RAHIMA ALI - CAASHAQAGA GUUNTA TAYO BAND 2022

  Рет қаралды 758,443

Waqal WStudío

Waqal WStudío

2 жыл бұрын

Rahima Ali
Caashaqa Guunta
Barnaamijka Sanadka Cusub
Erayada: Ruthwan Rayo
Laxanka: Hamdi Rooble
Music: Nabil Maxamed Saalax
Camera: Ruthwan UK, Ahmed Zaki, Baax Barakale, Bigays
Editing: Bigays
Waqal Djibouti

Пікірлер: 402
@MaanMohamett-od5or
@MaanMohamett-od5or Ай бұрын
Qof iga danbeeya haduu jiro like 👍 😭💔
@AsmaCumar-vv1go
@AsmaCumar-vv1go 12 күн бұрын
Wan jirna❤
@mohamet_cazka
@mohamet_cazka 11 ай бұрын
From tiktok yaa isoo raacaY❤😊
@hamdaHashi337
@hamdaHashi337 3 ай бұрын
Manta😢a anoo oynaa so radshay
@Abdizalan
@Abdizalan 21 күн бұрын
Waxaa hada la maraya tariikhsa 23 July 2024 Maalin talaado ah 5 tii bilood ba mar ayaa heestan comment ka dhiibta bal san u dib ugu so laabto lkn wuuba iga fakadaa e markan like saar hadad heesta xiisayso ❤️
@faisalmunaa4
@faisalmunaa4 11 ай бұрын
Waxaan kamid ahay dadka heestan tiktoke kasoo raacey gabadhan cod baa kudhamaadey haaheey 'gacalloy bal maaree ' ❤
@NoAhTaNi01
@NoAhTaNi01 4 ай бұрын
Saw maaha amba tiktok ka imi hada😂
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool Ай бұрын
Badweyntaa KZfaq kugu soo tuftay intay kaasoo qaaday tiktok iyo hospital kii dhimirka😂😂😂😂
@daariqofficial252
@daariqofficial252 2 жыл бұрын
Abti ree jabuti wlhi cod bay meesha ku hayaan ❤️❤️ wlhi waan idin jecelahy from Hargiesa hadh_wanaag 🤴🏽❤️
@ugbadmoussa52
@ugbadmoussa52 2 жыл бұрын
Thank you wll
@hamdamahdi4221
@hamdamahdi4221 Жыл бұрын
Sido kale reer hargeisa wan iden jeclnahay ❤
@abiibrahim-bw5ei
@abiibrahim-bw5ei Жыл бұрын
Hoygi murtida waa jecelnahay
@yahiabeegsi6126
@yahiabeegsi6126 Ай бұрын
Axyaa hees , cod unique ah m.a reer jabuuti salaama from Hargeisa . 17 june 2024 22:00 pm
@yaxyebileyaxyebile5422
@yaxyebileyaxyebile5422 Ай бұрын
Heestaan waxaan dhageysanaya 5:56 galabnimo 2024 😢❤❤
@Gudin-iyo-Hangool
@Gudin-iyo-Hangool Ай бұрын
Heestan inta jecel si deg deg haysaga daaweeyaan jacayl baa hayo kii boodhari ku dhacay ka xanuun kulule😊😊😊
@AsmaCali-jk7uu
@AsmaCali-jk7uu Ай бұрын
Runtaa waaye😅
@LateefAbiib
@LateefAbiib Ай бұрын
😂😂😂 comment gaaga waa wax kale sxb. Gantaal xaqiiqa ah nagu dhufatey❤❤ thnka
@LateefAbiib
@LateefAbiib Ай бұрын
Thanks
@Qofnaba.
@Qofnaba. 2 жыл бұрын
Yaa salaam way xaraga heestay fanaaninta reer jabutigu always wa different oo codad unique ahna way leyin💔❤️😭😭
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled 10 ай бұрын
Dagananta codgeeda Cajiib❤ Guuraha waxa ibaday waa badi goobka😊
@user-ep8wk8pe1w
@user-ep8wk8pe1w 5 ай бұрын
Maxaa ka xanuun badan qof aad jeceshay oonad usheegan karin ahey xishood dumar😢😢😢
@mohamedMazim-lq4gn
@mohamedMazim-lq4gn 4 ай бұрын
😞
@Ayni88
@Ayni88 2 жыл бұрын
Xishood baa i galayo😢 Gabadhnimo i qaadaye 🧕🏾 Geesigaan jeclayoow 🤴🏾 Caashaqani ku magan galay❤️‍🔥 Gacaloow bal maaree🥺 Hees iyo badh💯❤️🥰
@Kingmoha91
@Kingmoha91 11 ай бұрын
Aan maraye Ina keyn
@KhayrYuusuf
@KhayrYuusuf 2 ай бұрын
Saxiip waxi aan qori.lah aad qore ❤
@KHAledkp
@KHAledkp 2 ай бұрын
Wllhi xasus Pay I galisay Heer Waxan gadhay Aan Ciil Ooyo Qof Jacayl Dhap Ku dhacay oo Laga Paxay Ayaan Ahay Qalbiga 🫀Holcaya ❤️‍🔥 Walipa Inta Gapal dumay Hapen Galay Galin dhex maray Tahay Qurcud roobab wad wxa Baday Buuraha Wxa Ii Baday Wa Baadi Goopka ❤️‍🔥👸🏽 buuraha Waxa Ii galay
@user-im4pf6or9m
@user-im4pf6or9m Ай бұрын
Who still listening 2024🎶🎶
@AsmaCumar-vv1go
@AsmaCumar-vv1go 12 күн бұрын
Aniga❤❤
@MuhdinMohamed
@MuhdinMohamed Ай бұрын
Nothing is more painfull and heartbreaking when you are leaving someone you loved so much beacuse of personal circumistances🥺
@abdirisaqosman5381
@abdirisaqosman5381 2 ай бұрын
War ninka musiga tumaya halaga war hayo wa macalin wlhi labada nin ee fanaan heesohogu ukala kacay waxa utumay macalinkan 🫡🥰
@safiyofarah1094
@safiyofarah1094 2 жыл бұрын
Wle fnkii jbuuti ayaa dib usoolaabty🇩🇯 hory usocda
@Abdizalan
@Abdizalan 3 ай бұрын
27 April 2024 Still can’t stop listening this song 😢
@Omreinmeth94
@Omreinmeth94 21 күн бұрын
23,july2024 still I listening this song ❤
@ahmedyahye2623
@ahmedyahye2623 15 күн бұрын
29july2024 sad😢
@mohammedgoradasker3919
@mohammedgoradasker3919 8 күн бұрын
5 Aug 2024 still listing 😢❤🎉
@Fatimamoh-ny7uv
@Fatimamoh-ny7uv 8 күн бұрын
@@mohammedgoradasker3919me two
@user-bq7nl7xz4y
@user-bq7nl7xz4y 7 күн бұрын
6 aout still
@user-rv7sg3hz5s
@user-rv7sg3hz5s Ай бұрын
Habeen khamiisa 20/6/2024. Sacaada. 12:19. Habeen xasuus mudan anoo Borama jooga❤
@Mb00099
@Mb00099 Ай бұрын
Hhh awwe same
@nuurosiciidnuorailkacad5129
@nuurosiciidnuorailkacad5129 11 ай бұрын
Anoo bogsaday ayaan halkan kusoo noqon doonaa.💔
@engyahyeabas
@engyahyeabas 11 ай бұрын
Insha Allah wax walba way is badeli donan 😢💔
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
Rahima cod baa kugu dhan👌 laxanka hamdi robleh lama garan waayo🇩🇯 Keep going dadki fanka hibo u laha🇩🇯🇩🇯
@qaalimohamud6119
@qaalimohamud6119 10 ай бұрын
Haa reer jabuuti cod Bay hayaan wlhi m.a from muqdisho
@sahalsouleimanadsa1618
@sahalsouleimanadsa1618 2 жыл бұрын
Wow fanka Djibouti waqal leeh kaa maaqnaa whl good job waqal studio hit vidio
@mssxilwa412
@mssxilwa412 11 ай бұрын
From tiktok inta iga dambeysa wn idiin salamaya
@hassanibrahim4465
@hassanibrahim4465 2 жыл бұрын
Esh cala Abwaan radwan rayo your incredible🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@AbdihakimHamud
@AbdihakimHamud 26 күн бұрын
M.a wlhi anoo heesaha dhageysan ,hadana gabadhan codkeega isoo jiitay aad wlhi😢❤😊🙏 allahuma baarek
@mushtaqnaasir857
@mushtaqnaasir857 2 жыл бұрын
Anigoo galbeediyo joogo gayi barwaqo ah miss u more wlhi Gabiley jano🥺❤🙌
@Kaynaan_Vlogs
@Kaynaan_Vlogs 2 жыл бұрын
Aniguba 😓❤
@rithaahmed8286
@rithaahmed8286 11 ай бұрын
my home 😢
@sihaamyuusuf4890
@sihaamyuusuf4890 11 ай бұрын
Hasstan wx modaa inay ani iga hadlyso xili aan dareemyey jcl daran 2020 😭😭
@HawrarLyrics
@HawrarLyrics 2 жыл бұрын
Djibouti leads fanka soomaaliyeed.
@idirismaxamed6496
@idirismaxamed6496 8 ай бұрын
Gabadhii samaroon
@ayaanshugri7938
@ayaanshugri7938 10 ай бұрын
Ileen waa Gadiise naftu kay gaclootow gaadhsii warkaagoo ma igu yidhi gudoonsii 😢 💔 waxaan idinka soo salaamaya jigjiga gaar ahaan aayardaga
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 11 ай бұрын
Xishood baa igalayo 🥺 Gabadhnimo i qaadaye🧕 Geesigaan jeclaayow🤴🏽❤ Caanshaqan ku magan galay🫂 Gacalow bal maaree wiil haaji ❤
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 9 ай бұрын
inaad dabci fiicantey dushaadey ka muu qataa Hadaanad dul qaad lahayn jacylku ku muu dageen 🥺💋👸
@hodmaniitaqueen267
@hodmaniitaqueen267 9 ай бұрын
@@MaxasmedAbdi poweh ❤🫂
@MaxasmedAbdi
@MaxasmedAbdi 9 ай бұрын
@@hodmaniitaqueen267 wlshy ❤
@KHAledkp
@KHAledkp 2 ай бұрын
hesti Waxan Ka Helay 🎶Xishood Pa Galaye 🎶Gabadhnimo iqadaye 🎶Gesiga Jecalayow 🎶Gacalowb ii Maare 🎶music 100% 🎙️codka 100%
@najmadhagjar7015
@najmadhagjar7015 2 жыл бұрын
Intaan sugayay hestan uman malayn in laso daynayo happy nuyu year ka 🥵😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺🥺hes galabiya badan kusoco ta💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔
@nasranasra9285
@nasranasra9285 2 жыл бұрын
😭😭😭😭😥😥😥💔😥😥
@abdulwahabmohamet1856
@abdulwahabmohamet1856 Ай бұрын
Wll happy new year wad Somali qorte 😂😂😂
@buskuddhiqqq4422
@buskuddhiqqq4422 2 жыл бұрын
Reer Djibouti 🇩🇯 wale cod wahayan Lkn iney wax yar kor iskusoqadana kadhiman ❤️Masha llh rahima ali
@nafisanuur7432
@nafisanuur7432 2 жыл бұрын
ka xunta😂🙄
@yousra52
@yousra52 11 ай бұрын
Gacalow bal maree naftani❤🥰 from tiktok i liked🥺
@adniahmed8149
@adniahmed8149 2 жыл бұрын
Ala heestaan sidaan u sugaayey wn daaley wlhi😰❤️😂
@Sulthanhassanali
@Sulthanhassanali 2 ай бұрын
"Wali Fankii Iyo Suugaantii Hore Wey Nool Yihiin, Heestani Waa Heesaha Sida Gaarka Ah Ii Taabata, "Abwaan kii Sameeyay Ha Lay Keeno Qoodhiin Iyo Xerrediin Reer KZfaq-oow..❤
@QaadiroDhago123
@QaadiroDhago123 4 сағат бұрын
War halkana Mad joogta garacow😂 adeer hay taataban dee
@safiyohassan8833
@safiyohassan8833 2 жыл бұрын
🥺🥺ishcalaa cod iyo music
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Fanka quruxdiisa DJ🇩🇯
@khayyyo
@khayyyo 11 ай бұрын
Codkeedu dhiiga cad buu soo celinayaaa 😭❤️
@sukhranasir
@sukhranasir 2 ай бұрын
😂😂
@Abdihakim-je8bt
@Abdihakim-je8bt Күн бұрын
Sow ashaq imun gallin gasinkiina maan jarin😢😢
@ahmedabib4381
@ahmedabib4381 2 жыл бұрын
geenyadii samaroon noolow
@soumeyamahamoud479
@soumeyamahamoud479 2 жыл бұрын
🤣😂🤦‍♀️
@udgon924
@udgon924 2 жыл бұрын
@@hazard4514 lafahedoo cad cad bn naqana wll waa samaroon riximi
@engyahyeabas
@engyahyeabas 11 ай бұрын
​@@udgon924😂😂😂😂Halkey Gasha War umadan ya alle yaqan Rahima waa gabdh Ciise
@ladyblue6595
@ladyblue6595 Жыл бұрын
Naag Samaroon Siciida ciddii fanka lahayd❤
@engyahyeabas
@engyahyeabas 11 ай бұрын
Halkay Samaron ku noqotay 😂😂😂😂 Ma Borama moday mesha, Gabadhan waa Ciise wala wada yaqana Adeer Rahima
@user-vs9iv2mk3y
@user-vs9iv2mk3y 11 ай бұрын
@@engyahyeabasqararac qofkastoo jbuti joogo ciise mood edo nagtan waala yaqan waa nag samaron sicida wllaba kasii ah makahil ciise ma isaga fanan an cawale ahyn liba 😂😂
@engyahyeabas
@engyahyeabas 11 ай бұрын
@@user-vs9iv2mk3y Wll Jabuuti Ana Dagan oo walagu wada nool yahay Ciise haba u bate, lkn Gabadhan dad yaqana ooy asxb yihin ban waydiyey waa Ciise Wardiiq ah, waxanad ogayn maha inad iska tidhahdid Fananinta Jabuuti u badana waa Ciise kuwi waweyna ila kuwa hada, Samaron kuwi waweyna bay ku badnayen fananinta lkn kuwa hada kama arag weli. Inkastonan hadan reer Jabuuti nahay qabyalada aqon oo ka sxbkay ahba Cidu yahay aqon ismana waydino qoloda aan nahay wllnimo unban ku wada noolnahay. Jabuuti lagama yaqan Qabyalada iyo qudhunkeda dadku waa dad wada nool
@engyahyeabas
@engyahyeabas 11 ай бұрын
@user-vs9iv2mk3y Lkn Reerkina Yare Samaroon wad iska jeceshihin inad Jabuuti iska sheegatan idinko Marti ku ah dalka qaar badan oo leh bad arki Jabuuti samaroon ba daga oo leh. Hada Deegan kuma ledihin Wllnimo iyo Marti nimo ban 3 Xildhiban iyo 1 wasir ni siiney dalkana intas mahe xil kale kama haysan lkn Wixi dalka u dhashay Waka shaqaysta wana wadani lamana takooro, Marka Marti nimada ogolada Dalkana Niman Ciise la idha baa uso shahiday oo Talo ka tagtay Lacagta dalkana kuwada sawirantahay. Calanka dalkana iyaga smaystay.
@abuubakarabdirashiid5940
@abuubakarabdirashiid5940 6 ай бұрын
😂😂😂😂 maxaad ka sheekaynaysa garan mayno samaroon jabuuti waa ku mawaadin usheeg martida aad sheegayso edeb yeelo ​@@engyahyeabas
@khadrayusuf1176
@khadrayusuf1176 14 күн бұрын
30 July 2024 5:10Pm😢 Xishood baa I galayo gabarnimo I qaadiyo caashaqani ku magan galay gacalow bal maarrey😢
@Mb00099
@Mb00099 Ай бұрын
Caawa oo ay taariikhdu tahay 22 june 2024 habeen sabti soo galayso saacaduna 2:00 habeenimo ayaan dhagaysayaa from borama Xasuus
@AbokorMustafe
@AbokorMustafe Ай бұрын
War apthi reer porama eHlu Jana ku ogaye inad wx jecLatan GormaD piLowden 😂
@xasanxaamud227
@xasanxaamud227 6 ай бұрын
Old is Gold RaHima ali Golden Voice 2024 ❤😮
@dekaltoss1129
@dekaltoss1129 Ай бұрын
Rihima isn't an old girl but she's still young so brother don't write old
@LateefAbiib
@LateefAbiib Ай бұрын
From tiktok yaa igala soo tuubbo raacey. Qoftan codkeda wax kale dheh❤
@fadxiahm3th844
@fadxiahm3th844 11 ай бұрын
Runti wa hees dareen xambaarsan 💯 24/8/2023
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid 6 күн бұрын
Heeatan waa soo booqaday iyadoo caawa roob iyo dhaxan ka dhacayso magaladii burco ❤️‍🔥🌧️ Guuraha waxa I baday waa baadgoobka 6/8/2024 Arabaca 11:12 habeen farxdeed alx ❤
@Yussuf__11
@Yussuf__11 4 ай бұрын
Still 4 April 2024 hees io badh ❤😢
@abdiasis2428
@abdiasis2428 2 жыл бұрын
Fananadani waa fananad cod leh wanay soobaxaysa❤❤❤🌷🌷🌷🌹😭😭😭😭🥰🙏
@missjano8249
@missjano8249 2 жыл бұрын
Anigo gelbeed jooga geeyi barwaqo djibouti 🇩🇯 🙏👏👏 oo gasho iyo araag goolo caydh ah cesh cala ereyo
@user-vw4vk6fj7p
@user-vw4vk6fj7p 11 ай бұрын
Mzha allah laxankaa inan caadi maaha wlhi hibo eebe ku siiyay haben la iskama qaado hamdi rouble fanka adaa hel boqortooyadii adal ayad kaso jeeda Alsamarooniya ❤❤❤❤❤
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 8 ай бұрын
😂😂😂😂ila qosla Wa nin mamasaniya weye o cisse
@ayanhassan9561
@ayanhassan9561 8 ай бұрын
@@bintuabdikanialisoumeya3866 codkuba waa naag Samaroon hbbti
@sadamkader
@sadamkader 7 ай бұрын
rahima siman bella amina gacanla cabdinuur alaale deeqa gaydh intuba waa fanaanin samaroon oo ree jabuutiya
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 7 ай бұрын
@@sadamkadersimane bella kuyeeh🤣🤣🤣 Sorry Siman bella wa naag cisse Hamdi wa nin cisse Maxad kulo haysa
@bintuabdikanialisoumeya3866
@bintuabdikanialisoumeya3866 7 ай бұрын
Rahima iyo amina , abdi nuur allaleh, déjà geyd, Nuur dalac iyo fatuun ku fan 4ta qof baad haystin only🤣
@Azhrav
@Azhrav 2 ай бұрын
Waar waxani cod waa dhaafay wlhi m.a Gabadhan waan iska jeclaaday ba wlhi cod+Qurux❤😮
@AbdihakimHamud
@AbdihakimHamud 26 күн бұрын
M.a Allahuma baarek 🤲❤ ,wlhi anoo heesaha dhageysan , codkeeda oo aad u macaan udhageysanyaa darteeda m.a 🙏
@roblehnagad4397
@roblehnagad4397 2 жыл бұрын
Machallah Rahima c'est chanson me fai pleure jour et nuit walahi bravo ma chérie 100%
@KhayrYuusuf
@KhayrYuusuf 2 ай бұрын
23/11/2024 wax aan radiyo heestan baa wax aan anga iyo walshay isu racnay abbahy oo jooga maglda gashamo wax aan sii dhagaysan. Aan heestan walhy wa habeen dayxu wax uu ah 15 cado baanaan ka wax ka daa aay nooba hilac iyo cawska oo si qadnaay dhulku qurx badn neecawda iyo wax yaabo badan qalbigu sawiran aayab wax aan la soo qoqday muruga iyo qalbi jab nilki saar wlky waaw❤😢
@shoshoshosho6720
@shoshoshosho6720 10 ай бұрын
Qof danbe ma Aamini doono😭💔😭😭👊
@yasmiinmohamed5429
@yasmiinmohamed5429 Жыл бұрын
Ilaahow intan juputi tagayo haydilin walhi waa mel an Iska jecelhy
@engyahyeabas
@engyahyeabas 11 ай бұрын
So dhawow wll. 🎉
@Lion_de_lion
@Lion_de_lion 10 ай бұрын
Nolow indertey boqorada codka samaron siciid ❤ rahima hassan 👏🏼
@user_DuniYo
@user_DuniYo 13 күн бұрын
Gabal dumay hapen galay 🥺 Alle kasokow cidina ma dalacan karto qalpigaga Mana ku ogan karto xanunka iyo ladnanta ku jira labtaada balse amusnan iyo hadalba hestaan darenkeeday wadataa 💔😭
@mohamedosman8686
@mohamedosman8686 2 жыл бұрын
the song of the year 2022 hamdi robleh mulaxan asal ah rahma nice voice
@inanor4353
@inanor4353 11 ай бұрын
Oo gaaja iyo arag wali Golon ceyreyd Inta tiktok ku so aragty heesta Wn idin salam❤❤❤
@kafiyaugass5637
@kafiyaugass5637 11 ай бұрын
😢😢😢
@ahmedabdikarimyuusufobsiye5471
@ahmedabdikarimyuusufobsiye5471 4 ай бұрын
Team 2024 ❤
@ayaanlaki4307
@ayaanlaki4307 11 ай бұрын
Sow caashaqa imu galin gasiinkiina mn jarin💔😭7/8/23 iwill not forget
@axmadmaxamad3057
@axmadmaxamad3057 5 күн бұрын
8 August 2024 listening This Song😢
@suganta.dahson
@suganta.dahson 3 ай бұрын
Inankaas hamdi robleh kii laxan ahaa asagaa dhameeyay
@deeqa445
@deeqa445 2 жыл бұрын
Whli waa xanuun badantahay hestan 😭💔✌️🇩🇯
@suberali6855
@suberali6855 2 жыл бұрын
Waxka xanuun badan cadaabta
@RaaqiyoCabdirsaaq-zp9nb
@RaaqiyoCabdirsaaq-zp9nb 2 ай бұрын
RaHiiiMa ALi💕💕😭
@MariaCabdi7
@MariaCabdi7 Ай бұрын
Sow caashq imuu gelin 😩💔
@abdikarimdiamondofficial5394
@abdikarimdiamondofficial5394 2 ай бұрын
Gacalow bal mareeeeeh ❤ 2:44
@indhadeeqaqueen9771
@indhadeeqaqueen9771 2 жыл бұрын
Xishood baa igalayoo🤦‍♂️ Gabadhnimo iqadayee 👸😫 Gesigan jeclayow Cashaqan iwada galay ❤ Gacalow bal maree❤😥🥰🥀🔥
@ahmedabib4381
@ahmedabib4381 2 жыл бұрын
waa caashagani ku magan galay gacalow u maari
@abdimaalik1681
@abdimaalik1681 2 жыл бұрын
𝑥𝑖𝑠ℎ𝑜𝑜𝑑 𝑏𝑎𝑎 𝑖𝑔𝑎𝑙𝑎𝑦𝑜𝑜 𝑟𝑎𝑔𝑎𝑛𝑖𝑚𝑜 𝑖𝑞𝑎𝑑𝑎𝑦𝑒𝑒 𝑔𝑎𝑏𝑎𝑑ℎ𝑎𝑛 𝑗𝑒𝑐𝑙𝑎ℎ𝑎𝑦𝑒 𝑐𝑎𝑎𝑠ℎ𝑎𝑞𝑎𝑛 𝑢𝑔𝑎𝑙𝑎𝑦𝑒 𝑎𝑏𝑦𝑜 𝑏𝑎𝑙 𝑚𝑎𝑟𝑒𝑒
@drrashiid5533
@drrashiid5533 Жыл бұрын
Rahima.ali. Wa rer jabuti. Gabadhan qurux iyo codba laguma gaadho.. Lkn nasiib uma ay helin in ay bulshada ka soo muuqato... Fadlan halaygu xidho anaa ka cawinaya heeso bdn
@xaasilon8342
@xaasilon8342 15 күн бұрын
Ana kugu xidhi se maxad kacawin isheeg wa indertay
@bnersihoudon9142
@bnersihoudon9142 2 жыл бұрын
Maschallah rahima Ali heestan waan ka helay 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯
@someditins
@someditins 13 күн бұрын
Gabadhaan inaba caadi maaha my best singer ❤
@shariifabu-qw6vi
@shariifabu-qw6vi 2 ай бұрын
Best song Rahma Ali best voice tan hees waa dhaftay reer jabuti salaman
@RaqiyaMohamoud
@RaqiyaMohamoud Ай бұрын
Sow caashaq imuu galin gasinkiina maan jarin 😔💔
@Fiyoooooore
@Fiyoooooore 2 ай бұрын
Markii iigu horreysay ayan arkay 17/5/2024 ❤ Hees iyo badh iga dheh❤
@mohamedMazim-lq4gn
@mohamedMazim-lq4gn 4 ай бұрын
2024 dhagysanaya haben jimce ah sacdi thy 4:52 gar ahan magala jigjiga 🫶
@AmeinApdulahi
@AmeinApdulahi 4 ай бұрын
Buufa 😂
@mohamedMazim-lq4gn
@mohamedMazim-lq4gn 4 ай бұрын
@@AmeinApdulahi 😂 agaaaa
@abdirahmaanmahamuud2937
@abdirahmaanmahamuud2937 4 ай бұрын
What Happened brO💔
@najaxali5780
@najaxali5780 12 күн бұрын
Yaa salaam😢 xili habeen sacaduna tahay 11:28 bn dhageysanya saw caashaq iimu galin gasiinkiina maan jarin! Xasuuso an qalbiga ka baxayn ayan galay😫😭😔 ilaahy baa xaal og❤️🙏
@muunaupdirisaq4525
@muunaupdirisaq4525 2 жыл бұрын
Woooow heestan in badan sugaayay buuraha waxa ibaday waa baadigoobka
@user-wl2gn6vs1g
@user-wl2gn6vs1g 17 күн бұрын
Geesigaan jeclaayo 😢❤🇩🇯🇩🇯
@haleelchannel6152
@haleelchannel6152 2 жыл бұрын
Rahima u are the top❤🙏 Huuno ❤😭
@nagad-nalka3690
@nagad-nalka3690 2 ай бұрын
Xasuusbay ii tahay heestani 😢my king abaalkaga jano allaha ka dhigo
@user-fy9sp9sx3n
@user-fy9sp9sx3n 11 ай бұрын
Heestan wan ku haystaa❤❤❤❤
@iqrocali4423
@iqrocali4423 11 ай бұрын
Inta hestan tik tok ka soo racay😢😂😂😂
@MaxamedKhaalid-ii7zb
@MaxamedKhaalid-ii7zb 11 ай бұрын
kula mid ahe ppe😂😂
@zi4d_10
@zi4d_10 2 күн бұрын
Qof iga danbeyo haduu jiro 👍🏽❤
@habibalioumi1009
@habibalioumi1009 2 жыл бұрын
Best song mash allah best laxaan Hamdi roble mash allah
@dekadaoudahmed9435
@dekadaoudahmed9435 2 жыл бұрын
Machallah une belle chanson et une voix d’or rahima Ali
@naemamohamed1935
@naemamohamed1935 27 күн бұрын
Heeestan😢❤❤❤
@theabdullahifamily7233
@theabdullahifamily7233 2 жыл бұрын
Best song inaba cadi maha cod iyo qurux wad kawadata keep going sister 😍
@heersareofficial8272
@heersareofficial8272 2 жыл бұрын
Anniga Hamdi rooble laxamadiisa gacan Ayaan u taagay.
@somaliyameni202
@somaliyameni202 2 жыл бұрын
Awwww she's incredible voice Rahiima ali amazimg rer jabouti golden voice 😫🙌🔥🔥🔥❤❤
@KubraMuse-le7hm
@KubraMuse-le7hm Ай бұрын
Xishoodbaa igala yooooo😢 29.6.2024
@MustafeGaney-us6rr
@MustafeGaney-us6rr 11 ай бұрын
10 jeer hadaad kusoo ceshato ka xiiso goyn maysid, cod macaanaa beladu😂❤
@MustafeGaney-us6rr
@MustafeGaney-us6rr 11 ай бұрын
Heeso kale o ay qaadday ma jiraan...?
@updykariimozmaanhuseinbood3316
@updykariimozmaanhuseinbood3316 11 ай бұрын
Wlhi hestan wan so badhay cod kani wlhi cod caajiba 2023-9-3 dhagay sanaya reer jabuuti somalida kalo dhan wan ka jecelnahay Wlhi from hrgysa
@mariama78
@mariama78 7 ай бұрын
Sow caashaq imu galin gasiinkina maan jirin❤Z🥺
@abdirahmaanilkocasse8313
@abdirahmaanilkocasse8313 10 ай бұрын
Rahima ali Fanaanad talent ilaahay siiyay weeyaan Guuleyso ❤
@nadiyalajecley6829
@nadiyalajecley6829 4 ай бұрын
Gabdh samaron ah unba sidas u cod macan karta
@apdizhakuuribraahimcabdish9080
@apdizhakuuribraahimcabdish9080 2 жыл бұрын
Amazing grace music 🎶 and lyrics Hamdi roob and rahiima🥰🥰🙏🙏
YAXYE ABDIQADIR - NASIIB XUMO - OFFICIAL VIDEO 2023
6:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,3 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 14 МЛН
Finger Heart - Fancy Refill (Inside Out Animation)
00:30
FASH
Рет қаралды 31 МЛН
😳 Все русские уже знают итальянский?🇮🇹
00:15
YURUB GEENYO NEW SONG HAWAAWI HAPPY NEW YEAR 2019 HD
8:29
Hawraar Music Production
Рет қаралды 2,8 МЛН
NIMCO MIGIL ABIDKAY KUMAAN NICIN OFFICIAL AUDIO 2022
6:38
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 794 М.
Hessti : caashaga Guunka |  Rahima Ali
6:17
Djib-LiveTV
Рет қаралды 7 М.
DEEQSAN ABDINASIR || AROOSKAN KUDAGA || ALI ZAKI & JUWEIRIA
6:17
KEYNAN OFFICIAL
Рет қаралды 270 М.
IKRAAN CARAALE | GAARSIIYA | SHOWGII MUQDISHO 2022
6:23
Kaafi Studío
Рет қаралды 2,8 МЛН
Xayad maydal | Heesta Dookh | Haldoor GR | Horn Cable Tv 2018
5:37
Horn Cable Tv
Рет қаралды 1,9 МЛН
YURUB GEENYO & MUKHTAAR DAAUUS HEESTA BOOQASHO HAPPY NEW YEAR 2019
8:33
Hawraar Music Production
Рет қаралды 10 МЛН
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 3,9 МЛН
Umar Keyn - Ever 2024
3:10
Umar Keyn Music
Рет қаралды 424 М.
BYTANAT | Қызғалдағым | Премьера 2024
2:24
TURAN MEDIA
Рет қаралды 98 М.
akimmmich & bimo - SUIE TURA | official M/V
3:15
akimmmich
Рет қаралды 552 М.
Tayna - Si Ai (Marshmello & UKAY Remix)
3:05
Marshmello
Рет қаралды 1,1 МЛН
Taxi
3:06
Sadraddin - Topic
Рет қаралды 332 М.
Alisher Konysbaev - Suie ala ma? | Official Music Video
2:24
Alisher Konysbaev
Рет қаралды 1,5 МЛН