‪@ogaansho‬

  Рет қаралды 17,739

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Жыл бұрын

Ustaad Cumar Inshaar (‪@ogaansho‬ ) waxa uu nagula wadaagayaa Koorsadaan 6sano oo khibrad ah, online-ka habka wax loogusoo gudbiyo. Afka qalaadna loo garan ogyahay Content Creation.
linkiga Koosada: sheerxirfad.com/courses/conte...
Ka faa'iideysi wacan.
Mahadsanidiin

Пікірлер: 47
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
linkiga Koosada: sheerxirfad.com/courses/content-creation-training-tababar/ Ka faa'iideysi wacan. Mahadsanidiin
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur Жыл бұрын
Wax wanaagsanbaad samayseen , balse qiimaha dib ugu yara noqda . Waayo dadka danaynaya course-kan badankoodu waa dhalin yaro , jeebkoodana wax badan kuma jiraan . Ugu badnaan $10 uga dhiga si ay ugu dhiiradaan iibsigeeda . 🙏
@zakybaasha8227
@zakybaasha8227 Жыл бұрын
@maftuuxacumar3797
@maftuuxacumar3797 Жыл бұрын
@@abwaanmaxamud7519 abwaanbaad sheeganaysa dad Dan sheeganayah ayad doonaysa inad dantooda ugaga faaidaysato qof wayn thy hadad awoodo iibso hadii kalana ka aamuz dadka😵‍💫
@cabdishakuuraadam6816
@cabdishakuuraadam6816 Жыл бұрын
Mshaa allah arin wngsn ❤
@abdirashidyoal2063
@abdirashidyoal2063 Жыл бұрын
Jasaaka lah akhiiiiiiiiiiiiiiiiiii ❤
@carabhagio
@carabhagio Жыл бұрын
Masha allh waa Arin wangsan 😊❤️
@abdisalaam4077
@abdisalaam4077 Жыл бұрын
M.a Wallky cumar inshaar
@mohamedcabdi920
@mohamedcabdi920 Жыл бұрын
wow mr cumar inshaar pro thankyou,
@nasirhussein7349
@nasirhussein7349 Жыл бұрын
excellent korso diyaar ayaan u ahay bi.idnillaah
@faadumocarab3093
@faadumocarab3093 Жыл бұрын
qofka kaliyah on amin sanahay baraha bulshada
@aboubakeromar4939
@aboubakeromar4939 Жыл бұрын
Wloo omer inshar
@abdurahmanalimohamed5252
@abdurahmanalimohamed5252 Жыл бұрын
Masha Allah waa couras aan u bahnaa blse lacagtaas aan aboodin madama wax shaqo ah aanheynin kistii an helona wxbarashada aan ku bixiyo, dhaiinyaro badan coursadan jecel blse lacagta aboodina wey jiraa mrka big discount noo sameeya Allah idin barakeeye dhalinyarada dhan wey ka faaideysan doonaan idinkana dadkas tirada badan owgeed income weyn idi ka soo xaroodi doona insha Allah.
@amierdasilva5791
@amierdasilva5791 9 ай бұрын
Wllka english hdad isku fcntihin easy weeye muddo yar Ku barnysa
@ubaxayaan4811
@ubaxayaan4811 Жыл бұрын
Xirfad wadaag maad dhahdaa intaa sheer xirfad dhahaysaan😮
@yaasir5920
@yaasir5920 Жыл бұрын
Wooooooooow mnshllha waa muhiim ariin muhima ha loona bahanyay waliba dadja somaliyad ay aad uguu bahan yihiin, inkasto hakaba laysku diwaan galinayoo ay ka duwaan tahay hababka kle laysku diwaan galiyoo waayo waxaad mooda markii ay dhalin yaradu dajinayaan inany badhin habka dadu isku diwaan galiyaan, caala kuli xaal waa iska okay....................................
@amaalabdikadiramaalabdikad7034
@amaalabdikadiramaalabdikad7034 Жыл бұрын
❤❤
@aboubakeromar4939
@aboubakeromar4939 Жыл бұрын
Ma xiga no sheeg
@maxbub22
@maxbub22 Жыл бұрын
Cajiib shaley bey igu soo dhacdey omar inshar khibradiisa aad weydiiside xagee kala xiriir yaab maanta ayaan arkey course ka anoo youtube eegaya wxd moodaa inaan wada hadal omar wa amar alle tahey
@CabaasCabdi-fq8gi
@CabaasCabdi-fq8gi Жыл бұрын
اَلسَلامُ عَلَيْكُم وَرَحْمَةُ اَللهِ وَبَرَكاتُهُ‎
@sheekowanaag1308
@sheekowanaag1308 10 ай бұрын
WCS WW
@cabdiraxmaancllaahisiraad179
@cabdiraxmaancllaahisiraad179 Жыл бұрын
Sidee website loo.samaysto
@Mr_aydhiya
@Mr_aydhiya 8 ай бұрын
Mel madhag ayan galne me course yadii
@dahirh5160
@dahirh5160 Жыл бұрын
waxa ledihin course ayan bixineyna adingoo og ardayda soomaliyet xalgoda dhinaca maliyada marka 20 dollar ma han lacagyar waxan dorbidilaha udamy free ah
@aboubakeromar4939
@aboubakeromar4939 Жыл бұрын
Wan isdiwan galiyee ustaad ee maxa hadda sameya
@wzali2480
@wzali2480 Жыл бұрын
marka free laga dhigo , ayaan bilaaawaa i.a discount fcn noo sameeya xladda waad ogtihiine
@SuhaybCabdinuur
@SuhaybCabdinuur Ай бұрын
Dhalinyarada ethiopia joogta sideen u dirna lacagta
@aboubakeromar4939
@aboubakeromar4939 Жыл бұрын
Xagay ku dambeysy courskii
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
sheerxirfad.com/courses/content-creation-training-tababar/ Halkan ka gado
@haajiabdishire27
@haajiabdishire27 11 ай бұрын
Hadduu san free ahayn marabo xaqiiq
@mesutali9978
@mesutali9978 Жыл бұрын
Aaway content creation course maba aragnee mise wada kusoo jirtaa
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
Linkigan Raac Walaal: sheerxirfad.com/courses/content-creation-training-tababar/
@moillustrator
@moillustrator Жыл бұрын
Free ma aha miyaa ?
@AhmedMohamed-ko5pi
@AhmedMohamed-ko5pi 8 ай бұрын
Orda dheh nio 20$ aaa mxaaa horta nio dhalinta soomaaliyeed miyaadan ahayn dad ka warqabo mcnha oo haddana iney wax bartan jcl
@amiirmaxamed2149
@amiirmaxamed2149 Жыл бұрын
😅😅😅😅😅😅
@Maxamed_idriz
@Maxamed_idriz Жыл бұрын
👀
@najipmohamed
@najipmohamed Жыл бұрын
Meesha shaqaa ka socota Hhh 1000×$20= $20,000 Kun qof oo kaliya haday iibsadan wooow
@abdiazizmursalahmed2285
@abdiazizmursalahmed2285 Жыл бұрын
So what! Fashilka nolosha xaasidnima kuu raacday. Pathetic.
@mohamoudomarasawe.
@mohamoudomarasawe. Жыл бұрын
@@abdiazizmursalahmed2285 💯
@rijaalfilms
@rijaalfilms Жыл бұрын
Course free Ka dhiga sababtoo ah $20 Uma qalanto , gabigeeduba waa 30 min
@abdalle7191
@abdalle7191 Жыл бұрын
20 maahe waa 8$
@abwaanmaxamud7519
@abwaanmaxamud7519 Жыл бұрын
wll cadaald inaad ku hadashaa fiican hadiiba aad hadlayso. waa maxay bilaash kadhig! afka wax’laysugu guro aduunka kama shaqeeyaan. iibso ama katag That’s all.
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 Жыл бұрын
Hadaan lacag haysto waxa badan oo aan jeclay waan baran laha sorry qiimaha sareya taas ma awoodo
@nurreproductions4340
@nurreproductions4340 Жыл бұрын
Hadad seriously tahay anaa kaa bixinaya
@nadiiracali0123
@nadiiracali0123 Жыл бұрын
@@nurreproductions4340 waa iga dhab wllkay
Koorso Cusub -- Learn Web Development From Scratch (HTML & CSS)
3:38
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 5 М.
Waa Maxay Contact Creator
45:08
Anwada hadalno
Рет қаралды 6 М.
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 34 МЛН
50 YouTubers Fight For $1,000,000
41:27
MrBeast
Рет қаралды 191 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 25 МЛН
WHAT’S THAT?
00:27
Natan por Aí
Рет қаралды 13 МЛН
Sidan Baraha Bulshada isaga Xakamee!
12:22
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 13 М.
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 63 М.
Doctor Appointment App with chatbot AI (DocOnCall)
2:22
NextGen Apps
Рет қаралды 7
Waqtiga aad Khabiir ku noqon karto waxaad Rabto -- 10Kun
12:11
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 38 М.
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 34 МЛН