Waqal Studio like iisara
@lameeraysoofficial63
@lameeraysoofficial63 3 жыл бұрын
Bal eega Ninkaa weyn Ee gadhka iyo gafuurka leh ee ..LIke Ta Ii saara leh..Cajiiib
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
@@lameeraysoofficial63 Waad xanuunsanysa wll Alle hka dulqaado
@liibanboojo1673
@liibanboojo1673 3 жыл бұрын
@@abdulhakemaditya325 😂😂😂😂
@abdulhakemaditya325
@abdulhakemaditya325 3 жыл бұрын
@@liibanboojo1673 😂😂
@khayreofficial5677
@khayreofficial5677 3 жыл бұрын
Najmad nashaad inta jecel Siday doo kale like saar❤
@wejustloveclubnights
@wejustloveclubnights 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/qNh2lcWZ0eDJdJc.html
@caaqilabdi6891
@caaqilabdi6891 3 жыл бұрын
Qrux bdn laba nin hadey hal naag gursan lahyeen adaan ku lalbyn lahaaaa Forca reer puntland🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
@zamoraothman
@zamoraothman 3 жыл бұрын
Ale caaliga haku siyadiyo inankow 😂😂😂😂
@nadroqaali8334
@nadroqaali8334 3 жыл бұрын
@@zamoraothman 🤣
@xaarwalwaal
@xaarwalwaal 3 жыл бұрын
caaqil abdi Ma nin kale shahwadiisa ayaad dhexdabaalan laheyd? Naagahan kuu jiibinayaana show gusas badan la galgaliyo ayay u dhareerinayaan! Midbaaba caqligaas yayaqsiyada ah ee faasidka inuu kuu siiyaado kuugu duceysay. Kkkkkk
@nadroqaali8334
@nadroqaali8334 3 жыл бұрын
@@xaarwalwaal calaaaN
@xaarwalwaal
@xaarwalwaal 3 жыл бұрын
@@nadroqaali8334 Adigu waxba ma qori taqaanid miyaa?
@guledcaabi8997
@guledcaabi8997 3 жыл бұрын
Najma nashaad xaskayga aan ku hamiyo inay noqoto caruurtayda hooyadood insha alaah 2022😍🤣😍😍😍😍😍
@abdullabdulla0544
@abdullabdulla0544 3 жыл бұрын
😏🙄
@HassanMohamed-ds5sv
@HassanMohamed-ds5sv 3 жыл бұрын
Shabeel nagood baan ahy muuqaalkaan shidan baan jecleystay mashllh ❤❤❤❤❤
@fadxaaxmedcismaan7188
@fadxaaxmedcismaan7188 3 жыл бұрын
Manshallah najima way kaa dhacsaye dhex yar quruxba kugu dhan zxp intii ila aragtay lake zaar inay najima qurux badnatay music idilay dhuuf dhuuf kulaha😂😂😂❤❤
@Mici_libaax
@Mici_libaax 3 жыл бұрын
Waagii hore shabeel naagood baan ahaa lkn hada xaasle ayaan noqday waan nastay alxmdh istaqfrlh 💞💯✌️
@aragsangarab9804
@aragsangarab9804 3 жыл бұрын
Najima nasheed qof igu qaaliya hore usoco
@abdihassan2163
@abdihassan2163 3 жыл бұрын
Inanta cod iyo qurux ba way isku darsatay iyo heestii alha unaxariisto abwan hassan shekh moumin alha unaxaristo shabel nogood 😙
@abdirisakhajjiahmed7817
@abdirisakhajjiahmed7817 3 жыл бұрын
Marka Cod iyo Qurux La iskugu kaa Daro Wa sida Najma Nashaad oo kale Hees walba Ay soo qaado TOP✔♨👌
@Last.kung12
@Last.kung12 3 жыл бұрын
Naagteyda mustaqbalka najma nashaad🥺❤️
@xillojano8506
@xillojano8506 3 жыл бұрын
Lii cawale dayr hhhh
@zaymolabdullahi4775
@zaymolabdullahi4775 3 жыл бұрын
Ayuuup bos dhaha ngtyda mustqblka adna maku drsty hooyda ka dhmda
@gulledmohamud1700
@gulledmohamud1700 3 жыл бұрын
Eeg inta la akhriya la izka dhaafayaye 😂aar waxa naga buluuge meesha yr Xariif izka dhiGo 😂😂
@Niciimaa
@Niciimaa 3 жыл бұрын
Dhaafban islahaaye😏😂
@bartaynoloshicusbeyd8103
@bartaynoloshicusbeyd8103 3 жыл бұрын
Quruxda aduunka ayey ba ka qeeyb gali kartaa Inyar hadey is caateyso. WAA qalanjo. Mansha allah Waa soomalidii hore. Cml quruxdeeda. Midib sax ah iyo qoor dheer. Najma cadeey quruxdii Somalida
@maaidsicid8170
@maaidsicid8170 3 жыл бұрын
Wll fanka intanad dhiman iakaga bax oo katoobadkeen allena usoonoqo wadada khayrka Adna alle hakutuso najma nashaad inzha allh
@samiiraaligurey9939
@samiiraaligurey9939 3 жыл бұрын
Qofkasta oo Qoraalkayga Arka ii ducee Jimcaha Soo socda ayaan Aroos galayaaye in illhay Nin fiican oo isfahano illhay iiga dhigo
@nadarcadey6784
@nadarcadey6784 3 жыл бұрын
Hees iyo bar iga dheh💋💋💋💋👈
@fosabdi4795
@fosabdi4795 3 жыл бұрын
Wa bila makeup wa gabar isku kalson rosetabu marsan lashis u xiran bis waaw i like wlh allah ku deesto najma nashaad😍😍
@mohamednurhussein3260
@mohamednurhussein3260 3 жыл бұрын
Waantaa Najama nashaad. 1 million markuu gaaro noo balan ah. Insha allh.
@diamondizmail1436
@diamondizmail1436 3 жыл бұрын
mѧsһѧ ѧʟʟѧһ ňѧjmѧ ňѧsһѧѧԀ զoғ ɰѧňѧѧɢu ɞıʏo Ԁһıɢѧʏ
@user-uq5qy2qh8n
@user-uq5qy2qh8n 5 ай бұрын
Team 2024 😂
@SaabiriinCabdi-xx1lw
@SaabiriinCabdi-xx1lw 3 ай бұрын
Team kaaga waan kamid ahay😂😂😮
@mohabashiir3221
@mohabashiir3221 3 жыл бұрын
Fanaanada sanadka najma nashaad hala siiyo
@yaxyehtayga5103
@yaxyehtayga5103 3 жыл бұрын
najma nashaad bucjisda fanka😍😍😍
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
Najma nashaad Gabdhaha hada hesa gabarta ugu jeclhy wye ❤👸
@abdinasirarraleh9754
@abdinasirarraleh9754 3 жыл бұрын
Boqortooyo weeye tan yari waa wada shaxshax .
@abdirisakfuad5922
@abdirisakfuad5922 2 жыл бұрын
Najma nashaad hore usoco
@koosarmuqtaar3898
@koosarmuqtaar3898 3 жыл бұрын
Najmo ninki helay haduba nag kale radinayo asabo wax jira ahen nag dhan walbo ka dhamestiran 🙏🙏🙏
@blackseablacksea9311
@blackseablacksea9311 3 жыл бұрын
Anaa jecel shaafi kow dheh sidii shucarada amaana qof iyo sida caalim shaash leh tibaxdiyo weedh usheego shaaarudba sideeda aan qaado alay lahay waa sifeestay my husband 😍🥰 ♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️🥰😍
@iqra8832
@iqra8832 3 жыл бұрын
🥰😘
@hamseabdihakim3368
@hamseabdihakim3368 3 жыл бұрын
Inta ay heestsni kuraagtey liketa 🥰🥳
@and-lc8wy
@and-lc8wy Жыл бұрын
Aan aragno muuqaalka quruxdiiisa musica❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@faysalmuuna725
@faysalmuuna725 Жыл бұрын
Najma heesta waad ku fikirtay❤❤❤
@hellolyrics8305
@hellolyrics8305 3 жыл бұрын
Najmo inay zhidan tahay yaa igu raaczan like kumuuji
@abdirahmanaden7272
@abdirahmanaden7272 3 жыл бұрын
Mashallah najma nashaad aad baan u Tageera Wa gabadh Qurux iyo cod ebe ku maneystay Keep going my sister
@asmamahamed8300
@asmamahamed8300 Жыл бұрын
AnaH zhaafi jacelaH Kow dheh 😢❤
@cumarxasannuur744
@cumarxasannuur744 2 жыл бұрын
Vetry good nolow waan jeclahay heeshaaga
@hanaahmed635
@hanaahmed635 3 жыл бұрын
Musica Fara Dahable Wuu ka mcnyahay musicyada kale🥰👍🏻🎊
@abrahamhashimi72
@abrahamhashimi72 2 жыл бұрын
Gabadhaan caadi maahan Qurux & Cayaar & waliba Cod macaani ayeey isku darsatay.Miss Nashad
@zawdaosman2011
@zawdaosman2011 3 жыл бұрын
Allow uu daa niinkeda Idinkana ka hadha 🤩🤩🤩
@blackdiamond6498
@blackdiamond6498 3 жыл бұрын
I am from Eritrea 🇪🇷 Waan ku Jeclahay Somalia 🇸🇴
@kingdaacadmadar9872
@kingdaacadmadar9872 3 жыл бұрын
Inee 1M gaaree inta ila og like ta dhac kusii hdaa kaba la aan kudaawaneysoh Ooxfadada joogto😄💯😍
@apdullahiaarto6364
@apdullahiaarto6364 Жыл бұрын
Wow❤najmo noolow abyo mcn🥰🦋
@asfamuuday1077
@asfamuuday1077 3 жыл бұрын
Manshalah manshalah manshalah manshalah alle haku barakeyo quruxda farxda Hana naga wada modoobeyo heesaha
@yaxyebidhiidho9859
@yaxyebidhiidho9859 3 жыл бұрын
Najma nazhaaD fanaanaD qurux iYo cod izku darzataY kuu taaGaNaHy 👊Walaal studio keep going brother 👊
@wejustloveclubnights
@wejustloveclubnights 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/qNh2lcWZ0eDJdJc.html
@saadiqyare9858
@saadiqyare9858 3 жыл бұрын
This girls is absolutly cool. Her voice ,style , and actions it is very interesting. Keep going.
@umuibraahim8665
@umuibraahim8665 3 жыл бұрын
mnshalha najma nashad waa fananad oo an aad iyo ad utagero
@mahdiahmed3769
@mahdiahmed3769 3 жыл бұрын
Najka nashaad ciyaala baadhi daruuraha ayan jaaska kuwada baran jirney
@hindiaabdi2571
@hindiaabdi2571 3 жыл бұрын
Jecelka hala ixtiraamo, hala isqadariyo, inta isqabto ha isku waarto, inta isla socoto guur qayr leh.
@cabdulaahiqasiirofficial8864
@cabdulaahiqasiirofficial8864 3 жыл бұрын
Hadaan nasiib leyahy malin waan lakulmi donaa najma nashaaad, ❤️waqal salan iga garsii sxb
@Shanthino
@Shanthino 3 жыл бұрын
😂😂😂😂🍑 nasibkaguba hadu kulankeda kugu xidhanyahay wad nasib xuntahay bro !!!!!! 👊🏿
@rahmamohamed7304
@rahmamohamed7304 3 жыл бұрын
Qasiir in ader insha alalh
@wejustloveclubnights
@wejustloveclubnights 3 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/qNh2lcWZ0eDJdJc.html
@abwaanganaaro7610
@abwaanganaaro7610 3 жыл бұрын
@@Shanthino 😅😅😅
@sakariyemohamud4468
@sakariyemohamud4468 3 жыл бұрын
Hada ma najma laga hayaa
@canbarocanbaromohamuud5590
@canbarocanbaromohamuud5590 2 жыл бұрын
Heestaan waa jeclaaday
@noaraage
@noaraage 3 жыл бұрын
Najma nashaad wlhi waa gabadh qalbi fcn oo dhoola cadeyn bdn nolow wll inantaad dhashaan kaa guursanayaa adigu i seegtee
@mdhego5400
@mdhego5400 3 жыл бұрын
Najmo nashaad Fanaanada fanaaniinta eryatay boqoroda 😍😍codka style ❤️❤️❤️❤️❤️😍😍😍😍 inta iga danbaysaay LIKE iisaara
@mahamaddaahir6580
@mahamaddaahir6580 3 жыл бұрын
Inta..muqdisho..kadawatay . Like...........😍😍😍😍😍
@faizoyusuf5864
@faizoyusuf5864 3 жыл бұрын
Heestan waa iga gadan thy 1000000000000000000000000000000000000000000like hadii aa awoodo waaa ku firdhin lahaay
@mascuudxaaji8460
@mascuudxaaji8460 3 жыл бұрын
Gabadh aad u qurux bdn iyo muuqaalo qurxon cod macan m.a
@fatoumaahmed8752
@fatoumaahmed8752 3 жыл бұрын
Hestu ma aman ba mise wa ku dhego hadal 😁 wan fahmi waye wa walashin oo Djibouti idinka so salamaysa i macneya like i sara
@hibaaqabdalla1461
@hibaaqabdalla1461 3 жыл бұрын
Anba Kula midan ahy huno😲
@nasteholagentillese3435
@nasteholagentillese3435 3 жыл бұрын
Wan amaan waye saan ufahmey dhankeyga walshey qali wan kusalamey sdkl qali
@apdiaziizjama2601
@apdiaziizjama2601 3 жыл бұрын
Axyaa cod najma nashaad fanaanada sanadka💯😍 Thankz waqal sidaad muuqaalada qurxoon noola wadaagaysid🙏💯😍
@HassanMohamed-ds5sv
@HassanMohamed-ds5sv 3 жыл бұрын
Fanaanad kaliyah aan taageero wlh ❤ Najma nashaad muuqaalkaaga ayaanba aad ujeclahay codka maba kumashquulo Shabeel naagood baan ahy haila yaabin
@warsamejussefsoleban1567
@warsamejussefsoleban1567 2 жыл бұрын
Najma Hm nicely song peace and love from Hargaysa Bagado Somaliland
@apdihaipe
@apdihaipe 3 жыл бұрын
From Ogaadenia ❤️ Qoftan Waan ku haysta😍👍
@stayblue759
@stayblue759 3 жыл бұрын
Abti cagdhereY walla qaba naga RaLi NoQo Lambarkan Lama HeLi KaRo. 😂 KaftaN wa Nin iDoRe. 🙏✌️
@prettynujuum275
@prettynujuum275 3 жыл бұрын
Wooow🥀♥️najma nashaad qof wngsan alle haku daayo
@aboubenabou4498
@aboubenabou4498 3 жыл бұрын
Wlhi amiin samadoon hirad iyo al ustad cadceed raag fanka kuu talaxtagay iyo cod dahablay najma hambalyo
@qaalid2020
@qaalid2020 3 жыл бұрын
Ani wnba warere shabeel naagodka mla amanoya mise waa la karbashoya🙆 any way najma nashad horey usoco wan ku wata✌
@kingbaashi4097
@kingbaashi4097 3 жыл бұрын
Aniga waligayba wan tageri jiray najmo cdey walshy✌❤❤waqalka another level🦁✌👌🏾
@xidigtasomaliland5927
@xidigtasomaliland5927 3 жыл бұрын
Nimaan sida shaandho miirto heedhe miirto miirto axyaa hees queentayda keep going😘😘😘😘
@Mohammed_Mohamoud_007
@Mohammed_Mohamoud_007 3 жыл бұрын
Waqal studio dayaxa ayaad gaadhay hadeer arintaada waxba lagama qaban karo laakiin se waa inad sii dhaaftaa ilaa black howls keep going waqal studio production👑👑👑👑🖐👍⚘😎👈
@sommedia8122
@sommedia8122 3 жыл бұрын
Najma boqoradii codka Legend sare waqal studio
@khudaaroofficial1698
@khudaaroofficial1698 3 жыл бұрын
inta og iney u qaadey odeygeeda #CAWAALE_DEYR 👇 NAJMA NASHAAD BEST SONG SIS 🔥💞
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 3 жыл бұрын
Gabdhahena somalida badanka markay caruur dhalaan ama la guursado ayaa Qurux ogu danbeysa lkn najma nashaad maxay isticmaasha waxaan umalenayaa Ninkeeda ayaa wuxuu yahay shakhsi raganimo badan oo qadarinta dumarka yaqaan iyo waxay mudan yihiin kuwa bilicda wajigooda iyo Quruxda jidhkoodu isbadalana waa hablaha lala guursano iyago laba dhalka ama la furayo kadinpa caruurta lagu dayrinayo ragow ogaada haweenku hadiyad qaaliya ilahay nasiiyay weeye hala dhawro Ilaaali xaaskaga waa caruurtada Hooyadood iyo nafzadaada raaxaded Hadaan noloshiina farageliyay waan idinka raali gelinayaa raga somaliyeedow gabdhaha inoo dhaxay aan wanaajino waqtiga aan siino ileen iyaga nooga dhaw kuwa banaanada jooge aan wakhtiga aan ku bixine xaasaskeena ayaa inooga baahan iyagana mudan wax walpa in loo sameeyo Ilahayow waa kugu mahad waxad nasiisay dumarkii aduunka ogu sharafta badnaa I love you gabdhaheena somaliyeed🧕💯♥️💪
@nadiifamaxamad4495
@nadiifamaxamad4495 3 жыл бұрын
M.a wllkey ado kle lama helaayo I.n adigo kle allaha badiyo
@abdifatahabdi1349
@abdifatahabdi1349 3 жыл бұрын
Thanks wll zharafey
@mahamedabdikadirhassen699
@mahamedabdikadirhassen699 3 жыл бұрын
Allahow gabdh aan dhalay fanaanad haka dhigin iyo mid meelaha is wad wada.
@sahrahasan8034
@sahrahasan8034 3 жыл бұрын
Najma najad fananada 2020 ugu ushidan xaga gabdhaha aya la oran kara ♥ ❤
@thebigazmajawibila7627
@thebigazmajawibila7627 3 жыл бұрын
Waqalstudio hore u soco 🙏 wllky qali hargaysa hadhwanaag 💚💭♥️ qurux badana wan u xiisay hargaysa from Baris France 🇫🇷🗼
@duubledarwiish3873
@duubledarwiish3873 3 жыл бұрын
Cabaas Hiirad Laxameeyahay heestan . Run ahaanTi mesheedi ayaad dhigtey laxankan waa cajiib. salaaman From laascaanood
@xaalaysmedia
@xaalaysmedia 3 жыл бұрын
Naag tan haka ahaato hadiikale hakaa hamaansato 😍
@farahsaed8329
@farahsaed8329 3 жыл бұрын
Wooow hees lawada sugyeye khasana ku ah rag sheebl nagodka ❤❤ jacylka hla ixtraama xaqiisan hla siiyo
@Hanadmataan
@Hanadmataan 3 жыл бұрын
Fanaanad ka quruxsan badn ma arag waligey masha allah. Wlh Inaan u ogolaaden fan anaa iska daawan lahaa malabtaan💋💋💋
@rahmahussein6666
@rahmahussein6666 3 жыл бұрын
🤣😅😅😂tan wa isaaq
@Hanadmataan
@Hanadmataan 3 жыл бұрын
@@rahmahussein6666 wa ogahay inay tahay ee so beautiful waaye 🤣😂
@tuushofficial6289
@tuushofficial6289 3 жыл бұрын
@@Hanadmataan Mahan Majerten waye Isaaq Mahan sxbo Ninkeeda Ah 🤪
@tuushofficial6289
@tuushofficial6289 3 жыл бұрын
@@rahmahussein6666 adiigaa Maa Isaaq kaa Dhigtaay Na hooy
@Hanadmataan
@Hanadmataan 3 жыл бұрын
@@tuushofficial6289 dee ma qabiil keeda ka hadlay anigu 😅🤣😂
Najma Nashaad - Arkimaysid - (Official Video) 2020
5:55
Waqal WStudío
Рет қаралды 16 МЛН
NAJMA NASHAAD - MEEL BANAAN BUUXI [OFFICIAL VIDEO 2022]
7:25
Waqal WStudío
Рет қаралды 4,3 МЛН
НЫСАНА КОНЦЕРТ 2024
2:26:34
Нысана театры
Рет қаралды 1,8 МЛН
Najma Nashaad | Unooli Dartaa | Official Music Video 2020
6:05
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,7 МЛН
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 271 М.
NAJMA NASHAAD DUGSIGA BARASHADA JACEYLKA FANSAN BAND 2020
5:04
Hawraar Music Production
Рет қаралды 3,3 МЛН
NAJMA NASHAAD | TUSAALE | NEW OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
6:35
Hawraar Music Production
Рет қаралды 1,1 МЛН
Gulled Simba ft Asma Love | Xeerkii Gobta | (Music Video) 2018
6:08
Haataf Abdi
Рет қаралды 10 МЛН
NAJMA NASHAAD OO HEES UQAADEY WIILKEEDA MAFTUUX OFFICIAL VIDEO
3:46
Hawraar Music Production
Рет қаралды 920 М.
NASTEEXO DAYAX. XABAD KEYGI NOQO OFFICIAL MUSIC VIDEO 2022
3:44
Lii production
Рет қаралды 5 МЛН
NAJMA NASHAAD QALBI DUGSIIYOW OFFICIAL MUSIC VIDEO
5:21
Najma Nashaad Official
Рет қаралды 5 МЛН
HODAN ABDIRAHMAN - NIYADA AN KA WADA JOOGNO OFFICIAL MUSIC VIDEO
6:08
Liibaan Jama
Рет қаралды 16 МЛН