RAGA DOORKII AAN KA DUGSANAYAYOOW LYRICS | | XABIIBA XASAN TOOXOW| |2019|

  Рет қаралды 707,937

Gofadhe Lyrics

Gofadhe Lyrics

5 жыл бұрын

Пікірлер: 246
@adandigale7999
@adandigale7999 7 ай бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa 10.01.2024 8:10pm . Joogaa jaamacad kutaalaa xadka southsudan iyo ethiopia wakhtigan waxaan fadhiyaa beerta jaamacada dhexdeeda kutaala ee shaaha iyo bunka lagu cabo meel cidlo ah ayaan fadhiyaa waakaligay waxa dhacaysa neecaw qabow waxaan gacanta ku hayaa koob shaaha. Waan yara daalanay waayo galabta waxan kasoobaxay exam aad u adag . Waxaan kujiraa xasuuso kolba wadankii ayaan niyada ka tagayaa Xasuustayda waxa kujirta qof aan jeclay waxan jeclaan lahaa in aan wakhtigan la jadlo lkn khadka kuma jirto caadina uma garaaci karo . Anyway sorry 😢😢😢 leave me a comment❤
@sucaadmohammed7568
@sucaadmohammed7568 27 күн бұрын
Waa sidee xaalkaaga wll
@hanadabdulkadir9454
@hanadabdulkadir9454 2 жыл бұрын
Saqdhax habeen ii tahay Waxan Soo xasuuste naxariista iyo dareenka macaan OO Lee yahay jacelka dhab ah ee isoo mare balse Nasiibka iyo waqtiga iga hiiliye 😢 Jacel dhab ah ruuxii Soo marey un dareemi karo
@sadanmyoung5745
@sadanmyoung5745 2 жыл бұрын
Ina adeer wey dhacdaaye u dhur sug
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Sorry Qalbiga Allah haku qabojiyo jaceel wanagsan ku rajeynaa insha Allah's 😥❤
@user-qw1pr9fb3v
@user-qw1pr9fb3v 6 ай бұрын
Ok..sxb
@NawaalXuseen-en7yf
@NawaalXuseen-en7yf 5 ай бұрын
Waligey qofna ma jeclan lknse hestan xasus itahay 😢 wiil isku class ahyn ba isoqori jire ano 5aad ah asna 8aad ahaa hadana wuu dhintey 😢
@yunisaden303
@yunisaden303 5 күн бұрын
​@@user-qw1pr9fb3vl😊
@abdifatahgolden3554
@abdifatahgolden3554 2 жыл бұрын
Axsan Hees ❤🎧🎵 -Erayadi : Xaashi Yuusuf Warsame ( Hanuuniye Walalkis ) . - Laxanki : Cabdalle Yuusuf Warsame (Hanuuniye ) . - Garaacisti Cuudka : Abwaan Barre Maxamed Fiidow ( Leento ) . - Codki : Xabiibo Xasan Tooxow . Heestan waxa isugu tagay Reer Bariga Galgaduuud .
@abdirahmanabdulahi7372
@abdirahmanabdulahi7372 2 жыл бұрын
Nin wax badan og
@abdallasamatar6061
@abdallasamatar6061 2 жыл бұрын
W&M
@abdirahmandahirmohamud6193
@abdirahmandahirmohamud6193 2 жыл бұрын
Waa Darri, Dac iyo ceel-dheer. Si fiican baa laisga kaashaday.
@disisfunny88
@disisfunny88 Жыл бұрын
Hanuuniye berigaas xaguu joogey 😂😂
@sayidka6911
@sayidka6911 Жыл бұрын
@@disisfunny88 waxa dhan xamar ayey wadajoogeen.
@seatapdirashiid8914
@seatapdirashiid8914 Жыл бұрын
Waxaan dhagaysanaya sunday 1 January 2023, Waxaan aad ugu raja waynahay inaan guursado, Waxaan soo bilaabay xiriirkan jacayl 2019 waxaan jeclaa heesaha maalin maalmaha kamida waxa idhex martay heestan, iyadoo ila joogto tii aan jeclaa markaasan go,aan ku gaaray inaan guursado, ducadiinaavwax tar iileh 🥰❤🙊.
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 Жыл бұрын
mashallah
@zakariaduceesane27
@zakariaduceesane27 Жыл бұрын
MashaAllah Allah hakubarakeyo
@Ibrahim-kf3jl
@Ibrahim-kf3jl 6 ай бұрын
Guur wacan
@mooice9167
@mooice9167 Жыл бұрын
Kabankani wuxuu kamid yahay kabanada ruuxda gilgila Allaa yacizak yaa leento❤
@abdelahiabdirihmanjama4000
@abdelahiabdirihmanjama4000 2 жыл бұрын
Heestan maalin waxaan dhagaysanayaa aan murugaysnahay 20/3/2022 imtixaan baan galay MATHS ma hubo natiijadayda balse waan nacsanahay!!!!!😭😭rabow natiijo khayr
@abdimajiidabdikariinaadanw9907
@abdimajiidabdikariinaadanw9907 2 жыл бұрын
Natiijo fiican sxb
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 2 жыл бұрын
Inshallah walaaal natiijo fiican ayaan kuu rajaynaynaaa
@anshirocilmi6512
@anshirocilmi6512 2 жыл бұрын
Guul Baan kuu rajaynayaa
@ruweidahmahmett2680
@ruweidahmahmett2680 2 жыл бұрын
Waa kuu rajeenaa inaa mid kufaraxday kunqotay waxbrshada allah kuufududeyo
@abdellahiAbdieidjama
@abdellahiAbdieidjama Жыл бұрын
Walalayal kuligiin waad mahadsan tihiin imtixaankii rabbi waa igu guuleeyay %94 baan keenay waana ducadiina
@muniirahassan664
@muniirahassan664 3 жыл бұрын
💔Laab dooxanta dawadeedi tahay deyro haka dhigin dabna haygu shidin ee ila dadal😭⚘
@saalaxnuur5446
@saalaxnuur5446 2 жыл бұрын
hooyo xabiibo cumri dheer iyo caafimad iyo cibaado suubn allh ka baryaaya
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 2 жыл бұрын
Walalkey Allaha ku xafido 😍
@dulmidiidxilkas733
@dulmidiidxilkas733 4 жыл бұрын
Bangaldesh baan jamacad wax barasho u jogaa 012/01/2020 heestaan waxan ku soo xasuustay jacelkeyga horay oo hada xaas ah allow farxad siii weli wan jeclahay iyado la soo furay allow itus an guursaday
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 4 жыл бұрын
ilaahay mar labaad calaf ha iskugu kiin daro saaxiib
@hussein00057
@hussein00057 4 жыл бұрын
mid ka qeyr badan alle hakuugu badalo muqdisho 13 january 2020
@abdirahmanshire5825
@abdirahmanshire5825 4 жыл бұрын
Asc saaxiib maag la qabo waxba ha ku Dardanelles cal afka ayaa kuu diiday
@hamotitiih1312
@hamotitiih1312 4 жыл бұрын
Dulmidiid xilkas adoo newmarket wareegayo yaanan ku arag😒
@dulmidiidxilkas733
@dulmidiidxilkas733 4 жыл бұрын
@@hamotitiih1312 ma aniga i aragtay wll qali
@FardowzaAbdi-pu4qj
@FardowzaAbdi-pu4qj 2 ай бұрын
Waxaan ku jira xalad qus ah qofki aan jeclaa wuu ifahmi wayay kii ijeclaana anaa jeclayn dunida gad gadoon badna waa galab casar sacadu 5 galabnimo guriga hortiisa xabibi toxow ku dhagaysanaya waxan alle ka rajaynaya in qalbi dhayo naxrris iyo jcyl nolshayda ku beego insha allah❤
@siciidbashka726
@siciidbashka726 2 жыл бұрын
Heestan xasuus hamayn aan aniyo noloshayda qilaaf nadhex maray ayay iiqaday inta ugu horaysa ilaa hada markan maqlo wn ilmeeya allha isku kaaya daayo
@abdimalikweliabdi4063
@abdimalikweliabdi4063 2 жыл бұрын
Allow amiin
@mariamhashim9014
@mariamhashim9014 9 ай бұрын
Jecliya heestan will Garxajis oo Isaaqa ayaa beri jecladay markas aad uu dhagaysan jiray ax ax ax❤️❤️❤️❤️
@cusmanabdulle
@cusmanabdulle Жыл бұрын
Maama xabiibo toxoow rabi SWT cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo aamin ❤📍
@naasircabdi5482
@naasircabdi5482 4 жыл бұрын
Heestan waxa habeenka aan isku dhacno isoo diri jirtay gabadh aanu wada sheekaysan jirnay oo yaasmin la odhan jiray markii danbe yurub bay tagtay
@yassy.02
@yassy.02 2 жыл бұрын
Damn that Yasmin was hella romantic
@daahirabdi1862
@daahirabdi1862 2 жыл бұрын
@@yassy.02 woow are you the one hhhh
@daahirabdi1862
@daahirabdi1862 2 жыл бұрын
@@yassy.02 yaasmiinta adiga miyaa Wiilka kadhuntay
@yassy.02
@yassy.02 2 жыл бұрын
@@daahirabdi1862 maya aniga weligey ninba hees umadirin 😂
@khaderawalehabdi8334
@khaderawalehabdi8334 2 жыл бұрын
@@yassy.02 ma huubta arinka 🤣
@JuniorKnowledge
@JuniorKnowledge 3 жыл бұрын
Ereyo miisan leh, iyo cod macaan, Xabibo hasan toxow. mahad ha kaa gaarto.
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Waxaa kuu xasuustaa Heestana Gabar aynu jar wada eheen iyadaa aad u dhegesan jirtay🥰
@MohamedAhmed-oo2wq
@MohamedAhmed-oo2wq 7 ай бұрын
Heeestan aaad by igu wayn thy wxaannsoo xasuustay beri aan gaari taraag ah darewal ka ahaan dhagaysan jiray
@malaayiinmedia3124
@malaayiinmedia3124 4 жыл бұрын
Ereyadii.Xaashi yuusuf warsame (Hanuuniye walalkii) Laxankii.Cabdalle yuusuf warsame hanuuniye Garaacistii abwaan barre maxamed fiidoow (leento) Codkii xabiibo xasan tooxoow
@ahmedhariirhassan1613
@ahmedhariirhassan1613 4 жыл бұрын
anigu waxan u haystay codka saafi ducaale
@jamaaldugsiiye3926
@jamaaldugsiiye3926 4 жыл бұрын
@@ahmedhariirhassan1613 saafi ducaale ayaa ku horeysay lkn hada waa xabiibo tooxow
@zundusraaqiya4475
@zundusraaqiya4475 4 жыл бұрын
Balse waxaad katagtay Ruwaayadii eey heeskaan Ku jirtay, oo ahay Kajoog adiga ma ahee, heeskaan waxaa kuwada luuqeeyni jireen, Alle ha u naxariisto Axmed inshaar cabdi(olol) iyo Xabiibo xasan tooxow
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 3 жыл бұрын
@@zundusraaqiya4475 Saxid yar marki waxaa ku luqeeyay Axmed Inshaar Olol iyo Saafi Ducaale, gadaal waxaa qaaday Xabiibo xasan Tooxoow iyo Axmed Inshaar Olol
@zundusraaqiya4475
@zundusraaqiya4475 3 жыл бұрын
@@axmedcsalaan6005 Soow anigii daawaday ruwaayada waagii dowladii siyaad bare xiligii kudhawaa burburka 1988 kii ruwayadan xasan diiriye Shankaroon Ahmed Inshaar saafi ducaale uu kumatalaayey Axmed inshaar iskuuley dugsi sare aqrisanaayey Aktarka Axmed inshaar aktarada Shankaroon Ahmed
@safiyanaasir2827
@safiyanaasir2827 Жыл бұрын
Waxaan doonaya inaan dadab galnee Daaqadaha rajada ha daboolinoo. 7/11/2022 / Isniin 7:36 Fiidnimo, Somalia Waan ku soo diray heeskaa haddaad dhagaysato ila soo hadal, waan ku sugayaa. Ahmed Aabihii waan ku jeclahay. 🧸🤍💍
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 Жыл бұрын
maadaama uu axmed aabihii yahay ma in aad dib iskugu noqotaan ayaad rabtaan walaal markaa
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 6 ай бұрын
Waxaa laga yaabaa iney khilaaf ku kala maqnayeen 😢​@@gofadhelyrics7037
@caaishaabdullahi8951
@caaishaabdullahi8951 Ай бұрын
Yaa ku dhahay dadka is qabo isma jeclaadaan jaceyl wzxaa ugu qurux badan kan ay isku qabaan labada is qabo ilaahey qof walbo qof jecel oo u naxariisto haku beego ​@@gofadhelyrics7037
@user-lf1kj9ih9u
@user-lf1kj9ih9u Жыл бұрын
😢ax yaa hees wlhi ayeeyo xbiibo cimri dheer alle hku siiyo❤
@ruweidahmahmett2680
@ruweidahmahmett2680 2 жыл бұрын
Heestaan si qaaasa ujeclhay sababtana ma ogi mxaa yelay waligey qof maba jeclaanin🤣maamo mcn illaah cimri cfimad lasocdo hakusiiyo hdaa noshahay rabina haku danbi dhaafo❤
@kawtharabdulahi3871
@kawtharabdulahi3871 2 жыл бұрын
🥺😥naga jacayl u dhagaysanaynee naga da Dhaya hadlka maandhaay 😂🙌
@mcbuule
@mcbuule Жыл бұрын
Hh I love you so hada qofaa ku jecel😅❤🖐
@cabdikariin1212
@cabdikariin1212 2 жыл бұрын
Ax alah ha unaxariisto walhi heestan dhiwr jeer kucel ceshaday cod macaa hees ❤🙏
@drsameer202
@drsameer202 Жыл бұрын
Xabiibo Xasan Tooxow ahaa, Habeen saq dhexe ayaan Inan u diray bal in ay i jeclaato😂❤
@zhucebmoalim
@zhucebmoalim 2 ай бұрын
Who still waching this Song😢🥹❤
@Osman-b1o
@Osman-b1o 3 күн бұрын
Me
@wiilsomali5933
@wiilsomali5933 Жыл бұрын
Xabiba xasan Tooxow wa legenad weligey wan dhageysta
@user-gx3lv3pp8o
@user-gx3lv3pp8o 6 ай бұрын
Heestan waxan dhagesanayaa 16 1 2024 anigoo hospital 🏥 meel ah kashaqenayo oo Nursling ah allha unaxariisto xabiibo hassan toxow ninkaa jilayla wuu arki donaa filaa insh allha❤
@saadaqcusmaanmahad8341
@saadaqcusmaanmahad8341 3 жыл бұрын
wow i love this song coz mi sis used to listing this love song😘🥰🥰
@dalmara6796
@dalmara6796 Жыл бұрын
Your sister was in love my boy
@mnzamii
@mnzamii Жыл бұрын
Asc
@pepepele9993
@pepepele9993 Ай бұрын
Fucking gang english😂
@faliscumar7216
@faliscumar7216 6 ай бұрын
31/1/2024/ayan dhagesanayaa qof an jeclahay ne niyadaa ku hayaa
@user-qw8rf4qt6t
@user-qw8rf4qt6t Жыл бұрын
Raga doorkii🥺🤴 26/july/2023
@almazabuubakar5347
@almazabuubakar5347 4 жыл бұрын
Esh cala Cod wlhi xabiiba xasan toxow ♥️✌🥰
@mohameddheereofficial5483
@mohameddheereofficial5483 3 жыл бұрын
Allah haku naxariisto
@user-lk2mo7lq5u
@user-lk2mo7lq5u 10 күн бұрын
Waa heesihii qaaligaa ahaa
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Heesatan hargaysa Soamalianad ayaan ka dhegaysanayaa.
@saalimkey3284
@saalimkey3284 Жыл бұрын
Old is gold 😢❤🎉
@liibaanxasan2809
@liibaanxasan2809 4 жыл бұрын
erayada: prof xashi yusuf warsame hanuuniye walalkii (AUN) laxanka: abdalla yusuf warsame tumistii abwan barre maxamed fiidow. codkii xabiiba xasan toxow
@mohaofficial817
@mohaofficial817 5 жыл бұрын
Wow wow this is song wlhi
@anisawarsame7136
@anisawarsame7136 10 ай бұрын
heestan waxa ku xasusuta qof Aad qiimo igu leh xasus /12/9/2023
@adams9307
@adams9307 2 жыл бұрын
Saddex nin oo MU ah iyo gabar wacaysle ah ayaa iskugu tagay💯👌
@ahmedmohamed-yx1bx
@ahmedmohamed-yx1bx 2 ай бұрын
05/2024 dhegasanayaa salamaya . Hees dareen leh🎉
@quenoflove9151
@quenoflove9151 Жыл бұрын
Inta rayaan bajaja iyo idle kuso argtey love dhac♥️
@adensalaglesalagle6780
@adensalaglesalagle6780 4 жыл бұрын
M.a hees jirto iga dheh
@sidiiqhusseinali1432
@sidiiqhusseinali1432 3 жыл бұрын
Raga Doorki Aan Ka Dug sanayayow NAFTA Daa'in Ebed Dey neynin Waxan Doonayaa Inan Dadab Galne Daqadaha Rajada Hada Boolinoo Laab Dooxanto Dawadedu Tahy Deyro Haka Dhigin
@cumarcabdi574
@cumarcabdi574 2 жыл бұрын
M.a
@KORNEIL-TRAVELER2
@KORNEIL-TRAVELER2 6 ай бұрын
Aniga waxaan aamin sanahay umad xigmad nagu dhan ineysan dunida ku nooleyn.
@afatahmohamed8016
@afatahmohamed8016 2 жыл бұрын
Ax best song wiihi xasuus hore
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 Жыл бұрын
Xasuuus Heestan waxay ixasuusisaa inantii uhoraysay ee aan jacayl wadaagnay oo aan darteed heestan ubartay aanan wada dhegaysan jirnay😊
@shurealiim9996
@shurealiim9996 Жыл бұрын
Maisgursaten hada
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 5 ай бұрын
​@@shurealiim9996 may wan kala dhamanay wallo
@asmaahmedosman5525
@asmaahmedosman5525 6 ай бұрын
Waxan dhagaysanayaa 26/1/2024 habeen Jimce sii baxayo oo ay sabti soo galeyso Saacaduna waa 20:35 habeenimo anoo cashar Computer ku diyaarinaya oo College layga doonayo. Schoolkuna fasaxii yaraa ayaan ku jiraa waxan ahay FORM FOUR #HARGEISA SOMALILAND
@axmedcsalaan6005
@axmedcsalaan6005 3 жыл бұрын
Godadhe Lyrics Sxbw Heestaan miraheeda Waxaa lahaa in la oran jiray Xaashi yuusuf Warsame Laxanka waxaa lahaa hanuuniye Barre maxamed fiidoow waa qofka tumaya kabanka ee fadlan dadka wax aad hubtaan u sheega
@gofadhelyrics7037
@gofadhelyrics7037 2 жыл бұрын
Mahadsanid walaal
@AarkaBihidareys
@AarkaBihidareys 11 ай бұрын
Heesta Gabar Ii Qadaan Rabaa🥺🥺
@Zakicadceed
@Zakicadceed 4 ай бұрын
Ragga dorikii aan ka dugsanayayo🥰
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Heestan waan jecelay.
@_wll____
@_wll____ Жыл бұрын
Allaha haku naxariisto😭😭
@trendzacky2139
@trendzacky2139 Жыл бұрын
Favourite 😍
@salmaankuluuofficial
@salmaankuluuofficial Жыл бұрын
Mamo xabiibo xasan xgee jogtaa ii sheega bl blz an blz
@RowdaHassan-ku4iu
@RowdaHassan-ku4iu 2 ай бұрын
26/10/2024 Axda iimtaxan so galay yaa so xasusty sxpkeyga ana jaceel oo dhinty 29/10/2022 galb 3:06 dhageysanaya😭💔
@alisaladahmedomar4459
@alisaladahmedomar4459 11 ай бұрын
Laxanka waa hanuuniye 💯 Erayadana walaalkiis baa lahaa 💯 Dadka wax saxa usoo gudbiya
@indhocolleproduction9042
@indhocolleproduction9042 2 жыл бұрын
Wax kale💯💯💯
@hindiafsomalihindiafsomali8520
@hindiafsomalihindiafsomali8520 5 жыл бұрын
Xabiibo xasan tooxoow naag cod leh
@Edenmaha
@Edenmaha 16 күн бұрын
Sunday evening at 14:28 July 21 2024 still golden 🫶❤️😭
@mohamedkajaar5578
@mohamedkajaar5578 Жыл бұрын
Laxanka.iyo.Erayada waxaan Rajeynaa inuu lahaa Abwaan Barre Maxamed Fiidow
@munoahmed9290
@munoahmed9290 2 жыл бұрын
Heestan hadan barty qofka jeclahy xiliga uu iga mshqulo oo hwluhu ku bataan ayaan dhagystaa
@yasiinmuxumad6739
@yasiinmuxumad6739 Жыл бұрын
Codmcn iyo music mcn yaailikaro dadkan kaaxushee markle ubadin
@mohommeddahir876
@mohommeddahir876 4 жыл бұрын
Heeskan hees uwaayey
@Lara.oky1
@Lara.oky1 Жыл бұрын
Masha Allah
@mariaabukar1438
@mariaabukar1438 4 ай бұрын
Raga dorki an ka dugasanayayow nafta Daa in ebed deneynin oo❤😔
@user-rl1zc5bq2r
@user-rl1zc5bq2r Жыл бұрын
Axsan cod ❣
@xamiimofficial3818
@xamiimofficial3818 6 ай бұрын
toloow Musica ma Abdi naasir macalinaa🤔🤔🤔
@SalimoSiman10
@SalimoSiman10 2 ай бұрын
Dareenkeygibaa Duwatoo adaan Dadka kaa xushee Naftanan dockale Dabaysheedu mrin Ee kuu il daran Usoo diir naxoo Dawadeedi garo
@hayatismacil7078
@hayatismacil7078 Жыл бұрын
An emotional song 🥺
@khalid_Abdirahman4846
@khalid_Abdirahman4846 Жыл бұрын
Inader mayla aragtay😢😢😢😢😢
@habibaadan8987
@habibaadan8987 Жыл бұрын
😅 😅( 😮😮
@habibaadan8987
@habibaadan8987 Жыл бұрын
2:48
@habibaadan8987
@habibaadan8987 Жыл бұрын
😮😅
@habibaadan8987
@habibaadan8987 Жыл бұрын
😅
@naimamohamedmohamud6644
@naimamohamedmohamud6644 Жыл бұрын
Waxaa dhagesanaya cawa oo tariikhdu tahay 1.27.2023 waxaa uu dhagesanaya wax badan oo qalbigeyga kujira oo an guudbin karin .
@DAALOTVy5Jhcqhtx_HRfxp0daPnkw
@DAALOTVy5Jhcqhtx_HRfxp0daPnkw 4 жыл бұрын
Wooow
@Morgan-ge6nv
@Morgan-ge6nv 4 ай бұрын
Waa laab dooxantood ee maaha laab dooxantoo. Caku walawayn waligood Af Soomaali baran maayaan.
@abdihakim4103
@abdihakim4103 3 ай бұрын
Adeer hesta wala weynaa iska le qowdhan waxba laga weydiin maayo
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Hees wanaagsan.
@Hasan-ahmed2024
@Hasan-ahmed2024 Жыл бұрын
Beautifull sound🙋‍♀️🙏
@HodanIsmacil-pi7zx
@HodanIsmacil-pi7zx Ай бұрын
Waxaan doonayaaa😢
@nimcoxasan6881
@nimcoxasan6881 Жыл бұрын
Hestaan waxaa dhagaysanayaa 2023/5/27 bisha may Waana malinta Exm dowlada😊😊
@MascuudMaxamed-fg5hl
@MascuudMaxamed-fg5hl 3 ай бұрын
Hees iyo badh
@khalidkhadar4480
@khalidkhadar4480 3 жыл бұрын
06.07.2021
@user-rf4kz9tv9y
@user-rf4kz9tv9y 2 ай бұрын
Inta 2024 fiirsanaysa
@abdrskjustjust9456
@abdrskjustjust9456 5 ай бұрын
inta badan barre maxamed fiidow baa dadku moodayeen in uu lahaa erayada heeskan ay Qaadaso xabiiba xasan tooxow lkn siduu xaqiijiyay barre maxamed fiidow waxa heesta erayada leh Xaashi yuusuf warsame hanuuniye walaalki, laxana isla Hanuuniye Lkn Garaacista Cuudka waxa leh Barre maxamed fiidow Fiira giira waxa cadeeyay Abwaan barre maxamed fidaw in aanu isagu heesta lahayn...
@axmadxasan2628
@axmadxasan2628 Жыл бұрын
Hees way dhaaftey
@shafibulle3851
@shafibulle3851 Жыл бұрын
Ax yaa hees
@xasanmaxamed9485
@xasanmaxamed9485 2 жыл бұрын
Axmabn Axmabaaji
@MubYus
@MubYus 8 ай бұрын
Xabiiba xasan toooxoow.
@ibrosshafad
@ibrosshafad Жыл бұрын
Hees way dhafte
@mulkidahir3837
@mulkidahir3837 5 ай бұрын
Fananadan heesa heeda badankood waxaa leh bare maxamed fiidow
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 3 ай бұрын
Xabiiba tooxow
@fartunfarax3549
@fartunfarax3549 3 жыл бұрын
Heeskaan horaanteeda waxaa horey uqaadee saafi ducaale
@CabdiRaxman-ps9xe
@CabdiRaxman-ps9xe Жыл бұрын
Waxay ii tahay 12:50 waxaan jooga gobalka banadir dagmada gubadley ciddi taqaan baa taqaan
@hamsepdx4312
@hamsepdx4312 4 жыл бұрын
I love it 😻🥰😍
@user-jr8ve5jf4h
@user-jr8ve5jf4h Жыл бұрын
2023 2024 ❤❤❤
@user-jj4mf8bk6m
@user-jj4mf8bk6m Жыл бұрын
Xiligan hestam dawanayo umalayn mayo inay cidi soo jedo😊
@user-un9rz8jq9o
@user-un9rz8jq9o 2 ай бұрын
2/6/jun 2024 haben axad 22.44
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 ай бұрын
MIDGAAN MIDGAAN DHASHAY OO HAWIYE AH OO QURMUUN
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 5 ай бұрын
WAA MURURSADE XAARKA GADA
@Abdalladhiif.
@Abdalladhiif. Жыл бұрын
13 sano kadib
@Hikma251
@Hikma251 Жыл бұрын
4/1/2023 ♥️❤️😘
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 2 жыл бұрын
Laabdooxantaa
@HazanAli90
@HazanAli90 4 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassanadanmohamed5527
@hassanadanmohamed5527 2 ай бұрын
Dumarka ba midan ka dugsanayey Naftu daim abid Dayn kareynineey Waxan doonayaa inan dadab galnee Daaqadaha rajada ha daboolinoo Laab dooxanto dawadeedi tahy Dayra haka dhigin Dabna ha igu shidine Adna ila dadaal
@nourhassan1524
@nourhassan1524 Жыл бұрын
Wow
@Osman-b1o
@Osman-b1o 3 күн бұрын
2024❤
HEESTII IXTIRAAM LYRICS| |XABIIBA XASAN TOOXOW
10:17
Gofadhe Lyrics
Рет қаралды 917 М.
HEESTA UURKIYO QALBIGA||XABIIBO XASAN TOOXOW||BALWO LYRICS
4:26
Balwo Lyrics
Рет қаралды 442 М.
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 8 МЛН
КАК ДУМАЕТЕ КТО ВЫЙГРАЕТ😂
00:29
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 11 МЛН
Magool Iyo Qasali Dhab U Fiirso Waliga Official Music Vidio 2020
6:55
AhMato Films
Рет қаралды 1,1 МЛН
Xabiibo Xassan Tooxow   Aasaaska dunidiyo anigu dumar baan ahaa
9:21
KHADRA DAAHIR CIGE HEESTA CABDOW BARISAMAADKII/INUU BEER JACAYLOO
9:38
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 2,2 МЛН
XASAN AADAN SAMATAR | HEESTII DOOKH | OFFICIAL VEDIO LYRICS
5:27
SUUXAYE LYRICS
Рет қаралды 8 МЛН
Heestii Caashaqa Ma Dhaafnaa Lyrics Maxamuud M Xasan Kabanle
10:10
laylis channel
Рет қаралды 418 М.
XABIIBO XASAN TOOXOW HEES ADUUN LYRICS
7:38
Qaran Boy
Рет қаралды 562 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 30 МЛН
Duman - мен болмасам кім? (Mood Video)
2:35
Duman Marat
Рет қаралды 226 М.
IL’HAN - Bir aida (official video) 2024
4:01
Ilhan Ihsanov
Рет қаралды 68 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,4 МЛН
Serik Ibragimov ft IL'HAN - Жарығым (official video) 2024
3:08
Serik Ibragimov
Рет қаралды 297 М.