PART 4:TAHRIBKI DHEERA DARBIGA MARKAN KABODAY DHIBKA IQABSADAY

  Рет қаралды 182,623

Ridhwan Issack

Ridhwan Issack

2 ай бұрын

#Subscribe #Like #Share

Пікірлер: 1 100
@guledmohamed7524
@guledmohamed7524 2 ай бұрын
waligay saan u ooyay uma ooyin caawa caku ciil badnaa 😢😢😢 qalbiga alle hkuu qaboojiyo bedel khayr qabana alle swt hku siiyo iyo nolol farxadeed
@AbasalamaIbnuahmed
@AbasalamaIbnuahmed 2 ай бұрын
Tol la ana nagu dhacday aniga iyo wilka kala marku dhahy wlhi cariiri iyo calol xuman daremay sida inan aniga taganahy xlda ukusugna cml
@dalmara6796
@dalmara6796 2 ай бұрын
Naag iney qortaan umaleynayey ilaa aan magaca eegay jilicsandaa 😂
@amanomar804
@amanomar804 2 ай бұрын
​@@dalmara6796fodada mad deysid😂
@firdowsaoriginal
@firdowsaoriginal 2 ай бұрын
😢😭😭😭😭😡😡, partiyadii kale anoo faraxsan ayaan dhammaysan jiry lkn tan wlhi waa murugooday , wll abdixakiim ilaahay badal khayr qaba haku siiyo , adduunka luggooyo u nicbahay .
@MunoAbdi-lk7ei
@MunoAbdi-lk7ei 2 ай бұрын
Ax walaahi waan xanuun qof intaas umaray inuu nolol wanagsan helo oo laxumeyey🥲🥲🥲waligaa walaalkaa haka xasdin waxaad awoodo aduunku waa hooska 2diisa galin insha.alaah mell kaqayrbadan allaha kuusahlo🤲
@Liiandhii
@Liiandhii 2 ай бұрын
Hh sah 🥺🥺
@naimaomar3375
@naimaomar3375 2 ай бұрын
Haa wlhi inshaaa allah waxkaqeerbdn allahsiiyo cadaw nftiisu cadawkuyhy waxkadheefima qofwllka aadlug goyso waxkutarima
@mohacdx4889
@mohacdx4889 2 ай бұрын
😢😢nacala inadeerow kugu yaal muxu ka xasidaa wallky oo waxas oo rafaad so maray kaas nacalad ha ku dacdo uff😢
@user-zb7mu1tv5q
@user-zb7mu1tv5q 2 ай бұрын
Alla xasid Sanaa shisheeyaha laqatay sokeyaha arxan daraanaa😢😢😢😢😢😢
@greatshidane
@greatshidane 2 ай бұрын
Aniga sokeeye maba jecli shishiiye ayan ka jeclhy😂
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 2 ай бұрын
Qaraabo qaar xasisiin ah jiro
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 2 ай бұрын
Wlhi kuwoon ilmo adeer nahay sidaan ayeey xasid u yihin alow ilomo adeer hanoo bahinin ​@@user-uh5hc8ei5g
@hawomohamed507
@hawomohamed507 2 ай бұрын
Waa run, qaraabada asxaabta ayaa u dhaantay.
@OPLOVE880
@OPLOVE880 2 ай бұрын
𝘼𝘽𝘼𝘼𝙔𝙊 𝙒𝘼𝙇𝘼𝘼𝙃𝙄 𝙒𝘼𝘼 𝙍𝙐𝙉𝙏𝘼𝘼🎉
@NajmaCuisine
@NajmaCuisine 2 ай бұрын
Xabiibkeena MAXAMED Scw aan Ku salino Axbaabii Fil-Caqiida. اللهم صلي وسلم على عبدك ورسولك محمد ابن عبد الله⁦❤️
@deeqaismaailahmed8496
@deeqaismaailahmed8496 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw
@Kokobulle18799
@Kokobulle18799 2 ай бұрын
Dunidaan masoo marin ruux ka qeyr badan nabi Muhammad scw ❤
@user-bn6zs6ef3f
@user-bn6zs6ef3f 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤
@user-np6mf3ok7x
@user-np6mf3ok7x 2 ай бұрын
SCW SCW
@ma09ki
@ma09ki 2 ай бұрын
💞 SCW❤ SCW❤SCW❤
@hoodocadey4325
@hoodocadey4325 2 ай бұрын
Allah 😭😭😭calooshaa i xanuuntey walaalow facey ha iga reebin markow😂 dhahy nacalaa kuugu taasho dheh xaasid sanaaa 😭
@deeqaismaailahmed8496
@deeqaismaailahmed8496 2 ай бұрын
Scw scw scw scw scw❤
@YaasinMohamed-hx5fz
@YaasinMohamed-hx5fz 2 ай бұрын
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢
@IbrahimHassan-mw5nn
@IbrahimHassan-mw5nn 2 ай бұрын
Ina adeerkey ayaa sabab u,ahaa in la isooceliyo nairobi la igu sooceliyo , tol la,aan ayaa iciishay 😢 ninka ragga ah lama ciiilo 😢
@shavshtoak7788
@shavshtoak7788 2 ай бұрын
Haa wlhi waa xaasid lkn inuu ka badashto markuu waxa u bogi waaye waa wax qoran waxn
@mohamedmohamud1927
@mohamedmohamud1927 2 ай бұрын
Systemka haduu kuu galo hal looyar midkaa unbaa filkaaga lagala xisaabtami
@sumadqaran
@sumadqaran 2 ай бұрын
😢😢sad story wlhi
@Sadia-35
@Sadia-35 2 ай бұрын
Ineeey saan kheir utahay ayaa lagayabaa ilhayba maslaxadeena naga yaqaano
@FauziaFarrah
@FauziaFarrah 2 ай бұрын
Exactly... Waxaa uqorneed inuu dhkaas Soo Maro. Allah hala tashto.
@falisdalmar1123
@falisdalmar1123 2 ай бұрын
Nacam
@rayhanamohamed1092
@rayhanamohamed1092 Ай бұрын
Haa wax kasta oo alaah qoro waa khayr
@aminomaxamuud3375
@aminomaxamuud3375 2 ай бұрын
Maanta waa jimce ninkaas wiilka ciilay allah masiibo xun haku rido abowe allah ferej aadan filayn hakuu furo oo maraykan allah si dhib yar hakugu geeyo
@fardowsomahamud-pt9mq
@fardowsomahamud-pt9mq 2 ай бұрын
Alle mucjiso hakurido xaasid ma aflaxee
@xusenadenosman460
@xusenadenosman460 2 ай бұрын
Amiiin sxp amiiin
@hoodofaisal6709
@hoodofaisal6709 Ай бұрын
Alle gaadhii hala rido
@rayhanamohamed1092
@rayhanamohamed1092 Ай бұрын
Aamee
@hodassid7355
@hodassid7355 2 ай бұрын
Somaliyey wiilka lacag u ururino dadkena jogno qurbo InshaAllah
@Imranbashirabdirahman
@Imranbashirabdirahman 2 ай бұрын
Wa diyarr anigaa kenyaa ayan joga lkn qurbahaa kliyaa umarorinayan somali o dhannn an u arurino
@abdiqanimohamudyusuf8756
@abdiqanimohamudyusuf8756 2 ай бұрын
Somalida jogta maraykan..ninkan maraykanka ha geeyaan...
@hafsasameer4901
@hafsasameer4901 2 ай бұрын
Waa run please hala cawiyo
@user-eb4uq7hp1q
@user-eb4uq7hp1q 2 ай бұрын
Haa waa sax hala geeyo😢
@hamdimohamadmohamad1385
@hamdimohamadmohamad1385 2 ай бұрын
Yarkaan uma baahna in wax loo aruuriyo wa legend waligis shaqaysan jiray hadana shaqadisa ayuu ku laaban. GUN ayaa Yarkaan heshay cashar ha ka qaado qaraabo beenad
@rafiiqofficial
@rafiiqofficial 2 ай бұрын
waliga haisku halayn 1) qof abahaa dhalay 2) Iyo qof edada abah ladhalatay 3) qof ilma ader ahayn mar hadii aysan ahayn walsha ama wallka isku nas nugten amaa habaryarta. ciid kale isku halayn iyo amiin laguma galo😢😢😢
@user-cd6ps3if1t
@user-cd6ps3if1t 2 ай бұрын
Wlhi blhi runtada wayy aniga kuwo isku aabe nahay cadowgoda kowad waa aniga aniga walalo aa ka dhigtaa
@user-dk3kl4yy2n
@user-dk3kl4yy2n 2 ай бұрын
Wll qof walbo ma xumo lkn waa koo ko xun baa ku jiro
@zainabadan9710
@zainabadan9710 2 ай бұрын
Wlh dhalasho hadi ladhaho rer abti wax dhamo malah
@user-dk3kl4yy2n
@user-dk3kl4yy2n 2 ай бұрын
@@zainabadan9710 aabyo qofki qofko sido u wanaji walking Lee waayo aniga abti iyo aader waan waanijina qof walbo somlaia nimo xita waan u cawina qof walkey ah
@abditinle7172
@abditinle7172 2 ай бұрын
hadaa walaal xun leedahay ama adeer xun ama aabo xun dadka dhan booskaaga ha dhigin kuwaanu ugu jecelhy wa kuwaas aad tiri ha isku haleen qofka xuni hayb iyo sumad guud malaha ee mid gooniya oo aan asaga cidna la wadaagin buu leeyahy sideedana hadaad aragtid qof si guud dad badan u dhaliilayana caqligiisaanan buuxin
@user-my1qe8ct8p
@user-my1qe8ct8p 2 ай бұрын
Waa sida walalkey haysato Ee igu Soo duceeya in Ilaahay ka Soo daayo walal yaal qof kastoo qoraalkayga aragto plz farxada igu Soo mara🥺😢😢
@queenliza596
@queenliza596 2 ай бұрын
Address muuwaye
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 ай бұрын
Ilaahay ha caawiyo
@fatuuhussein5233
@fatuuhussein5233 2 ай бұрын
Alle ha ufudaydiyo uu ka bixi inshallh hno
@naciimacareef7199
@naciimacareef7199 2 ай бұрын
Alle haka so samato bixiyo walalka jeelka 😢😢wllo
@ismaelmahmed795
@ismaelmahmed795 2 ай бұрын
ILaahey Ha ka Soo Daayo Amiin
@MaryamAhmed-nn4ri
@MaryamAhmed-nn4ri 2 ай бұрын
Wlhi wiilkaan waa qatar masha alh uma qalintid inaad tahriibto😢😢😢
@muxammedgeedi7715
@muxammedgeedi7715 2 ай бұрын
Ninkaan inta soomaali oo uu luuqadii uu yaqiinay kucaawiyay bal fiiri oo soomali nimo kucaawiyay iyo kii dadka ugu dhawaa oo dhulka la jaray markuu dhahy ninweyn ahay shaqadayda waan kasoo tagay intaan nolol usoo raadsaday ee walaalow icaawi waa meeshii ugu dambeysay ee ninka raga kahadlo ee soomaliyay ninkaan wuu qaawanyahaye aan u kacno
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 2 ай бұрын
Wax guna helay lkn isagana maalinbu ubaahan oo bawdyo rag maalinba midbaa qaawan
@nasiibali8665
@nasiibali8665 2 ай бұрын
Saxiiix
@user-vo9qo6om7u
@user-vo9qo6om7u 2 ай бұрын
Aar somalaay Wiilkaa haloo kaco alaan idinku dharshee . 1000$ ee u horeya anaa bixinaya . Plz
@hoodocadey4325
@hoodocadey4325 2 ай бұрын
Waa la tarxiiley wiilka 😭
@user-vo9qo6om7u
@user-vo9qo6om7u 2 ай бұрын
Waan ogahay wll. Lkn Soo lacagi kama khasaarin . Shaqadisiina kama tegin. Hala takuleeyo wiilka . Wacalaa helee
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 ай бұрын
​@@user-vo9qo6om7uilaahay haku caawiyo walaal.
@hoodocadey4325
@hoodocadey4325 2 ай бұрын
@@user-vo9qo6om7u Haa walahi cadow dhabarka ka jebiyey lakin roonaaba rabiyaa of😭
@nimcodeeq7679
@nimcodeeq7679 2 ай бұрын
Jaanis danbe oo meesha uu kutagi karayaa wuu banan yahay ma isleedahay?
@sumadqaran
@sumadqaran 2 ай бұрын
Qalbiga iga xanuunay wiilkaan Illahay Waxaad jeceshay oo khayr kuu ah haku siiyo wallal
@Dadaalbadan
@Dadaalbadan 2 ай бұрын
Qof dulqaad badan ayaa tahy insha allh mustaqbal fican ayaa ku rajaynaaaa waxaa laga yabaaaa inay kheiry ku tahy Abowe wax ka fican Allha ku sahlo abowe
@Sadia-35
@Sadia-35 2 ай бұрын
Dadka ehelka wa cadow badankood😢😢😢😢
@kobciye1998-zx7qr
@kobciye1998-zx7qr 2 ай бұрын
Wallhi xasuustiisa iga gadan big legend m.allh
@user-my1qe8ct8p
@user-my1qe8ct8p 2 ай бұрын
Ax waan ka xumahay Sxb Abdixakim Alle xaasidsanaaa Ehel mahan kaas waligiisna guulaysan mahayo😢🥺🥺
@cabdulhaadihasan610
@cabdulhaadihasan610 2 ай бұрын
War ninkan calaa forjo five group halo raadiyo 5 qof oo muxsiniin ah oo mareykanka jogta haisku tagan❤
@BilanOsman-bx9qv
@BilanOsman-bx9qv 2 ай бұрын
Mar hadii maraykan lagaa tarxiilo ugu yaraan 5 sano masoo Gali kartid kiisaska qaarna waligaaba Masoo Gali kartid
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 Ай бұрын
Toban sano mamnuuc ka yahay Mareykan qofkuu soo celiyo. Mareykan jano ma aha, anoo yar iskaga tagay sanadkii 1996. Kanada galay.
@MS-lv8bf
@MS-lv8bf 2 ай бұрын
Aad iyo Aad Baan uga Xumahey. Habo Sida Lagu Dayacey. Laa’iin Allah Ayan Kuu Qorin in Aadan ku Noolaan.😢
@Abdi.Ak47
@Abdi.Ak47 2 ай бұрын
Ridhwan issack good reporter 1 million very soon InshaAllah
@IsmailMohamed-qw2xk
@IsmailMohamed-qw2xk 2 ай бұрын
Sxpiyal aan ku salino rasuulkeena scw scw scw scw scw scw ❤🎉
@MaxamedMuuse-we4tm
@MaxamedMuuse-we4tm 2 ай бұрын
Scw scw scw scw
@user-zf4ly7li2p
@user-zf4ly7li2p 2 ай бұрын
Jumce weyan cawa saliga hala badiyo scw scw scw scw
@queenwujdaqueen2973
@queenwujdaqueen2973 2 ай бұрын
Kaas ha cafin mar uun aad janis ku heshid ka cadgooso kaas nasiib hada ku heshiid asagoo nool hadba cad ka jar ee daawe markee reesato hadana cagta ka jar wllhi ciil ee dhuunta ila xnntay biyuu cabo ha waaye ulku suuxi ulna kuso kici xumantii io xaasidnimadi shalay uu ku kestay dareensiii😭
@najmaabdi8273
@najmaabdi8273 2 ай бұрын
Waiga qoslisey wlhi 😂😂😂😂
@hanefa283
@hanefa283 2 ай бұрын
wax qeyr leh ALLAH SIIYO WIILASHAAS DHAN QAAS AHAAN WIILKAAN MISKIINKA😢
@CAKAARANEWSBESTIEMANLIBAN
@CAKAARANEWSBESTIEMANLIBAN 2 ай бұрын
xasiid ayaad tahay
@caydaruusabdeeq5505
@caydaruusabdeeq5505 2 ай бұрын
Walaahi part 1 --part 4 SI waadix ah Ayaan u dhamaystay ilmo ayaa idhahaygii buuxisay Mana Istaahilo Tuntii in sidaa Loo galo ninka Raga ahi inshallah waad guulaysan Halka aad rabtana waad Gaadhi wall ❤❤❤
@aragsanahmed3169
@aragsanahmed3169 2 ай бұрын
Ninkani waa legend waa nin rageed fariid ah mustaqbal wanaagsan ban kuu rajaynayaa brother
@tigowtvmedia4792
@tigowtvmedia4792 2 ай бұрын
Wlhi legnkan tol xuma kudhacday gun ba heshay sabar insha allh bdl qer qabo ilhy hakugu Badalo bro
@duniyakordahab
@duniyakordahab 2 ай бұрын
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw
@saacidyare9194
@saacidyare9194 2 ай бұрын
Erayga waxaaa i xanuujiyey sxb tol la’aan ayaaa igu dhacday😢😢😢
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 2 ай бұрын
Ax
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 2 ай бұрын
​@@maryamaadam8271 wlhi xanuun waye 😢😢
@FartuunCumar-tw2fz
@FartuunCumar-tw2fz 2 ай бұрын
Haa wlhi 😢
@Fh-qp3yb
@Fh-qp3yb 2 ай бұрын
This episode made me cry I’m so sorry your cousin let u down
@bahariamombasa9997
@bahariamombasa9997 2 ай бұрын
In this world yarabi don't let our fate in the hands of bin adam
@habonabdi3632
@habonabdi3632 2 ай бұрын
Close relatives are the worst pple.You are a man,you can start all over again and grow. Maybe ceshkaga halkan buu kaqornaa keep going 🚶‍♂️
@HalimaAbdi-ef5mw
@HalimaAbdi-ef5mw 2 ай бұрын
Me 2 wlhiii blhi iyo tlhi 😭😭😭😭
@Fh-qp3yb
@Fh-qp3yb 2 ай бұрын
@@bahariamombasa9997 Ameen!
@Fh-qp3yb
@Fh-qp3yb 2 ай бұрын
@@habonabdi3632 sax, some close family can be your op
@ahmeddiini3
@ahmeddiini3 2 ай бұрын
This guy suu dadka u saaciday markay safarka ahaayeen, soomaalinimo darteed iyo sida isagu uu ugu ciyaaray midka ina adeerkii ah walaahi waa kaaf iyo kala dheeri, halgan adag oo uu galay iyo safar khatara oo uu ubareeray ninkaasa kaga ciyaaray wlhi, Next time wakhtigaa ku saacidi doona saxib insha allaah🫡
@sacadmoussa4
@sacadmoussa4 2 ай бұрын
Wa runta
@yuusufmacalinka6765
@yuusufmacalinka6765 2 ай бұрын
Intad safarka dheer ku jirtey oo dhan dadka somalinimo ayaad ku cawineysay adigo waliba dhexda ku xanusadey incha allaah wax khyr bdn allaah hakugu badelo dadkan qarabada ah ee dibada jooga weligey xisaabta kuman darsan rag io dumarba walahi dadka kale ka dhow ee nio guuleyso waligaa gacanta hasarayso gudomiye
@hiboilahayhaunariisto2821
@hiboilahayhaunariisto2821 2 ай бұрын
Ninkan ha la gacan qabto ridwan isaq barmamijaa abaabul ninkan waa nin wanaagsan magaalka wax uu ku soo galo ha loo Uruuriyo
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 2 ай бұрын
Wax halay arursho miyu yiri 😮? In wax la aruuriyo miya saacidaad noqoty, ha bahdilin ninka walal in wax lagu aruriyo ado 20 jira on wax cududaara lahayn m wacna, so stay away from that sh*T thinking 💭
@AbdihalimIsmail
@AbdihalimIsmail 2 ай бұрын
The last three minutes was emotional omg
@abdullahirashid495
@abdullahirashid495 2 ай бұрын
Hearttouching message 😢
@HuseinMahamud
@HuseinMahamud 2 ай бұрын
Wlhi waa xanuun qisadan hada midkas sidas kugalay allah rafad martay qarashad farabadan kabaxay kuna xanusatay safarkadhaxdiisa ninkii inu kusoceliyo dorbiday lama dhihikara ilma adera tihiin
@MahamedJamac10
@MahamedJamac10 2 ай бұрын
Inta lasoo bilaaabatay part 1 2 3 oo 4 hada daawanaysa 👍 saare qoraalkaan
@Wiil-Hoog07
@Wiil-Hoog07 2 ай бұрын
Aniga kuma mid baan ahey
@sumayaabdulaahisaid4766
@sumayaabdulaahisaid4766 2 ай бұрын
Ax sorry ilaahey nolol qurxoon haku siiyo walalkey cid bini aadam haku kalsoonaanin waliga tan cashir haku noqoto😢😢😢😢😢😢
@diplomazyzky2509
@diplomazyzky2509 2 ай бұрын
Wlle xaasdnima lagu samyayy sorry dadka america joogo badankood waa sidàs waxayba umaleyan hadad imaado america inaa irsaqadoda hor istagayso oo lacag la,an ku dhacayso
@SacdiyoYassin
@SacdiyoYassin 2 ай бұрын
Haa wallhi😢😅
@Peacysoul4071
@Peacysoul4071 2 ай бұрын
Alla qaraabada xumaa walahi shisheeyaha ayaa dhaama bal wiilka dhalinyarada ee nolosha soo doonty ee qarashka soo galy bal say u galen arag ilaahy ha siiyo badal khyr qaba 😭😭😭
@sucdiali3176
@sucdiali3176 2 ай бұрын
Qisa xanuun badan weeye walahi ilahay nolol kafican haku siiyo walal
@ibnmohsharif9905
@ibnmohsharif9905 2 ай бұрын
Wiilkaa gabdh maraykan joogtaa ha cawiso ha kaxayso ninkii agtiisa ha tago
@Mudu20782
@Mudu20782 2 ай бұрын
10 sano ma tagi karo ganaax ayaa saran
@farhanfeysal6971
@farhanfeysal6971 2 ай бұрын
@@Mudu20782 no waligii masoo gali karo mar hadii deportaion ku dhacay
@burhansalad1823
@burhansalad1823 2 ай бұрын
Gabar Australia joogto uhaya inte kala xariira
@aslanalinoor3522
@aslanalinoor3522 2 ай бұрын
​@@burhansalad1823wllow gabadhaas ani igu caawi
@hamdamoha8153
@hamdamoha8153 2 ай бұрын
@@burhansalad1823mid qisadan oo kle ku dhcdn uhaye mku so xidhin 😢
@deeqmaxamed6188
@deeqmaxamed6188 2 ай бұрын
Doqon weeyi aan raganimada wax ka garanayn ayaa helay wiilkan
@qasidaadam5199
@qasidaadam5199 2 ай бұрын
Waligaa ina ader nimo dad ha u raacin dad ka kale ayaa mar mar ka wanag san 😊😊😊😊
@asiliborle6342
@asiliborle6342 2 ай бұрын
Wiilkan maashallaah sheekdisa waa fariida waan siganaa
@MoohaFaarax
@MoohaFaarax 2 ай бұрын
Mahadsanid ridhwaan isaaq shaqo wacan ayaad qabatay ❤❤❤❤
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 2 ай бұрын
Ninka saas ku galay waa yahuud caadi ah allaha jibiya nin intas soo safrayey io rafaad so maray muxu u bad badi wayey inkaarta nabi maxmed allaha ku rido gab lan allaha ka dhigo oo dhulka la waeeeg wecelka😢😢😢
@mariamabdi5932
@mariamabdi5932 2 ай бұрын
Na maryaney wa maxay habaarku 😅😅😅😅😅
@FauziaFarrah
@FauziaFarrah 2 ай бұрын
Calafka waa cajiib.
@ilhaanmohamed-bf5qq
@ilhaanmohamed-bf5qq 2 ай бұрын
war wiilka an wax u qabano somaliyey
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 2 ай бұрын
@@ilhaanmohamed-bf5qq aniga duca u awooda anaba jeeb taraq ah😭😭🥺🥺🥺
@maryamaabdallahi7493
@maryamaabdallahi7493 2 ай бұрын
@@mariamabdi5932 ciil igu dilay ninka saas u galay adba waxa dremi lahed xanuun🥺🥺🥺
@A.risaaqbile774
@A.risaaqbile774 2 ай бұрын
First comments one like
@abdullahirashid495
@abdullahirashid495 2 ай бұрын
Legend brother 🎉❤
@hodassid7355
@hodassid7355 2 ай бұрын
Maskin waxa jeceshahay allaha kusiyo aamiin somaliyey wakas qabil naftina u tashada
@user-wp5fq9de9d
@user-wp5fq9de9d 2 ай бұрын
Absolutely qabiil iyo qaraabo midna yaan lagu tashan
@FarhialuckyChannel9810
@FarhialuckyChannel9810 2 ай бұрын
Second viewer
@Caasha739
@Caasha739 2 ай бұрын
Wall allah haguu gargaaro dhibaataa kugu dhacdey iyo lugooyo Soomaaliyeey wiilkaan hala caawiyo insha allah
@nasiibali8665
@nasiibali8665 2 ай бұрын
Diyaaar shaqo abuur halooo sameeyo
@aminaabyan6373
@aminaabyan6373 2 ай бұрын
Somaliyey qabiil waa kaas anigaa wiilkaas cid somali ka yahay ma aqaan lakiin walahay waan cawinlahaa subxanalah reerkiisa waxaa lagayabaa in aaney waxba ka ogayn o habaar qabahaas uu ku beegmey
@halaag5638
@halaag5638 2 ай бұрын
Ogadeen waye
@shukri114mohammed2
@shukri114mohammed2 2 ай бұрын
@@halaag5638LAHJADA Ogaadeenka malaha!! Teeda kale, Xamar buu kayimi !! Dhalashada HOOYADII 🎉 Xamar bey ju dhalatey!! Beenta jooji!! Luuqda soo baro!!
@xayyi3296
@xayyi3296 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂​@@halaag5638
@ilhaanmohamed-bf5qq
@ilhaanmohamed-bf5qq 2 ай бұрын
@@halaag5638 maya abayo ma ahan gabar an daris nahay ay qaraabo yihiin waa HG ceer wilkan waa rer kenya gabadha waxay ii shegtay ninka xumeyay in la dhoho xuseen dahir cilmi asna abdixakim ahmed cilmi anyway qabail inta iska deyno aan wiilka dhexda u xirano ani isku qabiil maninhid lkn diyaar an u ah in aan cawiyee
@sumadqaran
@sumadqaran 2 ай бұрын
See Ku ogaatay?
@AbdinajibMohamed-sr1st
@AbdinajibMohamed-sr1st 2 ай бұрын
Waa maalinkii noogu darneyd xabsiga Mareykanka alx rabiyow mahadaa 🤲
@SamiraAli-pf8tj
@SamiraAli-pf8tj 2 ай бұрын
Second one ❤😂
@alhidaayamedia1247
@alhidaayamedia1247 2 ай бұрын
ninkaas kenya haduu yimaado ku dila yahuud waaye somalia hadu yimaadana aniga plz isoo dir magaciisa iyo contect iyo sawirkiisa
@ummabdullah9637
@ummabdullah9637 2 ай бұрын
qof dilkisa waxna haku waanin
@loveanimalis
@loveanimalis 2 ай бұрын
Yarkan ridwan professional mahan, dadka warka markay ay dhameeyaan ayaa waxa kale ee maskaxdada kusoo dhaca la weydiiyaa waana laga aamusaa
@didd3andmeltedchocalate606
@didd3andmeltedchocalate606 2 ай бұрын
Interview maahan. Story telling waaye. Interruption ka badan u diidaa. The flow aa dhumaayo.
@abdulkadirhussein7085
@abdulkadirhussein7085 2 ай бұрын
Waan layaabay su aalaha uu waydiinayo io habkuu u waydiinayaba wa unprofessional
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 2 ай бұрын
Maba dhamane waxy suaalaha
@user-uh5hc8ei5g
@user-uh5hc8ei5g 2 ай бұрын
Wariyo ma aha
@omararale7962
@omararale7962 2 ай бұрын
Wikan waa legend. Somali dan hau gargarto. Safirka somalida caawiyey south America
@Ayaano1993
@Ayaano1993 2 ай бұрын
Nin xaasid ah ayuu ahaa ilmadeer ha Odhan
@mahdiya9
@mahdiya9 2 ай бұрын
Kaas mafarxi doono aduunka ilayhay haku cidhiidhiyo
@QotofUmmuSaad
@QotofUmmuSaad 2 ай бұрын
اللهم يسر ولاتعشر
@nagiibabdi9290
@nagiibabdi9290 2 ай бұрын
Inaadeerka guulna kuuma ogola guul darona waa kugu nacaa from somali hargaysaawi wax badan fahansan hh
@xidigtainamaxamed1800
@xidigtainamaxamed1800 2 ай бұрын
Sax ina adeer oo dhan weliga ha aminin runti xasid oo dhan ina adeer ayeey ka bilawata
@user-xe5tx6ek5m
@user-xe5tx6ek5m 2 ай бұрын
Somalia waxay lahormari la adahay dadkan amal ayaa kujiro wiilkan intan dhibata ah somaray xanti waxuu kahaystay soo gubay ayuu sidaan ugalay ilahayow intii sidan amal uhad sisan ilahow naga qabo yarabi😢😢😢😢
@hony5804
@hony5804 2 ай бұрын
Dad dadka kugudhow uguxun allow hanobahin safardheer kadib wllkaa hakusoceliyo silac udhimodheh
@qisahchanel6485
@qisahchanel6485 Ай бұрын
Wlh qeebta kowad ilaa iyo hada la socdaa caawa murugu waaye inta ka horeesay baashaal e ahayd😢
@AbokorAli-io9qs
@AbokorAli-io9qs Күн бұрын
Alle Ilaahow Waxaanu Kaamagan Galney Sokeeye Bilaa Abaaala Xaasidnimadiisa Muu Ku Yidhaahdo hawshaa bro kuuma gali kraaayo waa dhaqan ay yaqaaanan Kuwa Doqmaha Ah Ee America Jano Labuuxinaya Oo Waareysa Moodaya Legend always is always be a legend
@duqbilow
@duqbilow 2 ай бұрын
My brother si xun ayey ula dhaqmeen I hope inaan is naqaano waqtigaa ha quusan
@MahamedJamac10
@MahamedJamac10 2 ай бұрын
Legend kaan iyo miisaanka culus waa 2bo Legends
@jibrilabdiaziz472
@jibrilabdiaziz472 2 ай бұрын
الحسد للجيران والعداوة للاقارب، هكدا قالو العرب من زمان
@hoodocadey4325
@hoodocadey4325 2 ай бұрын
اي والله صدقت 😭
@khaalidmaxamed7149
@khaalidmaxamed7149 2 ай бұрын
Ax alla xasidsanaa kaasi waa cadow ee ilma adeer ha odhan runtii waxaa dhaantay adoo dadkale garab waydisato😢
@mohamedsandheere6339
@mohamedsandheere6339 2 ай бұрын
Legen waye wax badan da daalay mujaahid caadi ah waye my brother Keep Going Legenow
@shafieali3093
@shafieali3093 2 ай бұрын
وعسي أن تحبو شيا وهو شر لكم Saxiib ninkaas waa ku ciilay Wlh
@afraxyarechanell
@afraxyarechanell 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢😢😢😢 cabdi sxb iska sabar walhi xanuunkaada qof qalbi wanaagsan ayaa garankaro
@apdisalaamapdullahi9975
@apdisalaamapdullahi9975 2 ай бұрын
Can't wait next episode
@adamosman5086
@adamosman5086 2 ай бұрын
Hy Ridwaan u r doing good job
@user-zo6zo4tl2s
@user-zo6zo4tl2s 2 ай бұрын
The legend sory bro mustaqaal Fican ban ku rajaynya waxad jeceshay alle haku siiyo wll
@user-yx8tb5sm4h
@user-yx8tb5sm4h 2 ай бұрын
Ninka wiilkaan ina adeerkiis ah walaalnimada waxba kama yaqaan
@hibackaden9246
@hibackaden9246 2 ай бұрын
Iska samir wl Allah cawad ka khayr badan haku siiyo Allahna isku xidh😢 wax ka wanagsan bad halkaad joogto ku heli insha Allah
@ayaanhassan524
@ayaanhassan524 2 ай бұрын
Xaasid ma Aflaxo waligii horumar gaadhi maayo ninka sidaa kuu galay adiguna idam Alle waxa aad rabto waad heli doontaa hore usoco wll
@mohamedidle7887
@mohamedidle7887 2 ай бұрын
Don't drop the soap 😂
@CabdifitaaxBuule
@CabdifitaaxBuule 2 ай бұрын
😂
@nasradahir5464
@nasradahir5464 2 ай бұрын
Dadka qabiilka ku faanoiw ku quus qaado
@liibaansoomaali6284
@liibaansoomaali6284 2 ай бұрын
Qofki dhayalahow Arag qofki dhagalahow MaQal waa fariin ❤❤
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r 2 ай бұрын
Ha walhi
@armyman5751
@armyman5751 2 ай бұрын
Mr: Abdihakim gunbaa ku heshay zxp gunnimada qaar ehelkaaga laga helaa don't worry bro you will reach another time without disturbance👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽
@aminahassan1204
@aminahassan1204 2 ай бұрын
A very sad story I wish u a bright future in Sha allah
@khadijaahmed4585
@khadijaahmed4585 2 ай бұрын
Ninkan cashar buu nabaray qaraabada qaar saxibada kafiican😊
@MeydiGAMER-ot2hf
@MeydiGAMER-ot2hf 2 ай бұрын
Haa wlhi😢
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r 2 ай бұрын
Ha wlhi
@Maryandah
@Maryandah 2 ай бұрын
Ina adeerad qaar wa yahuud saxibkaa ina wacato aheed nimanki numberadiisa kusiyay never depend your cousins there are waste enemy
@Zamishdagan11
@Zamishdagan11 2 ай бұрын
Legendnow keep going
@deeqaismaailahmed8496
@deeqaismaailahmed8496 2 ай бұрын
Ax ax allaah meelkale oo ka khayr badan hakugu bedelo walal
@nastexoabdi4012
@nastexoabdi4012 2 ай бұрын
😢😢😢😢 walahi wiilkaan qalbiga iholcay sheekadiisa😭😭😭
@abdiqanimohamed4893
@abdiqanimohamed4893 2 ай бұрын
sxb hadalkayga meel ku qoro kuwaa sidaas oo kle ii galay aan qaraabo nahay hadana waxay iga barya yaan inaa ganacsi ka caawiyo marka dadkaas oo kale maba la soo hadal qaado ilaahay talo saaro shaqona raadso waan hubaa sidaan wedkeyga u hubo inuu kaasi kuuso baaha nayo
@qaaliqurux1793
@qaaliqurux1793 2 ай бұрын
Plz Wiilkaan aan caawino wixii aan awoodno 😢😢😢😢
@qaaliqurux1793
@qaaliqurux1793 2 ай бұрын
😢😢😢😢😢
@falisdalmar1123
@falisdalmar1123 2 ай бұрын
Hadalka wa xaqiq
@Issadere
@Issadere 2 ай бұрын
Nin rageed ayas doqon arxan lehen cilay waye wallahi Keep going sxp, let it be a lesson to you brother, never give up
@hassanabdi9511
@hassanabdi9511 2 ай бұрын
Stay strong bro. Aduunka la isku imtixaanaa.
@greatshidane
@greatshidane 2 ай бұрын
Somaaliyey ma isku raacney umada ugu xaasidsan duniya inaa nahey oo waxba isku ogoleen adunyadana aan ka harney qabiil io quruna aan caabudno😢
@user-gg3mi7ri2z
@user-gg3mi7ri2z 2 ай бұрын
Mustaqble wanagsn baan kurajeen inshallh
@f-amo1433
@f-amo1433 2 ай бұрын
😢😢😢 Abdihakin waan ka xumahay wlhi waxa kugu dhacay, alle badal kheyr leh kugu badalo 🙏🙏
@Zakihassan02
@Zakihassan02 2 ай бұрын
Ilahay farash khyr qaba haku siyo sxb
@zahraabisye7937
@zahraabisye7937 2 ай бұрын
Yaa rabbi ilayn darbiga run waaye dacaayad baa umalaynayey
@samiiraabdirahman7067
@samiiraabdirahman7067 2 ай бұрын
Dad baba so.duuba ma adan arikin miyaa
@user-we7bl3vw5r
@user-we7bl3vw5r 2 ай бұрын
Ani xitaa sasban umleynayey 😂😂 yabwaye
@Idmaan.
@Idmaan. 2 ай бұрын
Ax xanon Badaanaa waxaas maa wallo ladhahaa 😢😢
PART 5: SIDA LA ISO TARXIILAY KADIB MARKI MAXKAMADA DIIDMI ISISAY
19:40
Miskiiin Wa Ooysay Daacad Ujecled Lakin Daawo sidu ugalay S4P7
22:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 13 М.
I CAN’T BELIEVE I LOST 😱
00:46
Topper Guild
Рет қаралды 108 МЛН
SHEEKH MUSTAFA | QISOOYIN OO UGU SAAMEYNTA BADAN_XUL 2024
2:44:02
Madxafka Diinta
Рет қаралды 79 М.
Haguur San  Adeer #qiso
37:32
HIGSI NO.1
Рет қаралды 13 М.
ALLAH DILAA DHINTA/WAA QISO LAYAABLEH!@sawdamqaalib
33:19
Sawda Qaalib
Рет қаралды 66 М.
PART 3: TAHRIBKI DHEERA IYO MALINTI DARBIGA KABODAY
39:33
Ridhwan Issack
Рет қаралды 180 М.
indhahaada shar ayaa iiga muuqata? Qiso xanuun badan
52:22
TAHRIBKI DHERA KING CK WADA GALNAY TOL LA`ANTI UXIRNA 1 SANO
1:00:06
Ridhwan Issack
Рет қаралды 372 М.
WA KAN SHAMUURE-GA KA QARSOON / UNDRESTANDING THE MAN SHAMUURE
1:02:28
Ridhwan Issack
Рет қаралды 360 М.
Robber Got Robbed By Former Marine Officer #trending #heros #superman
0:13
МЛАДШАЯ СЕСТРА И МОРОЖЕНОЕ ИЗ АРБУЗА
0:41
ОЛЯ ПЕРЧИК
Рет қаралды 2,4 МЛН
育児6年目の韓国人父が娘と遊ぶ方法4 #shorts
0:11
ミョリムMyorimu
Рет қаралды 10 МЛН
Какая погода у тебя за окном? У нас вчера был ураган!
0:40