NIMCAAN HILAAC 2019 HEES CUSUB KUFSIGA QIIL MALAHAN

  Рет қаралды 2,018,427

Balanbaalis Studio

Balanbaalis Studio

5 жыл бұрын

Erayada Abwaan Shiilaale
Laxanka iyo Codka Nimcaan Hiaac
Soo Saaristii Balanbaalis Studio
All Copy Right Reserved

Пікірлер: 2 400
@yoonisjuba9073
@yoonisjuba9073 5 жыл бұрын
Fanaanka shanta soo maali inuu yahay nimcaan hilaac inta igu racsan likta
@itahildiini3017
@itahildiini3017 5 жыл бұрын
wlhi waaa shiqsi somaliyo dhaan ayaaa u simn ilahaah hano daayo hal doorka somli wayan
@theboyoflove6987
@theboyoflove6987 5 жыл бұрын
Waan kugu raacsahay
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA 5 жыл бұрын
@@itahildiini3017 ha ahde lkin waa somaliland wliba rer borma ah
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA 5 жыл бұрын
Somali wayin hana hosgalin ma nihine
@user-tm9ng3kp9j
@user-tm9ng3kp9j 24 күн бұрын
anaa kugu racsan
@naagadagofficial3744
@naagadagofficial3744 5 жыл бұрын
Ilaahoow adaa inoo maqan😢inta caasho tacadiga loo geestay ka xun suulka kor utaaga 👍
@nouraelmi366
@nouraelmi366 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@asmadiamond8102
@asmadiamond8102 5 жыл бұрын
😰😰ani
@khalidabdirahmanmohamed77
@khalidabdirahmanmohamed77 5 жыл бұрын
Aniga
@mbb821
@mbb821 5 жыл бұрын
@@khalidabdirahmanmohamed77 😭😭😭😭😭😭
@naciimamahamud8376
@naciimamahamud8376 5 жыл бұрын
Intii an jeclayn in hablaha la dhibaa teeyo laki isaara
@MUXIYEOFFICIAL
@MUXIYEOFFICIAL 5 жыл бұрын
Nimcaan hillaac maalinta qiyaama Siraadal mustiqiimka sidii hillaaaca allaha kuu dhaaafiyo Boqolaaaal kun quluuuubtooda waaad hanatay aaan aniga kow ka ahay🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈👍like
@somaligirl2823
@somaligirl2823 5 жыл бұрын
Amiiiin
@hamdiqaalinuura886
@hamdiqaalinuura886 5 жыл бұрын
Aamiin yaarabi
@hoodocali8181
@hoodocali8181 5 жыл бұрын
Asc walaalkay nimcan hilac iwaran wll qali
@faizamohomed3271
@faizamohomed3271 5 жыл бұрын
Amiin
@aadammoha6727
@aadammoha6727 5 жыл бұрын
Amiin
@herrochannel2670
@herrochannel2670 5 жыл бұрын
inta jecel hablaaa somaliyeed like isaar 😭😭😭😭😭
@waryaabdikalay6837
@waryaabdikalay6837 5 жыл бұрын
wallal hablehenan wax ka wanagsan mabba jiiro
@najaxnalkanuurisi5349
@najaxnalkanuurisi5349 5 жыл бұрын
intii jecel hablaa soomaaliyeed like saara heesta caasho looqadat daradeed
@hayaatmohamed3684
@hayaatmohamed3684 4 жыл бұрын
Xaqiiq wlhi ax
@herrochannel2670
@herrochannel2670 4 жыл бұрын
Subscribe isaara wll
@hasanhusein9553
@hasanhusein9553 4 жыл бұрын
❤❤🇸🇴
@KornelAbdi
@KornelAbdi 5 жыл бұрын
Nacas Weeye Ninkaan Ciseeyn Naaska Uu Jaqay 😪😪😪 Allow Dumarka Dhowr
@awiljamac4379
@awiljamac4379 5 жыл бұрын
Amiin
@hamdibilan6404
@hamdibilan6404 5 жыл бұрын
Aamiin Aamiin 😢😢
@fartuunmohamud2859
@fartuunmohamud2859 5 жыл бұрын
Amiin amiin
@faisakiin2012
@faisakiin2012 5 жыл бұрын
Kornel Abdi amiii
@GulaidFaisalMohamed
@GulaidFaisalMohamed 5 жыл бұрын
@@faisakiin2012 wllo subscribe isaar thnks
@caaqdheer4845
@caaqdheer4845 5 жыл бұрын
inta qurAnka jecel like isaara please 😍😍
@malyunmahad2300
@malyunmahad2300 5 жыл бұрын
Like
@tmstyle8480
@tmstyle8480 5 жыл бұрын
wa5 Mire kaalay kaagan caraankaa hees dhexdeeda ayaad quraan like ku raadinaysaa WTF 😎
@mascuudyaremascuudyare1240
@mascuudyaremascuudyare1240 5 жыл бұрын
quranka maa like ku raadinee ilaah haku soo hanuuniyo
@abdiwelidaud3083
@abdiwelidaud3083 5 жыл бұрын
Kii.gabar.wlshi.ah kufsi ugeysto bahalkaa xuun halaga jaroo.sii.ey.kuwa Klee ucabsada
@mahadacabdi3329
@mahadacabdi3329 3 жыл бұрын
Magayaan .
@bandheyz3790
@bandheyz3790 5 жыл бұрын
Nabigeenu (scw) siduu yidhi naftey nala wagaaane ma gayan nitaaqo xumaan noockastoy tahaye❤❤
@maryanhuseen4625
@maryanhuseen4625 Жыл бұрын
Salalaahu cayhi wasalam
@MaryanQurux-kf7ru
@MaryanQurux-kf7ru Жыл бұрын
Salalahu calayhi wasalam Salalahu calayhi wasalam
@user-zw1ts9nl9n
@user-zw1ts9nl9n 7 ай бұрын
Scw❤
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324
@yaxyeshiiqaaloowgendershe9324 6 ай бұрын
Waan ooyay wlhi wllshey Luul darteedi ayaan u soo booqday heestaan allow kuu naxriiso wllshey luul mid nacas ah ayaa ku helay😢😢😢
@farhanaden6690
@farhanaden6690 5 жыл бұрын
inta hooyooyinka jacel like isaara
@wadanidhabtaah2160
@wadanidhabtaah2160 5 жыл бұрын
like ku walo
@mohaofficial01
@mohaofficial01 5 жыл бұрын
Pro wan ku Saree isaar subscribe
@nashaadnalkaofficial5591
@nashaadnalkaofficial5591 5 жыл бұрын
Aniga waxaa qabaa hala togto kuwa kale Ku qos qaadaa
@sacdiyocalassiman6135
@sacdiyocalassiman6135 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@amaalahmed1860
@amaalahmed1860 5 жыл бұрын
🙏
@AsadFaqdiid
@AsadFaqdiid 5 жыл бұрын
Duli weye kii Dumarkena Dulmiya wlh 😰😰
@deqonuux7041
@deqonuux7041 5 жыл бұрын
Haye
@abdifatah7064
@abdifatah7064 5 жыл бұрын
Asad Faqdiid sax
@maryanibraheemmaryan5121
@maryanibraheemmaryan5121 5 жыл бұрын
Haaa wlhii raga wxas samey nayo allha sohanuniyo wlky
@filsanahmed3164
@filsanahmed3164 5 жыл бұрын
Duli weeye kii aan xushmeyn hablaheena😭😭😭😢 naaski uujaqayee🍼🍼
@susanmoha7317
@susanmoha7317 5 жыл бұрын
Asad Faqdiid xaqiiq waye wlky
@libanxaaji3217
@libanxaaji3217 5 жыл бұрын
Best Nimcaan 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽 Hablaheena ilaahey ha inoo Dhaafo 😍😍 Mohamed Deeyow Inta ila Aragtay Farta Taag 😳😳
@kheerjecelmedia1059
@kheerjecelmedia1059 5 жыл бұрын
Dumarka .somaliyeed raali naga noqda waa nacaso kuwa naafeya dumarka waxan ahay aabe waliba Ragg & dumarba alle u hibeyey hadane marka.shaqada kasoo baxo wlhi korkeyga ayey isku dagalan iyagoo raxmad iyo jaceel ay ii qabaan iimuujiya ilaa ay ka jiifsadaan ,😪😭 kufsiga caaisha loo geestay waa DILKII LOO GEESTAY WARIYIHII .SAUDIA JAMAL KHASHUKHJI
@xogxasaasi2859
@xogxasaasi2859 5 жыл бұрын
Aaisho inta kadamqaneyso farta taag{ aniga kow}
@asliali35
@asliali35 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariiisto Aaaisha
@Dhul_Qarneyn
@Dhul_Qarneyn 5 жыл бұрын
I don't know the story, please details
@hiboaden3695
@hiboaden3695 5 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto aiacho amiin 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 from paris
@Dhul_Qarneyn
@Dhul_Qarneyn 5 жыл бұрын
@@hiboaden3695 what's the story walaalo?
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 5 жыл бұрын
Iska Amoow like haku raadin duli baatahaye
@abwaanciiltire9543
@abwaanciiltire9543 5 жыл бұрын
Gabdhaheena wlhi waa idin jclahay wixii gabara ha idhafin
@xamditocabdi510
@xamditocabdi510 5 жыл бұрын
Anaka xitaa wiilasheena wan jecelnahay kuwa gabdhaha qadariya
@rayanreally2781
@rayanreally2781 5 жыл бұрын
Anaga waan qadarina wilashena ciiltire
@abwaanciiltire9543
@abwaanciiltire9543 5 жыл бұрын
@@xamditocabdi510 nacas aaan xaqiin garan baa idin xumeeyee Nin xiskiiisu joooga wuu idin xushmeeeya
@abwaanciiltire9543
@abwaanciiltire9543 5 жыл бұрын
@@rayanreally2781 sido kle shrfy doqon waye kan hwen gacan ugaysta
@curubohmohemad717
@curubohmohemad717 5 жыл бұрын
Anagaba sidoo kleh Lkn ncbnhay kuwaan Hablaha tix glin
@ubahhusseinalisudi146
@ubahhusseinalisudi146 5 жыл бұрын
Waa heestii iigu horeysay een like saaro ama aan ka helay 😭😭😭 inan ragoow masuulideenu adinkeey dusha idinka saranthy ee sidaan wax ka badala plsease
@saidhashi5875
@saidhashi5875 5 жыл бұрын
Ragnimo waxaa ku faani karo midka ilaashada hablihiisa. Ragba ma aha ninkan dumarkiisa xaq dhowrin wlhi. Thanks nimcaan hilaaci hirgalay
@zakariyezaney7542
@zakariyezaney7542 5 жыл бұрын
2023 Hadi ad ila dawanesid Like isaar
@suhanibiligjisuhanibiligji4294
@suhanibiligjisuhanibiligji4294 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂 wlhi wada taqan sidaa like lagu radasadoo
@guuleedaadan1861
@guuleedaadan1861 5 жыл бұрын
You
@hamdaapdi4820
@hamdaapdi4820 5 жыл бұрын
@@suhanibiligjisuhanibiligji4294 🐱🐱🐱🐱🥀🥀🐯
@FagadMedia1
@FagadMedia1 5 жыл бұрын
Walalaha Mombasa ayaan kamid ahay!
@zakariyezaney7542
@zakariyezaney7542 5 жыл бұрын
nasra Diamond nasra Diamond ♦️
@deeyoo
@deeyoo 5 жыл бұрын
Kufsigu Qiil maleh... War dila doqonki dumarkeena dhaawaca. Nimcaan Hilaacii Hirgalay Mahadsanid Fanaan Umadeed👏 Balanbaaaaaaalis 👏 Abwaan Shiilaale 👏 Mustafa Karaama 👏 Saami Cadde 👏 Saalim Kaskeey 👏 Iyo aniga xataa lol
@duushmoge860
@duushmoge860 5 жыл бұрын
Deeyoo Musik ❤️❤️❤️❤️😭🙏
@xawaxasan24
@xawaxasan24 5 жыл бұрын
Waraa Oday Deeyoow waa mahadsantahay
@xawaxasan24
@xawaxasan24 5 жыл бұрын
Oday Deeyoow oo xanaaqsan baa ii muuqda waa kuga aqaan garab istaagga hablaha Soomaaliyeed nooloow walal jira
@hassanabdullah1718
@hassanabdullah1718 5 жыл бұрын
Uqe2ee
@zamzam6296
@zamzam6296 5 жыл бұрын
alle ha naga qabto kuwa dulmiga nagu haya
@ayoubmohaz129
@ayoubmohaz129 5 жыл бұрын
Nimcaan hilaac intii tageerta like and shere
@miskimohamed1270
@miskimohamed1270 3 жыл бұрын
Ana jecel wanakusara like
@yartajacaylkayaratjacaylka3409
@yartajacaylkayaratjacaylka3409 5 жыл бұрын
Alle naxa riistii janada ahaka waraabiyo inta ka naxday aisha like isaara suulkana kor taga😭😭😭😭😭😭😭
@Sharoobo
@Sharoobo 5 жыл бұрын
Xanuunka hooyonima iga ooysiyey wlhi😭😭😭😭 raga somaliyedow maidin kaga haajirna wadanka dhan😭😭 xanuunkas hada darentay like
@mohaofficial7975
@mohaofficial7975 5 жыл бұрын
Belo ku like jeckatey xanuna wa dareme like na wa radine😂😂😂 abyo anaka dhan maxumin ee wa inyaro Alle magaca nala wadajiyey intena fcn nimcaan ayaba kamide
@superzaara2421
@superzaara2421 5 жыл бұрын
Wadani waa kaa rayay walee like iyo daren isma qatan naano xbbti
@Sharoobo
@Sharoobo 5 жыл бұрын
wadani somaliyed Dfr wlhi blhi waa qosle nijaaas wale nafta ku bahan lambarkaga i reeb bal😂😂😂😂😂
@Sharoobo
@Sharoobo 5 жыл бұрын
super zaara Ninka iga fuji nacaleye
@ayuubabdiqani7923
@ayuubabdiqani7923 Жыл бұрын
Soomaalidu Like jecelaa qoraalkastoo ay soo qoraan wax kasta haku saabsanaado like iisaar bay daba wadaan indhohooda liketa Way kajecelyihiin😅
@mowlasutmad4900
@mowlasutmad4900 5 жыл бұрын
Wiilal Somalinimada dhab ka Tahay wa aniga iyo Nimcaan We Stand haweynka Somaliyeed Mana ogoli kumana fiirsanmeyno Gabdhaheyna dhibka laku haayo Allow dhowr Hablaha somaliyeed
@marriamsuleiman1325
@marriamsuleiman1325 5 жыл бұрын
Aamin wll qli Mahadsanid
@ishwaqosman9114
@ishwaqosman9114 5 жыл бұрын
Amiin Yarap😭
@degancaali4589
@degancaali4589 5 жыл бұрын
Amiin adinkana allaha idindhowro inta fiican inta xuna weyna dhibeena masiiba uqaasa allaha ukeeno
@haticeahmet7865
@haticeahmet7865 5 жыл бұрын
Ameeen wllo allha idin xafido adinkaneh😍
@mowlasutmad4900
@mowlasutmad4900 5 жыл бұрын
@@haticeahmet7865 Zhukran Wllo
@Mohamed_Abdi-YTA
@Mohamed_Abdi-YTA 5 жыл бұрын
Nimacan hilaac rer borama iyo somaliyaba way kugu fanan horey u soco🤗
@kiin5871
@kiin5871 5 жыл бұрын
Wlh waa ooyey ax Nimcaan oo kale lee na fahmaayo 😭😭😭😭
@akqanciye
@akqanciye 5 жыл бұрын
Wlh blh tlh wan jeclahay hablaha Soomaliyed dhamantood Allahyow ada nasiiyey ee nooga amansii noogana nabad gali cadawga iyo xasadka. Awood aan kusoqabto malehi kuwi dhibka geystay lkn qalbigan kagubanayaaa wlh 😥😥😥😢
@filkeedkaroon6973
@filkeedkaroon6973 5 жыл бұрын
mhdsnid bro annaguba innamadyada jclnhy lkn inta idinku dhex jirty illahy hasoo hanuuniyo
@cayuushgbadhena1423
@cayuushgbadhena1423 5 жыл бұрын
anaguba wanu jcelnhay inamdayada hno inyaro wasakhysan ba idin ku dhex nool allha naga qabto
@Hamdamowlid5
@Hamdamowlid5 5 жыл бұрын
Anaguba wan idin jclhy inamadayda inta wanagsan ilahy intui xuna haynaga qabto wll 😢
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 5 жыл бұрын
Thanks wll anakuna ku jclnhy wiilasheena wn jclnhy lkn kuwa magaca uga cayaaray baa ku dhexjira
@hassanabdullah1718
@hassanabdullah1718 5 жыл бұрын
@@xilkazxeylacadde6608 shsuaa
@hannahwilashawalashod3669
@hannahwilashawalashod3669 5 жыл бұрын
Nacas waye ruxiii Aan cisayn naasu jaqay eee aaax intaas iga gadan 😭😭😭😩😩😩niin raga laguma ogayn inu hablaha ka ohiyo wllh 😩
@ciisawees5264
@ciisawees5264 5 жыл бұрын
Hannah Wilasha walashod
@abdifatah7064
@abdifatah7064 5 жыл бұрын
sax
@khuuriyeofficial5942
@khuuriyeofficial5942 5 жыл бұрын
Hablaheena somaaliyeed guul walaalayaal kan idin ooyeey wa mid kan idiin xumeeyey waa mid kan idin heeseey waa mid all iskuma jiraan dadkuh noolada hablaheena💕💕💕💕
@abdiwelidaud3083
@abdiwelidaud3083 5 жыл бұрын
Guska halaga.jaroo.kadhib.gajoo.halodiloooo
@rayaancilmi3655
@rayaancilmi3655 5 жыл бұрын
wlhi ani aad iyo aad ayan u qalbi jilic snhy wn is adkyn kri waayey 😭😢😢😭
@abdishakurbulshawi2584
@abdishakurbulshawi2584 5 жыл бұрын
First Inta Nimcan taageerta Like igu sharfa 💯💯✔
@simoonhaytii9672
@simoonhaytii9672 5 жыл бұрын
duli waa kii dumar dhibay wlh😭😥
@dreamhacks9666
@dreamhacks9666 5 жыл бұрын
First comment Ereyada 100% Laxanka 100% Music 100% Nimcaanka 100% Qiirada 100%😭😭😭🇸🇴 Soomalaay nimankii gabdha yar sidaa ugalay hala gowroco hilibkooda eeyaha hala siiyo😭😭😭💔
@rahmaadan5053
@rahmaadan5053 5 жыл бұрын
Bal fanaan nimcan lamida keena o damiirle jacayl un bay kaheesaan kuwakale nolow nimcaan
@nastehaibrahim3797
@nastehaibrahim3797 5 жыл бұрын
May Allah bless you brother, this brought me to tears wallahi ... 😭💔
@Iman-bj3gx
@Iman-bj3gx 3 жыл бұрын
Me too sis
@somalindsomalilnd2404
@somalindsomalilnd2404 5 жыл бұрын
Wlhi nimcaan hilaac Waa boqorka fanaka dhiigbuuu leyay Laxanka iyo codka intu isku geystuu gogosha ka soo kacay maanta shekadu like ma socoto iyo qabiilee ee meeye ki damirka lahayow is muji
@xilkazxeylacadde6608
@xilkazxeylacadde6608 5 жыл бұрын
Wiilasheena allah hano daayo hadii laga reebo nacasyaasha ku dhex luumanaaya oo magaciinaa uga ciyaaray waa dad wngsn
@degancaali4589
@degancaali4589 5 жыл бұрын
Wa rutaa wll fariid allaha ku daayo
@wardaali5708
@wardaali5708 5 жыл бұрын
Nacsayada qadad wentaa uf
@cabaasahmed1964
@cabaasahmed1964 5 жыл бұрын
Somalind Somalilnd wio segw
@adalealale5192
@adalealale5192 5 жыл бұрын
@@theonlyone3319 SOMALILAND LAYSKUMA KUFSADEE ADIGA AMISOM MA KU DOLOOLISAY?????
@hamsekaafi8949
@hamsekaafi8949 5 жыл бұрын
Ma Gayaan Nataaqiyo Xumaan Nooc kastoy Tahaye *Nimcaan Hilaac* ❤👏 👇
@zizizizi1020
@zizizizi1020 5 жыл бұрын
Sum xana lah ilahow indha ha karid kas yaa idhibo walahi asago nol ayan furanka galilahay fornodaa
@aliyaasli9165
@aliyaasli9165 5 жыл бұрын
Taarikhda meel ficn bd ka gashy Nimcan jir oo joog fanaan buuxa iga dheh haye somaliyey fanaaniintii kale mxy la aamuseen waa yaab wlhi
@naajiaangeofficials5788
@naajiaangeofficials5788 4 жыл бұрын
Intii cayuni darted uso radisay like hayla.dhafina
@abdixafidjr7826
@abdixafidjr7826 4 жыл бұрын
Hhhhhhhh
@naimoahmedmohamed6670
@naimoahmedmohamed6670 5 жыл бұрын
Walhi rageenu waa raga Africa ugu Naxariista iyo xushmad badan xaga dumarka lkn caado qaatyaal ayaa ku dhexjiro aqoon xaqa dumarka alle ha naga qabto kuwaas
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 5 жыл бұрын
Naimo Ahmed Mohamed nas nin ku kufsaday iyo. Mid aan xaqaaga ka hadlin ee lacag kugu badasha weeye maxaytahay wanaaga aad sheegeyso yaa maana wiifto
@khalittiger229
@khalittiger229 5 жыл бұрын
naimo wll wasad shegtay we love haplaha somaliyed ee mid mid shaqajaamiina kujira wlhi
@saynabcy8702
@saynabcy8702 5 жыл бұрын
Adunka raga ugu fican wa raga somaliyed hal qof o xumaday lama qaban karo cadawgoda alaha qabto la antod nacas kaste naso hunguriyen lahaye
@boqoradayar7758
@boqoradayar7758 5 жыл бұрын
Saynab Cy naago waalan maa tihiin waxa la idiin jarjarayo waad mudantihiin maalin kasta
@taffgang5695
@taffgang5695 5 жыл бұрын
Naima abaayo mahadsanid ragga magaca naga waseeqayana waa lasooqabana
@abdirahmaandacwi
@abdirahmaandacwi 5 жыл бұрын
Magayaan xumaan noockastay yihiine Waa nuujintii hooyo iyo nolol bilowgeed hablaheena❤ Aisha alle hakuunaxariisto wll😭😢 duco ayan u awoodnaa hada wlsheen😭😭qalbiga ka oyy
@khalloweeye
@khalloweeye 5 жыл бұрын
Waar miyaanu ilaahay garanayn qofka ka oohiyay Hooyo 😭 Kasoo qaad inaad ku jirto booska hooyada 😭😭 Mxd dareemi lahayd?? Ii jwb adan kula hadlayaye💔😭
@akahiye22
@akahiye22 5 жыл бұрын
Dumarku mar way na Dhaleen Dumarku mar way nala Dhasheen Dumarku mar way noo Dhaxeen Dumarku mar way noo Dhaleen Dumarku mar way natoosiyaan Dumarku mar Dhalisha naga duwan Qofka aan u tudheyn ee xuman kula kacaya maha qof Damiir leh Allow dhowr dhamantood Illahow dhowr Dhamantood
@amaritayarey3027
@amaritayarey3027 4 жыл бұрын
Waa runtaa waa
@ameeshaqalih8088
@ameeshaqalih8088 4 жыл бұрын
Amiin hno ideenkana Allah nu keen dayo wiilashena ideenku fana❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🔥🔥🔥🔥🔥🔥
@anfacilwaad2056
@anfacilwaad2056 3 жыл бұрын
Sax❤😰🥺✊
@NajiibYaasiin
@NajiibYaasiin Ай бұрын
Sax
@munamakeup8241
@munamakeup8241 5 жыл бұрын
Nabigeena (SCW) siduu yiri naftee nala wadaagaane✅✅✅
@sacdiyoabdi572
@sacdiyoabdi572 5 жыл бұрын
Nimcaan Hirgalay
@ismacilshekeye1352
@ismacilshekeye1352 5 жыл бұрын
Hadad adoo dawanayo aad jiifto like ii saar
@fardowsadallal7802
@fardowsadallal7802 5 жыл бұрын
Taas baan been tahey brother N.H taas runbaan kasheegtay N.H👍👍👍👍
@ahmedkhalif3803
@ahmedkhalif3803 3 жыл бұрын
Iam. From somaliland born in Kenya somali sijui nimcaan he's voice amazing he has unique voice
@ahmedadan2362
@ahmedadan2362 5 жыл бұрын
Madaxaad noo saarantihiin hablaheena, kuwa idin haleeyana qaabiil iyo fircoon ayay heeb wadaagaane Ha is oranina ragba idin hiifay, wuu ka hooseeyaaye boqoloow kan hablaha hadima u geestee. Kun iyo kow jeer raali ka ahaada dumaroow dhibtii idin gaartay✋✋✋✋✋✋✋✋
@maanjama
@maanjama 5 жыл бұрын
Ragga kuwa wax kufsada allh naarta ha geyo😢
@amaaracabdullahi2652
@amaaracabdullahi2652 5 жыл бұрын
ASAL DHALAD OFFICIAL TUBE allahuma amin 😢😢
@zakuuka207
@zakuuka207 5 жыл бұрын
Aaamin
@ramlarose7009
@ramlarose7009 5 жыл бұрын
Aamiin
@zakiyafaysalofficial3711
@zakiyafaysalofficial3711 5 жыл бұрын
Aamiin aamiin alle ha geeyo narta
@jamilamohamed9584
@jamilamohamed9584 5 жыл бұрын
Amiiiiiin
@emraky8971
@emraky8971 5 жыл бұрын
Omg😭😭😭waa oyaaay wlh Nimcaanaw thank you aboowe❤️✨😭abtiyoo heestan kugu jecladay ilahay haku daaayo nasiibkisa nimaw ciilaay naag ku ciil baxaye😭🙌
@zakirali5835
@zakirali5835 11 ай бұрын
From Oromia, love my Somalian people's ❤
@FANKA360
@FANKA360 5 жыл бұрын
Dhowrsan caasha lulay Dheman ina ilyasay Dhimashado xaqweye Qof waliba dhararbu Dhadhansha dhibkeede Nina dhaafimise Inkasto dhalan iyo wali Dhawrsan tahay gabar Dhex mushax janada oo Dhab u dhigo firashada Gaystaha dhibtaanow Dhagar qabe dhuglawo Sow gabar kulama dhalan sow hooyo dhabarkiyo dhabta kuguma qaban adi Sow dhay horaadkiyo naaskeeda maad dhamin sow nin dhiigle matihid waxa dhacay maxa dhigay Wixii dhic laha dhace Dheeman eheladeedii Dhamaan walidiinted Dhibta aan laqaybsado Dhimashadu xaq weye qofna dhaafimise...........?
@naciimanalka3953
@naciimanalka3953 5 жыл бұрын
Wlh saan dumar unahay xaqena waa lagu tuntay
@abdisamadhassan2011
@abdisamadhassan2011 3 жыл бұрын
Masha Allaaaaah
@mohamedabdihakinmuhumed3731
@mohamedabdihakinmuhumed3731 3 жыл бұрын
💯
@Chen12347
@Chen12347 3 жыл бұрын
Masha llah❤
@mulkiabdi2080
@mulkiabdi2080 5 жыл бұрын
Somali 🇸🇴 Kama dhalan niman dumar xaq dhowreyn 😢😢
@xilwaxilwa12
@xilwaxilwa12 5 жыл бұрын
Kuwa kufsiga kesanayo kuwa dumarka ku dhelayo xaqa alah tusiyo
@farhanthomaz4875
@farhanthomaz4875 5 жыл бұрын
Runtii weeye nimcaan
@maryanhusseinarale5982
@maryanhusseinarale5982 5 жыл бұрын
@@xilwaxilwa12 hadey tooseyn nah umada allah haka qabto si ey qof muslim ah u dhibaateyn
@tufaaxxayi5258
@tufaaxxayi5258 4 жыл бұрын
rabawo naga qabo nin ka habalah dhiba iyo casakab
@alifarah7405
@alifarah7405 5 жыл бұрын
Wlhi its very pity that we are unable to appreciate our Somali ladies.Beautiful,strong and lovely.We are lucky to have such ladies in this world.Walalayal dumarkayna an xaq doorno.
@abdiazizahmed1564
@abdiazizahmed1564 5 жыл бұрын
Gabdhaha ugu qrxda bdn ugu nadaafada bdn ugu naxarista bdn adunka inu ilhy nasiyey aminsanahay ilahay hano dhafo gabdhehen somalied ki xumeeyaa cawaan biifle ah weye
@abdirihimdiyaa7794
@abdirihimdiyaa7794 5 жыл бұрын
Waa kuwii i dhalay Aan la dhashay I koriyay ila mantna i garab taagan Aan guursan doono Incha Allah Ubad ii dhali doona Aan dhali doono Incha allaha Wlhi dunida waxan igu jecelahay haweenka sharafta badan ee somaliyeed Nolol sareedo iyo barwaaqo leh ayan ku rajeynaya ee hore u socota
@abdirahmanabtidoon3426
@abdirahmanabtidoon3426 5 жыл бұрын
Hees iqira galisay nasa mahan ruxi hwen nacb uhaysataye . Dumrkena wan jeclahy wahy dmar kaliya ban *like* karaba nin dhan haysarin wxba hoyoyinka wllha ban la sarty ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdiwaliartan6711
@abdiwaliartan6711 5 жыл бұрын
Zxb exellent😭😭😭
@user-fv1gp8op7i
@user-fv1gp8op7i 5 жыл бұрын
زكسب إت كرست
@ugaaska1436
@ugaaska1436 5 жыл бұрын
Ax jecliyaa hablahena hadad Ila fikirtahay like isar
@somalisongs2459
@somalisongs2459 5 жыл бұрын
Waa misiibo weyn xasuuqi loogrystay gabadhaas yar ax 😰😥cakuuyee ciil badaanaa
@zakariyabinhusseinboy2337
@zakariyabinhusseinboy2337 5 жыл бұрын
Simba mhaad hes Qero lex mahaad uga soqadhi weydi haadaad tahy fanaan qaran
@fooscabdishire2545
@fooscabdishire2545 5 жыл бұрын
gulled abwe dunida hadad ku aragto nin xun ha dhafin gabdho hada nahay wan dhibanhy suuqa ma adi karno wax ma donan karno nolosha nalaku cadibay abwe ilhy kama dhigo nin xun wligana meshad gabar ku aragto ha xumeen farxd sii gabadhi xuna waani abwe waayo waa naas aad ku soo kortay nimankaas manta hadan kalgacayo joogi laha wlhy dhagax ban ku dili laha cakuu ciil ban uu dhiman
@fooscabdishire2545
@fooscabdishire2545 5 жыл бұрын
😢😭😭😭😭😭😢😢😷😷😷😷
@zuhuurnazir650
@zuhuurnazir650 5 жыл бұрын
😭😭😭😭👹
@Ibraahim_Sm21
@Ibraahim_Sm21 5 жыл бұрын
Naga rali noqda dumaroow😢😢
@pntlndiloveu4067
@pntlndiloveu4067 5 жыл бұрын
raga somaliyed waxa ku jirah rag ficn wlhi
@fadumoabdulaahi3215
@fadumoabdulaahi3215 5 жыл бұрын
Raga soomaaliyeed waxaa Ku jira kuwo fiican oo badan caya yaanka maga ciina dilay iska buufiya
@muudemuudey8535
@muudemuudey8535 5 жыл бұрын
raga soomaliyad waxaa ku jira wiil kan oo kale ah ilaahhoo dhaman wax fiican ka idhag🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄🙄
@rinaadahmed290
@rinaadahmed290 5 жыл бұрын
😭😭😭alle haku xafido wll qaali wd iga ohisay runti
@maaanuqalanjo7065
@maaanuqalanjo7065 5 жыл бұрын
Inbada soomaliyed hady adoo kale ahaan lahayen dhamantood way fiicnan lahaayen alleh haku dhowro huuno qali
@djrashkavlogsandfilms5684
@djrashkavlogsandfilms5684 5 жыл бұрын
Intii Aisha dhibka so gadhay ka daqatay like ii sar 😭😭 Nacas waye ruxan cisey nasku u jaqayee 😡😡😭 Cil iyo caro weynaa
@libanxaaji3217
@libanxaaji3217 5 жыл бұрын
Bulsha yahey kan Naafeenaayo iyo Nacaska Yuu Taaban 😭😭😭😭😭wlhi wan ilmeeyay 🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽🙏🏽 Waa Nuujintii Hooyo iyo Nolol Bilowgeedii 😭😭😭😭😭
@lilomar7903
@lilomar7903 5 жыл бұрын
Fananka somali dhan ugu jeclahay 🇸🇴❤️😘😍
@yoonisabdi6890
@yoonisabdi6890 5 жыл бұрын
Wlhi ilin baa iga socota Hooyo iyo Gabar wlshy ah miyaa xumaan uquura😭😭😭😭
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
yonis maxamed 😢😢😢❤️❤️✅
@dalnuurzheproduction7478
@dalnuurzheproduction7478 5 жыл бұрын
Mansh allh
@dalnuurzheproduction7478
@dalnuurzheproduction7478 5 жыл бұрын
Eesh cala nuur
@shadiacadey1485
@shadiacadey1485 5 жыл бұрын
Eesh cala walal
@omararmeno2621
@omararmeno2621 5 жыл бұрын
Nomcaan hilaac waa wiil codkiisa markaan maqlo jiririco i qabato Alaah codkiisa macaan Alpha udaayo
@ilwadawed5997
@ilwadawed5997 5 жыл бұрын
Oohin iguma hadhin Inta ila ooyaysa like ta
@kubadxiisCHANNEL
@kubadxiisCHANNEL 5 жыл бұрын
Xaqiiqdii waxani waa wax laga xumaado dumarkana macaal gacan in loo qaado uma qalbaam waayo way na dhaleen wayna nala dhasheen wayna inoo dhaxayaan
@ramadanmarxaban7422
@ramadanmarxaban7422 4 жыл бұрын
Nimcaan qaali
@alidahirgedi1381
@alidahirgedi1381 5 жыл бұрын
Nimcaan hilaac is the legend somaliyed wanku aamin sanahay bro is the only one ☝️ aan taageero nimcaan hilaac 👍👍👌👌👈🇸🇴🇸🇴
@najmakhalif7393
@najmakhalif7393 5 жыл бұрын
😢😢 illahoow hooyo abaalkeeda jano ka dhig illahow dumarka xifdi❤️🙏
@mohamedadar1119
@mohamedadar1119 5 жыл бұрын
Nimcaan Abdirixmaan Hassan Hilaac Legend and the only one fanaan jira Nasab kaamila
@samaraamira7424
@samaraamira7424 5 жыл бұрын
Nimcaan hilaacow heestaan waad noogu hiilisaye adiga & intii soo saartayba guul ayaan idiin rajaynayaa goodlukcy 4ever
@sulekhaismail6319
@sulekhaismail6319 5 жыл бұрын
My all time favorite singer❤️😭
@malyunmuxudincawale8504
@malyunmuxudincawale8504 5 жыл бұрын
hadad ado shaqeynayo dhageysaneyso o indhahada ilin 😢 kasocoto like isaar
@abdirahmanmustaf2913
@abdirahmanmustaf2913 5 жыл бұрын
Lyrics: NASAB MA'AHA RUUXII HAWEEN NACAB U HEESTAAYE NINBA MA'AHA RUUXII HABLAHA NABAR U GEESTAAYE NACAS WEEYE RUUXAAN CISAYN NAASKII UU JAQAYE (×2) NASIIBKIISU NIMUU REEBAY BAA NAA KU CIIL BAXA'EE NUQUL IYO WAR XUMO FAAFINTUNA WAA NUSQAANIMO'E (×2) NABIGEENU (SCW) SIDUU YIRI NAFTEEY NALA WADAAGAANEE MA GEYAAN NITAAQIYO XUMAAN NOOC KASTOOY TAHAYEE BULSHAYAHAY KA NAAFAYNAYIYO NACASKU YUU TAABAN OO KA NAARA SHAYDAANKA WA LAGA NAJEEYAAYEE (×2) Part 2: WAA RUUX NADIIF IYO CUDOON NUURO IYO LUULEE NIMCO IYO NARUURIYO HABLUHU WAA NABAAD IDILEE NASTEEXIYO NAQDOOGLIYO DHAMAAN WAA NAFISUUNEE (×2) WAA NUUNO TII NOO HABTIYO NOOGAY DHABARKIIYEE WAA NUUJINTII HOYO IYO NOLOL BILOWGEEDEE.... (×2) NABIGEENU SIDUU YIRI NAFTEEY NALA WADAAGAANEE MA GEYAAN NITAAQIYO XUMAAN NOOC KASTOOY TAHAYEE BULSHAYAHAY KA NAAFAYNAYIYO NACASKU YUU TAABAN OO KA NAARA SHAYDAANKA WAA LAGA NAJEEYAAYEE (×2) Wixi aan qalday wad iga sixi kartaan
@nasriinjama9754
@nasriinjama9754 5 жыл бұрын
Abdirahman Mustaf thanx apowe
@abdirahmanmustaf2913
@abdirahmanmustaf2913 5 жыл бұрын
@@nasriinjama9754 ❤❤❤❤
@asadmohamed5808
@asadmohamed5808 5 жыл бұрын
NASTEEXIYO NAQ DOOGLIHIYO DHAMAAN ( WAA NAFISUUNEY ) micnaha nafisuun waa midii lagu nafisayay . iska sax bro .
@abdirahmanmustaf2913
@abdirahmanmustaf2913 5 жыл бұрын
@@asadmohamed5808 tnx bro 👍
@asadmohamed5808
@asadmohamed5808 5 жыл бұрын
@@abdirahmanmustaf2913 wlal mcn adigaa mudan .
@umuamiin4954
@umuamiin4954 5 жыл бұрын
Saxiix nacas wye ruuxaan ciseen naskii u jaqay ax nimcaan farxad ku nolow abwan shilaawe mahadsànid🙏mustafa karaama karaama iyo sharaf ku nolow sami cade saxiibka bulshada bash bash iyo barwaaqo ku nolow ilove you all🙏
@gabilawigabilawi250
@gabilawigabilawi250 5 жыл бұрын
Gobi Nazab weeyi Gabdhaha soomaliyeed walhi waan jecelahay hablahaà soomaliyeed intii ila jecelahy like is Saar
@cabduqadirwilsher2848
@cabduqadirwilsher2848 5 жыл бұрын
wlhi aadbaan uqiireysanahy mantay wixii laga bilaabo xushmada dumarka aan uheynay aan labo jibaarno nimcaan fanaan qarn ku aminsnhy
@hindacabdiraxmaan2542
@hindacabdiraxmaan2542 5 жыл бұрын
Ax ax ayad ayan uqiroday
@khadroali1128
@khadroali1128 5 жыл бұрын
❤❤❤❤
@maxamuudaxmed8349
@maxamuudaxmed8349 5 жыл бұрын
Ax waan ka xumahay arinkii caasha ku dhacay inta si dhab ah uga oyday arinkaa fadlan like igu caawi
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
Maxamuud Axmed 😢😢😢😢
@iqroaden1774
@iqroaden1774 Жыл бұрын
Mar wa Ababeyna. Marna wa walalkeyn marna wa ninkeyna marna wa Abti An nas laheyn pls gbdhaha kadaya xumanta walalyal hoyo Ayan wilkeyga wnjecelhey marna mel idinko turi dona gbr kasta sidas aye usugeysa iney uhesho wil aye nolal aye la wadagto iyo wil hoyo unoqoto wilasheyna wn ina jecelnahey hanagu qasbina Ajnabi inan uxara galno👀 20/8/2022 sacada habenimo 9:01 pm😭😭
@Abdillahi145
@Abdillahi145 Жыл бұрын
Hdlkga wa wlhi Blhi said bu igubay 😭😭😭 I.a Byo mcn Ajnabi uma xera galaysan Inta Xun e nagu dhex jirto Allah Naga qabto Anaga xita wan idin jecelnhy Way ila dhashen Wayna idhalen Dumar Waana udhaxi dona I.a 😭😭
@ayaandheeman5312
@ayaandheeman5312 5 жыл бұрын
Fanankaga aan Ku faano nimacaan c/rxmaan hilaac nolow dhigaga aanku fano wnku faana hilaca hirgalay 💯💯💯💯 waa hees qiiro leh ax wnka qiroday runtii💯💯
@sareedoxoosh4192
@sareedoxoosh4192 5 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw inta heestan Ku qiirotay ama iskubadashy like😇😍
@xamsedacawo4695
@xamsedacawo4695 5 жыл бұрын
Nimcaan Hilaac waa nin Rageed Runtu wxay thy ayuu Sheegayaa Ragu Waa Bila jawi
@Sabnalove143
@Sabnalove143 5 жыл бұрын
Ninba Maaha ruuxi hablaha nabar u gaystaaye. Nacas weeye ruuxan cisayn naaskii uu jaqaye. 😔 Erayo miisaan leh oo xaqiiqada taabanaya 👌 👏
@hamdiqaalinuura886
@hamdiqaalinuura886 5 жыл бұрын
Ragu ma wada xuma walaalkeen nimcaan oo kale ayaa ku jira ee illaahay hanoo xafido inta xuna allaha garansiiyo ineey ka xishoodaan naaski ay jaqeen nimcaan wllo gabar walba oo soomaali ah sharaf iyo wanaag BEEY kuu heeysa ee allaha idin xifdiyo adiga iyo inta kula midka ah🙌🙌🙌
@AD-bh3vy
@AD-bh3vy 4 жыл бұрын
Nasab maahaaa ruxhe hablha nawar u gesta ala runbdhna nimcan fanan jiro batahy long life bro
@dadaadan3936
@dadaadan3936 5 жыл бұрын
Elcalsico heestaan baan ku ilooway wlh plh tlh nimcaaan tnx sxp
@mohamedahmedcali1429
@mohamedahmedcali1429 5 жыл бұрын
Geff Hadduu ku dhaco dumar Ama inan la gaasiro Raggu sowkii ka guban jiray 🕴 Hubka sowkii ka Guran jiray 🕴 Gabadh oyda sowkii 🕴 Geerida ka xigi jiray 🕴
@ziizuugorod8451
@ziizuugorod8451 5 жыл бұрын
😢😢😢😢
@farxiyaadan2696
@farxiyaadan2696 5 жыл бұрын
😭😭
@farhiyomohamed2391
@farhiyomohamed2391 5 жыл бұрын
😭😭
@queenarawello569
@queenarawello569 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭✔
@umusamiya8142
@umusamiya8142 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@mumtaazmuhudin6785
@mumtaazmuhudin6785 5 жыл бұрын
Asxabey xaq ban tabanay mudo 2 sano a cawa wa habeeenkii shacban udambeysay amiin idhaha inuu xaqeyga AAN helo illahow xaqeyga haduu yhy mid sax ah si dag dag igu bidhaami 🙏🏻🙏🏻😭😭😭
@queensister7386
@queensister7386 2 жыл бұрын
Let's appreciate the man who wrote these meaningful words and at the same time Nimcan's mesmerising voice which deeply touched our hearts..We love u Nimcan and admire your personality and attitude u well delivered this song to us audience..Farxad kunolow king Nimcan,madaxa nosaran tahay
@ubahxamdi6398
@ubahxamdi6398 Жыл бұрын
Ok
@malyunomar
@malyunomar 9 ай бұрын
😊😊😊
@samiirseeko9195
@samiirseeko9195 5 жыл бұрын
Nimcaan hilaac boqor soomaliyeed boqorka codka fanaaan ku gaadha wakhtihan somali ma joogo saaan aaamin sanahay 💪💪😭😭
@mahamudabdirahman6509
@mahamudabdirahman6509 5 жыл бұрын
Boqorkacodka nimaana hilaac
@cumarcabdullahixasan7027
@cumarcabdullahixasan7027 4 жыл бұрын
legend nimcaan
@nimoyonis751
@nimoyonis751 5 жыл бұрын
Walhi waaa ooyay nimcaan nasab ayad thye wll qaali😭😭😭😭😭
@gfhgg1012
@gfhgg1012 5 жыл бұрын
Masha alllaha 💜 💝 🎉. 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢👌👌👌👌👌👌👌👌👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@laughoutloud8561
@laughoutloud8561 5 жыл бұрын
yaan weli xasuusan dhabtay hooyo ku qaadooo dumarka sharfan boholyowga nabarradda xanuunka u gaystaa! 😥😭😰
@monayusuf5394
@monayusuf5394 5 жыл бұрын
Nasiibkiisa Nin uu Reebay baa Naag kuciil baxaye luqin iyo war xumo faafintuna waa Nus qaanime ee💯Ala yaaa Cizak walakey Nimcaane 👍🌹
@khadrah6517
@khadrah6517 5 жыл бұрын
Emotionally baan ahay walahi 😭😭😭😭😭
@saidasad4322
@saidasad4322 5 жыл бұрын
Raali ahaaaada walaalayaaal Rag ban jirin dunida maantaye Ruufyaan ba hablihii cunaye Raaxo aduun bd is taahishan Walaal Nooc kastooy tahaye .......... ....... Rali ahaada walaalayaal wixii gabar somaliyeed oo dhan😭😭😭🙏
@khadrah6517
@khadrah6517 5 жыл бұрын
Said asad 👏🙌madsanid wll
@fatxibashir225
@fatxibashir225 5 жыл бұрын
@@saidasad4322 Mahadsanid wllo
@abdiikow7624
@abdiikow7624 Жыл бұрын
Dumar somalia iyo ajaniib adiiga noomaaq respect big legendary nimcaan keep going legen 😍👍❤👨‍👧‍👦 kolay intaan ka fahmey dumar dhamaan cadaan iyo badoow kuligood . One love Somalia ❤
@Shukrirooble1
@Shukrirooble1 5 жыл бұрын
Masha Allah thanks nimcaan walahi waan ooyay walalo thanks marlabad malin walba ayeey dayacan yihiin dumarka Somali yeed 😭😭😭 Allah ugargaro.
@fatimah25
@fatimah25 5 жыл бұрын
YaaRABI Aisha yar Unaxariisto Xaqeedana uga jar 😢😢🙇‍♂️
@seidlamer2161
@seidlamer2161 5 жыл бұрын
😭😭😭 nasiibkisu kuu reebo baa kufsi Ku ciil baxa. Caaisho allaha samir hanaga siiyo
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 8 ай бұрын
Gabdho intey dhaaftay bey wiilal mareysaa😭💔ilaahow kuwaan islaamka kala goynaa dadka dhibta ku haaya naga qabo yaa rapii😭🤲yaa rapiii
@mohamedmukhtaar25
@mohamedmukhtaar25 5 жыл бұрын
NIMCAN wlahi waa wiil somaliyed oo dhalada away kuwii kale oo cac layasha aha miyay fankoda iyo codkodaba ugu hilin layihiin dumarkoda iyo aisha melahay latagan yihiin dhin dhin allow yaa idin mariya😭😭😭😭😭😭
@hayat0059
@hayat0059 5 жыл бұрын
The only person who cares about he’s community. I’m really proud of him!
@istaahilyusufchannel6366
@istaahilyusufchannel6366 4 жыл бұрын
Heesta markasti oo dhageysto wllhi waan ooyaa 😭😭😭
@suhaybfarah8834
@suhaybfarah8834 3 жыл бұрын
Heesta marks andageysto wan oyaaa😂😂😂😂😂😂
@gashaanleguureeye4779
@gashaanleguureeye4779 3 жыл бұрын
heestan runti waa hees culeyskeda wadato dumarka waxwalba ayey nooyihiin waa inaan dhibka ka ilaalinaa ax
@zekeriye7457
@zekeriye7457 5 жыл бұрын
Subhanallah war dumarku waa luulka aduunka somali kama dhalan ninkii dumarka nafeeyey cizo iyo sharaf bay naga mudanyihiin abaaayo hooyo eedo xaaskaaga gabadhaada waaye dumarkeeena waa inaan madaxa saranaa nacas duni soo reebtay baa dumarka ku ciil baxa Allahu Akbar war kuwa dumarka dilaayo hala baabi iyo
@caqilkasomaliyed1037
@caqilkasomaliyed1037 4 жыл бұрын
Heestan markan dhageesto waan qiirooda xaqiiq ilma iga so daadatay 😭😭😭😭 Nasap maha walahi 😭😭😭😭
@abdi-nm2vy
@abdi-nm2vy Жыл бұрын
Dumarku waa muraayade hala ilaaliyo, tii dhib ku jirtana waa in loo gargaaro waa in la badbaadiya hablaha soomaliyeed waan salaamaya dhammaan hablaha soomaliyeed
@AaronJoshua
@AaronJoshua 5 жыл бұрын
Poqorka Shanta somaliyed Poqorka codka Heestan wlhi Aad iyo Aad aye qiro U wadata aniga marki aan San u dhageystay ayaba iska ilmeyay Nasab maaha ruuxi hablaha nacab uu haystaye😫😫😩
Nimcaan Hilaac Dadku Aamin Mawada Aha 2022 Official Video
6:08
Hillaac Music
Рет қаралды 3,5 МЛН
Nimcaan Hilaac Idaa Nooli Kulante Good Bye 2016
8:11
Balanbaalis Studio
Рет қаралды 750 М.
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 42 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,5 МЛН
NIMCAAN HILAAC ft HAMDA QUEEN Live SAGOOTIS | HD
6:39
Abdirahman Somali
Рет қаралды 13 МЛН
Nimcaan Hilaac - Milgo  Official Music Video
7:09
Hillaac Music
Рет қаралды 18 МЛН
Jacaylkii Qabyoobey Nimcaaan Hilaac  New Year Xidigaha Show 2015 Live HD
5:47
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,9 МЛН
ISMAIL AARKA & AYAAN WADANI | NEW SOMALI MASHUP | OFFICIAL VIDEO 2023
7:48
NIMCAAN HILAAC  SIRTAADAN KAYDIYA MUSIC VIDEO 2023
6:23
Hillaac Music
Рет қаралды 3 МЛН
ABDIRISAAQ ANSHAX | NASRI | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2020
6:39
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 173 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,2 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Erta indin (Official Music Video)
4:32
NevoMusic
Рет қаралды 2,6 МЛН
Erkesh Khasen -  Bir qyz bar M|V
2:43
Еркеш Хасен
Рет қаралды 1,2 МЛН
Jaloliddin Ahmadaliyev - Kuydurgi (Official Music Video)
4:49
NevoMusic
Рет қаралды 12 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54