RAHMA HASSAN | WAAYAHAY DHEH | New Somali Music Video 2024 (Official Video)

  Рет қаралды 2,471,514

Tusmo Films

Tusmo Films

8 ай бұрын

FADLAN TUSMOFILMS SAAR SUBSCRIBE HADAAD NAGU CUSUBTAHAY
m.kzfaq.info?su...
FOLLOW US ON
TIK TOK: TUSMOFILMS
INSTAGRAME: TUSMOFILMS
SNAPCHAT: TUSMOFILMS
FACEBOOK:TUSMOIFLMS
WHATSAPP:2265060459
COPYRIGHT PROTECTED BY SOMIPP AND TUSMO FILMS 2020
MIDHAHA:ABWAAN SHILKA
LAXANKA :QAMAR SUGAANI
MUSIC : TAMESGEN
CAMERA: JAMA MOHA
PRODUCER: JAMAL CADAAWE & ABDULLAHI KING
MANAGER: M.ABSHIR
want to support tusmofilms produce more high quality songs
paypal.me/tusmofilms?locale.x...
we constantly produce songs from your favourite somali artists
awale adan,isilaaji,kiin jamac,guled simba,faysal muniir,lafoole,maslax mideeye,ugbaad aragsan,khadrar silimo,mursal muse,maxamed bk,suldaan seeraar,lil baliil,king ck,wiz b,sharma boy,farxiyo kabayare,ilkacase qays, nasiib ali, maxamed kadheeri,ikran ozil,omaar bar bar,king jaceelow,maxamed biibshe,khadar keeyow,abdikariin ali shaah,ali zaki,saalaha sanaag,asma saban,fardiy fiska,xusein shire,xaawo kiin,zaki yare,xabad olad,deeqa ahamed,fartuun birimo,miss xiis,liibaan jig jiga,xariir ahmed,abdirizak carab,dalmar yare,ahzaab osman,hodan abdirahman,yurub geenyo,sahra kiin,abdirizaq anshax,dayax dalnuurshe,najiib alfa,ismail danan,ayana,asad faqdiid,tahliil yare,nimco migil,xayaad maydal,shaadiya sharaf,nadiira neyruus,deeqo afro,waayaha cusub,sharma boy,wiz p,somai rap,suldaan seeraar,najma nashaad,khaalid kaamil

Пікірлер: 801
@SOMAALI-MUSIC
@SOMAALI-MUSIC 8 ай бұрын
Heesaha Waxaa Ka wanagsan Kalaamka alleh❤❤❤❤❤
@dahirolubus1716
@dahirolubus1716 7 ай бұрын
Then why U are listening songs xataa magaca kuugu qoran eeg
@saynabmaxamuud8932
@saynabmaxamuud8932 7 ай бұрын
​@@dahirolubus1716waa like radis😂
@masoutmostapha1359
@masoutmostapha1359 5 ай бұрын
Like raadis
@mayganuh4203
@mayganuh4203 5 ай бұрын
Lzzzzzzfyfff
@JamalJamal-kj4lc
@JamalJamal-kj4lc 3 ай бұрын
dee meelaha qquraanka kadheh meelaha heesa oraod kalaaamka alle kalatag😅
@DakeeyaHerbal123
@DakeeyaHerbal123 2 ай бұрын
Markasta waan kuu qaadi jiray heestan inagoo farxsan ood xoog ijeceshahy adiguna, I wish inaad isku soo laabano oo sidii hore isku jeclaano heestan aan kuuqaadanjirayna wadajir udhagaysan doono waan ogahay inaan kugu qaldmay oo sameeyay ficil aadan iga gayin balse adna igama roonaan waan kubaryayaa hayga jarin naxariistii iyo jacaylkii faraha badnaa eed isiin jirtay 5/25/2024 Sabti 11:54 daqiiqo, waan awood dareeyay sidaan isku adkaynayay waan daciifay xaqiiqatan waan u baahanahay wehelkaagii iyo naxariistaadii faraha badnayd i wish maalindhaw inaan heshiindoono🥹🥹🥹🥹🥹🥹🥹
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi
@CabdirisaqMuxumed-ir7xi Ай бұрын
Dareen dhaba ayaad kula hadashay wlshay Blse laga yaba inuu kugu qabsado maxad qoralka halkaa u shigtay maad aniga isoo dirtied markaa wlshy eey iska taxadir wixi dhib labad kugu abuuraya😢🙏
@Mss-ruweyda
@Mss-ruweyda Ай бұрын
Ma isku soo labateen imka
@khalidchannel9971
@khalidchannel9971 19 күн бұрын
Alle ha kuu fududeeyo
@naimamaxamed4875
@naimamaxamed4875 17 күн бұрын
Waad isku soo laabanaysaan idamka eebe gacalo😢
@manozcadde1646
@manozcadde1646 8 күн бұрын
Qoraal kan asiga udir
@Sulthanhassanali
@Sulthanhassanali 3 ай бұрын
Heestani si gooniyay ii taaba taa, qalbigayga dareen aan inaba caadi ahayn baa ku soo dhaca😭❤️🥰
@khalilfarhanahmed2981
@khalilfarhanahmed2981 2 ай бұрын
Dareennada kala duwan ee commentyadu ay wataan ayaa igu beeray boholyow gaar ah oo wakhtiga dadka iyo waayihii aynu soo dhaafnayba aynu uqabno. 03-06-2024 19:40 ayaan qorayaa codka debecsan ee heeska iyo erey kasta oo ka mid ahi waxa uu biirinayaa xiisaha aan u qabo dhegeysigeeda mar labaad iyo ku dabaqida nolosha aniga iyo marwadayda Dawo Alle ha dhawree. Nabad qab nafeed iyo degenaansho ruuxi ah ayaan kuu rajaynayaa adigaagan akhriyaya qoraalka iyo qof kasta oo aad jeceshahay. ❤
@Mohamed_JacayL
@Mohamed_JacayL 8 ай бұрын
Heestan runtii caawa dareen gaara ayay igalisay sababto ah caawa aya igu horaysay waxa ila joogtay qofkayga aan aadka ujecelahay dareenkan ceshan wayay wlhi wan ku dul ilmeeyay ASMADAYDII Alle igama kaa qaado Athunkaygii Jacayl dhaba iyo dareen gaara ada igu abuuray😢😢❤❤
@Umalkhayr-dh5xt
@Umalkhayr-dh5xt 7 ай бұрын
Amiiin illahay inima kala qado riyo walba oo aad ledihiina allah idin rumeyo❤
@user-sx7te7bl8f
@user-sx7te7bl8f 7 ай бұрын
Rabiyoow qof walaba qofkiisa haka qaadin
@HawiiwoAadan-xl4mq
@HawiiwoAadan-xl4mq 7 ай бұрын
Aamiin😢😢
@airforceaf1900
@airforceaf1900 7 ай бұрын
Magaladed Joogtaa Wll😢
@cabdideeq8056
@cabdideeq8056 5 ай бұрын
Iloveyoi​@@HawiiwoAadan-xl4mq
@ameinzead6472
@ameinzead6472 3 ай бұрын
Who is there in 2024!???❤❤❤❤
@Viruss79
@Viruss79 2 ай бұрын
Nigga why u acting like it was 10 years ago stfu bruh 💀
@CabdiNaasir-yr1km
@CabdiNaasir-yr1km Ай бұрын
😅😅😅
@faadumomaxamed7689
@faadumomaxamed7689 8 ай бұрын
05/12/2023 11:04 Subaxnimo joogta Auckland New Zealand ku celceshatay 3 goor kuna talo jirta in kabadan ineey dhegeysato waan jecelahay heesaha Raxma Xassan ex from Hargeisa Soomaaliland. ❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌷🌷🌷🌷🌷🌷
@musinhoosman-du9hi
@musinhoosman-du9hi 7 ай бұрын
Heestani waa qalbi taabada caadiya hno , Hargeisa Somaliland 😢
@halimali8389
@halimali8389 7 ай бұрын
axyaa hees
@muntazmuntazibraahim5863
@muntazmuntazibraahim5863 6 ай бұрын
​@@musinhoosman-du9hi❤
@abdirizakbashiir9181
@abdirizakbashiir9181 8 ай бұрын
Inta heestaan ay taabatay dareenkooda ismuujiya❤😂
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 8 ай бұрын
Wahab fuula markay waydo Hadalkaaga Ka wardoonta wacaashaada( xaaladaada ) Kolba ruux la wadaaaaagta😢 Asma❤😫🫀
@mrsomali-ed2jf
@mrsomali-ed2jf 8 ай бұрын
Heesta maahee waa qamar suugaani eyga eygu dhalay😂❤
@azmabalbal2357
@azmabalbal2357 8 ай бұрын
​@@dhuuxyarechannel1486 waaw samaideyda asma
@DhulCun-oz5tl
@DhulCun-oz5tl 8 ай бұрын
​@@dhuuxyarechannel1486Ku aaway asmaay😢
@NadifoCali-jl6bd
@NadifoCali-jl6bd 8 ай бұрын
Kooow anaa ah😢❤ l miss ex kaygii waliwaakujeclhy
@maymuunmohamud3185
@maymuunmohamud3185 6 ай бұрын
9/1/2024 naf warkaaga markay waydo kuu warwaraysa ❤❤ My dear husband maxmud xasan ali You are my everything 😢 You are my right hand 🫱🏽 ❤ Wish you all the best in new year and long life ❤
@xafsaabdimanaan2572
@xafsaabdimanaan2572 7 ай бұрын
Sanadka 2023 maalinti udanbaysay bn dhagysanaya❤ heskaan Waxan nolol qurux bdan u rejynaya hoyadey abahay wllhy iyo jceylkayga ❤ iyo dhamaan inti muslim ah sanad walba farxad ku dhamaysta aana iso duceeya inan is hannano wiilka dumar igu jecel❤
@salmabulay7884
@salmabulay7884 7 ай бұрын
Wad is helaysan xbbti inshllhj❤🎉
@Nasrahajji
@Nasrahajji 6 ай бұрын
masha llh ❤❤malove❤👸🏻
@selmayosuf1145
@selmayosuf1145 6 ай бұрын
Ayy mshallh🥰ilhay haysku kin bego hduu kheyr ku yahy qli😊
@Ifraax-nd5cu
@Ifraax-nd5cu 2 ай бұрын
A
@hamseahmed9131
@hamseahmed9131 8 ай бұрын
Heestani awooda codkaad leedahay ayey sheegaysaaa 😍😍 🫶💪🏽 #rahmahassan fans
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 8 ай бұрын
Naf warkaaga markay waydo Kuu wrwaraysa Wakhtigaaga farxad waarta Kaaga wakiila Wajigaaga sida waaga Nuur la wadaagta😢 ASMA❤😫🫀 ku jECLAHAY🥰
@asmaabdullahi9555
@asmaabdullahi9555 7 ай бұрын
samidayday waa lagu jecelyahaye❤
@AsmaMoh-qm7ys
@AsmaMoh-qm7ys 7 ай бұрын
Alle ha isku kiin daayo samidayda❤😊
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 6 ай бұрын
@@asmaabdullahi9555 hh hadeerba ogoow sharafeey
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 6 ай бұрын
@@AsmaMoh-qm7ys hh hahey
@abdihanidiamonds
@abdihanidiamonds 3 ай бұрын
ayy
@Qalbi_kaaba2211
@Qalbi_kaaba2211 3 ай бұрын
HEestan qof ay sideyda u taabatay like saar😢❤❤
@somaliland9231
@somaliland9231 3 ай бұрын
Laxanku waa wax kale wllahi ❤❤❤❤ legend baa saaray
@baliileprogram3437
@baliileprogram3437 6 ай бұрын
Qalbi jabsan ban sidna ee Dadka jaceyl ka dhabta nasiib u yeeshay Halkaan ugu doceynayaa
@hothoahmed4066
@hothoahmed4066 5 ай бұрын
Waxana kurajeenaya qof qalbi jabkii aad soomarthy dhakhtarka kunoqdaa oo dhaawaca dambe kaa ilaaliya qofkaagi soosocdee niyada taa gasho 😍
@user-xy9cp9mo1w
@user-xy9cp9mo1w 5 ай бұрын
Uma yeelan
@weskatimaya9992
@weskatimaya9992 3 ай бұрын
Gggg. Gg. G g g ​@@hothoahmed4066
@weskatimaya9992
@weskatimaya9992 3 ай бұрын
Gggg. Gg. G g g g h​@@hothoahmed4066
@user-ng8lj5mz8b
@user-ng8lj5mz8b 7 ай бұрын
Hesaha calacalka Qamarbaa sara laxanka Laysku raac
@ilyasabdilahisharmarke7334
@ilyasabdilahisharmarke7334 8 ай бұрын
Boqorada fanka raxma 👋 from 🇩🇯 ♥
@AsmaDhaaki-oe3lv
@AsmaDhaaki-oe3lv 8 ай бұрын
Shilke Qamar Rahma.🔥🔥
@poqorsame_official
@poqorsame_official 7 ай бұрын
Yaa sanadka cusub ila dhagaysanaya 1/1/2024 😁✌️🤷🏼‍♂️💯
@insaaniintertainment7897
@insaaniintertainment7897 8 ай бұрын
Majirto hees aan 2jeer ku ceshaday lknse heestan 10more kabadan wn dhagystay❤😢❤
@theironlady6009
@theironlady6009 2 ай бұрын
Same Waa erayo culus 😢❤ qofkaaga markaad rabtid inuu dhisnaado oo uusan dhib mudan bey taabaneysaaa markaad jeceshahy qof aan Hooyada iyo Aaabha dhalin wanaagiisa walaahi Waa Dareen gooniya. Allaha quluubta isjecl ha isku simo hana ka ilaaliyo kuwa wax kala weeeciya ❤🎉
@apdyrahmanmohametesa4346
@apdyrahmanmohametesa4346 5 ай бұрын
Isma Waayi Doonnee Waayaha Aduunkiyo Waqtigu yuu Isku Keen Dirin❤️🫂😢
@Mohamed_JacayL
@Mohamed_JacayL 8 ай бұрын
Intan Heestan Taabatay Sida Aniga Oo Kale Is Muuja😢😢🙏
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 8 ай бұрын
Waayahaydhe💋 Cadaw wiiqay yaanu ku wiirsan. Waayahaydhe💋 Wehelkeeda wayd ka illaali. Waayahaydhe💋 Haka weecan yaanay walaacin. Waayahaydhe💋 Waligiinba meel wada jooga.
@sharmakekayse8150
@sharmakekayse8150 8 ай бұрын
2:28
@fihiimaxasan5236
@fihiimaxasan5236 8 ай бұрын
2
@HappyGeyser-gi3dn
@HappyGeyser-gi3dn 6 ай бұрын
❤😢 wayahey❤😊
@Weriyeaxmed
@Weriyeaxmed 6 ай бұрын
@@HappyGeyser-gi3dn waayahaydhe
@salmabulay7884
@salmabulay7884 7 ай бұрын
31/12/2023😢❤ last day ❤ Amzing voice😢❤ heestan daren ahan i taabatay❤ raxma hassan golden voice😭❤️‍🔥🫂
@Uchiha_itachii
@Uchiha_itachii 2 ай бұрын
Who still listen this 2078🫶🏽💞
@Sihamey
@Sihamey 2 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@dowsapdi9886
@dowsapdi9886 Ай бұрын
2090 I'm here 😂😭
@sulthandaade6228
@sulthandaade6228 6 ай бұрын
Magaranayo inaad isoo noqon doontid lkn wxn kuu hubaa inaad qalbigayga uu ku raacay aduunka meel walba aad ka joogto wxn ku leeyahay sharaf iyo karaamo ku noolow❤
@AmiiraMahamed-ke5ps
@AmiiraMahamed-ke5ps Ай бұрын
💔😭🤦‍♀️
@user-wl4ms5fj3j
@user-wl4ms5fj3j 8 ай бұрын
Naf warkaaga markay waydo kuu warwaraysa wakhtigaaga farxad waarta kaaga wakiila wajigaaga sida waaga nuur lawaagta ❤❤❤❤yuusuf❤❤❤❤❤
@lucazcadaani2182
@lucazcadaani2182 5 ай бұрын
You will listening 2090❤
@HudaAli-xv4gi
@HudaAli-xv4gi 3 ай бұрын
😂😂😂😂😂
@MutawakiL...10
@MutawakiL...10 6 ай бұрын
Who listeninig mid in 2024❤
@MahamiAli-yv1cn
@MahamiAli-yv1cn 4 ай бұрын
Same min
@mohameddeeqmire3104
@mohameddeeqmire3104 3 ай бұрын
❤❤ax ax xasusba galay....😢😢
@Raad_wanle
@Raad_wanle 8 ай бұрын
Qamarka hesta ka dhadhamaya 🐐🎤
@jacfaryare-sv3ie
@jacfaryare-sv3ie 6 ай бұрын
Laxanka ayuu saaray
@guutojr612
@guutojr612 8 ай бұрын
Boqorada fanka Rahma Hazzan 🇩🇯❤🙌
@HoodoQanni
@HoodoQanni 8 ай бұрын
❤ 🫂
@mostafefatah2508
@mostafefatah2508 7 ай бұрын
4/1/24 .11:16habenimo😢 Heestan wxa i jeclysisaY tan dumr oo dhan ka dorty ❤ Itustay wxa uu yahy JcylkU 😔 iyo qimaha uu leyahy. Axdiga io balanta ay. Wada qaden lapada qof. Ani io iyada wxa na dhex yala. Wacad io axdi ❤🫂 Ana wxan balan qady inaa garpkeda mar walba ahado✊🏼 Wn ku jeclhy ❤️🥺 Salma Jipril raydal 🫅🏻💎❤️ Wxa tahy ceepla 🥺 Raxmanku haysken tuso alpi ❤️🥺
@nastexocabdilaahi
@nastexocabdilaahi 6 ай бұрын
Isku wara abiid labo qof isfahansan waxan ka jeclahay ma jirto guleysta
@zhuaibahmett2865
@zhuaibahmett2865 6 ай бұрын
Guuleyso awoowe
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 6 ай бұрын
​@@nastexocabdilaahiRuux qalbi wanaagsan baad tahay! MashaAllah 🙏🥰💯
@Hdiamond118
@Hdiamond118 6 ай бұрын
Mashallaah alle ha iskiin tuso wll oo idinma kala kexeeyo🤲🥰
@DG-eg4qi
@DG-eg4qi 6 ай бұрын
Alle Ha isku kin daaYo wllkayow😢❤
@henoklyrics7704
@henoklyrics7704 8 ай бұрын
Lakankii Goatka QAmar ❤
@ayzerilkacaze7201
@ayzerilkacaze7201 7 ай бұрын
Voice is so sweet ❤❤Fans one Rahma hassan 😋
@bisharshirwac2258
@bisharshirwac2258 8 ай бұрын
Erayada shilke Laxankana waa qamarkiidee❤ on fire🔥
@AdeyShafec
@AdeyShafec 4 ай бұрын
Ma❤❤
@SahraMahamed-vk1rj
@SahraMahamed-vk1rj 8 ай бұрын
Abwaa shilka abwaan ka horeeya majiro wllhi laxanka waa laxan ereyada kahad linaya jah❤
@JamalJamal-kj4lc
@JamalJamal-kj4lc 3 ай бұрын
😅
@abdulrashidali8752
@abdulrashidali8752 8 ай бұрын
Laxanka Qamar Suugani 😢❤
@ahmedtmofficial5849
@ahmedtmofficial5849 4 ай бұрын
2024 jogaa adna jaceel been waye I aamin walhi 😢❤
@suhaybcumar1359
@suhaybcumar1359 8 ай бұрын
Waxani laxan wuu dhaafee ❤❤
@gunburaawiofficial8108
@gunburaawiofficial8108 23 күн бұрын
Heestan si gaar ah ayay ii tabanaysaa inta ila midka ah ismuujiya like❤❤❤❤❤❤❤❤
@xaatimkayare4106
@xaatimkayare4106 29 күн бұрын
Walahy heestan wan iska dhagaysan jiray Lkn Ayn dareemay mar aan wayey qofkii codkeeda ku luuqayn jirtay❤❤❤❤❤
@ragadhexe.5743
@ragadhexe.5743 8 ай бұрын
Qamar iyo Rahmi waa ba xayaysiiska Fanka
@ubaxkaafi2232
@ubaxkaafi2232 6 ай бұрын
Heesti ugu horeysey een ka dhageyto Rahmo 😢❤
@AyanMustafa-is3jm
@AyanMustafa-is3jm 6 ай бұрын
Wakhtigaaga farxad wartaa kaga wakiila ❤😢🅰️
@iamliiamen7071
@iamliiamen7071 6 ай бұрын
Wahap fuula markay waydo hadalkaaga 😢ka war doonta wecaashada ruux la wadaaga 😭❤ Rahma hassan 🎉❤ unique voice 👌😍♥ Friday 19 January midnight
@somaliyameni202
@somaliyameni202 8 ай бұрын
This song is so heart-melting 🔥 rahma hassan queen of voice 😢
@NaimaHasan-iw1qk
@NaimaHasan-iw1qk 6 ай бұрын
😢😢​@user-vv2nd1cg7s
@user-gl8if6uu9i
@user-gl8if6uu9i 4 ай бұрын
😮😮😮😮​@user-vv2nd1cg7s
@amienzeadofficial2430
@amienzeadofficial2430 6 ай бұрын
Somaliyeey heesta ila reboot gareya wey iga dhex baxde😭😭😭❤️
@ahlamhousseinfarah7099
@ahlamhousseinfarah7099 7 ай бұрын
Naf warkaga markey weydo ku wrwarayesa wakhtigaaga farxad waarta kaaga wakiila 😢❤ wajigaaga sida waaga nuur la wadaagta 😢❤ je te aime trop marsi hamze ahmed ❤ mon prince 🤴 ♥️
@halaziheersare790
@halaziheersare790 8 ай бұрын
Goatka fanku qamar yahy makashisanthy😂😂❤ 2:39
@Fiyoooooore
@Fiyoooooore 8 ай бұрын
Maya😁
@user-ng8lj5mz8b
@user-ng8lj5mz8b 7 ай бұрын
Qamar ama qarami
@farahabdi
@farahabdi 7 ай бұрын
MYA GOaT Fanka Qamrka DuuLa❤🎉
@user-xn2kq9wp7b
@user-xn2kq9wp7b 6 ай бұрын
May zxp😂😂😂😂
@GAANI.
@GAANI. 4 ай бұрын
Best song 2024❤
@QaalipYare
@QaalipYare 7 ай бұрын
Rahma Hassan JiliTankeda Heswalpa Wxd Moda in Layskugu TalaGaLaY jiniyadaheda JecLahay Haahey❤
@user-kx1dg1ix9o
@user-kx1dg1ix9o 5 ай бұрын
Who listing. 2027❤
@marwouk
@marwouk 5 ай бұрын
Me watching 2031 😢
@sihaamcabdi4905
@sihaamcabdi4905 4 ай бұрын
2040😢😂​@@marwouk
@Indhodeeqa
@Indhodeeqa Ай бұрын
Watching 2045❤
@FaysaFarax-ju5gp
@FaysaFarax-ju5gp Ай бұрын
2050😂😂
@liibaanproduction7826
@liibaanproduction7826 23 күн бұрын
Me watching 😊 forever ♾️
@Abdirahmanthezack
@Abdirahmanthezack 6 ай бұрын
Ileen qamar baana waalaya laxankii qamar iyo codkii raxma xasan😢😢😢
@faysalMaxamed-dk5ux
@faysalMaxamed-dk5ux 4 ай бұрын
Waxkle batahyaba rahhma hassan ❤❤🎉🎉🎉🎉🎉👸🏻👸🏻👸🏻
@maxkosicid9028
@maxkosicid9028 6 ай бұрын
Waxa jira qof aan ilahay dartii isku barany ilahay dartina aan isku jecelnay qalbigayguna uuna 1 sac ka marmin hamda maxamuud xasan ❤ Wixii iga Dan beeya like 👍 dhag kusiya❤
@FalisHassan-bf3qg
@FalisHassan-bf3qg 4 ай бұрын
Waligaa qof sidaas ha iskuku dhiibin 😢anaa ka shalayay wlh
@Bilyan_dhaan
@Bilyan_dhaan 14 күн бұрын
qof illhy dartis kujecl wey adgtahy wlhi ina hesho illhow çalaf ugudar wiilkas ❤️🫶🫶
@leyloyusuf4638
@leyloyusuf4638 9 күн бұрын
Really wlhi but datka isku mit ma aha 🥺 💔😥​@@FalisHassan-bf3qg
@saadiaabdillahi9262
@saadiaabdillahi9262 6 ай бұрын
Tusmo ❤très belle production et félicitations à l’ensemble de l’équipe 👍🏾
@theonlydiamondyouknow
@theonlydiamondyouknow 8 ай бұрын
Weedhahaaga sida waadi loo waraabsho Friday night /first December/ 2023 ❤ " WAAYAHAY DHEH" . 12/1/2023
@sakariye_ibrahim_mohamed8625
@sakariye_ibrahim_mohamed8625 7 ай бұрын
Who listening 👂 2026🙋🏻‍♂️❤️😭😭WaYahaY DheH 😢😭❤️
@khaalidifay
@khaalidifay 5 ай бұрын
naf warkaaga markey waydo kuu warwarysa wakhtigaaga farxad waarta kaagaa qakiila wajigaaga sida waaga nuur la wadaagta 😢😢😢😢 hanat ❤❤❤ dunidan ku jec lahay ❤❤❤
@nagad-nalka3690
@nagad-nalka3690 3 ай бұрын
Ma garanayo inan ku calfandono iyo inkale oon sida ku Kala dhamanay lkn Anigu dib ayan ka jeceladay ilahay melwalba od jogto ha kugu garab yelo 😢
@nasser-1429
@nasser-1429 3 ай бұрын
Badalkiisa raadi qaali
@hamdayar8030
@hamdayar8030 7 ай бұрын
Halkay wax ka socdan bn lahaa ileen mucjisadi qamar ba na walaaqaya😂❤
@NasserAbdlle-yf9nx
@NasserAbdlle-yf9nx 4 ай бұрын
Fanku wu ku tabay
@Fartuun-pv6nm
@Fartuun-pv6nm 4 ай бұрын
Fananadeyda❤😊
@AbdifataxYare1140
@AbdifataxYare1140 3 ай бұрын
Naf warkaaga markey waydo Kuu war wareysa Waqtigaaga faraxad waarta Kaga wakiila Wajigaaga sida waaga Nuur la wadaagta 😢❤ qofaan u qadaayo ma heleyaa madama saxiibteyda iqiyaaantay gabdho qiyaanada iskadaye 😢
@abdikadiralimaykal9184
@abdikadiralimaykal9184 3 ай бұрын
Adunkan wax an la arkeynin maleh Waxa iga maqan qof nafteyda an ka jeclhy an war ka heynin mudo ku dhow sanad mrkii an isla jogney na 1 minute mka ahan karin 😢 hadana sanad aya is maqal hata waxay ku jirta gacan cadow ilahahey haka so saro 😢🤲 hadii nawad ilahey kaga so saro an na farxad ayy i noqone idinkana wa idinla qeybsana 😢 igu so duceya dhmntina 🤲🤲
@user-oq8tm1hy8t
@user-oq8tm1hy8t 4 ай бұрын
Hestan waxan dhageysanaya markan muqdisho tago
@ayanyousef5175
@ayanyousef5175 6 ай бұрын
Her voice and melodies of Qamar 🎶 ❤
@mihiimnasirmihiinaasir
@mihiimnasirmihiinaasir 6 ай бұрын
anothe level wayeh❤🎉
@tiktok-ye9gg
@tiktok-ye9gg 6 ай бұрын
😊😊😊😊😊😊😊😊​@@mihiimnasirmihiinaasir
@moali6299
@moali6299 7 ай бұрын
Emotion sound nd unique voice.♥️
@kabiila1147
@kabiila1147 8 ай бұрын
Heestan waxad moda nimcaan hilaac heestii jacaylka ahayd inay ulaab salaaxayso yacni talantaali caashaqa waaaw ❤❤❤❤
@najmasalaad4719
@najmasalaad4719 5 ай бұрын
Waa 27/Febru/2k24 waxaan salamaya dadka heestan soo booqona doon 2026___2k30 illhya nabada io cafimaad ha igu gaadhsiyo xususu ahaan baan udhigtaya 🤲🥹 12 habeenimo anoo wayaha aduun io jacayal xidhidhkiisu dheerdaya la ila darana Baan ku cawanaya codka Rahm hassan io commentydan dadka qalbiyda ka wada hadalaya
@Mohamed-e65
@Mohamed-e65 18 күн бұрын
24/12/2023❤ hpn aad iiga duwana jawigu jawiyadi hore hpn aan aad heestan u dhagysanY anaga oo aad iskugu farxsan inzhaLh wxn rajynaYa in masaafada ina dhex taaLa ay ku danpayn doonto isku imaatin iyo inaan hesstan dip u wada dhagysano inaga oo aad iskugu xiisnay😢 0:45 0:50 0:52
@Mohamuth_khalif
@Mohamuth_khalif 8 ай бұрын
Always heartbreaking 💔 😢😢meel cidlo intaad fadhiisato dhagyso waxd darento reply iisogal😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭
@sabirinali5122
@sabirinali5122 8 ай бұрын
Wxn daremay hdl kuma koopi karo wlhi 😢 😭 😢
@user-er4zb8wl3j
@user-er4zb8wl3j 8 ай бұрын
😂
@fariidoabdi2244
@fariidoabdi2244 8 ай бұрын
💔😢😢
@mabzuudnuuryusuf9819
@mabzuudnuuryusuf9819 7 ай бұрын
hadanba dhagaysanaya😢
@najaxshiine5574
@najaxshiine5574 4 ай бұрын
💔😢
@wardidahir1937
@wardidahir1937 3 ай бұрын
Heestan qamar sugaani ayay dhadhamaysa laxankisi boqoradi codka way ku luuqaynaysa😊
@SabrineAbdirisak
@SabrineAbdirisak 5 ай бұрын
codkeeeeeda 😭🫶🏻💗 rahma😍😭
@xamdamaxamed7616
@xamdamaxamed7616 8 ай бұрын
Waayahye dheh cadow ku wiiqaye yaan ku wiirsna WEHELKENA WAYE KA HELANE WAYAHYE DHEH 🌜🤴🌛 5/12/2023
@AnfacD
@AnfacD 8 ай бұрын
Masha Allah waa hees aad u macaan Rahma heesta halkeedii ayaa dhigtay. Noolaada.Tusma waad mahadsantihiin Dhamaan.
@Mohamedcabdi94
@Mohamedcabdi94 5 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@xaliimosugulle
@xaliimosugulle 3 ай бұрын
Nad warGaaga MarKayy weydo❤ 🫶🏽🫀🩵
@AYuush__Abdinasir
@AYuush__Abdinasir 8 ай бұрын
Wow team tusmo inaba caadi mahan heesta oof caleyk❤
@mathisvideo3058
@mathisvideo3058 8 ай бұрын
Ya salaam esh cala hees. Masha Allah tabaraka Allah. Tu as beaucoup de talent rahma.
@a.rashiidmaxamet8826
@a.rashiidmaxamet8826 8 ай бұрын
Rooxanta fanka Rahma 🎉
@dowsapdi9886
@dowsapdi9886 Ай бұрын
Qalbiga 😭❤️
@alanahmeddiaz
@alanahmeddiaz 8 ай бұрын
Boqorada Codka ❤ Ayeyadey Rahmo Hassan 🔥🙈
@kaldeeqa2363
@kaldeeqa2363 5 ай бұрын
Last day of Feb, 2024 ayey si kadisa iga soo hor baxday heestani kadib darenkaygii oo dhan bay bedeshay waxan is arkay uun anigo khadkaba ka baxay oo ku celceshanaya oo emotional noqday, waxan rajaynayaa inu intan ila fahmo duca-qabahaygii waayaha noloshu laba gebi nagu kala tuureen😰 Naf warkaaga markay waydo kuu werweraysa.....😢
@oday-zhirwa
@oday-zhirwa 5 ай бұрын
😢💔
@farah-sharif-junishassan4608
@farah-sharif-junishassan4608 5 ай бұрын
Same here
@DeimanAdenOmarAdenOmar
@DeimanAdenOmarAdenOmar 7 ай бұрын
Très belle chanson sentimentale ma reine ❤
@baliilboy708
@baliilboy708 Ай бұрын
The best of voice ❤
@Oontira123
@Oontira123 6 ай бұрын
😭😭😭💔 Naf Warkaga Markey Weydo Kuu walwaleysa 🥹
@user-bc5nu1jr1w
@user-bc5nu1jr1w 8 ай бұрын
So cute song❤
@engabdimohamed2948
@engabdimohamed2948 8 ай бұрын
Amazing 😢
@DjMaaMeY
@DjMaaMeY Ай бұрын
Boqorada Qalbiga Heestan Dareen Gaar ah ayee leedahay Erayada “ wayeh dheh “ Qalbi to Qalbi 2:13
@mawaahibrashiid3357
@mawaahibrashiid3357 3 күн бұрын
Wahaahay❤❤🎉🎉
@kaltunyousuf9
@kaltunyousuf9 8 ай бұрын
Rahma in the building ❤
@filsanyussuf9915
@filsanyussuf9915 8 ай бұрын
Wow another hit! Une très belle ballade 🎉🎉 Rahma Hassan keeps mesmerizing us
@deganonlinemarketing7952
@deganonlinemarketing7952 7 ай бұрын
rahman hasn hory uzoco
@abdullahiahmed407
@abdullahiahmed407 8 ай бұрын
My second artist ❤
@overmali4091
@overmali4091 8 ай бұрын
Qamar Suugaani laxankiisa iyo Rahma Hassan isma qaadanayaan 💔
@MubaarigHaqabtire-ur5cq
@MubaarigHaqabtire-ur5cq 6 ай бұрын
Waayo zhp Tolow amba waxaad moodaa in inanta laxanku kayara Awood wayn yahay wlhi
@beer-lula_22
@beer-lula_22 4 ай бұрын
Heestan anoo afuray ban dhageysanayay😢 dareen fog baa igalay😢 Ilhow waxan jecladay mid adoomadada kamida jacylkiisa ha igu culayn😢🤲🏻 Asagana wuu ijecelyahy ilhow calaf isku keen dar Abdalle 😥🫶❤️ aduun aad ka maqantahy ilahow hay dhigin
@theironlady6009
@theironlady6009 3 ай бұрын
Allahiw idiin aqbal nabdna isku Ahaada lamaane farxd badan 😢
@beer-lula_22
@beer-lula_22 3 ай бұрын
@@theironlady6009 Amin gacalo😥🤲🏻
@cabdiqani1364
@cabdiqani1364 3 ай бұрын
I'm with you (N.A.A)every time, and every where my darling.❤❤❤
@user-nu7hf1jt3d
@user-nu7hf1jt3d 4 ай бұрын
Wow wllhi gabdhan cofka macaan wn jeclhy hees dareenkeeda wato rahmo xasan jiro joog my queen 👑 ayda bas iskam hadlin waligiin malwada jooga ax boqrada somliyeed jiro jooga abyo alow guurkaaga kubarkee wanga iyo diinta ku dhisteen adi iyo dumshi keep goin my queen 👑 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abubakarshabeel7842
@abubakarshabeel7842 Ай бұрын
Markan maqlay heestan Jacayl aan ii hayin ba igu qarxay walahi❤❤❤
@nuurcase7761
@nuurcase7761 3 ай бұрын
Anuu heesaha Laxan baan ku dhagaystaa , qoftaan laxamada aan jeclahay dadka keena ayay kamid tahay ❤🎉
@user-yp7nm3wg2q
@user-yp7nm3wg2q 8 ай бұрын
❤❤❤ hees darenkeda leeh boqorada codka rahmo hassan
A little girl was shy at her first ballet lesson #shorts
00:35
Fabiosa Animated
Рет қаралды 16 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 72 МЛН
EVOLUTION OF ICE CREAM 😱 #shorts
00:11
Savage Vlogs
Рет қаралды 11 МЛН
ISMAIL AARKA | ABAAL | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2023
5:36
ISMACIL AARKA
Рет қаралды 1,4 МЛН
MUSTAFE KANTE | QALBI KULA MIDOOBAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:01
MUSTAFE KANTE
Рет қаралды 1,5 МЛН
AMIIN YARE - II FUR BUUGA NAXARIISTA - OFFICIAL VIDEO 2024
5:01
Samiir Zaam
Рет қаралды 12 МЛН
ROODA KAYF | BAL EEG | (OFFICIAL MUSIC VIDEO) 2024
6:02
Rooda Kayf
Рет қаралды 128 М.
MAXAMED MAAME QALBIGAN KALIGAA KU SIISYAAY OFFICIAL VIDEO 2024
4:26
Mohamed Maame
Рет қаралды 2,5 МЛН
Rahma Hassan_ رحمه حسن_Kuma dido(official clip) somali song 2023
4:06
SULDAAN SEERAAR - ISMA OGI OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
5:08
Suldaan Seeraar
Рет қаралды 4,9 МЛН
MAXAMED DAYAX -  XASUUSAHA MADOOW OFFICIAL VIDEO 2024
7:50
Waqal WStudío
Рет қаралды 1,7 МЛН
KeshYou x Snoop Dogg - Forever Sunday (Official Music Video)
3:06
BM PRODUCTION
Рет қаралды 230 М.
Жандос ҚАРЖАУБАЙ - Ауылымды сағындым (official video) 2024
4:25
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
BYTANAT - ҚЫЗҒАЛДАҒЫМ
2:24
BYTANAT
Рет қаралды 373 М.
Dj Jack SpaRRow - Akbar Ghalta Bahiati ( Slap Remix Arabic ) #TIKTOK
2:21
Dj Jack SpaRRow
Рет қаралды 2,3 МЛН