No video

Odoyasha Beesha Ajuuraan oo si kulul ugu jawabay hadal shalay ka soo yeeray Xildhibaan Sambaloolshe,

  Рет қаралды 4,484

RTN Somali TV

RTN Somali TV

11 ай бұрын

-Subscribe to our youtube channel: / rtnsomalitv
-Follow us on Twitter: / rtnsomaalitv
-Follow us on Instagram: / rtnsomaalitv
- Like us on our Facebook page / rtnsoomaalitv
-On Google Play Sotre:play.google.co...
#RTN_SOMALI_TV#

Пікірлер: 15
@fowziamulaha9638
@fowziamulaha9638 11 ай бұрын
raali ahaaw walaalayaal ajuuraan waa ehelkeena waa dad somali oo xukumi jiray geeska afrika waana idinku fanaa anigoo eh gabar xawaadle eh waa nin jaahil eh oo aan shaqsi laheen inuu tilmaamo qabiil ama qof ilaaheey umay waa qalad doqon sanbalolshe ma matelo xawaadle waa shaqsi raali ahaad qoomiyada ajuuraan 🌹🌹🌹❤️❤️❤️👍
@ahmedw5
@ahmedw5 11 ай бұрын
Ajuuraan deserve respect. Few Somali tribes have reached their heights in history.
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 11 ай бұрын
Boqortooyadii ajuuraan yaa wax ka sheegey sanbalooshe waa horgal aan nasiib laheyn hadalkiisuna macno badan ma sameynayo anaga oo ah Boqortooyadii awdal ayaa raaligalin ka bixineyna waxaan lee yahey raali ahaada dhamaan boqortooyadii awdal ee waqooyiga soomaaliya salaan ayaan idiin soo direynaa walaalayaal
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 4 ай бұрын
Xaal Baan ka bixinay kelmadaas boqortooyDii ummada soomaalida
@Filsanali-vd6zw
@Filsanali-vd6zw 11 ай бұрын
WAA WAX LAGA XUMAADO BOQORTOOYADII AJUURAN EMPIRE WAXEY MUDAN YIHIIN IN TAALOYIN LOO DHISO EE MAHAN IN DADKII SOMALIA TARIIQ U AHAA SAS LOOLA DHAQMO MA GAYDO BOQORTOOYADA, WEY MAHADSANI YIHIIN ODAYAASHA RER BOQORTOOYO
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 11 ай бұрын
Ajuuraan waqooyiga Soomaaliya ma joogo. Ajuuraan waxeey aheed boqortooyo silcis la dhihi jiray dadka waa ciqaabi jireen oo dadka waa silcin jireen. Qofkii meel kale uga imaado waxeey qaarka dambe u marin jireen nuurad cad. iLaa dadkii oo dhan iskugu tageen oo la burburiyey. Ajuuraan waa burburtay waana wax lagu hadal qabsan karo.
@SSS78781
@SSS78781 9 ай бұрын
Usheeg maanta ajuuran wa la xasuuqay wana LA cirib tiray. Manta ajuran Somalia 🇸🇴 ma joogo haduu joogana lama aqoonsano
@AncientPharaoh
@AncientPharaoh 9 ай бұрын
@@SSS78781 Dhibta ay leedahay kibirka. Dadka koonfur Dega aad beey u ciqaabi jireen oo magaca Silcis sidaas beey ugu magac baxay. Cadow xaasidiin ah beey ahaayeen.
@user-yf2sz6hc2b
@user-yf2sz6hc2b 4 ай бұрын
Xagey ka baxeen. Meel kassa wey joogaan.hargeysa xaafad dhan bey.degaan waan asalkii soomAlida.
@user-qg2ec3jw6o
@user-qg2ec3jw6o Ай бұрын
Ujuuraan waa burburtay oo hadalka ayuu ku qabsaday waa nin qaldamay meelo badan ayaan wada dagnaa xawadle waa qabiilka keliya ee dhul aad ubadan ilaa kismaayo dega ilaa itoobiya dega waa leydin raali gelinayaa
@cheifcaaqilcabdikariinmaxa6146
@cheifcaaqilcabdikariinmaxa6146 11 күн бұрын
War odayaal raali ahaada ajuuraan waa boqortooyo kudayasho mudan xildhibaanku wuxuu u jeeday keliya inuu xawaadle kiciyo si ay cadowga shabaab isaga dhiciyaan mar labaad iyo sadevaadba raali ahaada
@1000ZXCVBN
@1000ZXCVBN 11 ай бұрын
MAXAA HADA LOO DHAWAAQAA? RUON WAA LADIIDEY. MAXA U HADLE WEYSEEN MAR HORE. AAWEY BOQURTOOYADIINA , KULEYBA SOMALIA WAA KA SOOSHEY.
@SSS78781
@SSS78781 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂SANBALOOLSHE RUN AYUU SHEEGAY...AJURAN WA LA XASUUQAY WANA LA DABAR GOOYAY....AJURAN XAGEE AYUU DAGAA❓️❓️❓️❓️ SOMALIA 🇸🇴 WA LAGA DABAR GOOYAY AJURAN GOBALKA HIIRAN WA LAGA SAARAY IYO GUUD AHAAN SOMALIA🇸🇴 .
@user-ti8yr5uq2z
@user-ti8yr5uq2z 2 ай бұрын
Kkkk ma sidaada oo kle miyaad u haystaa bila taariikha ayad thy adigu lkn aniga taariikhadyada wye qoronthy xita gaalka Ayan LA galya oo wn ka saary bal adigu car I keen daarood oo taariikha leh 😅
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 97 МЛН
小蚂蚁被感动了!火影忍者 #佐助 #家庭
00:54
火影忍者一家
Рет қаралды 52 МЛН
BOQORTOOYADA AJUURAAN WAXAA AY SOMALİA MAAMUSHAY 4 QARNİ
16:32
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 68 М.
Son ❤️ #shorts by Leisi Show
00:41
Leisi Show
Рет қаралды 10 МЛН