Koorso Cusub -- Learn Web Development From Scratch (HTML & CSS)

  Рет қаралды 5,129

Abdiwali Khalif

Abdiwali Khalif

Жыл бұрын

Muuqaalkan waxa uu soo koobayaa waxaad ku baran doonto Koorso Cusub oo aan kusoo Darnay SheerXirfad.com
Koorsada Waxaa dhigayo Bare Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed ka dhigo Cilmiga Computer-ka (Mahamud Jama).
Linkiga Koorsada: sheerxirfad.com/courses/learn...
Kooraskan Cusub waxa loo diyaariyey dhamaan ardayda xiiseynaysa ama dooneysa barashada iyo qurxinta website-yada inagoo kasoo bilaabi doona gunta ugu hooseysa islana dhisi doona ugu yaraan labo website oo aad u quruxoon.
Maxaad Baran Donntaa? What Will You Learn?
Siduu u shaqeeyaa Internet
Sidee loo sameeyaa / suubiyaa website aad u qurux badan
Waa maxay HTML iyo CSS
Dhamaad koorsadan waxaad si kalsooni leh ku dhisi kartaa website aad u qurux badan.
Sideed website-ka aad samaysay ugu muujin kartaa aalado kala duwan sida mobile ama computer.

Пікірлер: 16
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
Linkiga Koorsada: sheerxirfad.com/courses/learn-web-development-from-scratch-by-using-html-and-css/
@abdimooge3469
@abdimooge3469 Жыл бұрын
Si qurux badan bad courseka u diyaariseen. Waxaad u raacisaan ardayda sidii website kaa loo activate gareyo hawada loo galiyo. Domain iyo hosting loogu xidho. Mahadsnidin.
@mohamedbile2828
@mohamedbile2828 Жыл бұрын
Wll aadbaad umahadsan tihiin Jazaakallahu khayr insha'Allah.
@chawmasuul5467
@chawmasuul5467 Жыл бұрын
wadmahadsantahay ustadi
@dilaasuujino
@dilaasuujino Жыл бұрын
Mahadsanidiin bahda sheer xirfad. Graphic design koorsooyin kasoo diyaariya adinkoo mahadsan
@user-lc5yk1qu6l
@user-lc5yk1qu6l Жыл бұрын
Wll shaqooyinka online ka lagahelo iyo waybahooda kasoo hadal . Iyo xirfadaha yaryar ee lacag laga samyn karo fadkan waa noo muhiim fhameenteenba .
@CamirAcademy24
@CamirAcademy24 Жыл бұрын
M.a
@filsanfaarax751
@filsanfaarax751 Жыл бұрын
Ma freeba ustad haday free tahay diyar nahay❤😮
@ahmednaasir7165
@ahmednaasir7165 11 ай бұрын
Wax fiiri ahi majiraan sister🤣👀
@hamdiali1156
@hamdiali1156 Жыл бұрын
Korsada xawalad malagu so dhigi karaa
@ArimaHeena121
@ArimaHeena121 Жыл бұрын
Haaa wll
@liverpoolynwatraining3157
@liverpoolynwatraining3157 Жыл бұрын
Course dadka aad lacag uga ibinaysaan wll waxay yalan youtube xtaa ayagoo dad somali free uso dhgeen cajaib
@filsanfaarax751
@filsanfaarax751 Жыл бұрын
I sheeg qaar kamida channelska sodaya😊wll
@amazingtranslator8234
@amazingtranslator8234 Жыл бұрын
​@@filsanfaarax751 @duraanali @zitacademy @shakirahmed @dugsiiye Iyo kuwo kale oo badan.
@abdimalikabdisamed
@abdimalikabdisamed Жыл бұрын
Xage la iska diwaan galiya marka
@cabdiwali
@cabdiwali Жыл бұрын
sheerxirfad.com/courses/learn-web-development-from-scratch-by-using-html-and-css/ Xaggan walaal
Top 10 CSS One Liners That Will Blow Your Mind
13:34
developedbyed
Рет қаралды 927 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 32 МЛН
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
waa maxay content creator? sideesa ku noqon ku noqon karaa
3:56
Barasho24 media
Рет қаралды 531
Shan-ta oogu Muhiimsan! || Caadooyin aan ku Caana Maalay!
15:45
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 63 М.
HTML: Hordhaca Casharrada HTML Ku Baro AfSoomaali
18:30
Aqoonkaal
Рет қаралды 36 М.
Sidee Caado Wanaagsan Loo Kasbadaa || 4 Xeer || Atomic Habits
7:02
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 8 М.
Barashada Web design | HTML iyo CSS
23:51
Mahdi Miad
Рет қаралды 33 М.
Hadaad Hormar Rabto inaad Gaarto Mid Xoogga Saar!
6:32
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 25 М.
Wiilkii Garaash-Laha ee Gawaarida Sameeyey! -- QISADA HONDA!
13:32
Abdiwali Khalif
Рет қаралды 13 М.
Playing hide and seek with my dog 🐶
00:25
Zach King
Рет қаралды 32 МЛН