Dareen Cajiib ah | Fandhaal Podcast | 109 |

  Рет қаралды 28,273

Omar Inshar

Omar Inshar

3 ай бұрын

Пікірлер: 103
@User7654suy
@User7654suy 3 ай бұрын
الشيخ القارئ محمد صديق المنشاوي ☪️💯✅❤️🙏
@idkaalii24
@idkaalii24 3 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyay ee arko muuqaalka
@Abdirizacklee
@Abdirizacklee 3 ай бұрын
Mustaqbalka walwal kama qabo ilaahey baan ku kalsoonhy inaan guuleysan doono i.a
@nuura2755
@nuura2755 3 ай бұрын
Aniga Xataa Alxamdulilah Wax kasta oo wanaagsan oo fisho waan helaa Wax kasta insha Allaah oo niyad wngsan la Socoto
@NAJO_Films
@NAJO_Films 3 ай бұрын
Dadka hala wadaagin bisinkoo yaan lagaa cawryin aniga il igu dhadcey hada ka hor 😢😂​@@nuura2755
@cadbulaahi1234
@cadbulaahi1234 3 ай бұрын
@User7654suy
@User7654suy 3 ай бұрын
‏اللهم يا رب العالمين، نسألك في هذا الشهر الفضيل أن تنزل السكينة والأمان على غزة وأهلها سائر المسلمين بكل مكان، ‏اللهم احفظهم من كل سوء ومكروه، ‏اللهم اشفي مرضاهم، وارحم موتاهم، ‏و أطعم جائعهم ، ‏وألبس عاريهم ، ‏ وآمن روعاتهم ، اللهم اجمع شملهم، ووحد صفوفهم ، ‏وقوي شوكتهم ، ‏وأنصر هم على من ظلمهم، اللهم أحقن دماء المسلمين وتول أمرهم ورد كيد عدوهم ‏اللهم آمين وآخر دعواتنا أن الحمد لله رب العالمين
@Abdifitah-ir6dc
@Abdifitah-ir6dc 3 ай бұрын
Allah is one ☝ 🙏 ❤
@SHARIIF721
@SHARIIF721 3 ай бұрын
مُحَمَّد ﷺﷺﷺﷺﷺﷺمُحَمَّد الله أكبرﷺﷺ
@salmoabdi2320
@salmoabdi2320 3 ай бұрын
Nabıga kusalli scw
@ilyasnur335
@ilyasnur335 3 ай бұрын
Mhdsnid ustad soonka allah nga aqbalo dhamantena ❤
@HudaOmar-rl8ms
@HudaOmar-rl8ms 3 ай бұрын
Allaylahe magaca cusub ee Somalia( Republic of Qosolistan)😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@mohamudmohamedahmed4962
@mohamudmohamedahmed4962 3 ай бұрын
arrinka an layaabay waa ilahay SWC nabi muxamed NNKH magaciisa ugu muusan yeerin sida YAA MXAMMAD lkn nabiyadii kale wuu ugu dhawaaqi jiray magacyadooda sida Yaa nuuxu, Yaa muusaa, Yaa ibraahiimu
@2daysago_
@2daysago_ 3 ай бұрын
Waa jirtaa sxp...aayada ogu dambeyso suuratul fathi aayada ogu dambeyso waxey ka bilaawataa Muxamadan Rasuulullaah
@Macre-ipro
@Macre-ipro 3 ай бұрын
Every video aan Ka Dawado wall omar waxaa ii KoRdhaa FaaiDo 💪
@queenanisa1589
@queenanisa1589 3 ай бұрын
Ramadaan mubarak Oman inshar kaso hadal dumarnimada plz💅🫵🙇‍♂️
@kingakramofficial6618
@kingakramofficial6618 3 ай бұрын
Ilaahay soonka hanaga aqbalo ❤❤
@bukhatir1454
@bukhatir1454 3 ай бұрын
Soomaalidu maantay dhab,ma,ahan waa eber
@user-yl1pu9vi9f
@user-yl1pu9vi9f 3 ай бұрын
Walaahi marar badan ayay igu dhacday anigoo qur'aan akhrinaya inan is iri aayadan adigay kula hadlaysaa
@Soomaaliweyn1
@Soomaaliweyn1 3 ай бұрын
Ustaad cumar aad ayad u mahad santahay ❤️
@user-cn9do3dg4s
@user-cn9do3dg4s 3 ай бұрын
culumada oo dhan qalbiga ayay ka akhriyaan quraanka sheekha aan dhagaysto sheekh afif maxamad taj allaha culumada hanooxafido
@cabditube7463
@cabditube7463 3 ай бұрын
Sax waye lakin lugu mana dhihin sheekhaas bas aya ka aqriyo e waxa lugu dhy liisku raacay yacni lo codey 🫡
@user-cn9do3dg4s
@user-cn9do3dg4s 3 ай бұрын
@@cabditube7463 kaliya waxa lugudhaho ayad qaadataa lakii aniga waxa an robo ayaan qaataa
@xamdabasha3927
@xamdabasha3927 3 ай бұрын
Cumar iyo asxabtsa wanidin salmay wlll wan ogay niay kujiran dadki caqliga usaxbkah jogan halakn halay duceyo wll
@user-oc2by3ec2d
@user-oc2by3ec2d 3 ай бұрын
Wll waxad jeceshahay ilahay hakisiiyo hana kaa farxiyo❤
@Sahruush
@Sahruush 3 ай бұрын
Ramadaan mubarak team ustada omar inshaar🙌🏿🤍
@ahlaamey3392
@ahlaamey3392 3 ай бұрын
Podcast yadaada cajiibka ah kama daalo inaa dageesto❤
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 3 ай бұрын
Jazakala khayr Omer ishaar ❤
@ismaaciilmaxamed6258
@ismaaciilmaxamed6258 3 ай бұрын
Ninkan omar ishaar ha loogu waco macalin sharfid awgeed wlhi masuuliayad wyn ayu noo hayaa ILLAAHAY ha barakeeyo ❤
@sakagb
@sakagb 3 ай бұрын
Thankz ustad
@ZeinabFarah
@ZeinabFarah 3 ай бұрын
Jazakallah khayr 🎉
@Ak_jimcale
@Ak_jimcale 3 ай бұрын
Ustaad omar inshaar wll Inbadan alleh hakusharfo
@Juujuule1
@Juujuule1 3 ай бұрын
Labadaada Waalid janaada Allah hageeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL Mcn
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 3 ай бұрын
Ustaad cumar inshaar waa ninka kaliya ee cadaw iyo sokeeye ikala baray mahadsanid ustaad ❤
@abdiwaliabdullahi3487
@abdiwaliabdullahi3487 3 ай бұрын
Mahadsanid Ustaad Omar
@Bullale6
@Bullale6 3 ай бұрын
Ramadaan Mubaarak! Dareenka ugu fiican waa in aan lagu dhayalsaneyn, xaalad kasta oo aad ku jirto in aad muhiim tahay in xataa lagu fahmayo haddii ay haddaladaadu israafayaan oo ay is dhaafayaan balse lagu fahmayo.
@ZeinabFarah
@ZeinabFarah 3 ай бұрын
Ramadan Mubarak 🎉
@aaminackaadir705
@aaminackaadir705 3 ай бұрын
Shukran ustaad keena
@XaliimoAbdi-ng4mr
@XaliimoAbdi-ng4mr 3 ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته اهلا وسهلا يا استاذ ❤
@user-ch5fd2li4x
@user-ch5fd2li4x 3 ай бұрын
Kaligey ayaan ismoodayey 😮😮 Shay aad u qurxon ama dareen anad cabiri Karin weeye mararka qaar waxan mooda in aan hore u noola ama nolol aan waligey arag ayaan dareema oo qurxoon...
@yaasircarfaad8946
@yaasircarfaad8946 3 ай бұрын
M.a wll thanks ❤
@MohamethCusmaan
@MohamethCusmaan 3 ай бұрын
Thnkz wll omer
@brownyare9909
@brownyare9909 3 ай бұрын
Omar jasakalhu zhp
@ZULTHAN_OFFICIAL
@ZULTHAN_OFFICIAL 3 ай бұрын
Best youtuber ever go ahead ❤🎉
@NaimaMohamedAli
@NaimaMohamedAli 3 ай бұрын
Podcasts kaan camal so badi❤❤❤
@farahhassanelmi3205
@farahhassanelmi3205 3 ай бұрын
Thanks pro ❤
@Carbdi-mc5gq
@Carbdi-mc5gq 3 ай бұрын
Ustaadkena waa soo dhcay
@Saydomar66
@Saydomar66 3 ай бұрын
Alle haku barakeyo walal
@CrashiidmohamoudOmar
@CrashiidmohamoudOmar 3 ай бұрын
M.a wll omar inshar😊
@apdalamuze
@apdalamuze 3 ай бұрын
Waaw our teacher yuou lead us the street line , B/c we give us Ruther advice, it is enough us , i will hope that will become what we takes . I saying to you go forward teacher omar inshar.👋✊️
@xafsosalwa40
@xafsosalwa40 3 ай бұрын
Walalayaal I caawiya waxan ahay gabar somaliyeed oo aad
@user-vk2ub8ik4c
@user-vk2ub8ik4c 3 ай бұрын
Ad baan u jacayl Mohammed sidiiq man sha wii Mac Adfaal ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ رحمه الله رحمه الله رحمة واسعة واسكنه الفردوس الاعلى رحمه الله رحمه الله رحمة واسعة واسكنه الفردوس الاعلى رحمه الله رحمه الله رحمة واسعة واسكنه الفردوس الاعلى الجنه
@abdirahimomar111
@abdirahimomar111 2 ай бұрын
Keep going forward bro👏
@YoungAbdo
@YoungAbdo 3 ай бұрын
Ku mahadsanid fandhaalkan mudane ❤
@GalolPro
@GalolPro 3 ай бұрын
Maschallah!
@mohamedhussein9936
@mohamedhussein9936 3 ай бұрын
محمد صديق المنشاوي
@AmalMohamed-wp8by
@AmalMohamed-wp8by 3 ай бұрын
Mahadsanid
@ismaaciilmaxamed6258
@ismaaciilmaxamed6258 3 ай бұрын
Mahadsanid #macalin
@user-ed4zt1rg8b
@user-ed4zt1rg8b 3 ай бұрын
Alxamdulilah
@Sharoobomedia
@Sharoobomedia 3 ай бұрын
Podcast kaga waxad moda inad ogthy inan sugayay
@farhan_taffo
@farhan_taffo 3 ай бұрын
Ustaad mahadsnid
@GOLELYRICS
@GOLELYRICS 3 ай бұрын
Omar inshaar 🎉❤
@janadoon1397
@janadoon1397 3 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-kw3wo9mg7f
@user-kw3wo9mg7f 3 ай бұрын
Alxdllh 😢
@user-cx4yn9bl6f
@user-cx4yn9bl6f 3 ай бұрын
Haddaa dalkii joogno quraanka waa Iska akhrinaa macnihiisa ma fahano /90 Sidaadoo kale carabta madhexjoogno wll cumarow taa maogtaha
@nuura2755
@nuura2755 3 ай бұрын
Wadanka waan joogaa aniga xataa adiga kuu xiran tahay inaa qur’aan xifdiso ama tafsiir baratid xataa KZfaq ka helaysaa shiikha rabtid tafsiirkiisa xataa aniga online tafsiirka bartaa waa free Juska 4aad marayaa Alxamdulilah
@cabdiwahaabnadaara7945
@cabdiwahaabnadaara7945 3 ай бұрын
Mnsha Allah wll kasii badi wax la brto qur aan ka ugu fcne ❤❤​@@nuura2755
@yaasmiinaxmed1087
@yaasmiinaxmed1087 3 ай бұрын
Wll tafsiirka ayan doonayaa halkan kala xidhiidhq
@omarcabdiqaadir
@omarcabdiqaadir 3 ай бұрын
1daqiiqo u horeeso nasheedo ramadaan kudar sxp editka inta bisha Ramadan laku jiro
@IdirisNuur-sw8gs
@IdirisNuur-sw8gs 3 ай бұрын
@amaalmakhtal8588
@amaalmakhtal8588 3 ай бұрын
republic of qosolistaan😂😂😂
@Sumahmd1
@Sumahmd1 3 ай бұрын
Jazaka allahu Khayran walal .
@africaismyhome723
@africaismyhome723 3 ай бұрын
Dabcan way jirtaa aniga waxaan daremaa aaayada suurada ( Alam Nashrax) inay sigoooniya utaabtaan xaalad isoo martay
@NimcanMohammed
@NimcanMohammed 3 ай бұрын
Republic of qosolistaan 😂😂😂😂
@ilwaadinasheikh
@ilwaadinasheikh 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂 anoo comment iga layaaba ayaan muqalki soo gaarey republic of qosolistaan waaba dawlad magac qurxan calankeeda waa see😂
@HanadXuseenxasan-pk9fn
@HanadXuseenxasan-pk9fn 3 ай бұрын
😂 somalia 🇸🇴 Laga wada​@@ilwaadinasheikh
@mohamedamiin9719
@mohamedamiin9719 3 ай бұрын
Kula mid ahay wllhi anoo yaaban isla sikinkii aa commentiga arkaayay aa colda soo gaaray😂​@@ilwaadinasheikh
@user-nb2uj3uj9q
@user-nb2uj3uj9q 3 ай бұрын
Ustaadka marka qaar waa funny 😆😄😂❤
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 3 ай бұрын
​@@ilwaadinasheikh🇸🇴🇸🇴 wakaas calanka😂
@HassanmahamudmahamedhassanRhoo
@HassanmahamudmahamedhassanRhoo 3 ай бұрын
Wan one like
@CaaliyoOmarshooli-dz9kq
@CaaliyoOmarshooli-dz9kq 3 ай бұрын
م❤❤❤❤❤❤❤
@hassenkulmiye2430
@hassenkulmiye2430 3 ай бұрын
republic of qosolistan haha😅24:04
@yasirtrt5412
@yasirtrt5412 3 ай бұрын
Mahadsanid wll Omar
@abdullahidahirjimcale5292
@abdullahidahirjimcale5292 3 ай бұрын
Sxb soonka wana dharjisay thanks
@Juujuule1
@Juujuule1 3 ай бұрын
GACMAHA ILAAHEY HAGU barkeeyo haddad janal-keyga BOQOTO WLL Mcn
@faataxcnf2677
@faataxcnf2677 3 ай бұрын
Qosolistan rebuplic😄😄
@HanadXuseenxasan-pk9fn
@HanadXuseenxasan-pk9fn 3 ай бұрын
Republic of qosolistaan😅 dawlada somalia
@Asma-abdalla75
@Asma-abdalla75 3 ай бұрын
The Republic of qosolistaan waa mgac aad uqurux bdn waad laheshey 😂😂😂
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 3 ай бұрын
Republic of qosolistaaan wali magarin rer comenta mixnad kkk
@Professoryussuf
@Professoryussuf 3 ай бұрын
Sxb waan kutaageraa 😢
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 3 ай бұрын
REPUBLIC OF QOSOLISTAAN🇸🇴🇸🇴😂
@AXMATO_
@AXMATO_ 3 ай бұрын
Qofkii 50aad ee muqalka daawadey intaa Oodhan in aan daahey ayan dareemaya
@hajiadan9056
@hajiadan9056 3 ай бұрын
CADAWGA HADALKISA LAMA SOO QAATO SHACABKAGA LA DHISAAA...
@HaruunNoor
@HaruunNoor 3 ай бұрын
Macalin brain wash kasohadal sideena iskiga ilaalin karta sabababta tusale markaad Schoolka joogtid arday qaar ayaa kadadiciniyan run kagadigiyan waxbarasho faaido maleh wayo wadanka shaqo maleh Marka haisku rafadinin marwalba. adigana arday secondry barta ayaatahay dadka bananka jooga waxay kudahayan life outside is hard waxbaro jiilka dambe yaa umaqan adiga waa chanelka kaliye horumarinta disida bulshada kashaqeya xaqiiqada dabta darensiya qofka adiga oo iska hdlaynin balsi qofka kafkirsinaya markaad fandaal podcast so jeedin aysid mahadsanid❤😢😢🎉
@user-tt6tq6wb1d
@user-tt6tq6wb1d 3 ай бұрын
Yacni yacni yacni maa naga deysid
@kinghamaaz1352
@kinghamaaz1352 3 ай бұрын
Hadaad dhibsatey maxaa udaawanee
@maxmuudmahrez1238
@maxmuudmahrez1238 3 ай бұрын
Wuu la qabsadyy inuu markasta dhaho zhiip adi xitaa waxaa laga yaabaa inay jirto eray san oo kle ula qabsatyy mrka ha uqbn😂
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 3 ай бұрын
Hal heeskisa waaa waaye sxb 😂😂ani hal hayskayga waa mafahminooo😂
@arday661
@arday661 3 ай бұрын
Asc asxabta su'aal qaba Horta maxan, markan omar inshar Dhagayi sanayo uu kac-sada 🍆
Adiga kaliye ayay kuu taalaa | Fandhaal Podcast | 105 |
32:19
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 12 МЛН
Does size matter? BEACH EDITION
00:32
Mini Katana
Рет қаралды 11 МЛН
xiriirka u jar !  Nooca saaxiibada kamid ah , tilmaamo xun xun
12:35
7 Qasaaro qofka noloshiisa ka dhigta E04
25:25
Ayub Ahmed Podcast
Рет қаралды 32 М.
30 sifo oo ay leeyihiin dadka indheer garadka ah | #OGAANSHO
14:26
Fandhaal Podcast | 38 | Eber |
42:15
Omar Inshar
Рет қаралды 44 М.
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 12 МЛН