6 Shay oo khatar ku ah raganimadaada | Fandhaal Podcast 82 |

  Рет қаралды 78,150

Omar Inshar

Omar Inshar

9 ай бұрын

Пікірлер: 244
@mr.mohameddahir3917
@mr.mohameddahir3917 9 ай бұрын
Sidee kor ugu qaadi kara hormoonka testestronka 1. Gym qaad gaar ahaan , lugaha, dhabarka , caloosha. 2. Zink iyo vitamin D qaado hadda awoodid. 3. Protine cun, sida ukunta. 3. Hurdo fiican seexo habeenkii. 4. Jooji ama ka fogow daawashada filmida xunxun.
@Dreamy-M
@Dreamy-M 9 ай бұрын
Thnx 😻
@7june2024
@7june2024 9 ай бұрын
Almuhim jimicso , caafimafkada iyo cunadadana dib u eeg
@Hakiim326
@Hakiim326 9 ай бұрын
maqalka badan waxbu tara 🧕 ado kuso gudpinay videogan ❤
@isbadalsamey18
@isbadalsamey18 8 ай бұрын
Xaqiiq,🎉
@zakariamohamed1379
@zakariamohamed1379 9 ай бұрын
example hard times create strong men strong men create good times good times create weak men weak men create hard time
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 2 күн бұрын
Wall cumar inshaar alle haku xafiido wad iga qusulsisey ❤❤❤❤ walhi sida uhad leyso adba ujclhy cumarow alle haku xafido
@CaYga0672
@CaYga0672 8 ай бұрын
0ct 2jeer sameyey ilaahow qalbigeena ka masax xumanta🤲😢
@Karaamo12
@Karaamo12 9 ай бұрын
Walal Xaqa ilaahay oo kuu Imaada Mooyaane Barnaajimijyadan ku Saabsan Did u Soo Noolaynta Ragii Soomaliyed Soo Celinta Haybadaad Fadlan ha Joojin Walal Adiga iyo Xaliye Waxaad Badalaysaan ood Bad Baadinesaan Rag Badan Noloshoooda Ee Shukran walall❤
@sihaamqurux9687
@sihaamqurux9687 9 ай бұрын
Xaliye so maaha kii lahaa naagtada hady kuso wacdo haka qaban,biilka uyare,suuqa waxba ha uga soo gadin,gabdhaha muxadaraadka aada wa ciyalsuqiin niman ayay u aadan,nimanka culumada isku sheega e muxadaraadka jeediya culumo uma aqaan,haday naagta kugu buuqdo katag ayada iyo ilmahaba naftaada ayaa ka muhiimsan .ninka intaas o xumaan eh ku hadlay hadaaba macalin utaqanto aad bay u liidataa raganimadaada
@cumarxashi2469
@cumarxashi2469 9 ай бұрын
1_ Fadhiga badan 2_ Cuntada caafimadka u darran 3_ Walwalka badan 4_ Dareemida inan lagu rabin 5_ In aad naftaada ixtiraamin 6_
@user-qr2qr9hj7x
@user-qr2qr9hj7x 9 ай бұрын
6 mey😢😂
@MohamedOmar-nl2qn
@MohamedOmar-nl2qn 9 ай бұрын
Siigada number1 wayr
@Bullale6
@Bullale6 9 ай бұрын
jasakalaah khayr wllo.
@mr.mohameddahir3917
@mr.mohameddahir3917 9 ай бұрын
7. Stresska 8- Soo jeedka.
@practiceone6726
@practiceone6726 9 ай бұрын
Thanks for shortlisting
@Abdi-Raxmaan
@Abdi-Raxmaan 9 ай бұрын
Macalin Guulayso khyr badan banku rajeynayaaa 🙏🏻💯
@omarsharifmadowe4100
@omarsharifmadowe4100 9 ай бұрын
maahalah ustaad omar ❤shukran
@saladcali4496
@saladcali4496 9 ай бұрын
Omar inshar thanks waan kaa faaideysanay
@Asadaarka23
@Asadaarka23 9 ай бұрын
Mar dhaweyd Baan niyada kuugu haayay ustaad ❤
@suldancukaash6529
@suldancukaash6529 9 ай бұрын
Mahadsanid ustaad
@abdalleali354
@abdalleali354 9 ай бұрын
Masha allah ustaad Omar inshar waan kaaga mahad celinayaa baraarujintaada.
@abukateiskudhuuq7366
@abukateiskudhuuq7366 9 ай бұрын
Ustaad jazakalah🎉
@MarwoCiise-yr8fc
@MarwoCiise-yr8fc 9 ай бұрын
TNKZ USTAAD🎤❤
@user-re7je5rc6t
@user-re7je5rc6t 9 ай бұрын
Waad mahadsan tahey ustaad cumar inshaar ❤
@AishaBadal1998
@AishaBadal1998 9 ай бұрын
HAA nafteda wan jeclahay Walallo ❤
@user-pc8kp3cg5l
@user-pc8kp3cg5l 9 ай бұрын
Thanks Mr Omar
@abdiqadirbarre7537
@abdiqadirbarre7537 9 ай бұрын
My rolemodel Ustaad umar ❤
@kamaalmohamed8579
@kamaalmohamed8579 9 ай бұрын
Wlal cumar inzhar aad baan ku salaamay runti wxd tahay dadka tirada yar ee wx waaqica Bulshada la soo wadaaga hadba wxi jira alle hku xafido wlky aad bn mawduucyada muhiimla kula socday in lagu qiyaaso 5 sano ila hda kula socda salaama wlky from burco goplka rga gar ahaan degmada sh.bashiir gar ahaan xafada actober ❤🙏
@jamaaldj
@jamaaldj 9 ай бұрын
❤❤
@yuonesabdalla3525
@yuonesabdalla3525 9 ай бұрын
الافضل ❤❤ الله يحفظك ويسعدك يارب العالمين🤲
@AishaBadal1998
@AishaBadal1998 9 ай бұрын
Elahay hakubarakeyo huno qali💙💙💙💙💙💙💙
@HassanIssak-xo2st
@HassanIssak-xo2st 8 ай бұрын
Ustad kena Allah cimri dher cibadoleh Allah kusiiyo
@abdilahiahmed3295
@abdilahiahmed3295 9 ай бұрын
Keep going you did great job I liked
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi 9 ай бұрын
استاذ ابو فيصل عمر انشار حياك الله ❤
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 9 ай бұрын
Macalin wanku salamy❤❤❤😊😊
@user-du2qu5le9y
@user-du2qu5le9y 9 ай бұрын
Hore uu sooco wll qali Omar inchar❤❤❤❤
@user-ev7os6yj6t
@user-ev7os6yj6t 9 ай бұрын
Macalin nimadu kwrn iyada omar inshaarw ❤
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 9 ай бұрын
Omar inshar Kasoohdal walal caruurta iyo cayilka fadhiga Caruurta iyo baraha bulshada
@gelleofficial6603
@gelleofficial6603 8 ай бұрын
Waa muhiim inaad nala wadaagto wax kasta oo noo muhiim ah
@isbadalsamey18
@isbadalsamey18 8 ай бұрын
Insha allah❤ Isbadal weyn sameyna❤2🎉
@williamwilliam1337
@williamwilliam1337 9 ай бұрын
Walal cumar aadbaad umahad santahy waan filaayo mawduucan Ishaan kugu hayay malamahan ba labada chanelba Guulayso aduun iyo aakhiraba❤❤🖐️
@user-vx6fx3hi1h
@user-vx6fx3hi1h 9 ай бұрын
Asc ustaad 😊😊😊
@apdinuhofficiallchannel1148
@apdinuhofficiallchannel1148 9 ай бұрын
Self-esteeem aaa la rabaaaaaa ❤
@ibrahimmahmoud114
@ibrahimmahmoud114 9 ай бұрын
Masha allah❤
@MiroRaad
@MiroRaad 9 ай бұрын
Good Subject ❤🎉
@HRU24
@HRU24 9 ай бұрын
Allhu Aknar🎉❤
@qaabari2544
@qaabari2544 9 ай бұрын
First one ☝️ my favourite youtube
@monamohmet8870
@monamohmet8870 9 ай бұрын
4the first
@asmaabdullahi5850
@asmaabdullahi5850 9 ай бұрын
Walalakay dumarka ka soo hadal 😊adigo mahad san😊
@SOYALSOFT
@SOYALSOFT 9 ай бұрын
1. Exercise and lift weights 2. Eat protein, fat, and carbs 3. Minimize stress and cortisol levels 4. Increase vitamin D intake 5. Consider taking supplements 6. Get plenty of restful, high quality sleep 7. Avoid estrogen-like chemicals
@zakariye2037
@zakariye2037 9 ай бұрын
af-somali ka dhig si dadka oo dhan uwada fahman, kaliya in yar aya fahmi karto madama dadku badi aysan wada aqoonin erayada qaar medical terminology ama englishka mhdsnid
@Siciid12
@Siciid12 9 ай бұрын
Doqonow dadka haday brotien iyo fiitamiin ay cunaan soo intay kacsadaan ooo qada qooq noqdaan soo kuma soo laabanahaan ii sheeg
@Ahmedcolombia
@Ahmedcolombia 8 ай бұрын
Well Said, Jazaka Allah khair
@SOYALSOFT
@SOYALSOFT 8 ай бұрын
@@Siciid12 macnaha ma aadan fahmin legend
@zakinaldo808
@zakinaldo808 5 ай бұрын
Good lucky
@CabdikaafiHobyo
@CabdikaafiHobyo 8 ай бұрын
Omar 🎉King of you tube🎉
@SakariyeAli-cy1mq
@SakariyeAli-cy1mq 8 ай бұрын
Cumar inshaar wll qaali ah wad ku mahadsan tahay Saad noogu faa ideesay
@SomalianTime
@SomalianTime 7 ай бұрын
omar inshaar i love you bro 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 wallh qosol kaliyaa tahy lbx lbx dhaly illah haku barakeeyo 🎉
@xasanmaxamednuur-vd7qy
@xasanmaxamednuur-vd7qy 9 ай бұрын
Mashalah
@PeLe05
@PeLe05 9 ай бұрын
7/10/2023 is a big day iam replying for the new year😢
@anazahmedmohamed2447
@anazahmedmohamed2447 Ай бұрын
Pro where are you
@ahmedabdinasir2005
@ahmedabdinasir2005 9 ай бұрын
Podcast aan daawado Omar inshar Podcast Sahan Podcast Xaliye Podcast
@mohamudofficial9929
@mohamudofficial9929 8 ай бұрын
Omar iinshaar ilahy dargisan kujeclahy ❤ qodob muhiim ahna waad kahadashy
@Drfowziqullam9269
@Drfowziqullam9269 9 ай бұрын
6da qodob iso kooba inshar family 🙏
@KhaalidAbdi-cu3gk
@KhaalidAbdi-cu3gk 9 ай бұрын
❤❤❤ nolow wall
@crisaaqwarsame418
@crisaaqwarsame418 9 ай бұрын
Ustaad waan ku xirnahay barnaamijyadaada ee hal codsi Podcastiyada qodobadda aad ka hadlayso shaashadda soo saar.
@ADAM-jk9vl
@ADAM-jk9vl 9 ай бұрын
Omar inshar You are the best somali youtuber since 2016 ❤
@Kalid____
@Kalid____ 9 ай бұрын
This channel was created on 2013
@cabdulahikhalif7946
@cabdulahikhalif7946 9 ай бұрын
2017 😂😂 greated
@user-vi7hw4uj1y
@user-vi7hw4uj1y 9 ай бұрын
Saaxib spotify maad samaysatid
@Hakan_fidan1
@Hakan_fidan1 9 ай бұрын
Mclin wan ku salaamay🙋‍♂️🙋‍♂️✔️
@MohamedAhmed-uk1if
@MohamedAhmed-uk1if 9 ай бұрын
Long life
@afrobosska9498
@afrobosska9498 9 ай бұрын
Barafku wa cadab wa saxix wlhi gar ahan sweden😥
@LibanGashle
@LibanGashle 9 ай бұрын
Kusoco wll
@mascuudabdi9401
@mascuudabdi9401 9 ай бұрын
خصوبة= bacarimin . ❤❤❤
@SuhaybAhmed-kv2iv
@SuhaybAhmed-kv2iv 9 ай бұрын
Hargisa joogaa macmaanka yaraantaydi macuni jirin kaliya hilib maraq shuuro Shaah macabo cafee hasheegin Laxoox maraq caano kaliya bariiski baastadi waan joojiyay
@Isak.a
@Isak.a 9 ай бұрын
Sifiicaan bad ku wada ee sidas ku soco. Jimicsi/training samey sida orod, feer ama lagdin iwm.
@Siciid12
@Siciid12 9 ай бұрын
​@@Isak.aszp ani sidaas uma bax baxo gurigayga kwrn hadaa socod ku sameeyo 1 saac iyo 30 daqiiqo almiito ah waa sidee
@abdirashidhashi5529
@abdirashidhashi5529 9 ай бұрын
​@@Siciid12war xita 30 daqiiqo sameeya almiito,socod lkn jogtee maalin ale Keeno every day wxaad joogtees aya wax tar leh ❤
@Siciid12
@Siciid12 9 ай бұрын
@@abdirashidhashi5529 gurigayga dhwxdiisa soo ma ahan szp waligey ma joojin doono in
@ciisaha
@ciisaha 9 ай бұрын
Culeska orod aya isaga ridi kartan sxbyal Ana arkay qof isaga riday Murugta iyo wal walka xita waxa u ron orodka iyo jimicsiga ma daremesid stress hadi ad sameso jimicsi
@MoOsman990
@MoOsman990 9 ай бұрын
Exactly 💯😊
@Siciid12
@Siciid12 9 ай бұрын
Noloshii oo dhan bir ayuu ka dhigay 30 daqiiqo oo orod ah ayaa maalin wlaba kugu filan ama gurigaaga ku samee ama meel kleba iyo 5 daqiiqo oo qoroxaysi ah mise been ayaa sheegay aabo 😅
@ciisaha
@ciisaha 9 ай бұрын
@@Siciid12 sax wye sxb aniga hada mel dur o celasha la dhaho wadada jabadgele mel jaay wye 6km ka badan ayan orod ku sameya awal stress ihayay wallahi ani dham hada farxadi o qof ah aya noqday maqrib iyo cishe inta u dhaxeso na 3 jus quran aya aqrista ilahayna wa barya wa is badalay ani dhan
@MohamedHassan-qp3xe
@MohamedHassan-qp3xe 9 ай бұрын
🙏🙏🙏🙏
@user-bb4lb7gh3b
@user-bb4lb7gh3b 9 ай бұрын
Xa suusin Alle wuu kojeda wll
@MoOsman990
@MoOsman990 9 ай бұрын
Andrew inshar 💯
@walidyarejanaaj6941
@walidyarejanaaj6941 8 ай бұрын
Yacanii yacanii yacanii 100 what
@AmiirAbdulahi
@AmiirAbdulahi 9 ай бұрын
Adu tastasronka maku idol yahey maclin
@alfaboston8735
@alfaboston8735 9 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@asadabdikadirmohamed890
@asadabdikadirmohamed890 8 ай бұрын
cumar inshaar waxaan marag uga ahay in hadii ninka ragga ahi saa'id u isticmaalo macmacaanka in ragganimadiisu mugdi galayso waxaad noqonaysaa qof aan aduuna joogin aakhirana joogin macnaha qof soo jeeda oo haddana hurda
@user-zc7pe1si1e
@user-zc7pe1si1e 6 ай бұрын
Wiil soomaalida waxter uleh
@fikirsamechannel6459
@fikirsamechannel6459 8 ай бұрын
😅
@HassanIssak-xo2st
@HassanIssak-xo2st 8 ай бұрын
Asc
@AbdirahmanOsool
@AbdirahmanOsool 2 ай бұрын
Mahad sanid wllkeena
@user-vz7rm1gm7u
@user-vz7rm1gm7u 8 ай бұрын
Su'aal ban qabaa jawaab teeda ma arkin meel lagaga hadlayo hadii uu qofku bir qaado yacnii gym tago ama mid ugaara sameeyo isaga oo aan laftiisu istaagin weli dhererkiisu socdo saamayn maku yeelanausaa koriinka lafta ama dheeraa shihiisa😊
@mohamedadan1518
@mohamedadan1518 9 ай бұрын
Testosterone raga waxaa laga rabaa 2 ilaa 16 progesterone waa haweynka
@ahmedosman8802
@ahmedosman8802 9 ай бұрын
Asc ustaad cumar isheer Barnaamij waxaa jira gabadh ladhaho hanan ookahadasha arimaha Somaliada iyo taariikhdooda Iyo in Somalia ayleedahay تاريخ بعيدة Lkn waxaa jira ninaan yaminiin ah oo taariikhdaas kala doodaaya waliba si aanfeecnay iyo kaxirid Channelka waainaad kasoohadashaa maadaana adigu aathay shakhsi arima carabta iyo tariikhdooda kawarhaya Mahsanid ustaad ❤❤
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 9 ай бұрын
Kkkkkk midkaan asigaaba carab isku maleeyo war ma heydid
@Isak.a
@Isak.a 9 ай бұрын
Nagtas Hanan layirahdo ayada qaldan oo rag afka lagashay. Carabta wey yaaban yihin Naga Somalida oo un raga ladoodayo wana dhaqan xun nag rag lahadleyso. Wa fican tahay carabta Naga iney inoo edbiyan wayo hadan nahay rag soomaaliyed naga wan isku af barnay maba Naga xishoodan laakiin waxas rabta olama tagikaran. Nagaha carabta raga Kama daba hadlan eedab Aya labaray
@Siciid12
@Siciid12 9 ай бұрын
​@@Isak.adhaqankaaga aad ayuu u liita daciif ayaa tahay loogu tala galay in aduunka laga qariyo gabar wiil ayaa la dhashay oo ilkaha kaa ridaayo gabdheena dafiic ma ahan hada adigu daciif tahay
@Siciid12
@Siciid12 9 ай бұрын
​@@habilgaraad2441😂😂😂😂 been ma ahan 😅
@Siciid12
@Siciid12 9 ай бұрын
@@user-mo6no3qc9v hooyada wase gabdha waxa lagu haysto waa adoon madaw oo xabashi ayaa tahay way yadayaan aqoon ayay u leedahay tariqaha somalida qisiinta way ka fcn tahay hye maxaa dhihi lahayd 🤨
@user-fu4yr8by1n
@user-fu4yr8by1n 9 ай бұрын
Cumar inshaar walaal muuqaal kasoo samee sidee loo furtaa account you tube ah oo cusub
@Maame65
@Maame65 9 ай бұрын
Maxaa kor u qaada hormone ka?
@MaclinKhadar
@MaclinKhadar 9 ай бұрын
Cumaroow waxba noolama harin
@amiirka6885
@amiirka6885 9 ай бұрын
8hr ayaan shaqeeyaa maalinkasto 8 saacadood Waan taaganhy hadane ma igu filno, runtii xoog inuu ninka raga u shaqeeyo waa caafimaad
@MohanadAbdirahman-k3h
@MohanadAbdirahman-k3h 10 күн бұрын
Wll omar anoo nin ah ayaan mac macaanka jeclahay wllhi lkn wax dhibaatooyin gaar ah kuma arab dhib miyaa iiga imaan karo mustaqbalka?
@bisharmohamed1564
@bisharmohamed1564 8 ай бұрын
Dadka fundiyasha o kale gym matagan saso thyna waa wada muruq
@Maxamed143Qaliif
@Maxamed143Qaliif 9 ай бұрын
Omar wll ani hadaaa murug yar dareemo waxaan isticmala irbad marki hore waxan cabi jirey sigaar ka dib waxan ku xijiyey xashiish iyo balwado badan wax 3sano xarig la ii jaray ilaa hadana waan dhaafi la ahay dhibaato kaliya aan xal u waayey waaye wl ilatali
@user-mt8sr7oi9g
@user-mt8sr7oi9g 8 ай бұрын
Ina sigaar ama cirbad isticmsho wa daqiqatho kobad aya nafis yar daremesa ,blse xaalka saxda ahh kaas maha niyow blawad Inee kudishoo ma ogiye wax faido malaha ,Carr wakase qof balawad isticmale oo kuu faide ma argtee , maskaxdada kashaqeyysii nin weyn oo ilahey aqli siyee aya tahy waxa kufcn iyo wixi kale hadana kala aqoon maxa ka noshahy sxb ,dhibkagaa adiga daremi karaa ogow is qawoo sxb
@user-kv3em4jp9r
@user-kv3em4jp9r 9 ай бұрын
Omar ishaar wll aniga 1 sano meel joogay hormone testesrone hoos uma dhicin marwalba waxaa dareemi jiray naag ubaahanahay
@Siciid12
@Siciid12 9 ай бұрын
Anigaba 1 sano dad iyo magaalaba ma aadin walwal iyo niyad jab inaa is dilo xitaa aan gaaray waa u baahanahay naag 😅
@shukribintuhassan3719
@shukribintuhassan3719 9 ай бұрын
omar insher tan gabdhanimda iyadan so gali san wx badan kaga faiidano podcast 😅😅
@cabdidhudi8494
@cabdidhudi8494 9 ай бұрын
Gabdhaha xanunadan kuma dhacaan baan filayaa
@shukribintuhassan3719
@shukribintuhassan3719 9 ай бұрын
@@cabdidhudi8494 xanuunada qaar wa ku dhaca so mahan gbdhah ina wax qabsan wayso o nolsha ka dhacado o ey stress meel la fadhido
@khaliv67
@khaliv67 7 ай бұрын
@@shukribintuhassan3719Istress Aduunka Dawo Loo waa ….Aan ka ahayn Salaada iyo Sabirka Alleh Qof Aduunka kasocda sidee Ugu murugoonayaaa 😢😢
@shaficiahmed5425
@shaficiahmed5425 9 ай бұрын
Coach lifr
@koshinabdilahi314
@koshinabdilahi314 9 ай бұрын
Oh sorry ustaad waad mahad santahay wlhi Subaxdii Meeshaa. Fariisto hbnkii ka kacaa aad ayaan kaaga mahad celinayaa 🎉🎉
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 9 ай бұрын
Jiim gal
@Siciid12
@Siciid12 9 ай бұрын
Szp anigaba niyadjab ayaa la fadhiyaa meesha kliya aan oga kici karo waa inaa is dilo wlahi bilaahi talaahi wax kle oo iga kicin kro majirto adi maxaa sameeneysaa
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 9 ай бұрын
@@Siciid12 qiyamul layl uso kac habenkii Allah bari xumantna Iskadhaf
@anascraxmaan6548
@anascraxmaan6548 8 ай бұрын
​@@Siciid12Sxp iimaan Ayaad Leedahay Alx dheh , Habeynki Waqtiga Danbe Soo Kac 2:00 Habeenimo , Dahaaro Qaado , Kadib Tuko Salaad inta Aad Awoodo , Kadibna Qalbigaaga Soo Xaadiri/diyaari , Allah Si Dhab Ah Udheh:- " Yaa Rabi Waad i'ogtahay Sida Ey Wax iga Yihiin Ee Xaalkeyga Oo Dhan ii Tooasi " Maalinkaaga Daa'im / Joogtee :- 5ta Salaadood مع الجماعه, Jus Qur'aan Ah , 100 Mar istiqfaar Ah , 100 Oo Sali Ah , Habeynki Markaad Seexaneyso is Xisaabi inaad Sameysay Qorshahaas . Alle Hagu Guuleyo Bro insha'allah ❤️
@Siciid12
@Siciid12 8 ай бұрын
@@Fatma-gy5cl abaayo 😭💔
@Siciid12
@Siciid12 9 ай бұрын
Cumar inshaar adi xitaa shuluq baa tahay hadaan xafiis ka shaqayn ma askari ayaa noqon lahaa 😂😂
@YaasiinMahad-rq7iw
@YaasiinMahad-rq7iw 8 ай бұрын
Buufin lugo looyeelay 😂😂😂
@AliIbrahim-tu8dg
@AliIbrahim-tu8dg 9 ай бұрын
Raga marka nahaan sidia buufin😅😅😅😅
@Motivation-11584
@Motivation-11584 9 ай бұрын
Shalay Baan iswaydiinaya meel aan kashaqeeyo niman birta shubka guryahay lagu dhiso oo aan katagay subixi iyagoo dajinaya ilaa iyo galabtii aan Ugu soolaantay markasan iswaydiinaya war idinkuna ma idinkoon waxba qaban baad daalantahiin
@sayid1148
@sayid1148 9 ай бұрын
Malabka ma kujiraa
@AbdiNasir-ym5ql
@AbdiNasir-ym5ql 9 ай бұрын
السلام عليكم ورحمه الله وبركاته ياعمر انتشار اقولك اني أحبك فى الله فأريد صلتك فصلني وأنا صومالي في وطن kenya
@AbdiQuduusAden-bg7gz
@AbdiQuduusAden-bg7gz 9 ай бұрын
Wll omar nin karaama laa thy waa ku ixtiraama waan kugu xidhanahay lkn hal talo ama codsi oo ah inaad yar dadajiso hadalka oo aad jiidjiidida ka dayso micnaha, yacnii, yar aamusid, hadal jiidid intaasa wakhiti badan qaadanaysa
@user-tk5if8lq1f
@user-tk5if8lq1f 8 ай бұрын
Kadibna maxaa dhacaya!?
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 9 ай бұрын
Cumarow inshaarow inader ilatali Waxan ahay wiil dhalinyar ah oo 19jir ah wax camala ama shaqo ah mahayo habeen iyo maalinba waan jiifa oo waan hurda uun wakhtigaygi waxan kulumiyay baraha bulshada walahi waan niyad jabay dhawrki sano ee ugu danbeeyay xaaladas ayan kusugna waxas oodhana waxa usababa shaqo la.aanta dalka taala
@bennemri595
@bennemri595 9 ай бұрын
Xirfadaha onlineka ah kubiir sxb isku da, beynu nahaye
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 9 ай бұрын
@@bennemri595 war zxp inta badan baraha bulshada xirfadaha lagubarto waxay kubaxan luuqada English badankoodu aniguna luuqadas ma aqaan xita waan iskudayay inaan Barto laakin waan kaniyad jabay
@bennemri595
@bennemri595 9 ай бұрын
@@Hamsebaashe1 sxb qof isdhiibaayo marna maguulaysto bara Englishka sanad bey kugu qaadan 20 jir mrkad noqotana xirfad Baro sxb
@Hamsebaashe1
@Hamsebaashe1 9 ай бұрын
@@bennemri595 pro imaka sanadki cusba waa dhowyay illahay caafimad hainagugadhsiye sandkas cusub ayan 20 noqonaya I.a laakin English maba aqaan meel aan kabilaabo iyo meel aan kubarto toona waxaban labada jecla inaan barto xirfada gacanta laakin taasna wax lacaga umahayo barashadeeda
@Motivation-11584
@Motivation-11584 9 ай бұрын
Dalka Shaqo la aan Matalo
@dtmod3321
@dtmod3321 9 ай бұрын
Waku aminay
@mohamedsuleiman-cl3nh
@mohamedsuleiman-cl3nh 9 ай бұрын
Testosteron intee lagu bara
@Dreamy-M
@Dreamy-M 9 ай бұрын
Ani wuu igu yaryahay 😂 ee wall sidee lookordhiyaa
@user-pe1hj4vr5t
@user-pe1hj4vr5t 9 ай бұрын
Isdil
@Dreamy-M
@Dreamy-M 9 ай бұрын
@@user-pe1hj4vr5t 🥹 haye 🤪
@salwaamohamutt9277
@salwaamohamutt9277 9 ай бұрын
Buufin lugo loo yeelay😂😂😂😂😂😂😂
@Hakiim326
@Hakiim326 9 ай бұрын
Hadal adiga ku anfacayo mahan hadal dhel dhel ah🧕❤️
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂 farax iska shaqeeyah macalin ka waa idin faaideeyey
@MohamettJawhar
@MohamettJawhar 9 ай бұрын
Ma sheege marka😂
@hasandaadshe23
@hasandaadshe23 9 ай бұрын
​@@MohamettJawharhhhh h😂 😂😂😂
@mubaarakmogadishawi
@mubaarakmogadishawi 9 ай бұрын
Aad iyo aad
@rajorumeyn6633
@rajorumeyn6633 9 ай бұрын
@@MohamettJawhar haaaaaa
@elcapo1937
@elcapo1937 8 ай бұрын
Hyh Halimo 😂
@abdikafialiissack5669
@abdikafialiissack5669 9 ай бұрын
😂😂buufin lugo iyo wax loo yeelay kulahaa
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 9 ай бұрын
😂😂
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye 9 ай бұрын
Gabdhnimadadna noso gali wa ka sugaynaa😁🙃
@shukribintuhassan3719
@shukribintuhassan3719 9 ай бұрын
😅wan rabe lahen
@anfaalzakariye
@anfaalzakariye 9 ай бұрын
@@shukribintuhassan3719 wa noso galinaa ninkan nin ficn waaye
@Ymhsey_chary2310
@Ymhsey_chary2310 9 ай бұрын
Acudubilah hadu wax niyada u rooneyn shega miyadan arag red falags ka gabadha miduu ka sameyey😂
@ahmedseidhassan5147
@ahmedseidhassan5147 9 ай бұрын
Idinku tasterone miyaad leedihiin😂😂
@Fatma-gy5cl
@Fatma-gy5cl 9 ай бұрын
​@@ahmedseidhassan5147Haa lkn wunugu yaryahy
@user-pu3ew5yd7y
@user-pu3ew5yd7y 9 ай бұрын
‏runtii waa barmamuj loo baahna aniga aya walahi kanaxi jiray oo isdhaha markasta ragii somaliyeed raganimadoodii waysii yaraan naysaa Wali cumaroow waxaa ugu daran nimankan intaay filtarka isasaraan hesa isku jajabin nahya isagoyna hesi gicnaayn hadana ninragoo filtar isa saraya waa wax lagayabo walahi
@65nuuryare
@65nuuryare 9 ай бұрын
Dumarka hadey cayilaan isma bedelaan laakin maalinki ay surwaal qaataan OO ay u lebistaan sidi raga wahaa ley loo maleynaa bacqafiif biyo laga buuxiyey ley loo maleynaa meel kasto wah leey ka soo kuusan
@Siciid12
@Siciid12 9 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Fandhaal Podcast | 38 | Eber |
42:15
Omar Inshar
Рет қаралды 44 М.
Fandhaal Podcast | 43 | Alpha Man |  Sideed Ku Noqon Nin Karmeed ?
26:16
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН
THEY WANTED TO TAKE ALL HIS GOODIES 🍫🥤🍟😂
00:17
OKUNJATA
Рет қаралды 15 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 101 МЛН
021 | Atomic Habits | Sidee caadooyin loo samaystaa?!
1:00:33
Sahan Podcast
Рет қаралды 71 М.
083 | Wax kasta oo ka khaldan dhallinta!
47:57
Sahan Podcast
Рет қаралды 34 М.
Hilibka Raqiiska ah | Dumarka Ragga kufsado !!| Fandhaal Podcast
30:27
Waxaad ubaahantahay in aad ka baxdo Matrix-ka |
23:46
Omar Inshar
Рет қаралды 38 М.
Fandhaal podcast 52 | Sideed ku Ogaan In aad Bislaatay .
30:37
Omar Inshar
Рет қаралды 73 М.
Maanta kadambe Si aanan Qadaadka lagaaga Dharbaaxin .
14:57
OGAANSHO
Рет қаралды 240 М.
MEGA BOXES ARE BACK!!!
08:53
Brawl Stars
Рет қаралды 35 МЛН