Nuur Caraale iKOOL KOOLi 2017

  Рет қаралды 1,586,197

Abdinasir Cirro

Abdinasir Cirro

7 жыл бұрын

WARNING☢️ Do not copy this song
iKooL KooLi 2017
Nuur Caraale
Directed by DJ MASLAH & DJ SHUCEYB
Produced by Abdinasir Cirro
vocal recorded by Sareeye Gabs Studio
Special thanks to Amiin Nana & Mom Yahye

Пікірлер: 678
@Aymanvlogs252
@Aymanvlogs252 5 ай бұрын
2017 - 2024 😢 muxuu wakhtigu cararaya anagoo yar yar dhowr ah dhalinyaro hargeisa joogna ayaan haystan iska dhagysan jirnay aad baanu u jeclayn maanta mid meel muu wakhtigu ka riday midna uu dhintay alle hownaxariisti ninkii dhantadan noogu jecla buu ahaa libiya ayuu ku dhintay 2019 alle hownaxariisto 😢
@abdirahmanmaano6165
@abdirahmanmaano6165 7 жыл бұрын
Hadaad meesha u timid inaa akhriso waxe dadka qoreeen fadlan like my comment ❤️🙏🌹😂
@suhuurmohamud7877
@suhuurmohamud7877 6 жыл бұрын
Ikolkoli kalay huno
@AhmedNour-rm8if
@AhmedNour-rm8if 3 жыл бұрын
,
@kaafi203
@kaafi203 Жыл бұрын
Ciyal close mia thy from Facebook ah 😅
@MMire-qo7vk
@MMire-qo7vk 5 жыл бұрын
naag qaawan mlhn naag lagu dhag dhago mlhn hadal xun mlhn muusig mcn dhaqanki oka muuqdo suugan jirto iga dheh
@m.aden_
@m.aden_ 4 жыл бұрын
Hees qiimo leh
@SumayoKaneeco
@SumayoKaneeco 3 ай бұрын
2024 imaaday anoo tell haysan maqli jiray 😂😊
@nuhazofficial511
@nuhazofficial511 Жыл бұрын
I listen to this song more than a hundred times a day I feel like someone I love is there when I listen to this song 2017 until now 2023❤️🥺 thank you somali people ❤️😘
@freehug071
@freehug071 6 ай бұрын
im listening since 2018 up to know
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 7 жыл бұрын
manta waa dhalashadeda somalida aa ka dhashay boqol like oo dag dag ah igu qabta saa boqol sano o gaaro AHAHAH
@jaamacyaasin6260
@jaamacyaasin6260 6 жыл бұрын
Doqonyahow adiga oo intaa leeg maaad dhalasho dhigan , duufaar daaman waawayn
@wiilkashidan420
@wiilkashidan420 6 жыл бұрын
Jaamac Yaasin 🤣🤣🤣🤣
@yesminabdi6693
@yesminabdi6693 6 жыл бұрын
wil shidan , 😈
@ahmedcademaahanhesahan8391
@ahmedcademaahanhesahan8391 6 жыл бұрын
wil shidan Hee gaal miyaad tahya
@omarmohamud7830
@omarmohamud7830 3 жыл бұрын
Wass adiga & dhalashadada
@somaliaandjiboutionelove9958
@somaliaandjiboutionelove9958 7 жыл бұрын
jigjiga cadey guul iyo gobanimo waxaan dareemaa inan kala fognahay lkn qalbiga iska weheshano nin walba meshuu joogo illahey haku amaansado viva liibaan siti wardheer godey dhagaxbuur shiniile nageyle nogob raaso daridhabo doolow qoraxey baabili jarar qabri bayax qabri dahar illaheyow xuree xamar na amison iyo gabre ka xuree iyo dowladaha qasaayo
@spongebobsquarepants4079
@spongebobsquarepants4079 Жыл бұрын
Amin
@mohamedabdi4116
@mohamedabdi4116 9 ай бұрын
Wali ma noshahay huno
@abdallahibrahim9131
@abdallahibrahim9131 7 жыл бұрын
Video la mid ah waligay kuma arkin hesaha somaliga ah Gabadha waxay u egtahay xaskayga masha alllah
@hb3720
@hb3720 7 жыл бұрын
Abdallah Ibrahim 😛😛😛😛😛😛😛
@zamirhassan2249
@zamirhassan2249 7 жыл бұрын
Abdallah Ibrahim amaytahay iyadii oo lagaaxaday
@abdallahibrahim9131
@abdallahibrahim9131 7 жыл бұрын
Maya bro ma ahan hhhhhhhh Qoftayda way ila jogta
@user-jb6pt9tm6i
@user-jb6pt9tm6i 7 жыл бұрын
Abdallah Ibrahim hhhhhhhhh
@zamirhassan2249
@zamirhassan2249 7 жыл бұрын
Abdallah Ibrahim amaa laguu soo ceshay
@alfanaannasiralaqe2065
@alfanaannasiralaqe2065 7 жыл бұрын
AGAHA NUUR CARALE MIYAA SOLABTAY HUNO WAAD SOO SHIDANTAHAY WALAHI ABIHII DHANTADA CIIDI TAGEERTA LIKE IGU QABTA
@Siciidbashaash
@Siciidbashaash Жыл бұрын
IllaaHaY HaYNaGa DhiGo DaD iLaaLiYa XiDhiiDh RaBi AaMiiN 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🙌🙌🙌❤️❤️❤️😍😍
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
My KiNG nuur carale Qofkii ugu horeyah ee snp iskaga dubo waa ina noqdah😂 lool agaah😍😍👌
@asadaden
@asadaden 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare Agah Sxb adi ma inta aan lasoo galin baad Comment sii diyaarsatay
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Asad Aden Haah awagih laa jane dhagta laygu sii sheegay 😍😍✌
@abdinasirhussein4860
@abdinasirhussein4860 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare snapkaaga soo dir waxaan kuu sameynaya shoutout @AbdinasirCirro
@ahmedzayn2374
@ahmedzayn2374 7 жыл бұрын
Like-ta kula dhaafi maaYo sxp meel walbo iga horesaye
@fadumoqaali1738
@fadumoqaali1738 7 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare abaha youtubeka saaan sare
@canbuuleeste4152
@canbuuleeste4152 6 жыл бұрын
I'm from Muqdisha and i like dhaanto ka waran hee :)
@sharmarkeahmed2237
@sharmarkeahmed2237 6 жыл бұрын
who cares!!!
@dhamestirandumar9966
@dhamestirandumar9966 6 жыл бұрын
A yusuf hhhhhhh mugdisho wadan kale ayaadba ma dhigty
@ahmedcademaahanhesahan8391
@ahmedcademaahanhesahan8391 6 жыл бұрын
A yusuf Mayee ana waxaan ka imed israail ilke somali dhanto ma shekadas baa
@fahimamuse4521
@fahimamuse4521 6 жыл бұрын
A yusuf somalia hada tahay sow inad jeclato so maha ilaa dhantadu waa culture kena xage isku fogaynaysa mise Somalida Ethiopia aa noxisabisay oo somali manihin lol
@soumayaabdi6209
@soumayaabdi6209 5 жыл бұрын
A yusuf 😍😍😘😘😘
@yoonisyare9907
@yoonisyare9907 6 жыл бұрын
Qofta waa hees jeceshahay horey ka dheeshay🤣🤣🤣🤣i love this song bllhi
@fuaadmahdi6835
@fuaadmahdi6835 7 жыл бұрын
Kun karoona-yasha waa idin jeclahaye Hit me like Lool😂
@nimcoibrahim1291
@nimcoibrahim1291 7 жыл бұрын
Fuaad Mahdi
@aidarusaidarus9234
@aidarusaidarus9234 6 жыл бұрын
Guys iam from Mauritania and I love somali music specially somali girls are so beautiful mashalah your brother ولد عيدروس from Mauritania
@CirroFilms
@CirroFilms 6 жыл бұрын
Aidarus Aidarus 👍
@mohamedAli-hd3qq
@mohamedAli-hd3qq 4 жыл бұрын
we muslims one love in the entire world
@jibriilaxmed7363
@jibriilaxmed7363 Жыл бұрын
@@CirroFilms q
@proton3362
@proton3362 Жыл бұрын
Toa ujinga hapa
@proton3362
@proton3362 Жыл бұрын
Toa ujinga hapa
@fuatcazka387
@fuatcazka387 7 жыл бұрын
hdad gabadhu sida ay u asturan tahy qurux tahy like isaar❤
@mariaseid9247
@mariaseid9247 6 жыл бұрын
ilaahy amrkii nuur caraaale luqntiisa iska jclhy 😂😂
@abdifatahabdullahiabdidahi38
@abdifatahabdullahiabdidahi38 4 жыл бұрын
Alle Hakuu sahlo
@abdullahinourkhaire3673
@abdullahinourkhaire3673 4 жыл бұрын
alle kuma sahlo
@naruurab1114
@naruurab1114 3 жыл бұрын
Kkk ilaahay amarkiis, wey dhacdaa
@channelshortvlogs2927
@channelshortvlogs2927 8 ай бұрын
Ikool kooli kaalay huunoy Kaydka caashaq kaa lay huunoy Iigu kori kaalay huunoy Kunka roonay kaalay huunoy😢😊 Qof aan dhaho rabaa ❤
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Dhaanto ka macaan ma arag kamaba dhargo wiilka qaadayana hadee waa nin ree amaadin aha oo qabyaalad baan utaageeraa😉😁😁
@tahir2j650
@tahir2j650 4 жыл бұрын
Jilitaanka heesta, cajiib. waa heestii ugu jilitaanka fiicnayd itaan heesaha Somalida arkaayay.
@arabstudio8589
@arabstudio8589 7 жыл бұрын
i am from Eritrea i love somali songs put i don't understand thanks plz like👍
@osmanamin4603
@osmanamin4603 7 жыл бұрын
Looolzzz abti ma la is boobsiinaa
@zubairhussaini4196
@zubairhussaini4196 7 жыл бұрын
verliecht
@barotech4015
@barotech4015 6 жыл бұрын
....
@Wizzyak
@Wizzyak 6 жыл бұрын
thanks. we love you too❤❤
@mohamedibrahim7830
@mohamedibrahim7830 6 жыл бұрын
oh sorry
@cabaazburcc4227
@cabaazburcc4227 6 жыл бұрын
walahay heestan kama dhergo 100 jeer inkabadan ayaan dhagaystay😍😍😍👈 nuur caraale kuma jeclayn lakiin heestan ayaan kaa jeclaaday🇨🇭🇨🇭🇨🇭
@mukhtaarabdulahi2453
@mukhtaarabdulahi2453 6 жыл бұрын
cabaaz burcc
@SharaxaadaFilimada
@SharaxaadaFilimada 2 жыл бұрын
Lyrics:100% Music:100% Director:100% Camera and Editting:100% Colour backround:100% Song Fire🔥🔥💯💯
@yaxyepoi6436
@yaxyepoi6436 2 жыл бұрын
1000
@MuscabYare-rq9dt
@MuscabYare-rq9dt 8 ай бұрын
Mk❤😂😢
@Ali-yy4rn
@Ali-yy4rn 7 жыл бұрын
Axlaa cod nuur caarale hadii aad igu raacsan tahay comentigan like gareey 👍🏽
@hanadhusseinelmi5193
@hanadhusseinelmi5193 4 жыл бұрын
Doqon like mahaleysid 🤦🏿‍♂️
@ahmedkafi8913
@ahmedkafi8913 7 жыл бұрын
Qofta la jilayso snapchat ayan ka haya wlhi bishimaheeda lee ka hela waa wax yaro macan 💋💋💋
@radak662
@radak662 7 жыл бұрын
cade farah mad igu qabatid wan ku daqranahy qofta
@nawaalcusmaan3904
@nawaalcusmaan3904 7 жыл бұрын
cade farah maxaa ugu qoran kkkkk
@jestawigaming9220
@jestawigaming9220 7 жыл бұрын
nawaal cûsmaan kaga soo qor snapch
@zackomarr
@zackomarr 7 жыл бұрын
Abti maxa ugu qoran
@ahmedkafi8913
@ahmedkafi8913 7 жыл бұрын
Kkkkk hamdaa182 ayaa ogu qoran iska fiirfiirsada qofta koley saan filayo way melaysantahaye
@sumayosiidcali9399
@sumayosiidcali9399 2 жыл бұрын
Yaraantayda fiirsan jiray 🥺😇
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
Dhaantadiiba way xiiso beeshay Markay Cali iyo nuur kasoo tageen dalka
@qaran3751
@qaran3751 2 жыл бұрын
Rer turkey hada nahay dhantadan waxa ahayn maba naqaan 🔥🔥🔥🎤🇸🇴❤️
@kadhe_lyrics4247
@kadhe_lyrics4247 2 жыл бұрын
Lipaax sido kle✌️🤞
@dalla112
@dalla112 7 жыл бұрын
I'm from somalia and I like dhaanto 😃
@nuratobahsan5163
@nuratobahsan5163 7 жыл бұрын
Mnsha allh huuuno nuur jirooo joog dhiigeygi boqoraka dhantada luqunta&dhexdaa idishy ikoolkoli huniye deee Agah 😍😍😍🤣
@hodanmacalim3364
@hodanmacalim3364 6 жыл бұрын
Wooow heestu caadi mahaa wlhi waan ku haystaa nuur caraale iyo xamda qaali zxp waan ku xiisay wlhi 😍😍😍😍😍😍
@RoyalkingGSGaza
@RoyalkingGSGaza 7 жыл бұрын
Yala nuuru sxp keep up this is the latest beat I've ever heard
@asiye717
@asiye717 5 жыл бұрын
WaligY ma Dawan Hees io Dhanta Uu qadayO nuuR carale Lkn Hestan waa super hit 2019?
@jigjigailaaqabribeyax3446
@jigjigailaaqabribeyax3446 7 жыл бұрын
Dhaantadu caadi maaha lakiin Nuur caraale jigjiga aad kushidnayd aabo Waa is waashay 😂
@digaalecompany4621
@digaalecompany4621 7 жыл бұрын
Nimcan Jidwaaq Absame jigjiga kulahayd jigjiga maxaa lagu hayay waxaan qayil ahayn Iyo isku fiir fiirsi
@jigjigailaaqabribeyax3446
@jigjigailaaqabribeyax3446 7 жыл бұрын
Nasri Digaale zxb qurbaha meelmaaha wadankii hooyo wax lala simikaro majiro jigjigana ninkii jooga ayaa garan ficnideeda
@digaalecompany4621
@digaalecompany4621 7 жыл бұрын
Nimcan Jidwaaq Absame 👁👃🏾👁👆sax
@abdulazizyalahow3238
@abdulazizyalahow3238 6 жыл бұрын
Nimcan Jidwaaq Absame hahahaha
@SakariyeJakarta
@SakariyeJakarta 5 жыл бұрын
Ii koolkoli *2019* any one
@mohajr1282
@mohajr1282 7 жыл бұрын
Hidaha iyo dhaaqanka halka kasi wad nor arale ebow plz hada thy somali like i sar plz
@fartonsom919
@fartonsom919 6 жыл бұрын
kidhogo Tv sihaam
@osmanali3788
@osmanali3788 6 жыл бұрын
somali Tv
@NUNE144
@NUNE144 7 жыл бұрын
Mayee qofkii waxan ahay 307 ee likata isaara lika necelaa dadku xariifka timaha cas xishood miyay ka tahay bro bashal waa adune
@Abshir65
@Abshir65 7 жыл бұрын
Ruug cadaagii soo rogaal celiyay well come back ina aabow 👌❤️
@hamzerambo9122
@hamzerambo9122 7 жыл бұрын
WHO is from Noradin Secondary school??? Reply if u know What i mean
@queenamuun7683
@queenamuun7683 5 жыл бұрын
Wlle Nuur caraale waa Top weynaade waligey ma dhageesan ino sidan u cod mcn yahay ma anaaba ogaaa dhaanto iyi bar weye tan 🙌
@abbascadde963
@abbascadde963 7 жыл бұрын
Caadi maha hestan maka dalayaba wlhi so nice 😍😍
@tariigsaciid6354
@tariigsaciid6354 7 жыл бұрын
Qofki afarad ahye like isara
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 7 жыл бұрын
Aisha Saciid Diyar huno wakugu shrfy
@mohammedabdikarim9017
@mohammedabdikarim9017 7 жыл бұрын
Aisha Saciid carab
@abdiaziizabdalla3189
@abdiaziizabdalla3189 7 жыл бұрын
gabdha like caawiye
@tariigsaciid6354
@tariigsaciid6354 7 жыл бұрын
Idil Faarah hee xbbt.mxa la ybty
@tariigsaciid6354
@tariigsaciid6354 7 жыл бұрын
Abdiaziiz Abdulahi thnks apwe sare.
@yesminabdi6693
@yesminabdi6693 6 жыл бұрын
ogaden girls are most beautiful girls in the world. if you agree give me like.
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
Yesmin Abdi that's right my sister
@xamdanito8062
@xamdanito8062 6 жыл бұрын
Wll inantan waa reer hargiesadii hore
@mohamedshukri12hussein83
@mohamedshukri12hussein83 6 жыл бұрын
Yesmin Abdi Das ist richtig wiel ogaden frauen ist am besten frauen alle somalische frauen und alles in der welt Sie hat eine schönes kopf und lange harre auch und so Sorry I don't speak English or Somali but I have already to say German language
@boono2912
@boono2912 5 жыл бұрын
All Somali girls are, so yes.
@adnacumar9308
@adnacumar9308 5 жыл бұрын
well to be exact all girls are beautiful but to be specific somalilanders and xamar girls are the most beautiful in my own opinion
@siciidocishqi6238
@siciidocishqi6238 7 жыл бұрын
My walalky qaali king Abdinasir cirro best produced of world noloow 💪💪💪😘😍
@abdinasirhussein4860
@abdinasirhussein4860 7 жыл бұрын
siciido cishqi thanks qaali
@cabdullahishahmedshmaxamud986
@cabdullahishahmedshmaxamud986 6 жыл бұрын
nur caraale sxp codkaaga alle hakuu dhaafo mash allah sxp waan ku qiray dhaantadaan mar walbo ayada ayaan dhagaystaa sababtoo ah xig mad aad ubadan bay leedahay
@suleikhaabdullahi7281
@suleikhaabdullahi7281 7 жыл бұрын
waar nuur caraale ma ii geysiinow
@aymanchannel4075
@aymanchannel4075 7 жыл бұрын
awoowe abdinasir ciro waad shiday duqii caraale ahaa & waliba sweden awoowe adigaa u sareeya by jaceylow
@drqootoqooto4359
@drqootoqooto4359 7 жыл бұрын
Inta heestaan Gabadha Darteeda u daawanayso like ta ha iga iloobin isku dooq baa nahaye
@hebaali1361
@hebaali1361 7 жыл бұрын
Mmmmmmmm WAN ka helay heesan Masha allaha ikoolkooli
@tariigsaciid6354
@tariigsaciid6354 7 жыл бұрын
My king nuur carale alla mxa luquntada jeclhy
@kgvsmohamed5778
@kgvsmohamed5778 7 жыл бұрын
Aisha Saciid
@khadaressa8735
@khadaressa8735 6 жыл бұрын
tariig Saciid ku was kkkkkkkk
@ahmedadem711
@ahmedadem711 6 жыл бұрын
Heesta Maba dhagysan Wlhy saan qofta u dawanayey ay igu dhamaty 😱
@maymunadaimond9906
@maymunadaimond9906 6 жыл бұрын
😂😂😂😂😂
@maymunadaimond9906
@maymunadaimond9906 6 жыл бұрын
Ahmed Adem 😂
@samiracadey1860
@samiracadey1860 5 жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂
@m.aden_
@m.aden_ 6 жыл бұрын
Xushmad iyo wanag aya ka muuqda gabadha
@mohameddeyr5114
@mohameddeyr5114 6 жыл бұрын
Gmc Boss Thanks brother she is my sister Noolow lipax
@fadxinuura9223
@fadxinuura9223 Жыл бұрын
@@mohameddeyr5114 wllky walaashaa hoyo io aabe dhaleen miyaa mise waa wll somaliyeed uun
@zaytunali1231
@zaytunali1231 6 жыл бұрын
ninkaan gabdhaha heesihiisa ku jira weey asturan yhn masha Allah hlka kuwa kle soo qaawiyaan
@SS-ge1ng
@SS-ge1ng 7 жыл бұрын
Somalidan badawtimada gormey kabixi melkastaba like Bey hayan 😂😂😂 Aniga xata Waan iskarabilaha 😂😂😂❤️
@mahadmaxamed1912
@mahadmaxamed1912 2 жыл бұрын
My favourite 2022🥰🔥❤💖
@euxhhshshehhs7020
@euxhhshshehhs7020 6 жыл бұрын
Ar nuur caraale dartii ayaan sariir usaaranahay ee tolhadaan nahay raqabkiisa meel iigu sheega bal. 😢😢😢😢😭
@Dahabomohamedabdullahi530gmall
@Dahabomohamedabdullahi530gmall Жыл бұрын
Manoshaxay hadha😁😁😁
@leyladiriye8398
@leyladiriye8398 6 жыл бұрын
I m in love with nuur caraale heesihiisa isaga hadaan dhoho xaafdaa leyga ceyrinayaa hhhh
@kabtanaabaska9370
@kabtanaabaska9370 7 жыл бұрын
My Big Boss nuur Araale aad baan utageraa xaqiiqdii
@khalidabdisalan1519
@khalidabdisalan1519 7 жыл бұрын
Abdinasir IRo Pro Waxaaad Sbc ii tahay 10 year You are the best My Prooooh Shaqo Wcn Hooosha Ha Socoto
@abdinasirhussein4860
@abdinasirhussein4860 7 жыл бұрын
Khalid Abdisalan thanks my brother 🙏
@dajiyadagan9681
@dajiyadagan9681 6 жыл бұрын
Khalid Abdisalan
@owlaadjacayl4290
@owlaadjacayl4290 7 жыл бұрын
Best song nuur caraale Best vedio Sanadkan waa la wada nurayah
@sunduscabdi7098
@sunduscabdi7098 7 жыл бұрын
Nuur carala han miyuu is dhiibay jigjigaan ku aqaanee yaab, .
@mahdtaani4788
@mahdtaani4788 7 жыл бұрын
caadi maaha legend nuur caraale horusocod bro👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻👏🏻
@farxiyapasto5257
@farxiyapasto5257 7 жыл бұрын
waaw waaw nuur carale ala mxaa ku heestaa fanan dhamees tiran cod leh alaha ku siyaad sho
@libanxaashi7850
@libanxaashi7850 7 жыл бұрын
heestan waxa aloodhameystiray wax walba , inlaqaawiyo gabdhaha muqaal kuma gadmee kudeyda asxaabtaan
@tusbaxle_gaming2041
@tusbaxle_gaming2041 7 жыл бұрын
Haaa heesta walhi hees way dhaaftay waligay ma arag heestan hees la mid ah wll nolow in badan
@somalishowtime5038
@somalishowtime5038 7 жыл бұрын
Abdinasir Cirro your a king 👑 good work walalo 🔥🔥💪🏽💪🏽👊🏽👊🏽
@abdinasirhussein4860
@abdinasirhussein4860 7 жыл бұрын
SOMALI SHOWTIME thanks 🙏
@MrAbdinasir12
@MrAbdinasir12 7 жыл бұрын
SOMALI SHOWTIME I can't get tired of this song so far the best to me.
@Badgirl-po1fq
@Badgirl-po1fq 7 жыл бұрын
Nuur arale❤️❤️❤️❤️❤️💋
@somalishowtime5038
@somalishowtime5038 7 жыл бұрын
This song is turned up 🎤🎹🎼🎤🎬
@nafisahassan3677
@nafisahassan3677 6 жыл бұрын
Waaaaar iga daba geeeye sowmaali maryooley waan idin xisay waaaa heestii igu horyseen bishaan dhagysto
@ahmadawliyo2360
@ahmadawliyo2360 4 жыл бұрын
Hadaad halkan usoogashay inaadawto heestan like igudhacsii awoowe
@cabdullahishahmedshmaxamud986
@cabdullahishahmedshmaxamud986 6 жыл бұрын
musigane waa laga tuay jawi macaan leh baa looduubay faananka aadka u Da,da yar xagga dhaantada sxb hida iyo dhaqankeena suuban ee soomaalida ah sxb marna haka fuqin ku ad ad koow sxb aad u qaali ah
@wiilkadhiigaushubasomalida2483
@wiilkadhiigaushubasomalida2483 7 жыл бұрын
Rugcadagii soo rogaal celi✊🏻 dhaanto way dhaaftey wax kle weeye qatarooz dabayshu geedaha uma ruxdo inay ciyaarsiiso
@munahassan7406
@munahassan7406 6 жыл бұрын
Imiss u walalkay walahi aadban kugu xiisay noolow inbadan wan kulmi donaa insha allah
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 5 жыл бұрын
My favorite song ❤️❤️
@mai1643
@mai1643 6 жыл бұрын
Waxan joga Mogadishu ar nuur carale ii geeya hhhhh wan tageera fananka dhabti
@Ashakaaba
@Ashakaaba Жыл бұрын
This song ❤️🔥😍
@aarshepouy7863
@aarshepouy7863 Жыл бұрын
This song 😘❤💖🌹
@zalmiita5623
@zalmiita5623 5 жыл бұрын
Kaalay Huno....Hees la habeeyay
@inamuqtarganeey9326
@inamuqtarganeey9326 5 жыл бұрын
Cajiiiiib. Waaadhaaan Tadiii Ebad Aaan kahelo. Runtiii. Nin kaan waligeey MaArkin. Mana Aqaaano. Lkn heestiisa kahelay
@najaxmire7886
@najaxmire7886 7 жыл бұрын
way igusocotaa sidii faleembo wallee😍😍
@mhflexy5377
@mhflexy5377 6 жыл бұрын
I love thz Song 😍
@asadaden
@asadaden 7 жыл бұрын
Maanta Anaa u Horeeya Yaab 😂😂😂😂
@abdifatahaiman1304
@abdifatahaiman1304 4 жыл бұрын
Waaw masha Allah haqiqdi waan ladacai dantadathaan
@axlammohammed1266
@axlammohammed1266 7 жыл бұрын
My inader ilah haku deysto nice song 😍😍😍😍
@anascabdirisaaq1217
@anascabdirisaaq1217 6 жыл бұрын
Masha Allah nuur caraale inadeerkay rumaad ilaahay haku daayo
@nasrinabdi4412
@nasrinabdi4412 Жыл бұрын
😮war jilicsana kaa nagta u eeg dhex bood bodaya meesha
@hamzaabdi6365
@hamzaabdi6365 7 жыл бұрын
first person waa aniga gubata
@fuaad_yare_daaahir
@fuaad_yare_daaahir 8 ай бұрын
Markii lagaaro sanadka 2026 haley so qabto waxan rajeyna in Allah caafimaad nagu gaarsiiyo
@munaloveddsi3656
@munaloveddsi3656 7 жыл бұрын
asal nuur caraale Lkn kooxdadi quruxin jirtay booska kaa maqan viva ddsi one love 😍 😍 😍 😍 😍
@sumayamoh3190
@sumayamoh3190 5 жыл бұрын
Markii iigu horaysay ee nuur hees leeyhy daawado🤗
@Somalis
@Somalis 6 жыл бұрын
Nuur carale dhaqankii Wuu ku ciyaaray waaxay gabadhan uu meesha keenay
@baarliincabdulaahi1810
@baarliincabdulaahi1810 7 жыл бұрын
ikool koooli www best denc bro keep working
@sadiaabdi8035
@sadiaabdi8035 6 жыл бұрын
Midka iska tagan ku qoslay kkkk nice song 😘😘
@fatimavlogs1234
@fatimavlogs1234 7 жыл бұрын
Ishcalaa dhaanto nuur caraale thanks lkn dhaqanki waa laga tagay ileen dhulki lama joge
@khadarilkacase2821
@khadarilkacase2821 7 жыл бұрын
Mu dhaantaynaya nuur caraale mise ana mooday in uu jaasayo
@HankaSare
@HankaSare 7 жыл бұрын
Waaw!! Ikoolkooli kaalay huunooy!
@adnamo.439
@adnamo.439 7 жыл бұрын
www inaba cadi maha heesta and farsamadaba Abdinasir cirro halyey👏👏 wiilka la timaha cas iga qosliyey mel dhanto laga maro mayaqano😂😂
@caanogeelo3back609
@caanogeelo3back609 5 жыл бұрын
Ay aan laga aysaneen. Hees iyo bar weeye waanka hela
@yahyeidirisodowa4017
@yahyeidirisodowa4017 6 жыл бұрын
Best editor
@Awale.british
@Awale.british 7 жыл бұрын
We love Nuur caraale boqrka dhantada
@barotech4015
@barotech4015 7 жыл бұрын
top the best fanan Nuur araale Walhy Will waaye Ninkan Tageero Biuxa Bowe👌👌👌👌👌👌👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👋👋👋👋👋👋👋
@hooyoaabo3938
@hooyoaabo3938 7 жыл бұрын
Aaaa kululaaadooo Aaaaa kaadsanwaaye Aaaaa kordhi howshooo kaaalay Huuunooy. Ma adaaa fahmayba..
@nasraabdi9840
@nasraabdi9840 7 жыл бұрын
Nuur caraale luqunta siduu uuga ciyaaran jeclahay yaa igu raacsan.
MAANLULA NUUR CARAALE 2017 official music video
4:41
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 1,7 МЛН
Nuur Caraale Ina aado Dhaanto Cusub Af dheer
5:41
Jigjiga Tube
Рет қаралды 407 М.
Little brothers couldn't stay calm when they noticed a bin lorry #shorts
00:32
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 6 МЛН
Gym belt !! 😂😂  @kauermotta
00:10
Tibo InShape
Рет қаралды 18 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 10 МЛН
这是王子儿子吗
00:27
落魄的王子
Рет қаралды 20 МЛН
XASAN YARE & IDIL AYRUUSH CIIDANKAYGOOW WAAD CIBAADAYSATEEN OFFICIAL VIDEO 2024
3:20
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 4,4 МЛН
NUUR CARAALE ISTAAHIL OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:37
nuur caraale
Рет қаралды 2,2 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
ILKACASE QAYS IYO NADAR MAXAMAD CILMI HEES CUSUB MUQDISHO VIDEO LYRICS 2019
4:50
Hassan Gantaal -Qaali-Luula (Official Music Video)
5:36
Hassan Gantaal
Рет қаралды 7 МЛН
HEES NUUR CARAALE DHAANTO NASTEXO OFFICIAL VIDEO
3:13
nuur caraale
Рет қаралды 117 М.
Don’t Stealing 👵Moral Stories for kids #kidsvideos #goodhabits #youtubekids #cartoon
0:21
Elizabeth and Briceida Learning & Fun
Рет қаралды 47 МЛН
AAAAH
0:10
F L U S C O M A N I A
Рет қаралды 20 МЛН
как пройти скулбоя за 36 секунд?
0:22
Holy Baam
Рет қаралды 1,6 МЛН
Comfortable 🤣 #comedy #funny
0:34
Micky Makeover
Рет қаралды 13 МЛН
Don’t Stealing 👵Moral Stories for kids #kidsvideos #goodhabits #youtubekids #cartoon
0:21
Elizabeth and Briceida Learning & Fun
Рет қаралды 47 МЛН
Наглый мальчик! #сериалы #фильмы
0:54
Cineverse
Рет қаралды 10 МЛН