Wadanka ugu nolosha wanaagsan Europe | Su’aalo & Jawaabo |

  Рет қаралды 21,343

Wayaamo

Wayaamo

Жыл бұрын

Пікірлер: 128
@mustafeaadan71
@mustafeaadan71 10 ай бұрын
Maanta somalian ku daawanaya lkn inshalh mar aan fogayn in aan dal kale ku dwadan rajaynaya .
@usamebayle.3985
@usamebayle.3985 Жыл бұрын
Zxbow Adiga Oo Raali Ah waxad warbixinta kusoo dartaa. Sida ay Tahay Shaqoyinka Iyo Nolosha Waddama Belgium iyo Netherland. Mahadsanid Pro.
@krosskadidi9158
@krosskadidi9158 Жыл бұрын
While i was just perusing my Facebook page home account i did came across a video addressing your journey to Europe through proxy and porous systems borders Upon clicking on comments i got your Your KZfaq channel name and address luckily I've got to listen to some of your videos interestingly despite going a lot of obstacles in getting " Recognition" you finally got your target I therefore wish you all thee best in your Europe life I'm a new subscriber and I'll be watching all your videos upon updating them INSHAALLAH THANK YOU 😅
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
🙏❤️
@user-xf2jt9jq6n
@user-xf2jt9jq6n 6 ай бұрын
❤❤❤
@gardarangardaran2951
@gardarangardaran2951 Жыл бұрын
macha allh wiilkan waa wiil run badan
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 Жыл бұрын
Saaxib wll Ireland 🇮🇪 sharciyada noogu soo waram iyo qaxootiga
@rapiilelaabjeceel1809
@rapiilelaabjeceel1809 Жыл бұрын
legend ninweyn horey usoco zhp
@muktar_7466
@muktar_7466 Жыл бұрын
Niyahow switzerland 🇨🇭 War igasii like shaqo ,sharci, iyo family 👪
@abdulahiibrahin
@abdulahiibrahin Жыл бұрын
Anaa hada U socdo zxp l.a
@aishamohamedabdulle5293
@aishamohamedabdulle5293 Жыл бұрын
Ma tagtay 😢
@laylaisma1677
@laylaisma1677 8 ай бұрын
​@@abdulahiibrahin please aboowe su'al ayan ku weydinya please ii soo jawab
@user-iw6hr7ed7h
@user-iw6hr7ed7h 3 ай бұрын
Ma tagtay zxip​@@abdulahiibrahin
@Burcaawi44332
@Burcaawi44332 3 күн бұрын
Switzerland godka ayaa loo yaqaan ma wanaagzan kaam.ayaa lagu gaynayaa waana lagugu ilawayaa mana shaqaysan kartid
@muusepk7538
@muusepk7538 Жыл бұрын
France 🇫🇷 dacwadeeda waaa fududahay maqlay DNA malaha ma runba
@maxamedcabdi1449
@maxamedcabdi1449 Жыл бұрын
zxp Austria sidee waaayay sharcigeeda 🤔
@derwisch17
@derwisch17 Жыл бұрын
Shp waxa falo iga sisaa sharciga Germany 🇩🇪 inta sano ku helayo waxan jira 15 years bro
@africagamer9454
@africagamer9454 Жыл бұрын
zxp fri shaqooyinka ugu fudud nooga faalow wllka plz
@Niiraamuseahmed
@Niiraamuseahmed 5 ай бұрын
Anooo bilgium iyo France faro iga soo qaaadeen maiga soo baxaaayaaan markaaaa germelka tago
@abdiqanixuubey1483
@abdiqanixuubey1483 Жыл бұрын
Sxp waxad warbixin kaso sameysaa shaqoyinka sacadii meqa lago shaqeyaa Europeankaga
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 3 ай бұрын
Aniga waxaan kunool ahay 30 sano hollan . Irumeyso jarmalka waa meesha ugu fiican yurub.
@mahirmohammed979
@mahirmohammed979 7 ай бұрын
Zxp uk 🇬🇧 kasoohadal
@halimaabuu8539
@halimaabuu8539 Жыл бұрын
Walalo netherland maka hadhashidh
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
Zxb waxad igasoo jawaabta Belgiumka dhalashada ma bixiyaa?
@user-hk7uq3wt4t
@user-hk7uq3wt4t 9 ай бұрын
Zxp wadadan Morocco to Spain bada laga soo galaayo ka wrn
@mahamedjacelow695
@mahamedjacelow695 Жыл бұрын
Walaal wayaamo masha Allah mar badan aya ifaideyse lakin codkaaga waa hoos volume wax kudar insha Allah
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Haye sxb
@abbasdahir3366
@abbasdahir3366 Жыл бұрын
Sxb wax xog ah Maka haysaa dalka Ireland
@shuaibzain1714
@shuaibzain1714 Жыл бұрын
Wllo sidee isaga dhiibi karaa qaxoonti ahaan jarmalka
@hashimyare2523
@hashimyare2523 Жыл бұрын
Ireland 🇮🇪 io Iceland 🇮🇸 sxpow information naka so sii
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Жыл бұрын
Iceland Better than Ireland
@Ciyowgeeye
@Ciyowgeeye Жыл бұрын
Sxb shaqada ugu fican oo laqabto germany waa maxaey it kawrn
@hassanaden6279
@hassanaden6279 Жыл бұрын
Sxp Switzerland kaso hadal please
@user-ku4rk4oh2j
@user-ku4rk4oh2j Жыл бұрын
Y
@mohamoudmouse1437
@mohamoudmouse1437 Жыл бұрын
Sxp ireland kasooo hadal sxp
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 8 ай бұрын
Qadarada madow waan kaso soconaa😂😂
@BurhaanMohamoud-tj6os
@BurhaanMohamoud-tj6os 6 ай бұрын
Ha Heyyy😂❤
@saacidalimohamedali6406
@saacidalimohamedali6406 Жыл бұрын
Sxb holland kawaran iyo ireland sxb labadaan wadan warbixin iga sii thnks
@maahirzain1595
@maahirzain1595 11 ай бұрын
Holland warbixinteedii ma heshay wllo sida sharciyada
@ibrahimyare2303
@ibrahimyare2303 Жыл бұрын
Sxb wayaamo ayran sewaye neh iyayawaran
@sumayosami
@sumayosami Жыл бұрын
Wll luxembourg kaso hdl
@ok4425
@ok4425 Жыл бұрын
Sxb inshallah wa so dhaqaajin raba video gaga Somalia ka daawanaya malin ba Germany ka daawan dona inshallah
@ok4425
@ok4425 Жыл бұрын
@Young philosopher🕳 Mogadishu
@wlltaamirpoi8963
@wlltaamirpoi8963 Жыл бұрын
@@ok4425 war sxb aan israacno
@mohamedabdilahi1107
@mohamedabdilahi1107 Жыл бұрын
Waxaa iga talo ah ha tahriin lkn tahriib diyarada gal waa talo walalnimo
@ok4425
@ok4425 Жыл бұрын
@@mohamedabdilahi1107 ebow qof pasport Somali hesto hadu diyaarad raaci karo maba la tahriibi lahen dhibka wa wax kooban kadibna guul ka dambeysa inshallha
@hanadhonest6871
@hanadhonest6871 Жыл бұрын
@@ok4425 War sxb intee mari rabtaa aniga xitaa waan kuraaciyee😅
@i.ismael4330
@i.ismael4330 Жыл бұрын
Belgium 🇧🇪 kasoo hadal
@fartunmohamed4225
@fartunmohamed4225 3 ай бұрын
Holland ka soo hadal nolasha sharciga
@asal27chanel69
@asal27chanel69 Жыл бұрын
sxb sidee ayaan belarus uga soo bixi karaa oon europe ku tagi karaa???? waxaan ku joogaa ardaynimo.
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
Zxb belarus hadad joogtid ilasoo xidhiidh
@Horn_petroleum
@Horn_petroleum Жыл бұрын
Wll halayla soo xidhiidho belarus ban jogaye
@nidaamiyeteach3636
@nidaamiyeteach3636 Жыл бұрын
Sxp interview inaa garab iga siiso ayaa rabaa waxaan joogaa Holland waana ku cusbahay
@ayanleaden2605
@ayanleaden2605 Жыл бұрын
saxib aniga sweeden aya joga malugu qabilay
@maxamedcabdi895
@maxamedcabdi895 Жыл бұрын
@@ayanleaden2605 zxp asc sidee ku tagty Sweden ii sheg wllo
@maxamedcabdi895
@maxamedcabdi895 Жыл бұрын
Qaabka aan ku tagi karo ii sheeg wllo adoo raliya wiil dhalin yaraan ahay
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
​@@maxamedcabdi895aniga ilasoo xidhiidh
@maahirzain1595
@maahirzain1595 11 ай бұрын
Wlo Holland ma ku aqbashay
@aishaali9102
@aishaali9102 Жыл бұрын
Meqo iku qadane garmalka dacwadisa?
@ayaanfaray5842
@ayaanfaray5842 Жыл бұрын
Luxemburg abowe qaxoti maqabishaa
@user-sd9wk3uo2b
@user-sd9wk3uo2b 11 ай бұрын
Sxbow anigoo jarmal sharci kaqaato Sweden ma.imaan karaa
@sayidcali8620
@sayidcali8620 4 ай бұрын
Zxb qaali nio yurub inaan mar un tago baan rabaa ee zxb Finland 🇫🇮 qof haduu iijoogo maikeeni karaa plz kasoohadal
@jeelecadeofficially635
@jeelecadeofficially635 Жыл бұрын
Shaqo laga shaqeeyo midke uku fiican sxb wadankee na uku fcn in laga shaqeeyo?
@asmaibraahim8478
@asmaibraahim8478 Жыл бұрын
Germany and Luxembourg and norwey
@iskacali3658
@iskacali3658 Жыл бұрын
Pro Serbia aya joga se ku tagi kara asturia plz iso jwp😢
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
Serbia meel laga bixi karo maaha miyaa
@AhmedOmar-ou3hx
@AhmedOmar-ou3hx Жыл бұрын
ZXP Adoo Germany Jooga oo da yara Qaxootina tahay Wllahaa Masooqaadan Kartaa Zxp iiga Soojawaab Mahadsanid
@koke8711
@koke8711 Жыл бұрын
2 quf waa keeni kartaa lakiin familka waa adag yahey waa in aad guri kirada dhibtaa korntada ne dhiibtaa
@baarbeofficial4435
@baarbeofficial4435 Жыл бұрын
Romania hadaa waxbarasho ku imaado kwrn maka soo gali karaa germany? Suaalaha xage lagaa soo weydiiya jawabahaneh
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
Ilasoo xidhiidh
@nadira304
@nadira304 Жыл бұрын
@@baahiye2479xagee lagala soo xidhiidh wll
@abdiaden9209
@abdiaden9209 Жыл бұрын
hadii somalidu ogaan lahayen sida cadaankaan u necebyihiin, war maxa wadankeena inagu diray war ileen😂
@Maaliboy
@Maaliboy 8 ай бұрын
Wadanka wxba ma yaalan hdaadan ku dhiman nasiib leedahy sxb shaqadana wa qabiil
@kingamiin5793
@kingamiin5793 Жыл бұрын
Taliyaani kasoo hadal
@hayeeywaryaa1004
@hayeeywaryaa1004 Жыл бұрын
Habargidir maa dhaha macnaha haibaxareen jinsiyadada haqarin kulaha😂
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
HG muhiim maaha ee sababta wadanka kaso waday ayaa Muhiim ah HG qoray ma wadato
@hayeeywaryaa1004
@hayeeywaryaa1004 Жыл бұрын
@@Wayaamo haa ok wye brother 🙏
@abdimahamud4548
@abdimahamud4548 Жыл бұрын
Wadan ka Luxembourg Waa Sidee bro Hada Qof kii Aan Faro Lahayn Waa u fiican tahay Lasheegayee 🙌
@abdirhmandollarvlogs
@abdirhmandollarvlogs Жыл бұрын
Video so dawo halka aya ka oganiye
@cabdilaahisiciid1304
@cabdilaahisiciid1304 Жыл бұрын
@@abdirhmandollarvlogsm
@zicithapdirisaq6870
@zicithapdirisaq6870 Жыл бұрын
Zxp wayaamo xadhooda ugu adag ee soo martay waa tee
@cabdalleomar6018
@cabdalleomar6018 Жыл бұрын
Eroup usocdaa sxp ila tali wadankee iska dhiibaa Sxp
@seynabcabdulle462
@seynabcabdulle462 Жыл бұрын
@@cabdalleomar6018 somaliland iska dhiip 😂😂
@zaki799
@zaki799 Жыл бұрын
@@cabdalleomar6018 🇦🇹 sxb
@wlltaamirpoi8963
@wlltaamirpoi8963 Жыл бұрын
@@cabdalleomar6018 horta dhaqaas sameey marka ayaad wax dooran karta
@usernotfound162
@usernotfound162 Жыл бұрын
Wayaamo saxib Russia sida yurub looga Gali Karo kasoo hadal
@Zaki-ml7cn
@Zaki-ml7cn Жыл бұрын
Belgium 🇧🇪 ka soo waran
@shucaybabdirizaakmohamud5006
@shucaybabdirizaakmohamud5006 Жыл бұрын
Ila so xiriiir
@axmedcabdiraxman6952
@axmedcabdiraxman6952 Жыл бұрын
@@shucaybabdirizaakmohamud5006 halkee
@salmacabdilaahi2186
@salmacabdilaahi2186 8 ай бұрын
@@shucaybabdirizaakmohamud5006 ma beljum baad joogta
@fartunmohamed4225
@fartunmohamed4225 Жыл бұрын
Wadanka Holland ka soo waran meel fiican miyaa qoxootiga maqabila sharci mabixisaa nolasheeda kawaran Holland safiican ugu soo hadal
@dahraannuur830
@dahraannuur830 Жыл бұрын
Haa abaayo we fiican thy
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 3 ай бұрын
Hollan waa wadan fican hadad shaqo rabto
@sagalsalaad421
@sagalsalaad421 2 күн бұрын
@foskiinhena3896
@foskiinhena3896 Жыл бұрын
Abowe talyaniga markan familka kensado jarmalka ma iska dhibii kara iso jwb abowe 😢😢
@saara.....................8503
@saara.....................8503 Ай бұрын
Maku suurto gashay tlyani ina fmlk keentid abyo
@4429
@4429 Жыл бұрын
Bro wayaamo somalia Baan jooga walalke baa Sweden joogo Sharci 2aad buu hesta maiwadi karaa lpx sharciga weyna 6bil kadib buu qadanaya sxp isoo jwb fadlan
@koke8711
@koke8711 Жыл бұрын
Haa lakiin familka dhanaa la wadinaa
@4429
@4429 Жыл бұрын
@@koke8711 somalia wn nacy nio
@koke8711
@koke8711 Жыл бұрын
@@4429 walalkaa mecnaha waxaa kawadaa swedan waxey ogashahey familka dhan lakiin 1 quf hadii lawadaayo waxaa lawadinaa hooyada aawey abaha aawey meeqa kula dhalatey adiga warqad dheer u diriyaan
@4429
@4429 Жыл бұрын
@@koke8711 haa abo wuu joga hooyana waa ay isla jogan
@sakariyepesgamer1490
@sakariyepesgamer1490 Жыл бұрын
Nio isoo dacwoo zhp wan jecelahy hadana ma awoodo in cid isoo dacwooto please isoo dacwoo
@HADAFMEDIAPRO.
@HADAFMEDIAPRO. 10 ай бұрын
😂😅😂😅
@user-to6px8cv5j
@user-to6px8cv5j 6 ай бұрын
LABEERIA seelagu imaankaraa
@aadamabdi6148
@aadamabdi6148 3 ай бұрын
Zuitafrica soo mar...
@mohamedhasan7155
@mohamedhasan7155 Жыл бұрын
Saxip midke fudud inaaa Somali to turky to garice to serbi to Viena to Germany ina maro io ina Somali to serbia to Viena midke i fudud sxp hadi aan Visa Serbia helana Xadka serbia io Austria maku dhibananaya mise xooga sharciga Serbia ku socon kara😊iso jwab sxp
@wlltaamirpoi8963
@wlltaamirpoi8963 Жыл бұрын
Sxb horta nolasha ma fudud lkn waliga ha quusan nolashaada ana hoos u dhigi karo adana kor u qaadi karo meel walbo ay nolashada ku dhisan karto aad hana huusan waana gaareysa mesha rabto ana diyaar waxan u ahay inaa isla jabno oo aan israacno ilaa aan ka gaarno mesha rabny 🤝
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
​@@wlltaamirpoi8963ilasoo xidhiidh whatspka waynu is raacaynaaye
@MariaMaxamed-gk1fn
@MariaMaxamed-gk1fn Жыл бұрын
​@@baahiye2479 miya baxday wll
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
@@MariaMaxamed-gk1fn maya ilasoo xidhiidh
@mtnpage1814
@mtnpage1814 Жыл бұрын
Sxb waxaa ku waydiina majira wadan Erupoe kamid ah oo si fudud aan Taxsiile ku noqon karo pro jwb wacan
@Wayaamo
@Wayaamo Жыл бұрын
Wadan waliba ayaa ka noqon kartaa sxb
@mtnpage1814
@mtnpage1814 Жыл бұрын
@@Wayaamo Taxsilaha yurub 1saac waa Imisa sxb
@Amedmohd
@Amedmohd Жыл бұрын
Switzerland ka so waran Noi
@asmaibraahim8478
@asmaibraahim8478 Жыл бұрын
Iska daa Switzerland
@Horn_petroleum
@Horn_petroleum Жыл бұрын
​@@asmaibraahim8478 wayo.wll aniga ku socda belarus ban.joga😢
@niiribaasquruxsan1047
@niiribaasquruxsan1047 Жыл бұрын
Plz wllo iso jawaab talyaaniga hadaa markab kaga soo dago jarmalka qaabkee kuimanaa maxase loso racaaaa
@niiribaasquruxsan1047
@niiribaasquruxsan1047 Жыл бұрын
Muhiiim uahy plz iisoo jawaab
@baahiye2479
@baahiye2479 Жыл бұрын
​@@niiribaasquruxsan1047tareen baa la raaca wll
@Alligaming7840
@Alligaming7840 Жыл бұрын
Wll hadii dacwad aan ku imado xasnimo itly hooyo masoqadi karaa iyo walaalo
@koke8711
@koke8711 Жыл бұрын
Hooyo iyo aabo wuu ogal yahey lakiin walal ma ogala
Alex hid in the closet #shorts
00:14
Mihdens
Рет қаралды 16 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 56 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
00:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 25 МЛН
WAX KA OGOW WADANKA SWITZERLAND IYO SHARCIYADIISA IYO NOLOSHIISA
15:07
Wadanka Europe ugu fiican 2022 |
18:57
Wayaamo
Рет қаралды 30 М.
Nolosha Belgium iyo ganacsiyada somalida magaalada Brussels.
7:00
Mohamed Abdikarin
Рет қаралды 3,5 М.
Hereri & France qaybta 1aad
42:01
Universal Somali TV
Рет қаралды 99 М.
KARMA AT SCHOOL 🏫 Stop time
0:32
dednahype
Рет қаралды 46 МЛН
Neden yüzünü saklıyor
0:19
H. DANIŞIK
Рет қаралды 17 МЛН
ПИЩЕВОЙ ВАНДАЛ НАКАЗАН
0:20
МАКАРОН
Рет қаралды 2,9 МЛН