Qiso la yaab leh: Dabcasar oo guursaday haweeney Morocco u dhalatay

  Рет қаралды 35,130

Xogmaal Media

Xogmaal Media

5 ай бұрын

Qiso la yaab leh: Dabcasar oo guursaday haweeney Morocco u dhalatay

Пікірлер: 56
@Ayaanosman-mk5rc
@Ayaanosman-mk5rc 5 ай бұрын
Imika wiilkagii moroocaga aha ma shegan kartid muxy shegaya gurkoodu
@dr.abdihakimmohamud8442
@dr.abdihakimmohamud8442 5 ай бұрын
Xogmaaal filmkii sir iyo caad inoo dhamaystira fadlan, sidii jahwareer ha ina yeelina🙏🙏
@user-nk6xh2nt4d
@user-nk6xh2nt4d 5 ай бұрын
Wa run oro😮😢
@ruunfaarax2828
@ruunfaarax2828 5 ай бұрын
Xagmal wadnagu bargoysen fimki sir iyi cad iyo musalsalka cusub e rer hargeysa jilayen plz sodaya
@hooyosafiya7557
@hooyosafiya7557 5 ай бұрын
Dabcaseer waa legend wlahi 😂😂
@lacag-lacag
@lacag-lacag 5 ай бұрын
Dabacasar legend soo jabay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@amaaladem3486
@amaaladem3486 5 ай бұрын
Ajaanib guurkiisu faaiido ma laha
@suhayraali1099
@suhayraali1099 5 ай бұрын
Manshaallah .dumashi. Dabacasar❤
@AliMohamedOmar-dg9ft
@AliMohamedOmar-dg9ft 5 ай бұрын
Quraan Online qofkii raba ila soo xiriir baro quraanka adigoo gurugaga jooga
@Wanaaje
@Wanaaje 5 ай бұрын
Waa dadki fiicnaa sheekhu
@fatumaali1463
@fatumaali1463 5 ай бұрын
Sheekh dabcasar is not easy mansha allah 😂
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 5 ай бұрын
Waa nin wallan dabacasar
@xasannuux5275
@xasannuux5275 5 ай бұрын
Mansha allah
@abdallajamal1876
@abdallajamal1876 5 ай бұрын
Naag morocco yan ah in laguursdo qiso lyaab leh mia 😂
@ubaxmuxudin1861
@ubaxmuxudin1861 5 ай бұрын
suuro ku gareen😂😂😂
@kaderokache6373
@kaderokache6373 5 ай бұрын
Filimki away
@user-en8he1ou9k
@user-en8he1ou9k 5 ай бұрын
Ala sir iyo caad baan rabnaa Noo dhameeya Dee
@Araweelomoh
@Araweelomoh 5 ай бұрын
First😂👋🏽
@deeqoxassan3323
@deeqoxassan3323 5 ай бұрын
Anoo wiil.soomaali.ah arkaayo wiil marooko marabo.
@abdinasirhusen3804
@abdinasirhusen3804 5 ай бұрын
Caawey filimki San maa naguwarerin rabtan
@zamzamsalah1780
@zamzamsalah1780 5 ай бұрын
Xogmaal maxaa nogu dhagantihiin aaaway sir iyo caad plz😢
@HH-lo1kn
@HH-lo1kn 5 ай бұрын
Dabacaseer maxa ogaden u caysay all the time ilkayar
@calixasanafeey3184
@calixasanafeey3184 5 ай бұрын
Anaakusiinaya gabar 15jir ah imaw itoobiya
@calixasanafeey3184
@calixasanafeey3184 5 ай бұрын
G libaan
@calixasanafeey3184
@calixasanafeey3184 5 ай бұрын
Kililka 5 aad
@ShaahimaYusuf-xb7kt
@ShaahimaYusuf-xb7kt 5 ай бұрын
Qofki ku qoslaba ma raaci marka 😂😂
@hodanaxmed9324
@hodanaxmed9324 5 ай бұрын
Bisinka dabcasar baaba inoogu daran
@zayidaliabdi5736
@zayidaliabdi5736 5 ай бұрын
GABADH SOOMALI AH AYAAN GUURSAN SI WAX LA GARANAAYO UGA DHALO
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 5 ай бұрын
Wiilkiisii ayuu waayey dhalinyaradiina wuxu kulataliyey caruurtiina waaya
@kaderokache6373
@kaderokache6373 5 ай бұрын
Sir iyo caad
@jamaciise9199
@jamaciise9199 5 ай бұрын
Saliid saytuun ma iyadaa ku bartay?
@fardowsotarabi9765
@fardowsotarabi9765 5 ай бұрын
Wali waxan fahmi lahay marocan kan aduunka ugu fican ee lasheegayo .waa umaad dhan kolay dad fican wax fican waa laga heli lakin wanagan badan kama arag marocan badan ban aan aqana meshan jogo waa dadka ugu dhiib badan
@omarosmaan689
@omarosmaan689 5 ай бұрын
Waxaa wareysatiin maa weyseen oday gaan waa geed biyo ku dhax qalalay o o aan laheyn wax lagu waraabiyo diinti baa ilaah baray balse dheel ayuu kadhigay guurki dheel ayuu kadhigay seewax loogu sheegaaa
@Natrue_2
@Natrue_2 5 ай бұрын
Filmki no so daaya plz sir iyo caad i miss wlhi
@asha3777
@asha3777 5 ай бұрын
Kuwiinii baa dayacdeen, marna Hindi u booda marna Marooko iyo meel kale. Waa la ogaan doonaa mesha ay idin dhigaan
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 5 ай бұрын
Soomalidenu guurka ajaanibka cunsuriyiin ayay ka yihiin lkn wakhtigan wax bdn ayaa is badalay ee bal xaalka hala dajiyo 😅
@ayanhersi2024
@ayanhersi2024 5 ай бұрын
Gabdhoy uudaya nimankana ajanabiga maskaxdha nimanka somaliyadh iyo dabaacad xumadhoda Marocan mahaynkaran Farax lugo spaghetti 😅 niyada iskugu dhisa nimanow
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 5 ай бұрын
Marwalbo raga iyo gabdhaha hadii lays garab dhigo waxaa qaldan raga somaliyed bal ninkan arag. 7 guur ayuu marayaa tas ah baa marqati ka ah
@majaajoosmajoojoos7578
@majaajoosmajoojoos7578 5 ай бұрын
NIN MUMINAD GUURSADAY KANA SHEEKEEYNAYA DHASHADEEDA WAA FAASUQ ISLAANIMADDA KAFURTAY WAA SHEEYDAAN CADEYSTEY SHEYDAANIMADIISA
@YahyeboyOfficial
@YahyeboyOfficial 5 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂
@runkahadasho8495
@runkahadasho8495 5 ай бұрын
Alle adeerkey dabacasar waa ladhacay 7 kun Dollar aaa 😂😂😂bisinka
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 5 ай бұрын
Odaygu ma laydh buu ku shaqaynayaa waliba ma sino iyo guur boo doon doonayaa isagaaba khatara ninkii fadhiyi waayaa mar uun buu laydhku ku dagi doon Olmahaagii mer waliba marooko kalaad ku socotaa markay ilmaha kaala baxsataad arki walaahi bagaa lagu dhacay walaahi way ku hagaajiyeen waliba may ku dilaan
@hawadle.hassan.hawadle6995
@hawadle.hassan.hawadle6995 5 ай бұрын
This guy is dressed for ➖ 60 degree weather 😂
@abdisalamroble3119
@abdisalamroble3119 5 ай бұрын
He’s in Minnesota January ❄️
@Wanaaje
@Wanaaje 5 ай бұрын
Calow hablaheenu dumar kuma jiraan nin goyn karaana ma jiro
@fadumofilsan3251
@fadumofilsan3251 5 ай бұрын
🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭
@fadmazahracabdinuur1643
@fadmazahracabdinuur1643 5 ай бұрын
Adoo heli kara dad aad ab iyi isir u taqaan maxaa qaarka leysaga tuurayaa Somaliyey wax isu kiin dhaama malaha
@baahiyetech1558
@baahiyetech1558 5 ай бұрын
Somaliyeey iska ilaaliya ninkan warkiisa sababtoo ah asiga ayaa wiil nurse ah kamaqanyahay Gabar marooka ah ayaa kala carartay warkaas wax halagala baxo 😂😂😂😂😂 I love halimo kuuseey ❤❤
@shaaciyecadawe4810
@shaaciyecadawe4810 5 ай бұрын
😂😂😂
@Aisha-yn3gf
@Aisha-yn3gf 5 ай бұрын
Yaahuu dee kuwii kuwa ay yidhaahdaan way soo Muslimeen guursadey uun baad dhaantaa laakiin waxaad adoo Odaya samaynayso ee ku hadlaysaa ma fiicna
@user-cn4ko4ui1t
@user-cn4ko4ui1t 5 ай бұрын
Dabacasarow waxba lamad tagine orod iska tag guskana Salid saytuunkii iyo haylkii kusii xoqo😂😂😂😂gabdhihii carabiga yaqaaney meeyey ufasira dabacasar videoyadìsa una sheega niman wada cilaajiyo kaniin cuna inay raga soomalidu yihiin oo aynu khatyaan kataaganhy
@SaluuglaSiciid-qm3sy
@SaluuglaSiciid-qm3sy 5 ай бұрын
Siduu naag u eegayey ayuu daayeer camal noqday
@hassanhussein272
@hassanhussein272 5 ай бұрын
Beenaale fooqal Beenaale boqorka beenta cumar Beenaale
@KokoM-wp6ok
@KokoM-wp6ok 5 ай бұрын
Waar dumarka soomaalida ha waslin hadhow way dilayaan oo kalyahooda ayay iibsanayaan ha waalin dumarka soomaalida kuwan aad amaanaysaa waa kuwii ku dhacay afigoo nool sidaaday hadhowna dumarka u dilayaan ooy jidhkooda u iibsan lahayd adiguna dabcasaroow intaad kolba meel caruur ku dhalayso bileey caruurtaadi is guursataa ileen waa adigan meel walba wax ku dhalaye
@user-kf8uy9og3n
@user-kf8uy9og3n 5 ай бұрын
Davcaser jamacada saaxirka kutaala maqley iyo hashiish aya raqiiska aha naagaha cadcada jacashaha af caravbi ma aha diin nagtii ogodaan si xun bay KU gashey cudur
@mahadcawaale10
@mahadcawaale10 5 ай бұрын
Xogmaal Naga daaya Dabcasar iyo morroco ee aaway flimkii sir iyo caad😡😡😡😡😡
Вечный ДВИГАТЕЛЬ!⚙️ #shorts
00:27
Гараж 54
Рет қаралды 14 МЛН
Каха ограбил банк
01:00
К-Media
Рет қаралды 11 МЛН
Heartwarming: Stranger Saves Puppy from Hot Car #shorts
00:22
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 18 МЛН
فوق السلطة 395 - دولة إسلامية تمنع الحجاب؟
25:37
AlJazeera Arabic قناة الجزيرة
Рет қаралды 626 М.
Mustafa Martin iyo Ali Harare oo falanqeynaya Somalia iyo Somaliland
23:41
Soomaalidu waxay u aadaan Morocco si ay u guursadaan
7:14
Geedi Sahan - Somali Traveler
Рет қаралды 201 М.
Kaftanka Siyaasadda oo aad u Xiiso badan
34:52
Xogmaal Media
Рет қаралды 7 М.
Maxamed Saleebaan Jeesto "Heestii haddii aanan dhulkaygow"
4:08
Xogmaal Media
Рет қаралды 3,5 М.
I Almost Crushed The Poor Cockroach😵🥲🥺
0:20
Giggle Jiggle
Рет қаралды 8 МЛН
Эмоции💫 | Тгк: D1ashenka✨
0:22
D1ashenka
Рет қаралды 4,8 МЛН
Magician turns his Hair into Animal 😳
0:37
Xavier Mortimer
Рет қаралды 19 МЛН
DESAFIO IMPOSSÍVEL! #trending
0:13
O Mundo da Ágata
Рет қаралды 15 МЛН