Markaad 30ka gaarto | inta aadan gaarin 30 sano | 10 naseexo |

  Рет қаралды 94,208

OGAANSHO

OGAANSHO

4 жыл бұрын

Inta aadan gaarin 30 sano , mar sii horaysay ayaan ka hadalnay waana muuqaalada loogu jecelyahay kanaalka , mowduucaan wuxuu ku socdaa inta 30ka gashay iyo inta aanan wali gaarinba , tirakoobka youtubka ee kanaalka wuxuu muujinaayaa in ku dhawaad 60% dadka kanaalka ku xiran ay da ahaan udhaxeeyaan 18 - 24 , waana arrinka soo baxay markaan samaynay waydiin sidaan noo muuqato
waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 654
@khadijoquruf
@khadijoquruf 4 жыл бұрын
Meel kuqoro plz ha dhagysan un kaliya 1 : walwalka waxba Kuma tarayo 2: ceebahagaa aqoonso aqbalna 3: wakhtigaga qiimee 4: Baro inaad wax cafiso 5: xirfad inaad leedahay 6: noloshu inay wajiyo badantahay inaa ogtahy xalna gaarto 7: diirada Saar ahdaftada sa uxaqiijin lahyd 8: ka istaagida cadooyinka xun 9: falsadada shakhsiga yeelo aragtidada umadax banaanaw 10: Safar hdaa awoodo
@fatimaabdulkadirkhalif2997
@fatimaabdulkadirkhalif2997 4 жыл бұрын
Mahadsanid 1M jeer waan qortaa waana rabey ayadoo qoran inaan helo👍👍👍👍👍👍
@zakiali1588
@zakiali1588 4 жыл бұрын
Khadijo Quruf mahadsanid walaal screenshot ayaan ka qaaatay
@ahmednor160
@ahmednor160 4 жыл бұрын
@@zakiali1588 HHH Caajislow Inad tahay qoritaanka wad ka wahsatey Screenshotna ogalaasho Uma Haysatid HHH It's joking ha xanaaqin😂
@nimcoladan5459
@nimcoladan5459 4 жыл бұрын
Khadijo Quruf mnshlaah thnx wllo
@mrbaashaal2341
@mrbaashaal2341 4 жыл бұрын
Khadijo Quruf best
@mustaqiimabdiqani2255
@mustaqiimabdiqani2255 4 жыл бұрын
I'm 27yrs only two monthy left 28yrs alhamdulilah life is going well
@kamaara6644
@kamaara6644 4 жыл бұрын
maguursatay
@kamaara6644
@kamaara6644 4 жыл бұрын
naag iga weyn baa raadinayaaye 😂🤣😂
@gikraan
@gikraan 3 жыл бұрын
@@kamaara6644 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamettabdullahi3028
@mohamettabdullahi3028 2 жыл бұрын
Hada 30yr Baa Jirtaa 👌
@cr7connection
@cr7connection 2 жыл бұрын
Right now you are 30yrs😂😂😂
@hamettiofficial1197
@hamettiofficial1197 4 жыл бұрын
Allhamdulilah Maanta Waxaan Jiraa 20 sano.. اللهم اني اسالك الهدى والتقى والعفاف والغنى. اللهم ثبت قلوبنا على دينك. اللهم اني اسالك حسن الخاتمة.. Allow Dalka Noo Hagaaji..🇸🇴🇸🇴♥️
@osmaanmacalin8102
@osmaanmacalin8102 4 жыл бұрын
Masha allaah allow aamin aaamin
@fadumomaxamud2814
@fadumomaxamud2814 4 жыл бұрын
Allahuma aamiin
@abdirahman8705
@abdirahman8705 4 жыл бұрын
اللهم آمين شكرا حبيبي حياك الله
@shucaybinhoo9581
@shucaybinhoo9581 4 жыл бұрын
Kanaalkan waa kanaalka ugu muhiimsan dhanka youtuberada somaalida
@muusemuudeyramoole3202
@muusemuudeyramoole3202 4 жыл бұрын
Xaqiiq waayeh
@farhaanaxmed663
@farhaanaxmed663 4 жыл бұрын
Xqiiq
@saciidmahad5467
@saciidmahad5467 4 жыл бұрын
RUNTAA WAAYE
@maxamedcabdibucul7593
@maxamedcabdibucul7593 Жыл бұрын
Xaqiiq❤❤
@user-zb1mr3po2t
@user-zb1mr3po2t Ай бұрын
Sahanka xogaha 😮
@abdurahmanmohamadyusuf6689
@abdurahmanmohamadyusuf6689 4 жыл бұрын
Aniga 31 sano ayaan gaaray alxamdu lilah aad baan I faraxsanahay guulo waa gaaray guuldarrana waa soo maray qibradna waa ka qaatay I'm happy really so pleasant
@ayuubmaxamedaadan
@ayuubmaxamedaadan 9 ай бұрын
35 aa jirtaa hada 😂
@fuadartansaid6891
@fuadartansaid6891 4 жыл бұрын
Intii sidayda oo kle jiftaa like saara
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 4 жыл бұрын
Qofkii 22 jir ah sideydoo kale oo daawanaya like isaar🙏🏿
@somalistudentscyprus4112
@somalistudentscyprus4112 4 жыл бұрын
Kkkk 23 jir ayan ahay ma isbarakeysanaa lol
@ugaasmohamedofficial310
@ugaasmohamedofficial310 4 жыл бұрын
You girl✌
@faaraxciise7279
@faaraxciise7279 4 жыл бұрын
isdabo qabo oo guurso wll😂
@binuahmed1292
@binuahmed1292 4 жыл бұрын
@@faaraxciise7279🤣🤣🤣
@engfathicshare8021
@engfathicshare8021 4 жыл бұрын
Waad gabowdy
@mjama1256
@mjama1256 4 жыл бұрын
27 inta jirta like esara
@hussein00057
@hussein00057 4 жыл бұрын
anaa ka mid ah
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Aniga Gobalka mudug baan katagy wxaana gaadhey Gobollad qaar sida Bari ,Nugal,Jubbada hoose,Banadir oo ku nolahay Kuwa ii dhimanna wan tagaya in sha allah 💚🧡
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 4 жыл бұрын
Mahad sanid ogaansho🤔🧡💜20 jir anigoo aanan gaadhin ayaan tagay 5gobol
@apdllembappe8221
@apdllembappe8221 4 жыл бұрын
INTA JIIFKA KU DAAWANYSAH LIKE OMAR ADNA LOVE
@b10azozop13
@b10azozop13 4 жыл бұрын
Ogaansho waa chanelkii ugu ficnaa somalida intii igu raacsanay like isaar
@saciidmahad5467
@saciidmahad5467 4 жыл бұрын
Xaqiiq
@AK_boy-
@AK_boy- 4 жыл бұрын
keygaaa kafiican😁
@abdirsaq7299
@abdirsaq7299 4 жыл бұрын
26 baan jiraa waxbana ma hayo murug iyo ciil baa igu furan isoo duceeya wllyaaal muraadna waan leeyahaye wixii muraad leh alle ha u sakhiro😥
@omarshabley7713
@omarshabley7713 4 жыл бұрын
Muradkada alla ku sahlo dhamantena alla nowada sahlo
@ahmednooradan7950
@ahmednooradan7950 11 ай бұрын
Culeys wllba oo kuhysto Allah hakadulqado wll
@shucayb939
@shucayb939 4 жыл бұрын
Alle cilmiga iyo aqoonta haku siyaadsho wll omar
@eesy8947
@eesy8947 4 жыл бұрын
inta 24 usow carfoso alxamdulilah iladheh waayo 24 Sano ofarxat lah Ayaan gaarnay wa wajib inaan kufaraxno 🤗🤭😊🇸🇴
@aliosman3326
@aliosman3326 4 жыл бұрын
ma aqaano waxa aan kugu mahad celiyo🙏🏾💯 walal waxa aad iga caawisa waqtiwalba inaan nolosheyda la hdlo aan iska fiiriyo waxa hoos iidhigayo🔥 jazakallah illah waxa aan kaga baryaya inuu kugu abaal gudo janada hoowsha aad heeyso waa hool aad loogu baahan yahay 💕🌿
@littleprincess6925
@littleprincess6925 4 жыл бұрын
15jir ayaan ahay alle cumri dher cibado suban kabaryaa
@hassankafio1262
@hassankafio1262 4 жыл бұрын
23 years old liketa inta igu da'daa
@maxamedibrahim4340
@maxamedibrahim4340 4 жыл бұрын
sax hada ayaan ahay 24 masha allah wax la taawan karo ayaan qabtay nafteyda iyo familka wixii ka dan beyay 2027 alxmd
@muusemuudeyramoole3202
@muusemuudeyramoole3202 4 жыл бұрын
Casarnimo wanaagsan inta dalkii joogta From Malaysia
@abdirahmanabdiazizgesey2063
@abdirahmanabdiazizgesey2063 4 жыл бұрын
waa mahdsantahy wallal lkn dadkan wax kale uma so galaan like isaar hadaa sa tahy iska daaya waxas asxby wan idin jeclahy ee mowduca walalkena kuhadlayo wax kawaydiiya lkn like isaara iska daaya thanks asxpy
@burcotube4213
@burcotube4213 4 жыл бұрын
Ogaansho iftiinkii umadda Best youtuber channel
@yuusufxamud7866
@yuusufxamud7866 4 жыл бұрын
Mahadsanid Ogaansho tababare nololeed ayaa tahay ,noo soo badi barnaamijyadan oo kle.
@fddfgvdzs9324
@fddfgvdzs9324 4 жыл бұрын
Inta 19 jirto Like ha ila dhafin💕💕😍😍😍❣💯
@hassanmohamudali3065
@hassanmohamudali3065 4 жыл бұрын
Hada gabar tahay aan isbarano
@muhzinibraahim4669
@muhzinibraahim4669 4 жыл бұрын
Anuu 15ban JiraH😂👁
@ibnuhussein5080
@ibnuhussein5080 4 жыл бұрын
Kula joognaa
@somalistudentscyprus4112
@somalistudentscyprus4112 4 жыл бұрын
23 jir ayan ahay ma isbarakeysanaa
@fddfgvdzs9324
@fddfgvdzs9324 4 жыл бұрын
@@hassanmohamudali3065 Ok pro
@anascabdulaahi5658
@anascabdulaahi5658 4 жыл бұрын
qofkii 18 jir ah 👍👍👍
@-o2563
@-o2563 4 жыл бұрын
İnta 20 ka aanan gaarn like 👍
@bishaarahmed8078
@bishaarahmed8078 4 жыл бұрын
Mowduucan oo kale wan jeclahay ❤
@abdirashiidabdihakiim9323
@abdirashiidabdihakiim9323 4 жыл бұрын
Mansha allah mahadsanid wll anigu 18 jir baan ahay insha allah ilaahay ha ii rumryi rajadeyda
@somalistudentscyprus4112
@somalistudentscyprus4112 4 жыл бұрын
Ad ayaad umahadsantahay mushtashar Omar inshaar 23 jiraa waxana diyariyaa master of ganarel ICT waxana rabaa intan garin 30 waxan rajeynayaa inan diyariyo PhD Holder insha Allah waxan kulatalinaya ardeyda somaliyed iney waqtigoda kafa ideystan mhadsanidin
@abdulahiabdi5875
@abdulahiabdi5875 4 жыл бұрын
Sxb ITC maxaa laga soo gaabiyey
@somalistudentscyprus4112
@somalistudentscyprus4112 4 жыл бұрын
@@abdulahiabdi5875 qoralkan qalday ICT waa chanaral computer science waye pro waxana kabarta dalaka Cyprus ama qubrus kad utaqano
@abdulahiabdi5875
@abdulahiabdi5875 4 жыл бұрын
masha alah bro
@abdulahiabdi5875
@abdulahiabdi5875 4 жыл бұрын
Bachelor information system baan dhigtaa sanadkii 3
@somalistudentscyprus4112
@somalistudentscyprus4112 4 жыл бұрын
@@abdulahiabdi5875 mansha alah guleyso powe
@binsiraaj8921
@binsiraaj8921 4 жыл бұрын
Umechangia sana katika uelewa wangu wa maisha shukran Omar inshar. Nfd ayan joga mahadsanid.
@abdirahmanmose
@abdirahmanmose 4 жыл бұрын
Isntii ogaansho taageerta like ii saar😍😍😍
@dalmarkiikoofficiallchanne5883
@dalmarkiikoofficiallchanne5883 4 жыл бұрын
25 jir ayaan ahay lkn Wadadii guusha waan ku taaknay Walina ma gaadhin meesha aan rabay Insha AllaaH rajaynaya mardhow Isoo duceeya walalahayga muslim ka ahow
@omarshabley7713
@omarshabley7713 4 жыл бұрын
Alla ku fududeeyo zxp
@nafisashikhcumar6415
@nafisashikhcumar6415 Жыл бұрын
Mansha allah waa xaqiiiq wallhi macalin Cumar 😎✅✅✅🤞🤞💙👏
@mahamoudayanleh6067
@mahamoudayanleh6067 4 жыл бұрын
Ani imika sanadkaa 2020 waxaa isogalayo 16jir waxanaa rajeynaayaa inaan waxbadan xaqijiyo incha allh😍
@Somali-One
@Somali-One 4 жыл бұрын
Absolutely waa taabatey isbadal ka qofka waxa keeni kara. Anigu waxaa isbadal igu imiday, markii aan ka baxay magaaladii aan waqtigayga inta badan ku qaatey. Wlh hada riyooyinkaygii 70%waan rumeeyey. 30% ka dhiman na waa mid aan gacanta ku haayo alhamdulilah. Haala dadaalo waliba hadii aad safraysid waa in aad u safartaa adoo raba in aad cilmi ama shaqo rabtid, yacnii isbadal horumarkaaga ah adoo raba safar, samir na tiigso waayo waad imtixaaman tahay.
@mustafemaxamuud6961
@mustafemaxamuud6961 4 жыл бұрын
Masha allah wll hore u soco
@waxsansheeg8197
@waxsansheeg8197 4 жыл бұрын
Illaaahay haku barakeeyo markasta nolosha waxbadan oo na anfcaya ayaad noso diyarasa jazakalaah
@qaalid2020
@qaalid2020 4 жыл бұрын
Masha ALLAH ustaad waa nasiixooyin ay u baahanyihiin dhalinyartanada waan isku dayi doona i.a thanks ❤❤❤
@muxamadiyuun892
@muxamadiyuun892 4 жыл бұрын
Hal comment oo xikmad leh wlhi wa arki waayay dhamn wxay ka hdlayan 30 ama 20 hdad jirto like isaar....Ilaahy iyo nabiga SCW hdad iska daysen waba rontihin sida ku wada
@craxmaandaadir3712
@craxmaandaadir3712 4 жыл бұрын
Qufki 19 jir aH ani cml like sar 🤣
@fddfgvdzs9324
@fddfgvdzs9324 4 жыл бұрын
Kla jra👏❣❣
@carfix949
@carfix949 4 жыл бұрын
I am 19 years
@mac-macaanka7479
@mac-macaanka7479 4 жыл бұрын
Ani lee
@zafwaanosman4947
@zafwaanosman4947 4 жыл бұрын
Omar allah haku zharfo wll hore u soco
@waxkafaaidchannal329
@waxkafaaidchannal329 4 жыл бұрын
Mahadsanid wax badan ayaan ka faaiday walhi omar insher💯💯💯😍😍
@safwanpro
@safwanpro 4 жыл бұрын
Runtii waan jeclahy dadka sidan oo kale mar walba ugu dadaala horumarinta bulshada iyo in bulshadu heer muuqata gaarto wll cumar aad ayad u mahad san tahay
@shafieabdirahman3482
@shafieabdirahman3482 4 жыл бұрын
Tabarakallah walal Qof walpa oo muslim aH allow urumee hamigiisa🤲🤲🤲🤲
@cabdiyoome420
@cabdiyoome420 3 жыл бұрын
masha allh ogaansho wax badan ayan ka bartay ilh kheyr ha idinka siiyo
@zacky6432
@zacky6432 4 жыл бұрын
Channelka ugu wngsn Thankz macalimu omar inshaar marwalbo wax bdn ba kabarana❤❤
@mohammedaamin9857
@mohammedaamin9857 4 жыл бұрын
Ha nr 10 cml sifican u fahmay arinta safer inta aah karto labo sano ka horw norway daganaah family wax wax barasho Norwich ahayn moyen iyo football weekend Qur'an time kale majirin live yar xidh dhen France u sooh waregay kiih shalay ba ma ihi Somalia marka jogay Norway labo sano ka hore wax kale ka amin sanaah hada wax walba waah la socdaah wax baden nawaah bartay intaah wadan kas ka imid hadan insha Allah saferkA waah ku dadaadi donaah iyo wakhti ka faidaysigaah inshaallah Allah wada tooska ah nagu wada toosiyooh amin amin amin
@abdiwasaabdi3531
@abdiwasaabdi3531 4 жыл бұрын
Mansha allah Waa barnamish dhiira galin leh oo Omar oinshar wakhti badan ku bixiyay si u noogu faaiideeyo mansha allah
@pharthuzdiamond8870
@pharthuzdiamond8870 4 жыл бұрын
Chanelkeeena iyo wllkeeen omar inshalah guul inoo rajayn dhamanteen iyo mustaqbal ifayo 20 wxaa iiga dhiman bil iyo 13 maalimod 🤗
@simkiihom8466
@simkiihom8466 4 жыл бұрын
MY AGE 16 Inta 16 sano Jirta Like
@zeydronaldo5419
@zeydronaldo5419 4 жыл бұрын
Me 16❤
@fatimaabdulkadirkhalif2997
@fatimaabdulkadirkhalif2997 4 жыл бұрын
Anoon 16jirin like maku siin karaa
@sakicadde4696
@sakicadde4696 4 жыл бұрын
@@fatimaabdulkadirkhalif2997 kkkk kal il laab iga qoslisay
@simkiihom8466
@simkiihom8466 4 жыл бұрын
@@fatimaabdulkadirkhalif2997 kkkkkkkk
@simkiihom8466
@simkiihom8466 4 жыл бұрын
@@sayiidqalliwalli1035 haaaa
@xasanmalaay8221
@xasanmalaay8221 4 жыл бұрын
Masha Allah Jazakalahu Qeyr Jazaa
@himiloproduction6046
@himiloproduction6046 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar
@duranabdo90
@duranabdo90 4 жыл бұрын
Waad mahadsantahay walaal Cumar, runtii qofkii barnaamijyadaadan daawada waxa uu dareemayaa wehel.
@waasantv9570
@waasantv9570 4 жыл бұрын
Mashallh omar inshaar allaha kubarakeeyo barmijka noocan ah noosobadi intaa awoodid
@hamseabdirisak818
@hamseabdirisak818 4 жыл бұрын
Mnsha alaah ustaad cumar inshaar aad ayaad u mahad san tahay runtii xaqiqda ayaad ka hadashay waanad ku mahadsan tahy runti ani waxan ahay dadka uu quseeyo mawduucu ani hada ayaan 20 galayaa hada ayaan heer jamacaded bilaabaa mana is lihi qayb nolashaada ka mida ayaad xaqiijisay ee waxan isku arkaa ebar in aaan ahay waxa aan ku tala jiraa ilaa .phd aad diyaarisid insha allh qodabadaa waan ku dabaqi nolashyda wllo cumar
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 жыл бұрын
Thank so much for this video👂👂
@fardowsafilsan1280
@fardowsafilsan1280 4 жыл бұрын
Mashallah thanks my dear bro allah ku xafido
@imrashka5057
@imrashka5057 4 жыл бұрын
waad mahadsanthy ustaad omar kama daalo naseexooyinkaaga dar alle ayaan kuu jeclhy
@mukhtarianfx5517
@mukhtarianfx5517 4 жыл бұрын
Mashallh macalin mawduucan waan xiizaynayaa
@ayuubahmed1526
@ayuubahmed1526 4 жыл бұрын
It's fantastic performance & great talk
@alimohamedmohamud9582
@alimohamedmohamud9582 4 жыл бұрын
Aad iyo aad masha allah Waa arin muhiim ah Wll Omar inshar waxaan kaa codsanayaa hadii ay macaquul tahay in aad nala wadaagtid macluumaad ku saabsan Guga carabta ama ربيع العربي
@ahmedromanio
@ahmedromanio 4 жыл бұрын
Channel wax tar leh mansha Allah bro no so badi dhirigalinta bro jzk khern
@iqraalihaji186
@iqraalihaji186 4 жыл бұрын
Wallahi wall cumar hadala dada dhira galin ayaan ka qadaa mashalah🙏🙏
@khalidali3063
@khalidali3063 4 жыл бұрын
Markle dhiiraglinti lakugu yaqany aya si qurx badan u so gudbisay alle ajar haka siiyo wll omar inshar wa taloyin qima badan na anfcye aniga hada wax marl walba ku fikra inan safr yar u baxo si an jawikle u kalo
@helicopterfun6407
@helicopterfun6407 4 жыл бұрын
Masha Allah chanelka kaliya ah aan like iyo comment iskugu daro , you deserve it walalo. Hor mar wacan ku rajeynaya
@diihaalchannel3402
@diihaalchannel3402 4 жыл бұрын
Sxp cumar illahay haa ku xifdiyo
@Muwaxid10
@Muwaxid10 4 жыл бұрын
Inta 20 Sano Jirta Love Ha Saran
@khadarshawr9804
@khadarshawr9804 4 жыл бұрын
Manshalahaha alle ha ka jazaa is siiyo qodob muhiim ayaad so diyaarisay Halka ka sii wad
@maxameddeeq584
@maxameddeeq584 4 жыл бұрын
Masha allh waa talooyin i anfacaya qaaar waan ku guda jiraa inta kale waan raadinaaya شكريا
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 4 жыл бұрын
Omar in shar man sha allah huuuuuuuuno allah keep you
@solographic8928
@solographic8928 4 жыл бұрын
Thanks wll omar inshar alle haku xifdiyo aduun iyo akhiraba
@abdirmaanlayli106
@abdirmaanlayli106 4 жыл бұрын
Mahadsanid wll Omar.
@mahamoudfj3515
@mahamoudfj3515 4 жыл бұрын
macaLin cumar muuqaalkadu markuu soo dhoco waxan Lasugaa inaa ku daaaado meeL jawi ficn Leh meeLaha qaar kuma daawado waxan kaa soo salamaya Grwe
@cscmaanka3698
@cscmaanka3698 4 жыл бұрын
Dhiri galiyaha dhalin yarada somaliyed wll ilah haku sharfo😍
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 4 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@zamirbadanmaaida6225
@zamirbadanmaaida6225 4 жыл бұрын
cumar inshaar qof Aaan laga Daalin marna rabi hakuu barakeeyo cimriga
@daadshe1022
@daadshe1022 4 жыл бұрын
Mashllaah runti xaqiiqoyinka dhabta ah ayaad kahadshay Lkin intii aqlileh ayaa fahmikara Illahay haku barakeyo
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 ай бұрын
Xaqiiq❤
@mubarak_hugur
@mubarak_hugur 4 жыл бұрын
Shukran wllo Maskax aad u heersaraysa iyo karti soo gudbineed ayaad isku darsatay
@abdirisakisse6237
@abdirisakisse6237 4 жыл бұрын
Inta 29 jirka ah ama u dhaw farta taaga noo walwal time is too short from canada i like this chanel
@abshirgoodluck8582
@abshirgoodluck8582 4 жыл бұрын
Wad mahadsan tahay ustaad OMAR INSHAAR
@caamirzaki4035
@caamirzaki4035 4 жыл бұрын
21 inta ila midka ah liketa dhac ku siiyaa
@isabella4676
@isabella4676 4 жыл бұрын
iidaadi Official Channell 🥰
@caamirzaki4035
@caamirzaki4035 4 жыл бұрын
Qalanjada Ismail Cali haa wllo qali
@kingsamar9142
@kingsamar9142 4 жыл бұрын
Masha allah, waxbadan ayan ka faa'idan dhab ahaantii. Keep going wll
@somking901
@somking901 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaal Omar
@Taranbi_
@Taranbi_ 4 жыл бұрын
Wll omar mawducan waxan dhihi karaa mowducyada ugu fa,idoyinka badan ee kanalka ogansho wll waxan ka cod sanaya inad no so badisid maw ducyo nucan camal eh 👍👍💯 jir oo jog💚💚
@mahadomar9753
@mahadomar9753 4 жыл бұрын
Thank you Ogaansho...
@alibulle7612
@alibulle7612 4 жыл бұрын
Mash Allah mudane codkaada fasaaxada leh waa iigu baxdaa cilmi badan ayaana kaa faaiday ku mahadsanid greeting from 🇰🇷🇰🇷🇰🇷
@cabirahanolosha1115
@cabirahanolosha1115 4 жыл бұрын
My best channel ogaansho♥️
@daadirmoha9768
@daadirmoha9768 4 жыл бұрын
Wallahi markasta waxaan is weydiyaa addunka saan u weyn kormee wax kaqab san doona. Mar isweydiyaa school ka waxa laka barayo dad adi ka camal oo wax qabsaday iyo waxe soo saren laku baraa markasta waxan isdhahaa maxee ku dher yihiin I.a mar un addunka wax waka qaban dona ani maku fakari inaa lacak sameysto markasta waxaan ku fakiraa in aan noqdo mid taarikhda xusto
@omarshabley7713
@omarshabley7713 4 жыл бұрын
Masha allh alla ku fududeeyo zxp
@mohamedali7455
@mohamedali7455 4 жыл бұрын
masha allah omar bra wanaga aad nalaqeebsato qer allaha kasiyo....
@mohammedaamin9857
@mohammedaamin9857 4 жыл бұрын
Cumer brother thnks Allah ka jasaisiyoohna gibabadaah fican wadooh bro
@Daariqfilms
@Daariqfilms 4 жыл бұрын
Wll hadad sidaydo kale Hadad jeceshahay channelka ogansho 👇Liketa dhac🤴💝
@abdullahiabdisamad5951
@abdullahiabdisamad5951 4 жыл бұрын
Thanks sxb wad na baraarujise kheyr Alle hagu siiyo
@almanaarmedia4794
@almanaarmedia4794 4 жыл бұрын
Maa shaa Allah Shukran wll
@mustafedheelaye7624
@mustafedheelaye7624 2 жыл бұрын
The legend Ogaansho am 18 alxm🔰💖
@suusuuaxmed9561
@suusuuaxmed9561 4 жыл бұрын
Ogaansho ustaad omar inshaar waxaan ka codsanayaa KZfaqrka kurianka so islamay daud Kim taarikhdiisa inoso gudbi iyo sida uu kuso islamay shukran ustaadi allha ku xifdiyo 🙏🙏
@farxiyomohamed2586
@farxiyomohamed2586 4 жыл бұрын
Suu suu Axmed.wll usaga ayaa kawaramaya ee kanalkisa kadhegeyso
@faysalabdi4445
@faysalabdi4445 4 жыл бұрын
Mahadsanid ogansho ilahay Hana garabgalo
@nuurteacher3058
@nuurteacher3058 4 жыл бұрын
M.A ustaad oinshar jazaka laahu qayr
@weareone1837
@weareone1837 4 жыл бұрын
Macalin Omar cilmiga allaha kuu ziyaadiyo wll
@ak1250
@ak1250 Жыл бұрын
Thank you for this good advice
@walaalkaween2431
@walaalkaween2431 4 жыл бұрын
Mashallah cumar inshaar mawduucaan anaguu naga hadlaayaa❤❤❤🔥
@hassanalhariri380
@hassanalhariri380 4 жыл бұрын
Shukran wll cumar
@fearlessstudy-motivation3640
@fearlessstudy-motivation3640 4 жыл бұрын
Please I would like to know u , hw can I communicate u
Ku socoto  20 - 25 jirka | 10 naseexo oo muhiim ah | Noloshaada
12:43
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 17 МЛН
Получилось у Миланы?😂
00:13
ХАБИБ
Рет қаралды 4,6 МЛН
Пранк пошел не по плану…🥲
00:59
Саша Квашеная
Рет қаралды 6 МЛН
Shaqo inta aadan raadin kahor muqalkan daawo
13:53
DHIIRIYE
Рет қаралды 421
5 Dabeecado Khatar ku ah Nolosha Qofka!
5:58
HOYLAMP
Рет қаралды 22 М.
Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .
15:01
25 Jirka samee 15 dhiso nolol qurux badan 30
13:18
Ayub Ahmed Media
Рет қаралды 97 М.
DAD LEFT HIS OLD SOCKS ON THE COUCH…😱😂
00:24
JULI_PROETO
Рет қаралды 17 МЛН