PART 3: TAHRIBKI DHEERA IYO MALINTI DARBIGA KABODAY

  Рет қаралды 182,234

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

3 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 554
@nadammedia
@nadammedia 3 ай бұрын
Luuqadaha ajnabiga faidooyinka leeyihiin aan kabartay taxanahan inta igu raacsan like saara
@ShumeeCabdalla
@ShumeeCabdalla 3 ай бұрын
Nabigaba dhahay luuqada Hoda barta si aa dhagartooda uga badbaadaan☺️❤️🫶🏻
@fatumamohamud5205
@fatumamohamud5205 3 ай бұрын
Xaqiiq
@lstarahmed6903
@lstarahmed6903 3 ай бұрын
Alx aniga waxan kuhadlaa English Portuguese Spanish iyo teeda hooyo somalia Arbigana wan fahmaa wiilkan isku wadan ayaa jognay adinkna waxa barta somaliyey ❤
@AGEAJMDWAHY
@AGEAJMDWAHY 3 ай бұрын
​@@lstarahmed6903 Halkee joogtaa?
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs 25 күн бұрын
Cajiib Ilaahow noo fudeydi luuqadi waa muhiim ​@@lstarahmed6903
@Issadere
@Issadere 3 ай бұрын
After i watch part 1 till part3 ,i have learnt that , 1: nothing is better than your hometown, your people 2: life is always full of challenges and one to endeure ,he or she must be courageous,brave and hardcore 3: i realize that its important at least yo learn different international language like English, Spanish, Portuguese and Francis, 4: money make everything easy, in all the places he mentioned,they used capital to pursue the hard risk and conquer it 4: civilization is also something very important, like the person must be a digital man understanding how things are flowing, yaacni qof rer maqal aah 5: in all ,life is full of challenges,help others to achieve your goal, whenever they need you ,he mentioned that he used to be a translator to all the guys whom were not understanding the language 6: atmost, brotherhood is better than everything,wehn we go outside the village/town ,we share the bond of brotherhood,somalinimo ,muslimnimo, no clanship, no tribal , All the best sxp
@naimaahmed9848
@naimaahmed9848 3 ай бұрын
mash lh it’s great
@AbdinajibMohamed-sr1st
@AbdinajibMohamed-sr1st 3 ай бұрын
Abdihakim legend waaye runtii waa aniga wiilki abdinajib waaye magaca abaalkaaga alle ayaa iga gudaayo alx waan nabad tagtanay Abdihakimow sharfan 🙏❤
@salmaabdi3611
@salmaabdi3611 3 ай бұрын
Alx weyi Hda wl
@AbdinajibMohamed-sr1st
@AbdinajibMohamed-sr1st 3 ай бұрын
Thanks salma
@iqramohamed1607
@iqramohamed1607 3 ай бұрын
Maxa iiga tagteen waa idin raaci lahaaye 🥺😂
@AbdinajibMohamed-sr1st
@AbdinajibMohamed-sr1st 3 ай бұрын
Hadaba waad soo bixi kartaa waan kusoo dhoweeynaa
@QuruxHappy
@QuruxHappy 3 ай бұрын
Wll Maa igu cawidid sidad ubaxdy ina soboxo rabye
@fadumoibrahim9594
@fadumoibrahim9594 3 ай бұрын
Masha Allah wiilasha soomaaliyed waa lugu yaaqana aqliga ❤❤❤ Iyo kartida iyo naxariista Allah idiin xifdiyo meel kasta aad jogta.❤❤
@Kingofcity-we4gp
@Kingofcity-we4gp 3 ай бұрын
Marna nacaya farax faido malahn dhaha marna wilzha somaliyed naxriz weyn dheh xalimo goaan lahada 😂😂😂
@Kunolowfarxad
@Kunolowfarxad 3 ай бұрын
Kusaliya xabibkena muxamad nabad galyo iyo naxaris dushisa ha ahate scw scw scw scw ♥️♥️♥️💘💘💘
@user-ff5gh3ld1z
@user-ff5gh3ld1z 3 ай бұрын
Scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤
@zamzamm5198
@zamzamm5198 3 ай бұрын
كون ز ش 😅 اها س صصسستىشس ي. 😅حظيظ 😅ظ😆😆🚂🕰🧭 زود.
@zamzamm5198
@zamzamm5198 3 ай бұрын
شب😮ظ اذا انتي😮ضحكت يييي. 🚅🇪🇨🇾🇹🇾🇹🇲🇰🏴‍☠️🥌🤼‍♂️
@warsameabeywarsame
@warsameabeywarsame 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
@NafisoAli-mb9fm
@NafisoAli-mb9fm 3 ай бұрын
Scw
@mimidj300
@mimidj300 3 ай бұрын
Rabi haynaga dhigo dadka maalinta khiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin mahadsanid wll
@abdullahijamac92
@abdullahijamac92 3 ай бұрын
Amin ya rabi ❤
@mandeeq1144
@mandeeq1144 3 ай бұрын
Aamin
@jamacaxmed4681
@jamacaxmed4681 3 ай бұрын
Abdixakiin ex rer angola 🇦🇴 nin ee aad u yaqanana rer angola Sxb wan ku salaamay
@user-ks7oc1bz1e
@user-ks7oc1bz1e 3 ай бұрын
Alhamdulilaahi dheh haddii ilaahay kaa Nabadgeliyey (Kartelkii)shufto Qatara weeyaan
@saidabdi5612
@saidabdi5612 3 ай бұрын
Masha alah ninka waa soo jabay wale wana nin kormed shekada nuxurka waa dhiman tahay
@bootstrap-es5wf
@bootstrap-es5wf 3 ай бұрын
masha-allah wiilka cajiib waye walhi waxyabaha aan kalayabay wxaa kamid ah XUSUSUTA, LUUQADA , INYO FAHANKA waxay taa inoo muujineysaa hadadan luuqad aqoon inaadan meelkasta mari karin anay way saaxib guulaan kuu rajeyna
@runkasheeg9317
@runkasheeg9317 3 ай бұрын
Misaanka culus waa shabalala u maleyn yarkan waa aftahan sheeko yaqaan ah maskax fadhida ayaa ku jirta Ma Sha Allah
@Issadere
@Issadere 3 ай бұрын
Mashallah, that's is so brave and courage,man , absolutely you are giant man with brilliant mind. You enlightened to me the value of learning at least foreign language, now ,am speaking kiswahili, English, somali and little bit Arabic, in sha Allah,in the meantime,i will focus on learning Spanish, Portuguese and Francis God willingly
@abdirizaksalaama
@abdirizaksalaama 3 ай бұрын
Qof walba hami ayuu leeyahy ilaahow qof walba riyadiisa u rumee❤❤❤Mar uun wan Tagi doona USA ama Canada asxaabey isoo duceeya idin kana
@shugrimohamed6455
@shugrimohamed6455 3 ай бұрын
ILLAHAY haku geyo haday Qayr ku tahay aniga koleyba wa so nacaye
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi 3 ай бұрын
Good luck sxb❤
@MohaMs-km3fi
@MohaMs-km3fi 3 ай бұрын
​@@shugrimohamed6455 Lacag ba nacay ado dhahayweye, waligay qof lacagdiday mamaqal😂😊
@falisdalmar1123
@falisdalmar1123 3 ай бұрын
Hadi Kenya jogtid walale run hada rabtid ka shaqeyso
@KingproKing-jj6lh
@KingproKing-jj6lh 3 ай бұрын
Visaha prazil meqo wye
@zuheybabdihakim8649
@zuheybabdihakim8649 3 ай бұрын
Horta Ayuub kaarlo Luqada mayaqaanay mise dad lasocday Ridawaan isack isoo jawaab Zxp MCN🙏🙏
@sahromahamud
@sahromahamud 3 ай бұрын
Dhalinyarooy Ilaaheey Idinkiisa Wadankiina Ayaa Barwaaqo Noqon Doonto Inshaallaah Turkiga Ayaa Noo Yimid Qalbiga Kheyr U Sheega 🇹🇷🇸🇴🙏
@shaficicirroabdulqadir7061
@shaficicirroabdulqadir7061 3 ай бұрын
Turkey dadkiisa Gaajaysan iyaga wax hataro
@Abdisamed_23
@Abdisamed_23 3 ай бұрын
Qalbiga kuwa ka dhintaaa ka mid tahey , inted ku aragtey dal ku horumarey cawimad shisheye
@abdirashiidabdi6729
@abdirashiidabdi6729 3 ай бұрын
Beenaa sheegasaa 🇸🇴 wlhi wa ncy naftaada iyo horumarkaaga hubanti la,aan weye
@KingproKing-jj6lh
@KingproKing-jj6lh 3 ай бұрын
Runta waad arki donta
@axmedalibarre8080
@axmedalibarre8080 3 ай бұрын
Inta part 1 iyo 2 soo daawatay like saara
@Al-HikmaInstitut
@Al-HikmaInstitut 3 ай бұрын
Quraan online hadaad u baahantahay soo dhawow
@user-yo2wn1hj4d
@user-yo2wn1hj4d 3 ай бұрын
Part fuor noo la soo dhakhso Ridwaanow ninkaa experience miiran weeye wlllhi
@HassanibnuOmari
@HassanibnuOmari 3 ай бұрын
Ridwan isakh keep going
@Abuukarisnight
@Abuukarisnight 3 ай бұрын
Finally waan taganay America saan usotahribenay
@xayyi3296
@xayyi3296 3 ай бұрын
Libaax reer soos asal ah Horay usoco
@safiyo4178
@safiyo4178 3 ай бұрын
Maansha Allaha brother I love your story ❤️
@ahmednuur197
@ahmednuur197 3 ай бұрын
Inta part 2 soo daawatay 😂
@craxmaanducaysane
@craxmaanducaysane 3 ай бұрын
1 +2+3 😂😂
@Cristianoronaldo-gt1234
@Cristianoronaldo-gt1234 3 ай бұрын
So prank😂😂
@user-nc7fq8bf4y
@user-nc7fq8bf4y 3 ай бұрын
Mj muxuu kawaa
@abdifatahahmed4921
@abdifatahahmed4921 3 ай бұрын
1+2+3 inta daawatay Isoo Raaca
@Shamuurecabdi
@Shamuurecabdi 3 ай бұрын
Odaga aya lagu naanesaa mj​@@user-nc7fq8bf4y
@ayaanaxuseen1408
@ayaanaxuseen1408 3 ай бұрын
Rudwaan wannku taageeraa lkn wll qaybahan badan naga daa soo wada daa mar uun
@akeycade703
@akeycade703 3 ай бұрын
Asc bbe
@akeycade703
@akeycade703 3 ай бұрын
Inta ck pt 5 kaso dawati like sara
@Zuldan_travel
@Zuldan_travel 29 күн бұрын
Kaligaa maad tahriibin ilaa Ana kula tahriibnhy😅😅
@seidnurali114
@seidnurali114 3 ай бұрын
Sxb RIDWAAD waaa kuwataaa keep going my bro
@abdiahmedadan9644
@abdiahmedadan9644 3 ай бұрын
Dadkaas saxiibada aheydeen oo dhibkaas isla marteen hadii iyaga dhan meshii rabeen tageen wllhi hadii waxgarad yihiin mar labaad in ku qarash gareeyaan waye oo meesha ku geyaan
@caasha93
@caasha93 3 ай бұрын
Ninkaan marba meel intu hotel sexdo telka dansanaayey luuqadii ayuba dadki kuciilaye 😂
@OmerCabdiali
@OmerCabdiali 3 ай бұрын
Parti gore 4 ridwaan Issac you the bast youtuber man legend 🎉🎉🎉
@kartibadan33
@kartibadan33 3 ай бұрын
Kkkkk waaa loo sacabiyay war ninkaaaan waa legend
@NM-lo3jv
@NM-lo3jv 3 ай бұрын
Ridwaaan:hoos lacag ma gashaa Yarkan:Haa waa gashaaa😂😂😂
@xayyi3296
@xayyi3296 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😊
@salamali54
@salamali54 3 ай бұрын
😂😂😂
@sms2437
@sms2437 3 ай бұрын
😂😂😂
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
@cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 3 ай бұрын
Ridwan wadamada wuu kuwareeray wlhi sheekada lee kusocota 😂😂
@masalanimohamed
@masalanimohamed 3 ай бұрын
Ridwaanaw dhoocilaha naga daa sheekooyinkan camal keen xiisaha badan 😅
@SalmoMustaf-wu4hs
@SalmoMustaf-wu4hs 3 ай бұрын
Wwww anaa ogu horeyomnta 😅🎉
@AbasalamaIbnuahmed
@AbasalamaIbnuahmed 3 ай бұрын
Part 123 ba wn dawady dhibta u so maray iyo in u dib uguso labty meshi u ka carary markan isu egay wlhi wan ka xanun sady nolol ka qurux bdn midu kuso gul daresty allaha siiyo
@aanaan6027
@aanaan6027 3 ай бұрын
Haa wlhi Waa qalbi xanuun qarash iyo juhdi waqti rafad intiiba wuu maray maskiin hadane dib bey uso celiyeen ilahey wax ka kheyr badan ha siiyo wiilka wan ka naxay
@OmerCabdiali
@OmerCabdiali 3 ай бұрын
😊😊😊😊❤❤❤❤❤ RIDWAAN ISSACK YOU THE YOUTUPER PESTY SXP BEEN IGA MAHAN ❤LOOFAN KUGU AHAY PART 4 WIILKAN XITA LEGEND
@zahramohamed9542
@zahramohamed9542 3 ай бұрын
Ridwan is the best KZfaqr wallhi
@user-wr8jy2kf3u
@user-wr8jy2kf3u 3 ай бұрын
6:38 😂😂 That description is crazy 😂
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 3 ай бұрын
Mahadsanid ridhwaan isaaq shaqo wacan ayaad noo heysaa guuleyso mar walba ❤❤❤❤
@Mohamed-lt6ec
@Mohamed-lt6ec 3 ай бұрын
War sxb good lucky Wan is la soconay ninkan legend
@AGEAJMDWAHY
@AGEAJMDWAHY 3 ай бұрын
Adiga sharciga ma heshay?
@SalmoMustaf-wu4hs
@SalmoMustaf-wu4hs 3 ай бұрын
Kusali nabigq scw scw 🎉
@warsameabeywarsame
@warsameabeywarsame 3 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@apdallaaqil6669
@apdallaaqil6669 3 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️♥️♥️♥️
@Naima2008
@Naima2008 3 ай бұрын
Wiilkaan maasha Allah waa sheeko yaqaan malagu caajisaayo.
@AyupYare-gw2cu
@AyupYare-gw2cu 3 ай бұрын
Sxp halmaalin dhan ayaa maqneed lasoo dhaqso part 4 plz
@ikranabdi5836
@ikranabdi5836 3 ай бұрын
l cant wait part 4
@rayanali1839
@rayanali1839 3 ай бұрын
Sniga uhoreyo dawashada Jah ❤❤❤😂😂
@cnnsom22
@cnnsom22 3 ай бұрын
Asc
@fathiaomar5011
@fathiaomar5011 3 ай бұрын
Thanks wll
@shavshtoak7788
@shavshtoak7788 3 ай бұрын
Hda ninkas waxas soo maray masoo laabty waa yaab tacab qasaary😂😂
@googaalemedia4961
@googaalemedia4961 3 ай бұрын
Sheekadan maxaad diidaya inta macnaha leh in laga soo qaato waxaa Ka dhiman musqulihii ay galeen iyo qof waliba qaabkuu u galay inuu nooga sheekeeyo ridwaanoow sxb barnaamijka naga macaanee dad waaweyn oo akhyaar baa ku daawanayee inta wacyi gelinta ah ee dadka qatarta uga digayso ayaa fiican lkn maanta dhan hebel baa saan dhahay iyo anaa saan dhahay hhhhhhh
@shukricismaan452
@shukricismaan452 3 ай бұрын
Ma arktay inta yartah muhiimka ah muu noo sheeko bal😂
@Cptyopo
@Cptyopo 3 ай бұрын
#ridwan isku day sxbw inad hal video suaalo ah ka dhigtid 👏💪
@ShamuureOfficially-pp3kn
@ShamuureOfficially-pp3kn 3 ай бұрын
First comment somalia hanolato
@zaaraahmed3468
@zaaraahmed3468 3 ай бұрын
Can't wait part 4
@munasaid1351
@munasaid1351 3 ай бұрын
Walal your so smart may Allah bless you
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 3 ай бұрын
I Can Wait 😀
@ajs8391
@ajs8391 3 ай бұрын
Walah sheeko xiiso iyo qosol 😂 badan 😅😂
@moosaalax6342
@moosaalax6342 3 ай бұрын
Miisaanka culus wa shabalala inta igu raacsan likr ha usaran
@user-ny6kx4fy9y
@user-ny6kx4fy9y 2 ай бұрын
Wiilku caqli badanaa mnsha allah
@CqaadircalMohamuud
@CqaadircalMohamuud 3 ай бұрын
Tabajuula only legend😂😂
@user-nj7uu4zv9i
@user-nj7uu4zv9i 3 ай бұрын
Ridwan isack the best KZfaqr man❤
@user-vu1mh2tl1d
@user-vu1mh2tl1d 3 ай бұрын
Haa wlh
@Cristianoronaldo-gt1234
@Cristianoronaldo-gt1234 3 ай бұрын
True 😮😌
@user-zo2pd2se8n
@user-zo2pd2se8n 3 ай бұрын
Yakushgi😮
@user-ph7ux7fv3r
@user-ph7ux7fv3r 3 ай бұрын
A sad hagio and ridwhan isaack🎉
@user-nj7uu4zv9i
@user-nj7uu4zv9i 3 ай бұрын
Yes
@ardhoyahmed6189
@ardhoyahmed6189 3 ай бұрын
Subxanallah cadowsana midka aderka dhalay .ilahow warabe wll hanoga dhigin .kas wa nijas xuun oo cadow ah acudubillah.
@yusufawil6883
@yusufawil6883 3 ай бұрын
Nio nikan storyteller aan caadi ahayn weeyo walhi beerta waxa jooga kulahaa ku futo wayn waxuu yahy aan fahmi wayay walhi waa qoslay 😂😂 experience badan iiga siyaday sheekadan part 1 upto part 4 hada oo ay kow tahy luuqadaha ajanabiga ah guulayso Mr #Abdixakin
@deqaissa7045
@deqaissa7045 3 ай бұрын
Waa laacib walahey cunugaan waa very smart 🎉🎉🎉
@AbdiRhmAbdow
@AbdiRhmAbdow 3 ай бұрын
Qisathan wllh said ayey igusocota❤❤
@maryanali4555
@maryanali4555 3 ай бұрын
Me too. I am waiting for more parts. 😂
@yahyaabdi7664
@yahyaabdi7664 3 ай бұрын
Ridwaan umadeena mahan hoos lacag ma gashaa 😂😂😂😂
@ayaancusmaan8206
@ayaancusmaan8206 3 ай бұрын
Jah sxb ficn marka heysato wax walba ku hagagayo 😢❤❤
@omarikar82
@omarikar82 3 ай бұрын
Ridhwan sxp waxaan rabaa meel aan kala soo xiriiro.
@MamaZara
@MamaZara 3 ай бұрын
Somalidu walahi waa dadka ugu yar tahriibayasha aduunka meel walba sabbto ah population ahan bay yaryihiin
@hony5804
@hony5804 3 ай бұрын
Wiilkan safardheer ayuusomaray wuna solabtay lkn waxbadan ayuu soarkay sona fahmay sona kalabartay America 🇺🇸 kumaqornen bro wadamada Africa iskaxamalo
@user-uw9vp1nr8d
@user-uw9vp1nr8d 3 ай бұрын
Wiilkan waa fanny kobrqicunaya ayaan moodsy kulahaa😂
@user-nf2dm9jq7s
@user-nf2dm9jq7s 3 ай бұрын
Part 4 can’t wait
@abasabsher6540
@abasabsher6540 3 ай бұрын
inta diyaarka u ah tahriib ethiopia to america las go ❤❤5 qof ba nahy
@user-wz2ie5vz4r
@user-wz2ie5vz4r 3 ай бұрын
😂
@MarwahusseinAli
@MarwahusseinAli 3 ай бұрын
Aniga diyara wllo hadanad kaftamayn
@Aminaahhmedbadel
@Aminaahhmedbadel 3 ай бұрын
Diyaar wll
@qalbilove2448
@qalbilove2448 3 ай бұрын
Ridwaan daqiqadaha sobadi ama hawen walba so dhig zxp
@ifraxfuqle4703
@ifraxfuqle4703 3 ай бұрын
Ninkan suu wadamada uxifdiyy kahelay hada already waanba bartay wadamada dhan 😂
@mgedi4171
@mgedi4171 3 ай бұрын
Zxp aaway Part 4
@user-jo9pi3dg1s
@user-jo9pi3dg1s 3 ай бұрын
First to comment 😊😊
@LovelyCalicoCat-si1lj
@LovelyCalicoCat-si1lj 3 ай бұрын
Wlle wiilku dhibaatuu soo maray ilee tahriibtu sidaasay udhib badanthy😮
@HamdiAbdiwahabMacalin
@HamdiAbdiwahabMacalin 3 ай бұрын
Sheekadaan Aad ayaa ugu heleysaa ❤
@HamdaAbshir
@HamdaAbshir 3 ай бұрын
Arji waa legend sifiican baan u aqaan
@abdulhamidmohamed3791
@abdulhamidmohamed3791 3 ай бұрын
Iyadoo saas loo rafaaday halagu soo celiyo walaahi waa xanuun
@abshirofficial9474
@abshirofficial9474 3 ай бұрын
Haa wlhi xanun waye😂😂
@duqbilow
@duqbilow 3 ай бұрын
Calafkiisa ma aheyn walalkeen
@zahuu6232
@zahuu6232 3 ай бұрын
Waa qadar Alle weeye
@zahuu6232
@zahuu6232 3 ай бұрын
Waa qadar Alle weeye
@user-cs3wm3yo7c
@user-cs3wm3yo7c 3 ай бұрын
Part 4 pls biri soo dhig❤😢😊
@maxamedcarab1705
@maxamedcarab1705 3 ай бұрын
Shamuure waiting ✋️
@paulopogba8503
@paulopogba8503 3 ай бұрын
It was very enjoyable story😂😂
@salamali54
@salamali54 3 ай бұрын
Sheekadaan waa igu socotaa wlhi😢😢😅
@dariquljannah7963
@dariquljannah7963 3 ай бұрын
Metoo funny but dangerous 😂
@adamosman5086
@adamosman5086 3 ай бұрын
Senaloa waa magaalo qatar ah flim lagu jilay ayaa daawaday queen of the south
@UmniyahAdem-qw3cx
@UmniyahAdem-qw3cx 3 ай бұрын
Oh my story wxan sheko wa dhafen❤❤❤❤❤❤
@mursalmuse9739
@mursalmuse9739 3 ай бұрын
Legend bro❤
@ramlahagi2750
@ramlahagi2750 3 ай бұрын
Shekadan wan kuhesta horte abdihakim waxa kushega waxa kugu dhacay isha wilki kudhahay ana muslim ee aa dhahday reeba meshas cml wa mel xun wlh mel la isku rebo maheen waa meel qofki hal mint xata abal kugalo adan iloben😢
@baalawizubair
@baalawizubair 3 ай бұрын
Xalisaa ku gali karnaa buu yiri ma fahmin miyaa
@amo1958
@amo1958 3 ай бұрын
😂😂
@caasha93
@caasha93 3 ай бұрын
Wlhi ana niyada iska dhahay kaso qaad in adiga sida lagugu sameeyo waa xanuun wu isakadayn laha nasibkisu qabaaye
@UpdirizackMohamed
@UpdirizackMohamed 3 ай бұрын
Part4 sooboobsii sheekada wee igu socotaayee 😁
@Waryah77-lv1pr
@Waryah77-lv1pr 3 ай бұрын
Part4 naga soo gaarsii tlieyow 😂
@caaqilkaofficial2719
@caaqilkaofficial2719 3 ай бұрын
Aloore CK adaaba kacaansan😂😂
@WARMOOG804
@WARMOOG804 3 ай бұрын
Luqada wa mahiin walahi dadka taribayoow Spanish ka iska barta wiilka runtow nisheegay😂😂
@user-sumayo
@user-sumayo 2 ай бұрын
Spanish mise Portuguese ke labarta wasocadate 😮😮😮
@craxmaanducaysane
@craxmaanducaysane 3 ай бұрын
Cabsi cabsi waaye 😂😂
@suhaybupdisuwezka8752
@suhaybupdisuwezka8752 3 ай бұрын
War ninkani Waa madax ilaahay sheekadiisa Waan kuraaxaystay Walaaahi
@Zaam495
@Zaam495 3 ай бұрын
Inta sugeese😂oo see usoo fiirineese channelka ridwan daashay😂
@Maawiye-hw4gx
@Maawiye-hw4gx 3 ай бұрын
😂😂ani
@xafsoxasan7273
@xafsoxasan7273 3 ай бұрын
Zhp noo soo badi aad ayey ukala danbeeyaanee
@user-cw2rg3qh3i
@user-cw2rg3qh3i 3 ай бұрын
Wax khayr qaba ilaahay ha siiyo wiilka
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 3 ай бұрын
Waligay sheko ka macan ma dhagesan 😂😂😂 Mashalalh
@calimaxamed3786
@calimaxamed3786 3 ай бұрын
Sheekooyinka rafaadk ah oo dhan maa macaan yihiin
@caasha93
@caasha93 3 ай бұрын
Sababtoo ah inatahriibto Aya rabta😂
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 3 ай бұрын
@@caasha93 hhhhh Ala ma noli wlahy wlll January 4 ayan wadanki ka tagayba hada qarad cad ayan joga lkn ani diyrad ba ka dagin lkn walahy hotel iyo hostle laday na dajiyen ayaan ku rafaday gajo silic Alx hada wan ka baxay
@anfacdadkaagaofficial6479
@anfacdadkaagaofficial6479 3 ай бұрын
@@calimaxamed3786 wan is iri nolosha yare dhibka badan hhh
@hawaahassan742
@hawaahassan742 2 ай бұрын
​@@anfacdadkaagaofficial6479 abayo saa kutagtey ado raali ah maishegi karta
@FarhanAbdi-ou8jc
@FarhanAbdi-ou8jc 3 ай бұрын
Goat ridwan
@user-hf7cc8ju2x
@user-hf7cc8ju2x 3 ай бұрын
Inta ila Sugeysay wiilka shekadisa part3❤
@ashralouqman7802
@ashralouqman7802 2 ай бұрын
😂😂 maskaa
@seytunosman6336
@seytunosman6336 3 ай бұрын
Dadka qurbaha joga mabaraban kofkale inu imada oqarabadoda meshas ado Africa joga yey kudahayan wahba qurbaha wahba mayalan Anaga sonokonena cuqdad beqaban maraban ini wah laqabsada meshe ayjogan inad imatid
PART 4:TAHRIBKI DHEERA DARBIGA MARKAN KABODAY DHIBKA IQABSADAY
49:59
Ridhwan Issack
Рет қаралды 184 М.
Daawo Yaa Jeex jeexay Basaboorka Omaar Barbar Fadeexo
3:47
Daacadsom tv
Рет қаралды 2,4 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #memes
00:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН
Fast and Furious: New Zealand 🚗
00:29
How Ridiculous
Рет қаралды 45 МЛН
Как бесплатно замутить iphone 15 pro max
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 8 МЛН
PART 10  SIDAAN AUSTRIA UGU SOO LAABTAY IYO LAKULANKII ABTIGEY
30:33
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 133 М.
PART 2: TAHRIBKI DHEERA CK WADA GALNAY 1 SANO XIRNA & TARXILKAYGA
31:39
Omar iyo Sara
5:17
Amaan Real Estate
Рет қаралды 2,4 М.
SOWDA SHORT FILM 2024
25:15
Bile TV
Рет қаралды 369 М.
LABADI NAAG ISKU SHUKANSANAYA ISLA HADASHIYAY ASO QADKA KUJIRO
26:18
Ridhwan Issack
Рет қаралды 20 М.
Гаджеты вредно!!! ☎️😳😡 #funny #comedy
0:26
Fast Family LIFE
Рет қаралды 2,4 МЛН
Крокодил получил по-заслугам! 😱
0:32
КиноСклад
Рет қаралды 27 МЛН
УЙЛАНМАГАН БОЛАР ОГОХ БУЛИНГ БУНИ КУРИМ #трент #тренды
0:13
ОНЛАЙН ТИК ТОК БАТИЛ
Рет қаралды 2,7 МЛН
ToRung short film: 🙏save water💦
0:24
ToRung
Рет қаралды 94 МЛН