No video

#NOQO

  Рет қаралды 39,079

Ayub Yusuf Sakiin

Ayub Yusuf Sakiin

8 жыл бұрын

QAANUUNKAN MAANTA AAD KU NOQONAYSID XIDIG/XIDIGAD WAA MID KU SAABSAN BARASHADA FANKA IYO QAABKA DADKA LOOLA DHAQMO LOONA KASBADO JECEYLKOODA. HADDABA ILA BARRO #10 TALLAABO OO AAD KU DEGAYSID QALBIYADA DADKA KALE.

Пікірлер: 141
@miski3389
@miski3389 3 жыл бұрын
10ka qodob ee macallinka uu sheegay oo qoraal ah Fanka la dhaqanka dadka:- 1)Jecloow naftaada! 2)ku biloow salaanta! 3)ugu yeer dadka magacyadooda! 4)noqo qof dhanka wanaagsan wax ka eega(posative person). 5)noqo dhageysta fiican! 6)ka dhig fikradda fikradiisa : marka qof uu wax kuu sheegi maago/damco ha dhihin "waan ogahey"! 7)ha caroonin. 8)ha cabanin! 9)dheh "mahadsanid" 10)dhoolacaddee!
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
Ayub wa qofka kaliya aan waanada ka qaatay ilahey hakudhowro wanaag badana hakusiiyo insha'Allah
@ismailhussein9348
@ismailhussein9348 7 жыл бұрын
Hada KZfaq waxkale uma soo galo aanan ayub raadintisa ahayn 😀😀😀😁😁😂😂😂
@aaminabshir8517
@aaminabshir8517 5 жыл бұрын
Isku mid ayaaynu nahay
@ubaxyarismailbintuismail914
@ubaxyarismailbintuismail914 7 жыл бұрын
Mashaa allah ayub aad ayad u mahadsantahay ilaahayna haku sii siyaadiyo cilmigaaga wax wayna waan ka faaidnay wlhi thanks
@samiraalihasan6876
@samiraalihasan6876 8 жыл бұрын
masha Allah keep doing it ayuub thanx brother jazaka allah👍👍👍👍
@najmayaasiin2938
@najmayaasiin2938 3 жыл бұрын
ماشاء الله 💖جزاك الله خير أيوب 💞الله يحفطك
@muntascrisaaqchannal6348
@muntascrisaaqchannal6348 5 жыл бұрын
aniga waxan necebahay dadka xaqirintaa oo markii wax loo sameyo dhahaya anaa hada samaysan rabay iyo wax nafle madan samen iyo waxyabo kale oo mujinay jisar nimadoda
@isbedeldoonchanel7047
@isbedeldoonchanel7047 6 жыл бұрын
Maaansha allah Wlh waxa tahay macalin wanagsan jazakallah walal 💖👍
@amatallabintosmaan3201
@amatallabintosmaan3201 8 жыл бұрын
Ayub waxaa tahay macalinka is badalkayga cusub waana kaaga mahad celinayaa💞wanaaga aad mar walba nala garab taagantahay
@maryanshaiye3327
@maryanshaiye3327 8 жыл бұрын
Maashaa Allah waa advice aad uu qali uu ah jzk Allah kheiran walaal.
@fadumocaliroble5205
@fadumocaliroble5205 8 жыл бұрын
Ada mudan wll mansha allah tabaraka allah iga walee barnaamijka noqo xidig waan ubagay allow naga dhig sida ayuub dadka kuwa ufa iideya
@halimomahumud8940
@halimomahumud8940 7 жыл бұрын
fadumo cali roble shugran walal
@najmaahmadmohamed2703
@najmaahmadmohamed2703 8 жыл бұрын
masha Allah jazakallah kheer walal Ayub
@emyusuf3748
@emyusuf3748 5 жыл бұрын
Ayuub wall wax badan ayaaad nololashayad ka badashay runtiii ma aqaaan sidaan kugu mahadcaliyo allle ha ku xafido wallo 😍
@xamdacawilxamdacawil8637
@xamdacawilxamdacawil8637 5 жыл бұрын
Jazaka aalh Allah ku xifdiyo Waxaytahy qofka aan marwalbe dhiira galintiisa dhagaysto
@caiishacali3964
@caiishacali3964 8 жыл бұрын
Jazakalah qeer kkkk ilaahey haku Xafido mashallah
@ayaanlecabdi2183
@ayaanlecabdi2183 8 жыл бұрын
waad ku mahadsantahay wll nolosha cusub ee aad ii horseeday halkaas iigamana aad ha dhine waad igu soo dhawaysay aadbaana kaaga mahad celinayaa noloshan cusub ee aad daaha iiga qaaday
@respectboy7915
@respectboy7915 7 жыл бұрын
aad iyo ad bad u mahadsantahay ayuub sakiin barnaamijkaaga wax badan buu iga caawisay
@iggmotivation4501
@iggmotivation4501 8 жыл бұрын
ayuub waad mahadsan tahy walla qaali allaha kaa abaal mariyo awaal ayaad inoo gashay waxan rajeyneynaa inan ka faa'ideysano.shukran
@qaliosman4314
@qaliosman4314 7 жыл бұрын
Masha allah ayub well done brother
@aaminabshir8517
@aaminabshir8517 5 жыл бұрын
Mahadsanid ayuub my brother
@yonisneymar5040
@yonisneymar5040 6 жыл бұрын
Masha allah jazakalah macalin.
@masjidulxaramayancawil65
@masjidulxaramayancawil65 7 жыл бұрын
masha allah shukrn wll
@shaqalecabdikariim7123
@shaqalecabdikariim7123 4 жыл бұрын
ممتاز ماشاء الله تبارك الله أنت تعلمتني اشاياء كثيرا
@cabdimajiidbukhaari3910
@cabdimajiidbukhaari3910 Жыл бұрын
Ilaahay hakuu barakeeyo aqoonta motivation ayuub yuusuf sakiin جزاك الله خير
@fadumoaxmed8529
@fadumoaxmed8529 2 жыл бұрын
Macalinkii yaa meel ku sheega muuqaaladii hore ayaan iskaga ceshanayaa Ilaahay ha u fududeeyo arimaha aduun iyo mid aakhiraba
@cawilyare
@cawilyare 8 жыл бұрын
jazakallahu kheer mahadsanid
@amminamaxamed5382
@amminamaxamed5382 2 жыл бұрын
Manshaalah wall thank yuo
@nasraeraad6247
@nasraeraad6247 8 жыл бұрын
asc masha allah walal cawa wadiga qaslisay jazakallahu khayr
@hodanibrahim2090
@hodanibrahim2090 7 жыл бұрын
mashallaaah wll aaad kugu tagerraa una dhagaystaa vediosyadada wax tarkale wllo maad ugucawisid magaca nashidadaan mahadsanid
@muslimohilowle4562
@muslimohilowle4562 7 жыл бұрын
thanks brother........
@muhammadsalal8830
@muhammadsalal8830 5 жыл бұрын
THANK YOU WALAL AAD AYAAN KU TAAGEERA
@khadarmahadsanidsxbqali3616
@khadarmahadsanidsxbqali3616 8 жыл бұрын
masha allah sxb ayuub mahadsanid
@sagalhassan4221
@sagalhassan4221 6 жыл бұрын
Ilahey haka abaal mariyo howsha wngsn aad heysid waxbadan ayan kaafaiday abwe jazakallahu kheyr
@maariyahassan2320
@maariyahassan2320 8 жыл бұрын
Mashallah Ayub wll wlh waa midkii igu sameynta badnaaa program ka thnks
@hassanhafsaa8714
@hassanhafsaa8714 8 жыл бұрын
masha allah barakallah
@sekifaysal9986
@sekifaysal9986 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@umumohanad7886
@umumohanad7886 7 жыл бұрын
walla thanks for this video 😊😊
@balqisoabdulahi7725
@balqisoabdulahi7725 8 жыл бұрын
maa shaa allah ilaahay hakuxidiyo walala 👍
@umucabaskayse5287
@umucabaskayse5287 6 жыл бұрын
masha Allah Alle hakubarkeeyo
@haniabdi2090
@haniabdi2090 7 жыл бұрын
manshllah waan kahelay bRnaamijka xidig allaha haka abaal mariyo mclin qliya ayuub yusuf sakiin
@amiinacabdi4823
@amiinacabdi4823 7 жыл бұрын
شكرا ايوب
@abdilahisadiq4270
@abdilahisadiq4270 4 жыл бұрын
❤️❤️😍😍😍❤️❤️ Mahadsanid wll
@nasromuhamed8852
@nasromuhamed8852 8 жыл бұрын
maansha allah ayuub hormarka aadanaha aad ka talineyso
@amaanaanaa9848
@amaanaanaa9848 7 жыл бұрын
mansha allah mahadsanid wll
@isahaaqabshir937
@isahaaqabshir937 3 жыл бұрын
Ilaahay ha ku sharfo msha ilaahay ha kula garab galo waanada iyo dhiirigelinta aad nala garab taagan tahay msha allah ayub waxaan wataa hal su aal ah sideen u helaa buugaagta aad qortid
@daryeelspareparts7578
@daryeelspareparts7578 8 жыл бұрын
masha allah wll ale haku xafido
@hothaniidubax3626
@hothaniidubax3626 7 жыл бұрын
aad iyo aad ayaad umahadsantahey ayuub Yusuf sikiin runtii waa dhiri galin aad ufican 💯
@your2321
@your2321 4 жыл бұрын
Your amazing brother
@abdiqanijama2915
@abdiqanijama2915 6 жыл бұрын
ayub Yusuf sikin waxankabartay casharobadan iyo akhlaaqda islamka waxana ka arkay adigo quraanka kashekenaya kadibna waa can a day malcamad waxana barta quuraanka rimka ah waad mahadsantahay walalkayga muslimka ahoow
@abuukarabdirahman6704
@abuukarabdirahman6704 7 жыл бұрын
mahadsanid masha allah
@abdisalammohamed7539
@abdisalammohamed7539 3 жыл бұрын
Masha Allah tabrakhallh
@fartunomar3150
@fartunomar3150 6 жыл бұрын
inta dawanayay qosol iyo farxad cuz masha Allah ad aya u jeclahay hadalkaga funny
@umlove2157
@umlove2157 8 жыл бұрын
mansha allaaah wllo wallhi intad shegto dhan waan ku dhaqmaa illahy ayana haybad isiiiyay alxmdulilaah wany igu jecel yihiin dadko dhami waxan kafaidy kalsoni siyado ah allaya bark fik
@ummumaahirabi5745
@ummumaahirabi5745 5 жыл бұрын
Asc walal maifahfahin karta dhaqankas ficn ed kudhaqanto ana ankafaide adna ad ajar kaheshide
@faadumosiciid7841
@faadumosiciid7841 6 жыл бұрын
Mansha allh ayuub Yusuf sakiin mansha alllh Illlhy hakubarakeeyo barmaaamijakan
@khadriinacooking8223
@khadriinacooking8223 5 жыл бұрын
Maaansha alaaaah wllo alle khayr haku siiiyo waaan kaaa faaa idnay
@khadraabdullahi8714
@khadraabdullahi8714 6 жыл бұрын
Ayuub mahadsanid kun jeer.
@mohamedharawi1775
@mohamedharawi1775 8 жыл бұрын
mahadsanid wl
@abdirahmanofficial2811
@abdirahmanofficial2811 5 жыл бұрын
Jazaka Allah wll ayuub
@khalidibrahim6898
@khalidibrahim6898 3 жыл бұрын
I
@ikraanmustafe7059
@ikraanmustafe7059 8 жыл бұрын
Jazakalaah kheyr wll
@abdihakimyoussuf
@abdihakimyoussuf 3 жыл бұрын
انت من احسن الناس تاثرت كلامهم كثيرا
@ayannaawad539
@ayannaawad539 2 жыл бұрын
Thanks wan ka Faiday 🥰
@dhalgobeeddhalgobeed9058
@dhalgobeeddhalgobeed9058 6 жыл бұрын
Shigran akhiii ilhy haku xifdiyo
@MacalinZain10-kp6kd
@MacalinZain10-kp6kd 8 ай бұрын
Waa mahadsantahay❤
@zahirazahiira5643
@zahirazahiira5643 5 жыл бұрын
Subxana laah ilahey haku xafido ayuub waxa tahay qof ilahey wng ku maneystay masha Allah marwalbo an niyad jabo raja ayaa i galisaa subxana laah wa mashaa Allah
@sapirinqurux6818
@sapirinqurux6818 Жыл бұрын
Allaha ku sharfo walal mhdsnd
@usaameabdiqaadir1241
@usaameabdiqaadir1241 Жыл бұрын
1 jeclow adiga naftaada 2 kubilow salaan 3 ugu yeedh magaca ujecelyahy 4 noqo qof wax kafiiriya dhinaca wanaagsan 5 noqo dhagayste fiican 6 kadhig fikrada fikradiisa 7 ha caroonin 8 Ha cabanin 9 umahad celi 10 dhola cade noqo qof faraxsn Big respact
@SacidoSaafi-jr7bf
@SacidoSaafi-jr7bf 8 ай бұрын
Wll shukrn🎉
@user-gp5hn6qw5s
@user-gp5hn6qw5s 8 жыл бұрын
wad mahad santahy wll shugran
@fadumofarah6963
@fadumofarah6963 8 жыл бұрын
walaalkey shugran jazaka allaah
@sacdiyocakariye546
@sacdiyocakariye546 3 жыл бұрын
Hhhh marka aan dhagaysanayo dhiira galintaada waan iska qoslaa waayo adaa qoslaya oo si farxadleh ii dhiragalinaya 👍
@habibahassan4000
@habibahassan4000 8 жыл бұрын
masha allah thank u wll
@abdihakimyoussuf
@abdihakimyoussuf 3 жыл бұрын
اخي ايوب جزآك الله خيرا
@abdinasirbaron5199
@abdinasirbaron5199 Жыл бұрын
Mashaallah ahlul khayr wanagsan Ayub yy
@Dr.HusseinEid
@Dr.HusseinEid 8 жыл бұрын
mahadsanid ayuub yuusuf sakiin jazaakalaah
@ifrahosman1487
@ifrahosman1487 5 жыл бұрын
Which nasheed is this
@ahmedyoung5815
@ahmedyoung5815 7 жыл бұрын
jasa akalah ayuub noolow in badan
@khadareid104
@khadareid104 8 жыл бұрын
thnkz dear bro
@khalidibrahim6898
@khalidibrahim6898 3 жыл бұрын
I
@user-gp5hn6qw5s
@user-gp5hn6qw5s 8 жыл бұрын
waxan noqon rabaana xidig insha alllah
@ubahahned4360
@ubahahned4360 8 жыл бұрын
mahadsanid wll alle haka abaal mariyo
@abdiqadir5484
@abdiqadir5484 5 жыл бұрын
Ayub Yusuf sakiin ninyahow maskaxdaada aad bey ufakire allaha ku daayee
@umacabdirisaq6399
@umacabdirisaq6399 6 жыл бұрын
Mashalah aan ku dhahay
@dalxaabsuge4966
@dalxaabsuge4966 4 жыл бұрын
Magaceyga waa yuusuf absuge waxaan helay nolol cusub macalin allaha kubarakeeyo
@fahiimaabdihmaanmaxamed7009
@fahiimaabdihmaanmaxamed7009 5 жыл бұрын
Manshaaallh walky
@maryanmaxamed8195
@maryanmaxamed8195 5 жыл бұрын
macalin ayub mahadsanid inbadan alle dartiis ayn kuu jeclahy
@sihaamaweis7003
@sihaamaweis7003 4 жыл бұрын
Waa smashed santahay walaal
@your2321
@your2321 4 жыл бұрын
I really like you brother
@nuradagan3266
@nuradagan3266 7 жыл бұрын
Thnks ayub ilahay haku xafido adiga iyo dhmntenbo
@deeqaabuukar7008
@deeqaabuukar7008 7 жыл бұрын
Masha allah walaakeeyga barnaamijkaa aad iyo aad ayaan uga aqoon korirsaday su ayaan qabaa aniga dadbadan ayaan jaceel wanaag fiicnaan siiyay anigane xumaan faro badan ayery igu badaleen xataa ninkeeyga ilaa iyo hadeer waan fahmi la sanahay midaas
@degancaali4589
@degancaali4589 6 жыл бұрын
Deeqa Abuukar wll Dad badan ayaa kula qaba lkn kusoco wanaagaaga ina laaha maca saabiriin walaasheey deeqa
@khadar63dhaymoole84
@khadar63dhaymoole84 4 жыл бұрын
Waalahi waxaad tahay macalin aan duruus badan ka bartay
@AbdirazakJiindhe
@AbdirazakJiindhe 6 жыл бұрын
mahadsnd ustaad cashar muhiim ah baa noo faaidaysay
@hoooyoaabo4224
@hoooyoaabo4224 7 жыл бұрын
sxb sakiin maxaa ulabaxday ?
@saidohassan5617
@saidohassan5617 8 жыл бұрын
Walalke wax wanagsan ayad no shegtay
@fatimahappy4645
@fatimahappy4645 4 жыл бұрын
Nolow wllo ayub😍
@luulaladan4194
@luulaladan4194 7 жыл бұрын
aad ayad u mahadsantahay wax badan ayaan kaa faaiday.
@hooyomcn3910
@hooyomcn3910 2 жыл бұрын
Macalin dowlodingka noo fur please
@munasugule1852
@munasugule1852 8 жыл бұрын
mashalaah
@ibnumohamed9132
@ibnumohamed9132 4 жыл бұрын
Asc mahadsanid marka xigta buuga pdf ahaan mala helaa macalin Mahadsanid macalin #Ayub_yusuf_Sakiin
@saidohassan5617
@saidohassan5617 8 жыл бұрын
Wa mahadsantahay Ayuub Yusuf Sakiin
@najmaarwo9707
@najmaarwo9707 6 жыл бұрын
Mansha allah
@hodomohamed5129
@hodomohamed5129 7 жыл бұрын
waxa.aanahayqof.fiikabadan.hadan.aanruumayn.riyadiiss
@mofit8766
@mofit8766 5 жыл бұрын
Walal Ayub bugaan sidee Ku heela xagee ka hele
@user-xk6oo8xr5e
@user-xk6oo8xr5e Жыл бұрын
Mashallah
@muhiyadiinabdi3524
@muhiyadiinabdi3524 6 жыл бұрын
Wll Qali alle hakaa abaal
@sahroshabdalla9408
@sahroshabdalla9408 5 жыл бұрын
horay usoco Ayuub
@umuismaaciilcumar8509
@umuismaaciilcumar8509 4 жыл бұрын
Waa mahadsantahay
@shugrishacaniaxmed6394
@shugrishacaniaxmed6394 Жыл бұрын
Asc wlle ayuub runtii aadbaad umahadsanthay dabcan video gan Mar horuu ahaa balse aniga hada in aad duubtu iiyahay markii aan bilabay io hadana farqi baa ii dhexeeya runtii aniga hada waxaan daremayaa culays io damqasho io - io oo waliba xaga dadka ladhaqankiisa ah khaasatan xaga asxaabta caqabada iigu wayn waa xaga asxaabta waxan ahay ruux jecel asxaabta yarantaydii io ilaahada oon jam.c.d dhigto waan danayn jiray khaasatan waxan jeclahay in aan helo saxiib aaan cashirada Isla diyaarsano oo kawada shekaysano balse nasiibkayga Kuma guulaysan oo waxan arkaa qofwalboo aan isku soodhawaano in uu waxyar kadib iga siifogaanayo ayadooysan jirin wax sababaa oo aanan garanayn sababta uu iigatagayo qofkaasi adoorlia mayga caawin kartaa midaasi khastan kalsoonida nafta sidee loo kasbadaa?!!
#NOQO XIDIG: #9: HADDIIBA AAD WAX SAMAYNAYSID U SAMEE SIDA UGU FIICAN!!
8:56
La dhaqanka Dadka ᴴᴰ┇Sheekh Said Rage 2023
12:40
Hadaf Production
Рет қаралды 1,8 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН
Mama vs Son vs Daddy 😭🤣
00:13
DADDYSON SHOW
Рет қаралды 52 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 7 МЛН
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 34 М.
Hasameyn 10 -kan Arin marka ugu horeysa eed qof kulantaan
8:51
NOLOL CUSUB: #7: GABADHA UU NINKASTA JECELYAHAY!!
16:45
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 129 М.
Waamaxay Reer Magaalnimada ?! | Dhaqanka iyo arrimo kale |
10:12
Qisooyin cajiib ah sheekh mustafe | 30 Qiso |
2:06:04
Siirada Islaamka
Рет қаралды 391 М.
Sideed Ku Samaysanaysaa SAAXIIBO ku IXTIRAAMA?!  l NOLOL CUSUB: # 63
17:48
Ayub Yusuf Sakiin
Рет қаралды 48 М.
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 39 МЛН