NEW VIDEO GABDHAHA KENYA KUNOOL OO ILA WADAAGAY DHIBAATADA AY KUQABAAN KENYA IYO MACIISHADA MASAR

  Рет қаралды 689

Fardowso iskufilan channel

Fardowso iskufilan channel

Ай бұрын

Try the free video editor CapCut to create videos! www.capcut.com/t/Zs8MEV5BL/

Пікірлер: 12
@nusaymoofficial7767
@nusaymoofficial7767 Ай бұрын
Macaliminta kenya qaybta dugsiga aad ayay udilaan wan layaaby
@salmantheking171
@salmantheking171 Ай бұрын
Asc abyo jzki kheyran xbbti ❤
@ismahanhassan7614
@ismahanhassan7614 Ай бұрын
Asc anaga gaaska soomaliya qaasatan puntland garowe waa 40 dolar haanta weyn waana qaali soomaaliya wax walba mahadsan8d abayo
@munahussein9687
@munahussein9687 Ай бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉Asc isku felan🎉🎉🎉🎉🎉abayo wa ku rabay inan kula hadlo,xabibate quranka ayan rabay inan barto sede iqamo ku helekaran rabay inan ka ogado qof jalegesana wa ahay abayo telkaga sedankuhela,jkq ❤❤❤❤
@idil7991
@idil7991 Ай бұрын
Asc abaayo waad mahadsan ilaahay hakaa abaal mariyo akhbaarta aad nala wadaagto
@saynabali6244
@saynabali6244 Ай бұрын
Asc abaayo farduus taas qaali mahan anaga reer South Africa 🇿🇦 waa 50 doorar anbuubada xitaa hadii laga dhigo 5 doolar qaali mahan waad ku mahad santahay dhiira galinta qaali dumar
@idil7991
@idil7991 Ай бұрын
Abaayo Qaahiro ayaan kula joogaa telkaaga ma isiin kartaa adigoo mahadsan
@Mary-wf7cu
@Mary-wf7cu Ай бұрын
Abaayo, I live in kenya. I don't have that problem, which is not true
@user-et3eb8ti4r
@user-et3eb8ti4r Ай бұрын
Xbti even me I live in kenya attest 6years that day every thing was cheap 100$ ilaa 150 anku adeegan jiray hadan 300 bogol iguma filna waliba anigoo is dhaqalaynaya ilmaha wasax intan ka arkay way dilan macalimiibta school even madarasada oo aniga ayay ii dhigtaan waliba ayagoo yaryar guryahana wa qaali 4qol 85 90 waye lacagta kenya oo udhiganta 700$ waliba wa islii marka la eego plakland iyo meelaha udhaw waa 1000$ madarasdood iyo waliba school way naga qalisanyihiin hadana wan ku sabarna because Nairobi siiba islii qurba madareemaysid waxwalba wad kahelaysaa marka allaha naxafido meel walbo on joogno wadankeena an uducayno malmo fadli badan an ku jirnaa illhey inuu nabad nooga dhigo
@adarali7340
@adarali7340 Ай бұрын
Abaayo adiga mindha macalin fiican kuugu dhigaa. Aniga anigoo leh anigoo maalin walba dugsiga taagan oo macalimiinta leh haiga dilina ayayna dilaan oo waliba dil ka muuqda ilmaha. Ilmaha sas ayay nooga rideen. Mida kale ilmaha quraan lee la baraa islamic studies ma baraa . Noloshuna waa qaali. 4 qol $930 baan ugu jiraa. Abaayo fardowsa hada haanta gaska ay dhahayso $2 aniga $18 waaye. Bishii $2500 ilaa $3000 ka yar mana celiso waliba school ku jirin. Xaga safetigana Nairobi ma fiicno. Marka qofkii jooga waaba joogaa lakiin gabadhii hada kadib soo guuraysa ani waxaa leeyahay ka fiirso
@rukiamoalim2981
@rukiamoalim2981 Ай бұрын
Asc fardowso waa kusalamay Abayo Jazakumulaah ilhey Abal ha kaa siiyo Abayoy Xagee kala soxariira Aniga Isnab ma hesto Email ma ledahay abayo
@nusaymoofficial7767
@nusaymoofficial7767 Ай бұрын
Macaliminta kenya qaybta dugsiga aad ayay udilaan wan layaaby
VLOG QURUX BADAN IYO XAAFAD AAD UFIICAN FARDOWSO ISKUFILAN CHANNEL SUBSCRIBE SAAR PLEASE
12:01
SIDEE AYAAD GURI U KIRAYSAN LAHAYD MASAR QAAHIRA🇪🇬
15:25
RAHMA 🇸🇦
Рет қаралды 1,3 М.
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 32 МЛН
ЧУТЬ НЕ УТОНУЛ #shorts
00:27
Паша Осадчий
Рет қаралды 7 МЛН
THEY made a RAINBOW M&M 🤩😳 LeoNata family #shorts
00:49
LeoNata Family
Рет қаралды 42 МЛН
@XawaashFoodBlog  الحلوى الصومالية
5:55
umm_osama_recipes / وصفات ام اسامه
Рет қаралды 8 М.
Xaflad qalin jabin Ban aadey muqaalki igu quruxda badnaa…….
10:19
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 32 МЛН