MAANLULA NUUR CARAALE 2017 official music video

  Рет қаралды 1,723,759

Abdinasir Cirro

Abdinasir Cirro

7 жыл бұрын

MAANLULA N NUUR CARAALE 2017
erayadii Dhame Ismail Abdallah
Music Maestro Shegow Bishara
Vocal recorded by Walirasta Studio
Directed by DJMaslah and DJShuceyb produced by Abdinasir Cirro

Пікірлер: 741
@yasmiinmohamud4609
@yasmiinmohamud4609 6 жыл бұрын
Inta quraanka jecel farta taaga☝️
@umumaxamed1020
@umumaxamed1020 6 жыл бұрын
👆
@oldisgold3053
@oldisgold3053 6 жыл бұрын
yasmiin mohamud Like ta Naga qaadatay Dacawo yahay
@yasmiinmohamud4609
@yasmiinmohamud4609 6 жыл бұрын
Old is Gold hee maxa dhacay😂😂😂😂
@oldisgold3053
@oldisgold3053 6 жыл бұрын
yasmiin mohamud Waad wala cuntay😁
@karaamatv
@karaamatv 6 жыл бұрын
yasmiin mohamud ☝
@xamaasxamaas9968
@xamaasxamaas9968 6 жыл бұрын
Waani baryaa like isiiya waligeey 150 like makaarin wlhi
@muna455
@muna455 5 жыл бұрын
inta jacaylkooda la kulantay first time oo inay hab siiyaan dar ilaahay isaga daayay farta taaga☝️
@luulalaki6957
@luulalaki6957 4 жыл бұрын
Muna wali lama kulmin lkin waan rajaynayaa in shaa allah mar aan dheerayn soo ducee adna Allaha isku kiin barakeyo🤲
@tarabimusic
@tarabimusic Жыл бұрын
🤟
@ahmeddeeeq7820
@ahmeddeeeq7820 6 жыл бұрын
Waxan aad uga helaa marka hablaha somalida la amaano hees gabay iyo wixi la mid ah hadaad u fiirsato wajagi aykugu eegayaan amintaas quruxdiisa iyo xishoodka kuwada kulma goortaas 😍😍 Maxad ku sheegi lahaydeen sxbayaaal Hablaha somaliyeed 😍😍😍😍
@mohamedyarre8693
@mohamedyarre8693 5 жыл бұрын
oky wy lulysaaah qalbiga
@rahmohusein478
@rahmohusein478 3 жыл бұрын
Masha alh tnkiyou wll🤗
@haniisse
@haniisse 6 жыл бұрын
waaaaaaaw wiil qurux badan ivo gabar qurux badan mansha allah aqyaarta commentiga oo dhan waan wada aqriyey qof walbana like baan u saarey saf baan ka marey gob iga dheh anigana markeyga ha la igu qabto qof ka duubey video gaan waxaan leeyahay u did a good job i like it ❤❤❤❤❤❤❤
@suldaanmuhammadmillion7541
@suldaanmuhammadmillion7541 6 жыл бұрын
Maan lula way tahay tani hablaha Soomaaliyeed waa boqortooyo quruxna eebaa ku manaystay jiroo jooga weligiiin🤘 nuur caraale ehel dhaanto👍
@dmunaas158
@dmunaas158 6 жыл бұрын
Mataan Ciideed hhhhh
@suldaanmuhammadmillion7541
@suldaanmuhammadmillion7541 6 жыл бұрын
D Munaas maxaa kaa qosliyay wllo
@inadahabo
@inadahabo 6 жыл бұрын
Wilashi indhahaygow nolow adna😙😙
@mustafeakshey4855
@mustafeakshey4855 6 жыл бұрын
Mataan Ciideed mash alh amizing zing
@suldaanmuhammadmillion7541
@suldaanmuhammadmillion7541 6 жыл бұрын
Tufaax Egal thanks wllo 👍
@oldisgold3053
@oldisgold3053 6 жыл бұрын
Markaan kulan baan 😘miyir beel mayoo 😘mar hadaan Ku helin 😘mugdi weeye nololi😘 Sida laba mataan❤iyo laba isku mida ah ❤meel baad igaga Taal 😘Aan kaa maarmi Karin 😘 Dee Nafahmoo waxaas oo dhan waxan usoo qornay # thumps up inaa dhahdiin😁😁😁Like #Stayblessed Nuur caraale 👍
@nimcoism
@nimcoism 6 жыл бұрын
Lol
@rahmaroze4982
@rahmaroze4982 6 жыл бұрын
Old is Gold hhhhhhhhh geesi waan ku fahmiybaaa zhp
@oldisgold3053
@oldisgold3053 6 жыл бұрын
Rahma Abdilahi 😀😀😀😀Akhyaar ba tahay wllo
@hanisomali8206
@hanisomali8206 6 жыл бұрын
Old is Gold 😭😭😭😭😭😭😭
@oldisgold3053
@oldisgold3053 6 жыл бұрын
Hani somali 👌
@howto8243
@howto8243 6 жыл бұрын
LYRICS Inta muunad dumar Mowle uumayee Madow & cadaanba Maaxii dunida weeye Adaan kaa mutoo Maanka deeqayoo Muxibiyo jaceylka Macaan i baray Maqsuuday naftaydu Maamuus kalgacayl Jaceyl minguurin Ayay masrab kaaga dhigi Maan lulaay Markaan kulanaybaan Miirqaadmayoo Mar hadanan ku helin Mugdi weeye nolol Sida nayl mataan Iyo laba isku midab meelbaad Igaga taal aanka maarmi karin Fanankaan hada kahor ma dhagaysan lkin waa fanan cajiiba
@haniahmed2561
@haniahmed2561 6 жыл бұрын
Caadi matihid saad usoo qortay ayaa cajiib ah thanks
@HusseinJama
@HusseinJama 6 жыл бұрын
hani ahmed thnks
@soyaansoy746
@soyaansoy746 6 жыл бұрын
Fahdi Jama thanks
@chuchujaybaz1016
@chuchujaybaz1016 6 жыл бұрын
Fahdi Jama .
@easyrelaxsing831
@easyrelaxsing831 6 жыл бұрын
Fahdi Jama Nuur caraLE saNaD hore udhaqaysaY Waa faNan qarane😎
@djhayaacdonalasocda1432
@djhayaacdonalasocda1432 6 жыл бұрын
Heestan hada mararbadan daawatay like igu soo dhaji 😍
@duriyadiisayidnuur9735
@duriyadiisayidnuur9735 5 жыл бұрын
Maanka way wada lulaan gabdhaha somaliyed waayo qayrkood way dhamaan gabdhaha dunida kuweenaa uhoreeya wlhi one love gabdhaha somaliyed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MyTima123
@MyTima123 Жыл бұрын
I don’t understand nothing because I am hoyoo mataalo but I love my reer ayeyodey and this song touched my heart. May Allah protect ogadenia from ur marexaan sister 🇬🇲♥️🇱🇺
@Shafie-Mohamed-Osman
@Shafie-Mohamed-Osman Жыл бұрын
Iam hooyo mataalo 😭😭😂😂
@princessnajma.1988
@princessnajma.1988 Жыл бұрын
@@Shafie-Mohamed-Osman I 😂😂😂😂😂
@darasalam3147
@darasalam3147 11 ай бұрын
Gacalo soo dhawoow😊
@AbdishukriHassan-oj9fn
@AbdishukriHassan-oj9fn 3 ай бұрын
😊😊😊​@@Shafie-Mohamed-Osman
@shugriyamahamed2887
@shugriyamahamed2887 Ай бұрын
What are you talking about? You don't make any sense..
@cimraancawaale380
@cimraancawaale380 5 жыл бұрын
Jwabta intii hestan intiiso arag tey like dhac dhac kusiih 😂😂😂
@absalam-muvaza
@absalam-muvaza 4 жыл бұрын
Hhh isga hale
@ashleyalban2212
@ashleyalban2212 4 жыл бұрын
Ana kasoo arke heestan mawa aqaanin bo😂
@khadrahassan7894
@khadrahassan7894 4 жыл бұрын
Cimraan Cawaale anaa kamida intii jawabta ka soo raacday hadana wanba kuhaystaa 🤣🤣🤣
@omarsheikh1901
@omarsheikh1901 4 жыл бұрын
Jwabta mafahmiin meshaa iga dhadhiciya jawaab xagee ah
@khadrahassan7894
@khadrahassan7894 4 жыл бұрын
Zahiir jR waxaa weeye hesta asad faqdiid. Habli hii maraykan mas bay noqdeen yurub baa lamida oo mayaha ayay dhigteen 😂😂😂😂😂😂😂😂
@ahmedabtiyo2212
@ahmedabtiyo2212 6 жыл бұрын
Xaaskayga ayaa like ku walacdee ee halaygu caawiyo😂
@ibtisammohamood231
@ibtisammohamood231 6 жыл бұрын
Ahmed Ali kusaray liin dhanan iyo cusbo hakadhigate 😂😂😂
@ahmedabtiyo2212
@ahmedabtiyo2212 6 жыл бұрын
Aniga u qooshaya huuno
@monadheeman3829
@monadheeman3829 6 жыл бұрын
Ahmed Ali hhhhhhhhhh
@khalidmohammed2177
@khalidmohammed2177 6 жыл бұрын
Xaaaska is typing hayaaay😂😂😂
@qalanjo1104
@qalanjo1104 6 жыл бұрын
waryaa xaaska been ha ka sheegin been been baa barateen yaa balaha ka rifin bom hunu hunu hdl ma ahn 😁
@soyaansoy746
@soyaansoy746 6 жыл бұрын
agah agah. war kuwani ku maan gabey. awowgi la cadaabku cod macaana. cajab gabadhuna. quruxley fiidmeer. perfect voice and perfect performance. thanks
@tufaaxacastv8724
@tufaaxacastv8724 6 жыл бұрын
Shegow Bishara waa ninka kaliyee musicgiisu iqiira galiyo i love heesaha uu musicada u tumo macalin sheegow waxaana ku bartay heestii calaacalka ahayd ee khadra silimo iyo heestii hani UK like isaar hadaad ila mid tahay
@boaloariosto
@boaloariosto 6 жыл бұрын
Tufaaxacas TV aad iyo aad baan kuugu raacay sxb. Ninkaas waa Meastro, musigiisa oo dhan waa xul, laxamadda qaar oo uu saary na waa fara ka dhuuq.
@nimaawaleh5373
@nimaawaleh5373 4 жыл бұрын
Heestan intii 2017 dawty eeh ku celceshata love isara aniga waxaan dib u daawnya 2020
@abdilqadirzkaysez6264
@abdilqadirzkaysez6264 6 жыл бұрын
Heestan mala waxan dawaday 10jeer welina kama xiiso dhicin noolow Nuur caraale iyo inanta quruxda badan ee la metelaysa
@dayaxteamkaazow2841
@dayaxteamkaazow2841 6 жыл бұрын
Nuur Caraale boqorka codka nolow inbadan Insha'Allah amiin. Beautiful song wow wow ❤️😍😍😍❤️
@peskaofficial319
@peskaofficial319 4 жыл бұрын
YNWA
@afsokortube8819
@afsokortube8819 6 жыл бұрын
marhadaan kuhelin mugdi weyee maanlula suldan from xamar cadey inta isku magala nahay like isaara
@saeedmohammed1295
@saeedmohammed1295 6 жыл бұрын
Waligay like layma saarin plz ilahay dartii igu cawiya lol
@hsm6581
@hsm6581 6 жыл бұрын
saeed mohammed 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@khalidfarey7221
@khalidfarey7221 6 жыл бұрын
saeed mohammed خهههههه
@musdafahmed3091
@musdafahmed3091 6 жыл бұрын
saeed mohammed kkkkkm wax qasan iga dheh waad iga qoslisay sxb
@haafidhsan5461
@haafidhsan5461 6 жыл бұрын
saeed mohammed kal iyo laab aa u qoslay
@nouraahmed8848
@nouraahmed8848 6 жыл бұрын
Hhhhhhhhh ilahay dartii kulahaa😂😂 haye ku naax sxp
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 6 жыл бұрын
MAESTRO SHEEGOOW BISHAARA music haduu sharaf leeyahay ninka garaacay 🔥🎼🎵
@drahmedjamamohamed3506
@drahmedjamamohamed3506 6 жыл бұрын
I am from raas casayr where red sea and indian ocean meet🔵
@axmedcabdi5666
@axmedcabdi5666 Жыл бұрын
0000000⁰0⁰0⁰
@DrsxaawoMaxamuud
@DrsxaawoMaxamuud Жыл бұрын
😊😊😊😊😊
@DrsxaawoMaxamuud
@DrsxaawoMaxamuud Жыл бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@cabdimalikcabsulahi8379
@cabdimalikcabsulahi8379 Жыл бұрын
​❤❤❤❤
@aymanchannel4075
@aymanchannel4075 6 жыл бұрын
salan sare dhaman 1 nuur carale sxp 2 ali dhaanto 3. abdinasir cirro 4. abwaan dhame ismail awoowe aad ban idin salamay by jaceylow
@abdinasirhussein4860
@abdinasirhussein4860 6 жыл бұрын
salaan sare ugaas
@user-ob7ny1ss3j
@user-ob7ny1ss3j 7 ай бұрын
Ninkan wan jeclhy walhi sen u helah somaliyey❤😢
@thesomali6369
@thesomali6369 6 жыл бұрын
Intaan sanadku dhamaan wan ku haystaa heestan , I love it really 😃
@abdiqaniyusuf3655
@abdiqaniyusuf3655 6 жыл бұрын
Sxp Nuur Caraale Top 💯Lkn Dhaantadii Waad ilowdee sidii Hees Caadiya Gacmaha iska Taag TaagaYsa libaax Wacdarahaagii Soo ceLi 😂😂👉🏿
@somalifunny3945
@somalifunny3945 6 жыл бұрын
Abdiqani Suldaan kakaka
@CirroFilms
@CirroFilms 6 жыл бұрын
Dhaanto way soo socotaa ee ha sugi waayin. goordhow filo dhaanto cusub oo hada dabka saaran.
@gurhanthabo3317
@gurhanthabo3317 6 жыл бұрын
Abdinasir Cirro dhantada so dadeji sxb
@amiishaacadeyamiishaacadey2590
@amiishaacadeyamiishaacadey2590 6 жыл бұрын
Haaaaa
@CirroFilms
@CirroFilms 6 жыл бұрын
iguana halee
@maryammohamedelmi6417
@maryammohamedelmi6417 6 жыл бұрын
walalayaloow waxan idin wediiyey manta si lilahiya uga jawaba dhowr qof oo hada like ii saara tiri oo qufuba si udalbey ayan usaray quranki xitaa walagu sodarey ee maxaa laga hela liketa bal inti taqan ha ii shegan wan kuwarerey
@maakhiri3886
@maakhiri3886 6 жыл бұрын
hhhhh malaha Lacag
@Elperyonasa
@Elperyonasa 6 жыл бұрын
kula mid ayan ahay oo wlhi wan yaaapanahay dadki xoolo ayey noqden
@abdiiahmed1684
@abdiiahmed1684 6 жыл бұрын
halkii like waxey lamid tahay 0.5$😂😂😂😂😂
@maryammohamedelmi6417
@maryammohamedelmi6417 6 жыл бұрын
Abdii Ahmed alloow arzaaqada no wasici si fudud nagusii mahadsanid walaal
@abdirashidelmi2438
@abdirashidelmi2438 5 жыл бұрын
Nur carale nur cala nur inta fanka xisaysa maqsud bay ka yihin niyad safi ah ayan kugu tagera horey u soco dhan walba wad u dhigeysaye talent singer
@caqli_same8270
@caqli_same8270 6 жыл бұрын
Idhaaftay heestiiba sidan like usaarayee IGA xishoodo ana isaara dee Is xilqaama
@yarta_ciisemuuse_maxed_cii207
@yarta_ciisemuuse_maxed_cii207 6 жыл бұрын
www hees iga dheh nuur arale hore usoco 👏inta iga danbaysa bilahi calyk like iigu qabta 😙😙
@saynabquurux3239
@saynabquurux3239 6 жыл бұрын
ڜ1
@diiniali7021
@diiniali7021 6 жыл бұрын
Inta nabad la jecel dalka like ha beqilin
@ibrahimosmanmohamud7472
@ibrahimosmanmohamud7472 6 жыл бұрын
alle hala baqo dadyahow
@qalbidhaya6578
@qalbidhaya6578 6 жыл бұрын
Qofki ugu horeyay ayaa. Ahay like hala baqeylina
@ahmedduale3156
@ahmedduale3156 6 жыл бұрын
ämlina Moha ciyaar ta dhaaf😁😁
@qalbidhaya6578
@qalbidhaya6578 6 жыл бұрын
Ahmed Duale hhhh ciyar MA ahan ee like ta ha la bakheylin
@ahmedduale3156
@ahmedduale3156 6 жыл бұрын
Okay hno Adaa ku leh Like ta ✌✌
@asal21production48
@asal21production48 6 жыл бұрын
ämlina Moha Like waan kugushubay huno😍
@jilacow4239
@jilacow4239 6 жыл бұрын
insha allah
@lakiwadani6438
@lakiwadani6438 6 жыл бұрын
Axsan hees maan lula😍 ilaah amarkii Nurcarale wan jecladay tolow Sweden ma uguraa danteyda ma u dayaca si aan isaga u dawado dariskaba heyla yabee 😎
@ibrahimguhad1640
@ibrahimguhad1640 6 жыл бұрын
Laki Wadani Hhhhh horay ugaar hno
@lakiwadani6438
@lakiwadani6438 6 жыл бұрын
Ibraahim guhad codsi deg dega aan u dursaday hheheheheh
@guntane143
@guntane143 6 жыл бұрын
❤❤inta muuna dumar mawla uumayee madaw iyo cadaan maaxi dunidan wayn 💖💖adaan kaa mutoo maanka deeqayoo muxubiyo jacaylka macaan i baray❤❤maqsuuday naftaydoo maamuus kalgacalayloo jacayl aan min guurin ayay maskabkaaga dhigi maan lulay😍😚markaan kulanaybaan miyir qaadmayoo mar hadana ku helin mugdi weeyo nolol 💞💝sidaan nahay mataaniyo laba isku mida meel iga taal aan kaamaarmi karin 😙😙
@iqraahmedcabdi
@iqraahmedcabdi 2 ай бұрын
Heestan xasus igu leedahay wiil xafada nala dagnaa 2019 baa aad udhagaysan jiray walahay subax kasta marka soo kaco waxa arki jiray isagoo dhagaysanaya markan heesta maqlo waxa soo xasustaa 2019 nolashan ku jiray aad ayay umacaneed😭ciyaal xamar weene waan uxiisay😢
@someditins
@someditins 29 күн бұрын
Heestan dareen goni ah bee ledahey wlhy
@Elperyonasa
@Elperyonasa 6 жыл бұрын
wow wow wow 😱😍 i can tell waayahan mapan dhageysan hees sidan o kale xaada ikicisay 👏Bravo✊️ something else 🔥😎
@halimaabdi5458
@halimaabdi5458 6 жыл бұрын
Love u nuur Caraale gabdho yar yar oo shidan hadana qurux badab asturun caadi matihiin like hadaa ila qabtid saas
@abdikarimisman3600
@abdikarimisman3600 5 жыл бұрын
Hee iyo beedh waye nuur arale legend keep going markan kulana mar qadamayo mar hadan ku helin mugdi waye nolol
@ibraahimshakulyare3018
@ibraahimshakulyare3018 6 жыл бұрын
King nuur caralee❤💖 Best song man luula🙋 Abdinasir cirro waku aminsnhy broo 😍
@abdullahidrogba9791
@abdullahidrogba9791 6 жыл бұрын
Ibraahim Shakul Yare meel walba miyaad igaga horeysaa dee agaah 😂😂😂😂😂😂
@kinghanad4709
@kinghanad4709 5 жыл бұрын
waraa wajiga iiga leexo nh..
@kinghanad4709
@kinghanad4709 5 жыл бұрын
naftan meel walba way jogta 😃😃
@arlinaibrahim2870
@arlinaibrahim2870 5 жыл бұрын
Qofta wey shidanthy inta igu raacsan farta hataagto indha jecel ayey kueegeysaa talow majeclkeda😁😁😁
@samiraarten3263
@samiraarten3263 6 жыл бұрын
Abdinasir ciro well done wlo you are super talented masha allah ❤️ my uncle nuur carale miss you 😍
@abshirbade1848
@abshirbade1848 6 жыл бұрын
Qoofta yaar baan kuhaysta qofki kuhaysto liketa isaar
@tusbaxle_gaming2041
@tusbaxle_gaming2041 6 жыл бұрын
War waa idiin tuga like igu qabta shaqo qaran ayan ku maqna inta iga danbeso
@abdikaafiak5797
@abdikaafiak5797 6 жыл бұрын
War kan duubay Scml heesta mahan hees raaap Vidiow waaa kudheshay
@abdinasirhussein4860
@abdinasirhussein4860 6 жыл бұрын
Abdi kaafi Ak thanks
@rashkaboi1864
@rashkaboi1864 Жыл бұрын
2023 ya wali ku heesto 😂🔥✌️
@bujaadreamgirl4262
@bujaadreamgirl4262 6 жыл бұрын
Nuur arale legend top wlhi 😍❤boqorka dhantada👏👏👏👏💫👈
@skyvoipprovider3148
@skyvoipprovider3148 6 жыл бұрын
hees shidan iga dheh muna luula Sida laba mataan❤iyo laba isku mida ah ❤meel baad igaga Taal 😘Aan kaa maarmi Karin 😘
@guntane143
@guntane143 6 жыл бұрын
king of voice and dance ina caadi ma ahan full respect bro nuur caraale
@aymanchannel4075
@aymanchannel4075 6 жыл бұрын
awoowe waad shiday meesha abdinasircirro respect boss by jaceylow
@abdinasirhussein4860
@abdinasirhussein4860 6 жыл бұрын
non culus rageeda
@Legend_9859
@Legend_9859 6 жыл бұрын
Legend hore usoco always u r top 👌👍👂🏼
@macab6141
@macab6141 6 жыл бұрын
Ooh yes heestan anaa la'iisa meyey!😚😚😚
@hipaaqmaddalllaguure
@hipaaqmaddalllaguure Жыл бұрын
😂❤🎉
@baabkakhalifa1464
@baabkakhalifa1464 6 жыл бұрын
Nuur carale fanan qali ah nolow sxb dariska xalasha ah ban ahay 😆
@bral-khalaf9704
@bral-khalaf9704 6 жыл бұрын
Qaaw cadi mahan wax itus Nuur xaraale kuma hayo AR like ma isii siino hh thks
@duceysaneabdi5830
@duceysaneabdi5830 6 жыл бұрын
Nuur caraale malaha gabadhan love aYuu ku Yahay MashaAllah looking so cute Bishimaha aYaY ka shidantahay inanta!!!!!?
@abwaanqanciye9469
@abwaanqanciye9469 6 жыл бұрын
Nuur caraale wuu ilbaxay hh aar like iigu qabta yurub buu yimide 😂😂🤣🤣🤣
@youtuber-cv6hm
@youtuber-cv6hm 6 жыл бұрын
Qurux badanaa gabadha maashaAllah
@deeqomohamed3882
@deeqomohamed3882 4 жыл бұрын
wat gabadha heetst leh maria love
@hikkrzminzzy5946
@hikkrzminzzy5946 6 жыл бұрын
Love the song I don’t even understand it but sweet music 😚😚😚😚
@izaaahmed4575
@izaaahmed4575 6 жыл бұрын
Maqsuuday nafteydu mamuus kal gaceyl jaceel aan marna gurin ayeey maskan kaa ga dhigte abuu hishaam❤👑
@shirwahs7815
@shirwahs7815 6 жыл бұрын
Abdinasir cirro HALKA kawad sxb you the best
@shaybahmed2587
@shaybahmed2587 6 жыл бұрын
always as classice well done my boys👌👑👑 by Ashraf @ cirro @ caraale
@MMire-qo7vk
@MMire-qo7vk 5 жыл бұрын
naag qaawan mlhn muusikadi somalida ee lawada leen ehed mlhn afqaloocsan iyo hadal saqajaan mlhn video ga aad buu u qrux bdnyhy Suugaanta soomaliyeed saan oo kala laga rawa
@jigjigailaaqabribeyax3446
@jigjigailaaqabribeyax3446 6 жыл бұрын
Dhaantada caadi maaha Nuur caraale Nice dhaanto
@farxiyocadeey6654
@farxiyocadeey6654 6 жыл бұрын
Jig jiga iyo qbridahar wardheer dhagaxbuur nuur carale wa lagaa salaamay abwaan keeyga qaaliga ah hajiro nuur carale
@abdinurseefka
@abdinurseefka 6 жыл бұрын
Gabdhaha Somaliyeed oo dhanbaa maanlula wada ah one love gabdhaheena waa boqortooyada aduunka 💟❣💟💟💟💟💟
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 6 жыл бұрын
Nuur Caraale Mahalkasey Sheeko maraysa🤔
@farwarasheed1585
@farwarasheed1585 6 жыл бұрын
masha allah videoga iyoo heestuba waa qurux, iyo gabadh aad iyo aad uquruxbadan masha allah xural cayn ilxun kuma aragto ilhy hkudayo keep it up sis
@NUNE144
@NUNE144 6 жыл бұрын
Boqorka dhaantada alle baa boqoree lkn aabaha dhantada iska dheh. Nuur calaa fanaan jira tahay saas ku soco abaga
@ahmedtaatiko6623
@ahmedtaatiko6623 4 жыл бұрын
Heestan inaba caadi mahaN laxankeedu musica ma shaydaan ba ugaraacay wxa kani wax ka badanee 😂
@yuniszabdow6671
@yuniszabdow6671 6 жыл бұрын
Nuur caralle mash Allah brother may almighty protect you from evil eye
@browningibrahim866
@browningibrahim866 6 жыл бұрын
My girlfriend just turns 19 today I need 19 likes for her 😂
@chuchujaybaz1016
@chuchujaybaz1016 6 жыл бұрын
Browning Ibrahim .
@sabringulwade1141
@sabringulwade1141 6 жыл бұрын
Man u got 20 already
@ishwaqahmed900
@ishwaqahmed900 5 жыл бұрын
Browinig guurso waryaah saxiib diinta islamka waadanbih
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 Жыл бұрын
Now You've 50 like so Don't worry till she becoming 50 yrs old
@luqmanmaslahmohamed1888
@luqmanmaslahmohamed1888 Жыл бұрын
She is now 24 is she still your girlfriend 😂
@laqanali1005
@laqanali1005 6 жыл бұрын
waa lasooguurayaa dhanka heesaha ayay kudambeyneysaa anigoo ah dhoonto kudheele dhanka heesahaan usoo guurey #like ta igu raac
@Kaartomo
@Kaartomo 6 жыл бұрын
Alla ina aabow hees tani dhawr koob oo shaaha ayaan ku cabay saan kolba ugu ceshanhayay
@ifrahibrahim8468
@ifrahibrahim8468 6 жыл бұрын
Wawwwww tres belle chanson excellent frere from djiboutiiiiiiii
@abdisalanbashe8075
@abdisalanbashe8075 6 жыл бұрын
Waxan nacay dadka leh like isaar inta ila nexeb kuwas like isara bal 😂😂
@abshirtalaabo9356
@abshirtalaabo9356 3 жыл бұрын
😅😂
@Abshir65
@Abshir65 6 жыл бұрын
Another best one nuur fanan sharafleh 🙏☝️👍
@maddarderia4527
@maddarderia4527 Жыл бұрын
Legend sheego Bishaar king somali musician 👑
@mohamedabdulahi934
@mohamedabdulahi934 6 жыл бұрын
Ababaaaaay What a Song what a dhanto I never seen such kind of it Super Hit Nuuuur Maan lula❤❤❤❤❤❤
@baddie8998
@baddie8998 2 жыл бұрын
Mxa suusataa heestaan😭
@ahmednour8755
@ahmednour8755 6 жыл бұрын
waaw xidig Nuur bello wye heestan inaba cadi maha I LAKE
@maqsuudahmadmaqsuudahmad133
@maqsuudahmadmaqsuudahmad133 Жыл бұрын
Nuur caraale ina adeer niin ogaaden walbi reer cabdulaha oo reer caraaala aha oo waliba reer libaan caraale aha jah May dhiga 🥺🩸🇬🇲🫂🤴
@niilow8344
@niilow8344 6 жыл бұрын
Masha Allah Wlh qoftaan weey tahay maan luula shacni baa Inan taan ka muqdo de Huno noloow
@muuqaalis5924
@muuqaalis5924 6 жыл бұрын
inaba caadi maaha nuur arale great musician shegow bishara
@farxaanahfamilyxarago955
@farxaanahfamilyxarago955 6 жыл бұрын
Waa aqiiran!!! saan u sugaayey lee
@ibrahimosman8948
@ibrahimosman8948 6 жыл бұрын
Saxib waad ka baxsatay waan ku salamaya in badan adiga iyo gabadha kula cayareysa
@MohamedHassan-le5xl
@MohamedHassan-le5xl 6 жыл бұрын
Nuur Araale the only one ever really, muhibiyo jacaylka macaan i baray loooool originally Somali language
@mhscn7554
@mhscn7554 6 жыл бұрын
Well watching## and scrolling down to see the comments
@roblemohamed5528
@roblemohamed5528 6 жыл бұрын
Nuuur caraale ader haku noqon Ethiopia ee iska dhiib Sweden kollay inaad is dhiibtay baan umalaynayaye
@Adalempire
@Adalempire 5 жыл бұрын
2017 September Runtii waqti aad u xun ayuu ahaaaa Alx calaa kuli xaal
@afsokortube8819
@afsokortube8819 6 жыл бұрын
maaanlula jaceel aaan minguurin ayay maskab kaaga dhigi maanlulaay axsan heesan nuurcaraale
@cuties_1-m3e
@cuties_1-m3e 3 жыл бұрын
Maan lula🥰❤fav song I'm still watching Saturday January 30 6:11pm☠👋
@AHMEDALI-rm3oh
@AHMEDALI-rm3oh 6 жыл бұрын
Hadaa sugeysay heestan ani cml like iisaar hhhhh
@nurmohamud614
@nurmohamud614 6 жыл бұрын
Caadi ma ahan Nuur CARAALE aad Baan uga helay ana soo wada like romantic video
@ahmedmg3590
@ahmedmg3590 5 жыл бұрын
Inta 2018 dawaneeso please liketa yaa lila dhaafin
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY
@CABDICASIISFARXAANTECHNOLOGY 5 жыл бұрын
I was listening this song when im traveling to hargeisa 2 yeara ago
@KingAbdifahi1010
@KingAbdifahi1010 6 жыл бұрын
Mar hadaan ku helin mugdi waye nolol😰
@mohamedrashideda9064
@mohamedrashideda9064 2 жыл бұрын
Nuur carale u have shaken my hrt. So soothing indeed😍
@bisharm4120
@bisharm4120 5 жыл бұрын
haya haya nuur carale waad tagtee so ina gii gela isla raci jiray
@noloshacusubsoodhawee9341
@noloshacusubsoodhawee9341 6 жыл бұрын
Well done nuur caraale abdinasir cirro%%%
@abdinasirhussein4860
@abdinasirhussein4860 6 жыл бұрын
Marwaan Yare thanks my brother
@indhouroonabdi8979
@indhouroonabdi8979 6 жыл бұрын
woooww Dhalgobedd waaban kaso ragaya heestaann lknn tump is upppp
@nasramohamed1993
@nasramohamed1993 6 жыл бұрын
60 jir baan ahay waligeey Manula ma maqal bal iijilciya🤔🤔🤔toloow ma beerlula camal baa laga wadaa
@shairmungani7833
@shairmungani7833 6 жыл бұрын
Intii dhaantadan ka heeshay aniga oo kale like ku dhufta 👍🔝
Nuur Caraale iKOOL KOOLi 2017
5:03
Abdinasir Cirro
Рет қаралды 1,5 МЛН
NUUR CARAALE ISTAAHIL OFFICIAL MUSIC VIDEO
4:37
nuur caraale
Рет қаралды 2,2 МЛН
SPILLED CHOCKY MILK PRANK ON BROTHER 😂 #shorts
00:12
Savage Vlogs
Рет қаралды 15 МЛН
World’s Largest Jello Pool
01:00
Mark Rober
Рет қаралды 114 МЛН
Xidid Guur ah oo Argagixisada loogu adeegay & Kiiska Dilka Abaanduule Caydiid.
36:02
Somali National Television
Рет қаралды 5 М.
FARXIYA FISKA IYO FARAAX MURTIILE MUUQAAL CUSUB HEESTA HIBO.
6:58
Jamila Garruun
Рет қаралды 11 МЛН
Hassan Gantaal -Qaali-Luula (Official Music Video)
5:36
Hassan Gantaal
Рет қаралды 7 МЛН
AXMED AARSHE CAASHAQU DANGUUD MAAHA NEW OFFICIAL VIDEO 2017 HD
7:28
Hawraar Music Production
Рет қаралды 11 МЛН
SUPER SAALAX CARAB HEESTA WACAN  ERYAL TV 2018 1
7:52
Kaydka TV-GA
Рет қаралды 2,5 МЛН
ROODA KAYF - DAREEN IGU LA SHEEKAYSO OFFICIAL VIDEO 2023
4:07
Waqal WStudío
Рет қаралды 8 МЛН
MURSAL MUUSE | KALGACEYLKANI BUUQ UMA BAAHNA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:14
Cilmi Baan Kubari Lahaa - Lyrics
6:52
Maxamed Siciid BK
Рет қаралды 12 МЛН
HUSEEN ALI MIIRALE HEESTII NAGAADI 2023
5:59
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 4,2 МЛН
3 августа 2024 г.
0:21
Kagiris twins
Рет қаралды 1,3 МЛН
MAGIC FINGER TRICK TUTORIAL 😱😳
0:11
Milaad K
Рет қаралды 17 МЛН
Вы так любезны
0:16
KOTVITSKY
Рет қаралды 6 МЛН
#реальнаяистория
1:01
Доктор Фрог
Рет қаралды 2,9 МЛН
رعبتني من خباثتها
0:33
طارق الحلبي tarik alhalapi
Рет қаралды 13 МЛН