QAABKA UGU FUDUD EE LOO DAAWEEYO AMA LOO TIRTIRO - TACDIILKA SHAQADA IYO CULEESAADKA SIXIRKA, XASADK

  Рет қаралды 38,123

FASIRKA RIYOOYINKA

FASIRKA RIYOOYINKA

Жыл бұрын

Join this channel to get access to perks:
/ @fasirkariyooyinka
WEBSITE:
fasirkariyada.wordpress.com/
Nagala Soo Xiriir Baraha Bulshada ee aan leenahay sida:
WhatsApp: +252682269300
#Facebook// fasirka riyooyika
%D8%AA%D9%81...
instagram: @riyooyinka1

Пікірлер: 129
@user-lb7fk5pj1x
@user-lb7fk5pj1x Жыл бұрын
cajiib cajiib cajiib asc maclin axmadow qeer badan oo aan dhamaaneynin ale ha ku siiyo waxaat noo sheektaa hadaan rabo inaan u aqriyo ma u tufaayaa waat oktahay gabdhuhu wey iska madax adak yihiin oo war ma maqlayaan marka aniga dhalay ma u aqrin karaa hooyo macaanow ii soo jawaab qeer ale ha ku siiyo aamiin
@qunesfakhy9403
@qunesfakhy9403 Жыл бұрын
MashaAllah sheekh waa u baahneen magacyadaan oo tacdilka ilaahey hanaga furo xasid isha iyo sixirka dhamaan intuu haayo jazakalaah qeer
@fardowsaabdi258
@fardowsaabdi258 Жыл бұрын
Ascwrxm, walaalkeena qaaligahoow, oo wanaaga inala jecelow, Allaah Swt. Hanoo Kaa Dhowro Cadowgana, hakaa qabto, Anagana ku Wii ku Caafimaada hanaga dhigo, Aamiin Yaa Rabil Caalamiin.
@nasiimchannel5247
@nasiimchannel5247 Жыл бұрын
Asc shiikhoow illhey haku barakeeyo saakay salaadi subax inta aan la gaarin waxaan ku so kacay anoo afka ku haayo allaahu nuuru samawaati wlhi ani marki an dukaday waan aqriyay ee I so sheeg bal duco qabow
@abdulkadirabdulle60
@abdulkadirabdulle60 Жыл бұрын
Masha 🥰 Allah walalkeey wanaaga iyo Qeerka aad noo soo Gudbisay Ajar iyo Xasanaad Allaha kaa siiyo Janadana Allaha kuugu bishaareeyo
@OmarOmar-sf7ju
@OmarOmar-sf7ju Жыл бұрын
Walal waad mahadsan thy kheer Allaha ku siiyo. Lkn tusaalaha ayad nagu dheereysay walaahi hurdo ayaa iqbatay intaan dhageesanaayi tusaalahaada tusaalaha ha nagu dheyreen waayo Anoon maqlin muhiimada ayaaaba hurdooday. Toos usheeg quranka la aqrinaayo ama wardiga
@fartunnur2656
@fartunnur2656 Жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️ Salallahu caleyhi wasalam ❤️
@inahaaji754
@inahaaji754 Жыл бұрын
Shukran wallal culeska allaha Naha qaado muradada dhamaan allaha nosahla
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 Жыл бұрын
Thank you our sheekh
@liibaansaalax8998
@liibaansaalax8998 Жыл бұрын
ماشاءالله اخوي بارك الله فيك وجزاك الله خيرا والله ثم والله waan dareemay markaan aqriyey culaabyaa igaduushay wardigaan manajoojinayo insha allah
@liibaansaalax8998
@liibaansaalax8998 Жыл бұрын
Saxiibka daweejanalka
@liibaansaalax8998
@liibaansaalax8998 Жыл бұрын
Talooyin isiiwalal 252616624522
@ilwadquxurilwadqurux184
@ilwadquxurilwadqurux184 Жыл бұрын
Salallahu caleyhi wasalam salallahu caleyhi wasalam salallahu caleyhi wasalam salallahu caleyhi wasalam salallahu caleyhi wasalam
@shukriadead4733
@shukriadead4733 Жыл бұрын
Salalaahu caleeyhi wasalam
@amiinoawees9592
@amiinoawees9592 Жыл бұрын
Scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw scw Scw scw
@mahath7737
@mahath7737 Жыл бұрын
جزاك الله خير الجزاء .
@umeymahnur2060
@umeymahnur2060 Жыл бұрын
Jazaka Allah kheer walal
@jeyali1473
@jeyali1473 Жыл бұрын
Khekh waad qeerka markasto iyo melkasto ajogtit ..wad gari donta hadaf kaga .mardhow .insha Allah .keeping Allah shekh.
@Amiraahmed825
@Amiraahmed825 Жыл бұрын
Jazaaka Allahu kheyran 🥰 wll qali
@faadumoali8365
@faadumoali8365 Жыл бұрын
Sheikhow alle haku barakeeyo aduun iyo aakhiro
@ZAMZAMHAIDHAFINCHANNEL
@ZAMZAMHAIDHAFINCHANNEL Жыл бұрын
ماشا الله تبارك الرحمن جزاك الله خير الجزاء و احسن الله إليك يا اخي
@xamsexamse1921
@xamsexamse1921 Жыл бұрын
❤❤❤
@barwaaqoaadam2562
@barwaaqoaadam2562 Жыл бұрын
Alle khayr iyo xasanaad ha ku siiyo
@sibongamandlampofu4027
@sibongamandlampofu4027 Жыл бұрын
War sxbow Allah hakuxafido waankuduceeyee
@kaltoumhoussein8395
@kaltoumhoussein8395 Жыл бұрын
Jazakallah kheyr cheikh😭😭😭😭😭
@user-yl4mo5pq2i
@user-yl4mo5pq2i 4 ай бұрын
Good sheikh thank God bless 😊
@umusara996
@umusara996 Жыл бұрын
Jazaakalaahu khayr wll
@nicimachannel9440
@nicimachannel9440 Жыл бұрын
Salamucalaykum shiikh wan isku akhriyeey kabacadii waxan dareemay yalalugo iyo daal iyo mantag saiid ah allaxmdullah hada hada waxan wada 3 weeg wanan soo ficanaya allah khayre ha ku siiyo
@rahmomahamud1642
@rahmomahamud1642 Жыл бұрын
Ma sha Allah jazaakallah qer
@sacido1721
@sacido1721 11 ай бұрын
Maansha alaah sheekh alaha ku barakeeyo waad.ku mahaddan tahey caawinaada
@ifraaxmaxamed9365
@ifraaxmaxamed9365 Жыл бұрын
Jazakallahu khayr
@Nuurah951
@Nuurah951 Жыл бұрын
Jazaakallah khayr walal qaali
@fatimamohamednuur6008
@fatimamohamednuur6008 Жыл бұрын
Zallallaahu calayhi wasalam jasaakallaah khyr mashaa allaah allaahu akbar alle haku xafido shekh
@jihansharif7352
@jihansharif7352 Жыл бұрын
Jazaakalaahu qeyr walale
@muhiadinhasan8040
@muhiadinhasan8040 Жыл бұрын
Jiza ka allah kheer wallo
@farhiasiad4562
@farhiasiad4562 Жыл бұрын
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ما شاء الله بارك الله فيك وجزاك الله خير
@Madin620
@Madin620 Жыл бұрын
Mashaallh jazakallh shek
@aminaosman1520
@aminaosman1520 2 ай бұрын
Shiqoow Jar iyo xasanad. andhamanin allaha kaasiiyo
@user-oh2sf2uz2z
@user-oh2sf2uz2z 3 ай бұрын
Mahadsanid mahadsanid mahadsanid
@sacido1721
@sacido1721 11 ай бұрын
Maansha alaah yaa maqiifu yaa waduud
@dhameysdumar9172
@dhameysdumar9172 Жыл бұрын
Jazakalah kheyran wll allha ngu caafiyo
@najahali3225
@najahali3225 Жыл бұрын
Asc shekh waxay aqriyey saliga nabigaa ila 10.000 oo jeer wn sexday waxan riyoday ano gurigeyga dhexdisa iyo darbiyadisaa silsilaad ka furfurayo iso jawaab shekh alaha ku barakeye
@fartunwarsam9487
@fartunwarsam9487 Жыл бұрын
Wll wa khayir inshaa allah bal shekha kasugayna jawab saliga akhhriday wake noce
@shukriaxmedshacni2333
@shukriaxmedshacni2333 Жыл бұрын
@@fartunwarsam9487 haa sidaa u akhrisay noso qor aa akhrisane salalahu caleyhi wasalim sidan u akhriyaa anige
@mascuudrufaacixuseeniidow6933
@mascuudrufaacixuseeniidow6933 4 ай бұрын
Qabkee u aqrisay walaal jawaaab
@maxamedijo8999
@maxamedijo8999 Жыл бұрын
Masha allah
@aminamahamoud589
@aminamahamoud589 Жыл бұрын
Jizaakalaah khyr walal cilaajkan wn kuguleysane
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
Jizaka laah qeer macalin
@nimcoabdullahi5215
@nimcoabdullahi5215 Жыл бұрын
اللهم صل علی سیدنا محمد و علی ال محمد کما صلیت علی ابراهیم و علی ال ابراهیم انک حمید مجید اللهم با رکت علی محمد و علی ال محمد کما بازکت علی ابراهیم و علی ال ابراهیم انک حمید مجید
@engineerruqiyo9234
@engineerruqiyo9234 Жыл бұрын
Jazaaka Allah wallaal
@faadumomoalincismaan
@faadumomoalincismaan Жыл бұрын
Maansha allaah walaal keyga wanaaga jecelow allaah kuxifdiyo 🥰🥰🥰🤲🤲
@mohamudahmed6319
@mohamudahmed6319 Жыл бұрын
Jazakallah wlhi waan farxay markaan arkay muuqaalka iyo ciwaanka sababto ah aniga ayu i hayaa tacdiilka shaqo liidan aya ka shaqeeya waana dadaal badanahay Bachelor Degree ayaan heystaa tan 2017 shaqo wanaagsan ma helin hadaan helena fashil ayey ku dhamaanee
@umaaryousef4310
@umaaryousef4310 Жыл бұрын
Alle shaqo fiican iyo wax kasto oo fiican eed Alle ka rajeeyneyso haku sahlo . Dhibtana Alle ha kaa dulqaado.
@ismahanmohamed1814
@ismahanmohamed1814 Жыл бұрын
maskiin illahey shaqo kheeyr qabto alle weeyn haa ku sahalo walalo insha allaah kheyr
@drsayaanmohammed4725
@drsayaanmohammed4725 Жыл бұрын
Adaaba shaqo liidan kashaqeya Anigu shaqo maba helin mana gursan Waxba igu fadhiya subxanallah Ilahy faraj qayr qaba hano furo dhamanteen wll qali
@hamdiali7610
@hamdiali7610 Жыл бұрын
Shugran wll ❤
@sacadiyomuumin2767
@sacadiyomuumin2767 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤
@latiifacimraan6231
@latiifacimraan6231 Жыл бұрын
Salalaahu calayhi wasalam❤❤❤☘️🌷✨🍒🌸🍃
@hooyosom8904
@hooyosom8904 Жыл бұрын
Masha allaah Maamo Jasakallaahu Khayr
@fardowsa6949
@fardowsa6949 Жыл бұрын
Masha Allah
@newassong7535
@newassong7535 Жыл бұрын
Sax wllahi guri kasto wa laga helaa akiid
@minomoussa6860
@minomoussa6860 Жыл бұрын
Check Allaha baraakeyo
@aadanshaalleali4019
@aadanshaalleali4019 Жыл бұрын
Ascwrtl Walaale waa fiicantahay Fadalan yaree sharaxaadaad
@xaawaxassan9593
@xaawaxassan9593 Жыл бұрын
اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد وبارك على محمد وآل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد
@mohamedelmi1338
@mohamedelmi1338 Жыл бұрын
1
@mohamedelmi1338
@mohamedelmi1338 Жыл бұрын
10pqloijkpkjggfeasplmnvedßa09i632qqlksa. z. cv. mmbHaIjajquiuiookkkqkllqlqajahhashhanzz
@Ahmedfanah-ch2il
@Ahmedfanah-ch2il 9 ай бұрын
Ajar Allah hakasiyo amiin
@saammu8231
@saammu8231 Жыл бұрын
Scw. Asc walal jisa Allaha kasiya wanaga aad noso gudbiso. Walal riya yar oo hal su,aal ah ina ii fasirto aya rabay plz halke kala so xariraa
@shukrimohamed4734
@shukrimohamed4734 Жыл бұрын
Allaha idiin ka ajar siiyo
@user-ri1cs9nt1v
@user-ri1cs9nt1v 5 ай бұрын
Salallahu caleyhi wasalim Salallahu caleyhi Wasalim ❤❤❤❤❤❤
@sawdasawda2812
@sawdasawda2812 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم❤
@cusubohormar7319
@cusubohormar7319 Жыл бұрын
Ilahayow na badbaadi yaa rabiii
@nimosaid6813
@nimosaid6813 Жыл бұрын
Maashalaah taawarkalaah
@shukriadead4733
@shukriadead4733 Жыл бұрын
Sheeq axmad waadkumahadsantahy sidaad hoowsha nuugu heeyso waxaan kuriyooday tusbaxyobadan oo gaduudan halmid ayaankaqaatay
@suleqaabdulahi328
@suleqaabdulahi328 Жыл бұрын
Asc Walaal vioed Inuu gurigeena inoo ka hadlaayo aamoodaa runtii
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 Жыл бұрын
Mashaa allaah
@fatimaomar9427
@fatimaomar9427 Жыл бұрын
Salallahu caleyhi waslam ❤ ♥ 😍 salallahu caleyhi waslam ❤ ♥
@maryanbarre6176
@maryanbarre6176 Жыл бұрын
subxaanalaah ilaaheey hana asturo mel kasto aan joogno yaarabi
@CUMARCABDILECUMARMBC3-wx2gc
@CUMARCABDILECUMARMBC3-wx2gc 9 ай бұрын
SALALAHCALAHIWASALAM
@asmaxaaji8283
@asmaxaaji8283 Жыл бұрын
M Allah wll qliya axmed abaalkaga jano
@ifraaxmaxamed9365
@ifraaxmaxamed9365 Жыл бұрын
Wxad ifasirta qof dumara o daris nahay o isku fiicanahay iceejineysa kuriyooday iso fasir khayr allaha kusiye
@ayanabdirasheed8849
@ayanabdirasheed8849 Жыл бұрын
Wa qof ku dhibaateynaayo
@shamsoqawaji3536
@shamsoqawaji3536 Жыл бұрын
صلي الله عليه. وسلم
@ladaniishabbe4648
@ladaniishabbe4648 Жыл бұрын
Masha allha I.a
@user-oh2sf2uz2z
@user-oh2sf2uz2z 3 ай бұрын
Walaahiy waan naxay markaan maqlay magacyadan ilaa iyo hadana waan naxsanahay anoo qoroyo qoraalkan mahadsanid😊
@gntlmn4
@gntlmn4 Жыл бұрын
Mach'Allah Scwwwww Scwwwww Scwwwww Scwwwww Scwwwww Scwwwww Scwwwww Scwwwww
@aminaosman1520
@aminaosman1520 2 ай бұрын
Masha allaah
@munocalicalasow4124
@munocalicalasow4124 Жыл бұрын
Salallaahu caleyhi wasalim
@nacimohadafow6678
@nacimohadafow6678 Жыл бұрын
Salalahu caleyhi wasaliam
@deeqaahmed2607
@deeqaahmed2607 2 ай бұрын
Jaza’aka laah
@naciimocumar794
@naciimocumar794 Жыл бұрын
Sallahu calayhi wasalam❤❤❤
@anisaxhappyhennahappy2113
@anisaxhappyhennahappy2113 Жыл бұрын
M.a 🥰🥰
@suu403
@suu403 Жыл бұрын
Waxa ku riyodey qof dhakhtara oo i cawiya asigo dhintey plss iiso fasira pllsssss
@fardowsaqaali7610
@fardowsaqaali7610 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw
@ayaanbeautyshot7636
@ayaanbeautyshot7636 Жыл бұрын
Aamin ❤
@faizahassen4725
@faizahassen4725 Жыл бұрын
SCW 👍❤️
@maxamedijo8999
@maxamedijo8999 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤
@Ahmedfanah-ch2il
@Ahmedfanah-ch2il 9 ай бұрын
Salalaahu caleyhi wasalam salallahu caleyhi wasalam
@famprojcade7475
@famprojcade7475 Жыл бұрын
Scw scw
@naimaabdirahmanmacow7625
@naimaabdirahmanmacow7625 Жыл бұрын
Caleeyhi salaatu wasalaam
@talisoduubane8415
@talisoduubane8415 Жыл бұрын
Masha allah allaha ku xafido sheeq
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc SCW SCW SCW SCW Allha gulinshallh
@fadumoelms4582
@fadumoelms4582 Жыл бұрын
Walahay dhawr jeer ayaa la igu sameeyay
@umumaida4539
@umumaida4539 Жыл бұрын
Abayo hada sethy
@fafigohar5153
@fafigohar5153 Жыл бұрын
Sallalahu calayhi wasalam Sallalahu calayhi wasalam Sallalahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤
@filsanmaxamed1498
@filsanmaxamed1498 Жыл бұрын
Sheekh waa tan i haysata arintan horu socod ma lihi waxd moda in gabi ahanba lugaha la iga dabray qayrkay way tagen oo talabsaden lkn anu sidan ku aqliyaysty ban wali ahy shaqo ha shegin guur farxad xata wax walba ilahyba i maqan😔
@habilgaraad2441
@habilgaraad2441 Жыл бұрын
Alle dartiis ma isku guursanaa abayo
@sadiasheikahmed7714
@sadiasheikahmed7714 Жыл бұрын
Shekh makula hadli karaa su aal Ayaan qabaa
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 Жыл бұрын
waligy wax youtube ayan ban sameyey run byna ii noqoty
@khadarmohamud4745
@khadarmohamud4745 Жыл бұрын
Asc ustaad alaha ku barakeeyo waxaan nin layiraahdo khadar maxamud waxaan ku riyooday guriga oo biyo xaga sare kasoo shubnayaan waan soo galay gurigii biyihiina way soo bar
@maxamedbashiir2670
@maxamedbashiir2670 Жыл бұрын
Mansha allaah
@ayaanbeautyshot7636
@ayaanbeautyshot7636 Жыл бұрын
Scw scw scw❤❤❤❤
@caishacaqil6687
@caishacaqil6687 Жыл бұрын
Scw scwscw scw scwscw scw scwscw scw scwscw
@aminaosman1520
@aminaosman1520 2 ай бұрын
Scw Scw scw
@ladaniishabbe4648
@ladaniishabbe4648 Жыл бұрын
Scw scw scw scw
@fardowsahussein4183
@fardowsahussein4183 Жыл бұрын
Aniga wax wacdii hadandageysto wan oya maogi waxnaceb maigujiro
@SULTAN-uv4gk
@SULTAN-uv4gk Жыл бұрын
Wll jini ano cunayo ku riyoday maxa e thy be fasirkeda
@sadoxasan3346
@sadoxasan3346 Жыл бұрын
W
@sadiayasiin2671
@sadiayasiin2671 Жыл бұрын
shaqada layga farisiyay xogga lay haysta xita dharkyga wn dhibsada ina dhaqo waxbarashana culays wax akhriska layga sarey iso duceya walalayal awal saan ma ahan jirin siniyada igu so duuceya
@niamomohamud7041
@niamomohamud7041 Жыл бұрын
ilaahey haku cafio
@fadumocali6908
@fadumocali6908 Жыл бұрын
Ilhy hku cafiyo
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 7 СЕРИЯ ФИНАЛ
21:37
Inter Production
Рет қаралды 537 М.
ОСКАР vs БАДАБУМЧИК БОЙ!  УВЕЗЛИ на СКОРОЙ!
13:45
Бадабумчик
Рет қаралды 4,8 МЛН
Despicable Me Fart Blaster
00:51
_vector_
Рет қаралды 11 МЛН
DEGDEG XABSIGA DHEE OO WEERAR LAGU GALAY MUQDISHO (3993)
16:23
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 1,2 М.
6 DAAN QOF SIXIR MA QABTO /  OO MA QABTO? MAKA MID TAHAY ADIGA? ISKA FIIRI?
18:03
10 Дней в мире Страшных Мобов в майнкрафт
44:16
ВСЕ КОНЦОВКИ И СЕКРЕТЫ ПОУ! Bou's Revenge
35:51
Family Play TV
Рет қаралды 324 М.