Qisada Cunto Kariyaha Putin ee isu badalay Khatar uu Wajahaayo .

  Рет қаралды 104,529

OGAANSHO

OGAANSHO

Жыл бұрын

kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 183
@ogaansho
@ogaansho Жыл бұрын
Ha moogaan koorsooyinka sheerxirfad : sheerxirfad.com/
@MohaSalah-ki6io
@MohaSalah-ki6io Жыл бұрын
Waan Rabaa cumaroow sheer xirfad
@maxbuubjeele3350
@maxbuubjeele3350 Жыл бұрын
​@@MohaSalah-ki6io3e❤
@CapdiCaziz-w9r
@CapdiCaziz-w9r 10 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@apthrizakpihi123
@apthrizakpihi123 Жыл бұрын
Wax walba Waxa ka Muhiimsan Quraanka Alle Yaa Igu Raacsan ❤😢👍
@toos8070
@toos8070 Жыл бұрын
👍👍
@ciilqabeduubi3953
@ciilqabeduubi3953 Жыл бұрын
Waa sax lkn mowduuc aan khusayn xagaan si aad like darteed u hesho soo lagama wanaagsana nin weyna waad u egtahaye
@QAWDHANKA1
@QAWDHANKA1 Жыл бұрын
​@@ciilqabeduubi3953Haa wlhy❤
@apthrizakpihi123
@apthrizakpihi123 Жыл бұрын
@@ciilqabeduubi3953 xaqiiq weeye Lkn Wax Walba waxa ka qiima badan Quraanka Iyo Saliga Nabiga Wllky 🥰 alle Haku Sharfo 🤲
@cabdiwalimursal7113
@cabdiwalimursal7113 Жыл бұрын
Scw
@hamseosmanny7811
@hamseosmanny7811 Жыл бұрын
Igula salliya xabiibkeena muxummad scw
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Scw scw scw ☝🏿❤️
@zakibiniamofficial1519
@zakibiniamofficial1519 Жыл бұрын
Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤Scw ❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw
@Kadarzaami
@Kadarzaami Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 Жыл бұрын
Dadku waxey sugaan inaad hal qalad gasho Lakin Rabigeen wuxuu sugaa inaad halmar usoo noqoto si uu kugu denbi dhaafo ➡️Sareeye naxariis badan❤
@alkheyr4
@alkheyr4 Жыл бұрын
اللهم صلي علي محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
@aragwaafi5886
@aragwaafi5886 Жыл бұрын
Ogaansho barnaamijyadaadu waa kuwa fiican laakiin barnaamijkan siddii saxaafada reer galbeedku u buunbuunisay baad soo guurisay.
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Markii lagu leeyahay Cadowgaagu kama foga ee garabkaaga ka eeg waa noocaas Putin hada waxa Cabsida kulul ku ridey waa Shaqalihiisa😂😂Dhalinyaro iska ilaaliya Shaqalihina kkkk
@fardawsasiciid5883
@fardawsasiciid5883 Жыл бұрын
Shukran teben wanagsan ❤😊
@ciilqabeduubi3953
@ciilqabeduubi3953 Жыл бұрын
Horta Cumarow waan ku taageera lkn caruur umaan ekin aad maskaxdooda ku ciyaareyso dabcan waad buunbuunin kartaa muuqaalkaga si aad loo daawado lkn ha inaga dhaadhicin Moskow ayuu qabsan gaadhay hadduu sii socon lahaa, Moskow kaliya waxaa ka hawlgala 96,000 oo boolis ah iska daa ciidamada kale ee kuwa sida xaduudaha, shiishaanka, ciidanka cirka iyo kuwa badda halka isagu uu watay waxaan ka badneen 27k maadaama in badan oo kamida Wagner ay diideen inay ka qayb qaataan gadoodkan. Shacabka ruushka, wasiirooyinka iyo dhamaan gudoomiyayaasha degmooyinka iyo gobolada ruushka waxay taageersanaayeen Putin maadaama ruushku uu hadda wajahayo weerar celis ay Ukraine ka wado dhulkeeda is ay usoo ceshato marka ma doonayaan in dhexdooda qalalaaso ka bilowdo. Waxaana lagu amray ciidanka ruushka inaan lala dagaalin Wagner si loo ilaaliyo in dhiig ruush lagu daadiyo ciida Ruushka. Waad ogayd dabcan wixii ku dhacay raggii weerarka ka bilaabay Belgorod in maanta iska daa cadeyn aanba la hayn raqdoodi xagay mareen. Marka fadlan waxaan u qaado saxid kaliya waana ku mahadsan tahay barnaamijkaada
@alcamaarifardo7334
@alcamaarifardo7334 Жыл бұрын
Haa waan yaabey markuu jiri Moscow qabsan gaarey raashku waa dad ad adag oo mayal adag dhulkooda jecel oo xeelado badan shacabkooda xataa waa dad maskax iyo jirba dhisan
@dadahobujiss
@dadahobujiss Жыл бұрын
Waanba taan la yaabanahay, wixii lagu yaqaanay saxaafada reer galbeedka ayuu inoola yimi maanta😂
@profinneupane6883
@profinneupane6883 Жыл бұрын
Waa run walaal, cumar malaha wxuu akhristaa oo kaliya The Sun, Cnn iyo aljazeera oo badankood waxii markaas danahooda ay kujirto usoo gudbiya shacabka reer galbeedka ee indhaha iyo dhagahaba xiran
@Aliinaliiban1780
@Aliinaliiban1780 Жыл бұрын
Anba waan yaabay wallahi been indhaha layskaga durayo
@Mohamed-badhey
@Mohamed-badhey Жыл бұрын
Kan wariye ma ahan, waa KZfaqr. CNN buu iyo BBC ayuu warka ka dhageestaa
@1LAMINE_1
@1LAMINE_1 Жыл бұрын
keep going brother
@Arlind_14
@Arlind_14 Жыл бұрын
Jazakallahu kheyr Akhi Omar Inshar Sida aad inogu soo gudbiso wararka Ugu Muhiimsan Caalamka 🌏📚❤
@salmaanmuse4725
@salmaanmuse4725 Жыл бұрын
kusaliya rasuulka scw
@user-yj2zt4jd8l
@user-yj2zt4jd8l Жыл бұрын
Alahu akbar
@saedyousf2782
@saedyousf2782 Жыл бұрын
Shukran Omar
@abdirzaqluka419
@abdirzaqluka419 Жыл бұрын
Mahdsanid wll
@user-yj2zt4jd8l
@user-yj2zt4jd8l Жыл бұрын
Alahu akbar 2:35 2:37 2:38
@faaraxsheeko3669
@faaraxsheeko3669 Жыл бұрын
Wallal ogan sho alle haku xafiido
@maxaadpaypal
@maxaadpaypal Жыл бұрын
Ustaad waan jeclaan lahaa dhacdo Walba inaa ka hadasho waayo faah faahintaada si Gaara ayaan wax uuga fahmaa Masha Allah
@misskoko19
@misskoko19 Жыл бұрын
Please iso duceya qaladkii ugu wayna Ayan galay Manta
@cqanihasandheere5456
@cqanihasandheere5456 Жыл бұрын
Thanks for your sharing
@suldaanhassan7531
@suldaanhassan7531 Жыл бұрын
Thanks
@abukateiskudhuuq7366
@abukateiskudhuuq7366 Жыл бұрын
Jazakalaah
@omarkamaan1076
@omarkamaan1076 Жыл бұрын
❤🎉kkkkk gaalo iyaga is qada mishimi balaayo kudhacey
@zakibiniamofficial1519
@zakibiniamofficial1519 Жыл бұрын
Ogaansho ❤ wanku xiranahay wll
@abdiwaasacqorshe7195
@abdiwaasacqorshe7195 Жыл бұрын
What a Exceptional Situation🤔😙
@mohamedadan7815
@mohamedadan7815 Жыл бұрын
اسطوره 🤍💙✌🗣
@cqanihasandheere5456
@cqanihasandheere5456 Жыл бұрын
Ustaad cumar inshaar
@jallexassanali748
@jallexassanali748 Жыл бұрын
Waxaan sida wrabaahinta galbeedku u buunbuunisey iyo xaqiiqdu isuma dhawa Ninkaana mesha lagarsiyay ma gaarsiisna mantana isagaa ku baryotamaya yaan dambi leyraacan berrina waxaad maqli doontaan waa la dilay sababto ah ruushku waa shar lugeyneysa
@abdishaakir1758
@abdishaakir1758 Жыл бұрын
Absolutely halkeeda dhigtay. Waa nin damaanad qaad amni kujoogo belarus ciidankiisana lagala wareegay ayee kuleeyihiin putin uu qatar ku ahaa
@Abdilahi0909
@Abdilahi0909 Жыл бұрын
Cunta kariyuhu wuu Kibray Kaliya lacagta ayuu caabudaa ALWAYS CUNTA KARIYE Waxan lacag siiyay odayga doobya USA 🇺🇸 😂
@ahmedmohamud4294
@ahmedmohamud4294 Жыл бұрын
Waa saan umalaynayo😅😅😅😅 waxaba reer galpeed baaa ka dambeya😂😂😂😂😂
@SacduushAbdi-vu1hb
@SacduushAbdi-vu1hb Жыл бұрын
Wllhi in laquudiyay garaca waa umaleeyay anbo😂money 💰 Is power 😂😂😂
@abdullahibarafka6615
@abdullahibarafka6615 Жыл бұрын
First time in like
@abdiconner5023
@abdiconner5023 Жыл бұрын
Waa Runtiis waayo Markiisii horaa la isticmaalay.
@__Real_King
@__Real_King Жыл бұрын
cunto kariye hakuku soo caanbaxo habaar waaaye😂😂😂😂
@zaciimamacalin3820
@zaciimamacalin3820 Жыл бұрын
😂😂😂
@gedi73
@gedi73 Жыл бұрын
Masha Allah
@hamdakhader5294
@hamdakhader5294 Жыл бұрын
Afka ruushka maad fahmaysa Horta 😂wll sowdiga naga waley ee caydi qab qabtey
@maxamedkheyr3225
@maxamedkheyr3225 Жыл бұрын
sxb sare😮
@shahid_hamza
@shahid_hamza Жыл бұрын
هل نسيتم طفل ا السوري الذي قال قبل قليل من استشهاده وهو يبكي سأخبر الله كل شيء ثم استشهد بغارة تحالف الروسي النصيري..... فان ما يحدث بالروس هي دمعة هذا الطفل ودمعة كل مظلوم الذي ظلمه هذا. النظام الروسي ..... ولاتحسبن الله غافلا عما يعملوالظالمون انما يؤخرهم ليوم تشخص فيه الابصار
@maxamuudmaxamedcashara8871
@maxamuudmaxamedcashara8871 Жыл бұрын
1m coming soon 🎉
@Muscabb-gg1pe
@Muscabb-gg1pe Жыл бұрын
Waan ku slamy sxp
@maxamuudmaxamedcashara8871
@maxamuudmaxamedcashara8871 Жыл бұрын
Firs comment
@Abdikariinaadan
@Abdikariinaadan Жыл бұрын
Zxp omar inshaar hahil maamin video yadii geography ahaaa
@ismaaciilaxmed2321
@ismaaciilaxmed2321 Жыл бұрын
Haa
@user-zi3fk3sp1n
@user-zi3fk3sp1n Жыл бұрын
Big faan
@mohamedcadow2581
@mohamedcadow2581 Жыл бұрын
sxb mhdsnd
@sakariyediriye1468
@sakariyediriye1468 Жыл бұрын
25k Malayshiyaad ah ayay celin waayeen ciidanka ruushka hhh omar inshaar wixi kugu so dhaco managu dayee annaga waxaan waa Jiliin oo uu dambeeyo Putin ee so baar anaga maskaxdada hanooga sheekeene
@XasanAli-pz8vb
@XasanAli-pz8vb Жыл бұрын
🥰🥰🥰🥰🥰
@mahamadaliyi1050
@mahamadaliyi1050 Жыл бұрын
@alcadalayaremoheddeeqsnipereli
@alcadalayaremoheddeeqsnipereli Жыл бұрын
Oh my goodness that one water gate code
@aadancabdi1
@aadancabdi1 Жыл бұрын
1milyen iga gaar Siya wllyaal
@hamistudiopro
@hamistudiopro Жыл бұрын
IGU LAA SALIYA NEBI MAXAMED SALALAHU CALAYHI WASALAM ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@naxariis_badan312
@naxariis_badan312 Жыл бұрын
Scw
@alcadalayaremoheddeeqsnipereli
@alcadalayaremoheddeeqsnipereli Жыл бұрын
Asc axpapi waxaan jooga tarminalka
@leaderzachariachannel9691
@leaderzachariachannel9691 Жыл бұрын
Ogaansho zxp saddam xiseen sanad guurada 17aad kasoo hadal zxp
@inamawleitinamawleit5405
@inamawleitinamawleit5405 Жыл бұрын
zxp af english translate u samee
@hanaanmedia4674
@hanaanmedia4674 Жыл бұрын
Dad❤
@user-jh6ex4go9z
@user-jh6ex4go9z Жыл бұрын
Yafgini somalia halosodiro fadlan 😂😂
@khadartoosane7677
@khadartoosane7677 Жыл бұрын
Alle haku barakeeyo walaal
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 Жыл бұрын
Cumar insharow sideed u aragtaa ciidamada uu Imaaraadka ku dhex sameeysanaayo dalkeena
@MohamedAhmed-gz9ub
@MohamedAhmed-gz9ub Жыл бұрын
Hye
@dadahobujiss
@dadahobujiss Жыл бұрын
Cumarow 25ka sidee u qabsan karaan Moscow oo ah caasimada ugu dhul weyn yurub 3 jibaar ayayna ku labalaabantaa New York-ta aad aragtay ee Mareykanka? Marka fadlan waxyaabihii lagu yaqaanay saxaafadda reer galbeedka hanoola imaan teeda kale ruushka ciidankiisu sababta qadiim loogu tilmaamayo baa ah inay wajahayaan wadan yurub oo hubka, saanada ciidan, lacahaga waalida ay reer galbeedka ku daabulayaan mana aha inaad is barbardhigto ruush iyo mareykan maadaama mareykanku uusan waligii dagaal galin isagoo aan wadamo kale horey u kaxeysan badanaa wadamada muslimiinta ah ee aan wax awood ciidan lahayn ayuu weeraraa halka Ruushka uu wajahayo Ukraine oo aad imika oran karto waa wadanka ugu awooda badan yurub (marka laga reebo Ruushka) kuna hubeysan hubkii ugu dambeeyay ee reer galbeedka
@Wasiirka98
@Wasiirka98 Жыл бұрын
Ciidankiisu waa 50k lkn haddii dagaal sokeeyo dhaco ciidanka ruushku wuu baabayaa wuu kala jabayaa waxa jira Taliyeyaal ciidanka Milatary xoog ku leh oo digtaatoorinimadda putin ka soo horjeeda, Kuwasaa toos ugu biraya 50k haduu mar qudha 250k isku bedelo putin dhuusaa xaar ku noqonaysa 😂
@anushacharlotte7406
@anushacharlotte7406 Жыл бұрын
@@Wasiirka98 masahlana abowe ruushka kama.kaftamo dhulkisa shacabka ayaba kaso horeya taas mana aha dad shisheyaha adegsado moscow kaliya 96k oo balis jogto ana joga rushka hadiba si sahlan lagu taqlusi karo rer galbeed kataqlusi laha wa dad mayal adag aaminsan tariqdoda iyo jiritankoda
@ciilqabeduubi3953
@ciilqabeduubi3953 Жыл бұрын
@@Wasiirka98war nio malaha ruushka ayaad ka war hayn oo wixii ay The Sun iyo Cnn ama Al jazeera soo tabiyaan un daawataa, dabcan waad ogtahay wixii helay qoladii Belgorod weerartay maanta iska daa raqdoodi baan xitaa lahayn oo wax ka hadhay ma aragtaa mise waad iska daldalmi un😂
@haachannel8793
@haachannel8793 Жыл бұрын
​@@ciilqabeduubi3953usheg dad gangs ah iyo dad shacabka ilalinayo maiskumidbaa putin shacabka ayuu firin lahaa wegnerkana wa dad manaxayaal ah
@AbdiwahidMahad
@AbdiwahidMahad Жыл бұрын
​@@anushacharlotte7406hada ruska ma jogta
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Жыл бұрын
Sax Eeygaaga Kori. Adiga Haku cunee
@Marwo39
@Marwo39 Жыл бұрын
😳
@LEADERENZO11-vw5uk
@LEADERENZO11-vw5uk Жыл бұрын
ғᴀsᴛ ᴄᴏᴍᴇɴᴛ ᴘʟᴇᴀsᴇ ᴘɪɴ❤
@YasaminAadam-jh2kx
@YasaminAadam-jh2kx Жыл бұрын
Cadowgaaga kaama dhera🤏😂
@asmaomar8969
@asmaomar8969 Жыл бұрын
Caajib weye dunidani
@MohammadMallin
@MohammadMallin Жыл бұрын
Cumaroow waxa aan aragnaa armuu yahay jiliin 😊
@user-xc3or4ff1q
@user-xc3or4ff1q Жыл бұрын
Waa run nin kan been ma sheego oki 😂
@qizzadak7552
@qizzadak7552 Жыл бұрын
Wll omar markad ledahy si fudud aya ku qabsan miyad ilowday cidanka rushka iyo hubka iyo diyaradaha xisa waxa uu awoda putin inu kimiko ku bufuyo
@engilyas44
@engilyas44 Жыл бұрын
Doqon iyo niin walan waa loqosla
@abdirahenhassn-ci7tq
@abdirahenhassn-ci7tq Жыл бұрын
Wll ka soo hadal qabri dahar
@xsnkh.d9731
@xsnkh.d9731 Жыл бұрын
8:02
@xamdinafyar5822
@xamdinafyar5822 Жыл бұрын
Hhhhh waligaa God abeeso ha qodin ban maqli jire😢
@ayaanleiiman626
@ayaanleiiman626 Жыл бұрын
𝐦𝐬𝐡
@harwaynjire9227
@harwaynjire9227 Жыл бұрын
Sxbow ilaa iyo hada wali wax ma fahmin
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. Жыл бұрын
Arinkani wada uu ahaa arin siyaasaded laguna ogaanayey !baadhayey!!!Das u daacad ah difaaca dalka Waxasna waa Sirdoonka qaarna waxay sheegen in uu rabo Hubka istiraatiiijiga ah in uu isticmalo waa Arin Putin ka dambeeyo
@RamdaDhipley-jl4rv
@RamdaDhipley-jl4rv Жыл бұрын
Hppi codkada ka heley aniiih🥺😩
@ibadasaid6477
@ibadasaid6477 Жыл бұрын
Mahadsanid, lakin sidee putin uga ogolaaday in uu ninkan aas aaso ciidamo calooshood ushaqestayaal ah.
@ciilqabeduubi3953
@ciilqabeduubi3953 Жыл бұрын
Wll wadan walba ayaa isticmaala calooshood u shaqeystayaal si aan loo eedeyn oo ay waxay doonaan uga sameeyaan wadamada ay rabaan, tusaale mareykanka wuxuu lahaa kuwo la oran jiray BlackWater (imika Academi loo yaqaan) oo maalin cad dad masaakiin ah ku xasuuqay Baqdad iyagoo qoslaya kuna jeesjeesaya. Marka dunida way hormartay ee inaga ka soomaali ahaan ayaa soo mareyna xiligii jaahiliga
@thereal9496
@thereal9496 Жыл бұрын
aqoon ta yar waxaa ay kugu qasbi wax walba oo fikiraga ku soo dhaco in uu yahay cilmi wlhi somalida sida aad rabto in aad wax uga dhadhiciso ayd fahantay lkn trust me wax walba waa matter of time ! ma aqaan heer ka aad waxbarasho ka gaadhay lkn wax fact ah la imo wanan ognahay xaqiiq da iyo awooda ruush
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. Жыл бұрын
Dadka Raashka oo dhan ayaa sidaa uwada hadal kulul
@abdallasubyr7747
@abdallasubyr7747 Жыл бұрын
Zxp cumar xog waxaas kasoo diyaarisaa world Vision io waxa ay Somalia ka wadaan ycni christan hadaad thy waad u shaqeyn kartaa world vision😢
@mohamedcadow2581
@mohamedcadow2581 Жыл бұрын
ascw
@shuceebshariif5577
@shuceebshariif5577 Жыл бұрын
Wagnar group
@mukhtaarciise2585
@mukhtaarciise2585 5 күн бұрын
Prigozhin waa bilaa caqli miyaanu ogayn Putin inaanu unixin qofkii dembi ka gala muu illaa Moosko wada qabsado 😂
@siciidiimaansalad6708
@siciidiimaansalad6708 Жыл бұрын
Hhhhh
@samiraomar1103
@samiraomar1103 Жыл бұрын
Kuukar ma aha ee waa kuuk 😂😂😂
@kamalhussein5603
@kamalhussein5603 Жыл бұрын
Inuu Moscow qabsado umuu socon laakiin qorshe wax lagu kala sarayay ayay ahayd waxaana kenay fikirkas sirdoonka ruushka
@mohamedalpha1644
@mohamedalpha1644 Жыл бұрын
Omar inahsaar man waxad fact umalysay waxayabaha ay warbaahinta reeer galbeedka boonbininayaan 😅war saad moday mahan putin iyo cifamada Rusia waxan iyaga smayey weyn bur burinkaran ninkan aad hada la buun boninayo isga hada ka baryaya xukamada putin ina lo damaanad qaado amaankisa😅
@Ibo.Media.
@Ibo.Media. Жыл бұрын
Zuchka Bulla herchenk ,🤣🤣🤣 maydin baraa micnahee da Af somali,🤠
@axmednuur27
@axmednuur27 Жыл бұрын
Cali yarahii buutin miyaa .
@faatihfaatih3398
@faatihfaatih3398 Жыл бұрын
Wax afsomali ku baxa ogaasho ayaan ka dhegeysataa
@MoOsman990
@MoOsman990 Жыл бұрын
Sidokle 😊
@profinneupane6883
@profinneupane6883 Жыл бұрын
Sahanka Xogaha daawo, ninkaan anba waan daawadaa lkn hadda waxa uu iloona yimi wixii saxaafada reer galbeedka lagu yaqaanay
@salsalaantradingfx
@salsalaantradingfx Жыл бұрын
Moscow mahan meel dhayal lagu qabsan karo arinkaan Waa wax lesla ogyhy
@gulledaliofficial202
@gulledaliofficial202 Жыл бұрын
My role model is PUTIN
@drabdimalikshahaad5787
@drabdimalikshahaad5787 Жыл бұрын
Niyahow nin aragti dheer ku heystaye putin asagaa dhisay barnamijkan ujedadada u kalahana wu kaqabsaday e si shaamil ah wax uso baar
@mohamedkhaliif9845
@mohamedkhaliif9845 Жыл бұрын
Cook weeyaan Cooker waa mashiinka Qofka cuntada kariyana waa cook
@xikmaawi2326
@xikmaawi2326 Жыл бұрын
Hhhh
@Hsn1224
@Hsn1224 Жыл бұрын
Inshaarow ma ogtahay mise kawar haysaa in wagar xitaa wadankeena somalia kusoo foodleedahay oo imaraadku tababaraayo ciidamo sida wagner oo kale si indirect ah uga amarqaata kuwaasoo uu rabo inuu danihiisana kufulsado hadaw dawladana xiniiyaha kuqabto incase hadey damaca imaaraadka diido ciidamadaas tabar saad iyo musaarba asagaa u haya dawlada somalia kaliya magac bixin ayey kuyeelaneysaa sidoo kale imaraadku wuxuu saldhigu ka kasameeysanaaya uu ciidamo soodagsado goobkastoo strategy ah ah somalia kutaala hadaba ayadoon u nahay imaraad inuusan tiro dadeed ciidamama uu dal yaryahay oo ciidamada imaraadka ayba kadan karaan ciidan daraawiisheed oo maamul somalia kamidihi leeyahay hadamadaas uu soodamlaayo intuu kakeenaayaa jawabtu waa uu sookireysanaayaa Dawlada somalia dhamaan somalidana wuxuu marindoonaa wadooyinkii uu mariyey kuwa nooga dhaw hadey walalnimada uu kusoogabado lagu kadsoomo ee Libya yemen iyo hadoo uu suudaan kadhex kiciyayay xamiidadii iyo jajawiitna uu gatey Somalia waxay udhimaneysaa umaraadkuna urabaa un saan iska ahaato waa meesha strategy-ga ee ay dhahdo dhulxeebeeka dheer wada dakada noqonkara iyo kheyraadka kudihin uu hadey nabad hesho lasoobixi karto intaas imaraad dhimashadeeda iyo suuq xirabkeeda uga dhexjeedo sidey dhib ugu aragtey dakadii cadan ilaa kuwii liibiya ilaa port suudaan maanta kawaanka saaran imaraad maraba dadkad caalamka iyo xirta ama dhicana afrika iyo geeska afrikaba kutaal ushaqeysa hadda waxaa u harey waa Eritrea iyo jabuuti oo ayagana uusan asxaan uhayne uu labada nin dictator ah meelkastoo lagasoo gali karo iska gufeeyeen ayadoo waliba ismaaciil cumar geele uu hadda ka iska ceyrsgey shirkada dp-world oo ayadu imaraad uqaabilsan curyaaminta dadakadaha geeska afrika inta heeshiis maal gashi oo beenbeena lalagalo hadana dakadeheena berbera iyo boosaaso ayey gacanta kuheysaa waxay maleh kaliya weysheegataa Jabuuti iyo ismaaciil geele hadda maxkamad ingriisa ayay islasaaranyihiin!
@abdikarimismail442
@abdikarimismail442 Жыл бұрын
Baalayo ayuu hoostaa ku watey Putin
@om1735
@om1735 Жыл бұрын
🇷🇺🇷🇺🇷🇺👍👍👍✌️💯💯💯
@nacimomoh9675
@nacimomoh9675 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@wiilkiiqaramiga7343
@wiilkiiqaramiga7343 Жыл бұрын
Waxuu dhex galay badween LKN PUTIN WAA YAQAAN DABAAL WUUNA KA DAPAALANAYAA IGA QORA
@CharanKhan-ub9qq
@CharanKhan-ub9qq Жыл бұрын
Putin ninkaan wax kama qaadayo waayo meesha la isku dagaalayo waa rusia putin dalkiisa muu nuclear u,adeek Sanaa waa maya
@muhidinabdi4543
@muhidinabdi4543 Жыл бұрын
Dagaalka 3aad aduunka kasoo hadal vedeo saadaal ah kasoo samee iyo wadama dagaalka 3aad saameynin doonin ee nabada ahaanaya
@imranabdillahiadan6226
@imranabdillahiadan6226 Жыл бұрын
Ustd mhdsanid ustd waxa aan daneynayaa in aan wada xiriirno hadii aad ii ogolaato ustd
@hassankalmoy7751
@hassankalmoy7751 Жыл бұрын
Maanta waxad u hadashey sidii BBC, CNN, REUTERS iyo warbaahinta westernka camal
@galladcalicabdulle1958
@galladcalicabdulle1958 Жыл бұрын
Ll
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 41 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
00:17
Secret Vlog
Рет қаралды 10 МЛН
ВОДА В СОЛО
00:20
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 29 МЛН
حقيقة ايلون ماسك ..!
20:47
THE HORROR - مهند السيوف
Рет қаралды 341 М.
Muxuu Ruushku Sidaan U Weynyahay ? Wali ma is waydiisay !
13:47
Mawaaqif Geesi Nimo Leh , Hogaamiya yaal Afrikaan Ah .
14:01
OGAANSHO
Рет қаралды 232 М.
Clown takes blame for missing candy 🍬🤣 #shorts
00:49
Yoeslan
Рет қаралды 41 МЛН