RAGEEDI ! | Ahmiyadda wacyiga | Sideed Ku noqon kartaa Rageedi ? ! | Waa maxay rageedi ?

  Рет қаралды 83,919

OGAANSHO

OGAANSHO

4 жыл бұрын

waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho

twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho

Пікірлер: 1 000
@amiinhaibe
@amiinhaibe 4 жыл бұрын
Ilaahoow garaadka iyo caqliga saliimka ah noo fur.oo naga dhig kuwo si xor ah u fikira☝️🙏
@aminaaxmed956
@aminaaxmed956 4 жыл бұрын
Ameen yarabbi🤲🏾
@mohommeddahir876
@mohommeddahir876 3 жыл бұрын
Aamiin yaa rabbi
@mocaarif
@mocaarif 4 жыл бұрын
Omar inshaaar m.a pro wax badan ayaaa naga saaciday 💯waxaaaaa thy rageeeedi 🙏😂
@muraadsoomaal6221
@muraadsoomaal6221 4 жыл бұрын
Omar inshaar nio runti waxa thy nin caqli usaaxiba Runtii waxa thy ustaad kobciyaha dhalinta maanta Runtii anigaygan waxyaabo inbadan aan ka fakari jiray ayaad maanta ka hadashay 🙋🏻‍♂horay usoco wll allah haku xifdiye Rageedi ninka an u aqaano waa ado kale 🙋🏻‍♂
@kafiayousuf4587
@kafiayousuf4587 4 жыл бұрын
Alxm markan muqalka dhamaystay waxan ogday inan ahay Rageedi😎. Mahadsanid ogaansho
@franklinrosevelt758
@franklinrosevelt758 4 жыл бұрын
Anu waxaan jeclahay inaan barto 30 luuqadaha waanan ku dhex jiraa insha allah anoo jeclaa inaan barto wax somalida ku cusub qarankana faaido u leh sida management avition , astronomy anoo diidan cilmi somaliyeedka ah inay dadkeenu bartaan uun medcine iyo enginering , ict , social work
@smashaabdalla1298
@smashaabdalla1298 4 жыл бұрын
aviation management waa midee umadena somaliyed war badan kaheynin miyaa faahfahin deerad ah ikasiin kartaa
@guledts9181
@guledts9181 4 жыл бұрын
smasha abdalla barashada cilmiga hawadaa sida diyaaradaha iyo wiishashka samada loo diro
@smashaabdalla1298
@smashaabdalla1298 4 жыл бұрын
@@guledts9181 tnx bro
@smashaabdalla1298
@smashaabdalla1298 4 жыл бұрын
@@guledts9181 aviation field miyaa kudex jirtaa cml
@badrudinofficial1826
@badrudinofficial1826 4 жыл бұрын
شكرا أستاذ عمر من لم يشكر الناس لايشكرالله✅✅
@jihaanhaji5793
@jihaanhaji5793 4 жыл бұрын
I really like the title "How to be rageedi"
@rachidaminoz8977
@rachidaminoz8977 4 жыл бұрын
Luqada halkan Loga hadlaya maha English brother.
@abdinasirdiiriye1631
@abdinasirdiiriye1631 4 жыл бұрын
Warku intaas ayuu ku dhan yahay waxii caqli leh mahadsanid bro Omar.
@abdinasirdayib2440
@abdinasirdayib2440 4 жыл бұрын
2016 ki baaigu danbaysay Inan melaha saarto calamka buluuga 🇸🇴 bcoz waxaan ogaaday inaysan Cadayn ubahnayn Inan ahay Somali 😂
@zhaviciupdirahman9764
@zhaviciupdirahman9764 4 жыл бұрын
oH 😥 aHmiYada wacYiGa 🤗
@safiyasamara7001
@safiyasamara7001 4 жыл бұрын
Ogaansho waan soo ordaa markey wax so dhacan taso micnehedu yahy inaad wax faaido leh so gudbiso thanks
@diisofficialchannel5011
@diisofficialchannel5011 4 жыл бұрын
جزاك الله خيرا المعلم الإلكتروني Thanks bro *Digital Teacher Omar inashar*
@karaama1320
@karaama1320 4 жыл бұрын
Wll waxaan kaa codsan lahaa markad noso gudbinayso wararka oo kale odhaahda ay leeyihiin madaxda ama cida ka hadlaysa warkaa aad soo tabinayso badanaa waxaad kusoo qortaa qoraal waxan ka codsan lahayn in aad codkaaga ku dul qabato halkii aad qoraal ku dul qaban lahayd waayo in badanaa aanay dadku dag dag u aqriyi karin iyo laga yaabo in uu qofkii dhagaysanayo isagoo socda oo kale Mhdsanid
@mahdicadde1504
@mahdicadde1504 4 жыл бұрын
Sacada uk 🇬🇧 waaa 4:02 waa wakhtig salada loo sokacay
@mohmoudahmed8575
@mohmoudahmed8575 4 жыл бұрын
Hhhh topicgan maalin dheweyd bn ka hdlyny xaqiiqatan!aaad bd u mhdsanthy wll cumar👍👍👍👍
@herowhitelion5564
@herowhitelion5564 4 жыл бұрын
Allahuma cafina wa caafi muslimeen kuluhaa.....yaa arxama raximiin.
@ruqiyojacfar9445
@ruqiyojacfar9445 4 жыл бұрын
Axmed inshaar lama dhaho cumar inshaar la dhahaa wlk
@yakoubfarah5139
@yakoubfarah5139 4 жыл бұрын
Wxn jeclaan lahaa inaan labo qodob ka hadlo 1.macalin waaad salaaman tahay 🙏 Maraka hore jiritaanka urur la yidhaahdo maansooniyad oo uu macalinku yidhi majirto wxn odhan lahaa halkaaa macalinku haku yara noqdo...... 2.waaata 2aad waa iga codsi In muuqaalkan lagu faafiyo telefitionada soomaalidu daawato waayo waxbadan ayaa laga faaaiidayaa OO ka qaldan dadkeena Macalin Alle haku sharfo aniga ahaan waxan ahay wiil dhalin yaro ah oo ardey ah waxbadan kaa faaiidey جزاءك الله الخير
@karamali2198
@karamali2198 4 жыл бұрын
Mnsha allah wll waxban ka fa iidaa mawduuc kasta oo aad noso gudbisid waan daawadah waxaad ka hdlysidna inta badan wixi iga anfaca dib bn u search gareeyah mhdsnid
@kaamildhako6978
@kaamildhako6978 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad cumar inshaar
@abdiasiissomali8339
@abdiasiissomali8339 4 жыл бұрын
Muuqaalka maantu dhayman ka qaalisan, markaad si toosa noola hadlayso waxaan ka jecel yahay majiro. Jaskalahu khayr Omar inshaar 💚
@mamegaming2880
@mamegaming2880 4 жыл бұрын
Masha Allah wll Omar inshar waxa tahay Rageedi💯
@abdihakinkacaan3373
@abdihakinkacaan3373 4 жыл бұрын
From madiino 🇸🇴✌🏻
@sergiogufo6534
@sergiogufo6534 3 жыл бұрын
JazakaAllah qer walal always our motivation open ours hearts 🙏🏻
@abdallaomar2476
@abdallaomar2476 4 жыл бұрын
Shukran wll sare Omar Inshar wax badan baan kaa faaidnay xaqiiqdi waxaa tahay Rageedi Allah ku dhawro 🙏🙏✋💯
@rahma_h2y
@rahma_h2y 4 жыл бұрын
رحم الله من اهداني عيوبي Alle ha u naxariisto kan ii hadiyeeya ceebeheega
@daniwaaberi5314
@daniwaaberi5314 4 жыл бұрын
👉🏋🎋🔙✔⭕
@Dailyenglishdialogue
@Dailyenglishdialogue 4 жыл бұрын
How to be rageedi🤣🤣🤣 Waan yaabanaa kalmadan english ayaan uhaystay. Rageedii Cumaraw ciyaarta nagaadaa Mhadsanid
@user-um8oo6yh3z
@user-um8oo6yh3z 4 жыл бұрын
زداك الله علمك وجزك آلله خير الجزاء
@Edbashir
@Edbashir 4 жыл бұрын
Mahadsanid walaalkey Omar inshaar...
@fjelle-pl1wn
@fjelle-pl1wn 4 жыл бұрын
Ani wadankeeyga wan jeclhy lkn istustus ma jecli wax aaminsanhy in aadanaha wllo yihiin
@suhaybsomali992
@suhaybsomali992 4 жыл бұрын
Walahi rageedi baad tahay
@rukayakhalif8630
@rukayakhalif8630 4 жыл бұрын
Like ga usaara wll omar waa qof istaahila
@tawakalaxmed5470
@tawakalaxmed5470 4 жыл бұрын
Adaba istaahila wll
@cabdirisaqindho3993
@cabdirisaqindho3993 4 жыл бұрын
Maasha allaah mahadsanid mowduuc wax badan noo iftiimiyay
@HB-ce6xz
@HB-ce6xz 4 жыл бұрын
Masha Allah. First person to comment Rageedi wa kuwi hore
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 4 жыл бұрын
Alxamdulilaah videoga asago 10min yaalo ayan daawanayaa like igu sharfa aqyaaree
@hopenessman4654
@hopenessman4654 4 жыл бұрын
muhimadu maaha inta uu yaalo lkin wa sida looga faaidaysto.
@ahmeddaahir1027
@ahmeddaahir1027 4 жыл бұрын
Like in laguusaaro maxakafaidi faaidada iyo danta fiirso walal
@Rayansusu7766-
@Rayansusu7766- 4 жыл бұрын
Ok waaba laguu saaray like maxaa ka faideysaa ?
@sayidmohamed8248
@sayidmohamed8248 4 жыл бұрын
M Allah
@Faraxsanfaceedkaroon
@Faraxsanfaceedkaroon 4 жыл бұрын
Liban H Jimale wll liketa happy ayan ku naqanaa nohh😂😂😂
@abdalahmed482
@abdalahmed482 4 жыл бұрын
Omar keep going bro 💪
@abshirgoodluck8582
@abshirgoodluck8582 4 жыл бұрын
Mahadsanid USTAAD OMAR INSHAAR
@elhamada7273
@elhamada7273 4 жыл бұрын
Jazaka'Allah Ustad Cumar
@abdalla4618
@abdalla4618 4 жыл бұрын
Waa title cajiib ah how to be rageedi😂😂
@wiilhoog4991
@wiilhoog4991 4 жыл бұрын
Comment fiican soo dhiibta ama iska daaya soomalay like Isaar iyo I'm first iyo Waxan waxba soo kordhineyn hasoo qorine hala kala faaiidi
@laarij682
@laarij682 4 жыл бұрын
Waa mida aan fahmi waayey macnaha ay u sameyneyso dadka waxaas soo qoroya
@wellbebackagain8824
@wellbebackagain8824 4 жыл бұрын
Waysiii maskax guurayaaan
@drgarad
@drgarad 4 жыл бұрын
@@laarij682 waxey usameeyaan si ay kalsoonidooda kor ugu soo qaadaan, waxa dareemayaan iney muhiim yihiin marki like la siiyo.
@inaaxmad3369
@inaaxmad3369 4 жыл бұрын
@@drgarad absolutely waan kula arkay. Dhalinyarada kalsooni darro ayaa faro kulul ku haysa.
@wiilhoog4991
@wiilhoog4991 4 жыл бұрын
Waxas cml waa ceeb malin walba video kasta ku hoos qor I'm first ama like isaar subxanalah halmar haa lkn markasta😟cadi iska dhiga qaraaboy
@dalkasomalia2329
@dalkasomalia2329 4 жыл бұрын
Alla Ogaansho wax badan ayaan ka'faaiday Cilmi iyo Diin. Maasha Allaah. Cumar Inshaar. Ilaahayow hakaa yeelo kuwaan oo kale oo ilaahay wuxuu dhehey: أُولَٰئِكَ لَهُمْ أَجْرُهُمْ عِنْدَ رَبِّهِمْ. kuwaas waxaa u sugnaaday ajirkooda Allaah aktiis. Waxaan rajaynayaa inay kuu daydaan ood macalin uno qotid kuwa KZfaqka aan ilaa hadda aan fahmin waxay ka'raadsadaan lacag taasina waa nolashaan aduun. KZfaqka lacag baa taala laakiin umada waa inay wax kaa faaidaa oo anfaca Aakhiro iyo Aduun. Cumar Inshaar waan kuu hambalyaynaynaa guusha aad ka'gaartay KZfaqka. Ogaansho❤ Suleymaan From Sweden
@weareone1837
@weareone1837 4 жыл бұрын
Masha allh mowduuc muhiimsan shukran
@shaqalecabdikariin1565
@shaqalecabdikariin1565 4 жыл бұрын
السلام عليكم يا أخي عمر انشار ،الله يحفظك في الدنيا والآخرة . Sxb waxaad tahay macalin aan wax badan kafaa iiday waxaan kaa codsanlahaa hadaad awoodo inaad wax nooga tilmaanto qofka luuqad cusub baranaya sida ugu fiican ee lagu baran karo waa codsi wll asc
@Ali-yusuf95
@Ali-yusuf95 4 жыл бұрын
Ogaasho hurumar wacan sxb sii siilabajibaar dadaalkada 👋🏻
@cayshacuud2437
@cayshacuud2437 2 жыл бұрын
Masha Allh cumarow guuleyso wll wax badan ayaad noo kordhisey mahadsanid❤🙏
@abdirahmandiini3349
@abdirahmandiini3349 4 жыл бұрын
masha alh alle haku barakeeyo ustaad omar inshaar
@wadarmusikfilmspro2213
@wadarmusikfilmspro2213 4 жыл бұрын
Waxaan ahay qofkii ugu Horeeyay ee dawaday aad ayan uga faiiday barnaamjyadaada sxb
@sakariyeabdiqani6135
@sakariyeabdiqani6135 4 жыл бұрын
Wlale hadaa dhalinyaradeeni loo caala aaye ma dhaqaaqad tiri waa fikir ficaan hadii sidiisa looraaco lkn dhalinyaradeenu dhanka kale ayay ka dayayaan Ilahay ha kaa abaal mariyo
@cabdiraxmaancabdillaahi516
@cabdiraxmaancabdillaahi516 4 жыл бұрын
Mahadsanid saaxib cumar inshaar
@walalahakheyrkajecel2151
@walalahakheyrkajecel2151 4 жыл бұрын
Jazakaallahu kheyr walal hore u soco
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 4 жыл бұрын
omar inshaar maxaad iskadeysay macluumaadyadii aad kasameynjirtey.wadamada qaar ee aduunka ee aad hal wadan marba kahadli jirtey.dib udhac maa kaaga yimi.mise waad hilmaantay.
@mojeeztoh4364
@mojeeztoh4364 4 жыл бұрын
Gobolada waxaan ufahmay inad somaliland ula jeedo dhib maleh ljn waa fikirkaaga uun waana lagugu ixtiraamaya lkn anuu dalkayga wan jecelahay aqoon gaabna ma ihi🖐🖐
@queenarraweloh5947
@queenarraweloh5947 4 жыл бұрын
Xanuunka iska dawee wll, somaaliyada kale waa imisa gobol. Gobol haddii laga hadloba ma gobolada woqooyi uunbaa.🙌🏻
@nimcojmc9607
@nimcojmc9607 4 жыл бұрын
May la aragtay aad ayay idhibtay wlhy lkn wan udul qadanaynaa ustadka
@mojeeztoh4364
@mojeeztoh4364 4 жыл бұрын
@@queenarraweloh5947 dumarka uma jawaabo wll🖐
@faysalinho6682
@faysalinho6682 4 жыл бұрын
Ciilqabow cadabta gaal
@user-wb8ti5ys1m
@user-wb8ti5ys1m 4 жыл бұрын
@@mojeeztoh4364 maangab
@alibinali2141
@alibinali2141 4 жыл бұрын
*Mahadsanid wll omar inshaaar*
@shariifabdukadir2801
@shariifabdukadir2801 4 жыл бұрын
Masha allaah alaaah yabaraku fihi Alxmdulilah ilahey qeyr haku siiyo wll si isdaba jook ayan kgu xiranahay hormar wacan
@yahyeyousuf4553
@yahyeyousuf4553 4 жыл бұрын
Ogaansho masha allah zxp Hore U soco Zxp
@allahwithmeneverbedeprived3494
@allahwithmeneverbedeprived3494 4 жыл бұрын
Cunsuri xun Ayaad tahy Somaliland Afka kala bax Iyo Cumsurinimada ♥️⬜💚
@Therealroyalfx
@Therealroyalfx 4 жыл бұрын
Yaad la Hadleysaa?!
@z1_certz228
@z1_certz228 4 жыл бұрын
Xanuun walaga kacaaa mid qalbi se lagama kaco nooga bax mesha adiga iyo qalbigaga qurunka kabuuxan
@husseincabdale2472
@husseincabdale2472 4 жыл бұрын
Sxp Omar inshaar wlhi waxaad tahay qof aan wax badan oo iga dhinaa aan ka faaiiday waliba kaligay maaha aniyo inta ila midka ah ee dhalinta ahba wlhi chalenkan iyo dhawr Chanel oo kaleba waxyaabo bdan ayaan ka faaiiday alle haydin barakeeyo sxp
@97channel163
@97channel163 4 жыл бұрын
Maansha alaaah maanta wax wayn baad noloshayda kusoo kordhisay mahadsanid omer inshaar
@hassanmohammud4338
@hassanmohammud4338 4 жыл бұрын
First person Watch this and like
@zhiinequrbaawi89
@zhiinequrbaawi89 4 жыл бұрын
Wll ganacsiga beeraha beeraha kasoo hadal pls iyo tajirta somalida tarikhdoodi hore mhsnd
@abshirgarane8157
@abshirgarane8157 4 жыл бұрын
Asc Ogaansho aad iyo aad baan u bugaadinayaa barnaamijyada bi.yo kama dhibcaanka ah! Ood noosoo gudbinayso! ما شآ اللہ
@umuosama2956
@umuosama2956 4 жыл бұрын
Mashaallah akhi Cumar rageedi ayaa tahay adiga mowduuc muhiim ah waaye cilmi yarida dhibkeeda ayey leedahay oo manta dhalinyarta haysato mesha kasii wad wacyi galinta 💫💐
@qisooyinxiisobadan6316
@qisooyinxiisobadan6316 4 жыл бұрын
Sidee u baran karnaa luqada varabiga iyo english
@abdiasiissomali8339
@abdiasiissomali8339 4 жыл бұрын
Google waxaa ku jira website bilaash uga baran kartid, lkn baadh marka horre.
@ogaalsaremedia
@ogaalsaremedia 4 жыл бұрын
ASC. WLLKEYGA OMAR INSHAR RUNTII WAAD DADAASHAA , WAXAADNA TAHAY QOFKA IGU DHIIRIGELIYEY INAAN KZfaq-KAAN SAMEEYO. SIDOO KALE OGOW WAXA AAD TAHAY RUNTIINA WAAD U QALANTAA , WAXAAD IGULA TALISAY INAAN AHAY QOF MUHIIM AHoy.. 🙏👆
@ahmedapdillahi9809
@ahmedapdillahi9809 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllo qodob muhiim ayaad ka hadashay wllo
@deeqacali912
@deeqacali912 4 жыл бұрын
Vidiogan wuxuu si toos ah ulahadlayaa Somaliland iyo somalia Aad baad Mahadsan tahay omer inshar
@mohanjr
@mohanjr 4 жыл бұрын
Wuxu lhdlaya umda somsliyed qasatan kuwa aqligoda an wali korin e mamul gobolyda kaso jeda nrcebna uqaba intoda kale !
@ruunmacalin6565
@ruunmacalin6565 4 жыл бұрын
@@mohanjr aad iyo aad
@thehassouni8248
@thehassouni8248 4 жыл бұрын
How to be a raggeedii👆❤️🙏
@faisaabdirahmaan861
@faisaabdirahmaan861 4 жыл бұрын
asc wll omar alle ha ku dhowro markasta waan dawadaa videoyadada waxanan kuu hayaaa tageero buuxa alle haku dhowro
@ridwaanadan1397
@ridwaanadan1397 4 жыл бұрын
Jazakalluhu khayran jazaa wll runti adigu ayaa ah saaxiibuul caqli
@xidiigagarxajisxidiigagarx8678
@xidiigagarxajisxidiigagarx8678 4 жыл бұрын
From hargeisa I love my country Somalia 4ever 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💖💖
@morashiid
@morashiid 4 жыл бұрын
So!. go to your country or be marti sharafle
@abdiwahapmohamed6076
@abdiwahapmohamed6076 4 жыл бұрын
Qadaad weynta miyaad kubiirteen garxajisay hadad xukunka somaliland qabsataana waad nagu dari lahaydeenba qadaad weynta lkin xukunka waa laydinka ilaalinaya habarjeclo iyo habar awal ayuunba xilka isku balbadalaya
@mohamedqaaid3548
@mohamedqaaid3548 4 жыл бұрын
Haku dawarsan magaca hargaysa
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 4 жыл бұрын
@@abdiwahapmohamed6076 waxaad ka mid tahay laan gaabka jeegaanta
@mascuudabdi3627
@mascuudabdi3627 4 жыл бұрын
Qof waxgaranaayo lama leexinkaro Awood militarimooyaane Horey usoco WAXGARAD FROM OGADENYA
@muminhussein7604
@muminhussein7604 4 жыл бұрын
"How to be rageedi" markan aqriyey wan yaabey "rageedi" english kan maxa waye ayn isdhahy wan kudhawaaqi waayey hhhh lkn ciwanka hoosan arky wan fahmey
@saedahmed7153
@saedahmed7153 4 жыл бұрын
Kkkk. Aniguba wlhy kelmad english ah baan u haystay ustaadku marku yiri Rageedii bana ku war helay!. 😂
@muminhussein7604
@muminhussein7604 4 жыл бұрын
@@saedahmed7153 hhhhh
@muzhisofe7616
@muzhisofe7616 4 жыл бұрын
Thanks 🙏 sxb Omar Ishar
@godiraligodir6073
@godiraligodir6073 4 жыл бұрын
Mansha allah chenal ka OGAansho barakow
@calikaafi1400
@calikaafi1400 4 жыл бұрын
Wad ku mahad san thy sida wngsn wax inoo kugu sheegto hadaa nahay dhalin yarada somaliyeed ajir allaha kaasiyo anaga kuwa qaato allaha naga dhigo
@siseycabdile8547
@siseycabdile8547 4 жыл бұрын
Sxb waa xaqiiqo hadalkaan waa wana madkax aad nafahansisay
@siseycabdile8547
@siseycabdile8547 4 жыл бұрын
Allaha ka abalsiyo waxa aad shegaysomarwalba waa wax aan ognahay inaad ayaad u so qadato mahad dhama ted alle ayay usugnatay
@hopelyrics1319
@hopelyrics1319 4 жыл бұрын
Aniga ahaan waxaan ka soo jeeda mamul gobaleed Calankiisa si toos ah uma aqaan xaqiiq😂 Yaa ila mid ah
@clcasiismohamed8715
@clcasiismohamed8715 4 жыл бұрын
Masha alaah wll omer inshar alaah aqliga iyo garaadka haku siyaadiyo waxaan ka faiidaysathy waxabadan alaah yaxadafaka🙏💝🌹🥰💖
@ahmedhillowle4957
@ahmedhillowle4957 4 жыл бұрын
Hurey u soco ogaansho Omar inshaar
@muscab3123
@muscab3123 4 жыл бұрын
From Laascaanood ❤🇸🇴
@gurrilaarmy6382
@gurrilaarmy6382 4 жыл бұрын
Calanka shaydaanka kama shaqeeyo meesha ee ka somaliland ba ka shaqeeya from laascaanood
@axmedxasan3645
@axmedxasan3645 4 жыл бұрын
From Buhodle
@topfan4998
@topfan4998 4 жыл бұрын
@@gurrilaarmy6382 waa lagu wasa khaatumo waa puntland laangabow
@mohammedhusseincade1940
@mohammedhusseincade1940 4 жыл бұрын
Zxp laas caanood hadanu nahay wxan racsanahay somaliland waayo iyaga somalia iyo butland aayaa isku filayn namana qabili karaan qabiil ahaana ha u eegin ee si caqliyaysan u eeg waa khayimiin Putland from lascaanood Khatumana somaliland bay raWaphazamazcday🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺
@anasvlogs1244
@anasvlogs1244 4 жыл бұрын
Sido kle walalehn gobolada waoqyi
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 4 жыл бұрын
4:30 si xoogan baad cayayanka ugu dhaga hadashay wllhi😂😂😂 wadaniyadu mahn inad siyaasi ama masuul tagerto🙄🙄🙄
@Cabdicasiiscige
@Cabdicasiiscige 4 жыл бұрын
Dar alle ayaad u hurudaa Waxba dunida ka ogid DumaR baad ka tahayoo Dambi taasna kuma ogid😊
@arwaaxabdinuur7150
@arwaaxabdinuur7150 4 жыл бұрын
Khadar galaal Offcial xß
@Abdikarinmoha
@Abdikarinmoha 4 жыл бұрын
Xoolaad tahay waar ninkani waxa uu wax ku cabiray fikirkiisa gaaban ee intaad xoolonimadan iska dayso meesha arin LA kaalay nacmle yahow
@kingkhadar3469
@kingkhadar3469 4 жыл бұрын
Abdikarin Mohamed hadalada jilicsan iska da nin rag ba ilahy ka dhigaye😂😂 waxy ninka suuroonaya😁
@Abdikarinmoha
@Abdikarinmoha 4 жыл бұрын
@@kingkhadar3469 keenee baa hadalo jilicsan Ku hadlaaya hadalka maskaxda soo mari daba dhilifyahow
@faradarMedia
@faradarMedia 4 жыл бұрын
Maaashaaa Allah Muuqaaaal faaiido leh xaqiiiqdiii Waqtiga io juhdiga Aaaad kubixisay muuqaaalkaaan illaaheey Abaaalkeeeda Hakusiiiiyo OGAAANSHO{ Alla Mxaan wxbadan Kaafiiiiday . Xaqiiq lama Heli karo Qof Adiga Ookle Ah . Kuma Amaanaayo lkn waa wxaad Naga Muteeysatay . Allaaahu Yaxfaduka
@MustafaAhmed-bc1nl
@MustafaAhmed-bc1nl 4 жыл бұрын
wll mahadsanid waanukaa faaidaysanay ilaahay hakaa ajar siiyo omar inshar
@apdiazizdemba2953
@apdiazizdemba2953 4 жыл бұрын
Hadaaad rageedi tahay like ii saaar ✊✊
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 4 жыл бұрын
Ma ahi dumareeed like I saaar🤣
@xerogeelmedia6230
@xerogeelmedia6230 4 жыл бұрын
asc sxb omar masha allah qoodo fiican ka hadashay adigo iyo wilka kanalka @Sahanka Xogaha iska lee walhi waxa tihin dad waxa ku soo kordhiya dhalin yare somaliyeda allha idin faaido sxb xeegen ka si wada hawash hayan mid yare maha sxb keep going
@abdiazizali9589
@abdiazizali9589 4 жыл бұрын
Maasha allaah Eng omer inshar Ilaahay haku xifdiyo
@Tungaabtv
@Tungaabtv 4 жыл бұрын
Somaliland dagaalka lagula jiro ku soo dhowow sxb cumar 30 ayay cidi wax naga qaadi wayday SNM ❤️🤍💚
@xasancolaad1595
@xasancolaad1595 4 жыл бұрын
Maxay
@zhr13yosef54
@zhr13yosef54 4 жыл бұрын
Mad ila aragraaaa siyasadiiii bu galay somaliand bu rabaaa in qasab somaliya ugu dhigooo
@daacadofficial4664
@daacadofficial4664 4 жыл бұрын
Somaliland waa dawlad gobaal maha cumar sarbeebta nagada zxp
@ruunmacalin6565
@ruunmacalin6565 4 жыл бұрын
@@daacadofficial4664 mangabka laga hadlayo wa kanoo kale
@fatimadagan8541
@fatimadagan8541 4 жыл бұрын
Calan hadu gacanta kugu jiro like saar faashiyow😂😂
@zakariyeabdulle9698
@zakariyeabdulle9698 4 жыл бұрын
Masha Allah walaal Omar illaahey haku dhowro waxbadan baan ka faa iday.💥🔥😍
@zakihonesty3268
@zakihonesty3268 4 жыл бұрын
masha alllah.omar inshaar alle hakuu barakeeyo cilmigaada.wacyigaadna umada soomaaliyeed uheyso.
@shuceyb19
@shuceyb19 4 жыл бұрын
Wcs. Mahadsanid walal ogaansho ama cumar. Run ahaanti qodobkaan aad ka dhawajisay waa xaqiiq aan marar badan arkay ama lakulmay Somalideynanan dad badan aya sidaa ah Allah ha fahamsiiyo waxa saxda ah.
@abdulmenanmusse5667
@abdulmenanmusse5667 4 жыл бұрын
Wadaniyada iyo Fascism ama Cunsurinimada sidaad u sharaxday aad baan uga helay xitaa waan jeclaan lahaa inaad si mawduuc ah uga soo hadashid Jazaaka allah khyre
@abdisalamsuldan2981
@abdisalamsuldan2981 4 жыл бұрын
M.a tnx ustaad cumar
@bishaarahmed8078
@bishaarahmed8078 4 жыл бұрын
Xaqiiqdii kama helo sheekada ii dhehda ah iyo calamada la wad wato lkn wan jeclahay wadankeyga inuu hormaro sidoo kale aan wax kusoo kordhiyo mahadsanid walaal Omar Inshar 🙏
@khaalidabdiqadir7918
@khaalidabdiqadir7918 4 жыл бұрын
mahadsanid wll omer
@cabdullahicali6843
@cabdullahicali6843 4 жыл бұрын
Mahadsanid ustaad adiga iyo dad dhif ah waxaad kamid tihiin kuwa iga badbaadiyay dadka noocaas ah waxaan ku leeyahay wacyiga noo sii wad👍
@AhmedHassan-pn6sj
@AhmedHassan-pn6sj 4 жыл бұрын
Manchallh illahay caqliga iyo aqoontabah haju barakeeyo bro wxd tahay halyey umada soomaliyeed wx badan kusoo kordhiyey wacyi galin aad loogu bahan yahay hore usoco
@ciismaanaskew730
@ciismaanaskew730 4 жыл бұрын
Cumar waa ku salaamay waxan joogaa burco aadbaan uga helay mawduucaan mahadsanid wllo horuu soco insha allaa
@mohaisakaden7176
@mohaisakaden7176 4 жыл бұрын
Rageedi mowduuc muhiim ah masha Allah mahadsanid wll cuMar شكرا لك
@a.samedhaddi7114
@a.samedhaddi7114 4 жыл бұрын
جزاك الله خير اخي
@mshallah24allah61
@mshallah24allah61 4 жыл бұрын
Sax bro hore usoco wax badan yan kafaidnay wlhi wll qali
@khadiijacabdiraxman1308
@khadiijacabdiraxman1308 4 жыл бұрын
Mashaa Allaah video qiimale hore uso 👍
@maxameddeeq3245
@maxameddeeq3245 4 жыл бұрын
Mahadsanid wllkey
@MoOsman990
@MoOsman990 Жыл бұрын
Mahadsanid gudoomiye cumar inshaar
Sideed isaga caabin rabitaanka raaxda iyo dib udhigida !? |
10:12
Survive 100 Days In Nuclear Bunker, Win $500,000
32:21
MrBeast
Рет қаралды 119 МЛН
路飞太过分了,自己游泳。#海贼王#路飞
00:28
路飞与唐舞桐
Рет қаралды 39 МЛН
Stay on your way 🛤️✨
00:34
A4
Рет қаралды 27 МЛН
Qaanuunka ugu muhiimsan noloshaan | the law of impermanence
10:12
5 Calaamado - Dadka Sida Runta ah u Caqliga Badan
2:10
HOYLAMP
Рет қаралды 15 М.
Waxaad u baahantahay Waqtiyada Qaar aad is dajiso .
8:09
OGAANSHO
Рет қаралды 79 М.
Qorshaha aan noloshayda ku badalay !
27:17
FIKRADAHA XALIYE - PODCAST
Рет қаралды 198 М.