Qalbigiyo waxay maqan: Caasha Cige

  Рет қаралды 392,950

SURUD STUDIO

SURUD STUDIO

4 жыл бұрын

Surad studio waxa aad ka helaysaa dhammaan fanka iyo suugaanta Soomaalida iyo weliba mawduucyo kale oo aad u xiisa badan sida dhacdooyin, taxaneyaal, madaddaalo, murti, warar iyo wacaalo. Fadlan haddii aad ku cusubtahay subscribe, like, share iyo comment.
Somali music and literature specialy Somali old songs with lyrics.
Waa heestii qalbigiyo waxay maqan qasnadihii jidhkaygee, ma qumaniye hay bixin

Пікірлер: 42
@MohamouttUpdiH
@MohamouttUpdiH Ай бұрын
Best 👌 alle haku karaameeyo caasha cige
@ammmmgmail
@ammmmgmail Жыл бұрын
Qarka Golen Hight waa buuraha ay Israel ka haysato Suuriya
@gobaadfarax11
@gobaadfarax11 13 күн бұрын
Ash calaa
@user-uh2ys4pu3n
@user-uh2ys4pu3n 7 ай бұрын
Alle naxariisti janno hawgu deeqo
@user-tp8fq9mb8e
@user-tp8fq9mb8e 5 ай бұрын
Amin Adun iyo aqiro Allah hadhowro casho Cige
@nuurabiib9227
@nuurabiib9227 2 жыл бұрын
Qalbigiyo waxaaa i maqan Qasnadihii jidhkaygee Aaabe Ma qumaniye hay bixin Caasha cige Cod aaad u macaan iyo ereyo dareen culus oo qiso xambaarsan gudbinaya Alle ya cisika alle cimriga hakuu barakeeeyo
@sama-tebismedia9470
@sama-tebismedia9470 4 жыл бұрын
Hees cajiib oo qiso xanbaarsan😍😍
@Gufaaco
@Gufaaco 6 ай бұрын
Allah yacizak
@CadnaanYasiin-vr2cv
@CadnaanYasiin-vr2cv Ай бұрын
😊
@khaledahmedofficial915
@khaledahmedofficial915 2 жыл бұрын
Siciid gabare thanks sxb
@FadxiMaxamedcabdi
@FadxiMaxamedcabdi 4 ай бұрын
Fadxi maxamed cabdi
@Habeenguure
@Habeenguure 22 күн бұрын
Qalbigiyo wxay maxan qasnadii jidhkaygee abbé ma qumaniye hay bixin.
@MahadBonbo-eg6ii
@MahadBonbo-eg6ii 4 ай бұрын
Wasiir.
@MuxuyoGabyaaye
@MuxuyoGabyaaye 7 күн бұрын
Habeen xasuus mudan 31/07/2024😂🎉
@abdunasirabdihasan4384
@abdunasirabdihasan4384 2 жыл бұрын
Ax caasha cige Allaha unaxariisto Wlaaahi aad baan utaageeraa heeseheeda
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 Жыл бұрын
Allaha u naxariisto balse inay nooshahay ayaan filayaaa walaaal
@KhadraApdi78-fr2sg
@KhadraApdi78-fr2sg Жыл бұрын
@@axmedcsalaan6005 wllo may dhiman
@cusmancabdicusman224
@cusmancabdicusman224 Жыл бұрын
Wa.runta..horay.loshegay
@badrigass4135
@badrigass4135 8 ай бұрын
Surud studio salaam ku mahadsanid dib usoo nooleynta fanka somaaliyeed halkaa kasii wad waanu ku barbar taaganahey Waxan kaa codsan lahaa heesta khadra daahir ee faal caashaq?!!
@abdnadirabdi2205
@abdnadirabdi2205 5 ай бұрын
Woooòw❤
@yusufeges3250
@yusufeges3250 4 жыл бұрын
Goood
@OmarBasto
@OmarBasto 4 ай бұрын
Ayeeyo😢❤
@AhmedwaliMasriye
@AhmedwaliMasriye 3 ай бұрын
🎉
@MaxamedCali-hz1us
@MaxamedCali-hz1us 6 ай бұрын
Whatsupp and construction
@user-uh2ys4pu3n
@user-uh2ys4pu3n 7 ай бұрын
Caku yey buurta golanhayt
@maqmiipmukhtar3943
@maqmiipmukhtar3943 8 ай бұрын
*Qarka gooldhe hautiyo * Sida qoorigoo kale * Arrin laba quruumoox *Qalabka isku haystaan *Oo guurti qaadiyo * Guddi qaybsha loo diray * Iyagoon gartii qalin * Haddii ay si qaab daran
@XaadisXasan
@XaadisXasan Ай бұрын
0:23 nakeuh
@hooygaculimada
@hooygaculimada 7 ай бұрын
Maalinkaad fanaaniin Ku sheegta yadhyadhe TUUGADA ah aad soo geliso weeynu Kala tagnee la soco..KABAN qaaci reen darar talantaali organ iyo humus waxaan Ka ahayn kuuguma ogi....salaan sare
@Gufaaco
@Gufaaco 6 ай бұрын
Axmed gufaaco
@maxamuxasan4186
@maxamuxasan4186 2 ай бұрын
Caasha cige iyo c/ramaandheere riwaayadii farxadi waa Naxdin abwaan Kuna waa cali caateeye diiriye
@KhadraApdi78-fr2sg
@KhadraApdi78-fr2sg Жыл бұрын
Wll ma dhimane way nooshahay wllo
@badrigass4135
@badrigass4135 8 ай бұрын
Qarka goolden hayt (Golden highest) waa buuraha u dhexeeya masar,suuriya iyo israel 1967 ayey masar ka qabsatey yuhuudu, waxey masar dib ula soo noqotey 1969 dagaalkii qadhaadhaa ee labada maalmood
@saidomar2434
@saidomar2434 6 ай бұрын
Masar iyo Syria haa iskuu qaldiin. Géographigaa Google Map wareysoo inay wax badaan ka qaldan yihiin baa muqatee.😢
@badrigass4135
@badrigass4135 5 ай бұрын
@@saidomar2434isku qaldimaayo ee xuduud bey wadaagaan. Syria. Masar iyo yuhuudu. Buuraha golen hight Syria laga qabsadey markii hore. Masar iyo suuriyana dagaal wadaagbey Ahaayeen. 1969 Ayey masar dagaal Adag ku qaadey Israel dhulbadana kasoo celisey, Buuraha golen high qayb ka mida hada Israel ayaa haysata qaybta kalena waxey ku jirtaa gacanta muskimka
@OmaliMedia-zv1bs
@OmaliMedia-zv1bs 4 ай бұрын
Qarka Golan Heights (dhulkii Syria laga qaaday ) miyaa ? Toloow ?
@yasirsiciid5995
@yasirsiciid5995 6 ай бұрын
Heesta yaqadayna
@user-tp8fq9mb8e
@user-tp8fq9mb8e 5 ай бұрын
Qadar cige
@mohamedabdulle8047
@mohamedabdulle8047 6 ай бұрын
Saxid 1. Qarka goolan hayt iyo Sida qoorrigoo kale Haddii laba quruumood qalabka isku haystaan Arin mahan waa hadii 2. Qormadiyo rugtiisi Nin qasaaray ban ahoo Weeye
@badrigass4135
@badrigass4135 8 ай бұрын
Waar Asxaabeey ninkii mudugboy channel kiisii meel iigu sheega ?waanka Waayey bartan KZfaq .
@abdirahman_qaasaali7845
@abdirahman_qaasaali7845 4 ай бұрын
hawada ayaa laga saaray Saaxiib channelkaas
@Qalimaale
@Qalimaale 2 ай бұрын
Everybody is not cominate leader
@user-oe1wt3zp3b
@user-oe1wt3zp3b 2 ай бұрын
Falaloga cabdi wahabiyada iyo samaalaynta jinka aad maleeg taa adiga ayuu ku googayn wax ba kaa ma reebee adaa joogi waayee jiidaale diidee hada ka aad jaajuska u tahay ku googo
Heestii:- BALAN.|| C/raxman - Dheere & Caasha Cige.|| lyrics.
10:24
Hal Abuur channel
Рет қаралды 88 М.
Kalgacalkan Baanan Jiray - Abdiqadir Jubba
7:51
Nasri Ish
Рет қаралды 162 М.
Советы на всё лето 4 @postworkllc
00:23
История одного вокалиста
Рет қаралды 4,7 МЛН
لقد سرقت حلوى القطن بشكل خفي لأصنع مصاصة🤫😎
00:33
Cool Tool SHORTS Arabic
Рет қаралды 29 МЛН
XUSUUS AAN DHAMMAAN | HALKII AAN KU DHASHAY
1:27
Ali Soomajeeste
Рет қаралды 27 М.
Heestii:- HA ODOROSIN CAASHA
10:25
Hal Abuur channel
Рет қаралды 128 М.
khadra Daahir & heestii Webiga i sitee i walwaalayaa (wiriiriga)
8:34
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Heestii: Yaa Dooxay Caashaqa (lyrics)
8:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 1,3 МЛН
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
FARXADI WAA NAXDIN ABWAAN CALI CAATEEYE 1979 ...PART 1
22:03
XULKA HEESAHA
Рет қаралды 43 М.
Ulug'bek Yulchiyev & Aziza Qobilova - Esim ko'p (Premyera Klip)
3:32
ULUG’BEK YULCHIYEV
Рет қаралды 2,2 МЛН
JAMAL & GANJA, ИРИНА КАЙРАТОВНА & КАЙРАТ НУРТАС - TUN (LYRIC VIDEO)
3:41
ИРИНА КАЙРАТОВНА
Рет қаралды 1,3 МЛН
Aq Koilek
2:51
Algyt - Topic
Рет қаралды 196 М.
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 317 М.
Әбдіжаппар Әлқожа - Ұмыт деме
3:58
Әбдіжаппар Әлқожа
Рет қаралды 1,3 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 321 М.