" Markii aan Malta Tagay Maan Seexan , Waxa aan Ku Shaqaystaa Farsamada Taawarada " Nuuradiin

  Рет қаралды 28,552

SAAB TV

SAAB TV

3 жыл бұрын

Пікірлер: 54
@muktarcapitano9513
@muktarcapitano9513 3 жыл бұрын
Ina maxamed liibaan waligiiba nin adag ayuu ahaa. Aad ayaan kuu salaamay sxb
@dryusufqanimohamedabdi5737
@dryusufqanimohamedabdi5737 3 жыл бұрын
Maansha allaah, hore u soco sxb
@ha4006
@ha4006 3 жыл бұрын
Waa ragadii nin adeeg nuuradiin maxmed liban fanax wlhi waqti hore ayaa igu dabeysay in badan nolow
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 3 жыл бұрын
Hass likuli naas 😂😂
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 жыл бұрын
Wariyuhu meeshuu fadhiyaa qurux badanaa maanshaalaah
@mikelmikel3119
@mikelmikel3119 2 жыл бұрын
Walaahey nin kani waa fariid alaha xafidee maasha alaa
@mubaarikjamac7520
@mubaarikjamac7520 Жыл бұрын
Waa nin reer wacaysa
@abdulwahabaden2116
@abdulwahabaden2116 3 жыл бұрын
Nuuradiin maxamad liibaan badawi legend
@saydahmed3661
@saydahmed3661 Жыл бұрын
Midigtaadu waxay xoogsataa , maydho gaajada'e macaluul wax kaama taro, maal laguugu guray. Abwaan timacade ayaa hore u yidhi. Alle haku karaameeyo Nin adag ayaad tahay .
@Daudpost
@Daudpost 3 жыл бұрын
Saab TV nuuradiin aadbaan kuu salaamaya sxb halka ka wad
@abdirahmanrashid7643
@abdirahmanrashid7643 Жыл бұрын
war ninkan waa garanayaa malta wada joognay 2018 ilaa 2020
@Mahafrolol
@Mahafrolol 3 жыл бұрын
Nuradin fanax respect
@ahmedsomali2232
@ahmedsomali2232 3 жыл бұрын
fariid wllhi
@reerakhireedka7506
@reerakhireedka7506 3 жыл бұрын
Wa magafe 2016 kii ayuu ninkan idhafiyay saxaraha
@wardacali959
@wardacali959 3 жыл бұрын
Ina lilaah bal iska hubso
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 жыл бұрын
magac nin iyo sawir naag baa kuu sudhan heego suuro badanaa😂
@tamerat.
@tamerat. Жыл бұрын
@@moegreenback6854 hku wasto heego
@jamaismailaidid9767
@jamaismailaidid9767 3 жыл бұрын
Allah wariyuhu waraysi xumaa ninka mawaydiinayo dadku maxay ladhimanayeen
@xogtabeeraha20
@xogtabeeraha20 3 ай бұрын
Ex ciyaal fakin
@abdihakimabass2800
@abdihakimabass2800 Жыл бұрын
Aniiga hataa sithas ayan jeclanlaha
@Kampala05
@Kampala05 Жыл бұрын
Isaaqu carab banu nahay sow Ku lahaa
@aliosman5386
@aliosman5386 3 жыл бұрын
Kkkkk farsamo yaqaan ban ku qoslay, teeleel ficn ba siiseen Sab tv
@zaraosman2096
@zaraosman2096 3 жыл бұрын
Oo maxaa loogu yiri lahaa oo kale , miyaad ka maseertay, anyway eid Mubarak
@aliosman5386
@aliosman5386 3 жыл бұрын
@@zaraosman2096 kama maseerin lkn wxn arkay in dadkii imaday yurub farsmo wx ka sareeyo, badankooda may helin wx qalin jabiya wa yaryiin anyway Eid MUBARAK
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 3 жыл бұрын
@@aliosman5386 kuwa wadanka Joogan wada Degree ayey sitaan naqaaxiyahana way fadhiyaan. Degree ga ugu muhiimsan ee nin rag ahi barto Waa “ inuu yaqaan xirfad uu nolol maammeedkiisa kula soo baxo” Degree yadiina maqaaxiyaha kaga sheekeeya ragoow 👍🏿👍🏿
@abdilaahipersia528
@abdilaahipersia528 Жыл бұрын
Farsamo yaqaanku waa qofka keliya een shaqo waayin malaha cay baad u haysataaye!!
@guleitomar2384
@guleitomar2384 3 жыл бұрын
Nuradiin maxamed liban fanax waxan aad u xasuustaa anagoo safarkaa kuwada jirna in wiil naga niga mid ahaa uu dilay nin africada galbeeda oo muslin ah kabacdi 10 somaliya ayaan ahayn iyagana 30 africa da galbeeda nuradiin waxa uu na dhahay marka ay salada galan ee ay tukadaan baan laynaynaaye suga kabacdi saladii markay galeen buu dhahay gala gala ragii waxan ku samaxnay alle uunbaa ogaa sxb nolo fican baan kuu rajaynayaa marwalba
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 жыл бұрын
oo ma salaadaad ku gaadeen 🤣 wadnahaa idin weyn waar raga debedaha ka eegta xiliga cibaada laysma qashqadee waa dambi
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 жыл бұрын
Guleit Omar Inaalilaahu wa inaa ilayhu raajucuun Maxaad nolol fiican uga rajayn ma dad ilaahay wajigiisa taagan oo tukanaya ayaad leeyseen. Ilaahay idiin kama tago inshaalaah kolay jawaabtii ilaahay wuu idin siiyay. Damiir xumadaada ma waxaad ku faanaysaa islaam aad salaada dhexdeeda ku gaaday. Fulayaal ayaad ahaydeen maxaad isaga celin waydeen hadaad wax islahaysaan. Nin soomaaliyeed itaal ma hayo Itaalkiisu waa af ku xoogleh Waa wax aad looga xumaado dad Muslim ah oo tukanaya in la laayo. Xitaa libaaxu ma cuno qof tukanaya Waxaad halkaa ka cadaysay inaad xayawaanka ka liidato adiga iyo ka ku diray sida ayga loo dirto. Damiir hadaad leedihiin waad diidi lahayd xitaa ilaahay kamaad xishoon Markaasaad waliba ku faanaysaa
@ugbadomar1424
@ugbadomar1424 3 жыл бұрын
O haday saladaa Galen mad Alle darti Ku daysan ma dad salaad galay bad laysen bisinka 🤣🤣🤣
@guleitomar2384
@guleitomar2384 3 жыл бұрын
@@ugbadomar1424 indr wlhi waxan ahayn dad aad u da yar ninkan marka nalaga reebo intayada kale kanoogu wayn 19 jirbuu ahaa raguna wanaga badnayen nagana waawaynayeen isaguna salada kugada waxa uu bidayay itaal kkkkkk
@sharma-hi3op
@sharma-hi3op Жыл бұрын
Nin caqli badan ma aha kani
@cabdixakiinahmad7073
@cabdixakiinahmad7073 Жыл бұрын
Dadka yaa ku yidhi 1200 baa la qata waar waa been waligay 2000 kayar ma qadan
@farhan9564
@farhan9564 3 жыл бұрын
Waar waa fanax ciyaalkii hore ciyaala fakinkii hore abuu jeerin hhhhhhh
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 3 жыл бұрын
Ninka ka xishood fakin laynay
@farhan9564
@farhan9564 3 жыл бұрын
@@naasirfaarax903 xaaryahoow shalaad dhalatee fanax gacantaan qaban jirtay caruuray jamjam
@farhan9564
@farhan9564 3 жыл бұрын
Madaxa sabaaxada hhhh
@mubaarikjamac7520
@mubaarikjamac7520 Жыл бұрын
Imisaa
@mustafaomar3586
@mustafaomar3586 6 ай бұрын
Ciyaal fucking fanax
@nimcocabdi6733
@nimcocabdi6733 3 жыл бұрын
Calaa kuli xaal nin dadaaly fariid.
@mohamedameen4439
@mohamedameen4439 3 жыл бұрын
Fanax ninkii garanayaa garanayaa waa ex ciyaala xaafadii fakinka ee hargeisa Hargeisa cenima wuxu ahaa raga looga dambeeyo ee laga cabsado xaafadaas 1999-2008 aniga walaalahayga iga waaweyn ayey isku fac ahaayeen
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 жыл бұрын
maanaan garan geela doorfaarku laayey horaan u idhi kani ama waa jeegaantii hore ama waa ta dambe bal adba
@nuurcadde1280
@nuurcadde1280 3 жыл бұрын
Fakinku maxuu ahaa de aar xishood
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 3 жыл бұрын
Waar ninkani waa reer ahmed dhagax ee aami
@naasirfaarax903
@naasirfaarax903 3 жыл бұрын
Wllo 1987 buu dhashay baan filayaa 2003 wuu guursadey
@farhan9564
@farhan9564 3 жыл бұрын
@@nuurcadde1280 was xaafad wllo imika xaafada bildhaan ayaa la yidhA
@abumaryammohamed2470
@abumaryammohamed2470 Жыл бұрын
Kkkk waar kani si fcn ayaan u aqaana isku reer malta ayaan ahayn fanax ayaa la yidhaa qabiilka uu kasoo jeeda waa gabooye madhibaan jasiirada malta dhawr jeer ayuu xabsiga galay isaga oo xashiishad ama drugs iibinaya. Saab tv qiimo ayaad u yeeshen
@laqanyoves7331
@laqanyoves7331 Жыл бұрын
😂😂 ma fanax ayaa gaboye noqday k somali reerka ugu landheeraysan bukasojeeda ciise muse reer wacays iska baro
@mubaarikjamac7520
@mubaarikjamac7520 Жыл бұрын
Hooyadaa siilka ka was dhowr jeer buu ku karbashay
@mubaarikjamac7520
@mubaarikjamac7520 Жыл бұрын
​@@laqanyoves7331 thankas
@moegreenback6854
@moegreenback6854 3 жыл бұрын
cat ninkaasi uu noqon labo reer mid ama waa jeegaantii hore ee Silanyo ama waa tan dambe ee Muuse intay dalkii dhaceen ku xaareen bay caruurtoodi wada tahriibiyeen
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 3 жыл бұрын
Moe F Wll markasta waad caytantaa aakhiradaada uma fiicna. Qofna wax ma yeelaysid ee adaa qabriga iska gubaya is ka daa walaalo inshaalaah ilaahay waanadaa ha ku fahansiiyo
@ninkaogg8785
@ninkaogg8785 3 жыл бұрын
@@ilhanhassan9813 *Ilhaan NINKAN MARKSTA WAA CAYTAMAA. ADEERKII WAA C-RAXMAAN CIRRO (CAANO FADHI). WAXA UU KA YIMI KOONFUR SOMALIA, WAXA UU FILMKA YOU TUBE KU METELAA IN C/RAXMAAN CIRRO ADEERKII U YAHAY*
@fuadwarsame6688
@fuadwarsame6688 3 жыл бұрын
Ninka wuu dadaalay 👍🏿👍🏿
Nin Soomaali ah ayaa muddo 16 sano ah ku sugnaa Dalka Malta ( Geedi Sahan iyo Malta )
12:36
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 44 М.
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 31 МЛН
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 84 МЛН
Sharaxaadii Buurta Laas Geel laga siiyey Madaxweynaha Somaliland
9:10
Somaliland Channel
Рет қаралды 32 М.
Dhibaatooyinka jacaylka midkee u nugul ragga iyo haweenka?
1:32:06
MM Somali TV
Рет қаралды 134 М.
TAHRIIBAYAAL SOMALIYEED OO ''TALYAANIGU SUN KU BUUFIYAY'' ??
30:03
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 29 М.
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
ToRung
Рет қаралды 8 МЛН
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
ToRung
Рет қаралды 8 МЛН
这是王子儿子吗
0:27
落魄的王子
Рет қаралды 5 МЛН