Qiso: Gabdho Dhakhaatiir ah

  Рет қаралды 664

Al-Dacwa Al-Islaamiya

Al-Dacwa Al-Islaamiya

8 ай бұрын

Qiso: Gabdho Dhakhaatiir ah!
Ibnu Jowzi Allaha u naxariistee kitaabkiisa Al-Athkiyaa wuxuu ku sheegay in Bashar bin Fadli uu yiri xajj ayaan u safarnay waxaan soo marnay ceel ka mid ah ceel biyoodyada carabta waxaa la inoo sheegay in ay joogaan 3 gabdhood oo walaalo ah oo aad iyo aad u qurux badan oo dhakhaatiir loo bogay ah, waxaan jeclaysannay in aan aragno si aan ugu galno xaruntooda waxaan qori lugta (saaqa) uga xoqnay nin inaga mid ahaa oo aan dhiig ka keennay, waan xambaarnay gabdhihii ayaan ula galnay waxaana ku niri waa la qaniinay ee noo daaweeya! Waxaa noo soo baxday gabadhii u yareyd oo aad quruxdeeda moodo qorrax soo baxaysa oo kale wey fiirisay lugtii dhiigaysay! Waxayna tiri qaniinyo ma ahan waxaan! Waxaan ku niri oo waa maxay marka? Waxay tiri waxaa xagtay qori ay ku kaadisay abeeso lab ah! Waxaana daliil u ah marka ay qorraxda soo baxdo ayuu dhimanayaa!
Markii ay qorraxda soo baxdayna wuu dhintay aad ayaan ula yaabnay arrintaas.
Xigasho: Kutubta Al-Athkiyaa iyo Xayatul Xayawaan Al-Kubraa.

Пікірлер
Qisada: Curwa iyo Cafraa
6:56
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 643
Qiso: Kisraa iyo Abeeso
3:01
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 400
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4,9 МЛН
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 9 МЛН
Saffaax iyo Xaaskiisii
8:34
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 469
Faa'iidada Guurka Garoobta
5:17
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 6 М.
Dardaaranka Aimada Rta mad-habood
7:00
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 277
Waxaan ahay Macallin
5:52
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 118
Qiso: Ganacsade Alle ku xiran
5:10
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 844
Shiikh Salaad oo sharaxay Naseexadii uu u diray Baaba Jeey iyo Dhalinyada Internetka.
25:02
Sheekh Salaad Maxamuud Shiikh Shantaay
Рет қаралды 20 М.
Qiso: Salafki iyo Fitnada Haweenka
6:07
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 1,8 М.
Schoolboy - Часть 2
00:12
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 4,9 МЛН