RAHMA HASSAN | WAX AAN II QALMAYN DIIDAY | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024

  Рет қаралды 577,656

SULTAN FILMS

SULTAN FILMS

2 ай бұрын

Rahma hassan _رحمه حسن _Wax aan ii Qalmayn Diiday
Erayada/Laxanka: Omar Dab-Jacayl
Music: Issa Ilkacase
Camera/Edit: IBrahim CM
Production: Sultan Films
...
Follow SULTAN FILMS on
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
...
Connect with IBrahim CM
/ ibraahimcm
/ icm70
/ icm70
/ ibraahimcm
/ ibraahimcm
For bussiness inquieres
Sultaanfilms@gmail.com
...
The official KZfaq channel of Sultan Films
Subscribe for the latest entertainment, music videos, and more.
/ sultaanfilms
Home of Entertainment
©2024 SULTAN FILMS. All rights reserved.
...
#sultanfilms
...
Rahma Hassan yurubgeenyo suldaan seeraar kiin jaamac awale adan xariir ahmed ali shaah abdirizak anshax aroos somali shidan heeso 2022 qamar suugaani rahma hassan mursal muuse somali wedding reaction somali wedding vlog dhaanto cusub 2023 nimcaan hilaac best weding farxiya fiska axmed budu sooleey somali traditional wedding hees cusub 2024 ilkacase iskalaaji miss xiis aroos 2024 haboon nuura heedhe sooleey hodan abdirahman aroos dhamaystiran najma nashaad somali wedding songs farxiya Rahma Hassan 2024 samia ibrahim rahma hassan 2024 raxma xasan 2024 kabayare hees dhaanto Rahma Hassan ictiraf jacayl kayga uu bahan somali song best somali wedding saalax sanaag ali dhaanto axmed budul full wedding video gulled simba Raxma Xassan 2024 yahya abdoulkader raaliya sharma boy maslax mideeye dhaanto yahye abdoulkader abdillahi osman raaliya dhaanto axmed budul

Пікірлер: 151
@ugbaadshanle
@ugbaadshanle 2 ай бұрын
Jacayl Qiiro lagu Baanto Qiimo siin kari waayay Run anoo u Qabo Baahi Beenta Qiil u Heli waayay, Qosol Cadhada Kala Baadnay Qoomamaba iskaba Daayay Qorshayaal anoo yeeshay Qadar Dhaca la Saaxiibay, Qalbigana Dhibka u diiday Waxaan ii Qalmayn Diiday Nolol Qurux lahayn Diiday Qalad Qalad ku sax Diiday, Qof Naftaydu Doonaynin Qasab yeeli kari waayay Anoo Qaaliyo Dheehle U ooy ruux Qasdiyay Waayay, Dadnimada Qiraalkeeda Qab ku Dayrin kari waayay Karaamada Qudhayda leh Qalqaloocin kari waayay, Qalbigana Dhibka u Diiday Waxaan ii Qalmayn Diiday Nolol Qurux lahayn Diiday Qalad Qalad ku sax Diiday.
@Jimcalekikoz
@Jimcalekikoz 2 ай бұрын
U.M.A.C❤
@CawilMaxemed
@CawilMaxemed Ай бұрын
2:31
@yahyehaygal7017
@yahyehaygal7017 Ай бұрын
Side copy uka Qaaada
@yahyehaygal7017
@yahyehaygal7017 Ай бұрын
❤❤❤😢
@user-et7yj3oq3q
@user-et7yj3oq3q Ай бұрын
That is Egypt
@user-gf6nr7pw8y
@user-gf6nr7pw8y 2 ай бұрын
Hess iyo badhh 1M markey gadho like iku sharfa😢🎉
@user-eo8bn5ui2f
@user-eo8bn5ui2f Ай бұрын
Asc Qabweynidaada Edo waa mid ab iyo Isir aan u leedahay haddiise dhallinyaradii ay garteen dhibkooda waa wax aanu ku faano ku wada waara Caafimaad iyo cimri dheer a’amiin yaa rabbi
@caashomaxamed5634
@caashomaxamed5634 Ай бұрын
Wllhi hestan noloshayda oo dhan kahadleysaa nolishii hore pay pay zxp👋❤
@user-sf3pz8dx9q
@user-sf3pz8dx9q 2 ай бұрын
Qalbigana dhibka u diiday waxan ii qalmayn diiday nolol qurux lahayn diiday qalad qalad ku saxa diiday❤
@samiyaaxmed-bs7wm
@samiyaaxmed-bs7wm 2 ай бұрын
Qalbigana dhib odiday waxn ii qalmayn diiday nolol quxur lahayn diiday qalad qalad ku sax diiday❤
@user-xo1jq9ed3u
@user-xo1jq9ed3u Ай бұрын
Qalbigana dhibkaw diiday Waxan ii qalmayn diiday Nolol qurux lahayn diiday Khalad khalad kusax diiday Hees way dhaaftay 🫶🔥
@usertavo9448
@usertavo9448 Ай бұрын
wow
@barkhadlegobaad
@barkhadlegobaad Ай бұрын
Qorshayaal anoo yeeshay Qadar dhaca la saaxiibay wlhy waan dareen ooyay 😢😢😢
@fartuunSalaad-ok3to
@fartuunSalaad-ok3to 14 күн бұрын
❤❤❤❤😊😊😊😂😂😂
@user-no8jk8bi5n
@user-no8jk8bi5n Ай бұрын
Cawa waxaan halkan kala hadalaya dadka dadka xidhiidhka beenta usoo bandhigta qalbigana kadhawaca ani cawaa ooo manta tariikhdu ay ahayd 2024 18 my qalbigaan kagubanaya hada kahor wiil ayaan habeen meel ugso galay wanka helay wanan lahadli kari wayay madamaan dumar ahay habeen kale kuso laabtay meelu haysan jiray kadib wankatagay magalo kale aaday halsano kadib magaladi ayaan kuso noqday kadib wilkii uu igartay wanu wada hadalay yara shekaysanay kadib hadana habeen kale kuso laabtay anigoon alaab anan rabin ibsanaya kadib wankatagay magaladii hadana inan ayaan lanbarkiisa karadiyay anigoo iska dhigayaa inay alaabti i anfici wayday uu igartay halkiibanu kawada soconay kadib habeen ayuu igu idhi wanku jeclahy walhi habeenki masexan farxaad lkn hada aaan aaad usii jecladay ayuu isukay badalay ana waxaan goaan saday inan naftayda kareebo isoduceeya cidi aragta in alle sidii khayrku kujiro iwafajiyo 😢
@amiinxasan305
@amiinxasan305 Ай бұрын
sorry😢 alle haku sahlo
@cabdirsaaqmuuse45
@cabdirsaaqmuuse45 2 ай бұрын
Inta tiktok kasoo raacday like
@nimcojamac1728
@nimcojamac1728 2 ай бұрын
Cod iyo qurux rahma❤🎉
@FathiaAli-px1pz
@FathiaAli-px1pz Ай бұрын
Notre chanteuse rahma en t'aimait ❤
@RayanBilyan
@RayanBilyan Ай бұрын
Ano qlliyo dhehleh u oy rux qastiyi wayey🥺
@SucadAhmed-zc7nq
@SucadAhmed-zc7nq Ай бұрын
Raxmawacan❤❤❤❤❤❤❤
@maxamedcumar9391
@maxamedcumar9391 2 ай бұрын
Omar Dab jacayl Erayda iyo Laxankaba Heesaha Rahma Qaado oo dhan iyo Fanaaniinta oo dhan isaga leh Abti waad na waalaysa ❤
@deeqoduniyo7454
@deeqoduniyo7454 2 ай бұрын
Raxmo hassan iyo roodo keyf cidna kuma dorsado❤
@HawaHassan-mk1zs
@HawaHassan-mk1zs Ай бұрын
Rahma. 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🥰❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🇩🇯
@MaxamedCalif
@MaxamedCalif Ай бұрын
Wxn iiqalmen diiday 😍😍😍😊
@rahmamohammed2294
@rahmamohammed2294 20 күн бұрын
Omg ....such a good music allahuma mabarik baby girl 😂😂😂❤
@fihiimahasan178
@fihiimahasan178 2 ай бұрын
Raxma xasan ❤❤❤
@Aadan_macruuf
@Aadan_macruuf Ай бұрын
Waaaw the best song,wllsheen rahma xasan ,fananad cod mcn🎉
@AnshaxArts-hc7oo
@AnshaxArts-hc7oo 2 ай бұрын
Dab,jacayl halkee ayuu nagu wadaa Best Abwaan❤
@NimcoMaxamuud-ct4mo
@NimcoMaxamuud-ct4mo Ай бұрын
THis song😊❤
@jawerio19muse66
@jawerio19muse66 2 ай бұрын
Ayy ❤❤❤ qalald qalad kusax diday ish cala hees🥰
@mr_mamett
@mr_mamett 2 ай бұрын
The golden voice 😢
@RandaUbax
@RandaUbax Ай бұрын
Keep going wllshei zharaf👑
@hanaessa9209
@hanaessa9209 Ай бұрын
Qalbigana dhibka u diidey Waxan iqalmay diidey Nolol qurux lahayn diidey Qald qald ku saxna diidey 😮😮
@farhaaden3950
@farhaaden3950 2 ай бұрын
Nôtre princesse vive Djibouti
@nimomohamud-vl7yy
@nimomohamud-vl7yy 2 ай бұрын
Thank you qurux I love this song…………
@ayehhamda5532
@ayehhamda5532 2 ай бұрын
Rahma hassan❤❤❤❤
@marianosmanguedi2280
@marianosmanguedi2280 2 ай бұрын
❤❤❤ Rahma Hassan
@safaalaahi8950
@safaalaahi8950 2 ай бұрын
Waad idaawaysay Raxmaay❤
@DiamondHayirMiski
@DiamondHayirMiski Ай бұрын
Ayyyyy hees iyo badh❤❤❤
@user-xd7ws7fo7u
@user-xd7ws7fo7u Ай бұрын
Raxmo Hassan sowtul raxma fanaanadeena reer jabuti ❤❤❤
@user-ix7mh7uc3n
@user-ix7mh7uc3n 2 ай бұрын
Of cette chanson parle de ma vie "qalad qalad kusax diday❤🎉
@FATHER00001
@FATHER00001 2 ай бұрын
What a song rahmay 💥💥💥
@usertavo9448
@usertavo9448 Ай бұрын
tani hees way dheeftay magac kale ha loo bixiyo
@AbdourahmanDjamaAhmed
@AbdourahmanDjamaAhmed 2 ай бұрын
Rahman Hassan ❤ souheyb yare plesse❤❤😂😂
@AbdourahmanDjamaAhmed
@AbdourahmanDjamaAhmed 2 ай бұрын
iym sore pardent
@ummaasia1343
@ummaasia1343 Ай бұрын
Waxan ii qalmayh diideyyyy qalad qalad ku sax diideyyy ❤️💙💯😂😂💯
@Wacan-u3c
@Wacan-u3c Ай бұрын
Jacyl qiiro lagu banTo qiiimo siiin kar waYyy 😢❤ Hes Wey dhafty
@user-cv6tb2zv1x
@user-cv6tb2zv1x 2 ай бұрын
Masha.allah Haaaaaaaaa ❤❤❤❤❤
@RaxmoXasan-in3vp
@RaxmoXasan-in3vp 2 ай бұрын
Waxan iqalmen didiy❤❤
@Abshirohaji
@Abshirohaji 2 ай бұрын
My beautiful Cousin Ya Ku Sheegay saan dareemayay🥰
@farhanfarah3987
@farhanfarah3987 2 ай бұрын
Abwaanka fanka casriga omar Dabjacayl
@user-xv7el1qm4g
@user-xv7el1qm4g Ай бұрын
Ax yaa cod wlhi raxmo xasan😢😢😊❤
@MunaYousuf-qz7lc
@MunaYousuf-qz7lc Ай бұрын
Waxan ii qlamayn diiday❤
@SacdiyoAbdirahmaan-ll6qw
@SacdiyoAbdirahmaan-ll6qw Ай бұрын
Gold voice ❤🎉
@user-so5nx3ju9e
@user-so5nx3ju9e 2 ай бұрын
Rahma hassan ma sœur ❤❤
@MubaarigMustafe-xg7xj
@MubaarigMustafe-xg7xj 2 ай бұрын
Jah hees way dhaaftay❤
@mariemoud5126
@mariemoud5126 2 ай бұрын
Rahma hasan warsame❤❤❤❤
@MiguilAden
@MiguilAden 2 ай бұрын
Rahma sœurette que dieu te préservé ❤
@NajiibDabliq
@NajiibDabliq Ай бұрын
Heestaydii rahma keentay
@mohagaladaxmed-hv3zg
@mohagaladaxmed-hv3zg Ай бұрын
Queen of queen @rahmo hasan👈
@mohamudhirsi250
@mohamudhirsi250 5 күн бұрын
Wa. Xageena meshan
@FadumoOmar-gc2rk
@FadumoOmar-gc2rk Ай бұрын
My ❤❤
@saidomohamed3442
@saidomohamed3442 2 ай бұрын
Guuleyso Rahmo qurux
@caliibraahim1353
@caliibraahim1353 2 ай бұрын
Abwaan omer dabjacyl fanka casriga ah isaga yeeshy
@MedabdiWaiss
@MedabdiWaiss Ай бұрын
Raxmawacan❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@akramaydarushirsi2174
@akramaydarushirsi2174 Ай бұрын
duma keep going ❤❤❤
@user-nv4dd7cp1b
@user-nv4dd7cp1b 2 ай бұрын
C'est pas vous mais il dit je sais c'est notre princesse merci pour votre message RAHMA
@ubahgraat6477
@ubahgraat6477 Ай бұрын
From TikTok ✌️
@FdumoabdiCumar
@FdumoabdiCumar Ай бұрын
Heestan iyo xaladan kujiro anigay igahadlaysa xaqiiqdi anigo jecel qofka bn go,aankadhadhay wlhi wali qofkaygii mahelin 😢😢
@user-lc5cc9qy3n
@user-lc5cc9qy3n 22 күн бұрын
😢😢
@user-xd3mt5sj7g
@user-xd3mt5sj7g 15 күн бұрын
😢😢
@user-jk3ot9bn8w
@user-jk3ot9bn8w Ай бұрын
Hes wey dhaafty👀❤️
@maryanhassan5518
@maryanhassan5518 2 ай бұрын
Waxan ii qalmayn diideyyyyyy😢
@fihiimahasan178
@fihiimahasan178 2 ай бұрын
❤❤❤❤
@bashiirxuseenmaxamed8422
@bashiirxuseenmaxamed8422 Ай бұрын
❤❤😊
@ElliAli-hn2cd
@ElliAli-hn2cd 2 ай бұрын
Www bes song
@FadxiyaYasin
@FadxiyaYasin Ай бұрын
❤❤
@MunoCumar-ki8xq
@MunoCumar-ki8xq Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤
@raxmoqurux
@raxmoqurux Ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@sagalabdirahman266
@sagalabdirahman266 27 күн бұрын
❤❤❤❤❤😊
@BilanXasan-ub5yo
@BilanXasan-ub5yo 2 ай бұрын
❤🎉
@BishaaroBile-wt3wh
@BishaaroBile-wt3wh Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@SadiiqSudi
@SadiiqSudi Ай бұрын
Best.hees.ilaa.ereyada.laga.shaqeeyay❤
@hassanalio3339
@hassanalio3339 2 ай бұрын
Where is this place 😊
@hassanbashir4333
@hassanbashir4333 2 ай бұрын
Egypt 😂😂😊
@user-so5nx3ju9e
@user-so5nx3ju9e 2 ай бұрын
Sas wayee
@AbdifatahJirow
@AbdifatahJirow 2 ай бұрын
My sis gul iyo gobanimo❤
@DawadaQalbiga
@DawadaQalbiga 2 ай бұрын
Hees xaqiiqo ku qotonta oo wakhtigeedii timi
@omarhusseen9859
@omarhusseen9859 Ай бұрын
GABARTI REER JABUUTI
@1984peac
@1984peac 2 ай бұрын
Qaahira❤❤
@qalbikaaba-py6ht
@qalbikaaba-py6ht 2 ай бұрын
❤❤❤❤😢
@FarhiyaMali
@FarhiyaMali 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@cabdilahiabdulwhoabdirahma9615
@cabdilahiabdulwhoabdirahma9615 Ай бұрын
❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@nicimomaxamed9509
@nicimomaxamed9509 Ай бұрын
qof naftyda donoyey qasab yeli wyey😢😢😢
@FunnyCrosswordPuzzle-dq3fe
@FunnyCrosswordPuzzle-dq3fe Ай бұрын
😢
@Alimonk3
@Alimonk3 Ай бұрын
2024❤😂
@titanic139
@titanic139 2 ай бұрын
War Dab Jacayl Xagee Noo wadaa 😊
@warsamemohammed9422
@warsamemohammed9422 2 ай бұрын
Bishii honey moun miyaa u ader qahira .gob gob guursatey.
@hamdabareh3242
@hamdabareh3242 Ай бұрын
𝘞𝘢𝘹𝘢𝘯 𝘪𝘲𝘢𝘭𝘮𝘢𝘺𝘯 𝘥𝘪𝘪𝘥𝘢𝘺😢
@KoshinCumar-ug6fv
@KoshinCumar-ug6fv Ай бұрын
Qadar dhaca la saxiibay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@mubaarigabdirahman-df3qc
@mubaarigabdirahman-df3qc 2 ай бұрын
Rahma's origin Somalis 🥵😱
@faisaayaan8791
@faisaayaan8791 6 күн бұрын
😢😢😢😢😢
@mariasaid8077
@mariasaid8077 Ай бұрын
Ooo raxma goormay masar tagty
@qalbikaaba-py6ht
@qalbikaaba-py6ht 2 ай бұрын
Sx waayi🎉
@hooyoFathia
@hooyoFathia Ай бұрын
Cod eyo qurxu Rahman hassan
@abdifarahMOHAMUD
@abdifarahMOHAMUD Ай бұрын
Where is inthe place😮
@NaimaHargato
@NaimaHargato 2 ай бұрын
Qalad qalad ku Sax diidey😢
@farxiyoxuseen2292
@farxiyoxuseen2292 2 ай бұрын
Heees wee dhiiftey
@ubahgraat6477
@ubahgraat6477 Ай бұрын
Waxan iqalmeyn diday
@mohammadmohaaz
@mohammadmohaaz Ай бұрын
Run anoo uqabo baahi beenta qiil uheli wayay🥹 hees iyo bar🥰🥰
Дибала против вратаря Легенды
00:33
Mr. Oleynik
Рет қаралды 5 МЛН
버블티로 체감되는 요즘 물가
00:16
진영민yeongmin
Рет қаралды 120 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 137 МЛН
I wish I could change THIS fast! 🤣
00:33
America's Got Talent
Рет қаралды 128 МЛН
RAHMA HASSAN BLOCK TAY RUUXDA MUSIC OFFICIAL VIDEO 2024
3:56
Hawraar Music Production
Рет қаралды 126 М.
RAHMA HASSAN | KU DAAYAYBA MAANTA | NEW SONG 2024
4:45
SULTAN FILMS
Рет қаралды 211 М.
ABDIKARIM ALI SHAAH | DHAAWAC UMA GAYSAN | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2024
4:23
RAHMA HASSAN  IYO NINKEEDA XAGEY ISKU BARTEEN?
15:00
ALMAS SHOW
Рет қаралды 108 М.
RAHMA HASSAN FT SUMAYA BASHIIR | MA RUNBAA | NEW MUSIC VIDEO 2024
4:44
AAMIN YARE FT SHAADIYO SHARAF [  IGU WEYNIDAA ] OFFICIAL VIDEO (2024)
3:29
Shaadiya Sharaf Official
Рет қаралды 2,1 МЛН
Janona
4:09
Release - Topic
Рет қаралды 1,8 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
2:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 17 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 463 М.
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 9 МЛН