No video

Ninkii Canada Ku Shiiday ee Kenya Milyaneerka ku Noqday! - Sheeko - Adam Abuzuhri

  Рет қаралды 169,435

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

2 жыл бұрын

Sheeko ku Saabsan Maalqabeenkii dhintay alle ha u naxariistee Abdirizak Ali Hassan, kaaso wax ka aasaasay Sharikadda Hass Petrolium.
Waxaa sheekada nooga sheekeynayo Adam Cabdi Abuzuhri oo ay isla soo shaqeeyeen ahaana Saaxiibkii.
Daawasho wacan.
Mahadsanid
Qoraalka Sheekada ka akhriso:
www.abdiwali.com/2022/02/nink...
Maqaalada Sida looga xamaasho Qatar ka Akhri:
somalitalk.com/2010/07/18/side...
Igala soo xariir:
abdiweliqalif@gmail.com

Пікірлер: 318
@cabdiwali
@cabdiwali 2 жыл бұрын
Qoraalka Sheekada ka akhriso: www.abdiwali.com/2022/02/ninkii-canada-ku-shiiday-ee-kenya.html Maqaalada Sida looga xamaasho Qatar ka Akhri: somalitalk.com/2010/07/18/sideed-ugu-xamaalan-kartaa-qatar-qaybta-1aad-ah-hasani/
@ayuubmuriidi2523
@ayuubmuriidi2523 2 жыл бұрын
mahadsanid eng
@maxamed.dayib1
@maxamed.dayib1 2 жыл бұрын
Waa sheeko cajiib
@maxamed.dayib1
@maxamed.dayib1 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad
@abdullahimohamed1457
@abdullahimohamed1457 2 жыл бұрын
qeybta 2aad qoraalka sogali
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Ma Shaqeynayo Wallaal Link
@zakyhmohamed9572
@zakyhmohamed9572 2 жыл бұрын
Muhiimada waa Adiga, Ma aha halka aad joogto iyo xaalada aad ku sugan tahay. muuqaal diyaarsan.👑👏🏾🌻
@m.d.t-series2704
@m.d.t-series2704 2 жыл бұрын
Hadalkaasi ayaa xaqiiqa ah
@MwikaliGlobalTV
@MwikaliGlobalTV 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/fNSifJCH3dKrhYk.html Somaliland to the world
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
Sax
@xardaye
@xardaye 2 жыл бұрын
Abdirizaq wuxuu ahaa nin masaakiinta u roon gacan furan Alle ha u naxariisto Aamiin.
@abdullahiahmed5903
@abdullahiahmed5903 2 жыл бұрын
40 sano ayaan ku noolahay qatar waxaan imid 18/8/1980 kii maanta oo aan ahay oday weyn wax ala waxaan ka faaiiday wadanka aaan ku noolaa muddada intaa la eg ma garanaayo kaliya wixii aan shaqeeeyay waan ku guursaday caruur baan ku dhalay caruurteeydii baa caruuro kale ku dhalay maanta wax la taaban karo oo aan hayo oo aan ka ahayn dhashaa iyo dhashoodii waxaan ahay ma garanayaayo
@khadraali6541
@khadraali6541 2 жыл бұрын
Alxamdullah hanti wa la hela weyn baaba da kii shalay faqiir ahaay taajir naqda kii tajir ahaay faqri noqda
@samiyusuf9440
@samiyusuf9440 2 жыл бұрын
Adeer Allah hakuu barakeeyo waxaad heyso iyo awlaada iyo caafimaad ka
@shukrimohamud9069
@shukrimohamud9069 2 жыл бұрын
Allaha ku barakeeyo adeer
@dekaosman7483
@dekaosman7483 2 жыл бұрын
Mansha Allah adunka waxa ugu qalisan ad heysata hada Abo iyo awoowe tahay wa darajo ana dadka la wada sin hantina wala hela Allaha idin barakeyo
@Hooyo309
@Hooyo309 2 жыл бұрын
Ilaahay ha u naxariisto cabdirisaaq iyo inta wanaagiisa noo soo gudbisey. Maasha’allah dadka wanaagsan waa ay nagu badanyihiin. Laakiin Managa dhex miuqdaan. Kuweena xun xun uunbaa muuqdheer. Ilaahoow walaalkaas u naxariiso aamiin.
@kathramohammed5447
@kathramohammed5447 2 жыл бұрын
Miyuudhintey wll Allah ha unaxarst
@afroman4035
@afroman4035 2 жыл бұрын
Wallah the Risq of Allah is everywhere the sun reaches.
@MwikaliGlobalTV
@MwikaliGlobalTV 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/fNSifJCH3dKrhYk.html Somaliland to the world
@fatimaabshir8238
@fatimaabshir8238 2 жыл бұрын
Qisa cajiiba waaye khibrad waayo aragnimo iyo dhiirigelin buuxda ayaan ka helaynay ilaahay Ha u naxriisto cabrisaak. Mahadsanid
@mohanjr
@mohanjr 2 жыл бұрын
somalia shaqo malahn lkn ganacsi bey leedahy | briliant 👏👏 ardayda dhibka hesto aya eh intas shaqo bey radiyan lkn kuma fakirayan iney ayaga aburaan shaqda !!! we need entrepreneurship ina barno dhalinta school system wax fadio uleyhy aba iska yar
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
What's shaqo? The point isn't inaa Dad ushaqeysid Somalia has some much opportunities that west don't have.
@mohanjr
@mohanjr 2 жыл бұрын
@@jasminej6281 wa runta fursado anlaso koobi karin wlpa
@salmaanyare5801
@salmaanyare5801 2 жыл бұрын
@@jasminej6281 hal kamida igaaga sheeg fursadaha ka banaan Somalia
@darwishka5669
@darwishka5669 2 жыл бұрын
Alow u naxariiso cabdi rasaaq Cali xasan waan isnaqaaney Nairobi kenya aaskiisana waan joogay sh umal baa joogay sh shariif dawiil. As joogay sh umal maalintaas walee ilmo baa ka da day
@cismaankacomedy4631
@cismaankacomedy4631 2 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad. Allah hakaa abaal mariyo dadaalka aad smaynayso oo dhaliinyarta iyo bulshada soomaaliyeed u hayso
@awaabcqaaliq2244
@awaabcqaaliq2244 2 жыл бұрын
Sheikh Adan my English teacher 1994 what a great man he is.
@MwikaliGlobalTV
@MwikaliGlobalTV 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/fNSifJCH3dKrhYk.html Somaliland to the world
@khadiijamohamed4478
@khadiijamohamed4478 2 жыл бұрын
Ilaahay janafardawsa hageeyo adiga iyo ustaadkana ilaahay haydin xafido
@darwishka5669
@darwishka5669 2 жыл бұрын
Waleeee Waan joogay aaskiisi Nairobi Kenya 2009 waxaan ka loo wada dhegaysan jirnay kitaabka buluuqul maraamka sh umal baanu kawada akhrisan jiray
@zaytum
@zaytum 2 жыл бұрын
Waa arin ajiib ah oo agoon laga kororsado Mansha. Alaah in aad noo soo gudbiseen programkan runtii aad ayaan ula dhacey oona ku ceshada 3 jeer. Ilaahow barakaa dhalinyada tahriinka u soo sota hada iyo ka bacdi.. Ilaahan ugu baryayaa in uu janada Tan ugu sareysaa in uu geeyo abdrisaq aammiinn🙏 amiin🙏🙏Wuxuu ahaa nin ilaahey barakeeyey Soo tabiyaha thanks alot sharing this vedio 💓💓💓🥰🥰🥰💓💓🥰🥰
@GeneralHensaleey
@GeneralHensaleey 2 жыл бұрын
Masha allah waa qisa wanaagsan Allah hawnaxaristo walaalken Crsaaq amiin wa hubaal Africa inay ka jaanis fiican tahay Western World xaqiiq waaye
@waxkabarowaxkabaro4279
@waxkabarowaxkabaro4279 2 жыл бұрын
Great story experience and motivational allah ha unaxriisto cabdirisaaq janada haka waraabiyo Amiin
@MwikaliGlobalTV
@MwikaliGlobalTV 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/fNSifJCH3dKrhYk.html Somaliland to the world
@xusnimubarrakk1597
@xusnimubarrakk1597 2 жыл бұрын
Waa Tusaale Nool Mudana In waxbadan laga kororsado qaasatan dhalinteena Mahadsanid Abdiwali soo gudbinta aad noosoo gudbisay
@lacag-lacag
@lacag-lacag 2 жыл бұрын
Irsaaqada waa wax qoran noloshuna waa gabantahay ka faaideyso daqiiqad kasta oo kusoo marta
@Dacwachannel1
@Dacwachannel1 2 жыл бұрын
MashaAllah waa qiso wax badan aaynu kafaaideyno inbadan may Allah guide us all and grant us janatul firdow
@purhaanxbf8496
@purhaanxbf8496 2 жыл бұрын
*Mashallah ustaad balankii aad naga qaaday wad kaso baxday barnamijkiina wad nosoo diyarisay mahadsanid wlhi cashir weyn ayaa ku jiro meshaas aniga ayaa qatar tagay mrkn ku qanci wayayne waxan dib uguso laabtay muqdisho alhmdulilah*
@halimaalawi3044
@halimaalawi3044 2 жыл бұрын
اللهم ارحمو موتانا وموتى المسلمين فسيح جناتك قبورهم روضه من رياض الجنة اللهم آمين يارب العالمين
@ibrahimmahamed2090
@ibrahimmahamed2090 2 жыл бұрын
Allah haw naxariisto Cabdirusaq cali xasan kudheg aasaasihii shirkadda Hass Patroleum
@FarhanAbdi-eq2it
@FarhanAbdi-eq2it 2 жыл бұрын
Great motivation. Allah yaarahmu abdirisaq
@MwikaliGlobalTV
@MwikaliGlobalTV 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/fNSifJCH3dKrhYk.html Somaliland to the world
@astolafisto5660
@astolafisto5660 2 жыл бұрын
Wlh wexey dareme inu qofka ubahanahy dathal iyo Allah laguxornatho waxkasto weysurtoweysa adun iyo aqiro wano midan lamid ah imesysomarin abidkeyga jazakallahu qer baba🤝 I salute you
@bashiirjeeni5358
@bashiirjeeni5358 2 жыл бұрын
Mansha alah ustaadkani wax badan buu inoo faa'ideeyay khayar alle ha siiyee.
@heartlessG640
@heartlessG640 2 жыл бұрын
Woow wllhi waa qiso aad uqurux badan ilaahey ayaa unaxariisto qofki dadka unaxariisto ilaahey ha unaxariisto abdirisaaQ wuxuu ka tagey qiso lagu cibro qaadan karo🤲❤💯
@drsadiaahmed8321
@drsadiaahmed8321 2 жыл бұрын
What a motivation 👏 Adeer qeyr allha ku siiyo wax bdn no iftiimisay
@digaalerooble4296
@digaalerooble4296 2 жыл бұрын
dhiirigelin yaab leh , afkaaga ku faan
@ilyasomar7112
@ilyasomar7112 2 жыл бұрын
Jazaka Allahu kair kazira wll
@xardaye
@xardaye 2 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto Aamiin
@cabdishakuurgooni5273
@cabdishakuurgooni5273 2 жыл бұрын
Jazakumu allh wll adi iyo shekhaba
@abdilahimawlid9105
@abdilahimawlid9105 2 жыл бұрын
rabbi naxariistii janno allah ka waraabiyo cabdirisaaq sheekadan laga qoray waan akhriyay maantana waa jimce 04/02/2022 waan u ducaynayaa in eebe janatul farduusa booska ugu sareeya galiyo isaga iyo inta kale ee Muslim ka ahba aamiin aamiin yaa rabbi 🤲🤲
@naimoabdullahi6887
@naimoabdullahi6887 2 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@inasayidabdule2251
@inasayidabdule2251 2 жыл бұрын
❤️AMEEN ❤️YAA ❤️RABBI ❤️
@farhiajama5556
@farhiajama5556 2 жыл бұрын
Amiin Allah janatul fardowsa ha ka waraabiyo
@abdialihassanraabuush3998
@abdialihassanraabuush3998 2 жыл бұрын
Allaha u naxariisto walaalkeen Cabdirizaaq naxariis waasic ah, jannatul Firdowsna eeebe haka waraabiyo
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 2 жыл бұрын
Allow barakey soomaali oo dhan
@ogaalsidemedia730
@ogaalsidemedia730 2 жыл бұрын
Allow naga ku taajiriin ah hooloodan xalaal ah hadana is caawiya amii
@fatmaxuseenmohamed4416
@fatmaxuseenmohamed4416 2 жыл бұрын
Somali veiws waa 114k maad inta daawadey subscribe u saartan walaalken channel kor Ka dhigtan wax fiican so jeediya Masha Allah keep going bro insha Allah one day you will be their
@awshan571
@awshan571 2 жыл бұрын
Woow waa sheeko fiican 💯👏🏽
@mahir854
@mahir854 2 жыл бұрын
Beautiful story ❤
@Mohamed-qt7ql
@Mohamed-qt7ql 2 жыл бұрын
1997 waxi ka dambeeyay Kenya business ka boom ayuu ahaa. ragi 2000 kun dollar ku bilaabay maanta taajir ii masha allah.
@dekaosman7483
@dekaosman7483 2 жыл бұрын
Afrco Malin a lagu tajira Laguna faqira micno daro ana leysku dila intas eku xuntahay leyskuma haleyn karo
@ashahibo7114
@ashahibo7114 2 жыл бұрын
Maasha Allaah illahay khair ha ku siiye bal xeege Kala soo xidhiidha
@historynerd7549
@historynerd7549 2 жыл бұрын
Jazaka Allahu kheyran walal
@agedow
@agedow 2 жыл бұрын
Hadal dhaxal gal ah 👏🏿
@hamzaabdirahman9703
@hamzaabdirahman9703 2 жыл бұрын
Waa video runtii qofka dhalinyarta ah jihaynaya ahna video khibrad iyo waayo aragnimo laga qaadanayo. Runtii walaalkay cabdiwali aadbaad ugu mahadsantahay ayaan leeyhay isusoo dubaridka barnaamijkan qiimaha leh soona badi ayaan ku odhan lahaa barnaamijyada noocan oo kale ah. Sidoo kalena waxaan u mahadnaqaya ustaad aadam oo wax badan noo faaideeyay.
@nuuxjaamac3852
@nuuxjaamac3852 2 жыл бұрын
mashallaH wa qiso aad ufiican
@I_am-shaahid
@I_am-shaahid 2 жыл бұрын
MASH Allah noo soo badi walaal, nafta waxaa wax lagu barar tikrar weye. Dana darsi ayey noo noqon INSHA ALLAH.
@saidaali412
@saidaali412 2 жыл бұрын
Masha allaha waano fiican qeer allaha ku siiyo very interesting story
@mohamedmahat5475
@mohamedmahat5475 2 жыл бұрын
Very inspiring story
@Mohamudgaacir
@Mohamudgaacir 2 жыл бұрын
Masha alah ilahay ha ka awaal mariyo wax badan baan ka faaiday
@somalijymnice8511
@somalijymnice8511 2 жыл бұрын
Thanks for sharing golden lessons. Allah ku xifdiya.
@MwikaliGlobalTV
@MwikaliGlobalTV 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/fNSifJCH3dKrhYk.html Somaliland to the world
@Abdihafidmuktar
@Abdihafidmuktar 2 жыл бұрын
Waa shidalkii an soconlaahaa thkz amu & engineer abdiwali khalif hoyadee ayaa igulatalisee in an dawadoo muqalkani
@fooshassan1379
@fooshassan1379 2 жыл бұрын
Illaahay ha u naxariisto Aamiin
@shukrilibax
@shukrilibax 2 жыл бұрын
Allaha ha uu naxaristo amiin yaa allaha
@muxamad8022
@muxamad8022 2 жыл бұрын
Mahadsanid
@sahroyusuf6848
@sahroyusuf6848 2 жыл бұрын
Maansha allaah tabaarakallaah waa qiso cajiib ah c/risaaq allaah swt ha u naxariisto jannada geeyo waa cibro jkz
@wm9669
@wm9669 2 жыл бұрын
Jazakallah kheir This is the best talk. Allah hanacawiiyo
@cabdullaahicali8439
@cabdullaahicali8439 2 жыл бұрын
Maashaa allah ustaad mahadsanidiin
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
masha allah thank you
@kaaba8249
@kaaba8249 2 жыл бұрын
Manta oo jimce ah ayaan daawanayaa qisada Allah ha unaxariisto Abdirizaq janatu fardawsana allah ha geeyo aaamiin.
@shaakirabdi9422
@shaakirabdi9422 2 жыл бұрын
Canada 🇨🇦 wa wadan aad u wanaagsan oo guulo badan ka xaqiijin karto hadaad hard work 😓 thay 3sano ayaa daganahay wadankaan (kanada) wali wax guul ah 😣 ma taban lkn waan rajaynayaa insha allah
@xamakowramram7730
@xamakowramram7730 2 жыл бұрын
Sabab lkn.wll sideena ku dhac day inaadan wax qabsan
@cagayareofficiall763
@cagayareofficiall763 2 жыл бұрын
Qayrka wuu danbeeya in sh allah wll allaha ku garab galo
@nightsports786
@nightsports786 2 жыл бұрын
Allah Tala Saaro Sxb Waa Liibane Qadar Allah Ayaa jirto Waxii Allah ku qoray Ayaa La Kulmee
@sumayasaid286
@sumayasaid286 2 жыл бұрын
@@xamakowramram7730 meel walba cusub laqabsasho rabtaa waayo qof asagu 0 imaadey wye
@younge252
@younge252 2 жыл бұрын
Wadanka Canada marka aad imado waa in aad luqada barata ama english ama french tan labaad waa in aad school aad marka aad dhameeso markas waxa ade karta university ama college marka aad dhameeso kadib shaqo u so jeesan karta hadi kale wadanka waliga bu xamali baa ka aha neesa marka isku diyaari 3-4 sano high school 2-4 sano jamaco ama koolaj markas ugo yaraan waxa ku so galeeyso 45k -60 kon sanadke
@dekowrage1643
@dekowrage1643 2 жыл бұрын
Very educative for the youth
@storystars212
@storystars212 2 жыл бұрын
Mahadsanid sheekada waa iga gadanthy
@cabdisalaamibraahim6873
@cabdisalaamibraahim6873 2 жыл бұрын
Masha allah Qiso cajiib ah
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 2 жыл бұрын
Mashaa allah dalkeena allaha najecleysiiyo insha allah qurbo waxba mayaalaan xaqiiqdii
@sucaadmaxamad1484
@sucaadmaxamad1484 2 жыл бұрын
Thanks zxp
@mohamedadow5780
@mohamedadow5780 2 жыл бұрын
waa qiso cajiib ah mudan in lagu cibra qaato shukran ustaad العاقل من اعتبر بغيره
@maxamedibrahim4257
@maxamedibrahim4257 2 жыл бұрын
Waa Sheeko Cajiiba 👍♥️🙏
@istarlinilyasmashaallah3441
@istarlinilyasmashaallah3441 2 жыл бұрын
masha allah interesting story subhanallah
@sadiyogulled5663
@sadiyogulled5663 2 жыл бұрын
Masha Allah wAA BARNAMIJ QURUX BADAN LABADIINABA WAAD MAHADSANTIHIIN.
@Maxamedshiine7
@Maxamedshiine7 2 жыл бұрын
Mahadsanid waayo arag
@ifrahistaahil9152
@ifrahistaahil9152 2 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto Cabdirisaq adigana ilahay khayiir badan ha ku siiyo wa qiso Wacan masha Allah
@ABDUL-pc6ds
@ABDUL-pc6ds 2 жыл бұрын
Maasha allaah Waa talo nin weyn Aaad baad u mahadsanthy adeer aadan
@hodanmohamed2515
@hodanmohamed2515 2 жыл бұрын
ma sha alaah
@nuuraali1972
@nuuraali1972 2 жыл бұрын
mashaAllah tabarakallah shukran bro, I always pray for all the Muslims at large , and may Allah bless your friend soul in jannatul firdaus Amiin ya Allah
@MwikaliGlobalTV
@MwikaliGlobalTV 2 жыл бұрын
kzfaq.info/get/bejne/fNSifJCH3dKrhYk.html Somaliland to the world
@aminaabshir1495
@aminaabshir1495 2 жыл бұрын
Jizaaka Allah kheyr walaalkey
@fahmiahmed2434
@fahmiahmed2434 2 жыл бұрын
Ilahay ha u naxaristo
@hoorulain5527
@hoorulain5527 2 жыл бұрын
Mashaallah true story.somalis are true nomads
@zamzamsaid3912
@zamzamsaid3912 2 жыл бұрын
Masha allah qisadan waxan ka dhaxlay ubaari noqoshada walidka in uu hormar kaas ku gaaray abdirizaq ilahey naxaristisa jano hasiiyo
@samatarmoh16
@samatarmoh16 2 жыл бұрын
Masha Allah
@youcando1029
@youcando1029 2 жыл бұрын
Masha allah
@barlinhashi2254
@barlinhashi2254 2 жыл бұрын
ASC alaha u naxariisto marxuumka aamiin yaa alaah waa runtiis marxuumka
@maxamedaxmed3361
@maxamedaxmed3361 2 жыл бұрын
Shukran
@abdulkadirmusa3666
@abdulkadirmusa3666 2 жыл бұрын
Wadaadka khaayr alaah ha siiyee sheeko boqol ah ayuu kasheekeeyay
@nevergiveup-ej3iy
@nevergiveup-ej3iy 2 жыл бұрын
Haddaynu doonayno in aan horumar gaadhno waa in aynu lanimaadnaa meelkasta joogoo qodobadan 1 attaqwa 2 tawakal 3 kalahaad iyo dedaal shaqo oo xalaal ah 4 qaraaba xidhiidhin iyo wax bixin illaahay dartii ah 5 adkaysi iyo samir 6 ducaysi xilliga illaahay swt soo Dego ee uu leeyahay yaa wax I weydiisnaya 7 kafogaanta balwadaha sida qaadka iyo wixii lamida 8 waa in aynu la dheeraanaa niyad jabka iyo qorshe xumida iyo kalsooni la aanta iyo xaasidnimada 9 ka Fogow qabyaalada iyo qabyaaladaystahaba 10 bixinta sadaqada jaarigaa sida masaajid ceel biyood waddooyin aad wax ku darsatid
@suubanjabane219
@suubanjabane219 2 жыл бұрын
Allah yarxamuh . Yaa Rabb unaxariiso.
@badrigood4225
@badrigood4225 2 жыл бұрын
Woow walhi waa xalka iminka i haysta subhanallah😭
@umumaahir3465
@umumaahir3465 2 жыл бұрын
Shekh waxas iguma socdaan ani wansocdaa bacdal soon insha alah tahriib alow nagu guule yarabi
@samaaraqalpi382
@samaaraqalpi382 2 жыл бұрын
Teacher alle haku xafido ♥️
@aishaahmed7476
@aishaahmed7476 2 жыл бұрын
Alle ha unaxariisto
@abdiazizdahirloxos4553
@abdiazizdahirloxos4553 2 жыл бұрын
Waa waano aad u fiican,maashaa allaah.
@omranadam5430
@omranadam5430 2 жыл бұрын
Maanta is ma laheen runtii qof africa ka soo tagay ayaa isku arko inuu fursad lumiyay. Lkn waa xaqìqo in africa fursada taalo aysan oolin meelo badan oo yurub iyo americo ah.
@sabahhussein3184
@sabahhussein3184 2 жыл бұрын
SubxanAllah marxuumka dheh wallo inshallah Ilaahey meeshu kugu risiqayo asagaa og
@maanoowcabdi4421
@maanoowcabdi4421 2 жыл бұрын
Mashalaah
@ganacsade_hannad
@ganacsade_hannad 2 жыл бұрын
Alle Ha Unaxriisto Wllkeyn Abdirisak
@ibraahiimxunduble3985
@ibraahiimxunduble3985 2 жыл бұрын
Xaqiiq weeye 🙏
@jamaladan3310
@jamaladan3310 2 жыл бұрын
Amizing story
@kaneecgroup
@kaneecgroup 2 жыл бұрын
aden maadey waxaan ku xasuusta masaajidkii abudujana ee utanga, kabuhuu kutukan jirey kkk macalimka meshaanu wax ka baran jirney.lakin xeradan uga sootagay Somalitalk markan wax kuqorijirey abuzuhri maba dareemin inuu ahaa waan salaamaya sxb aden maadey.
@halimamusa6720
@halimamusa6720 2 жыл бұрын
Allah haunaxaristo Abdirizak
@mashalaayedablaq5819
@mashalaayedablaq5819 2 жыл бұрын
Wcs sheikh adan abdi waa nin aqoonyahan ah mid diini ah iyo mid maadi ah labadaba 1995 English class ayay noodhigi jireen isaga iyo ninkii inuu soo muslimo uu isagu sababta u ahaa ee haaruun la'oran jiray school kana ay wada dhigi jireen. Masha'Allah sheikh I never forget you and I will see you in Qaran someday insha'Allah Raxmaan
@nuuraachannel3670
@nuuraachannel3670 Жыл бұрын
Xaguu kudhigi jiray wll
@abdiibnu664
@abdiibnu664 2 жыл бұрын
Masha Allah wan wada Aqriyey Qisadan Aadka cibro qadashada mudan run Ahantii mahan Qiso halkan lagu sokobi karo illhay Aya wafajiyey qeer dhamanti iyo Ducada walidka Allow Naxaristi jano kawarabi isaga iyo dhaman walidikisa iyo in kalo dhimaty Allha naga yelo kuwi Raca wadada Xaqa ah oo ku camal falo khayrka dhamantis Allha nagu sugo wada xaqa ah dhalin yartadana igana tahribka Allaha ka madobeyo Dad ka qeyb qatay Qeer dhamantis igana Ajar iyo Xasanad Allha ka siyo Adun iyo Aqriba Dadka iyagana qisadan ino sogudbiyey igayana qeer Badan Allha siyo wabillahi Towfiiq
@saeduluso8522
@saeduluso8522 2 жыл бұрын
Waligey ma arkin qof somali ah culimo iyo caamaba Sidan qof run u sheegayo xaqiiqda taabanaya
@ahmedromanio
@ahmedromanio 2 жыл бұрын
Mansha allah ducada walidka wa wax an laheli karin ilahey walidekna janada haka geyo
@bigphish1983
@bigphish1983 2 жыл бұрын
Mansha allah
Natiijada Qaadashada Talada Waalidka! || Adam Cabdi
19:22
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 21 М.
Ha Hilmaamin Abaalka Laguu Galay -- Adam Abdi -- Sheeko
10:58
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 18 М.
UNO!
00:18
БРУНО
Рет қаралды 3,6 МЛН
Они так быстро убрались!
01:00
Аришнев
Рет қаралды 2,4 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 75 МЛН
Sadex Waxyaabood Hormarka Nolashaada Haku Xirin!
7:33
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 18 М.
Waxqabadkaaga suu u bato: Sadex iskadaa! Sadexna Samee!
12:54
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 75 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 550 М.
Isbadallo Yaryar, Hormar Weyn || Atomic Habits || ILA AKHRI
18:35
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 70 М.
GREENHOUSE KAN 6 BILOOD 18 KUN DOLLAR AYUU SOO SAARI KARAA! 🇹🇷
10:31
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 94 М.
HOWLKAR -- Deep Work -- ILA KAHRI
30:26
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 83 М.
Waqtiga aad Khabiir ku noqon karto waxaad Rabto -- 10Kun
12:11
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 39 М.