Schengen Visa Warbixin buuxda ayaan idin haayaa

  Рет қаралды 23,709

shaaciyeone show

shaaciyeone show

2 жыл бұрын

#shaaciyeoneshow
#dvlottery2021
#dvlottery2023
#dvlottery
#ilhaanomar #maraykanka
#SerbiaiyoSomali

Пікірлер: 208
@ajkhaled
@ajkhaled 2 жыл бұрын
Visa Schengen Easy Waaye bro Hadaad Hesho Invitation letter Lkn passport Ka Somaliga ma sheegi Karo Ethiopianka Rejected Dhan maba arkeysid Hadaad safaarada Interview ga Iska dhistid iyow ayaad hele Keep going bro Thanks 🙏
@easybinaryislamictechnology
@easybinaryislamictechnology 2 жыл бұрын
Bro interview xagee ka abaaraa ama Qof iga dhisa ii sheeg
@ajkhaled
@ajkhaled 2 жыл бұрын
@@easybinaryislamictechnology wax weyn ma Ahan Maxaa u caade wadankan Dalxiis Lee Dahay Mise aroos Wx le sheege Ka dib wxaa Lagu weedina ma jeclaan laheyd marka taqto Wadanka Aad rabto markaas tageyso sida France cml ma jeclaan la heyd inaad Germany Mise meelo kale u gudubto Maya ayaad lee Dahay wax Iska fudud Waaye qofna kuuma dhameyn Karo Sxp
@hamzeibnuhalaje200
@hamzeibnuhalaje200 2 жыл бұрын
Zxp ani passport Ethiopia wan hayzataye zee ku heli karaa zxpow xagee kala zo xidhiidha
@ajkhaled
@ajkhaled 2 жыл бұрын
@@hamzeibnuhalaje200 Qof Europe joogo la xariir sdii Kugu Soo Diro Warqada casuuminada Ka dib Bank statement sameyso wadanak caadi Rabto Safaaradeeda tag Ka raadso xaga visaha
@hamzeibnuhalaje200
@hamzeibnuhalaje200 2 жыл бұрын
2 an wll nahaypa joga palze qorzhaha man fahnzanynapa ado raliya xaga f.b information dhamayztiran
@ilovefootball7397
@ilovefootball7397 2 жыл бұрын
The king is back, visahaan marar badan ayaan raadinaayay war bixintiisa🥰😍❤💯
@cabdishakurjeckzon8389
@cabdishakurjeckzon8389 2 жыл бұрын
Ustaad aad ayaad u mahadsantahy
@falismaxamed3959
@falismaxamed3959 2 жыл бұрын
Mash allh wllkey wadmahsanthy
@ilovefootball7397
@ilovefootball7397 2 жыл бұрын
Wll muuqaal dhameestiran kasoo sameey thanks🥰🥰
@amranmaxamed8801
@amranmaxamed8801 2 жыл бұрын
Shawiyow sida ugu fudud en wadanka uga bixi karo no sheeg wll malinba wadan wanku dawakhne
@omaradam6924
@omaradam6924 2 жыл бұрын
Asc masuul saalan sare wllky bal kawrn ardeynimo malagu heli karaa. Turkey ayaan joogaa,waxaana heystaa passport somali ah. Bal iisoo jwb ugaas
@mohamedabdulahi7292
@mohamedabdulahi7292 2 жыл бұрын
Thanks shaciye party 2
@naasirtusmochannel1414
@naasirtusmochannel1414 2 жыл бұрын
Haa wllo Imisa lacaga layga rabaa dhamantoodba ii soo sheeg jawaabtadu waa ii muhiime
@sadamabdullahimohamed7214
@sadamabdullahimohamed7214 2 жыл бұрын
Ustaad shaciye codsi wataa waligeena kama codsan wax ustad blz waxad nafahansiisa labo wax frist one Yukon pilot program imgration iyo antalantic imgration program blz ustad 2023 ayey xirme san ugu faideysano blz kahadal ustad
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Masha alh zxb shaaciye waa program fiican lkn wadamada lagu tagayo yurub iyo America maku jiraan mise waa Africa iyo Asia kaliya zxb🤔✊
@Baydanqurux
@Baydanqurux 2 жыл бұрын
Buufis markuu iqabto halkan ban soogalaa Walaalken sida waxkasta nooga dabagayso Ku mahadsanid
@kinghusseinarab413
@kinghusseinarab413 Жыл бұрын
Sxb shaaciye hadaa dalbado schengen visa oo tourism ah faro miyaa laiga qadayaa sida France italy wadamadaas hadaan ka dalbado
@zakihassan4396
@zakihassan4396 2 жыл бұрын
Walaal shaaciye inuu soo post gareey sida loo buuxiyo Visa-haan
@yuuuuugiiiii
@yuuuuugiiiii 2 жыл бұрын
asc shaciye waan ku salamy bro waxaan jogaa kenya waxaa ila socda caruur aan dhaly intervew ayaa galanay calshaan dacwo ayaa furan italy ah aniga iyo caruur aan abo u ahy hoyadood ayaa furty ok hadii visaha schangen aan helno angoo italy tagin irland ma iska dhiibi karnaa aniga iyo caruurta jaawaan iga sii maxaase caqabad igu noqon kara thanks
@wadaniyare2090
@wadaniyare2090 2 жыл бұрын
Asc mudane shaaciye Hadiiba aan rabo in aan apply gareeyo Intee ka apply garaynaa. Micnaha visa shangahaay ayaan rabaa
@faisomohamed2698
@faisomohamed2698 2 жыл бұрын
Wll shaaciye Visa canada meqa lacag ah ayaa iiga baxeysa marka turkiga joogo
@imranxirsi9809
@imranxirsi9809 2 жыл бұрын
Asc wll qali visaha dalxiiska markaan kutago ma ubadalan kara viso shaqo
@sacdiyoaxmed807
@sacdiyoaxmed807 2 жыл бұрын
Asc wll wadanka jarmalka maku tegikaraa caafimaad ahaan iiga soo jawaab wll
@IbnYemen967
@IbnYemen967 2 жыл бұрын
Wll faro ma leyska dhigaa hadise la iska dhigayo hadan Europe imado ma is gudbi kara pls
@user-xw4zm4zr6w
@user-xw4zm4zr6w 5 ай бұрын
Lkin waqtigii hadodhamaado weygucelinayaan somahan wllo jawab kasugenaa mahdsanit?
@badalhirsi7888
@badalhirsi7888 2 жыл бұрын
Wll shaaciye dv lottery un sugayna inshallah dhaantena wan hellayna macalin noo so duce
@LADANfahiye
@LADANfahiye 5 ай бұрын
😮maheshay wll
@CabdiOmar123
@CabdiOmar123 3 ай бұрын
Asc Walaal shanghai visa wadamada yurub lagu tagay waa laso Celine ayaa maqlay War iga sii
@abdirahmannuh9430
@abdirahmannuh9430 2 жыл бұрын
Sxp link kiga inoosoo dhig application ka Schengen ka ah
@cabdisalaantigow2400
@cabdisalaantigow2400 2 жыл бұрын
Side ku hela Aplication form
@iqrahusseinahmed8941
@iqrahusseinahmed8941 2 жыл бұрын
Wlllo kaso hadal sabatata ayay u joojiyeen Kenya interviewga dv2022
@muhumadxassan5282
@muhumadxassan5282 2 жыл бұрын
Asc shaciyoow waxaan kamid ahay asxaabtaada waxaan rabaa wallwo Mareeykanka fiisa dalxiis maxareeysan karaaa war iga soo siii Maxad sanid
@abdikaninajuum3262
@abdikaninajuum3262 2 жыл бұрын
application ka halkee laga xarysanayaaa?
@shucaybzain6935
@shucaybzain6935 2 жыл бұрын
Wll sida ugu fudud scholarship ku heli karaa dalka jarmalka
@abdimalikabdiwahid6206
@abdimalikabdiwahid6206 3 ай бұрын
Hadaan shengen visa kutago france mau badalan karaa work visa ama permit residence
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Zxb linking aaway shaaciye wll
@user-of8sm3ck5h
@user-of8sm3ck5h Жыл бұрын
Dalka icelabd warbling buuxda inaa inaga siisaa kaa donee aa inaa naga siiso insha allah❤
@mohamedmumin7322
@mohamedmumin7322 2 жыл бұрын
Nala wadag wll linkinga
@haawahiinlibaah4658
@haawahiinlibaah4658 2 жыл бұрын
Linkigii noosoo dhig shaaciye
@SAYIDALI_ADAN
@SAYIDALI_ADAN 2 жыл бұрын
#shaciyeone_show sxb adigo APPLAN gareneysid ayaa jeclan laheen pro
@hoodo733
@hoodo733 2 жыл бұрын
Wll sida loo apply gareeyo noosoo Gali plz
@Kamalkamal12347
@Kamalkamal12347 2 жыл бұрын
safaradan kenya e somalida ku dhagan ka so hadal sxp
@habibaadan2122
@habibaadan2122 Жыл бұрын
Kasu hadal nvc visa
@user-of8sm3ck5h
@user-of8sm3ck5h Жыл бұрын
Asc wlllkee shaciyo
@mohamedmumin7322
@mohamedmumin7322 2 жыл бұрын
Applicationka la buuxsanaya wll
@axmednuurjfx4156
@axmednuurjfx4156 Жыл бұрын
Wakuwamaa 27 cisho ee aad ku aadi karto. Shechen visaThe 27 Schengen countries are Austria, Belgium, Czech Republic, Croatia, Denmark, Estonia, Finland, France, Germany, Greece, Hungary, Iceland, Italy, Latvia, Liechtenstein, Lithuania, Luxembourg, Malta, Netherlands, Norway, Poland, Portugal, Slovakia, Slovenia, Spain, Sweden, and Switzerland.
@gesdhere5596
@gesdhere5596 7 ай бұрын
Aaway apply-k halke laga sameya
@mohaisse8605
@mohaisse8605 2 жыл бұрын
Always number one ☝️
@axamedadaan5887
@axamedadaan5887 2 жыл бұрын
Canadaa dadka lagasoo celiyaay.maad araag kaso haday sxb
@wadaniyare2090
@wadaniyare2090 2 жыл бұрын
Website kooda inoo soo dhig
@mohamednorsharif6295
@mohamednorsharif6295 2 жыл бұрын
Wll shaaciye passport somali malagu bixi karaa
@cabdishakurjeckzon8389
@cabdishakurjeckzon8389 2 жыл бұрын
Linkiga meeye wllky
@munitaapbu9990
@munitaapbu9990 2 жыл бұрын
Wlala shaciyey nolosheda ka so warna mesha schengen adoo mhdsn
@abdisalanabdillahi9552
@abdisalanabdillahi9552 2 жыл бұрын
SHAACIYE VISAHA FIANCE EE ISKU DOONANAANTA MAXD UGA HADLI WAYDAY SXB DHAWR JOOR KUSO WEYDIIYEE
@mohamudqudka1845
@mohamudqudka1845 Жыл бұрын
Passport somali ma lagu dalbankaraa visa
@mumtazzbirish8918
@mumtazzbirish8918 2 жыл бұрын
Linkga so dhig wll
@taqwachannel2006
@taqwachannel2006 2 жыл бұрын
Wll if I applied to primary certificate and I don't have any work experience will I be denied the VISA?
@IbnYemen967
@IbnYemen967 2 жыл бұрын
Wll general money meeqa waye all pls
@kingabtrending4024
@kingabtrending4024 2 жыл бұрын
shaaciye noo sheeg goobta aan iska diiwaan gelin doono fiisada shengen
@Ethiopia463
@Ethiopia463 2 жыл бұрын
Trust visa see ku helaya america ah iiga waran wallo
@cayniabdi6817
@cayniabdi6817 3 ай бұрын
War yaaaa ila safraayo waan socdaaye,????
@asameddhassen
@asameddhassen 2 жыл бұрын
ILa tali sxb wxan jooga Ethopia waxan raba maraykanka eedadey aabahay la dhalatay ayaa joogta mareekanka sida ugu fudud eey igu geenrto isheeg iso jawab walaal .
@joseph9396
@joseph9396 Ай бұрын
Walaal anaa si fiican kuu kala baraya ee xagee lagaa lasoo xidhiidhaa
@kingabtrending4024
@kingabtrending4024 2 жыл бұрын
shaaciye noo sheeg goobta aanu balanta ka qabsanayno
@mr_empire_official9781
@mr_empire_official9781 2 жыл бұрын
LINKI GII KAMA HAYNO PRO
@nimcuuniofficial6913
@nimcuuniofficial6913 2 жыл бұрын
Aaway linkga
@mabruuka2634
@mabruuka2634 2 жыл бұрын
Shangaani banan fahmin shaaciyoow 20 wadan magacyo dooda noo sheeg lacagta vise mooye maxaay dhan tahy inta kle??????????????????
@zakariyeahmedahmed4576
@zakariyeahmedahmed4576 2 жыл бұрын
Linking shegeysid aaway
@mohamedbanano1912
@mohamedbanano1912 2 жыл бұрын
Links application ka bro wad kaso ilowday adigo raliya noso dir bro 🙏
@queenishwaqey4712
@queenishwaqey4712 2 жыл бұрын
Haaaa wll wuukasoilowe
@engabdiwaliahmed7717
@engabdiwaliahmed7717 2 жыл бұрын
Maxaad beenta usheegaysaa sow adiga yidhi link ga ayaan soo dhigayaa hadana maad soo dhigin
@daacadyare321
@daacadyare321 Жыл бұрын
Niow qof Somalia joogo viisahaas siduu kuheli karaa qarash intee la eg ayaana uga baxaayo
@kinggeorge2680
@kinggeorge2680 Жыл бұрын
Hady idhamato mudada maiska dhiibi karaa wadanka Aan tagay
@guuleedabdi812
@guuleedabdi812 2 жыл бұрын
Link Dee mee shpn
@khadar6968
@khadar6968 2 жыл бұрын
M.a keep going pro
@yt6605
@yt6605 2 жыл бұрын
Serbia kasoo hadl passport Ethiopian ma lagu tagi karaa pls kasoo hadl?
@LADANfahiye
@LADANfahiye 5 ай бұрын
Shaciye wll suaal muhiima please igasojawab wll faraha slovakia masobaaxan
@Bushradiamond
@Bushradiamond 4 ай бұрын
Abayo miyad xarysatey wali Bal warbixin iga sii
@awilney5150
@awilney5150 2 жыл бұрын
Hadii wadamada yurup mid kamida aad isdhahdid iska dhiib faro miyaa layga dhigaya igaso jawaab shaaciye
@mohamedhusen4940
@mohamedhusen4940 Жыл бұрын
Haa
@guuleedabdi812
@guuleedabdi812 2 жыл бұрын
Shp waa dalkee weeye schengen
@abdihakimcade9023
@abdihakimcade9023 Жыл бұрын
Wadan mahin waa yurub oo dhan 26 wadan ka kooban sida Italy Germany. Sweden Finland iyo kuwa kaloo badan
@walaalkawayn5741
@walaalkawayn5741 2 жыл бұрын
Sxbow passport, somaliya mala saari karaa visa Shanghai jawaabw wacan
@mohamedhusen4940
@mohamedhusen4940 Жыл бұрын
Haa
@hanooolaato
@hanooolaato 2 жыл бұрын
Sidee wye marka nosodup
@Baydanqurux
@Baydanqurux 2 жыл бұрын
shaaciye waxad kasoo hadashaa Canada dakay dib ucelinayso oo Kenya iyo somalia laga dajinayo makujiraan dadka passport Ethiopian haysta Mise waa Kenya kaliya
@thelionking6550
@thelionking6550 2 жыл бұрын
Dhamaaan tood isku mid wayay waxbane kalama roono marba hada Canada been usheektay Adane hore udhihin waxaan heesta dhalasho dal kale african ah
@Baydanqurux
@Baydanqurux 2 жыл бұрын
@@thelionking6550 Walalkay Hadan been sheegin oo ahay muwaadin itobian ah kwrn q
@najibbashirmohamed9518
@najibbashirmohamed9518 2 жыл бұрын
Mahad sanid shaciye
@c58pro50
@c58pro50 2 жыл бұрын
Barnaamijka Uk ee shaqada kasoo hadal waa markii 3aad asn kaa codsado
@safiyaalinur2047
@safiyaalinur2047 2 жыл бұрын
Salaam wlllo inksto xili danbe arky comment wxn rajeynya inaad ka faaidid wxa kahadlo scholar ship iyo dv lotteryga waa somali youth scholar chanelka gal
@mohamudisman4281
@mohamudisman4281 2 жыл бұрын
Caamiska waa d iloowday awoowe waa imisa qiimihisa mise waa free
@mr_empire_official9781
@mr_empire_official9781 2 жыл бұрын
SHACIYOW ZXB MAKIJIRAA 26wadan OHAO CLOMBS SOO JAWAB ZXB ZARE 🙏🧠🧠🫀🥰🥰
@mohamedhusen4940
@mohamedhusen4940 Жыл бұрын
Maya
@munachanne
@munachanne 2 жыл бұрын
Asc wllkay shaciye anigu waxa aan jooga Dubai Waxaaan rabaa shangahay visa sida Poland eceland airland hangari Balka soo hadal Waxaa kale oo aan ka codasanay asxaabta Ku xidhan wlkeen shaciye inay ila wadaagaan qof jooga Poland
@iqrommohamed2739
@iqrommohamed2739 2 жыл бұрын
Ninkan waa xasid kuso jawabi maayo ee dadkale iska weydiso
@munachanne
@munachanne 2 жыл бұрын
@@iqrommohamed2739 wllo iqro inshalah waan raadinay
@farahheybe2986
@farahheybe2986 Жыл бұрын
hadii dubai joogtid
@farahheybe2986
@farahheybe2986 Жыл бұрын
Serbia so gali kartaa .iqaamada serbia ku aad bilaa visa . Tikit jaro visaha serbia on arival waye markaad heesatid iqaamada dubai.
@farahheybe2986
@farahheybe2986 Жыл бұрын
Ka dib hungary ka sii tag ka dib austria. Saas yurub ku joogtaa.
@Ractizo.x
@Ractizo.x 8 ай бұрын
Norway side kutaga
@dajahmuminali6649
@dajahmuminali6649 2 жыл бұрын
wadama sooo sheeg 26 wadan
@nimcomuuse5677
@nimcomuuse5677 2 жыл бұрын
Walal ma is dhiibi karana markas hadan visaha ku galo
@mohamedhusen4940
@mohamedhusen4940 Жыл бұрын
Haa
@fuadmohamed7659
@fuadmohamed7659 2 жыл бұрын
Hada Anoo 1 isbuuuc iyo xooga ii xareysan yahy , visaha sugaya hala soo duceeyo inu Alle iisahlo
@awilney5150
@awilney5150 2 жыл бұрын
Zhp halkaad joogta passport noce ah ayad ku xareysatey
@mohmethanat5743
@mohmethanat5743 2 жыл бұрын
Mazuul Xagee KaxaraysatynaH?
@yabaqolad7347
@yabaqolad7347 2 жыл бұрын
Ok bro Faro miyaa lagaa qaaday markii aad dalbatay
@fuadmohamed7659
@fuadmohamed7659 2 жыл бұрын
@@awilney5150 kenya kaxareyay, passport Somalia kuxareyay
@fuadmohamed7659
@fuadmohamed7659 2 жыл бұрын
@@mohmethanat5743 Kenya kaxareyay, passport Somalia kuxareyay
@emotional.damage.somali001
@emotional.damage.somali001 2 жыл бұрын
Wadamada lagu tagi karo magacyadoda inoo shek wall please 🙏 😢
@mohamedhusen4940
@mohamedhusen4940 Жыл бұрын
Germane holand belgem swedan itley austari farance norway filand sweserland poland
@BarbaraBaandi-sg3mr
@BarbaraBaandi-sg3mr Жыл бұрын
​@@mohamedhusen4940wll sidee Spain ama Belgium ku tga
@abdisalan4038
@abdisalan4038 4 ай бұрын
Poccket money waa inte
@hassanshariff1225
@hassanshariff1225 2 жыл бұрын
War yurup wan kuwareerey saan udax rafanaayey wax mayalane .america iyo Canada seen ku adi karaa ugaas
@munasharaf8328
@munasharaf8328 2 жыл бұрын
Wll ma vissahan baad ku baxday
@hassanshariff1225
@hassanshariff1225 2 жыл бұрын
@@munasharaf8328 Maya yurup tahrib ban ku imaadey 2015 kii
@ayanhassan3385
@ayanhassan3385 Жыл бұрын
Shaaciye spain schegen visa ayaa furmay kaso waran walal part 2
@BarbaraBaandi-sg3mr
@BarbaraBaandi-sg3mr Жыл бұрын
Wll Spain sidee lagu tagaa
@somavia5815
@somavia5815 2 жыл бұрын
Cidii ama qofkii usa ama Canada u socda passaport baa lo hayaa wadadii mukhalaskii
@abdifatahahmed6592
@abdifatahahmed6592 2 жыл бұрын
Xagaan kala soo xiriira
@mohamedindho1
@mohamedindho1 2 жыл бұрын
Passport noocee ah.
@liilbaliil_official1113
@liilbaliil_official1113 2 жыл бұрын
Passport noocee ah zxb xagee kaala soo xiriiraa pro
@shazamboy9496
@shazamboy9496 2 жыл бұрын
Intaa kala sooxiriiraa zxp
@baashichannel2473
@baashichannel2473 2 жыл бұрын
war idinka wixi nilii sheego ma iska amineysiin war dad weyn iska dhiga oo caqliga ha idin kala go
@magannur9160
@magannur9160 2 жыл бұрын
Sxb $20,000 aya haysta USA side ku imaankaraa
@k_key.
@k_key. 2 жыл бұрын
Family processes iibso dad is qaba lagugu kexeenaya
@mahmedxazan8926
@mahmedxazan8926 2 жыл бұрын
Visa free ayad ku tagi kartaa wadama Haiti , Dominica kuwas waa America
@magannur9160
@magannur9160 2 жыл бұрын
@@mahmedxazan8926 thanks bro I will
@faisomohamed2698
@faisomohamed2698 2 жыл бұрын
@@mahmedxazan8926 Visaha free ga ma adiga haaya
@amdab8639
@amdab8639 2 жыл бұрын
@@faisomohamed2698 inader visa free buu ku leeyay sad isaga suaal weydiinaysid Visa free macnaheedu waxay tahay bila visa ayaa ku tagi karysa
@zakihassan4396
@zakihassan4396 2 жыл бұрын
Sidoo kale hadaa visahaas aan ku tago dalka mid ah dalalka Europ maka dhuuman karaa oo dalkale oo isla Europ ah ka u safrikaraa anigoo iska dhiibaayo. Jwb bro mise farey kaa qaadayaan oo meel kale ma aadi kartid waa most kugu ah inaad soo laawato hadaad dhameysato mudadaadi 3 bilood aheeed
@IbnYemen967
@IbnYemen967 2 жыл бұрын
Wll aniga xita wan ubahnhy
@mohamedmumin7322
@mohamedmumin7322 2 жыл бұрын
Link laga buuxsanaya ma heshen asaxabay
@Ractizo.x
@Ractizo.x 8 ай бұрын
Mha war ah
@khaalidcismaan4129
@khaalidcismaan4129 2 жыл бұрын
Waar shaciyow alle wax kuma siyo ee dhalinyarada beenta aad view kaga rabto ka da
@yasiinabdirahmaanadan3048
@yasiinabdirahmaanadan3048 2 жыл бұрын
Laangaab baa tahay ninkaan Run buu ka hadlayaa ee is daji
@ajkhaled
@ajkhaled 2 жыл бұрын
Futada lagaa Dhaley Ka Dhamaaw shaaciye Yaa Kusoo Direy Ileen qofaa Kusoo Direy Badow
@Malia162
@Malia162 2 жыл бұрын
@@ajkhaled o hdaaa ma 😂adaaa afka lhaa dhaly adba 😂futadaa lagaa dhalee is Daji edo
@ajkhaled
@ajkhaled 2 жыл бұрын
@@Malia162 Waaba Ogaa Bidixe Bdn Ayaa Naga tagey Isbucan Account Kan myaa Kasoo Gashey Hadana 🤣
@gesdhere5596
@gesdhere5596 7 ай бұрын
9:44 apply-ga ayn rapa @shaaciyow
@maxamedyaasiinengmoha5781
@maxamedyaasiinengmoha5781 2 жыл бұрын
Sxb private number kaaga see kuheli karaa
@mrmideeye8409
@mrmideeye8409 2 жыл бұрын
Fb kla so hdlnay nala so jwb mise subscribe tena iyo followgena nga muhimsan
@sahrujamalin7481
@sahrujamalin7481 2 жыл бұрын
Wall lottery kaan see loxareystaa free miyaa mise hadan qotika kenya 🇰🇪 joko seen uxareysta lacag miya ama jwb
@mohommedkanu4031
@mohommedkanu4031 2 жыл бұрын
Wax lacag mahan xareyso nasiibkaga tijaabi kaliya waye 👋👋✌
Maxaa Somalida loogu sheegay Ireland
17:58
Hereri Media
Рет қаралды 92 М.
Sidee ku imaan kartaa qurbaha adigoo Somalia joogo
15:47
Rashid Asb
Рет қаралды 6 М.
Самое Романтичное Видео ❤️
00:16
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 6 МЛН
100❤️
00:19
MY💝No War🤝
Рет қаралды 14 МЛН
Пробую самое сладкое вещество во Вселенной
00:41
1❤️
00:17
Nonomen ノノメン
Рет қаралды 13 МЛН
Qaabka ugu Fudud ee loo xareysto visada Schengen Somali Pasport
12:38
YASIN BIRITISH
Рет қаралды 10 М.
Gabar adduunka ku marta Baasaboorka Soomaaliga ah.
6:13
Explore Somalia with Said Fadhaye
Рет қаралды 76 М.
Qaabka lagu helaa scholarships ka dalka Italy 🇮🇹 warbixin
54:29
Faahiye_podcast
Рет қаралды 12 М.
WAA MAXEY SABABTA AAN U IMID IRELAND 🇮🇪
13:01
Qurux Ku Dhiigle
Рет қаралды 152 М.
Waa sidee nolosha Soomaalida kunool dalka Romania
9:16
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 57 М.
Somalida ka Tahriibta Brazil ilaa iyo USA with SolaPortal
34:20
Sola Portal
Рет қаралды 14 М.
Maxaa VISAHA Loogu diiday Maxamed? | Wareysi Muhiim Ah | Somali Dv Lottery 2023
16:49
Heavy package 🤭🤣 #demariki
0:25
Demariki
Рет қаралды 6 МЛН
Не плавайте тут! 🏊🚫
0:24
Взрывная История
Рет қаралды 1,8 МЛН
Эксперимент вышел из под контроля😱😢
0:57
Следы времени
Рет қаралды 4,2 МЛН