No video

Xayad maydal | Heesta Dookh | Haldoor GR | Horn Cable Tv 2018

  Рет қаралды 1,913,769

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
www.horncable.tv/

Пікірлер: 544
@user-fc9uk1dq4v
@user-fc9uk1dq4v 6 ай бұрын
Yaa dawanaya 2024 ilove this song 😢❤
@HamdaAli-uo4rt
@HamdaAli-uo4rt 3 күн бұрын
Aniga😂
@mmss6906
@mmss6906 6 жыл бұрын
Ish calaa reer jabuti nabadooda ayee ku raaxeesanayaan alloow idiin siyaadi wlh waan idin jecelahay from muqdisho❤❤ hada ku faraxsantahay nabadooda like 🙏🙏🙏
@qalihoch8089
@qalihoch8089 5 жыл бұрын
xanan cabdalla ali amine hn
@aysarayaz3875
@aysarayaz3875 5 жыл бұрын
amiin
@cabdilaahiabdiwarsame1101
@cabdilaahiabdiwarsame1101 5 жыл бұрын
Kkkki
@ahmazinic6384
@ahmazinic6384 4 жыл бұрын
We love u too all of from Muqdisho cadey❤💯👌
@claahiaxmed4597
@claahiaxmed4597 4 жыл бұрын
Masha Allah ❤🌹❤🌹
@hoothohassan6113
@hoothohassan6113 5 ай бұрын
2024 stil lesing now ❤😢
@user-bo1sj6ql1i
@user-bo1sj6ql1i 4 ай бұрын
me to 2020 ila hada heestan wan dhageyta 2024😢
@mobarikismail8354
@mobarikismail8354 2 ай бұрын
Both❤
@IdilAcademy
@IdilAcademy 2 ай бұрын
Iydugdtdyd😅
@IdilAcademy
@IdilAcademy 2 ай бұрын
Jixhdhhdgdyhhdgdyiduusysiydudfhdgdygdgdfdyfgdudgdu6fb6d7dgd😅
@IdilAcademy
@IdilAcademy 2 ай бұрын
Oriiguuxbdidbjvudidy hdidhdhdhdBfhvcvhrvihdvdhvdhdhgdidhd duodenal eh😅
@hindaguled
@hindaguled Жыл бұрын
Hestan wan dhagysta jacaylna ima hyo hdan ka yeelo 😂❤️ hestn wxn dhagysanya 2019 love hyla dhfin
@AhmedMohamed-uz2qz
@AhmedMohamed-uz2qz 2 ай бұрын
1 year ka hor leeba qortaye maxaa 2019 ah 2022 dhagaysanaysay 😂
@user-xp9ym8st8v
@user-xp9ym8st8v Ай бұрын
@@AhmedMohamed-uz2qz😂😂😂
@hamzaabdi3609
@hamzaabdi3609 3 жыл бұрын
Reer jabuutiyow cod,laxan, iyo muusigba waad ka dhisan tihiin heestan oo kale waxa ay ahayd in soomaalida oo dhan ruxdo oo kelideed show loo qabto, Intan waxa ii soo dhiibtay gabadh hibo faisal la yidhaa.🤩
@assowehassoweh1893
@assowehassoweh1893 Жыл бұрын
Laxaanka heestan waxa sameyey macalinka macaliminta haji Cumar Adan
@user-ye7xn7tf7v
@user-ye7xn7tf7v 13 күн бұрын
Tii kusoo dhibtay ku celi😂😂😂😂
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre Жыл бұрын
Heestan Qof Qalbi Leh Uun Ba Fahmi Karaaya😢❤
@suldaanibro1414
@suldaanibro1414 6 ай бұрын
Really ❤
@haniahmed5547
@haniahmed5547 6 жыл бұрын
Woow reer jbuuti aloow dhooro heestaan kama dhargo love FROM MUQDISHO somalia
@heyybebyarmanti80
@heyybebyarmanti80 6 жыл бұрын
heestan waxaan markii koowaad ka maqlay inan la dhaho xupi oo reer jabutiya still I am watching these song❤😍✌
@garaadali1463
@garaadali1463 4 жыл бұрын
2020 kuma ila dawaday 😁 war yartan cadi maaha walaahi
@bellafances
@bellafances 11 ай бұрын
2023
@xamsexadaari7116
@xamsexadaari7116 14 күн бұрын
2024
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 2 жыл бұрын
Ceesh cala gabdh, Xayad nolow inaadeer, fariidniimo iyo firfircooni Ciise Fuurlabe aya laaga heela nolada reer toolkaay❤💪💪🇩🇯🇸🇴
@ladanmomo4463
@ladanmomo4463 2 жыл бұрын
Somali qabiil waashay
@dekaaliaden3488
@dekaaliaden3488 2 жыл бұрын
BILAA AKLI BAA TAHAY
@manaicha5976
@manaicha5976 Жыл бұрын
Cisse wa cisse nin Caro ma dhero
@fathiaawalahabdoulkader9395
@fathiaawalahabdoulkader9395 Жыл бұрын
❤❤❤❤💗💗💗
@missjano8249
@missjano8249 Ай бұрын
Maha fourlabe ee waa mamasan bah fourlabe ah 😂
@MO10.
@MO10. 11 ай бұрын
ileen cishqi wa dabayl maruun kugu so dagtee anu duhur iyo habeeen naftayda kusi durkaa duruus kale ii dhigaa badweyn igusi daraa🥺❤️
@Simba24-yh4lg
@Simba24-yh4lg 6 ай бұрын
Soo wada dhmeystir
@pakistab7839
@pakistab7839 6 жыл бұрын
Jabuuti fan kii somaliyed Mr walba way nooleyan oo qurxiyan noolada wllyaal
@ladameahmed7254
@ladameahmed7254 5 жыл бұрын
Xayaat waa Hobalad buuxda 3 mobile ban kasoo galay like iyo share ba ku saaray sln from Bosaso Somalia axyaa sawt
@cibaadonoor1508
@cibaadonoor1508 23 күн бұрын
Waxan soo booqday 21 /7 2024 waxa isoo xasuusiyey jecelkaygii isku dhacsanahay manta ayaa igu horaysa heetaa inta is jecel alaha isku sikhro❤😢
@kaltuunmaxamed8124
@kaltuunmaxamed8124 6 ай бұрын
2024 ayaan dawanaya heestaan dareen dhaba weeye 9.35 pm habeen arbaca 23/1/2024 ❤🎉
@hanadmohamud9763
@hanadmohamud9763 5 жыл бұрын
Waxaasa kaa heesah axyaa sawt fanka Somaliyed jabuuti buu kubadbaaday noolada walaalahy aan jeclahay Salaan from Bosas, Somalia
@abdimaalikahmed8317
@abdimaalikahmed8317 7 ай бұрын
2024 tolow sandka xata cidi ma ila dhagysanysa 🤔
@nachah
@nachah 6 ай бұрын
Ha
@janogashoamatalaah7764
@janogashoamatalaah7764 3 ай бұрын
Weykn wll😊
@AmiiraZalaan
@AmiiraZalaan Ай бұрын
Haahey 😢
@user-kr9og7by8w
@user-kr9og7by8w Ай бұрын
Cawa anaaa kula dhagaysana😥
@yaxyegabyaaye9792
@yaxyegabyaaye9792 7 ай бұрын
Qalbi taabad weeyaan heestan. Ka waran adigoo geed hoostii ama kursi dhigta daarada habeenkii oo dhegaysanaya, qofkaagiina aad fariimo u dirayso! ❤
@nachah
@nachah 6 ай бұрын
Kuwa call wada Saran odhageysanaya kwrn 🥰❤️
@mubashircumar2173
@mubashircumar2173 Ай бұрын
Yaasalam ❤🥺
@Muwahib_khayre
@Muwahib_khayre 4 жыл бұрын
Heestan wan ku haysta illa malintay soo baxday illa manta❤❤❤
@jannomh3029
@jannomh3029 Жыл бұрын
Maxa Jidh Dubaaxsha iyo Damiir naxa kaga ba 'Ay 😔💔😰 Still 2022 my Fv song
@user-ez1fk6lm3c
@user-ez1fk6lm3c 3 жыл бұрын
axsan fanaanad wlh waxay u qalanta heestan in noqoto heesta sanadka ❤❤❤😍
@zamiyacaday439
@zamiyacaday439 6 ай бұрын
2024/2/10 😢 wakhti jacayl na irdarany ayaan dhagaysaaa 😢 qofka jecelna ma hayo iso duceeya😢😊
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 5 ай бұрын
Alle haku soo dhaweeyo
@user-ds9yr4dn3g
@user-ds9yr4dn3g Ай бұрын
Alaha Ku so dhaweyo😢
@najahibrahim5372
@najahibrahim5372 3 жыл бұрын
Waxay duluc deedu tahay hadaad igu daawatiyo hadaad igu fiirisidba naftani dumadaadiyo dushaaday saaran tahay 🥺October 24 2020 habeen axada ♥️
@cikariinkante4792
@cikariinkante4792 6 ай бұрын
😢❤
@qaaliluula5987
@qaaliluula5987 2 жыл бұрын
Hestan 2021 ban radinayay 2022 ban so helay 😬 Esh cala sod wlhi mshallaah xayat 🥰
@hanixasan5467
@hanixasan5467 2 жыл бұрын
🤣sorry ani 2019 helay ilaa hadda wadhagysta ina iso waydisay ahyd lol
@nimcomaxamad424
@nimcomaxamad424 2 жыл бұрын
😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱😱0
@aymanmohamud2867
@aymanmohamud2867 5 жыл бұрын
Axsan cod xaada kiciya ala ya cizak umadda aan jeclahy ee rer Djibouti si gaara ayaa idin qiimeya inolada walalahen nabda aad haysatan happy banu ku nahay hadaynu nahay umadda rer muqdisho nabad kuwaara for ever 💋💋💋💋
@udgon6223
@udgon6223 2 жыл бұрын
Codka labaha xan xanteya 👌xayad maydal fananad cod dahabiyale ♥️ Hestani xasus qliyay igu ledahay 2018 ilaa hada wn dhagaystaa nolol wartan urajaynaya fananadan😍
@libankhaire6646
@libankhaire6646 2 жыл бұрын
Cid Kale ma dawayn Kartee Adan kula daydayayaa,Dookhii iga kaa qabsaday aduun buu ku doonayaa Listening December 2021.
@fadumaismail146
@fadumaismail146 6 жыл бұрын
viva reer jabuuti 😍😍 from bosaso cadeey my blood jeceliyaa faniinteena somliyeed 😻😍
@faysabargail8147
@faysabargail8147 5 жыл бұрын
masha allahu ilahay haadiin barkeyo dadka reerjaabut we love your beautiful from somalland 🥀❤👏👈
@mssxilwa412
@mssxilwa412 2 жыл бұрын
2022 ayaan dhageysanaya heestaan in mudo ah ayaan radinayey😥😍
@cawobahnaan2105
@cawobahnaan2105 4 ай бұрын
Inta 2024 dhageysaneysa ❤🥺
@maxamedjeego4853
@maxamedjeego4853 6 ай бұрын
Hees tan markan dhagaysto muxubo jacal daremaa ala jacalku dhib badanaa ❤❤❤❤❤❤
@nachah
@nachah 6 ай бұрын
Cawa wa habenadi nolosheyda ugu farxada badna 29/January/ 2024 sacada 1:10 habeen isnina ❤️🤴🏻 Cid kle ma daweyn karte 🤴🏻 Adan kula deydey a🤍 Dookhi igu ka qabsadey 💍🫶🏻 adunbu ku doonaya 💓 Waxey dulucdedu thy🖤 Hadd igu dawatiyo💔 hadad igu firisaba 💔 Naftani humagagiyo 🤴🏻❤️ Dushadey Srn thy 🤍
@hibakabdirahmn5171
@hibakabdirahmn5171 3 жыл бұрын
2021 illaa hda yaa ila daawada heestan Oo jecel😒🖐😁
@queensomaliland9368
@queensomaliland9368 6 жыл бұрын
Wooooow walahi fanaanad ka COD macan ma arag. Maanshallah
@aj2561
@aj2561 2 ай бұрын
Iminka oo taariikdu tahay 2024 heestunaa qiyaastii soo baxday 2018 ilaa 2017kii hadana weli hees ka qaada number one anigu ma arag.
@user-ds9yr4dn3g
@user-ds9yr4dn3g Ай бұрын
Somha❤
@AxmedTurbinka
@AxmedTurbinka 7 күн бұрын
Keep going xayaad maydal Nio jacayl imahayo ee waxan fahmi layahay waxa heestan ijeclaysiyay yaab I like this song
@fartunroble1219
@fartunroble1219 6 жыл бұрын
Waaaw viv fanaaninta reer djoubit we love walaaleheen reer DJIBOUTI codka iydilay iyo suganta
@raqad4642
@raqad4642 6 жыл бұрын
Gabadhan way cod macaantahay waliba live bay u qaadeesa ma aha sida kuwan CD-ROM mixer playback la ordaya oo kale fanaanad asal 😍🌹🌹😀
@RaadReebProduction
@RaadReebProduction 6 жыл бұрын
Ansam Qurux cadeyn ayaa lagaa rabaa lolz
@awale1236
@awale1236 5 жыл бұрын
Waa ay cod wanaagsantayay waa sidii fanaaniintii Waa bari oo kale .laakiin play back weeye codkeedu live maahan
@abdirahmanahmeddacaam2183
@abdirahmanahmeddacaam2183 5 жыл бұрын
Yaa kuu sheegay inay si live ah u qaadayso oo aanu cd record ahayn
@besmaaxlaam7263
@besmaaxlaam7263 Жыл бұрын
Dookhii iga Ka qabsaday Adun buu ku donaya 😢🫶🏼❤️
@DhilanD92
@DhilanD92 6 жыл бұрын
Réer Djibouti sukanta iyo Murti best woww nolada my people vive Djibouti
@TheLove0
@TheLove0 Жыл бұрын
Jacayl wadnahayga deegay Hadana Dagalada jidhkiyo Dubkayga ku Faafayo Dariiq yada Dhiig iyo Dareenada Racaybaan Dabiib kiisa Raadiya Cidkale madawayn kartee Adaan Kula Daydayaa Dookhi iga Kaa Qabsaday Adun buu Ku Doonaya 😢😢
@user-fg5fg7mw3u
@user-fg5fg7mw3u 7 ай бұрын
2024< 𝒕𝒐𝒅𝒂𝒚 🎉🎉
@sharmarkeali7371
@sharmarkeali7371 6 жыл бұрын
♡Hayad moustapha♡ inolow walashay eshcala Hees wlh😍😍👌👌
@HANTILE
@HANTILE 5 ай бұрын
2 /mr / 2024❤
@abdul4069
@abdul4069 4 ай бұрын
Mr 24
@MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qn
@MAHAMUDAHMEDSHEK-sx3qn 4 ай бұрын
2024 eid day from cadceed 😂🎉❤
@narmanasli7893
@narmanasli7893 6 жыл бұрын
Sawtu raxmaaaa wooooow my people nolada djibouti live moye playbacks lagama yaqaan 😘😘
@hamsesuldaan1428
@hamsesuldaan1428 6 жыл бұрын
Dar allee gabadhyahay Duur xulkaaga gaarkaa Dabuubtiisa garrannoo Dabka caashaq leeyahay baa Dubaaqaaga ka muuqda oo Dab damis dhakhsanaayoo Daminaaya xanuunka baas Dar allee u baahantahay. Kakkakakka fanaanad cod macaan dheh. From hargeyaa we love you
@Hudahaybe
@Hudahaybe 25 күн бұрын
Heestan waxaan dhagaysanayaa galab goobtuna waa laascaanood, waxaan ku jirnaa jawi degan dib baan uguso laabanayaa❤
@nimomohet5537
@nimomohet5537 Жыл бұрын
Heestan asxaabtayda ayaan caawa Kula dhegysanyy jamacda hargeysa Aad ban uga helay dad qiimo badana wan la dhegaystay waa 2022 oo gebogeba ah❤😊
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet Жыл бұрын
🥹❤️😫anba wan jeclhy heestan
@user-op6cp2tq9f
@user-op6cp2tq9f 9 ай бұрын
Gabdhahaa jabuti cod macaan wllhi wa idin jeclhy wiilshooda xita cawle adan iuo rahma hassn❤❤❤❤❤❤❤❤
@user-nu3ut2kj9m
@user-nu3ut2kj9m 4 ай бұрын
2024/4/10 2:13 Minutes mln ciide arbca😢 I.a wax khyr qaba illahay waydiistay isbadal 😢
@user-ds9yr4dn3g
@user-ds9yr4dn3g Ай бұрын
Sthy wall ms heshey isbadlki😢
@user-nu3ut2kj9m
@user-nu3ut2kj9m Ай бұрын
Waan ku wcnhy wllo illahay haku xfdo kuma garanayo lkn Saad iga so wr dontay wn ku farxay ❤ tashigu u badanayo waxbay tabaysa naftani
@user-ds9yr4dn3g
@user-ds9yr4dn3g Ай бұрын
@@user-nu3ut2kj9m alha ku siyadiyo wxa jeceshahy ha kusiyo wall qali
@abdoukaderhousseinabdi4065
@abdoukaderhousseinabdi4065 6 жыл бұрын
MashaAllah nos jeunes talents djiboutiens horo usocda mes copatriotes et bravo a toi hayad maidal
@mounaahmed3753
@mounaahmed3753 6 жыл бұрын
Ax wale hees watan asal dhalad iga dhee😘😘🤗ya Salam afku kuma go'o quruxey
@user-OpThiJiBaaR
@user-OpThiJiBaaR 3 ай бұрын
Listening now 2024 ❤
@abdijibarguleid7873
@abdijibarguleid7873 2 жыл бұрын
Talaw heestan mala ibiinayaa 🤔🤔inan ibsado aya rabay ❤️❤️❤️❤️
@caashaqalbi372
@caashaqalbi372 2 жыл бұрын
Oo yaad ka iibsan
@thegalabs
@thegalabs 6 жыл бұрын
Ninka laxanka saaray heestan ha la ii doono iga wale ninkaasa fankii somaliyeed haya. Allah hakaa raali ahaado.
@assowehassoweh9638
@assowehassoweh9638 4 жыл бұрын
al ustad: Omar aden
@assowehassoweh9638
@assowehassoweh9638 4 жыл бұрын
Cumar adan
@aragsan6552
@aragsan6552 4 жыл бұрын
Cumar adan dugsiye
@assowehassoweh9638
@assowehassoweh9638 4 жыл бұрын
Haa dee
@missaomar3190
@missaomar3190 3 жыл бұрын
Cumer aadan wa macalinka laxanka wax kugaara soomali oo dhan lagama dhex helayo.
@caishaoglecaishaogle39
@caishaoglecaishaogle39 2 жыл бұрын
Heestan markay soo baxday ilaa hada 2022 thy wa sii jeceladaa 🥰❤👸
@user-wz3bg9pn8g
@user-wz3bg9pn8g 6 ай бұрын
Ya dhagsanaya 2024 I love this song jacaylna ima hayo 😅❤
@aishaahmed6943
@aishaahmed6943 6 жыл бұрын
Ileen cumer aaden aya laxanka heesta sameeyey wa meesha heestu aad uga dhisan tahay nin ka wax kalaxan mcn Maan arkin
@hassanmoussa1900
@hassanmoussa1900 5 жыл бұрын
Haahey big legend omar adan dugsiiye
@reeqacarab
@reeqacarab 6 жыл бұрын
Wooooow wax kale fanaanad buuxda dhan kasta hore u soco walaaal kun jeer hambalyo😍😍😍😍😍😍
@hodanali5163
@hodanali5163 6 жыл бұрын
Hadaad igu daawatiyo Hadaad dib ufiirisaba naftani Dhib magaadhayo dushaaday saaran tahay masha allah she’s so beautiful 😍
@naemaj4616
@naemaj4616 6 жыл бұрын
Hodaneeey , waa naftani dumadaadiyo dushaaday saarantahay. Nice guessing tho
@lulinakassim9617
@lulinakassim9617 6 жыл бұрын
Ok
@awoabdihassanawo3363
@awoabdihassanawo3363 6 жыл бұрын
Awaleh iyo amina afrik 2018
@mustafakhalid5455
@mustafakhalid5455 5 жыл бұрын
@@naemaj4616 dumadaadiyo micnaheed sxb?
@naemaj4616
@naemaj4616 5 жыл бұрын
Mustaf khalid Walal saan u fahmay markan iswaydiiyey waa wax aad masuuliyadeed qaaday oo Illahay la hortegi doontid. Kolay abwanana meesha waa laga helayaa allow ayna na qabsan 🤣
@zeitunyussuf6610
@zeitunyussuf6610 6 ай бұрын
2024 igu horeysa😂😮
@shadiadheere27
@shadiadheere27 Жыл бұрын
2018___2022 kama😢Kama xiisoh dhaco🥺❤️❤️🫀👏🥰
@sni6554
@sni6554 2 жыл бұрын
❣❣FROM PARIS hayad she is the best singer in jabuuti💞💞💞💞💝
@iloveyouhooyomcn9562
@iloveyouhooyomcn9562 6 жыл бұрын
Gortan ku gartay xayadey inad cod macantahay ma dhawayn
@abdisalanmohamed4981
@abdisalanmohamed4981 2 жыл бұрын
Laxanka heesta ayaaa wareera waana nin aan isleeyay somali laxanka cidi ku gaadhi mayso
@marlaarag4199
@marlaarag4199 Жыл бұрын
Cidkale ma dawan kartee adaan kuladaydayaa❤😭
@samadhaki2085
@samadhaki2085 6 жыл бұрын
Waaaaaaw eesh calaa cod xayaad mustafa waa fanaanad mustaqbal leh
@adnandeeq2060
@adnandeeq2060 3 жыл бұрын
Heestan 1mka way u qalantaa
@moowliidmoow
@moowliidmoow 6 жыл бұрын
Inaba caadi mahan heesta 10 times kabadan waan fiirsaday hada kuma dhargo woooow
@ayaniita
@ayaniita 7 ай бұрын
Heestan waxan dhageysanayaa 2023 oo dhamada waxan daremayo allah unban og yaaila mida 😊😊
@user-kr9og7by8w
@user-kr9og7by8w Ай бұрын
😥💔sorry Ana cawa
@fatimadahermahamoud5989
@fatimadahermahamoud5989 6 жыл бұрын
Hayat ya hayat best star je te felicite macan en honneur de Djibouti , tu es notre fierté j pense ton morceau emportera meilleur chanson de 2018
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 6 жыл бұрын
fatima Anguela Fatouma Daher Mahamoud bon commentaire sister
@rirachefaycalrirache3455
@rirachefaycalrirache3455 5 жыл бұрын
Je te nome la meilleure des meilleures la voix le style la beauté et ta façon de bougé kan tu danse machallah petite princesse de la république de Djibouti
@nurarteh8450
@nurarteh8450 5 жыл бұрын
Wan ka hela fanaaninta jabouti ano ah rer somaliland
@mubashircumar2173
@mubashircumar2173 Ай бұрын
Heestan 2019 ila hada ayan dhagaysta sidan u jeclhay maa malaysan kartiid ila imika oo ay tahay 14/6/2024 11:16hben ay sabti so galayso cawa aya ka dhiman cidi hben dambe waa ciid happy ciid ayan idin lenahay aniga iyo wllky Abdikariin aaden faraxad ku cida love you all ❤️‍🩹🖐🏻
@aishahussein9106
@aishahussein9106 Ай бұрын
Anaa ka danbeeye 😂
@mubashircumar2173
@mubashircumar2173 Ай бұрын
​@@aishahussein9106Waan ku jeda 😂
@mubashircumar2173
@mubashircumar2173 Ай бұрын
​@@aishahussein9106 Waan ku jeda 😂
@mubashircumar2173
@mubashircumar2173 Ай бұрын
​@@aishahussein9106 waan ku jeda 😂
@ahmedbk9581
@ahmedbk9581 6 ай бұрын
Best song xayad meydal axyaa sowt
@usamehusen
@usamehusen 7 ай бұрын
Still watching 2024😢
@cabdilaahisalaad2241
@cabdilaahisalaad2241 Жыл бұрын
Heesta waqti aaan la kulmay heer baan gaadhey aan xafido... Salaama xamda aydaley inader..
@abdimooge3469
@abdimooge3469 4 ай бұрын
Who is here for 2024
@ibbeergaal2000
@ibbeergaal2000 6 жыл бұрын
War gabadhani fanaansanaa . Alla maxa cod iyo hibo faneed ku jirta xayaad .
@user-jf5ur2ji8y
@user-jf5ur2ji8y 20 күн бұрын
Qisada heestan heyslasoo xiriiran Oo dhaba from reer love wey idin cawineysa❤😢
@seadmuse491
@seadmuse491 6 жыл бұрын
Wow wow masha Allah heestani inaba caadi maha midhaha, codka iyo muuqalka fananada Xayad , laxanka intuba waa heersare!!! Heestii qarniga
@cazuuzofficial1480
@cazuuzofficial1480 2 жыл бұрын
Dookhii Iga kaa qabsaday aduunbuu ku doonayaaaa....🥴❤️🙆‍♂️
@Luularagsan291
@Luularagsan291 Жыл бұрын
22/4/2023 bay taariikhdu ku beegantahay caawa. Saacadu waa 11:40 habeenimo. Naftani dumadiisa iyo Dushiisay saarantahay........
@abdihakimmedabdi9379
@abdihakimmedabdi9379 4 ай бұрын
T'es la meilleure ma sœur hayad ❤❤
@DajiyafarhanFarah
@DajiyafarhanFarah Ай бұрын
Naftaani dumadadiyo dushadey Saran tahey (A M E)🥺❤️
@shoukriasayf9148
@shoukriasayf9148 6 жыл бұрын
Dabka iyo ololka igu shidan adiunba damiin karee Ax ya hees 💔
@sharmarkeali7371
@sharmarkeali7371 6 жыл бұрын
Shoukria Sayf wll maa la dhacday baa hestaa??😂😂
@shukriabdi747
@shukriabdi747 5 жыл бұрын
fanaanad IGA dhe
@ahmedkayse1324
@ahmedkayse1324 Жыл бұрын
Midhaha abwan ababe Laxanka cumar adan Luuqda hayad mustafe meydal
@faizaluula5318
@faizaluula5318 3 жыл бұрын
Alla heestaan maxaan raadiyay marhore ayaan jclaa saaa fanaandi mgceeda ayaan iloobay ax lkn aaad ujclaaa
@MohamedAhmed-mu3cw
@MohamedAhmed-mu3cw 3 жыл бұрын
2006 Dhamaadkisii Iyo Qurbe nacas miyaan so xasuustay Caawa Gaw. Yaa duruuf iyo jaceyl isla Suga Laf duuxle iyo 2 dhagax leysla Waa
@Nagma266
@Nagma266 6 жыл бұрын
Inaba caadi maha masha Allah djibouti number 1 ❤
@fatxiyahaajifatxiyahaaji7029
@fatxiyahaajifatxiyahaaji7029 6 жыл бұрын
Al cod macnaa hayad hory usoco huno
@user-lc5pr1ou7j
@user-lc5pr1ou7j 8 ай бұрын
Waaw what a song Hayad maidal horey u soco hn
@najaxcali4141
@najaxcali4141 6 ай бұрын
dOkhi iga ka qapsady adUn bu ku donyA😢❤
@naimamuuse1553
@naimamuuse1553 Ай бұрын
2024 bishii 6 27keedii subax 9:41 maalin khamiisa 😢😢😢😢😢still I'm in love with him💔💔😭😭
@rahmaabdi9549
@rahmaabdi9549 Жыл бұрын
Yaa dawanaya 2022🥰😍🤒🤒
@aishaahmed6943
@aishaahmed6943 6 жыл бұрын
Wow wlhi jabuuti heeso macaan aya marwalba kasobaxa mana faanan wa dad ilbaxa
@simanemed1358
@simanemed1358 6 жыл бұрын
Thanks
@aishaahmed6943
@aishaahmed6943 6 жыл бұрын
Ada mudan simane
@djiboutimyhome2867
@djiboutimyhome2867 6 жыл бұрын
Aisha Ahmed thanks sister
@staffatou7023
@staffatou7023 6 жыл бұрын
Aisha Ahmed 8
@ilyaas3017
@ilyaas3017 4 жыл бұрын
Manshalla Runtii waa fanaadan codkar ah oo ku soo biirtay fanka soomaaliyeed soo jiidasho, stylena leh cod macaani leh
@user-qh8hj4ig3b
@user-qh8hj4ig3b 6 ай бұрын
2024 dawanayaaa😢
@ahmettto
@ahmettto 3 жыл бұрын
2021 yaa ila dhegysanya
@AmiroCade-rd9ss
@AmiroCade-rd9ss 6 ай бұрын
2024 yaa ila dhageysanya
XAYAD MAYDAL | HADRAAWI | HCTV 2018
5:39
Horn Cable Tv
Рет қаралды 512 М.
RAHIMA ALI - CAASHAQAGA GUUNTA TAYO BAND 2022
6:17
Waqal WStudío
Рет қаралды 758 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН
Why Is He Unhappy…?
00:26
Alan Chikin Chow
Рет қаралды 91 МЛН
Secret Experiment Toothpaste Pt.4 😱 #shorts
00:35
Mr DegrEE
Рет қаралды 41 МЛН
XAYAD MAYDAL HEESTA DOOKH WACRADAHA SHOWGII HARGEISA 2021
5:37
Somali New Entertainment
Рет қаралды 79 М.
YURUB GEENYO QALBIGA RABADHKA LIVE SHOW 2018 HD
5:21
Hawraar Music Production
Рет қаралды 4,5 МЛН
YAXYE ABDIQADIR - NASIIB XUMO - OFFICIAL VIDEO 2023
6:38
Waqal WStudío
Рет қаралды 2,3 МЛН
EID JAMA BATALAALE HEESTA HANI HCTV MUSIC 2017
7:57
Horn Cable Tv
Рет қаралды 2,3 МЛН
NIMCO MIGIL ABIDKAY KUMAAN NICIN OFFICIAL AUDIO 2022
6:38
DJ CATOOSH PRODUCTION
Рет қаралды 793 М.
HAYAT MOUSTAPHA | HEESTII DHANBAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:01
XAYAD MAYDAL | GABADHII SIDAYDAA | HCTV 2018
5:38
Horn Cable Tv
Рет қаралды 751 М.
Идеально повторил? Хотите вторую часть?
00:13
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 16 МЛН