Nolosha Soomaalida dalka Lithuania

  Рет қаралды 73,159

Geedi Sahan - Somali Traveler

Geedi Sahan - Somali Traveler

Жыл бұрын

Waxaan la kulmay mid ka mid ah ardayda ku nool Lithuania, waxaana jooga 24 arday oo Soomaali ah oo ku nool Lithuania.
waxaan ahay Dalmar oo aduunka ayaan soo kala bartaa. Waxa aan booqday ilaa iyo hadda 40 waddan. Waxa aan leeyahay hadaf ah: inaan cagaha dhigo 197 wadan (dunida oo dhan) in shaa Allah.
"Socdaalku ma aha oo kali ah hiwaayad, laakiin waa hab nololeed.
I discover the world on my way, and I have visited so far 40 countries and i am in mission to reach 197 countries.
socdaalku ma aha oo kaliya hiwaayad, ee waa hab nololeed .
==========================================
Follow me:
Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan
Facebook: / geedisahan
Instagram: / geedisahan
==============================================

Пікірлер: 184
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
Fadlan 5 kun Like iyo Comments iyo Share. kzfaq.info instagram.com/geedisahan/
@maahirkee3656
@maahirkee3656 Жыл бұрын
Laatiin America sxb goormee aadee
@mrbukari2993
@mrbukari2993 Жыл бұрын
Keep going geedi sahan T. Best KZfaq somali
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Жыл бұрын
Ap load Iyo Down load Max's ka wadana pro
@yuusufsalaad7148
@yuusufsalaad7148 Жыл бұрын
Geediu sahan Germany macluumaad kasoo duub
@mahdimo6276
@mahdimo6276 Жыл бұрын
Sxb wadanka marka tagto hal video kaliya haka soo sameenin 3 ilaa 4video kasoo samee
@team27jk73
@team27jk73 Жыл бұрын
nabi maxamed kusali sallalahu calayhi wasalam 😍🤗❤❤💞
@mahamudcade8533
@mahamudcade8533 Жыл бұрын
❤️ sallallahu caleyhi wasalam ❤️
@ApdiqaniAhmed
@ApdiqaniAhmed Жыл бұрын
Scw
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم 🌾 🌿 🍃 🌱 🌸 🤍
@salataantube3621
@salataantube3621 Жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw 🥰🥰
@maahiryare572
@maahiryare572 Жыл бұрын
Scw
@deqawarsame9018
@deqawarsame9018 Жыл бұрын
Ilaahow Soomaali Soo Aruuri oo Dalkooda ku soo Aruuri oo na soo wada Aruuri waa wada Aroornaye Allahuma Aamiin
@khalidlatif.
@khalidlatif. 11 ай бұрын
Ameen apaayo wadan la joogo md aragtaa wa u jedaa innocent people qabiil dartiis loo dilayaa qof kasto bartiisa Allaha ku xifdiyo
@mohommetbashir4348
@mohommetbashir4348 Жыл бұрын
The best person Ever The Most knowledge able And The Most shine All Created Prophet Muhammad SCW❤❤💯☪️✅ﷺ
@abdiabdul395
@abdiabdul395 Жыл бұрын
Mohamed has married a 9 year old child. That means he was pedophile. Ciyaal ka ayuu wax ka dayi jiray. Ciyaal ka ayy fara xumayn jiray. Ciyaalka ayuu wasi jiray. Waxaasi waa yaayakhsi
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 6 ай бұрын
صلى الله عليه وسلم
@asadibrahim104
@asadibrahim104 Жыл бұрын
One of the best 👌 somali channels, thanks bro Gedi.
@dalqoshow4318
@dalqoshow4318 Жыл бұрын
Wadanka saxiib marka aad booqato, wadanka hal muuqal oo kaliya haka samayna saxiib , ee wadanku wuxuu leeyahay meelo badan oo tariikh ah marka muuqalo badan ka samee wadanka saxiib . Talo soo jeedin geedisahan somali travel
@abdinaasir1125
@abdinaasir1125 Жыл бұрын
Waankulaqabaa sxb taladaas, wadanku maaha mid 10daqiiqo lagusookoobikaro, takale isgay ufiicantahay inu dhawr video kasameeyo hadiikale chanellku siisocodkiisaa adkaanaya ilayn waakan dunidiiba 5 saacdood kusookoobay muuqaaladoodiiye
@galladyusuf6760
@galladyusuf6760 Жыл бұрын
Asc wll adigu wadanka miyaa jogtaa hadi ay haa tahay arin ban ka donayaa plz iso jwb
@machealhamton8218
@machealhamton8218 Жыл бұрын
Wn kugu raacsanhy
@cat_106
@cat_106 Жыл бұрын
Mahadsanid Geedi Sahan.
@MBA90909
@MBA90909 Жыл бұрын
السلام عليكم 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴نصيحة من اخ الي من يري تعليقي لاتترك صلاتك فهناك الملايين في القبور يتمنون لوتعود لهم الحياة ليسجدو ولو سجدة وآحده اللهم اننا نسالك حصن الخاتمه الجميع
@Iam03Ali
@Iam03Ali Жыл бұрын
Thanks Geeedi Sahan
@zakuuka207
@zakuuka207 Жыл бұрын
Waad na waaleysa Legend keep going🥰🥰
@abshirmohamed3527
@abshirmohamed3527 Жыл бұрын
Masha allah legend geedi
@tanamzayn3187
@tanamzayn3187 Жыл бұрын
Masha Allah waa Barnaamij aad u Qaali ah thank you🥰
@mohamedabdi9926
@mohamedabdi9926 Жыл бұрын
Masha Allah horey u soco walaal geedi sahan
@WARMOOG804
@WARMOOG804 Жыл бұрын
Masha Allah guleysa Walaalkey
@yaziinbaqdaadi1788
@yaziinbaqdaadi1788 Жыл бұрын
Geedi sahan keep going brother
@ahmedadan9676
@ahmedadan9676 Жыл бұрын
Masha alllah walalkey geedi aad baan uga helaa barnamijkaada waana jacelahay socodka sida adiga camal
@bashiirshaami8479
@bashiirshaami8479 Жыл бұрын
Keeep going my bro 🙏👍
@shamsoaweis2199
@shamsoaweis2199 Жыл бұрын
Mashallah nice ❤️
@kurana289
@kurana289 Жыл бұрын
Guul wll nooga so waran waxbarashadeda iyo nolosha 🙏👑✊
@ABDIFITAHAHMED20
@ABDIFITAHAHMED20 Жыл бұрын
Geedi sahan sxb guulayso ❤💯
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Geedi Sahan somali Rivel Keep going 💪 👏 👍 sxp
@khalidsillah4525
@khalidsillah4525 Жыл бұрын
Maasha Allah horey u soco sxb
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812
@ducaysaneabdirahmaanabdila4812 Жыл бұрын
Maansha allaah
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
Masha allah allow soomaalida ilaali meel kastey joogaanba insha allah
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 Жыл бұрын
Good job geedi.
@mohamudchanel4882
@mohamudchanel4882 Жыл бұрын
I like your videos legend
@masquudunstoppable2353
@masquudunstoppable2353 Жыл бұрын
Keep going my brother inshAllah Malin uun waad gareysaa hadafkaaga
@abdirisackomar8890
@abdirisackomar8890 Жыл бұрын
Keep going legend
@nonobobo9101
@nonobobo9101 Жыл бұрын
Masha Allah Geedi
@zubaida6307
@zubaida6307 Жыл бұрын
geedi sahan guulayso🙏🏿
@cabdaladaahir8539
@cabdaladaahir8539 Жыл бұрын
Maasha.laah sxb hora usoco waxa ku rajeynayaa guul wacan
@faizamohamed1
@faizamohamed1 Жыл бұрын
Walal geedi sahan dhanka waxbarashada video inooga soo sameey
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL
@SHARKEYSHORTSOFFICIAL Жыл бұрын
Keep up legend
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 Жыл бұрын
Mahadsanid wll
@sunduscabdimahad4263
@sunduscabdimahad4263 Жыл бұрын
Masha alh geedi sahan hore usoco
@masteraxmedyare8954
@masteraxmedyare8954 Жыл бұрын
Wow legend and legend
@abdulahiabdikadir4580
@abdulahiabdikadir4580 Жыл бұрын
Keep going bro
@bobena84
@bobena84 Жыл бұрын
Geedi sahan another lever
@amaaramohd9425
@amaaramohd9425 Жыл бұрын
Keep going
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
Hore u soco
@MysticDubzNLNetwork
@MysticDubzNLNetwork Жыл бұрын
good video walaloo thanks for the information
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
Masha Allah
@minaaaaaaaaayy1433
@minaaaaaaaaayy1433 Жыл бұрын
Channelkagan dhex wareegya wnka helyba wlhi msha allh hore usoco wllo from Asad hagio #team27
@alexabdish3460
@alexabdish3460 Жыл бұрын
Mahadsanid
@hamsekurtun
@hamsekurtun Жыл бұрын
Amazing vidio
@afiarte8318
@afiarte8318 Жыл бұрын
waxbarashada waa muhiim wada hawsha
@maxamedyuusuf6593
@maxamedyuusuf6593 Жыл бұрын
Go forward
@mohamudibrahimali4578
@mohamudibrahimali4578 Жыл бұрын
Legend
@ashaomar6719
@ashaomar6719 Жыл бұрын
Aniga problem ma arkin in Canada Alxamduli'Allah. Istaaqfuru'Allah dheh waalidiin aan arkay caruurtodaa xaafidul Qur'aan ka dhigeen school ka geeyaan oona ka soo celiyaan raashinka u diyaariyaa dharka u dhaqaan guriga u nadiifiyaan oo hadana gang noqdeen. Walidiinta oo dhan ha cambateynin Cool down brother dembiga iska ilaali.
@Badqas124
@Badqas124 Жыл бұрын
Zxp waad la raagte vedio ga degdeg noogu soo gali waxan ka midnahay dadka aad ugu xidhan barahaage
@cabdiqoslaay
@cabdiqoslaay Жыл бұрын
Tnks geed sahan %100
@kewayekaas803
@kewayekaas803 Жыл бұрын
Geedi sahan ninka kaliya adunka nakal baro somaligi ogu horeyey ee adunka kuso daalxisa tahey hoorey uusoco geedi sahan 💯 subscribes weey soo socota mardhow insha Allah.
@officialabdiramanywarsame2061
@officialabdiramanywarsame2061 Жыл бұрын
Keep going brother #geedi sahan, Lithuaniana ma somaliba joogta ,taas macnahedu somalidu waxay joogta aduunkoo dhan.,:’
@GeediSahan
@GeediSahan Жыл бұрын
🌍
@maproukamahamed4464
@maproukamahamed4464 Жыл бұрын
Xagay la jaartahay meshan Rusia miyaa
@Mustafemmc
@Mustafemmc Жыл бұрын
Hore usoco zhp
@sirtaxogaha8600
@sirtaxogaha8600 Жыл бұрын
Guulayso walal
@AhmedMohamed-qw8gc
@AhmedMohamed-qw8gc Жыл бұрын
Aadan jeemis my bro
@nuraldin2656
@nuraldin2656 Жыл бұрын
Dalka 41 aad *switzerland* 🇨🇭 inoga dhig wll dalka villages quruxbadan buu leeyay
@luuljemis3548
@luuljemis3548 Жыл бұрын
ADIGA IYO WARIYAHA WAN IDIN SALAMAY ARAGTIDADA WAA ABSHIR WALAL ILAHI HAKU FUDUDEYO WAX BARASHADA
@yaasiinibraahim3619
@yaasiinibraahim3619 Жыл бұрын
Hore usoco 👍👍💚💚💛💛👊👊
@socdaal3428
@socdaal3428 Жыл бұрын
Safiirka soomaalida
@abdimejidhasenlike7156
@abdimejidhasenlike7156 Жыл бұрын
Sxv good job ayaad no haysaa sxb wana ku dhiiri galinayaaa libaax
@hamcumc4549
@hamcumc4549 8 ай бұрын
Nice😊
@mohameddaacad1515
@mohameddaacad1515 Жыл бұрын
Geedi sahan sxbow wiilka kula fadhiya meel aan kala xiriiro isheeg
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 4 ай бұрын
Maheshay zxb meel lagaka xiriiro
@luuljemis3548
@luuljemis3548 Жыл бұрын
Walalkey ilahi haku fududeyo jamacadada adigo nabad no so labo wan kuu xisnay❤❤❤❤❤❤❤❤❤😭😭😭😭😭😭😭😭🤣
@mcmmohamedabdi4129
@mcmmohamedabdi4129 Жыл бұрын
Asc saxib geedi sahan runahaanti waan kugu daydaa oo aad baan kugu fanaa wayo barnajimkaga ayaa ah wax aad uwangsan
@Abdiqanisaleban8154
@Abdiqanisaleban8154 Жыл бұрын
Lithuania 🇱🇹 🇱🇹
@galladyusuf6760
@galladyusuf6760 Жыл бұрын
Ma dalkaa baa jogaa wll cabdiqani
@mariamohamed2673
@mariamohamed2673 Жыл бұрын
@@user-wz5sp1vx5t malaka sii taki karaa dhanka poland maka fududahy wlaal
@yahye7874
@yahye7874 Жыл бұрын
Waa Ku taageerAa lpx
@hanaanaragsan9465
@hanaanaragsan9465 Жыл бұрын
Hala soo helo meel soomaali kamaqantahay
@daauus4448
@daauus4448 Жыл бұрын
🙏🙏❤️ walal
@cawkeyare2811
@cawkeyare2811 Жыл бұрын
Next Luxembourg sxb Thanks
@ladanprostudio8256
@ladanprostudio8256 Жыл бұрын
Geedi sahan wad salamatay wadankaa s baan u socdaa cidana kama aqaan igu xidh dad Somali ah thanks
@abshiribrahim2414
@abshiribrahim2414 Жыл бұрын
Sidee ku tagi rabtaa wll
@albushrainstitute6608
@albushrainstitute6608 4 ай бұрын
Matagtay wllo aniguna hadaan soo socdaaye
@husseinhaji681
@husseinhaji681 Жыл бұрын
Inalila wainaileyhi Rajicun wallahi waxan kanaxay xabsiga iyo suligisa ooaadnatustay
@xamsetoni7352
@xamsetoni7352 Жыл бұрын
Ar somaliyaa meel na malaga waayayo😁😅ar kuwana
@Farxaan-xidig
@Farxaan-xidig Жыл бұрын
Shpky Geedi sahan wn kutaagersanha
@leylaaliisgoowe7242
@leylaaliisgoowe7242 Жыл бұрын
السلام عليكم انا من الصومال واعيش في الصومال ممكن أسافر إلى لتوانيا
@samataris3408
@samataris3408 Жыл бұрын
Wlhi waxanan history ga school ka ku dhign ban muqalkn ku dhigty 🥰
@duniagaraase1662
@duniagaraase1662 Жыл бұрын
Xoogaa camerada clear maaha lkn wax bdn ban ka bartay wadankaas mhadsanid
@nastehoroble6606
@nastehoroble6606 Жыл бұрын
❤❤❤❤
@Mr.B......
@Mr.B...... Жыл бұрын
Zxp waxa nooga soo samaysaa video qaabka loogu yimaado wax barasho ahaan ma fududahay pass soomali ado wata
@yahyegood5458
@yahyegood5458 Жыл бұрын
Hal talo fadlan luuqadaada si wacan ubaro GEEDI SAHANOOW
@ugbadomar5881
@ugbadomar5881 Жыл бұрын
😍🥰
@axmedclahishanfol4934
@axmedclahishanfol4934 Жыл бұрын
Well done sxb lakin asxaabta Lithuania isoo xidhiidhi mahadsanid
@HassanAliHassan1960
@HassanAliHassan1960 Жыл бұрын
Xabsigaan 1940 meeyadii wuxuu ka qurux badan yahay xabsiga dhexe ee Muqdisho 2022
@hersiofficial7340
@hersiofficial7340 Жыл бұрын
Exactly
@amiincade6769
@amiincade6769 Жыл бұрын
Side ku hele karna wll waxparshada Dalkas
@abdirazak.a8336
@abdirazak.a8336 Жыл бұрын
Lithuania warbixinteeda soobadi masuul
@abdifatahmuhamed7369
@abdifatahmuhamed7369 Жыл бұрын
Zxp inaga hubi stonia ma Baltic language baa mise waa uralic language , ani ahaantay waa uralic language , lkin geographic ahan waa baltic
@zakiazmar7832
@zakiazmar7832 Жыл бұрын
Meee linkugu ZhP😮
@feysalibrahimabdiibrahimab528
@feysalibrahimabdiibrahimab528 Жыл бұрын
From asad hagio
@AncientSomali.
@AncientSomali. Жыл бұрын
Can I get his information bro
@barniabdirahman6475
@barniabdirahman6475 11 ай бұрын
ADIIGA. HAAYE
@sahalabdiladif3517
@sahalabdiladif3517 Жыл бұрын
👍 👍 👍 👍 👍
@muawiyeawil8430
@muawiyeawil8430 Жыл бұрын
Wadankiiba 3 ama 4 muqaal kasoo samee
@aiduruusmohamed7995
@aiduruusmohamed7995 Жыл бұрын
Bro xeydar intee ka heli karaaa
@awdal_landtv9275
@awdal_landtv9275 Жыл бұрын
Lithuania 🇱🇹
@ahmedmoh5341
@ahmedmoh5341 Жыл бұрын
Sxb videoyada noosoo badi
@mohamoudabdulahiali3208
@mohamoudabdulahiali3208 3 ай бұрын
Sida lagu helaa dal ku gal Lithuania
@ZahroAweys
@ZahroAweys Ай бұрын
Geedi sahn gormee koriyada wowooy tagee
@ibraboywaali9781
@ibraboywaali9781 Жыл бұрын
M.a
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 Жыл бұрын
Geedi sahan somalia gorme tage
@abdirahmanabdullahiahmed2234
@abdirahmanabdullahiahmed2234 7 ай бұрын
Cariifkaan la wareysanaayo waaba negative qof negative ahna khyr haka sugin wax brsha la weydoiye yaa imasho Europe weydiiye
Magaalada Lamaanaha - Talyaaniga 🇮🇹
21:19
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 191 М.
Nolosha Soomaalida ku nool dalka 6-aad ee dunida ugu yar - Liechtenstein 🇱🇮
9:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 134 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 35 МЛН
waa sidee dalka romania - Qaybta 1aad
14:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 84 М.
Nin Soomali ah oo Europe so nacay kadib africa uso guuray 🇬🇲 Gambia
18:23
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 139 М.
waxaan tagay xaafada Helsinki ugu qurxon iyo jaziirada xayawaanada lugu haayo
7:03
somalidhulmar withSalmanpro
Рет қаралды 785
Qaybtii labaad ee taariikhda qaybta qadiimiga ah ee magaalada Harar
26:12
Nin ganacsi ku leh Dalka Poland - Geedi sahan iyo Poland
27:50
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 162 М.
Nolosha Soomaalida ee dalka Portugal - Nin Soomaali ah ayaa 15 sano ku sugan dalka Portugal
12:45
Soomaalida Jarmalka iyo nolosha Cabbaas
15:06
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 90 М.
Nolosha Soomaalida dalka Spain
10:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 77 М.
Dalxiiska ugu shidan ee TURKEY @GeediSahan  iyo @Monajax
19:09
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 33 М.
Safarkaygii Syria 🇸🇾 Sidee tahay Suuriya dagaalka ka dib?
23:45
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 256 М.
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 10 МЛН