PRANK ASAD GARIGAA ANAA QAATAY XANAAQA ADUUNKA

  Рет қаралды 289,266

KOKO BULLE

KOKO BULLE

4 ай бұрын

Пікірлер: 383
@Aishaabdi2338
@Aishaabdi2338 4 ай бұрын
Koko prank amiira kusoo sameey😂❤
@ABDIRISAK-b3o
@ABDIRISAK-b3o 4 ай бұрын
Qofkii abid ugu cilmi iyo xishood badnaa ee Alle abuuray waa nabi Maxamed صلي الله عليه وسلم
@AyaanCabdihakiin
@AyaanCabdihakiin 4 ай бұрын
Abyo koko waa ku salamay eee abyo Mar walba ashahadada dhamystira laaa ilha bas baa dhahdiin
@Xaalii-qv4yp
@Xaalii-qv4yp 4 ай бұрын
Abayo iyo abowe isoo duceeya muraad leeyhy please 🙏 ❤
@iiqlaas5803
@iiqlaas5803 4 ай бұрын
Ilahy muradkag haku fudydiy🤲🤲🤲allow adunkag wax uraabo urumay amiin salig nebga badii 😢Insh. Allll
@khadijabakar7770
@khadijabakar7770 4 ай бұрын
Ilaahey hakuusahlo
@Xaalii-qv4yp
@Xaalii-qv4yp 4 ай бұрын
@iiqlaas5803 Scw thank you 😊🤲🥹
@abdikafihassen9101
@abdikafihassen9101 4 ай бұрын
Alle hakuu dhibyreyo hono❤
@ismahanali7035
@ismahanali7035 4 ай бұрын
Sifican ugashay koko asad 👍👍 nimanyasha Dhan waxay umaleyan inan gabar gariwadow kasin 😂 kasoxad markale adliga iyo amiira Qurux iga sodona kuala lumpurs internationella Airport 🆗 Wan idinsalama all team 27 🖐️
@LajanYuukazi-nm5kb
@LajanYuukazi-nm5kb 4 ай бұрын
Kusali nabi muxamed sallahu calehim waslam ❤❤❤❤
@OskaIbrahim
@OskaIbrahim 4 ай бұрын
Scw scw
@abdikarimhassan5074
@abdikarimhassan5074 4 ай бұрын
Amiira way kasi waashey asad hagio wataa halkas rooreysa kulahaa 😂😂😂😂
@xaliimacali5595
@xaliimacali5595 4 ай бұрын
😂😂😂😂 marragtaa
@user-qc4nm6rb7h
@user-qc4nm6rb7h 4 ай бұрын
Koko iyo amira oo is helay dhibkii oo dada wlhi qosolkay iga dhameeyan waa marka kaliya ay asad ka adagyiin😂😂
@KoosarIbrahim-sg9zg
@KoosarIbrahim-sg9zg 4 ай бұрын
Asc
@maryanrun4883
@maryanrun4883 4 ай бұрын
Quruxda waa udhalasho amiro markisto way quruxantahy Masha Allah
@user-np3lc5kk6u
@user-np3lc5kk6u 3 ай бұрын
Yaa folxun marka 😂
@Msshoreyusocod2
@Msshoreyusocod2 4 ай бұрын
❤❤kusali rasulkena Mohamed sallalahu caleyhi wasalam ❤❤❤
@Taliso269
@Taliso269 4 ай бұрын
Masha Allah amira qurux makeup la.aanta ba si qurux badantahay wlh, quruxi waa u dhalasho🥰🥰🥰
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 ай бұрын
Kusali nabiga the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🥹
@QoftaShidan-re5dd
@QoftaShidan-re5dd 4 ай бұрын
Abeera adiga miyaana❤❤❤
@Juneydiboy123
@Juneydiboy123 4 ай бұрын
صلي الله عليه وسلم ♥️
@user-bj8lx3iv4l
@user-bj8lx3iv4l 3 ай бұрын
Scw
@cibaadonoor1508
@cibaadonoor1508 4 ай бұрын
Asad inanta muxuu sidaan ugu yasooyaa waa aqoon yahanade waliba way taqaanaaaye😂❤yaaab
@ShamsoNafyar
@ShamsoNafyar 4 ай бұрын
Si fcn uma taqano😅
@FoosiyoXuseen-hm5gy
@FoosiyoXuseen-hm5gy 4 ай бұрын
Reer Falastiin culeyska ALLE haka dulqaado
@MASLAX4K
@MASLAX4K 2 ай бұрын
Aamiin.Aamiin❤
@Saciid_Fashion
@Saciid_Fashion 4 ай бұрын
Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato😢😢😢
@user-qt3of6ir2x
@user-qt3of6ir2x 4 ай бұрын
Amiira qurux way Kasi waashey Asad wataa halkas rooreysa kulahaa😂😂😂😂
@halilsamaleh3830
@halilsamaleh3830 4 ай бұрын
اللهم انصر اخواننا المسلمين في فلسطين اللهم أعز الإسلام والمسلمين وأذل الشرك والمشركين دمر أعدائك أعداء الدين 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭😭
@abdallaqaddar7255
@abdallaqaddar7255 4 ай бұрын
Koko jini waaye walahi waa iga qoslisay Asad hagio 4 sheey qaalia wagiis soo gatay risiitka kama lumo walatkoo Ku wataa kulahaa Koko jini 😅😅
@Rayaan277
@Rayaan277 4 ай бұрын
Kusaliya rasuulkeena muhammad scw❤❤❤
@user-fz4cg4fb5k
@user-fz4cg4fb5k 4 ай бұрын
Mansha alahu abayo koko amira cadey meykablaanta weykuqurxanta asd maxuumaleyey Amira cadey quruxley wayo hadey meykablaantahay iyo hadeymarsantaba aa asmd walahi beybi asi
@Saamiya802
@Saamiya802 4 ай бұрын
Ramadaanka ilaahay caafimaad qab haynagu gaadhsiyo insha allah aamin aamin
@Intisarcreates
@Intisarcreates 4 ай бұрын
Amiiro afka xir markaa xanjada ruugaysid 😂😂 no hard feeling xabibti waa un wax sheeg
@user-qq7lv1cj9v
@user-qq7lv1cj9v 4 ай бұрын
Team koko cajiska iskadaya 400k sugu la ahy
@Anaaniyaa1938
@Anaaniyaa1938 4 ай бұрын
Si fcn aa yeshay adiga iyo amiiro markale ka xada somali rational state iigu imaada ok koko ma isla garanay ❤❤🎉🎉
@lavieestbelle-neutre3431
@lavieestbelle-neutre3431 4 ай бұрын
Koko je t'aime 🤲🇸🇴 Macha"Allah 🤲Très intelligent 😘😘😘 Continue 🇸🇴
@Hamda-gd9oi
@Hamda-gd9oi 4 ай бұрын
La vie est belle chwi là 😅
@Aboumahadsan8
@Aboumahadsan8 3 ай бұрын
Elle est très sensible 😂
@user-eb8lv3he3q
@user-eb8lv3he3q 4 ай бұрын
Qofkii ugu horeeyey ee 2aad ayaan ahay walaashey mcn❤😂😂😂
@Jimmy-ps2bq
@Jimmy-ps2bq 4 ай бұрын
Anoo og inee beenthay ayaan hadana dawanaa 😂😂😂😂😂😂😂
@SahroSaciid-dh6ue
@SahroSaciid-dh6ue 4 ай бұрын
Mxaa udawanosaa heee
@zaki_arag
@zaki_arag 4 ай бұрын
Vr ayaba mesha ku jiro iam k aya kasaran oo lahadlayo koko 😂😂😂
@Munazar122
@Munazar122 4 ай бұрын
The best person ever the most knowledge and the most shine all created prophet muhhamed ❤❤❤❤❤❤❤
@user-dz5zt1rc7d
@user-dz5zt1rc7d 4 ай бұрын
Ku salin nabigena the best person verer The most knowledgeable able and the most shine all creatures prophet Muhammad scw scw scw ❤❤❤
@Juujuule1
@Juujuule1 4 ай бұрын
GACMAHA ILAAHEY HAGU BARKEEYO HADDAD JANAL-KEYGA BOQOTO ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@freefiregarena7611
@freefiregarena7611 4 ай бұрын
First view maanta kookooy anaa noqday deee 😅😅 Ee bal hambalyo I dhaha madaxweynaha soomalia noqday sanadkuna waa 2040 😅🎉
@user-hj6ux2hj8x
@user-hj6ux2hj8x 4 ай бұрын
Hambaliyo madaxweene
@freefiregarena7611
@freefiregarena7611 4 ай бұрын
@@user-hj6ux2hj8x waad mahadsantahy shacabkayga👋
@ZakariaMahad-xk2ne
@ZakariaMahad-xk2ne 3 ай бұрын
best person and most knowledgeable is prophet mohamed( ( scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw))
@user-cb3jd8mh8p
@user-cb3jd8mh8p 4 ай бұрын
Koko waa jeclhy nolow wlshy qlih fariid yar waye❤❤❤❤
@calixaaji3400
@calixaaji3400 4 ай бұрын
First comment asad legend waye
@Abeera_cade-s8q
@Abeera_cade-s8q 4 ай бұрын
12:14 asad funny waye walahi 😂
@cabdishakurmahamed8404
@cabdishakurmahamed8404 4 ай бұрын
ASAD HAJIYO..Hindidii Taajirta hhh😂😂Like 👍 ❤
@NasriFarah20
@NasriFarah20 4 ай бұрын
Alaaa asad way ku dhacdey makiiin 😅qac ka yersiisaay ina buulo iyo amiiro magoo joogo lee yaah asad gaarigiisa kama kaftamo wa uhedna
@user-mq5mx3sf1e
@user-mq5mx3sf1e 4 ай бұрын
Koko farxadada iska jeclhy guuleyso wll😊
@iiqlaas5803
@iiqlaas5803 4 ай бұрын
Amira blz koko amira banki kumasamaysidee kusamay bls 👏👏
@nimconalka6555
@nimconalka6555 4 ай бұрын
Koko abaayo gaari soo gado 😢🥺🥺🥺
@barreomar5339
@barreomar5339 4 ай бұрын
One like from kooko Game soon 400 insha allah ❤
@SadiaJam-zk3pk
@SadiaJam-zk3pk 4 ай бұрын
Gberta 400k ugu tuura waxyara uharee
@NasriFarah20
@NasriFarah20 4 ай бұрын
Alaaa asad way ku dhacdey maskiiin 😅qac ka yersiisaay ina buulo iyo amiiro magoo joogo lee yaah asad gaarigiisa kama kaftamo wa uhedna
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48
@maxamedxasanmaxamedmaxamed48 4 ай бұрын
Koko asad waka qelasiisay caawa team koko ismujiya 400k
@asmamaxamed791
@asmamaxamed791 4 ай бұрын
😂😂😂wallee amiiro LaaDiraD waaYe indha adeeg WeYbokTe QaapKee FuRaHa Usoo XaDe iGu DaR😂😂
@user-ih9ek1vu6v
@user-ih9ek1vu6v 4 ай бұрын
Koko amiira prank ku sameey😂❤
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 4 ай бұрын
Cawa vlog plus prank inma cadimahan asad waan kagashany 😂😂😂😂
@user-wl1fg2pv8y
@user-wl1fg2pv8y 4 ай бұрын
Asc xabiibti Maasha alaah tabaarka raxmaan
@IfrahHassan-go1ni
@IfrahHassan-go1ni 2 ай бұрын
Koko iga daa hee sooh jecliyaa intaa marku dha ho asadow alle ha kucaafiyo abowe mcn ❤❤
@user-bs5lj3fu7z
@user-bs5lj3fu7z 4 ай бұрын
Koko. Shhadada. Dhmayistir. Lailaha. Ilalahu. Maxamadow. Rasulula
@Naemah_21
@Naemah_21 4 ай бұрын
😂😂 Gaari Jeclaa Asad😂
@user-fc3xn1px6x
@user-fc3xn1px6x 4 ай бұрын
koko qurux ley queen of team 27 intanban kaso salamaya from somaliland ❤
@ahmedalisaalim
@ahmedalisaalim 4 ай бұрын
Jimco kasto Noo soo duub funny waaye 😅
@khadrakhaliifdheeman1469
@khadrakhaliifdheeman1469 4 ай бұрын
Mac ku tahay asad hblaha uu dhibay wlhi 😂😂😂😂
@mohamedsiciidnor4096
@mohamedsiciidnor4096 4 ай бұрын
Congratulations koko 400k camingsoon
@user-qn7vz1se2e
@user-qn7vz1se2e 4 ай бұрын
Team 27 wan idin jeclhy wlhi ilhy dartisa ayan idin jeclhy love you dhamaantina I love ❤️ 😍 💖 🎉🎉😂😂😂😂❤❤❤❤
@Safiyo295
@Safiyo295 4 ай бұрын
Finally prank is here🎉OMG😁
@Hurremedia
@Hurremedia 4 ай бұрын
Malaysia mar ay abaar xun ku dhufatay dowladii 2aad ee somalia ayaa gargaar bini aadannimo iyo mid walaalnimo gaarsiisay Hadda Malaysia iyo soomaaliya intay kala joogaan Waa kaa Malaysia gaartay hurumar la taaban karo oo dhan kasta ah Halka soomaaliya 30 sano wax ka badan aan isku haysanno xukun oo qabiil qabiil kale raba uusan nagu jirin
@user-dm4tl2pc6g
@user-dm4tl2pc6g 4 ай бұрын
koko apyo ilahey dartiisa ayaa kujecelahy micnaha si wlltimo camal walsheyda aan kufano keep gion
@zubeirkassim8660
@zubeirkassim8660 4 ай бұрын
Wlhi Asad waaa iga qosliyaa waa funy Alle ha daayee qosol socda weeyaan😂😂😂😂😂
@salmanhassan1644
@salmanhassan1644 4 ай бұрын
400k coming soon koko bule i.a😊🎉❤
@user-zi8wp5wp4u
@user-zi8wp5wp4u 4 ай бұрын
First comment kooko haday macqul thyna IPhone ma iisoo dhiibi kartaame 🎉🎉🎉
@NajmaMuse-st2ho
@NajmaMuse-st2ho 4 ай бұрын
Yes anaaa ugu horeeyo waaw m.a
@ashaomar6719
@ashaomar6719 4 ай бұрын
Koko next month say In'sha Allah ❤❤❤
@HafzaAhmed-xi8br
@HafzaAhmed-xi8br 4 ай бұрын
Thank you sister
@user-vh6ws3ci4r
@user-vh6ws3ci4r 4 ай бұрын
Amiira make up iyo make up la aanbo wa qurxantaha aqwan marka rbtid marso maki kalena ka soco
@Nalkanur1234
@Nalkanur1234 4 ай бұрын
Yaa kuwaydiiyey wdi😅
@Taliso269
@Taliso269 4 ай бұрын
Absolutely Amazing amira with makeup bey si qurux badan tahay m.a❤❤
@MaaidoAli-fs8tx
@MaaidoAli-fs8tx Ай бұрын
Waxa rajeyna ina qofka ugu horeyo ahy❤😊
@habibohussein2378
@habibohussein2378 4 ай бұрын
kusaliya nabi muxamad SCW
@RineetAly
@RineetAly 4 ай бұрын
Amira qurux iyo iamk 🔥😍
@Ruusa-tq4pu
@Ruusa-tq4pu 4 ай бұрын
Ala asad daa koko masoxarosa kulaha😂😂😂
@bouchraosmaan6150
@bouchraosmaan6150 4 ай бұрын
Edeb daro weeye inuu ku dhaho may aheen wllhi👎
@FatxiIbrahim-yr9zp
@FatxiIbrahim-yr9zp 4 ай бұрын
Team 27❤ keep going ❤❤❤
@mixiyadin
@mixiyadin 4 ай бұрын
koko bulle guul wacan❤❤❤❤❤
@HannaAhmed-le2gr
@HannaAhmed-le2gr 4 ай бұрын
Koko ❤funny waye wlhi. Asad mac ee kuu gu thy baabur jecel😂😂
@user-xl8rn7di5d
@user-xl8rn7di5d 3 ай бұрын
Koko bulle Queen qurux ❤l love you my sister 🎉
@user-ff3ih3ze8l
@user-ff3ih3ze8l 4 ай бұрын
Amiroy qamarka seda u xiran jirtay u xiro qorta lo jata
@ShukraanAli
@ShukraanAli 4 ай бұрын
Koko love you abyo mcn❤
@user-kg2ye7ut3x
@user-kg2ye7ut3x 3 ай бұрын
Asaad goormu imaday sowki maqana ee safarka adayy😂😮
@YuslimJeylaani-bc2ch
@YuslimJeylaani-bc2ch 4 ай бұрын
اللهم اجعل رونالدو مسلما في وزارتك العظيمة
@user-ok9dq9uu5m
@user-ok9dq9uu5m 4 ай бұрын
Abaaayo amiiro prank kusoo sameey❤❤❤❤❤
@abdirahman6972
@abdirahman6972 4 ай бұрын
The goat asad hagio 🐐👏🏼
@abuqudama4061
@abuqudama4061 4 ай бұрын
Ramadhan mubarak ❤
@LuulGeele
@LuulGeele 4 ай бұрын
Koko sheydamat Baara kuulo kulahaaa😂😂
@khadrasheekoxariiro
@khadrasheekoxariiro 4 ай бұрын
Nagu soo biira asxaabta fadlan
@Andhiga927
@Andhiga927 4 ай бұрын
Masoo xaaraysa kulahaa asad waa bila dhaqan 😂😂
@ayanmuhumed3488
@ayanmuhumed3488 3 ай бұрын
Asad gari jecel 😂😅😭 inu oyo wxa yar uga dhiman oo celi koka dhib badana😅😂
@AYAANXuseen-og5hv
@AYAANXuseen-og5hv 4 ай бұрын
Koko love u hppti❤❤
@SamiaaHMED_b3e-v4h
@SamiaaHMED_b3e-v4h Ай бұрын
Kooko bayo wan ku salamay teem 27 ka xada gaariga asad aragane
@anshaxck2072
@anshaxck2072 3 ай бұрын
team 27 on love❤️💖
@kiraji-poi
@kiraji-poi 4 ай бұрын
First ❤
@sahraali3410
@sahraali3410 4 ай бұрын
Kooko. Asad markuu xanaaqo. Fool xumo waaye. EE haka qaadanin 🚘🤣🤣🤣
@Amuunmoha8
@Amuunmoha8 4 ай бұрын
Ileyn asad gamekii dorashada wuxuu dhidika kagakeeny ciilka prankigan ukuuqaby😂😂😂
@user-lf1bb6vf3m
@user-lf1bb6vf3m 4 ай бұрын
ku saliya nbiga sce scw
@nadiiraabdiqani5149
@nadiiraabdiqani5149 4 ай бұрын
Koko amiira parnk kusoo samee plz❤
@MaryanYsuf-fh5pp
@MaryanYsuf-fh5pp 4 ай бұрын
Koko plz amiiro PRank ku soo same plx😊❤🎉
@Nuuradinio
@Nuuradinio 4 ай бұрын
We know inuu channel kaga yahay so haa isdhibin 🫡
@viola9366
@viola9366 4 ай бұрын
Smile button...❤
@najmocali-ob6ef
@najmocali-ob6ef 4 ай бұрын
One like team amira qurux 😊
@sagalahmedcade834
@sagalahmedcade834 4 ай бұрын
😂😂😂 koko bmww kulahaa amiira
@calicabdi3543
@calicabdi3543 3 ай бұрын
Baara kuulo macnaheed neh
@sufyaanhafiji6448
@sufyaanhafiji6448 3 ай бұрын
Abaa qosolka xee waa koko😂 yahuuu 😂😂
PRANK ASAD IYO CAYDA //WAXAAN NII SO SAMEEYE CHOCOLATE CAKE //
19:18
CAYDA OO IGA AARSADAY EVERYTHING YES  TARIIQ IGU DHIGE
23:48
KOKO BULLE
Рет қаралды 273 М.
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН
Русалка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,5 МЛН
PRANK CUMEER KU SAMEEYE LACAGTEY KAA RABAAA TUUG YAHOW
15:18
KOKO BULLE
Рет қаралды 215 М.
165 UKUN FAKE AH KASOO DHEX SAAR UKUNTA RASMIGA AH 25DOLLAR THE WINNER
13:56
GAME maskax u bahan CEYDA WAXBA LAGAMA QABAN KARO omg 😲
6:55
abdirizack 275
Рет қаралды 7 М.
TIRO QABSO KADIB WAXA RABTO IGU XUJEEY// QUSULKA ADDUUNKA 😱
10:00
Sundus Ayaanle
Рет қаралды 84 М.
PRANK AN OGA XANAJIYAY KOKO || GURIGA KABAXA
18:24
KOKO BULLE
Рет қаралды 452 М.
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 9 МЛН