No video

#10- SHINNIDA MALABKE EE GEEDKA SAARAN SIDA LOOGU XAREEYO GURIGA SHINNIDA

  Рет қаралды 15,380

Eelopoly

Eelopoly

3 жыл бұрын

Nagala soo xidhiidh Ciwaanadan hoose waqti kasta si Bilaash ah. Insha'allah
WhatsApp: +252634500139 || +251915750504.
#9-Shinnida Malabka, Qalabka Malabka iyo Xabagta malabka lagu kala saaro.
• #9-Shinnida Malabka, Q...
SHINNIDA MALABKA: SIDA LOO TIJAABIYO MALABKA INTA AAN SUUQA LAGAYNIN | SIDAN OO KALE U TIJAABI ...
www.youtube.co...
SHINNIDA MALABKA: XAALADA BEERTA SHINIDDA KA JIRTA MARKA LAGA SHAQAYNAYO | GAAGUURTA NOOCA CASRIGA.
www.youtube.co...
SHINNIDA MALABKA: QALABKA UGU MUHIIMSAN IYO QALABKA AAD ISAGA DIFAACI KARTO
www.youtube.co....
SHINNIDA MALABKA: NOOCYADA SHINNIDA IYO DAAGAANKA KU HABOON
www.youtube.co....
Shinnida Malabka: Qiimaha Ku baxaya Saxaarada Shinnida | Ha ka walwalin ee inta aad hayso ku bulow: www.youtube.co....
Xayawaanda Dhibaateeya Shinida Malabka | Malabka Shinida ka baabi iya
www.youtube.co....
Shinida Malabka markiiba 50kg - 100kg ayaad ka heli kartaa ee sidaan samee. www.youtube.co....
Ku Saabsan Xajiyaasha malabka Gaaguurta | Beehive Frames. www.youtube.co....

Пікірлер: 52
@AbdiSimane-hs9hg
@AbdiSimane-hs9hg Жыл бұрын
Malabku soo dhalaali maayo qoraxda awgeed ileen shanjo weeye malabkuyee
@saidamohamed2951
@saidamohamed2951 3 жыл бұрын
Maa shaa ALLAAH
@mahadarte8850
@mahadarte8850 2 жыл бұрын
Aad ayaad ugu mahad San tahay brother
@Eelopoly
@Eelopoly 2 жыл бұрын
Wll soo dhawoow aad ayan ugu faraxsanahay dhiiro gelin taada Mahadsanid 😊
@abshirhersi3131
@abshirhersi3131 3 жыл бұрын
mansha allah hore u socda
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll waan ku faraxsanahay Dhiiro gelintaada..
@safomacalin8266
@safomacalin8266 3 жыл бұрын
Asc waxaanjoogaa mushdish gaarahaan yaaqshid waxaandoonayaa in aanxanaaneesto shin wallaaillasooxadhiidh hadiieeymacquultahay mahadsani a
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wcsww. Wll soo dhawoow, waa arin aad u farxad badan mar hadii aad ku haminayso in aad ka shaqayso Shinnida Malabka. Wll Ciwaan kaaga noo reeb ama nagala Soo xidhiidh ( xiriir) ciwaanada Hoos ku qoran: WhatsApp: +252634500139 ama +251915750504 Mahadsanid.
@saalahmedia3382
@saalahmedia3382 3 жыл бұрын
Chanel aaan wax badan ka faaiday mahadsanid
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll waan kaaga mahad celinayaa Dhiiro gelintaada iyo Taageeradaa. Mahadsanid. Waxan rajaynaa insha'allah inaan Barnaamijyo Caaqibo badan inila wadaagi doono insha'allah
@mohamedadem4053
@mohamedadem4053 Жыл бұрын
Asc Dr waaan kusalamay. Maahmaah ayaa tidhaahda "kahortagaa ka wanaagsan iska daaweynta" markaa qalabkiina qaata oo ahaa equipment personnel. You and your team well managed, skilled. Keep going and take my suggestion.
@Inasaid56336
@Inasaid56336 Жыл бұрын
Shinida oo iib ah xalkeen kaheli Kara
@muniiraar3407
@muniiraar3407 2 ай бұрын
Waligay waxan jecla inan barto qabashada shinida wanan xiiseya runti balse jaani wan uwayay inla ibaro shinida qabka lo qabto wanan Ubaahnay wayo qofkastaba hami ayu leyey wana hamigayga waxanan rabaa inad iigadhwadan si ay iigu rumawdo
@calimaxamud1025
@calimaxamud1025 3 жыл бұрын
Maasha allaah
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll soo dhawoow.
@rahmaelmi5885
@rahmaelmi5885 2 жыл бұрын
Maanshallah waa mashruuc fiican waa jelahay inan samaysto waa idinla soo xidhiidhi ma cunayso miyaa bilaaqalab see loqabankaraa
@abdulmalekjama2967
@abdulmalekjama2967 3 жыл бұрын
Maa Shaa Alla waa mashruuc wanaagsan walaalayaal. Halkee beertani ku taallaa?
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow, aad ayaan ugu faraxsanahay Taageeradaada, waxay ku taalaa Sheeddheer. Mahadsanid
@khadarsheikhmahamud1652
@khadarsheikhmahamud1652 3 жыл бұрын
Mnsha allah Suaal macalin?? Tusaale ahaan markaad shininqabato eed sanduuqa qaybtiisa hoose ku ridid qaybtii sarena soo dul saartid iyadoo madhan Siday u badan kartaa wakhti intee le eg bayse ku qaadanaysaa inay taranto oo lahelo qayb xaga sare malab ku samaysa???
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow. Waan ku faraxsanahay in aad su'aal Noocan oo kale ah na waydiiso. Waxan ku siin doonaa jwb Gaaban lkn waxan ka soo diyaarin doonaa Barnaamij insha'allah. Jwb: waxay ku xidhan tahay cadadka Shinnida aad haysato, Baaxada weelka ka aad ku shubtay, waqtiga ama xiliga lajoogo sida Guga, Xagaaga ama Dayrta/Diraacda. Xaaladahaas iyo kuwo kale oo ku tiirsan oo iska fudud uun baa ka caawin kara in ay aad u taranto insha'allah.
@muniiraar3407
@muniiraar3407 2 ай бұрын
Marka ay taayir gasho siden uqabtaa ama uso dejiya
@wadefreeman7340
@wadefreeman7340 Жыл бұрын
asc sxb mar baan kula soo xiriiray sanduqyo waa haystaa waxaan u baahnahay shinidii sidaan ku heli lahaa wax iga caawin kara ama farsamo lagu heli karo dhulka aan u rabo aad bay ugu yartahay amaba waa ka dabar go,day sidii loo bursanayey
@mrxudayfi6947
@mrxudayfi6947 3 жыл бұрын
Walal xagee kaala soo xiriirtaa adoo raaliya
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Sheekh Axmed Wll Soo Dhawoow: nagala soo xidhiidh (xirriir) Ciwaanadan Hoose si bilaash ah insha'allah. WhatsApp:- +252634500139 || +251915750504 Mahadsanid.
@taha-selman
@taha-selman 3 жыл бұрын
Hore usoco maclin
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Soo dhawoow in badan.
@mohamedshire2940
@mohamedshire2940 Жыл бұрын
Hilib nin aan cuni aqoon bu ag yaala ban maqli jirey intas geed saran baa gurigeyga dhex joogta geed ku yaala lakin wa tan yar yar bal talo keena bahashas siden yeela
@MBA90909
@MBA90909 2 жыл бұрын
Waxa lo isticmaal in lugu qabto shinada abejar wax ladhaho oo caaj casaan ah wada casaan ah malaga hela halkani
@Eelopoly
@Eelopoly 2 жыл бұрын
Ascww wll soo dhawoow noogu soo dir sawirkiisa Ciwaana WhatsApp ee ku qora Barnaamijka hoos tiisa mahadsanid.
@hamdaabdiabiib5562
@hamdaabdiabiib5562 3 жыл бұрын
Shaqo kudayasho mudan allle ha idinla garabgalo
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Amiin insha'allah. Wll waan kaaga Mahad celinayaa DUCADA iyo Dhiiro gelintaada.
@Mr_Baraf123
@Mr_Baraf123 3 жыл бұрын
Hadii qalabkan iibsado beertyda dhex dhigto shini aanan haysan suurto gal ma tahay inay timaado se shini iiba ma lahelaa
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wl soo dhawoow, waad ku mahadsantahay Su'aal waydiintaada wanaagsan. HAA LABADABA. Mararka qaar Shinnida waytimaadaa marba marka kadamabysa ee aad shinni keeno waxa suuro gal ah in weelasha kale ee faaruqa ah ay soo gasho shinni iska socoto. Mida kale waad heli kartaa Shinnida iib ah. Mahadsanid
@Mr_Baraf123
@Mr_Baraf123 3 жыл бұрын
Waad ku mahad santahay walaal shindida ma loo Berri karaa ubax ay malab Ka samaysto
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
@@Mr_Baraf123 Wll soo dhawoow mar kale HAA, lkn ubaxa aad u beerayso waa in aad taqaano ubaxaasi wuxuu yahay, waayo Malabka ay soo saarayso Shinnida noociisa iyo tayadiida iyo waliba daawo ahaan tiisaba waxay ku xidhan tahay Ubaxa, Waad ku mahad Santahay Su'aal lahaahaga Cajiibka ah.
@faysalabdilahi2394
@faysalabdilahi2394 3 жыл бұрын
zxpayaal ma ladajinkaraa shini duulaysa mhsnid
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow. Haa dabcan marka aad la kulanto Shinni koox ah oo guuraysaa waxad ka maraysaa xaga hore kadibna waxaad ku shubaysaa Carro/Ciid marka aad xaga hore kala marto waxa qalqal ku dhacayaa qoladii ama kooxdii Sahanka ahayd deetana dib ayay isugu noqonayaa Wayna dagaysaa guud ahaan, waayo waxay garan waayayaan dhan ay u socdeen iyo meel ay ka yimaadeen. Mahadsanid. Wixii aad su'aal qabto waad na soo waydii kartaa insha'allah markasta si Bilaash ah.
@yazinmohamed6922
@yazinmohamed6922 2 жыл бұрын
Xirfad badan uma lihide wllayal qudhanjada ka xakameeya
@Eelopoly
@Eelopoly 2 жыл бұрын
Wll soo dhawoow, insha'allah waan dadaalaynaa Mahadsanid.
@yazinmohamed6922
@yazinmohamed6922 2 жыл бұрын
@@Eelopoly Haa wll waad dadaalysaan beertu Halky ku taalaa aan idin soo booqanee
@Eelopoly
@Eelopoly 2 жыл бұрын
@@yazinmohamed6922 wll soo dhawoow, insha'allah waan ku soo dhamaynaynaaa, nagala soo xidhiidh ciwaanada WhatsApp-ka ee Barnaamijka-ka ku hoos qoran Mahadsanid
@yazinmohamed6922
@yazinmohamed6922 2 жыл бұрын
@@Eelopoly what app numner page kusoo qora wll Qalabkeeda aad ugu baahnaa
@Eelopoly
@Eelopoly 2 жыл бұрын
@@yazinmohamed6922 wll waa ku qoran yahay Video-ga hoos tiisa ka eeg insha'allah, Mahadsanid
@Mr_Baraf123
@Mr_Baraf123 3 жыл бұрын
Malabka waqti intee leeg bay kusamaysaa bil walba may samaysaa malab cusub
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow. Waxay ku xidhantahay Deegaanka iyo Cadadka Shinnida. Hadii deegaanka Barwaaqo yahay iyo Shinnida oo aad u farabadan hadii aad isticmaasho nidaamka saxda ah ee casriga, waxay kuu horseedi kartaa in aad MALAB CADAD BADAN KA HESHO insha'allah. Mahadsanid
@user-to4qw5be5n
@user-to4qw5be5n 11 ай бұрын
Shinidu ma iyada uun baa iska timid
@Eelopoly
@Eelopoly 11 ай бұрын
ASC wll soo dhawoow, Marka ay meel dagantay xataa hadii hal koox oo shini ah ay dagantay kuwo kale ayaa soo daga.
@user-to4qw5be5n
@user-to4qw5be5n 11 ай бұрын
@@Eelopoly thanks
@rashiidsaleban2559
@rashiidsaleban2559 Жыл бұрын
Miyaaanay idin cunaynin bahashu, mxaase idinka ilaalaliyo qaniinyadeeda.
@saciidmohamed4946
@saciidmohamed4946 3 жыл бұрын
Waxaa ila qurxan inaad videos ka editing ku sameysaan.
@Eelopoly
@Eelopoly 3 жыл бұрын
Wll soo dhawoow. Waan ku faraxsanahay in aad talo naga siiso meelaha nalaga wanaagsan yahal. Waxan jeclaan lahayn in aad nala wadaagto qaabka waxka badal ugu samayn karno soo diyaarin teenna insha'allah mahadsanid.
$1800 KU MAALGASHO MASHRUUCA SHINIDA AMA MALABKA 🇹🇷
10:12
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 34 М.
OMG what happened??😳 filaretiki family✨ #social
01:00
Filaretiki
Рет қаралды 10 МЛН
SCHOOLBOY. Последняя часть🤓
00:15
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 11 МЛН
Get 10 Mega Boxes OR 60 Starr Drops!!
01:39
Brawl Stars
Рет қаралды 13 МЛН
Barnaamika Gaar ah:-   Waxtarka Malabka Shinida
18:58
CBA TV
Рет қаралды 9 М.
Farax Badel  Gabadha Geela Hodanka Ku Ah
19:59
Hereri Media
Рет қаралды 552 М.
MUUQAAL XIISO LEH OO KU SAABSAN DHAQASHADA SHINIDA
27:03
Marwaaz Academy
Рет қаралды 18 М.
Qalabka Shinida lagu dhaqo | Utimate beekeeping guide ( Mashruuc malabka )
12:41
Zakariye Abdullahi Ali
Рет қаралды 33 М.
#12 Booqashadii Maalintii Ciida iyo Beerta Shinnida Malabka
14:46
Warbixin:-Maxaad ka taqaan dhaqashada Shinida?
6:56
Somali cable
Рет қаралды 4,1 М.
SHINNIDA MALABKA: NOOCYADA SHINNIDA IYO DEEGAANKA KU HABOON
13:22