Raadinta Wanaag | Fandhaal Podcast 120 |

  Рет қаралды 27,273

Omar Inshar

Omar Inshar

Ай бұрын

Пікірлер: 108
@musababdijamal9556
@musababdijamal9556 Ай бұрын
Shikh mustafa xaji ismacil harun waa shaqsi aad ugu went ahay somali nimada cimri dheer iyo cibado suban🎉❤❤❤❤❤❤
@MunaCabdillhi
@MunaCabdillhi Ай бұрын
Marka arko notification kaga wan ku farxa runtii ❤
@MohammedHassan-jt5mb
@MohammedHassan-jt5mb Ай бұрын
Qof haduu wax itarey ilaahey kasakow ninkan ayuu wax itarey
@qasimcade1466
@qasimcade1466 Ай бұрын
أهلا وسهلا أستاذي عمر إنشار
@abdiazizmohamed4170
@abdiazizmohamed4170 Ай бұрын
SubhanAllah ×5 Alhamdulillah ×5 AllahuAkbar×5 Laillaha illa Allah ×5 البلديات الصالحات
@ahmedyusufmohamud3932
@ahmedyusufmohamud3932 Ай бұрын
Ustad cumarow XIKMAD baa waxay ahyd : من أحبك لشئ أبغضك لفقده
@mohamedabdi2204
@mohamedabdi2204 Ай бұрын
Walaalayaal shil gaadhi ayaan maanta galay iisoo duceeya in Allah arimaha ii fududeeyo hawlo yar yar ayaa igu yara taagane idinkoo mahadsan
@Ahmedy64
@Ahmedy64 Ай бұрын
Ilahay haka dulqaado dhibka
@aswanabdikadir9475
@aswanabdikadir9475 Ай бұрын
Alle hakuu sahlo
@MaxamedcabdirashiidReermagaal
@MaxamedcabdirashiidReermagaal Ай бұрын
الله يسر امورك اخي
@ClaahiXintir
@ClaahiXintir Ай бұрын
Aamiin
@Jaalejaale12
@Jaalejaale12 Ай бұрын
ilaahay ahkuu fududeeyo
@farahhassanelmi3205
@farahhassanelmi3205 Ай бұрын
Thanks bro you are like my father ❤ i can't wait your videos cause i am addicted to them 😊
@Akboi13Akboi13
@Akboi13Akboi13 Ай бұрын
cawa dhan wan sugya thanks ustaad
@Walal-MokhtaR
@Walal-MokhtaR Ай бұрын
Alle Haku karaameeyo ustaad omer inshaar
@Ahmednoorcismankaad2315
@Ahmednoorcismankaad2315 Ай бұрын
Macalinka dhalinyarada soomaaliyeed ❤❤
@hananabdirahman3922
@hananabdirahman3922 Ай бұрын
ustaad cumar podcast kusaabsan jacaylka iyo ciriirada kusaabsan makasoo hadlikartaa adoo mahadsan ❤
@abdirahmandekow8525
@abdirahmandekow8525 Ай бұрын
The best KZfaqr ever ❣️
@user-lp1ml5xy8s
@user-lp1ml5xy8s Ай бұрын
Ustaad Omar inshar shukran ❤
@hadillaium
@hadillaium Ай бұрын
Mahadsanid wll videogan wx bdn baan ka faaiday ilaahey hakaa abaal mariyo😊
@raxiimacabdiwali8273
@raxiimacabdiwali8273 Ай бұрын
Jazakallahu khayran yaa abaa feisal❤
@AffectionateBassGuitar-ge5fp
@AffectionateBassGuitar-ge5fp Ай бұрын
Yacnii heer waxn gaarnay hadii ladhaho maamul gobalaydka somaliand ama butlaan ama wixii lamid ah kaxanaqaya wax faaida ahna uuna kahelinin diintiisa shaqsiyadiisi wuu iska iloobay
@FadumaAbdi-ye7yg
@FadumaAbdi-ye7yg Ай бұрын
Mahadsanid omar inshar ilaahey haku barakeeyo
@user-wr2lg4rs6t
@user-wr2lg4rs6t Ай бұрын
Ustaat Cumar waa ku salaamay
@ahmedkeyse949
@ahmedkeyse949 Ай бұрын
Shukran omar inshar 👍👏
@Mohamed-wp8ib
@Mohamed-wp8ib 23 күн бұрын
Yaa salaam
@saynabiitobintawil1092
@saynabiitobintawil1092 Ай бұрын
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته، جزاك الله خيرا ولال عمر❤
@Abdi-Raxmaan
@Abdi-Raxmaan Ай бұрын
Msha alah ustaad Alaha ku sharfo shurkan ❤💯🙏🏻
@MaxamedcabdirashiidReermagaal
@MaxamedcabdirashiidReermagaal Ай бұрын
بارك الله في عمرك وعقلك ❤ يا عمر انشار
@asmaabdullahi5850
@asmaabdullahi5850 Ай бұрын
Waa mahad san tahay abowe❤
@abdiabdirisaq6076
@abdiabdirisaq6076 Ай бұрын
Jasakallah wll
@MohamedAli-vb8ct
@MohamedAli-vb8ct Ай бұрын
Masha Allah ❤
@rudwanmahamud8553
@rudwanmahamud8553 Ай бұрын
Walahi anu waxaan u necbahay Qolomaad tahay Waxanan ugu jawabaa soomaali ban ahay waxanan ka ahay islaam
@xafsaxasan-9415
@xafsaxasan-9415 Ай бұрын
Islaam baan ahay waxan ka ahay Somali 😊
@knowit1m
@knowit1m Ай бұрын
Waa xaqiiq , Omar marwalba afkartada wa kuwa na rali galiya 💯 ❤
@AliHarestoOlow
@AliHarestoOlow Ай бұрын
Baarakallahu feek akhi
@hamdamohamedyousuph6912
@hamdamohamedyousuph6912 Ай бұрын
The legend 🙌❤
@abdullahibulla
@abdullahibulla Ай бұрын
mowduuc muhiim ah 🎙
@maxamed6497
@maxamed6497 Ай бұрын
Jasaaka Allah ❤
@AbdiFatah-dy2zh
@AbdiFatah-dy2zh Ай бұрын
ماشاء الله الدكتور
@cabdisamadcsamad1778
@cabdisamadcsamad1778 Ай бұрын
Sxp shaaxan fuuqsigiisa waa dhibsaday sxp adigoo raali ah nagadaa hedee macquultahy sxp waxbaan dhageesanenaa ❤❤❤❤❤
@ZeinabNur-ly9xv
@ZeinabNur-ly9xv Ай бұрын
Wll cumar wax badn baan kaa faa idey aduun io aakhiro qayr baan kuu rajaynayaa keep going halyeey
@Sayid_999
@Sayid_999 Ай бұрын
Macalin 🧑‍🏫 Omar inshar 💡🧠🫡
@apdifitaaxhoneste3477
@apdifitaaxhoneste3477 Ай бұрын
Wᴀᴅᴀ ᴡᴀ ɢᴀ ᴀʟᴀɢ ʜ ɴᴀɢᴜᴛᴏsɪʏᴏ❤
@AbdiqadirMuhumed-xs4me
@AbdiqadirMuhumed-xs4me Ай бұрын
Mahad balaadhan ustaad
@munocabdimayow23-km1cz
@munocabdimayow23-km1cz Ай бұрын
Mahsanid wllkey
@LiibaanhusseinMuumin
@LiibaanhusseinMuumin Ай бұрын
Ìnteekaala sooxariiraa wlk arin ayaan ihaasato
@Bullale6
@Bullale6 Ай бұрын
Sadaqo waxaa ugu fiican ta ay gacantaada midig bixiso, gacantaada bidix-na arkayn.
@ayuubyare5325
@ayuubyare5325 Ай бұрын
Qof ogu horeyey
@indisarhenna3510
@indisarhenna3510 Ай бұрын
Ustaad omar inshar shakhsi wangsan
@yusufabdirashidmohamud947
@yusufabdirashidmohamud947 Ай бұрын
Omar aniga si caadi ah bn u arkay kalmada aad ku tiri qofka hadu wax mudo kaaga barto hadu ka wayo wakugu xanaqaya waxa jirey “ Nin meherad laha shaah lagu iibsho malin walba ninba u iman jirey shaah saqado ahan ah bu siin jrey ! Malin malmaha kamid ah macamil badan ba ujogtay mashqul bu aha, ninki waa yimid dhowr jeer bu asago shaahi dad siinaya hor maray, kadib ninki bala hadlay oo yiri shaaheygi mee !! Wuxu ku yiri mashqul ban wnku siinaya ee isug. Wuxu ugu jawabey kuma sugaye hada isii !! Halkasu buuq ka bilowday ila uu ninki so istaago qasab bnku cabaya !! Dadko dhana ay leyhn war ninkan marki horeba asaga ku gartay hadana isug buku yiriye maxa la qaylinaysa ! Ma waxbaad udhibatay !! “
@ugaasfeyfle5768
@ugaasfeyfle5768 Ай бұрын
❤❤❤❤
@maxamedbashiir4933
@maxamedbashiir4933 Ай бұрын
M.a al ustaad 🤥
@Maryamahashi1234
@Maryamahashi1234 Ай бұрын
Bisinkooo sadex daqiiqo Lee la iga soo hor mare 😂😂😂❤
@abdihamiidmahamed1924
@abdihamiidmahamed1924 Ай бұрын
Wlhie podcastgaaga noloshayda oo dhan ayuu badalay mhdsnid CUMAR ISHAAR markastq😊
@CabdicaziizMohamed-ep2rk
@CabdicaziizMohamed-ep2rk Ай бұрын
M.a cumar 1m🎉
@Tuxtux_Alhaadi
@Tuxtux_Alhaadi Ай бұрын
يا استاذ-عمر انشار- الشرك نوعان شكر اكبر كعبادة غير الله وشك اصغر كالريا
@sankacade
@sankacade Ай бұрын
Mowduuc muhiim Xikmad dhaheyso ba jirtaa “” haddaad qof wax sineysiid kaso qaad ado bad biyo buuxo wax ku riday ha filin inaad biyaha aad ka hesho waxa aad ku ridatay. Bina danka waa dhif io naadir iney ku gartaan waxa utartay
@MuniirNazir
@MuniirNazir Ай бұрын
@AxmedJama-vs7vu
@AxmedJama-vs7vu Ай бұрын
Asc akhi
@abdiasishassan5427
@abdiasishassan5427 Ай бұрын
Omar inshaar m.a wllk wx bdn wnkaa faiidey
@user-wf2uk8sr7s
@user-wf2uk8sr7s Ай бұрын
Omar ishar jazakala khayr waxan ka fa.iday lamaso kobi karo❤ wll
@AffectionateBassGuitar-ge5fp
@AffectionateBassGuitar-ge5fp Ай бұрын
بِسْمِ ٱللَّهِ ٱلرَّحْمَـٰنِ ٱلرَّحِيمِ وَالشَّمْسِ وَضُحَاهَا (1) وَالْقَمَرِ إِذَا تَلَاهَا (2) وَالنَّهَارِ إِذَا جَلَّاهَا (3) وَاللَّيْلِ إِذَا يَغْشَاهَا (4) وَالسَّمَاءِ وَمَا بَنَاهَا (5) وَالْأَرْضِ وَمَا طَحَاهَا (6) وَنَفْسٍ وَمَا سَوَّاهَا (7) فَأَلْهَمَهَا فُجُورَهَا وَتَقْوَاهَا (8) قَدْ أَفْلَحَ مَنْ زَكَّاهَا (9) وَقَدْ خَابَ مَنْ دَسَّاهَا (10) كَذَّبَتْ ثَمُودُ بِطَغْوَاهَا (11) إِذِ انْبَعَثَ أَشْقَاهَا (12) فَقَالَ لَهُمْ رَسُولُ اللَّهِ نَاقَةَ اللَّهِ وَسُقْيَاهَا (13) فَكَذَّبُوهُ فَعَقَرُوهَا فَدَمْدَمَ عَلَيْهِمْ رَبُّهُمْ بِذَنْبِهِمْ فَسَوَّاهَا (14) وَلَا يَخَافُ عُقْبَاهَا (
@user-qd7uz9dc3s
@user-qd7uz9dc3s Ай бұрын
Inta kurbaysan ilaahay kurbada haka qaado,inta xanunsana ilahay ha caafiyo.
@m.galool
@m.galool Ай бұрын
ok
@mustafakmchannel6531
@mustafakmchannel6531 Ай бұрын
. . . ..😊😊😊😊😊
@user-zh3lh3hn3k
@user-zh3lh3hn3k Ай бұрын
Sxb sare cumar ishaar
@Apdulaahi14
@Apdulaahi14 Ай бұрын
Brother Keep Work ❤
@cabdishakuuraxmad14
@cabdishakuuraxmad14 Ай бұрын
Wcs اللهم صل على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 آللهم ❤❤ Alow iidan bi dhaaf Alow dhamaan ten no wada danbi dhaf
@DeeqAbdikariim-fi2bq
@DeeqAbdikariim-fi2bq Ай бұрын
Waxaan idinka codsanayaa in chenalka ogaansho 1m ladhamaystiro zaaxiibayaal by
@Mahameddacar
@Mahameddacar Ай бұрын
Waan kusalamay omar makhluuq an dunidan so mari donin...
@MusaMahamad-ce5jc
@MusaMahamad-ce5jc Ай бұрын
ASC akhi arin igu dhacdey aan raba ina kula wadaago saan wax kaga faaido intee kala soo xariiri kara akhi?
@zaygacade6033
@zaygacade6033 Ай бұрын
Fast ❤❤❤ views
@user-yb2vg5kc4g
@user-yb2vg5kc4g Ай бұрын
Wll omaraw waxanu doonaa Donna si maalinle ah aad noogu dhigtid xalaqaadkan fandhal podcast
@HAYAAN___
@HAYAAN___ Ай бұрын
HAMPALYOH HAMPALYOH WLLKY MARNA MCALINKYGA WLLHI ILLAAHY DARTII KUU JECELAHY ❤ CHALLENGE GII 90 KA DAYS WALI WAA KU JIRAAA WLL ALX CAADADIII XUMEDYNA WAA ISKA DAAYYY❤
@mohamedHassan-xs9el
@mohamedHassan-xs9el Ай бұрын
قد افلح من زكاها Waxa liibaanay oo guuleystay qofka naftiisa xumaanta ka dahira ......... Laakin xagay iskaso gelaysa inaan qabiilkayga jeclaado iyo gobolkaan u dhashay 🤔ileen nebiguba wuu jecla maka iyo tolkiise waayo waa meeshu ku dhashay iyo dadku ka dhashay
@abdulahiyare6734
@abdulahiyare6734 Ай бұрын
Ruuntii waa barnaamij aad u muhiim ah
@ahmednoorahmed4456
@ahmednoorahmed4456 Ай бұрын
Nafteyna xakamaynteeda illahay hanoku garab galo
@MaxamedNurMaxamed-yg6bu
@MaxamedNurMaxamed-yg6bu Ай бұрын
Omar inshar waxaa rabay inaa helo korso luqada Egypt maheli karaa ?
@aswanabdikadir9475
@aswanabdikadir9475 Ай бұрын
Ma heli karaa qof account tiktok ii sameya
@Mohamed.Fuaad.9593
@Mohamed.Fuaad.9593 Ай бұрын
1
@lakiman55
@lakiman55 Ай бұрын
Frist comment 😂❤
@Cashiid
@Cashiid Ай бұрын
M.a ustaad omar inta ugu xiran waxaaa ubadan nahay dhalinyaro aad ayaan kuu taageer asxpteyda school iyo kuwa xaafadda waa ku taageertaa waana kugu xiran nahau ustaad waxaa inoo soo sameysaa xirfadda aan baranno kuwa ugu fiican?
@Akhiiyusuf
@Akhiiyusuf Ай бұрын
129 aya Kugu qoran Cumar Lkn 120 ayad Dhahayesa ?
@abdirisaqmohamed7556
@abdirisaqmohamed7556 Ай бұрын
😴
@fahemaomer6008
@fahemaomer6008 Ай бұрын
Wll video soo gaagabi aad ayay u dhaadheer yihiin wakhti badan ayuu naga qata plz xoga soo gaabi
@hassanmahamed2179
@hassanmahamed2179 Ай бұрын
Noloshu dadaalba Kuma xidhna waa qadar alle
@Somali-One
@Somali-One Ай бұрын
*Markaad ka hadlaysid arimahan. Marka hore adiga miisaanka isasaar. Umadaha Islaamka ee 5 arkaan Islam kula qiraya bal soo xajiya anagoo og qof aan ahayn Muslim inuusan soo xajiyin ayaa dhahdaa waa gaalo. Munaafiq liita ayaa tahay*
@osmaan210
@osmaan210 Ай бұрын
فد افلح من زكاها❤😢 ٩٢/٥/٠٢٢٤
@Abdinaasir836
@Abdinaasir836 Ай бұрын
Sxp cabsida iska daa somaliland waa gobol dheh😂
@fahdka1668
@fahdka1668 Ай бұрын
Mhdsnid
@maxamedkhaliv7282
@maxamedkhaliv7282 Ай бұрын
Horta Somaliland necbida dad an Dan ba ka lhyn uunbad daba socota nio xisho neef ba the
@zeinababdi5130
@zeinababdi5130 Ай бұрын
Been alaa caaye ani ahaan calamada mamul guboledyada inaa xirto wa ka xishoodaa
@khadarmohamed2530
@khadarmohamed2530 Ай бұрын
Lagama yaabo ina xirto calan goboleed lagama yaabo in aan u doodo qabiil ama u dagaalamo ha iga sugin😕
@AhmedHussein-ub3pz
@AhmedHussein-ub3pz Ай бұрын
Omer inshaar wll waan ku taaagera qof wanaagsan waad tahay lkn ani reer somaliland baan ahay somaliland in ay maamul gobeleed tahayna kuguma raacsani Qadar wadan ugu yar carab baad ku nooshahay hadii somaliland sidaas oo kale noqo oo wadan gooni ah noqoto wax ku qasbayaa ma jiro in somali kala godo anigu waan tegi kara somalia qof somali ahna waan ahay qofkasta oo somali ahina hargeisa waa iminkan karaa balse taasi maamulka oo kaliya inoo kla duwa dhib anigu ciriiirigaas baan ku faraxasanhay maad ii dayn kari wayday walaalka wuxu ku faraxsan ayahay
@kingnuuradiinofficial
@kingnuuradiinofficial Ай бұрын
Umar inshar adi jini matahay ugaas😂
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z Ай бұрын
Ok
@ashkirsaed
@ashkirsaed Ай бұрын
Sh mustafe wuxuu amin san yahy in somaliland ay wadan tahy orod soo daawo muxadaradihiisa isagoo leh somaliland waa wadan jira Soo daawo daqiiqada 2.35 kzfaq.info/get/bejne/gNZhdZeG2tOqpKs.htmlsi=ava8BhZ3fQEYO_Zv
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z Ай бұрын
Ok😂 wadan aa thay 😂
@ashkirsaed
@ashkirsaed Ай бұрын
​@@user-sw8pv6uo8z qof caadiya ma tahay horta qoraalkayga ma akhrisay intaadan wax soo qorin
@user-sw8pv6uo8z
@user-sw8pv6uo8z Ай бұрын
@@ashkirsaed haa sxp so kle i U aqriyey lagend
@nabiilahiis2107
@nabiilahiis2107 Ай бұрын
Dee waa wadan
@ju4965
@ju4965 Ай бұрын
Masha Allah ❤
@Iyeypost
@Iyeypost Ай бұрын
Wxaa tahay qof qof dhaafey will omar
Dareen Cajiib ah | Fandhaal Podcast | 109 |
36:09
Omar Inshar
Рет қаралды 28 М.
Qawaaniinta Karaamada | Fandhaal Podcast 54 |
25:36
Omar Inshar
Рет қаралды 71 М.
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 14 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН
МАМА И STANDOFF 2 😳 !FAKE GUN! #shorts
00:34
INNA SERG
Рет қаралды 4,7 МЛН
The child was abused by the clown#Short #Officer Rabbit #angel
00:55
兔子警官
Рет қаралды 24 МЛН
NOLASHA WAA CAQABAD IYO DADAAL | SHEEKH MUSTAFE XAJI ISMAACIL
48:21
ILEES MEDIA PRO
Рет қаралды 203 М.
Waxaad ubaahantahay in aad ka baxdo Matrix-ka |
23:46
Omar Inshar
Рет қаралды 38 М.
GORAY PODCAST | NOLOSHA IYO WAAYO ARAGNIMO PROF. DALXA
2:57:07
Goray Podcast
Рет қаралды 70 М.
081 | 35 | Sirta wakhtiga habboon | Xeerka awoodda!
14:06
Sahan Podcast
Рет қаралды 25 М.
Markuu Raggu ooyo | 12 | Fandhaal Podcast |
23:20
Omar Inshar
Рет қаралды 36 М.
Fandhaal 89 | Murugta Qarsoon |
24:41
Omar Inshar
Рет қаралды 41 М.
Fandhaal Podcast | 36 | Karti .
25:13
Omar Inshar
Рет қаралды 57 М.
Me: Don't cross there's cars coming
00:16
LOL
Рет қаралды 14 МЛН