QAYBTI 10 AAD EE AFMEER IYO SHEEKADA XASAN YARE EE SHABAKADDI KOONFURTA GALKACYO EE GALMUDUG

  Рет қаралды 120,854

AF MEER

AF MEER

2 жыл бұрын

QAYBTI 10 AAD EE AFMEER IYO SHEEKADA XASAN YARE EE SHABAKADDI KOONFURTA GALKACYO EE GALMUDUG

Пікірлер: 272
@decocade7812
@decocade7812 2 жыл бұрын
Musasalka afmer inta kuxiran liketa dhacdhac igusii
@abdullahiadid7407
@abdullahiadid7407 2 жыл бұрын
Afmeer is back 🙋‍♂️🙋‍♂️
@abdirizakaden2505
@abdirizakaden2505 2 жыл бұрын
We look forward to afmeer each time these guys are catched and killed I get happy 😁
@Suhayb1_4
@Suhayb1_4 2 жыл бұрын
Aan kuu ilmeeye ifkan Kaga baahnahay waxyaro aqoonsi ah🇸🇴 Somalilandernimo 💚🤍❤
@nihaalbiintuilyaas2442
@nihaalbiintuilyaas2442 2 жыл бұрын
Waxan is qarxinaya oo waalan oo iimanka samada laga geeyey aawey dadkii dhaley qasaro badanaa,?????
@yaxyeabdinuur3313
@yaxyeabdinuur3313 2 жыл бұрын
Allah akbar xaqa ayaa Feeraha ka dilaacy guul iyo guulnimo af meer
@abwaancarris5426
@abwaancarris5426 2 жыл бұрын
Wooow Wlhi Wa So Noqday Barnaamijkii Aan Sugayay Mudada Dheer Guuul Team Afmeer
@moyarre3202
@moyarre3202 2 жыл бұрын
Haaa nin fiican
@fowsiyohussein5150
@fowsiyohussein5150 2 жыл бұрын
Timire walalo is ilaali cadow badan baad leedahay staff ha laguu sameeyo waad ogayd sidii loo dilay abdiaziz afrika be cerful bro ragaan aad waraysanayso
@life5674
@life5674 2 жыл бұрын
Xag aluu ka ilaalsan yahay isna waa taba Baran yahay. Waxba kama qaadi karaan xoolahan gaadmada un wax Ku dila. Haatan na gabalkoodii Baaba dhacoo Waa lasoo af jaray awood danbe Uma harin inay musaska Ku dhuuntaan un mooyee
@abdullahiahmedxiin4653
@abdullahiahmedxiin4653 2 жыл бұрын
Hdii laga hor yimado tababar wxbna ku shegi mayo 😀
@life5674
@life5674 2 жыл бұрын
@@abdullahiahmedxiin4653 In Laga hor yimaadaaba adag sow maahan❓🤔
@sultanzaki8220
@sultanzaki8220 2 жыл бұрын
Af meer shaqo wanagsan ayaad heysan thank you guys horay usocda ✌
@waayahadunida5398
@waayahadunida5398 2 жыл бұрын
Wxan sugna wa JEERI ya ila sugooyo✌😂🤣
@Ibrahim-n6k
@Ibrahim-n6k 2 жыл бұрын
aniga hhhh
@mahadbarlove6942
@mahadbarlove6942 2 жыл бұрын
Waaka soo sheekeyey soo dhegayso
@aarkasoomaaliya7886
@aarkasoomaaliya7886 2 жыл бұрын
jeeri lama soo galinayo iga qor aniga sxb
@adacwastudio8273
@adacwastudio8273 2 жыл бұрын
jeeri bahalkii weynaa
@maxamedcaddow3336
@maxamedcaddow3336 2 жыл бұрын
Jeeri waa mj lasoo bandhigi maayo
@amiincuuke2813
@amiincuuke2813 2 жыл бұрын
Wariye timire Allah ha ku barakeeyo waan u riyaaqnay Runtii
@maanmohamed
@maanmohamed 2 жыл бұрын
2009 ku biiray kuyeh waaba daalim weynaaaday. gobolka gedo kuso tababarty kulaha qaswadayaasha gobolka mudug waaba dad lga keenay cirifyada somalia alle magan shartooda...... re mudug io re galkacio nabad waarta kunolaaada (from galmudg)
@zayidcumar3456
@zayidcumar3456 2 жыл бұрын
War saxan sxb thankz aan hal meel kazo wada jeezano (from puntland)
@maanmohamed
@maanmohamed 2 жыл бұрын
@@zayidcumar3456 saas wye msuul wadajirka waxlagu yahay
@fadumaabdi5812
@fadumaabdi5812 2 жыл бұрын
Timire♥️💉👑 Alle ha ku xafido ina ader qaali
@amaleid6871
@amaleid6871 2 жыл бұрын
Waa ku faraxsanahay Barnaamijkaan Rug cadaagii soo rugaal celi 💪✌️
@mihiimibraahim4930
@mihiimibraahim4930 2 жыл бұрын
Waraysigan in badan waan daawaday mid kasta wixi leeyahay ,,jeeeri iyo maxamed xaashi Aya iso dirtay😃😁😃
@djibdja154
@djibdja154 2 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2022☝️☝️
@tigerak2190
@tigerak2190 2 жыл бұрын
☝️👆
@abdihakim8320
@abdihakim8320 2 жыл бұрын
Afmeer is back💪🏿
@alaskafingaflip6531
@alaskafingaflip6531 2 жыл бұрын
Afmeer welcome back wan idiin xiisnay✌✌✌👏👏👏👏
@mohamedalibootaan4286
@mohamedalibootaan4286 2 жыл бұрын
Heros is back. Welcome back.
@Katrah
@Katrah 3 ай бұрын
Alle ha u naxariisto dadkad dhagarteeen masiboyin you alle umada idinka qabay subxan
@nasaxbarac1270
@nasaxbarac1270 2 жыл бұрын
Cabdi wali wixi dilay kheyr allaha siiyo
@cabdiraxmanrashid6220
@cabdiraxmanrashid6220 2 жыл бұрын
Aad iyo aad , waa marka kaliya aan taagerey nimankaan
@siinbafilimis2949
@siinbafilimis2949 2 жыл бұрын
@@cabdiraxmanrashid6220 maalin ayaa ka jawaabaysaa
@cabdiraxmanrashid6220
@cabdiraxmanrashid6220 2 жыл бұрын
@@siinbafilimis2949 inshallah maalintaas Alle wuxuu igu cafini doonaa naceybka Abdiwali iyo fishqiga uu wadey
@siinbafilimis2949
@siinbafilimis2949 2 жыл бұрын
@@cabdiraxmanrashid6220 kahor ayaa arki doontaa sidaan ayaa kuu dambaysa waayo waxba isma dhaantiin ibliis aya tahay
@cabdiraxmanrashid6220
@cabdiraxmanrashid6220 2 жыл бұрын
@@siinbafilimis2949 kkkkkkkkkj kkkkkkkkk waan kaftamaaye shiikhow
@user-yp9pw2tu8m
@user-yp9pw2tu8m 2 жыл бұрын
Afmeer is back guul i.a ilahay cadawga hanaga qabto
@rahmoabdi4341
@rahmoabdi4341 2 жыл бұрын
Mahamud yasin allha u naxariisto
@abdullahiadid7407
@abdullahiadid7407 2 жыл бұрын
Welcome back 🙏🕺🙋‍♂️
@abdihanad
@abdihanad 2 жыл бұрын
Labada gaari mid ku qarxiyeen xarunta shiikha kan kle noohada ahna bananky uga tageen asagoo furaha ka taaganayahy mid mesha maryay baa la carara oo is dhahay gaarigan cusub bal la fako Jaamacada GU markuu ag maraayo buu qarxay waxaa qornayd dadka meesha soo dhoobanaya inuu badbaadiyo
@MohamedAhmed-ut8rr
@MohamedAhmed-ut8rr 2 жыл бұрын
🙄
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 2 жыл бұрын
Bisinka waa dad yaab leh
@allaayahdeek7324
@allaayahdeek7324 2 жыл бұрын
halkana Ma Joogta
@maxamedxasaanbarre521
@maxamedxasaanbarre521 2 жыл бұрын
Wow 👌 timir and afmer is back
@abdullahalmuwaxid9643
@abdullahalmuwaxid9643 2 жыл бұрын
Both Timir and Afmeer are munaafiqiin. Iga qor taa aniga wiilow. Insha Allah the Tawheed will rule the whole geeska very very soon. No body will ever remember or mention Afmeer, except inkaari haku dhacdo munaafiqiinta
@maxamedxasaanbarre521
@maxamedxasaanbarre521 2 жыл бұрын
@@abdullahalmuwaxid9643 sabab
@omarabdi5760
@omarabdi5760 2 жыл бұрын
Nosoobadhi afmeer illahey hakuxafido🔥🔥🔥🌹🥀🥰🥰🥰🥰🙏
@moyarre3202
@moyarre3202 2 жыл бұрын
😂😂wlh ani xitaa waanjeclahay
@mawlemagan
@mawlemagan 2 жыл бұрын
Waa uga mahadcelinaynaa in program kaan dib loo bilaabo. Timirana waxaan leenahay Alle haku dhowro.
@Hoodo_diamond
@Hoodo_diamond 2 жыл бұрын
Dhibka dhan waa shirkadaha kararka bixiya wax walbana way ogyihiin waxaa fcn inay dowladu la wareegto shirkadaha oo kararka dad dhagaysta loo sameeyo waxaan dhan way soo afjarmi lahaayeen
@ifrahismail1558
@ifrahismail1558 Жыл бұрын
qof kaa feker fiican waligey ma arkin walhi ❤🙏
@blackboy6604
@blackboy6604 2 жыл бұрын
WRiye abdiwali timirre hala soo celiyo 100%
@GaroonMedia
@GaroonMedia 2 жыл бұрын
Welcome back
@munagelle8514
@munagelle8514 2 жыл бұрын
Afmeer is back 😘
@engineerkadiye1467
@engineerkadiye1467 2 жыл бұрын
Welcome back....
@nouradiinabdirahmanmohamed3962
@nouradiinabdirahmanmohamed3962 2 жыл бұрын
Jerry ayaan sugaynaa.
@elossmania
@elossmania 2 жыл бұрын
Jeeri Noo Soo Siidaa Hadii kaLe NagaLa Tag Waxa Mise Baqdin Baa Ku Haysa Timiroow 😁✌
@abdirahmanyasinwarsame3473
@abdirahmanyasinwarsame3473 2 жыл бұрын
M.A Guul Wacan Afmeer Haduuba Soo Noqday
@kawthermohamudhersi8890
@kawthermohamudhersi8890 2 жыл бұрын
Puntland power🇸🇱🌏 Laaya cadowga bulshada🤫
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 2 жыл бұрын
So far Puntland waa hoyga cadawga meel naga saartay anagoo reer Muqdisho ah waxaa idin leenahay guuleesta
@caddeloverabar
@caddeloverabar 2 жыл бұрын
Timiroow jeeri aaway waraysigii ilaa hada waansugaynaa
@abdifitahmohamed535
@abdifitahmohamed535 2 жыл бұрын
Allow adaa mahad leh nagabadbaadiyay kuwaaa لا حول ولاقوة الا بالله
@zamiirazoomaal4166
@zamiirazoomaal4166 2 жыл бұрын
Subxanallaah waaa dad sixran
@aydurusmohamedhirsi3784
@aydurusmohamedhirsi3784 2 жыл бұрын
Sxbow qaabka waraysiga baa alle kugu dhibay qofka si wacan ha u waramee hadalka haka joojin
@abukarali4
@abukarali4 2 жыл бұрын
subxan ALLAH
@fadumosaid2419
@fadumosaid2419 2 жыл бұрын
Mansh allah soo nabad noqo
@geenyojoogdheer8222
@geenyojoogdheer8222 2 жыл бұрын
Wow wlhi afmeer is back
@gureyyare4707
@gureyyare4707 2 жыл бұрын
Afmeer is back
@hassanabdulahi2593
@hassanabdulahi2593 2 жыл бұрын
Kuli waxay ka siman yihiin waa nala qasbay ayay ku leeyihiin. Ma awoodo miyaa in uu dalka ka baxsado inta dad uu dili lahaa.
@mohamedsahaladan4685
@mohamedsahaladan4685 2 жыл бұрын
Waa beentod mar-marsiyo ayey ka thy
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Waa been bro Wakhtigaas uu sheegayo 2009-2010 kii Anagoo Xamar ka qaxnay ayaa shabeelaha hoose joognay Dadka ugu bdan sanadahas ayay ku biireen aad baa loo xiisayn jirey berigaas Dhalinyaradii qaadka iyo barooniga laga joojiyey inyar oo Xamar u carartay ma ahane intii kale iyaga ayay ka mid noqdeen Hebel waa shabab hebel xarakada ayuu ka tirsan yahay Ayaa lagu faani jirey oo leysku waabsan jirey oo dadka loogu bootayn jirey Marka cid la qasbay majirto Cid tahliil iyo catar loo mariyeyna haba sheegin Dadku iyagaa raali ahan shahoda kula joogay kuna shaqaysanayey oo dadka inay dilaan uxiiso qabey Anigaaba aqaaney kuwo xashiishka iyo khamriga cabi jirey oo markii beerihii xashiishka laga gubay qaadkii iyo khamrigii laga jaray Markay iyaga dhowr bilood ku jireen intay surwaal gaaban qaateen oo gadh yar la baxeen hebel waa murtad Iska dhihi jirey🤔 Ukhtii naftaa ku jeclatay aan ilahay dartiis isku guursano si aan Islamka ubadino gabdhaha ku shukaansan jirey🤣🤣😂
@hannaali3863
@hannaali3863 2 жыл бұрын
@@KhanYunis7 hhhhh wax baanba ogtayba wlle anigu alshapap unban maqla iyo kuwanla wareysto
@cabdimacalin2661
@cabdimacalin2661 2 жыл бұрын
Qarash lagu baxo lama hayo
@hannaali3863
@hannaali3863 2 жыл бұрын
@@cabdimacalin2661 hora loo ishii nin tuurle tabtu u seexdo maa wayo haday raban inay baxsadan waxba meey wayeen
@maariya1238
@maariya1238 Жыл бұрын
Subxaanalaah mihiimadu waa inay ugus dadka sixraan
@pettowny
@pettowny 2 жыл бұрын
af meer ilahay ha ku xafido dadkaan dhagta dhiiga ha loo daro si loogu quusto midkasta oo somali ah
@ducoofficial
@ducoofficial 2 жыл бұрын
سبحان الله
@wadanisom3764
@wadanisom3764 2 жыл бұрын
Been badanaa, tuugyahow kalaam ka Alle been haka sheegin. Quraanku waa naxariis iyo hanuun wuuna reebay dilka dadka aadlayseen.
@saidmohamed745
@saidmohamed745 5 ай бұрын
Cabdi wali wakeee
@siinbafilimis2949
@siinbafilimis2949 2 жыл бұрын
Alxamdulilah xaqa ma soo daaho waxaa sii farxaa maalintii madaxa xabad loogu dhufto
@saidosman6114
@saidosman6114 Жыл бұрын
Saas saxmiyaa
@saacidawdhere2442
@saacidawdhere2442 2 жыл бұрын
Af meer
@amiirayuusuf8345
@amiirayuusuf8345 2 жыл бұрын
Timire geesi geesi dhaley tahay u shaqee dalkaaga sidi abdiaziz africa u dhimo shaqada adoo dalka uhaya
@samiirasuulay5769
@samiirasuulay5769 2 жыл бұрын
Is back afmeer
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 жыл бұрын
💯💯💯💯💯
@maxamedcabdimaxamedcabdi-yn2xn
@maxamedcabdimaxamedcabdi-yn2xn Жыл бұрын
Kooxda dhan ninkanaa ugu fiiro dheeraa masiibo ayaa ku habsatay
@theviraltime9599
@theviraltime9599 2 жыл бұрын
Wlhy dadka cabtoyda xataa sidan uma sheekeyan Hala laayo cawaanta beenta badan maskaxdeeja ku ciyaraysa
@mawlemagan
@mawlemagan 2 жыл бұрын
Ninkaan waxbadan ayuu qarin. Sababtoo ah, ninka suu sheegin waa ay soo wada tababarteen. Gurigayga ayuu 2 habeen seexday ayuu Yiri. Misana magaaladaan isku aragnay ayuu Yiri. Ninkaan ciqaada ahaan ayuu takfiiri u yahay. Ee hala mariyo wadadii ragii hore.
@shaaficiqandala3173
@shaaficiqandala3173 2 жыл бұрын
JEERI aaway timirow hana cag wareejin sxb soo fasax ninkaas
@zamiirazoomaal4166
@zamiirazoomaal4166 2 жыл бұрын
Guul iyo gobanimo
@cabdirisaaqxaashi2277
@cabdirisaaqxaashi2277 Жыл бұрын
Waxaan kaga yaabay aydaan calaacal xumada waa nala qasbay iyo waan baqanay nin laqabtay ama xaar ama dhuus Walee dilaayaw dil ayaa idiin yaala
@hdmovies6911
@hdmovies6911 2 жыл бұрын
✅✅✅✅
@engineeryahya6622
@engineeryahya6622 2 жыл бұрын
Hal mar baan ku la hadlayaa kun jeer ifahan kulahaa hhhhh
@abdifitahmohamed535
@abdifitahmohamed535 2 жыл бұрын
Waxaas waa sixir ربنا لاتزغ قلوبنا بعد اذ هديتنا وهب لنا من لدنك رحمة إنك أنت الوهاب Allow na badbaadi
@yazmiinmohamed5057
@yazmiinmohamed5057 2 жыл бұрын
😭😭
@abdikarindhibis158
@abdikarindhibis158 2 жыл бұрын
Ader shekadas kasaari meyso wa Yara iyo Hal Ayan hadlaya kun jeer ifaham Aya la iyiri iyo waxas wa ii dheh si aad nafsadada ubadbadiso ayad nafaf badan u Godgelineysa so Maha maxad iskaga tahriibi weyday xita hadii aad naftada ubaqaneyso inti aad dili laheyd qof Muslim ah oo aan waxba kagalabsan Ader boorkiisa hala kiciyo maba jirto sabab raashin losiiyo waliba xabsi logu haayo hadhadhamiyo xanuunka ayledahay qof ladilaayo guulesta buntland Ayan idin leyahay no naxariis
@hassandahir8541
@hassandahir8541 2 жыл бұрын
Woo
@MaxamudAxmed-no4qx
@MaxamudAxmed-no4qx 4 күн бұрын
War waa carur ee waxan layabay odaygi weynaa e amirka ah calaacalkisa wala i khasbay kulaha waana amiirki 20 years dadka laynayey.
@salaahhussein8270
@salaahhussein8270 2 жыл бұрын
Alow nabdbaadi bidnilaah
@carabgm7335
@carabgm7335 2 жыл бұрын
Kan qalbiguu kahadlayaa wllhi
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 2 жыл бұрын
Alshabaab yaan loo naxariisan saqiir iyo kabiir ba waayo ayagaba nooma naxariistaan maalin kasta dad ayee si arxan darro ah u dilaan.
@GeediGeediMuse
@GeediGeediMuse 2 жыл бұрын
Alshabaab ineey Black-Magic (sixir) adeegsato weey cadahy’ saaxiriinta somalia ka buuxdo in la daba galo weyaan
@dinixbaashi9143
@dinixbaashi9143 2 жыл бұрын
Horey usocda bahda afmeer
@bashiirali3176
@bashiirali3176 2 жыл бұрын
grwe bad jogta
@amiirayuusuf8345
@amiirayuusuf8345 2 жыл бұрын
@@bashiirali3176 mxd ka qaadeysa garowe hadu joga
@magafeabtigiis1852
@magafeabtigiis1852 9 ай бұрын
Mujrimiin cadabka allaha idinku fogeeyo
@abdullahimaxamudmaxamed3757
@abdullahimaxamudmaxamed3757 2 жыл бұрын
Timire is back
@mariankasim-go8le
@mariankasim-go8le 9 ай бұрын
Qasin turaabiga aaway
@mohamudsaed3538
@mohamudsaed3538 2 жыл бұрын
Masha Allah wasoo labatay mala xaliyay howshaadii program ka hanagu kala goyn yaana chanel kale uwareegine zxp
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Alla been iyo indho cadeys badanaa ninkani walee sidas kuma fakatid Klhaa catar ayay dadka umariyaan kitaabo nooc kale ah ayay haystaan Tahliil iyo waxbay dadka ku akhriyaan Wxas quraafaad ayayba ka aaminsan yihiin Anagana noo sheekayn maysid warkan raqiiska ah
@kingwarsheekh2531
@kingwarsheekh2531 2 жыл бұрын
Aaway
@maxamedcaydaruus9929
@maxamedcaydaruus9929 2 жыл бұрын
waarya Raga dhintay maxaad ugu soo dhex dartay sawirka cabdulqadir bosska
@mariashariif8614
@mariashariif8614 2 жыл бұрын
Qebta 11 laso dhaqso wlkey mudo ku sogaye aniga
@suldaanxarbihudlesuldaanxa9459
@suldaanxarbihudlesuldaanxa9459 2 жыл бұрын
Walaahi waa yaab
@kingwarsheekh2531
@kingwarsheekh2531 2 жыл бұрын
Jeeri
@yaxyeawaadan3562
@yaxyeawaadan3562 2 жыл бұрын
Nacsnimo iyo iimaanlaan
@enginarfarta2443
@enginarfarta2443 2 жыл бұрын
Lagendry waa soolaabatay hambalyo sxb
@hassandahir8541
@hassandahir8541 2 жыл бұрын
Wa xasan dire dawa af meer tageero buux ayan inahay jeer mee
@ashrafmohamedali6398
@ashrafmohamedali6398 2 жыл бұрын
AL SHABAB UMA HALA KA QABTO
@cabdishiineadan4061
@cabdishiineadan4061 2 жыл бұрын
Farah abdllhi
@samadooonxasilooon7720
@samadooonxasilooon7720 2 жыл бұрын
War reer gaalkacyo aad ban 2022 idin salama howl aad Faraha loga gubtay ayad qabaten Magalada wain hada maalgalin dag dag ah lagu smeya waxuushtana inta hartay iyagoo foolxun naasaha halaga garaaco
@mafahow67
@mafahow67 2 жыл бұрын
Injir buu isla xoqayaa.
@KhanYunis7
@KhanYunis7 2 жыл бұрын
Belayaa cunaysa Ileen waa dhagar qabe dhiigya cab ahe😡
@MA-xh8pk
@MA-xh8pk 2 жыл бұрын
Disgusting. May Allah punish them all in this world and the hereafter amen.
@maxmedcabdalle6280
@maxmedcabdalle6280 2 жыл бұрын
Tahliilba Nala siyey kuyeh waxasad ku badbadaysa bu isleyhy wale ciqaabta waad dhadhmin
@decocade7812
@decocade7812 2 жыл бұрын
Qufka hadu isqariyo lacagta yaa o cunaya wanyabe mise qabriga ayu kudhax cunaya ilen wuu dhinte 9:50 markey mareyso dhageyso🤔🤔🤔
@mohamedabdulle9501
@mohamedabdulle9501 2 жыл бұрын
7 mursade ah weye
@salmaandsuhayb2845
@salmaandsuhayb2845 9 ай бұрын
Quran la isaaray kabacdi dad aan dilay kulaha ninkaan gaal waaye
@naimomohamud8471
@naimomohamud8471 2 жыл бұрын
Ninkaan kawanka hilibka ku arkay yaa ila arkay wajigiisa
@khadardugul1686
@khadardugul1686 2 жыл бұрын
Anagu ma kawaanadan ku waregna 😆🤐
@ayatollahcalisomali3832
@ayatollahcalisomali3832 2 жыл бұрын
@@khadardugul1686 😆😆😆😆😆
@cabdimacalin2661
@cabdimacalin2661 2 жыл бұрын
@@khadardugul1686 hhhhhhh wllhi waan qosly
@mohamedfarah593
@mohamedfarah593 2 жыл бұрын
Argagaxisada hala laayo in loo Naxariisto Ma mudna
@aminajjama4288
@aminajjama4288 2 жыл бұрын
Waxan sugnaba wa dilagii waynaa e jeeri
@hanuuniyechannel8974
@hanuuniyechannel8974 2 жыл бұрын
Kani sheekada wuxuu ku soo daray baarafuun waadba barafuunsan tahay iyo halmran kula hadlla kun jeer ifahan
@abdallahRAMMU
@abdallahRAMMU 2 жыл бұрын
Ninyahow caruurta aan xogta hayn hanoo keeenin ee dadkii amiirada u ahaa noo Soo daaya jeeri iyo khawaarijta xogta haysa
@M.Duran71
@M.Duran71 2 жыл бұрын
Nacalatullah Alshayaadiin
#Gocasho: Waxaa kusoo Gudbinaynaa Dilalkii Khawaarijtu ku Dishay Wariyaal Soomaaliyeed.
52:03
Vivaan  Tanya once again pranked Papa 🤣😇🤣
00:10
seema lamba
Рет қаралды 35 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,2 МЛН
Galka Baarista: Qaraxyada iyo beegsiga rayidka
16:26
VOA Somali
Рет қаралды 73 М.
Qaraxyada iyo Gungaar // Naftiis Haligihii Fashilmay. By : SNTV
40:20
Somali National Television
Рет қаралды 712 М.
Qeybta 7 Afmeer iyo Sheekadi Horjooge Abayle Q/2.
45:34
AF MEER
Рет қаралды 329 М.
Barmaanijka Gungaar oo dhamaystiran SNTV 05.02.2023
22:36
Somali National Television
Рет қаралды 411 М.
Qiraalka Cadde iyo Cabdiqani Sayloor
18:04
AF MEER
Рет қаралды 224 М.
BARNAAMIJKA GUNGAAR FULL DOCMENTRY 09 07 2021
19:54
Somali National Television
Рет қаралды 48 М.