Nin Soomaali ah ayaa muddo 16 sano ah ku sugnaa Dalka Malta ( Geedi Sahan iyo Malta )

  Рет қаралды 43,923

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

2 жыл бұрын

waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 26 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 195 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far, 26 countries and i am in mission to reach 195 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: https: / geedisahan
==============================================
Camera:
(Sony Alpha 7III)
www.sony.com/electronics/inte...
Gopro hero 6:
www.amazon.de/GoPro-CHDHX-601...
dji osmo action: www.dji.com/at/osmo-action
==============================================

Пікірлер: 100
@mustafahersi
@mustafahersi 2 жыл бұрын
Mashllah Geedi sahan horre u socoo, Waxaan ka helay tayada su'aalaha tooska ah, aad u qurux badan oo positive iyo negative leh. Weydii su'aalahan markaad booqato waddan kasta oo cusub . Guul iyo gobonimoo walal 👌🏽
@Iam03Ali
@Iam03Ali 2 жыл бұрын
Best Geedi Sahan 🙏🙏🙏
@husseinabdi5204
@husseinabdi5204 Жыл бұрын
MASHALLAH VERY YOUNG SOMALI BOY TRAVELLING AROUND THE WORLD MAY ALLAH BLESS YOU AND KEEP YOU SAFE AND PROTCET YOU WHILE YOU ARE IN YOUR WONDERFULL ADVANTURE VERY YOUNG AMBITION SOMALI YOUTH INSHALLAH I WISH VERY SUCCESSFUL JOB
@farhanashkir9
@farhanashkir9 2 жыл бұрын
Gedi Sahan horay u soco sxb waan kahelay muuqaalada wacan ee aad nala soo wadaagto
@amirasami4406
@amirasami4406 2 жыл бұрын
Masha allah allahumma barik bro guulayso
@somowfahimoofficial7471
@somowfahimoofficial7471 2 жыл бұрын
Waaaaaaaw hor mar wacan walal qaali
@faisaali6218
@faisaali6218 2 жыл бұрын
Mash Allah wllky hore usoco
@nonobobo9101
@nonobobo9101 2 жыл бұрын
Hore soco walaal
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 2 жыл бұрын
Masha Allah geedi sahan
@muqaalochannel5742
@muqaalochannel5742 2 жыл бұрын
Masha allh wlkey guul wcn
@muniraabdullah.8031
@muniraabdullah.8031 2 жыл бұрын
Masha allh wll
@travelcaalamka6144
@travelcaalamka6144 2 жыл бұрын
hore u soco
@socdaal3428
@socdaal3428 2 жыл бұрын
Best Somali KZfaqr
@Iweeydiiwaxaadrabdid
@Iweeydiiwaxaadrabdid 2 жыл бұрын
Keep. Going. 👌
@abdulahiabdikadir4580
@abdulahiabdikadir4580 2 жыл бұрын
Manshallh bro horay usoco
@socdaal3428
@socdaal3428 2 жыл бұрын
Hore u soco
@machofit3172
@machofit3172 2 жыл бұрын
Horey Usoco Brother
@abduhakimali5303
@abduhakimali5303 2 жыл бұрын
bro your channel got 64.061K last 30 days keep going
@mustafmaxamud7853
@mustafmaxamud7853 2 жыл бұрын
keep going
@adanbarqade3630
@adanbarqade3630 2 жыл бұрын
Masha alah
@osmanlyrics900
@osmanlyrics900 9 ай бұрын
Keep going pro ❤
@abdiwaliali3305
@abdiwaliali3305 Жыл бұрын
Masha Allah Geedi Saharan bro ❤❤❤ malta me Xasuus
@zakariaahmed3248
@zakariaahmed3248 2 жыл бұрын
Horay usoco
@mahamedshiishka5586
@mahamedshiishka5586 Жыл бұрын
Wow
@abrahamojegalitarianism6850
@abrahamojegalitarianism6850 2 ай бұрын
❤❤❤ thanks
@abdulahisuleiman9802
@abdulahisuleiman9802 2 жыл бұрын
Maalta madalbaa tolow mise waa jasiirad Italy 🇮🇹 kamikaze? Somaali dheeraysaa horay usoco geedi sahan Channel
@qumanosmaan4001
@qumanosmaan4001 2 жыл бұрын
Wall waaa wadan caadi ah jaziirado badan wuu leeyahay oo biyo ayaa ku hareersan🙏✋
@mohamoudadan1609
@mohamoudadan1609 2 жыл бұрын
I like his khamiis
@aliabdullahiali3407
@aliabdullahiali3407 2 жыл бұрын
Wll waxbarashada malagu tagi kara
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 2 жыл бұрын
Mashallah geedi vedio kasugayna saudia Makkah masjid quba kasugayna sxb qali
@GeediSahan
@GeediSahan 2 жыл бұрын
Dhawaan walaal
@socdaal3428
@socdaal3428 2 жыл бұрын
Caadi ma ahaa
@cabdalleismacil7644
@cabdalleismacil7644 2 жыл бұрын
Sxbow waxd ku darta su.alaha wadama ad booqanayso numbrka bulashada somalida ku nool dalkas sxb
@macoeahmed1923
@macoeahmed1923 Жыл бұрын
Number Lama Qoro ,Waa privet
@osmanmusa8422
@osmanmusa8422 Жыл бұрын
Dhinaca Caafimaadka kawaran qaxootiga daawo malasiiyaa?
@user-sw2xg4fl3i
@user-sw2xg4fl3i 2 жыл бұрын
Meel aad fadhisatan maad wayden jidka aad ku waresanosid🤯
@alibaax5346
@alibaax5346 2 жыл бұрын
Ninkasi Malta ambassador ha laga dhigo. Xaarbuu noo xayaysiiyay kkkk
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
👍🙏🙏
@samiyahussein9420
@samiyahussein9420 2 жыл бұрын
Kiraada guryaha UK baa igu qalisan 3qol wa 1700 pounds euro 2000 oo wali kujirin biyo iyo koronto
@anisoabdulaahimaxamuud392
@anisoabdulaahimaxamuud392 2 жыл бұрын
Germay jooga haban ban shaqey 2.500 ban kushaqeya ilahayaba iso dhafiya malata uf
@shukricdy1389
@shukricdy1389 2 жыл бұрын
Tahriib ma ku tagtay mise visa plz isheg
@AhmedMohamed-zk9ud
@AhmedMohamed-zk9ud 2 жыл бұрын
Malta maaltadii hore maahaa 2500 wiig ayaa lagu sameeyaa tagsiilayaasha ... trump kadib ayey dadku shaqo tageen markii mareykan la xidhay
@yahyesalad9701
@yahyesalad9701 2 жыл бұрын
Asc wley anisa
@hasanayjex8241
@hasanayjex8241 2 жыл бұрын
@@AhmedMohamed-zk9ud wll malta tahriib mooye qaabke kalo lagu yimda
@hasanayjex8241
@hasanayjex8241 2 жыл бұрын
Number whtspkada isheg wll
@afiarte8318
@afiarte8318 2 жыл бұрын
GEEDI SI FIICAN BAAD U WARAYSATAY WAXAAD TAHAY SAHAMIYE WANAAGSAN
@abdiwaliali3305
@abdiwaliali3305 6 ай бұрын
Malta 🇲🇹 waa xasuus
@cabdicasiis2903
@cabdicasiis2903 2 ай бұрын
Sxp malta sewaye noloshayda
@mohameddhalahow6825
@mohameddhalahow6825 2 жыл бұрын
Waaw pest vlog
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 жыл бұрын
Malta 🇲🇹 Tuulooyinka ayaa dhaama😅😅
@cabdicasiis2903
@cabdicasiis2903 2 ай бұрын
Sxp malta kawaren sewaye
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 2 жыл бұрын
Sulub waa shaqsi soomaalinimada ku weyn tahay waa ugaaskeena Malta noo joogo.
@mohamedabdullahiqorsheeye5100
@mohamedabdullahiqorsheeye5100 2 жыл бұрын
Sxb meel aan kaala soo xiriiro rabaa arrin ku waydiin ee WhatsApp kaaga ma ii sheegi kartaa sxb
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 2 жыл бұрын
War company igusopoqo Gedi san ankusodhwweye iyo pesi frsh ah
@zakariyezakariyemustafcali
@zakariyezakariyemustafcali 5 ай бұрын
Walaalo xagee ka jogtaa company
@sabirinamohamed5380
@sabirinamohamed5380 2 жыл бұрын
Oo melta ma dal gooni ah baa
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 2 жыл бұрын
Haa wa gooni
@abdirahmanosmanibrahim6607
@abdirahmanosmanibrahim6607 2 жыл бұрын
Waryaa geedi sahan muda afar sano ayan bartan ku xidhnaa magaladaydii ayad ii waydaratay
@ismailsmile9496
@ismailsmile9496 2 жыл бұрын
saxiib gmailkagaga ama WhatsAppkaga ii sheeg anigaa jooga hada waxban kuyar waydiinayaa e
@hasanayjex8241
@hasanayjex8241 2 жыл бұрын
@@ismailsmile9496 sxb malta qaabken ku iman kara
@hassanyoonis2566
@hassanyoonis2566 2 жыл бұрын
Ninkan sulux baa layidhaahdaa Waxaanu Malta nimi 06.00 baanu ahayn
@ahmedhussienabdillahi7341
@ahmedhussienabdillahi7341 Жыл бұрын
Bro Malta 🇲🇹 side ku imaan karaa aniga oo jogo Somalia 🇸🇴
@xasansiciid9816
@xasansiciid9816 Жыл бұрын
Sulux miyaanu ahayn kii habarjeclo ee cumar jibriil ee reer burco
@fertunali1007
@fertunali1007 2 жыл бұрын
Magalada maxad notusi weyday maalta sidan u maqlayay weyba iga badatay
@fertunali1007
@fertunali1007 2 жыл бұрын
Somaaliya bey u egtahay xafadan
@GeediSahan
@GeediSahan 2 жыл бұрын
Walaal in kabad 8 Video baan ka sameeyay Malta, ka fiiri KZfaq ka
@SH-bw5fx
@SH-bw5fx 2 жыл бұрын
Big deal
@ibraahimalas9635
@ibraahimalas9635 2 жыл бұрын
Dalka malta qaradee ayuu katirsanyahay
@haajimouse5646
@haajimouse5646 2 жыл бұрын
Europe
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 2 жыл бұрын
Wa jaziirad talyaniga u dhaw
@cabdulahimohamud
@cabdulahimohamud Жыл бұрын
Africa😂
@shukricdy1389
@shukricdy1389 2 жыл бұрын
Vasa malagu tagi Kara
@suhaybmaxamuud5370
@suhaybmaxamuud5370 2 жыл бұрын
Sida lotago kasoohadal
@user-sw2xg4fl3i
@user-sw2xg4fl3i 2 жыл бұрын
Soo tahrib bro😁mise adigo sariirtadi jiifo iska riiyoow😘
@hasanayjex8241
@hasanayjex8241 2 жыл бұрын
@@user-sw2xg4fl3i visaheda mala hela
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 2 жыл бұрын
War gedi sahan Masolaptayna
@GeediSahan
@GeediSahan 2 жыл бұрын
Mayaa walaal
@khadarxasan4937
@khadarxasan4937 2 жыл бұрын
@@GeediSahan maznhid
@nasriahmed4527
@nasriahmed4527 2 жыл бұрын
@@GeediSahan wll wiilbaa malta velletta kulaanahay wll ma garan karaysaa qof nacaawin doona oo wll wiilkaasi noo baafiya please and please
@updymajid778
@updymajid778 2 жыл бұрын
lipaax
@geenyodila9095
@geenyodila9095 9 ай бұрын
Yaaaaa walaalkey unukuna yaa noo muslin ah reer xamar ma ku jiraa iyo reer baraawo cabsi waaye 🙄😳😳😳😳
@milyaniyomaalin4638
@milyaniyomaalin4638 2 жыл бұрын
First veiw
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 2 жыл бұрын
Omaba#Obama
@edelweiss4149
@edelweiss4149 2 жыл бұрын
Ninkan waxyalo been ah ayuu shegeya
@hassanmuhudiin2805
@hassanmuhudiin2805 2 жыл бұрын
Malintii £60 ayaa lagu shaqeyaa kulahaa wlh kan beenta umada kaha daayo 😳😳😳
@ahmedhussienabdillahi7341
@ahmedhussienabdillahi7341 Жыл бұрын
😢maxaaaa ka mid ah 😊
@payitforwardpower9910
@payitforwardpower9910 2 жыл бұрын
This Chanel is opening doors for tahrib 😭
@hayeeywaryaa1004
@hayeeywaryaa1004 2 жыл бұрын
No no no it’s wrong that bro. Iskadhaaf
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 2 жыл бұрын
Omaba, aa joojiyey ee Trump ayaado dayaar ah uu uyemid.
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 2 жыл бұрын
DIINTADA WAS MAAD KU JOOGTID WADANKAAGII QOF SHAQEEYSANAYO AYUU WAXUU LEEYAHAY WAA XAARAAN 😡😡😡 QURUNKAA OO KALE AYAA JOOGA OO WADAN GAALO INTUU SOO GALO AYUU LEEYAHAY WAA XAARAAN
@dahaar29
@dahaar29 2 жыл бұрын
Dhilo gaalo ah naa diinta ha caayin kaafirsdyahay gaalo way yihiin alla noo sheegay gaalo yihiin
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 2 жыл бұрын
@@dahaar29 Qaniis ayaad tahay aniga haddaa dhillo ahay naag ayaan ahay 🤣🤣🤣aniga hooyo ma ceynayo lakiin waxaad ogaataa Ninka aad leedahay Gaal wadankiisa uu dhistay ayaad timid kaagii intaad soo gubtay Ayaad dawarsan oo passporkisa iyo dhalashadiisa ayaad tuugi oo sidii Malaysia Badda iyo Libiya oo aad leedahay waa Muslim ayaa ku soo wasay inaad imaatid wadanka Gaalka. Maxey tahay Diinta aad heeysatid tan Gaalada waa Nabad 💞 taadana waa qaxar dil baahi 😈😈😈 illaaheeyba intuu ku nacay ayuu ku hooskeenay Gaalka oo naag taada iyo Caruurtadaba aad Xaaran ku dhashay eey ku nool yihiin ha hadlin qashinkii adduunka ayaad tahay Diintada waa tan kaa soo qaxisay wadankaaga oo adduunkii aad Magac ku laheen oo Arabtii aad laheed waa islaam ku soo Qaniiday eeyna ka talxiilaan wadankooda illeen Dhiiqo ayaad tihiin meel kastoo aad joogtana isku dishaan qurun TARRORISTE AH🤮🤮🤮🤮 Afrika iyo Amerik iyo Asiya iyo AUSTARALIYA iyo Yurub iyo Araba adaa laga nacay illaaheey na uu ku nacay Sababta waxaad tihiin Xaraan ku nool idinka iyo waxaad dhasheen intii ka dambeeysay 1991 Garacyo iyo Dhiigyo Cab hadda ayaan ku Leeyahay DIINTA AAD WADATID ADIGA OO SOMALI AH WAS ILLEEN WAA DIIN BEEN AH WAXAAD LEEDAHAY GAAL WAANA TUUGSAN DUYUUS QANIIS AH WAS DIINTA AAD WADATID ILLEEN SOMALI DIIN MA QABTIIN ALSHABAAB TUUGA AH 😈😈😈😈😈🤮🤮🤮🤮🤮
@cabdikhaliifjimale7551
@cabdikhaliifjimale7551 2 жыл бұрын
@@mulkiosman7828 Wll ilaah ulaabo plz don't talk like animals even for me I hate like Al shabab
@abdihakimahmed5775
@abdihakimahmed5775 2 жыл бұрын
@@mulkiosman7828 subhanallah naayaahe manad ilaahii ku abuurtay ka baqanayn waabad ku xaragoonaysaa diin cayga oo aad ku celcelinaysaa ma qof bini aadam ah dartii ayad diinta islaamka u caayaysaa uma malaynayo inad sidan muslim ku tahay waxad doonto aaminsanaw lkn sidaa fudud haku caayin diinta islaamka nacdali korkaaga ha ahaato
@mulkiosman7828
@mulkiosman7828 2 жыл бұрын
@@abdihakimahmed5775 NACALAD KUGU DHACDAY ADIGA IYO DIINTA AAD BEENTA KA SHEEGAYSID OO JEEBKA KU WADATID 🤬🤬🤬 OO AAD BADASHAY KITAABKA KU QABAY ILLAAHEY WUXUU SOMALIYA U DAGI WEEYDAY ADIGA OO KALE AYAA BEEB FAAFINAYA 🦥 ANIGA WAAN KA MUSLIN SANAHAY 🙏🙏🙏
Nolosha Soomaalida ku nool dalka Czech || Bartamaha Yurub || Safarkaygii Czech Republic
14:11
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 54 МЛН
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 15 МЛН
DO YOU HAVE FRIENDS LIKE THIS?
00:17
dednahype
Рет қаралды 89 МЛН
Sidee ayay Somalidu ugu nool yihiin Angola
26:34
Hereri Media
Рет қаралды 45 М.
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 88 М.
WADADA CUSUB EE WADNAHA HARGEISA. #2024
11:01
GOONLE VLOGS
Рет қаралды 15 М.
Nolosha Soomaalida dalka Lithuania
10:55
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 72 М.
Soomaali istaag maxaa ku dhacay oo lagu yaqaano Acharnon ? Athens 🇬🇷Part 6
10:09
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 54 М.
Xuduuuda Somalia iyo Ethiopia iyo Kenya - Magaalada Baladxaawo
23:40
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 205 М.
Ma maqashay in Soomaaliya ay leedahay 3 wabi ee aysan ahayn 2 wabi - Magaalada Doolow 🇸🇴
30:21
Became invisible for one day!  #funny #wednesday #memes
00:25
Watch Me
Рет қаралды 54 МЛН