Qaabka ugu Fudud ee loo xareysto visada Schengen Somali Pasport

  Рет қаралды 10,338

YASIN BIRITISH

YASIN BIRITISH

6 ай бұрын

Muuqaalkan waxaan ku eegi doonaa qaabka ugu fudud ee qofka Soomaaliga ah uu u xareysan karo visada booqashada ee wadamada Yurub

Пікірлер: 59
@YASINBIRITISH
@YASINBIRITISH 6 ай бұрын
Soo dhawaada Asxaabeey waa kan Linkiga Qofkii doonaya in uu xareysto Mahadsanidiin www.ivisa.com/
@hodandahir-vj3sf
@hodandahir-vj3sf 6 ай бұрын
Wll jasaakalaahu khayr waan buuxshay foomkii way iisoojawaabeene xagee kaalasoo xiriirikaraa
@yamaniproduction7443
@yamaniproduction7443 6 ай бұрын
Mahadsanid bro Kow iyo Kun jeer Allah kaa abaal mariyo balse bro mala hubaa website kaan oo lacagta amee iga dhacaayaan
@queenali3603
@queenali3603 3 ай бұрын
@@hodandahir-vj3sfapyo hlke wx ku marayan isheg plzz
@Cadaawe564
@Cadaawe564 3 ай бұрын
Sxb hada ma furna miyaa bro
@caytofamliyvlogs
@caytofamliyvlogs 2 күн бұрын
Belarus side loo xaraystaa
@FartuunAbdi10
@FartuunAbdi10 6 ай бұрын
Mahadsanid Yaska walaal
@cawil252
@cawil252 5 ай бұрын
Adiga run baad noo sheegtay maanta sxb khayr Allaha kusiiyo
@hibomaxamed5997
@hibomaxamed5997 6 ай бұрын
Thnkz wll
@kaptanAriiri
@kaptanAriiri 5 ай бұрын
Thanks pro
@MAO-osoble
@MAO-osoble 6 ай бұрын
Walal sida hagar la'aanta eh aad noo caawisay mahadsanid kun jeer. Lkn qoladaj ivisa damaanad ma leeyihin oo lacagta hada u shubo ma isku halayn karaa kow mida kle maka maarmi karaa in qof yurub ii joogo aan cazumad ka helo
@lifestyle.T
@lifestyle.T 6 ай бұрын
Interview muxuu noqon karaa taas ka soo hadal plz
@maahiryare601
@maahiryare601 6 ай бұрын
Wadamada faraha kaa qaadaya waa Ku wee ino Kala sheeg muhiimada ugu weyn Aya ah Italy inan Ka dago Ka dip mesha an Kasi baxo
@cawil252
@cawil252 5 ай бұрын
Sxb makuu faah faahinayan kuwaan shechengan visa in la heli karo waa la ogyahay ee adoo wat shegen visa wadanki ad kuso gashay ma ahane wadan kale ma iska dhiibi kartaa muhiinadu waa intaas
@abdimalik-mo6ni
@abdimalik-mo6ni 6 ай бұрын
Mahad sanid 💯 wll sida aad nugu hagarbaxday 🎉🎉
@yayga5759
@yayga5759 6 ай бұрын
Aad bad u mahadsantahy wll
@cusmaandiirowqaliif9480
@cusmaandiirowqaliif9480 4 ай бұрын
Asc walal vissa kle hada rabo xagee ka dal badana oo Ana ahayn midaan
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 5 ай бұрын
Rwandan ka xaraystay, waxay igu yidhaahdeen inad soo noqonwaydan ka shikisanahay, France buu ahaa, wadanadu may kala fudud yihiin? Maad garanaysaa qof somaliyo caadiya oo helay?
@yusufyuyu1352
@yusufyuyu1352 6 ай бұрын
Thnks bro questions plz🙏 1.sumbit payment kadib email ka miya jawabta kahelaya mise numberka? 2. Intervew ga nasib hada uyeesho maxa lega bahan yahay oo u muhiim ? 3.Sidee ayaan ugu deri karaa xareynta hadii uu i casuumayo qof yurub joogo? 4.Yaa muhiimsan in aan ku xareysto inuu qof i casuumayo ama aniga kaliya inan xareysto?
@eng.jimalekaderahmed6846
@eng.jimalekaderahmed6846 6 ай бұрын
Brother kwrn hadii aana lahyn cardkaan payment ee lacagta lagu bixinayo lkn maxaan samaynaa please
@user-hn2jx5xh6b
@user-hn2jx5xh6b 6 ай бұрын
What about the Djibouti passpart
@user-iv9dc3ts5g
@user-iv9dc3ts5g Ай бұрын
My passport is Ethiopian citizenship can I apply for visa Schengen I possible dude Your response is importance 😊
@muqdishostudio7632
@muqdishostudio7632 2 ай бұрын
Taliyow documents ka laiska rapo maalinta interview ga mxaa kamid eh
@MohamedShafici-mt6yg
@MohamedShafici-mt6yg 4 ай бұрын
Haduu quf i casuumay trourism maagalinaa marka hore👋
@Dayib8
@Dayib8 6 ай бұрын
Lacagta ugu badan ee laga Rabo inaan heysto waa imisa walal
@aymanabdirahman5849
@aymanabdirahman5849 6 ай бұрын
Family hada ku Lee yahay ma Iska dhiibi kara wadan ka mida ah
@user-hn2jx5xh6b
@user-hn2jx5xh6b 6 ай бұрын
How can you help me I need visa of CANADA from Kenya
@walalalvaro3389
@walalalvaro3389 6 ай бұрын
Pasaport somali malagu xaraysan kara sxb
@LADANfahiye
@LADANfahiye 5 ай бұрын
Wll sclovica farhaduu maso baxan wll
@abdifitahHussein
@abdifitahHussein 4 ай бұрын
Lkn hada mashaqynayo wll
@NasteHoAbshir973
@NasteHoAbshir973 5 ай бұрын
Germany ma iska dhiipi karaa wll😢😢😢
@ahmedhussienabdillahi7341
@ahmedhussienabdillahi7341 6 ай бұрын
😂warkaaga mx ka run ah 😮
@user-tq2si7we3i
@user-tq2si7we3i 6 ай бұрын
Wllo ilma yar ma ku darsan karaa
@maslaxali2868
@maslaxali2868 6 ай бұрын
Sxb sare qof jooga somalia maxaa ka xareysan tahay
@zuzuuabdi3992
@zuzuuabdi3992 5 ай бұрын
Yurub rajan kaleeyahy balo kugu dhacdee
@user-vd1mt8lu9y
@user-vd1mt8lu9y Ай бұрын
Asc walaaloow isoo qabo su,aal baan kuu qabaaye isoo qabo blease face book sahra sheikh
@odayxayow3958
@odayxayow3958 6 ай бұрын
Sxb yaasiin websitkaan waa scam hadaa ogtahay umada beenta ka daaa , hadaadan ogeen walal muuqaalkaan ka saar, qafki rabo inu xareesto visaha schengen, haka xareesto websiteka wadanka uu rabo
@faraxsancdy5390
@faraxsancdy5390 5 ай бұрын
Iisheeg talyaaniga karabaa
@abdullaahiahmed
@abdullaahiahmed 3 ай бұрын
Hadii visaha waayo lacagtii dib ma helaa
@user-vd1mt8lu9y
@user-vd1mt8lu9y Ай бұрын
Geel iyo cunug baa iisaaran
@zakimohamed2832
@zakimohamed2832 6 ай бұрын
Czech 🇨🇿 visaheda ninki Hayo ha isheko
@fadumoxusen6747
@fadumoxusen6747 5 ай бұрын
Walagu haysa
@Wayloraac
@Wayloraac 6 ай бұрын
War waa mahadsanthy xarfaana 8k iga qaadan rabtay oo I gaadi rabtay
@munasarcanshuur
@munasarcanshuur 6 ай бұрын
Wadamada ma iska dhiiwi kartit hadoo visaha kaa dhaco waa soo laawabee
@odayxayow3958
@odayxayow3958 6 ай бұрын
War walal ka joog website kaan waa scam waana tuugo lacagta visaha safaarada laga dhiibaa
@janaatmoha7506
@janaatmoha7506 5 ай бұрын
@@odayxayow3958marka halka sax ah
@Wayloraac
@Wayloraac 4 ай бұрын
​@@munasarcanshuur nio visaha markaa Ku tagto uk iska dhiib ileen yurub wooka baxay laguma soo celinayo
@user-sp6fo8th1y
@user-sp6fo8th1y 6 ай бұрын
Zxb Italy ayaan xarestay 25 ayeyna i balamiyeen faro miyey iga qadayaan
@zamiiramose486
@zamiiramose486 6 ай бұрын
Ma martay wlalo faro miyay ka qaden
@maxamed19ib
@maxamed19ib 6 ай бұрын
Sxb faro miyeey kaa qaadeen
@fifamoble-vk9pe
@fifamoble-vk9pe 5 ай бұрын
Ugaas see wax kuugu dhamaden interviewga hadaa dhib u arkayn noga jawaab
@queenali3603
@queenali3603 3 ай бұрын
Hlke ku dmbysa wll hlke wx ku marayan no faide wl
@fakartoday3249
@fakartoday3249 6 ай бұрын
Safarada miyaa farah iga qaadaysa misa wadanka aan ka degey
@Aziizaabdullahi336
@Aziizaabdullahi336 11 күн бұрын
Wadanka marka kaa dagto
@user-po2mn2os6i
@user-po2mn2os6i 6 ай бұрын
Meel iska dhibi kara raba talxiis xiiso uma qabe
@LovelyHockey-no7fr
@LovelyHockey-no7fr 6 ай бұрын
Asf
@maahiryare601
@maahiryare601 6 ай бұрын
Dalxis inan aado xiiso uma qabi meel aan iska sii dhuman kara ayan rabaa oo fara aan la iga qaadayn
@aaminamuuse6996
@aaminamuuse6996 4 ай бұрын
Wllo marka hesho meel aan faro la iska qadeynin ii so sheeg🙏
@abdinuur6309
@abdinuur6309 4 ай бұрын
Saxib inte kala so xarira
Schengen Visa Warbixin buuxda ayaan idin haayaa
9:57
shaaciyeone show
Рет қаралды 24 М.
Qaabka ugu fudud ee loo xareysto visada shaqada dalka Australia 2024
12:09
Женская драка в Кызылорде
00:53
AIRAN
Рет қаралды 498 М.
Каха заблудился в горах
00:57
К-Media
Рет қаралды 9 МЛН
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Hereri Media
Рет қаралды 93 М.
SADAXDAN SHEY AYAAD U BAHANTAHAY SI AAD U TAHRIIBTO
16:09
Abdihakim Arji
Рет қаралды 8 М.
LABADAN WADAN KEE IMAN LAHAYD !
5:38
Abdirahman Dayib
Рет қаралды 327
eVisa Kenya for Somali Passport holders
14:08
Sola Portal
Рет қаралды 10 М.
YURUB WADANKA UGU FIICAAN SHARCI , NOLOL IYO SHAQO  24.05.2024
6:39
HORYAALKA SHACABKA
Рет қаралды 9 М.
Nolosha Soomaalida dalka Spain
10:15
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 77 М.
Qaabka lagu helaa scholarships ka dalka Italy 🇮🇹 warbixin
54:29
Faahiye_podcast
Рет қаралды 13 М.
С топором нельзя #ссср #история
1:00
MOTIVATION
Рет қаралды 2,7 МЛН
ХОТЕЛ ПОТОПИТЬ ДЖЕКА, НО НЕ ВЫШЛО
0:51
Tasty Series
Рет қаралды 761 М.
❗️XOTINI HAMMASINI URMOQCHI 😱😱😱
0:14
HUSAN_SHORTS1
Рет қаралды 2 МЛН