Qiso: Salafki iyo Fitnada Haweenka

  Рет қаралды 1,840

Al-Dacwa Al-Islaamiya

Al-Dacwa Al-Islaamiya

8 ай бұрын

Qiso: Salafki iyo Fitnada Haweenka
Ibnu Qayyim wuxuu ku sheegay kitaabkiisa (روضة المحبين) waqtigii uu talinayey cumar bin khadhaab Allaha ka raalli noqdee, ayaa waxaa jiray wiil dhalinyaro ah oo quruxsan cibaadadana ku wanaagsan aadna uu ulayaabi jiray quruxdiisa iyo wanaaggiisa, haddii uu maalin waayana dhihi dadka weydiin jiray!, wiilkii waxaa jeclaatay oo qalbnigeeda gelisay gabar aad quruxsan waxayse garanweydey sidii ay kula xiriiri lahayd.
Naag duq ah ayaa soo khayaantay wiilkii waxayna ku tiri, waxaan ahay naag duq ah waxaa ii joogto ri’ mana awoodo in aan listo ee icaawi oo iilis ajir ayaad helaysaaye, waagaasna dadku waxay aad ugu dedaali jireen sidii ay ajir u kasban lahaayeen, wuu raacay gurigii gabadha ayey gelisay, aawey ri’dii ayuu ku yiri duqdii waxay tiri waan kuu keeni ee isug, waxaa wiilkii u timid gabar aad u quruxbadan waxayna ka dalbatay galmo wuu ka istaagay wuuna ka durkay wuxuuna billaabay alle xusid, wey isku qaawisay oo aad u bariday wuu ka jeestay oo wuu diiday, markii ay ka quusatay ayey qeylisay waxayna tiri wiilkaan ayaa guriga iigu yimid oo inuu kufsado rabo, dadkii ayaa ku soo aruuray wiilkii ayey qabteen weyna garaaceen weyna xireen.
Cumar wuu raadiyey wiilkii maalintii xigtay ayaa loo keenay isagoo arrin kufsi ah loo haysto, cumar wuxuu yiri Allow malahayga “wanaagga wiilka” run iiga dhig.
Wiilkii ayaa wuxuu ku yiri run ii sheeg sida ay wax u jiraan?? Wuu u sheegay! Cumar wuxuu dad u diray deriskii gabadha si loogu yeero dhamaan duqooshinka deriska la ah gabadha, markii ay wada yimaadeen wiilkii wuxuu gartay duqdii shirqooshay farta ayuuna ku fiiqay, cumar inta uu ushiisii kor u taagay ayuu cajuusadii ku yiri runta ii sheeg! Markiiba runta ayey sheegtay, Cumar wuxuu yiri Alle ayaa mahadleh dhexdeena yeelay arrin la mid ah arrintii nabi yusuf calayhi salaam ( Shirqool la mid ah shirqoolkii nebi yuusuf cs)
وَرَاوَدَتْهُ الَّتِي هُوَ فِي بَيْتِهَا عَن نَّفْسِهِ وَغَلَّقَتِ الْأَبْوَابَ وَقَالَتْ هَيْتَ لَكَ ۚ قَالَ مَعَاذَ اللَّهِ ۖ إِنَّهُ رَبِّي أَحْسَنَ مَثْوَايَ ۖ إِنَّهُ لَا يُفْلِحُ الظَّالِمُونَ (23(
لا تَحكُمنَّ بِما سَمعتَ عَن الوَرى إن شِئتَ عَدلاً فَاحكُمَنّ بِما تَرى
فَلَرُبَّ أَنباءٍ أَتَتكَ مُريبَةٌ أَعمَت عُيونَكَ عَن حَقيقةِ ماجرى
1. Ha xukminin wax kasta oo aad maqasho
Haddii aad caddaalad samaynayso waxa aad aragto bes ah xukun.
2. Badanaa inta war shaki leh uu kuu yimid
oo kaa indho tiro xaqiiqda waxa jira.
Imisaa ayay naag duq ah shirqooshay wiil iyo gabar?
Imisaa qof oo aan denbi laheyn dusha loo saaray denbi uusan gelin?
Imisaa qaalli ayaa isaga oon u fiirsan xukunka ku fududaaday ?
Waa in dersi laga qaato wixii la inoo diiwaan geliyey.
Xaqa Allaha ina wada waafajiyo.

Пікірлер
Saffaax iyo Xaaskiisii
8:34
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 403
He sees meat everywhere 😄🥩
00:11
AngLova
Рет қаралды 11 МЛН
That's how money comes into our family
00:14
Mamasoboliha
Рет қаралды 10 МЛН
FARXAD: OGU DAMBEYN SABRIIN FAMILKEDA OO LAHEY
26:36
Somali Tik Tok
Рет қаралды 8 М.
Sharxu "Muujasil Balqaaqh" 01 | Sh Axmed Yare
53:56
MASJID ABII HURERA
Рет қаралды 448
Qiso: Ganacsade Alle ku xiran
5:10
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 785
ЗАНИ ТОҶИК 24-Фарзанд тавалуд кард.
21:32
Arabic Conversation: Hummam about his journey (Advanced)
1:16:05
Learn Arabic with Khasu
Рет қаралды 86 М.
Qiso: Kisraa iyo Abeeso
3:01
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 375
Qiso: Gabdho Dhakhaatiir ah
2:15
Al-Dacwa Al-Islaamiya
Рет қаралды 656