Qaaci Show | Cabdi Madoobe iyo Nimco Ladan | Astaan | 2021

  Рет қаралды 205,388

Astaan

Astaan

2 жыл бұрын

Martida: Nimco Ladan
Cabdi Madoobe
Cuudka: C/naasir macalin Caydiid
Boongaha: Abuukar Buulo-xuubey
Bishaar faamoos
Piano: Maxamed Xaaji
Violen: Mustafe Macalin Caydiid
Camera: Mubaarak Jama
Mukhtar Dhuux
Sound: Shabcaan Isko
Editing: Faysal Jamaal
Soo Saaristii: Astaan Tv HD
2021.

Пікірлер: 113
@aminhussein578
@aminhussein578 2 жыл бұрын
Heesta u horaysa ee ah dad hadad is qabatan wa erayadi ahmed saleban bide iyo codki aun ahmed mooge liiban wana qiso dhaba oo ku dhacday abwanka heska sameyay goobta qisadu ka dhacday wa muqdisho heska u horaysa ee inantu qadayso iyana wa qiso dhaba waxa sameyay dhakhtarki jcylka mohamed Ali kariye waxana uu sameyay xaskisi fananadi qaranka somaliyed shankaron ahmed sagal laxanki aun aways abokor goobe luuqdi fananada khadiija fooday yaa salaam waayo waayo old is gold
@mahadadam224
@mahadadam224 Ай бұрын
Nin wax badan og❤
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 2 жыл бұрын
The guy needs a promotion he is great singer.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Absolutely he could be a great singer, no doubt on my mind
@quruxsan7486
@quruxsan7486 2 жыл бұрын
Absolutely
@kamamoores3138
@kamamoores3138 2 жыл бұрын
Walaahi waa runtaa he is star.
@giiregiire2031
@giiregiire2031 2 жыл бұрын
Caadi maaha
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Absolutely, he is a STAR. I like his confidence and how he is enjoying him self. 👍👍👍👍👍👍
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug 2 жыл бұрын
Abdi Madoobe iyo inantuba aad bay u cod macaan yihiin... They are both so talented.
@hayatsalam9384
@hayatsalam9384 2 жыл бұрын
Wow axsan fanaan axsan voice axsan tune caadi maha fanaan aad u cood macan Manshallaha intana waa cood macan tahay 9/6/2021 time 10:23 pm mcn Monday night 👌👌👌
@aliabdulkadirhassan8459
@aliabdulkadirhassan8459 2 жыл бұрын
Wow nimco ladan codka khadiijo foodey halkeeda dhigtay mustaqbal ifaya leedahay❤️✌️
@qaasimi21
@qaasimi21 2 жыл бұрын
Si dareen leh ayuu cod toolmoon ugu qaadayaa caadi maaha Cabdi Madoobe 👏👏👏
@kamamoores3138
@kamamoores3138 2 жыл бұрын
Ala habliheena soomaliyeed fiicanaa oo macaanaa. Oo ka macaanaa malabka ilashayow noo daa han laheena aamiin oo ilashayow iigu soo hagaaji mid fiican aamiin yaa rabi.
@mohamedabdi5489
@mohamedabdi5489 2 жыл бұрын
Woow Abdi Abdillahi awjamac ciyaar mooda fanan jira asala haragays
@anabmohamed344
@anabmohamed344 2 жыл бұрын
Wooooooow eesh calaa cod wuu keeney ahmed mooge iyo mahamed yuusufba heer sare
@faizam523
@faizam523 2 жыл бұрын
Wow! Labadooduba waa heer sare iyo badh,👏👏👏👏❤🥰❤🥰❤🥰❤ codbaa ku fakadey, sidan baa loo heesaa ama fagaaraa lama yimaad.
@adamcabdi8875
@adamcabdi8875 2 жыл бұрын
Heesta allah ha u naxariistee maxmed yuusuf cabdi waa heessha aan duugoobayn
@muxyadincabdi9518
@muxyadincabdi9518 2 жыл бұрын
Maxamed yuusuf muu qaadi jirin ee waxaa qaadi jiray axmed mooge liibaan
@moogeyare3024
@moogeyare3024 2 жыл бұрын
@@muxyadincabdi9518 sxp waa runtaa oo hees axmed mooge leeyhyna wuu qaaday isaguna wuu saxan yhy oo mid maxamed yuusuf leeyhy wuu qaaday
@somalia6633
@somalia6633 2 жыл бұрын
Cabdi madoobe waa dul dhigay. Qalbiguu ku heesayaa
@safaxiis9043
@safaxiis9043 2 жыл бұрын
Heesaha inaad is wada raacisan may ahayn ee inaad hal hal usoo gelisan ayay ahayd
@AbdiAbdalle-su3xr
@AbdiAbdalle-su3xr 2 ай бұрын
Dabayl cafimaadoow 😢 mar kalee dib makuu arkayaa aa🎉 qalbixajaroow usoo noqo sxbow
@hassano
@hassano 2 жыл бұрын
Wow Abdi madoobe rageedii walee waad dul dhigtay Ahmed mooge Allah haku daayo, axyaa FANAAN
@abwaanjamaalbaasheshaywaal805
@abwaanjamaalbaasheshaywaal805 2 жыл бұрын
Walaahi cabdi madoobe waaa fanaaan wayn labadiinaba hore u socda
@ahmedriyad9564
@ahmedriyad9564 2 жыл бұрын
Astaan tv waxaan idin leyahay waxad soo noleyseen fankeeni ee hore usocda
@farhyajama5426
@farhyajama5426 2 жыл бұрын
Garaxgis king 👑👑👑
@quruxsan7486
@quruxsan7486 2 жыл бұрын
Cali madobe is best
@farhyajama5426
@farhyajama5426 2 жыл бұрын
Tuuyo my father’s hometown#Ugaah Cummar👑👑
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 2 жыл бұрын
Axsan fanaan wuu keenay AHUN Axmed Mooge
@khaalidkhaalid4447
@khaalidkhaalid4447 2 жыл бұрын
Woof axyaa fanaan cabdi madoobe
@aragsangeedi6897
@aragsangeedi6897 2 жыл бұрын
Waaw codki kahdiija foodey wey keentay foodey junior .
@Hadhuudh
@Hadhuudh 4 ай бұрын
Amazing Voice
@xasankayseaadan7433
@xasankayseaadan7433 2 жыл бұрын
Laba fanaaan oo aan kala dhicin weeye
@abdinasirhassan7529
@abdinasirhassan7529 2 жыл бұрын
Cajiib cajiib, cod, murti iyo music macaan. Janada ayaan idiin ku duceeyey dhamaantiin
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 жыл бұрын
Ninka heesayaa wu keenay Aun codadkii Axmed Mooge iyo Xasan Aaden Samatar iyo Max'd Yusuf Cabdi
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 9 ай бұрын
05 octobre 2023. Paris france
@simansaida5677
@simansaida5677 2 жыл бұрын
Wow Abdi Madoobe ❤ 🤍 💙 🧡
@cabdicabdilaahi5245
@cabdicabdilaahi5245 2 жыл бұрын
Adbadu masafahay
@abdimatinabdimalik6845
@abdimatinabdimalik6845 2 жыл бұрын
Cabdi madoobe codkisa kama daalo fanaan jiro
@Mr-Abdullahi85
@Mr-Abdullahi85 2 жыл бұрын
Heesta koobaad waxay kamid tahay heesaha dareenka sida fog ugudbiyaa Xasuus qaaliya Aun Ahmed mooge
@mohafarcaano7442
@mohafarcaano7442 2 жыл бұрын
Halkeedii buu dhigay, Legend Cabdi Madoobe Jaamac nin culus hadde aaa halkii Muj. Axmed Mooge Baban!!! Gabadha Nimca Ladan lafteeda kama yareysan wallaahay👩🏻😘
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Жыл бұрын
2023 ayaa daawanaya heeska uhoreysa oo jcl
@fuadsaman2378
@fuadsaman2378 2 жыл бұрын
She's good with nice juice tune 👌👌👌👌
@mariyahassan4897
@mariyahassan4897 2 жыл бұрын
qaaci shaw🥰
@abdimuse5433
@abdimuse5433 2 жыл бұрын
Halkan dhalinyarada talent leh jaanis halaga siiyo 👍♥️
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 2 жыл бұрын
23 avril 2022 Cabdi Madoobeh is a legend
@arawelomakufto8460
@arawelomakufto8460 2 жыл бұрын
Codka caadi mahan cabdimadobe legan ahmed mooge illahay qabriga ha u nuuro bedellkisi cabdikarem bn haysana hada
@xamseibraahim6366
@xamseibraahim6366 2 жыл бұрын
Kaba Cod macaan Ninki lahaa ahmed mooge walee kani waa fanan buuxa
@abdi-hamidyahyayusuf7725
@abdi-hamidyahyayusuf7725 2 жыл бұрын
Bariido wanaagsan Dhulkoo barqo-roob leh Ayaynu wanaag biloownee… Waa kuwaas heesihii laga soo curinjiray maskaxda caafimaadka qabtay. Waxaa hada na qabsaday kuwo foorara oo madaxa biyo uga jiraan heeso ay alifeen.
@mohamedabdiibrahim8094
@mohamedabdiibrahim8094 4 ай бұрын
❤wow
@dahirgodsouleiman922
@dahirgodsouleiman922 2 жыл бұрын
18 mars 2022 Dad Hadaad is qabataan,ileen waad la doodaaaaa
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 Жыл бұрын
Duufanta xoogale waa laga ducaystaa si kastoo nafta udaran wxba lagula daalaa ❤❤❤❤
@sharifsouleiman4257
@sharifsouleiman4257 2 жыл бұрын
HEESA SOOMAALIDU WAA QIIRO
@ahmetramos8928
@ahmetramos8928 8 ай бұрын
Axyaa cod "dad hadaad is qabataan ilen waad la dooda dugaago ku weerara yur baa lagu dabaala" waching 30/10/2023 iga danbeeyow hay dhafin 😅🖐️
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
mahadsanid Astaan tv ❤️📻
@nimcomooge2558
@nimcomooge2558 2 жыл бұрын
Cood iga dheh
@kamamoores3138
@kamamoores3138 2 жыл бұрын
Cabdi madoobe👏👏👏👏👏👏👏👌👌👌👌👌👌🎆🎆🎆🎆🎆🎆👏👏👏👏🤗
@xaajilacag828
@xaajilacag828 2 жыл бұрын
Inanka 1 InNta 2 Mashalaah Beautiful 😍 voice 😍 ❤ Makala dhacaan I am proud of my people Somaliland
@ismacilosman9498
@ismacilosman9498 Жыл бұрын
A
@mk404
@mk404 2 жыл бұрын
🙌🙌🙌🙌
@abdifariid6104
@abdifariid6104 2 жыл бұрын
Abdi madoobe he is best singer
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
INA. RABAKA .AXAADHA BIIIINAAS
@mubaarikjama
@mubaarikjama 5 ай бұрын
❤ Qam
@tahirugaselmi6992
@tahirugaselmi6992 9 ай бұрын
Woow very impressive ❤
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
HOOYADA. ABAHA. WaA. U. MACA nayd
@xasanadan573
@xasanadan573 2 жыл бұрын
Masha alah labo aan kala dhicin
@apdleseid2574
@apdleseid2574 9 ай бұрын
Cabdi badoobe codkiisu Waa cajaa ib❤
@amiiracabdirisaaq3853
@amiiracabdirisaaq3853 Жыл бұрын
Axsan fanaan
@axmedwalimocabdilahi2811
@axmedwalimocabdilahi2811 2 жыл бұрын
Cabdi madoobe ex hargysa wuu keenay codka Ahmed mooge iyo Ahmed yusuf cabdi
@duaalesomalilander5452
@duaalesomalilander5452 2 жыл бұрын
Gabadhu way keentay codkii Qadiija fooday 100%
@cmhayir6240
@cmhayir6240 2 жыл бұрын
heedtaa magceed sxp
@hothanothman2995
@hothanothman2995 2 жыл бұрын
Axlaa cod madoobe
@simansaida5677
@simansaida5677 2 жыл бұрын
I love Qaaci Show ❤ 🤍 💙 🧡 Mahadsanidiin inta ka qeyb qaadatey. Fankii oo sii liicaayo ayaad gacanta ku qabateen.
@shaxshaxlahatogdheer4949
@shaxshaxlahatogdheer4949 6 ай бұрын
Woof
@sooyaalmidia3053
@sooyaalmidia3053 2 жыл бұрын
Khaadija foodey is come back
@adnaanootobiihi5307
@adnaanootobiihi5307 2 жыл бұрын
Adan buur iyo bananba inta ka bafinaye “ axya fanan
@ahmedusman6652
@ahmedusman6652 2 жыл бұрын
Inanta codkeedu waa kaalay arag waa dadkii loo baahnaa inay badalaan fanaaniintii hore.
@nimcaanmohamoud9167
@nimcaanmohamoud9167 2 жыл бұрын
caawa waa qayilayaa waxa fadhiya LA lkn waxan jismi ahaan jogaa ceerigaabo 😂😂😂
@galkacyo9045
@galkacyo9045 2 жыл бұрын
Waaw nasib waxan u yeshay in aan noqdo qofki ugu horeyay oo dawada oo hadana comment ka bixiya... horo socod wanagsan baa idin rajenaya astaan
@nimcomooge2558
@nimcomooge2558 2 жыл бұрын
Keep going
@galkacyo9045
@galkacyo9045 2 жыл бұрын
@@nimcomooge2558 thank you 🙏
@khadarismail5809
@khadarismail5809 Жыл бұрын
27/5/2023 wuu dhinty ninkaa kabanka Tumayaaa
@wadeeco1wadeeco289
@wadeeco1wadeeco289 2 жыл бұрын
Dhulka waxa ka taliya garxajs waxa ku dili doonaana waa garxajis , dhawaanna waa lagu dili doonaa, kabtan ayuub, ninka cad iyo annaga nalakala soo dooro, hadaanu nahay garxajis. OGAAYSIIS, ninkastoo kabaxay ama ka dhoofay dhulka idoorka, ama loo yaqaan heer maaydhka , waa inaay iska soo xaadiriyaan gobolka sanaag magaalo madaxdiisa ceerigaabo, si,aay ugu noolaadaan ama uga dagaal galaan, heer maaydhkii ka qaxay dhulka heer, maaydhka, ama dhulka idoork . Ujeeddo 100% 90 idinka qarsoon, una qarsoon idoor, ama heer maaydh.
@abdirasakosman9292
@abdirasakosman9292 2 жыл бұрын
waayo waayo iyo xasuuso hore , alle ha idinka keene waad naaga keenten hhh
@hassandahirabdille7329
@hassandahirabdille7329 2 жыл бұрын
Aah yaa Cabdi madoobe waad naduulisay
@hanadmacallin6875
@hanadmacallin6875 Жыл бұрын
Fanka Ilaahba riyo usoo diray
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
❤Dugaago Ku weerara❤
@xaajifaaraxxaaji604
@xaajifaaraxxaaji604 2 жыл бұрын
💯
@iltirehkhaireh632
@iltirehkhaireh632 2 жыл бұрын
Waw
@nasiribrahim3372
@nasiribrahim3372 2 жыл бұрын
Hadaanan muqaal ahaan u daawanayn codka qaadaya "Bogi jacaylka" waa Khadiija foodeey baan odhan lahaa.
@umumuntas1653
@umumuntas1653 Жыл бұрын
2/6/2023 habeen xanun badan😢
@sharifsouleiman4257
@sharifsouleiman4257 2 жыл бұрын
08 mars 2022
@qaaliyuusuf8234
@qaaliyuusuf8234 Жыл бұрын
❤️❤️
@souleimandahirgod8504
@souleimandahirgod8504 2 жыл бұрын
12 /03/2022
@khadarmohamed6505
@khadarmohamed6505 2 жыл бұрын
Fantastic
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si
@AbdihagimuseAbdidariiqo-vu6si 2 ай бұрын
Hees iyo gabeyba Hyonis baa .meel dhigteyWeliba Cbdale ismaciil, bal eeg Cali sugule ilaa salbeaan bide ilaa kuluc rats khasaa meel iska dhigY😊
@maxamedfarcaano7454
@maxamedfarcaano7454 2 жыл бұрын
War kuwa dislike-ta taabtay ma download button bay u haysteen malaha!
@hanaapdiapdilahi3950
@hanaapdiapdilahi3950 2 жыл бұрын
Cod macaana macaana abdi abdilaahi awjaamac iyo inantuba
@munaahmed0119
@munaahmed0119 2 жыл бұрын
Dad hadad is baratan........... jcyl xnun waaye wlh qof wax jeclaaday hadne waayy unba dareemi karo
@ahmedfarah6760
@ahmedfarah6760 2 жыл бұрын
Heesta hanagaga ciyaarin codkaaga ku hees muusiqu waatabcaan
@anabhersi591
@anabhersi591 2 жыл бұрын
Fanaanka hesta 1 iyo 2 ayan kuhestaa wankusocelcelshaa
@cmhayir6240
@cmhayir6240 2 жыл бұрын
Dabayl caafimaadey markale dib makuu arkaaya🙄
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
Daad. Isma. Qaban karo. Isdaba. Socod. Lii. Mooye
@maxamuudshiinexuseen7366
@maxamuudshiinexuseen7366 Жыл бұрын
NaFtu maysku duupta IYana maYgu diGata Inaan doono moYe MiYaan dipad ka HoYda Axsan Yaa hees hapeenimo 2=30
@mahamedfaysal5308
@mahamedfaysal5308 2 жыл бұрын
Heesta labaad ee gabadhu qaadayso ya hore uqaday
@rooble883
@rooble883 2 жыл бұрын
Waxa hore u qaaday Xaliimo Cabdi Odawaa oo dhimatay 1979kii aun. Waxa dib u qaaday Faadumo Axmed Dhimbiil oo dhawaan iyana dhimatay aun oo reer Jabuuti ahayd.
@MrAbshir98
@MrAbshir98 2 жыл бұрын
@@rooble883 Talow qisada heestaas Nuur Daalacoow ma dhab baa Walaal.???
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 Жыл бұрын
Duufanta xoogale waa laga ducaystaa si kastoo nafta udaran wxba lagula daalaa ❤❤❤❤
@Nabiil47
@Nabiil47 7 ай бұрын
Shay-kastoo nafta udaran weeye Bro
Qaaci Show | Nadar Cilmi & C/qaadir Qiiq | Astaan | 2020
30:38
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 67 МЛН
마시멜로우로 체감되는 요즘 물가
00:20
진영민yeongmin
Рет қаралды 12 МЛН
Best father #shorts by Secret Vlog
00:18
Secret Vlog
Рет қаралды 8 МЛН
تجربة أغرب توصيلة شحن ضد القطع تماما
00:56
صدام العزي
Рет қаралды 39 МЛН
Qaaci Show | Cabdikarin Jago
23:47
Astaan
Рет қаралды 124 М.
Qaaci Show | C/risaaq Siciid & Najax Mawliid | Astaan | 2021
31:07
Barnaamijka Qaaci Show | Maxamuud Laato | Astaan HD | 2021
22:54
HEESO SHIDAN IYO XULKA HOBOLADA QARANKA WAABERI BARNAAMIJKA SANADKA 2024
1:25:29
Goodax Media Production
Рет қаралды 19 М.
HEESO TALANTAALI WAAYO WAAYO QAACI AH FANAANIIN BADAN DAAWO WACAN
2:16:19
Qaaci Show 2019
37:40
Tixmaal Media
Рет қаралды 6 М.
AYAAN WADANI HEESO XUL AH 2024
1:04:27
Nasir Production
Рет қаралды 193 М.
路飞被小孩吓到了#海贼王#路飞
00:41
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 67 МЛН