10$ wayh maxuma lkn bishi 200$ kuso gasho 🤣 ayaga bishi 3000kun cml so gasho marka 100 wexe utahy 10$
@mo.dinaari59188 ай бұрын
Wll su'aal yar hadan ku waydiyo laba carura oon dhalay baa Norway ku soo socda ee wll walidkod iyo walalohod ma soo qadi karaan se sharci maka helayaan wll wana 15 jir iyo 15 jir wll iga soo jawaab
@IshraqVlogsDIY8 ай бұрын
Insha Allah waan soo ogaan.
@sadiohussein97457 ай бұрын
Haaa wa soqadi karan hadey yihiin 13 ilaa 17 hedeydhafan dadas ma kenikaran walalahoda iyo walidkod midna
@AbuubakarAli-em3gs8 ай бұрын
Apaayo waxaa kaacodsanayaa muuqaalka xiga inaad Kaga soohadasho sida ugufudud ee Norway lagu Imaan karo mahadsanid❤