No video

Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |

  Рет қаралды 41,828

Omar Inshar

Omar Inshar

8 ай бұрын

Пікірлер: 139
@sumayasuu3732
@sumayasuu3732 8 ай бұрын
Anuu waxan idin odhan lahaa qofkastoo fariintayda arka Ilaahay isku xidha salaada iyo cibaadadana badsada Ilaahay quraanku wxu ku sheegay qofkii xuskiisa ka jeedsada Inay noloshu ku adkanayso Xidhiidhka ilahay idinkala dhaxeeya dib ugu laabta Hdiid aad xudhiidhkaas hagaajiso ilaahay wxu ku furfuri arimahaaga Ani ahaantayda wxu ilaahay isiiyay wax aan islaha waliga heli meysid markii an ale kacabsiga badiyay Wlhi ilaahay wx badan oon rabay ayuu hortayda keenay
@hodoadam7781
@hodoadam7781 8 ай бұрын
Aad iyo aaad walaal cidna waxba ku yeelikarta hadi dhibkasta adunka kgu yimaado hadii aad allaaah ku xiranthy.
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 Ай бұрын
M .a
@queenanisa1589
@queenanisa1589 8 ай бұрын
الَّذِينَ آمَنُوا وَتَطْمَئِنُّ قُلُوبُهُم بِذِكْرِ اللَّهِ ۗ أَلَا بِذِكْرِ اللَّهِ تَطْمَئِنُّ الْقُلُوبُ Tafsiixda istiqfarta saliga nabiga scw Wadawo baraxtiran
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 8 ай бұрын
Wacaleykuma salaan Alxmd waxa tahay Qofka kaliya ee setahy idhahy sakay ,wyo maba hesto qof idhaho setahy 😢❤
@TiiriTaaara-jt2et
@TiiriTaaara-jt2et 8 ай бұрын
Xld kwrn naima
@naimaabduqadir9906
@naimaabduqadir9906 8 ай бұрын
@@TiiriTaaara-jt2et Alxmd
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 8 ай бұрын
Caawa qof aan jecelahay baan waayay *geeri* fadlan wallaalahay in alle suaasha u fududeeyo iigu soo duceeyo.
@Markaawi9
@Markaawi9 8 ай бұрын
Allaha unaxriisto wll😢
@SaacidMohamud8
@SaacidMohamud8 8 ай бұрын
Waan kula dareemaya xannuunka walaal, Eebbe Jannada ha idinku kulmiyo qofkaa walaaal.
@mohaabdulaahi9239
@mohaabdulaahi9239 8 ай бұрын
Allah u naxariisto wll
@mohamedhussein6563
@mohamedhussein6563 8 ай бұрын
Alle ha unxristo😢
@safiyayasin7946
@safiyayasin7946 8 ай бұрын
Allah haw naxariisto wll
@user-cw2hd2fk7s
@user-cw2hd2fk7s 8 ай бұрын
Asc waan ku salaamay ustaad Omer inshar nio horta waxan rabaa inaa aad kugu mahad-celiyo ustaad waxyabo badan ayaan kaa faa"iidey ustaad marka nio ustaad xageen kala-soo xidhiidhaa Waad mahadsan tahay
@Sanyo2c
@Sanyo2c 8 ай бұрын
Ilaheyo omar insher janada geli mugdi iga so sartay 🫶🏽🐐
@salaambulle7896
@salaambulle7896 4 ай бұрын
The silent sad 😢😢😢 waa arin cajiiba xaqiiqdii waana marxalad qofku mar uun uu wa jaha intuu nool yahay balse waxa mudan in-la is weydiiyo sidee looga gud-ba waana tala-zarasha allaah ❤
@zeinabhassan3438
@zeinabhassan3438 8 ай бұрын
MashaAllah ustad ,Khyr allaha kusiyo,Mowducyada Dhiirinta Nafta Aad nogusobadi ,Mahadsanid.
@maryansharif3807
@maryansharif3807 8 ай бұрын
Waxaas dhan dikri Allah ayaka adag kaliya adkaysi ulohow inaad samaysid salatulayl
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs
@UmsumeyaHanuudi-kh7vs 8 ай бұрын
Wlhy tan somaray ee ilahada qayb kamida ankusi jiro hadan islaam aheen waa is dili laha lkn alxamdulilah waxa ku badbaaday tasbiixda adkaarta istaqfaarta saliga nabiga scw salada badan saladu laylka quraanka aqrinta amq dhagaysigisa oo Rotin Anka dhigto intaad badiya
@AliQays32
@AliQays32 8 ай бұрын
Waa mahadsan tahay ustaad cumar dhab ahaantii muqaalo aa dareemoono inaa ubaahanahy laakiin aanan ka fikirin ayaa mar walba soo jeedisaa🤍👍🏼♥️
@mohamedcad03
@mohamedcad03 4 ай бұрын
Masha Allah al ustaad Omar inshar , Allah ha ku barekeyo magaranayo waxan ku qeexo erey in aan ku mahadceliyo talooyinkaaga wanagsan ee aad nala wadaageyo Cawa wa habeenki ugu dambeeyey ee Ramadan ilahay hanagadhigo kuwa qata u ku dhaqmo afkaartada wngsn Allah noo dambi dhafo dunubtena janadana nagu kulansiyo dhamanteen.
@faizaabdikaderadan6845
@faizaabdikaderadan6845 8 ай бұрын
جزاك الله خيرا ❤
@Isniin_podcast
@Isniin_podcast 8 ай бұрын
Wcs macalin Cumar inshar alx masha alalh 😢❤
@user-ir2sq3qv1q
@user-ir2sq3qv1q 3 ай бұрын
Waxaa farxad iigu filan in aan haysto rabi anoon hadlin ifahmaaya Alxamdullilah ❤️‍🩹😭🤲
@user-fh6si3zt7x
@user-fh6si3zt7x 7 ай бұрын
Wlhi ustaad malin horaa radiyay inaad marun kadashay murugta wan wayay lkn manta inaad ilasocotoo kle waad sodhigtay allaha qeer haku siiyo ustaad murugtaan qarsoon malmahan dhan baa isku arkayay 😢😢😢😢
@MohamethCusmaan
@MohamethCusmaan 8 ай бұрын
Ana toos iiga hadashe ustad wa iska murugsanhy wax iga dhimna ma garnyo😢
@cabdiwali7706
@cabdiwali7706 8 ай бұрын
Kulamid wlhi xitaa wax ifarxad galiya ma arkin😢
@aamina864
@aamina864 8 ай бұрын
Tasbiixda badiya saliga nabiga salalahu caleyhi wasalam badi iyo istiqfarta
@suhurahmednur8656
@suhurahmednur8656 7 ай бұрын
Istiqfarka akhrisan jiray iyo saliga nebiga ila week marka waday iga hadhay hadana way so noqotay mana akhristo wan ka cajisi marka akhriso adna iyo dhamn wan tijabiyay 2020 hadan ilahy ha ifudeyo
@AbdulahiSaed
@AbdulahiSaed 8 ай бұрын
M.a ustaad Allaha Kubarakeeyo,Carabkagana Allaha Kuu Barakeeyo
@sayiidqalliwalli1035
@sayiidqalliwalli1035 8 ай бұрын
Ustaad omaar inshaar mahadsanid. Aniga ayaa sidaas ahaan jiraay balse alx waan kaa baxay
@emotionaldamage-jl4sj
@emotionaldamage-jl4sj 8 ай бұрын
Adu qof noce ah tahey wax kasta la sheego Maa tahey 😂😂😂😂
@AsmaAbdirashid-ww9yt
@AsmaAbdirashid-ww9yt 8 ай бұрын
Wll sidee uga baxday isheeg allah ku xafido 🥰🤲
@zhakirmaxamed6649
@zhakirmaxamed6649 7 ай бұрын
Luuqada carabiga ka so hadal qaaabka uugu fiican ee lagu baran karo❤❤❤❤
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt
@KheyrqabexasancaliKheyrq-op2qt 8 ай бұрын
Jazakallaahu kheran omar inshaar ❤❤❤❤❤
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 8 ай бұрын
mawduucani boqolkiiba laba boqol aniga ayuu i khuseeyaa😢😢😢 tiraba 5 jeer ayaan ku fikiray inaan is dilo bilihii u danbeeyay hadana ma dhamicin cabsida aakhiro darteed
@TiiriTaaara-jt2et
@TiiriTaaara-jt2et 8 ай бұрын
Soomaaliya maa jogta mise dibadaha
@FaadumoAbgr-fo8qg
@FaadumoAbgr-fo8qg 8 ай бұрын
😢
@arafaatabdirahmaan6165
@arafaatabdirahmaan6165 8 ай бұрын
@@TiiriTaaara-jt2et waddankaan jooga wall
@luunamoon6309
@luunamoon6309 7 ай бұрын
Ila 2021 xaladan way I haysta ilhy Faraj khayr qaba Ban waydiisty wan ka xumada markan arko dadka aniga Ila midna ah da,dayda o noloshodo farxd dhab iyo dalxiisyo adaayo anigana Qol ku xirany an la dagalamyo naftyda 💔💔
@haashigumcadle4
@haashigumcadle4 2 ай бұрын
Xaqiiqdi isku mid ban nahay 5 sano faraxd ma dareemin wax ka muragsanhayna ma garanayo lkn Mar kasta ano xaladas arkayo ayaan is dhafiyaa wax kasto on ku farxi jiray kuma farxo hada waxad modaa in uu qolafkayga un jogo dhulkan lkn ruxdayda waxay jirta mel kale subxaanalah Allah un ban talo saranayna
@BishaMalabka
@BishaMalabka 5 ай бұрын
The only one of the lagend i am your supporter🎉
@munaahmed4164
@munaahmed4164 8 ай бұрын
❤l love you brother sake of Allah jazakalaah khayr
@user-ge2xn8or2z
@user-ge2xn8or2z 7 ай бұрын
Shukran ustad Omar inshar
@jackali6566
@jackali6566 8 ай бұрын
Inta video aad lee dahay aan dawaday, waa video kalia iga hadlayo ani aan manta dawaday wlh .dadka waxey ii dhahan waxa tahay qof mar walbo iska faraxsan 😂 lkn gudah ka murugaysan wlh .
@OGSOOR
@OGSOOR 8 ай бұрын
Barakallah fikum Omar inshar❤🎉
@user-go6il3ub8m
@user-go6il3ub8m 8 ай бұрын
Masha Allah jasaaka Allah kheyr
@hawayurubmohamed4460
@hawayurubmohamed4460 8 ай бұрын
My role model Ustaad Omar mahadsanid ❤🙏💯
@MahamedMuse-5
@MahamedMuse-5 8 ай бұрын
Jazakalah khayr Wllkay😊
@aasiyaabduwali4407
@aasiyaabduwali4407 8 ай бұрын
Jazakallah❤
@GonleAirplaneWindow-js4sm
@GonleAirplaneWindow-js4sm 4 ай бұрын
Shukran cumar inshar.walal qali No so badi
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 8 ай бұрын
mahadsanid ustad wax badn ka faaiday
@abdirahmaanali24
@abdirahmaanali24 7 ай бұрын
Qofkii kucaaya caaay 😂😂😂😂😂wllhi ustaadow anaa saas ah maskaxdeeda yar ma qadan karto dhaliil yar waa isku dhaxyaaca😂😂😂😂
@Updirahman-ts3ve
@Updirahman-ts3ve 8 ай бұрын
ماشاءالله ❤
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar ❤
@ibraahimnasiib5232
@ibraahimnasiib5232 6 ай бұрын
cumar inshaaroow mudo dheer ayaan kugu taxanahay anoo aan qaangarin ilaa iyo ano hada weynaday wall waxaa tahay shafiyo rabi imaanka iyo balakhada hakusiyadiyo
@SaacidMohamud8
@SaacidMohamud8 8 ай бұрын
Mocallimoo Cumar Inshaar Rabbi haku sharfo ustaad.
@habiberick8923
@habiberick8923 8 ай бұрын
😊😊😊😊❤❤❤❤❤keep up dear teacher 😘 ❤️ 💙
@Wanaajiye126
@Wanaajiye126 Ай бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
@Aisha_____Hassan
@Aisha_____Hassan 7 ай бұрын
In badan markaan murugooda geeri inay nolosha ii dhaanto waan jeclahy waayo cariiriga gudahaygaa ka weyn farxada mashquulka aan ka helayo, markii hore markaan isku dayo inaan waaqacaas ka baxsado waa ay ii ahayd suurtogal balse waxa kuso birey nolosheyda shaqsi aan ii ogolaan ìnaan ka baxsado oo Igu cadaadiya inaan wajaho , hadano magaranayo qaab an uwajaho 😢
@farxiyodahir4941
@farxiyodahir4941 8 ай бұрын
Dhibkas anaa qawo 😢
@nasramahamed8205
@nasramahamed8205 8 ай бұрын
Cumar inshaar wllo kasoo haddal guurka
@amiinamka7625
@amiinamka7625 8 ай бұрын
THE ONE AND ONLY LEGEND ❤
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 8 ай бұрын
Mahad sanid ustad 👍
@ilyasalimohamud9031
@ilyasalimohamud9031 8 ай бұрын
Yaa Ahlan wasahlan
@Mohaa930
@Mohaa930 7 ай бұрын
My brother guul igo gabanino soo badi
@saidahmed2544
@saidahmed2544 8 ай бұрын
Thanks ustaad
@ahmedabdinaasir6913
@ahmedabdinaasir6913 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@nawaalahmed4901
@nawaalahmed4901 8 ай бұрын
جزاك الله خيرا 🎉
@AbdallaYusuf-zu6xh
@AbdallaYusuf-zu6xh 8 ай бұрын
Ilaa xad. sxb walle waxn dhihi karaa qofka sidhaba ku dhagesto go aan qaato dadaalana inusan qasareen cadoyin xuna iska iloobayo.sxb abalkaga allha gudo.duco ku awoodnaaa big brother
@user-hx6wx9lx9i
@user-hx6wx9lx9i 8 ай бұрын
Mahadsanid ustaad❤
@Afgaani-i1u
@Afgaani-i1u 3 ай бұрын
XALADAN ANAA DHEX DABAALANAYA😢 YAA ALLAH
@farhan_taffo
@farhan_taffo 8 ай бұрын
Ustaad umar ishaar mahadsnid
@suldaanmahdi4956
@suldaanmahdi4956 8 ай бұрын
Habeen wanaagsan Omar Inshaar😮🎉
@aliyare984
@aliyare984 8 ай бұрын
Wcs ya Omar.
@chanelsports-vg6bl
@chanelsports-vg6bl 6 ай бұрын
Scw
@kingfariid3
@kingfariid3 8 ай бұрын
Runtii marka hore alle aya mahad lehh oo sahlay inaan wada xiriirno omarow kanaalkan vedio aad so galisid oo nolosha wuseeyo wan sugaa lkn wall wax ku dar macnaha so badi
@abdjrtheintertainer6589
@abdjrtheintertainer6589 27 күн бұрын
Waa run dadka ma jecli Marwalba waxaa jeclahay in aan kaligay ahaato
@user-qm2pt2ov9w
@user-qm2pt2ov9w 8 ай бұрын
Masha allah
@fadmahasan5335
@fadmahasan5335 8 ай бұрын
Mahadsanid Bare 🥰
@Geogofari
@Geogofari 3 ай бұрын
illahay haku karameeyo cumar hal bil oon kuxiranahay channelkada wax waynb baan faaiday waxan jeclaan lahaa inaan kolhore kugu soo xirmi lahaa
@Xasan289
@Xasan289 8 ай бұрын
First 0:21
@ahmedabdinaasir6913
@ahmedabdinaasir6913 7 ай бұрын
Thanks ustaad ❤
@PeLe05
@PeLe05 8 ай бұрын
I am first like❤
@axmatmaxmet5929
@axmatmaxmet5929 8 ай бұрын
Jasakallh wllkay
@awilabdi1091
@awilabdi1091 8 ай бұрын
Omar ishar aad ayaad u mahadsan tahy runti waxad nala wadagtay podcast qiimo badan
@haredhamze
@haredhamze 8 ай бұрын
Djibouti 🇩🇯 est-ce que tu vas bien
@farsamdagacant123
@farsamdagacant123 8 ай бұрын
Hore usoco ustaad
@user-tj5gy4nn8u
@user-tj5gy4nn8u 7 ай бұрын
Quluubta dadka ayaad ka dhex hadashaa marwaliba😢
@AbdullahiBashirAbdullkey-hc7on
@AbdullahiBashirAbdullkey-hc7on 8 ай бұрын
ماشاء الله نحتاج هذه الموضوع
@user-vt4zk8ff3m
@user-vt4zk8ff3m 8 ай бұрын
Mahadsanid walaal
@jilbagabtv
@jilbagabtv 8 ай бұрын
Wlh waa xaaladan ku suganahay hadda 😔
@Shugri-fj2oc
@Shugri-fj2oc 8 ай бұрын
Jasakalah kheyr kulah ❤wan ku dagay podcast Marka dhageystay ...
@AbdirashidMohamed-rm5nw
@AbdirashidMohamed-rm5nw 8 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abdullahialihassan7085
@abdullahialihassan7085 8 ай бұрын
Mahad sanid ustad
@Saalamiinchannel
@Saalamiinchannel 8 ай бұрын
Thanks wllka❤
@ismailali7223
@ismailali7223 8 ай бұрын
Diinka islamka ku dhaqankeda waa wado wadadaas oo ku geyneso gurigada dhabtaa ee aakhiro . Ee murgta hada aad dareymesid waa dhinka wada aad ku socotid sii soco ilaheyna talasaro
@user-jn3lf3zh9z
@user-jn3lf3zh9z 7 ай бұрын
Mahadsanid wll ❤
@Zaynab_033
@Zaynab_033 7 ай бұрын
09:20 Habeenimo anoo dareemaya xaaladaas ayuu iga soo horbaxay😢
@nadiramaxamed9579
@nadiramaxamed9579 8 ай бұрын
Shugran uastad
@mordinh
@mordinh 8 ай бұрын
Shukran
@mohamedbashirmohamed7706
@mohamedbashirmohamed7706 7 ай бұрын
M.a ❤
@chanelsports-vg6bl
@chanelsports-vg6bl 6 ай бұрын
Asxaabeey
@farhiafarta6500
@farhiafarta6500 7 ай бұрын
Mhdsnid wll Cumar
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu
@yyyyyyyyyyyyyyyyyuuu 8 ай бұрын
ustad malin walba waxn is dhaha dhib ihaysata goan ka qaado lakin goan ma qadan karo oo maba murugonayo yacni is maba dhahayo goan qado talow maxa xala😢😢
@farhiyashilaabo6012
@farhiyashilaabo6012 8 ай бұрын
Cumarow huno muqalada Mano sodhereysid oguyaran 40min hadad 1hour noga dhigeynin inksto waxyaro ku anfaca kawanagsantahay muqal dher hadne waxan kamid ahay dadka kushaqeyo podcastiyadada hda shalay marka sodhigeysay wuisodhacay Madawan hdan dawaday oon dhar maydhayay hal muxadaro dher ama hal podcasti oo dhera jecelahay ani ina waxkale gesto marabo
@user-zi2xz1eg7f
@user-zi2xz1eg7f 4 ай бұрын
Muuqaalkan aniga igu socdaa😢😢😢😢
@Duco-waalid
@Duco-waalid 7 ай бұрын
Ogaansho aad baan u dhagaysan jiray lkn baryahan mooyi
@user-vl3em1gy1i
@user-vl3em1gy1i 7 ай бұрын
Wllhi inuu ani isheegayaad moodaa dhibaa iska kay haysta hadana ma dhibani yaab
@ayanahmed7310
@ayanahmed7310 7 ай бұрын
Alla anige ihaysataa wlhi anigoo Baby yar haysto allah iigargaaro walalayaal isooduceeya hada argatan qoralkeyga inuu allah iga qaado Depression ka
@Xaqiiqi
@Xaqiiqi 4 ай бұрын
Wcs ustaad Waxyabaha iigu yaabka badan aadna aaan unecbahay qofka marku wax cunayo mobile isticmala waa waxan fiicnayn
@zakiomar-g7g
@zakiomar-g7g 8 ай бұрын
Waaa mawduuc jiro xaqiiqdii lkn sidee looga bixikaraaa? Kolay cid walba oo diinka barato kuna dhaqanto waxaas ma arkaysid
@safiyayasin7946
@safiyayasin7946 8 ай бұрын
Waxan isku arkay xanaq saida nololshiba waan wayey
@TiiriTaaara-jt2et
@TiiriTaaara-jt2et 8 ай бұрын
Wax yaabaha aad sameyso dib ugu noqo kadib waad ogaanee meesha uuu kaaga imanayo xanaaqa badan
@user-pi4zw6pk4t
@user-pi4zw6pk4t 7 ай бұрын
Depression 🎉
@mahamudh6983
@mahamudh6983 8 ай бұрын
Hurdadu mar marka qaar way kugu soo fatihi xilliyada qaarna waad iska waayi waa sidii qof markuu xanuunsado cuntada dhan ka go' wax walbana waxay kuu dhadhami sidii dacarta Alle umuuraha ha sahlo
@Omrxsauds
@Omrxsauds 8 ай бұрын
Hadaladaada waa kuwo aan isku qasbaayo inaan dhageysto, sababto ah murugada iheyso darteeda.....
@luuldheyman982
@luuldheyman982 7 ай бұрын
Runti anigbo xldan iheysata
@chanelsports-vg6bl
@chanelsports-vg6bl 6 ай бұрын
Nabiga kusaliya
@MacalinEnglish
@MacalinEnglish 8 ай бұрын
Murugta Qarsoon iyo midda muuqata tee daran?😮
@abdullahialihassan7085
@abdullahialihassan7085 8 ай бұрын
Tan qarsoon
Saamaynta Xiriirka Guurka ka horeeyo | Fandhaal Podcast 90 |
26:10
Nastya and SeanDoesMagic
00:16
Nastya
Рет қаралды 46 МЛН
Fandhaal podcast 52 | Sideed ku Ogaan In aad Bislaatay .
30:37
Omar Inshar
Рет қаралды 75 М.
Cabsi | Fandhaal Podcast | iinsaanka iyo cabsida kownkaan .
28:10
Soo Ifbixidii Cilmaaniyadda | Mawduuc cusub |
13:38
Cumar Cabdi
Рет қаралды 4,5 М.
053 | 13 | Dantooda ka tus in ay kuu adeegaan | ku shaqayso dadka!
21:46
085 | Basaasaddii Ingiriiska | Sida ummad loo dhiso loona burburiyo!
47:20
Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |
15:11
OGAANSHO
Рет қаралды 131 М.
90 Oraah Oo Noloshaada Wax Kabadali Doono | Qaybta 1aad |
15:13
6 Shay oo khatar ku ah raganimadaada | Fandhaal Podcast 82 |
23:27